Wxa jirey wiil an isbaranay anigon jacayl wakhtiba u hayn Oo buug iyo qalin daba orda wakhti kadib wxan arkay anigo xagiisa u badan shaw ismaba ogiye inanka wan jeclahay mudo kadib wxu iga yidhi ka wrn hdan xidhidhkena so gabagabayno ma aqan sbbta Se Anigo jecel ayan hdana go’ankisi u racay 2015 ayey ahayd ila mantana wan jeclahay ❤ Qudhi an jecla wanka go’ay Ano qaba darenkiiye
24.7.2024. Wxaan jooga magalo la dhaho nakuru alhmadulilah wxana ku jira jawi bila buuqa jacayl io anina go aan ban kala qadanyn lkn heestan waa iso jidaty🫶🏻
Qalbigu wxu dremaya afka kma sheegi karayo wlhi ilmo ayan iga socota wana saq dhexe hestan wxa kaso arkay qof snapchat so dhigty😢💔 qudhii an jeclaabaa ka go ay anoo qabo dareenkiiye😩💔
Qudhii an jeclayee wn ka goay ano qabo dareenkada ma ilabo ina aderkey abdiwahid dhibka ibaday 😢ha xumaynin sidayda ruuux kaleee ha shegan jacayl an jirin ha ku ciyarin gabadh kale sidayda ha cilin gabadh walasha cml ah 😢hana baran hada wanajinaynin 😢😢ana kali nimo ilaa an qabriga ka galaayo
Walhi heestan waay I taabatay waayo waxaan jeclaaday qof sida aan ku helayo aan ka fikiri jiray karkasta lkn ayada ayaanba sugin inta aan ka helayo waayo waxay qaaday wado aduun waxayna iiga tagtay wax yar oo agtayda misqaala darati ka ah oo aanan markaa hayn lkn ay nafsad ahaan ogtahay in aan ahay qof intaa ka badan ah lkn walhi si dhabaan u jeclaa jacaylka aan u qabana Waxaa igaga darnaa sidaan iyada u heli lahaa waayo waan ka fikiri jiray 😢😢😢😢😢🥹💔
Wan jeclahy xanunka cwa daremyna ilahy ma drensiyo kibirna wuu ila hadly wuxu dhahy walidky ba ku diiday inan kula hadlna marabo block wu isary waxan ahy grob ilmo hysato sas darteda ayuu iga tagay alxamdulilah ilmahyga ilahy ba isiiyey😢😢lkn xanun waye hdi kalsonida lga dilo😢😢😨😭marhore ayey ahayd marku hadlaks idhahay wan ka qustay wna ka amusay manta ayu ila so hadlay cwana hadlkas ayuu idhahay waxay ahatba colo xumo uma qabo noloshisa ilahay dhibato matuso😭😢😥cwa wa jimco 12 setenper 2024😢wlaigy wan ku xsusnnn dona😢
Xiriir sanad iYo 3dax Bilod socoda baa mante iga burbure 😢 kaan jecla ba mobilkisa dawanaye markasa si kadis ku arke isago naag labta ku haysto shuminayo😭😭😭😭 wlh nafta jga bixi gaarte wu I oye icafi wan ku jeclahay bu igu dhehe wuu I raali galiye balse ani anigo niyad jabsana kala dhaqaQne xafadeyda tagay xili dambo ano onayo wacay markasu igu yiri maxa ku dare ma hadashid ano onayo mobilka ka jare go aana qaate cawa Fri,6,September 2024 Secada 10:39 😢😢
quDHi aN jeCLa Wn Ka Go ay ANoo Qapa daReeNKiiye 25/3/2024 zaCaDuNa thY 2:11 2019 DHawacii izo GaDHay iLa Hada KaMa poGzaN qoFKii FarXaDayda LuMiyow KuMa zamaXiN 💔😭😭
samir qiil ma waaye hadaan sugo ma quus teene isaga la qaate waxaan qaaday uur xuma ee qudhi aan jecla wan ka go,ay ano qabo darenki ee,riyada ku qabay baa ka wacan qaabka aan ahaye qosol jawi sameeyiyo qorshihi wuu qalooc samayee qof wax jecel qofki soo naca waa qofan jirine😢😢😢😢
Qalbigaaga si kastod uniyd jabto ha u ogalan inuh lumiyo aminda wnga uleyhy hadhow saa uso cejeshato kugu adknysah ado qofki sxdaa ilhy ku siiyayy hore usoco aduunka wy yrtahy qof talo ka siiya inh hesho dhawca aad dareemyso wxn la ilaawan male sababtoo ah noloshu wy socotaa adna wd la socotaa
Heestani wax dhagaysan jira anago badan Germany 16/02/2024 walhi malmaha ad iyo ad ayan u niyad jabsana Mana ilawo hesstani iyo dadki xiloga ila gadhaysan jira Teamkaygi
WAXBA IDIINMA QABAN KARNO AKHYAARTA WAADHKAN CUMAR DHUULE KU DHIIG BAXAYSAAY WLLYAAL, RAALI NAGA NOQDA OO YARA KALA DURKA AMA SIKADA 😉 FADLAN SIDANI WAA HALIS. D I G N I I N C A A F I M A A D: HADAAD QALBI JILICSAN TAHAY FADLAN QORAALADA BUKAANADU KA WADAAGAYAAN QAYTAN QORAALADA HA AKHRISAN, SI AANAD CUDURADA WISWIS JACAYL-KA IYO WAXBA MULUQ YIDHI OO AH LABA CUDUR OO HALIS AH U QAADIN. 🌹NAFTAAN QUUS AQOONEEY, ADIGAY TAADU QUUS TAHAY🌹 🌹ANIGU SE QUDHI AAN JECLAA WAAN KA GO'AY🌹 🌹ANIGO WALI QABA DAREENKIIYE BAL OGOW🌹
qudhi aan jeclaa wan ka go,Y anigo qabo dareenkii 😔💔💔
Hesaha waxa ka mcn quranka
Beenta mah wlhi lkn dadka hada sabanka la jogo waxad moda inay qurankaba ka sii yacayan oo xaga cadabta alabtan la isku tumayo ayay ku sii yacayan
Wa hbeen saqa dhex ah wan ramdan ilhay waxn ka bararay Ano caafimday inan heestan dib udhagysto 😢😢😢
Isha allah waad caafimaadi wll
Anigaba qisadeydii oo la ereyeeyay weeyaan saasoy thy waxaan isku dayaya inaan wax walba qiimahayga ilaaliyo😊
Xalkagu waa sidee
Inshaallh wllo
Xagee laga haya 😂😂😂😂
Qof kastoo bilaa sabab looga tagay wan salamayaa never disappoint
🥹🥹💔💔
Qof i neceb galbigu racaay😭💔
Qontyyy sharftiyee😢@@AwoAbdirizak
Qima dhaca ada igu ridaye qado.qalad kaga😭💔@@ugbaadcaliibrahim4554
Waxan qaadey uur xumo e😢😢
Wxa jirey wiil an isbaranay anigon jacayl wakhtiba u hayn Oo buug iyo qalin daba orda wakhti kadib wxan arkay anigo xagiisa u badan shaw ismaba ogiye inanka wan jeclahay mudo kadib wxu iga yidhi ka wrn hdan xidhidhkena so gabagabayno ma aqan sbbta Se Anigo jecel ayan hdana go’ankisi u racay 2015 ayey ahayd ila mantana wan jeclahay ❤ Qudhi an jecla wanka go’ay Ano qaba darenkiiye
❤
qof kastoo qalbiga ka dareemaya wan ku salaamey🥲🥲🥲
Wan ka qadey😢
Samir qiil ma waaye hadan sugo maqusteene qisada la qaate waxaan qaday uur xumo ee qudhi aan jeclaa wanka go ay ano qaba darenkeyi 😢💔🥺😭
Heestan anoo qaadi laha .
Fankaba wan isaga bixi laha
Amazing song
DAAHA GAAS halkan ayan ka salamaya
Waxan Horfadhiya badda Magalada Berbera kaligay , waana habeen jimcaa isla Magaladan waa Magalday ku nooleed Qofkii aan jeclaa een ka goay anoo Qaba dareenkii , waan Salaamaya Qofkasto sabab laan looga Tagay 👋
😢😢
Sory anaa kaa maydhaaya jacayl keedii😂❤
24.7.2024. Wxaan jooga magalo la dhaho nakuru alhmadulilah wxana ku jira jawi bila buuqa jacayl io anina go aan ban kala qadanyn lkn heestan waa iso jidaty🫶🏻
Talanted wlhi blhi wll kuma aqaan lkn xirfadadan arkaa iyo erayada qaabka aad dhuuntada uga keenayso yow keep up👑1️⃣0️⃣0️⃣
Jaaaaah jaceeeloooow aabaha was ax ax ax 😢😢😢😢😢😢😢😢😢qof I neceb qalbiga raacayoow qoontay sharaftiiiye 💔💔💔💔
😢
Ya Allah adoonkaga qalbiga iga reeb hadusan khyr igu jirin 💔💔💔💔 Aamin 😢😢😢😢😢😢😢
Sidokale ino wada duce😢
@@Umu_anzal InshaAllah wad moodeysa xanunka aadkeyso ilahayna tala saro 🙏
Walahi heesta waxa aad mooda in qalbigayga ay ka hadlayso 08/02/2024 riyadu marbay ka wacan tahay nolosha caadiga
6/6/2024 igu danbayn imikan helay hestii qofkii an jeclaa wn ka go ay Anoop qab dareen kiiye😢
Waxan codsanya in abwaan daah abdi gaas I hiboye heestan plz gadhsiya 😢💔
Wan soo raadiyey heestan ugu danbayn wan helay 🐰
Qalbigu wxu dremaya afka kma sheegi karayo wlhi ilmo ayan iga socota wana saq dhexe hestan wxa kaso arkay qof snapchat so dhigty😢💔 qudhii an jeclaabaa ka go ay anoo qabo dareenkiiye😩💔
ᴰᵃᵈᵏᵃ qᵃˡᵇⁱᵍᵃ ʲⁱˡⁱᶜˢᵃⁿ ⁱˡᵃʰᵃʸ ᴴᵃʷ ᵍᵃʳᵍᵃʳᵒ😢
Bogsiiiimo wacan abaaayo🫂❤️
QALBIGA ALLE HAKUU BOGSIIYO WLLO
Hada mada 2bil ka soo waragty see noqoty 😢
Waaxan dawanayah 2:30mp habeenimo waxa fahmi karaha ninkii jecyl waxakarnayah intii bugta waan salaamayah❤
Marba haddu Daaha Gaas ereyada leyhy wa top 💯 Amazing 👏
xanunka an dremyo 3:33 ayuu iso jediyey 💔😩 qudhii an jeclaa wanka goay ano qaba drenkii e😭
19/3/2024😢💔 ma qarsoomo dhaawaca qalpiga meel fog kaga yaaal😭🥺💔
Qudhii an jeclayee wn ka goay ano qabo dareenkada ma ilabo ina aderkey abdiwahid dhibka ibaday 😢ha xumaynin sidayda ruuux kaleee ha shegan jacayl an jirin ha ku ciyarin gabadh kale sidayda ha cilin gabadh walasha cml ah 😢hana baran hada wanajinaynin 😢😢ana kali nimo ilaa an qabriga ka galaayo
😢
😥💔
Semir wll 😢
best song this year amazing waxaan so xusuustay heeshi hore sida Lafoole okle
Abwaan Daaha Gaas🙏
qudhi aan jecla wan ka go’aay ano qaba dareenkiiye 8/23/2024 😭💔🔥
Codkiisa markii hore waxaan u maleenayay aamiin Yare
Muqalka directr & erayada laxanka & music codkuba waaa duni kale 👌👌
Qiima dhaca adaa igu ridayeh qadooh qaldkaga qlbigaygiyow😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Qudhi Aan jecla wan ka go'ay Anoo qaba darenkiiyee💔
Waa kaa hayaa heestaan kaabo " Riyadaan ku qabay" iyo fanaan C/risaaq siciid❤❤❤❤
Abdirsaaq Inthe building
Yy
Heestani 1M bay uqalanta wlhi 🥹
Riyadan ku qabay baa ka wacan qaabkanan ahaye Qosol jawi samayiyo qorshihii wuu qalocsamaye qof wax jecel qofkisoo nacaa waa qofaan jirinee💔😭🥺🙇♂️🤦♀️
QiiiMa Dhaca Adaa Igu RidaY😔💔
9:49 HabeeniMo 🤕🤦🏻♀️
Qudhi an jecla wanka go’ay Ano qabo dareenkiye ❤
Qudhi an jecla wan kaa goay😢😢😢😢😢😢😢
Qofkii aan jeclaa waan ka go,ay anoo qaba dareenkiye hade waa 1sano oo qalbi jab,xanuun, iyo xasuuso xun iskugu jira😢
Qof ineceb😢qalbigaa raacay 😢 qofki an jeclaa waa ka goay ano qaba dareenki😢 axaxaxax qalbiga 😢illahow qalbiga I qabooji 😢
Nolosha Jacaylku waa madaw iyo iftiin is wehelinaya, mararbadan dareemada gudaheena ku dhex loolamaya ee aynu qarinayno waa kuwa innagu sababa xanuuna badan.
Idam Eebbe ku midooba farxad iyo badhaadhe 🌹❤️
8/Nov/2024 ugu danbeyn imikan helay hesii qof aan jeclaa wan ka go ay anoo qabo dareenki 💔😔🧎🏻♀️
Anaa qureysh leygaa dhigey ee waa caadi quruxdeyda
7/4/2024 AniGoo jeceL baY iGa tagtaY xanunka aY ii gaYsataY alla oGa baLse waa aduuN ma ilooBi DooNo HadalaDii aaD iGu Tiri 😭😭😭😭😭
Heestii added baa uu jeclhy ❤❤❤❤❤❤
1:21 ---- 2:19
Samir qiil ma waayee
Hadaan sugo maquusteene
Qisadaa la qaatee
Waxaan qaaday uur xumee'e
Qudhii aan jeclaa waan ka go'ay
Anoo Qaba dareenkiiyee💔
Qudhii Aan jeclaa wanka go’ay Anoo qaba dareenkiiye💔🥹
Qiimaha dhaca ada igu rideee @nadahandulla Qaado qaladkaga
Walhi heestan waay I taabatay waayo waxaan jeclaaday qof sida aan ku helayo aan ka fikiri jiray karkasta lkn ayada ayaanba sugin inta aan ka helayo waayo waxay qaaday wado aduun waxayna iiga tagtay wax yar oo agtayda misqaala darati ka ah oo aanan markaa hayn lkn ay nafsad ahaan ogtahay in aan ahay qof intaa ka badan ah lkn walhi si dhabaan u jeclaa jacaylka aan u qabana Waxaa igaga darnaa sidaan iyada u heli lahaa waayo waan ka fikiri jiray 😢😢😢😢😢🥹💔
😭😭😭😭❤
😢😢😢
Lyrics 💔💔
QOF I NECEB QALBIGA RACAYOO
QOONTAY SHARAFTIIYEE
QIIMA DHACA ADAA IGU RIDAYEE
QAADO QALADKAAGA
DIIDMADA QAYAXAN RAJADAYDIIBAA
QAATAY AAN QABAY 2x
SAMIR QIIL MA WAAYEE
HADAAN SUGO MA QUUSTEENE
QISADAA LA QAATEE
WAXAAN QAADAY UUR XUMEE
QUDHII AAN JECLAA WAAN KA GO’AY
ANOO QABA DAREENKIIYEE x2
RIYADAA KU QABAYBAA KA WACAN
QABKAN AAN AHAYEE
QOSOL JAWI SAMEEYIYO
QORSHIHII WUU QALOOCSAMAYEE
QOF WAX JECEL QOFKIISO NACAA
WAA QOF AAN JIRINEE x2
QOF JACAYLKA EEDOO SABAA
XUMO KA QADAAYEE KA QUFULO DAREENKOO MARNABA XUBIGA QIIROONIN
AYAA LAYGU QAATOO
BURUU KAMABA QAAN GAADHOO x2
ANIGAA QURAYSH LAYGA DHIGAY
EE WAA CAADI QURUXDEEDU
QIIMA HABLO MA DHEERO
MA JIROO QAAYO SAA’IDIYEE
NAF AAN QUUS AQOONEE
ADAAY TAADU QUUS TAHAYEE x2
RIYADAAN KU QABAYBAA KA WACAN
QABKAN AAN AHAYEE
QOSOL JAWI SAMEEYIYOO
QORSHIHII WUU QALOOCSAMAYEE
QOF WAX JECEL QOFKIISO NACAA
WAA QOF AAN JIRINEE x2
Qudhi aan jeclaa waan ka go’ay anoo qaba dareenkiyee😭💔
10/2/2024
Samir qiil ma waaayee hadaan sugo ma quusteenee waaa. Ku sugaa maaalin un waaan midowi donaaaa ilaaahow waaan jeclhy isiii adonkaga🤲😥💔😭
Waxani way hees dhaafatay eyadii daaha abdi gaas ❤Albanian Abdirizak siciid top ❤❤
Team Waqal studio best youtube layaab
Qudhii Aan Jeclaa waan ka Go.ay Anoo Qaba dareenkii Samir Qiilma waayee hadaan Zugo ma Quusteen Qofkaan 10 Sanoo Xidhiidha jeclaa ugu Danbayn waan ka Ga.ay 23/5/2024 ilaahayna waxaan ka zugayaa Nabsi Bax Anoo Qabigaygu Dareemaayo xanuun Anaan Cabirikarin💔😭
qof waxa jecel qofkii soo nacaa waa qofaan jirine taasa dhabaa lkn aduunyo noocyo badan 😌😔😔
Aniga goan ayan ka gatay inan wax jeclado wayo 2020 ano 17 jira ayan marki igu horeysay wiil jecladay asagina wan waayy hada qalbigi dhagax ayu I noqday mudo 4 sano ah qof man jeclan goan ayan ka garay wan iska rabi laha hadan heli laha
1/8/2024 😢 waxan ogaaday Inan ku guul dareestay xirirka jacel aan mudo soo waday illahow mar
Arki donaa anoo bogsooday 😢
Layaab layaab adeerkay daaha abdi jamac iyo Abdirasak Siciid heesti heesaha weeye.
Ayaa lagaygu qaato murug kamaba. qaan gaadhe 😮. Song of the year
Lyrics melody sound and production layaap layaap
Time 20:43 16 July / 7/ 2024 ❤
Way heestan 🥹💔
Waa layaabay team waqal 🔥
Wan jeclahy xanunka cwa daremyna ilahy ma drensiyo kibirna wuu ila hadly wuxu dhahy walidky ba ku diiday inan kula hadlna marabo block wu isary waxan ahy grob ilmo hysato sas darteda ayuu iga tagay alxamdulilah ilmahyga ilahy ba isiiyey😢😢lkn xanun waye hdi kalsonida lga dilo😢😢😨😭marhore ayey ahayd marku hadlaks idhahay wan ka qustay wna ka amusay manta ayu ila so hadlay cwana hadlkas ayuu idhahay waxay ahatba colo xumo uma qabo noloshisa ilahay dhibato matuso😭😢😥cwa wa jimco 12 setenper 2024😢wlaigy wan ku xsusnnn dona😢
Waa layaaab
Qudhii aan jeclaa wanka go ay anoo qaba dareenkiiye ❤️🩹
Qof wax jecel qofkii soo nacaa waa qofaan jirine Markii ugu horaysay ee aan iyadoo dhamaysa daawado kiztoo aan Tiktok ku arky mooye Eesh calaa EraYo 16/9/2024🥺😥
Xiriir sanad iYo 3dax Bilod socoda baa mante iga burbure 😢 kaan jecla ba mobilkisa dawanaye markasa si kadis ku arke isago naag labta ku haysto shuminayo😭😭😭😭 wlh nafta jga bixi gaarte wu I oye icafi wan ku jeclahay bu igu dhehe wuu I raali galiye balse ani anigo niyad jabsana kala dhaqaQne xafadeyda tagay xili dambo ano onayo wacay markasu igu yiri maxa ku dare ma hadashid ano onayo mobilka ka jare go aana qaate cawa Fri,6,September 2024 Secada 10:39 😢😢
Ah qali ilahey qalbiga hakuu qaboojiyo waan ka naxey walhi 🥺😔
@@nimcodow1230 😭😭😭😭
Hada ma ilowday😢
qof wax jecel qofkiisoo nacaa waa qof aan jirine past hees legnd crisaaq siciid
Ninkan fanka halogu dadalo
Qof wax jecel Qofkiisoo nacaa waa qofaan jirin😢😢
Qudhi Aan jeclaa Wan ka Go’ay Anoo Qaba Dareenkiiye 😢❤
16 / 2 / 2024 Riyadaan ku qabey ba ka wacan Qaabkan aan ahaye qosol jawi sameeyiyo qorshihii muuu qaloocsamaye qof wax jecel qofkiiso naca waa qof aan jirine 😢😢😢😢😢
Runtii ahaan tii waxan is odhan karaa Abwaan daaha abdi gaas qalbigaagu ka hadlaya run ahaantii qof walba heesa wuu dhageystay lkn anigu qalbigaan ka gubanaya 😢
quDHi aN jeCLa Wn Ka Go ay ANoo Qapa daReeNKiiye 25/3/2024 zaCaDuNa thY 2:11 2019 DHawacii izo GaDHay iLa Hada KaMa poGzaN qoFKii FarXaDayda LuMiyow KuMa zamaXiN 💔😭😭
Qudhii aan jeclaa wanka go’ay anoo qaba dareenkiiye 💔😭
Samir qiil mawayee hadaaan sugo ma quustenee sisadaan laqatiyo waxaan qaday uur xumoyee💔😢😭
samir qiil ma waaye hadaan sugo ma quus teene
isaga la qaate waxaan qaaday uur xuma ee qudhi aan jecla wan ka go,ay ano qabo darenki ee,riyada ku qabay baa ka wacan qaabka aan ahaye qosol jawi sameeyiyo qorshihi wuu qalooc samayee qof wax jecel qofki soo naca waa qofan jirine😢😢😢😢
Cabdirisaq siciid xaaji yusuf alle codka ha kuu barakeeyo inader mcn
Xly baa go'aan adag ka Qaatay Allow Qalbada ii Qaboojiyo 😢17/8 😭 Qofkii aa jeclaa Waa ka Go'ay anoo Qabo dareenkiiyee 😭💔
Qalbigaaga si kastod uniyd jabto ha u ogalan inuh lumiyo aminda wnga uleyhy hadhow saa uso cejeshato kugu adknysah ado qofki sxdaa ilhy ku siiyayy hore usoco aduunka wy yrtahy qof talo ka siiya inh hesho dhawca aad dareemyso wxn la ilaawan male sababtoo ah noloshu wy socotaa adna wd la socotaa
Heestani wax dhagaysan jira anago badan Germany 16/02/2024 walhi malmaha ad iyo ad ayan u niyad jabsana
Mana ilawo hesstani iyo dadki xiloga ila gadhaysan jira Teamkaygi
Ninka ragi waaka dulqaata ee og wuxu rabo wllo soo cesho gabadhaada 🙂
Nafaan quus aqooney adey tadu qus tahy😢19july jimce heestan qalbign ka daremya 💔
Wa habeen saqa dhex ah waxan ilahay ka baryay Ano caafimaday inan heestan dib udhageystp 😢😢😢😢
Macafaamidaay wllo
Aniga qursheee la iga dhigay❤😊
17 July 2024 12:52 Habeenimo Aniga Ilaahey Baa Is Og Waxa Calooshayda Kujira Waa Xusuus Qaali ah Waana Hees Dareen Gaara Leh
Waad ka bixi dhibatada😢
Waxa rba qof ana lawadago qisadyda😢oo idhagaysta😞
I'm ready ziz😊
@@muniracisman1470 😞
Ila wdg oo kulylka ka shidmyo dhn haka baee🎉
Ani ila wadaag abyo sidi inan wllka ahy😢❤
@@Hipoyusuf-rv1cp ma isla wadaagnaa huuno labadayada
Jacaylow maxad dhibkeeenty😢😢😢😢😢😢
Wallhy heestan waxag isOo xasuusaY dumar Badan
Qudhii aan jeclaa waan ka go ay anoo qabo darenkiye aprill22/2024😢
Qudhi aan jecelaa wan ka go.y anigoo qabo dareeenkii 😢😢😢💔💔💔 emotional damage 😢💔
15 July 2024 😢😢
💔
Intii tiktok ka soo racdy ini mee 😂
Waa malin casar ah 5:10 minutes
Ilahy wxan ka baryay Inuu hamigyga ii Rumeeeyo ❤
Wllhi wxan ahey qof jecyL u nuguL
5cisho oo is xigta heestan ayaan dhagaysanyaa meeel kasta io markasta cidina igama tegin lkn waanka helay uun🙄
Tan hees waa dhaaftay 😢
Maxaa dareemada dadka loogu ciyaarayaa waayaabe
HADII AAD ARAGTO LOVE IYO FOLLOW ❤❤😊
Qiimo dhac qof kugu ridu karaa majiro hadii aaanad adigu qiimaha garan qofna ma garanaaayo🎉
Right
Heestan waan la ooyaya waan ku nafisaya sabato ah naftayda runta u sheegysaa keli muxuboonaysa lkn anaa la I karaynin 😢 😢😢😢
Heesaha calaacal ka waxaad moodaa inay heesaha kale ka macaan yihiin
Ofcaleek jaceylku hawaaro
😢😢😢
Naf aan qus aqoneee adhay tadha quus tahayeee😢😢
16/Jul/2024 first time from tiktok😅
Iskumid😂
Odayga mkuso argtty dr😂
Waxan kuso Arkay oday weyn❤
Caawa ku arkay tiktok
Hadan arkay wllhi waso radiyey
Nafaan quus aqooneeya adaay taadu quustahay eraygaasi uu iga gadanyahay sxb abdirisaaq siciid maxaa jacayaal ku dhamaday sxb abwaan daaha gaas baryahay xabaad waad ku badha badhaysay lakin waad la heshay qofkaa jacaylkiisa ka warmay ciyaar ciyaar mahaa aad ayaan u salamay
Waa mida caawa I haysata❤❤❤
QuDhii aan jeclaa waan ka Go'ay Anoo Qaba dareenkiiye...... 13/07/2024. Sabti. 💔😭💔😭
WAXBA IDIINMA QABAN KARNO AKHYAARTA WAADHKAN CUMAR DHUULE KU DHIIG BAXAYSAAY WLLYAAL, RAALI NAGA NOQDA OO YARA KALA DURKA AMA SIKADA 😉 FADLAN SIDANI WAA HALIS.
D I G N I I N C A A F I M A A D:
HADAAD QALBI JILICSAN TAHAY FADLAN QORAALADA BUKAANADU KA WADAAGAYAAN QAYTAN QORAALADA HA AKHRISAN, SI AANAD CUDURADA WISWIS JACAYL-KA IYO WAXBA MULUQ YIDHI OO AH LABA CUDUR OO HALIS AH U QAADIN.
🌹NAFTAAN QUUS AQOONEEY, ADIGAY TAADU QUUS TAHAY🌹
🌹ANIGU SE QUDHI AAN JECLAA WAAN KA GO'AY🌹
🌹ANIGO WALI QABA DAREENKIIYE BAL OGOW🌹