Smart City | 10 Sano ayaa la dhisaayay Magaaladaan | Matxafka Adoonsiga ayaan Booqday .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 400

  • @Abdullahi-Abas-1
    @Abdullahi-Abas-1 3 ปีที่แล้ว +39

    Waxaan ahay wiil da ahaan 20 sano jira waxaan ushaqa tagaa suuqa bakaaro mar waliba ee aan suuqa usii socdo inta aan gaariga saaranahay waxaan eegaa hareeraha waxaana is dhahaa dal waan heysanaa Lkn aaway kuwii kafaaiideysan lahaa Cudurka ugu xun ee dalka hayo waa qabyaaladda bahasha la dhoho wlhi waan ilmeeyaa mar marka qaar marka aan arko muuqaalo laga soo duubay magaalooyinka caalamka allow dalkeena noo hagaaji aamin ya rabbi

    • @bisharahmedbishar4676
      @bisharahmedbishar4676 3 ปีที่แล้ว +2

      Insha allh Wadankena sidaan si kaa fcn ayuu ahaan donaa Mustaqbalka haaniyad jaabin bro

    • @norbilmusic3549
      @norbilmusic3549 3 ปีที่แล้ว +1

      @@bisharahmedbishar4676 haah ee subiccreb isiii please

    • @waxgaradmediachannel1298
      @waxgaradmediachannel1298 3 ปีที่แล้ว

      Ma somalia sheegi mise jabuuti mise somaliland ? Wakee igadda qiiro jabaantoo😀

    • @bisharahmedbishar4676
      @bisharahmedbishar4676 3 ปีที่แล้ว

      @@norbilmusic3549 Linkiga aawi hee

    • @kingjabra634
      @kingjabra634 3 ปีที่แล้ว +1

      @@waxgaradmediachannel1298 intaas dhan aad soo tirisay waa hal wadan

  • @FADSO
    @FADSO 3 ปีที่แล้ว +6

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN

  • @safiyayasiin4977
    @safiyayasiin4977 3 ปีที่แล้ว +8

    Cida iga danbaysa iso duceya walayal waan xanunsanahay mudo shan bilood dhiig baa iga socda aroos cusub ayaan ahay allah dartii iguso duceya waan niyad jabay

    • @rahmohusseinahmed9723
      @rahmohusseinahmed9723 3 ปีที่แล้ว

      Subxbllh walal ilhy haku caafiyo ilhow adoomadada xanxanunsan caafi ma awoodan xanunka dulqadna uma lahan ilahow aamin abyo saladaan kugu soo duacyn ilhy dartiis intaasan kuu awoodaa ilhy hakaa dulqaado

    • @mandumar5018
      @mandumar5018 3 ปีที่แล้ว

      Allha s.w.t ha ku caafiyo abyo qaali quranka isku aqri marwalbo cafimad kheeyr qaban ilahy kaga barinay walashey

    • @safiyayasiin4977
      @safiyayasiin4977 3 ปีที่แล้ว

      @@rahmohusseinahmed9723 aamin yaa rabi mahadsanid wllo

    • @safiyayasiin4977
      @safiyayasiin4977 3 ปีที่แล้ว

      @@mandumar5018 aamin yaa rabi mahadsanid wllo

  • @zekeriaabdi5133
    @zekeriaabdi5133 3 ปีที่แล้ว +7

    Team ogaansho rabbi garabkiina ha ahaato.

  • @mohameddeeq5416
    @mohameddeeq5416 3 ปีที่แล้ว +16

    Barta aqoonta iyo cilmiga
    Channel aan wax badan ka faaiidnay
    Zhp keep goin omer inshr

  • @okiisajiisi7476
    @okiisajiisi7476 3 ปีที่แล้ว +25

    Horta aan dhaho ayaga Maasha allaah .
    Anaga hadaan nahay wadankeena 30sano iida lama dhaafo miyaa 30sano
    Aan dhaho 31sano wadankeenu wuu burbursanyahay .
    Walina uma muuqdaan siyaasiyiinteena kuwa raba iney dhisaan wadankeena .
    Insha allaah anaa dhisidoona haduu allaah yiraahdo.

  • @ibraahimshire6735
    @ibraahimshire6735 3 ปีที่แล้ว +21

    Hadii aan midowno oo aan qabiilka aan sida xun u isticmaalayno aan iska dhaafno waxaan dhaafikarnaa magaalooyin Badan sida, New, Washington so on.

  • @cabdulaahijaamac7216
    @cabdulaahijaamac7216 3 ปีที่แล้ว +44

    Smart city,."مشيرب قلب دوحه"'mahadsanid omar inshaar❤🍂

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 3 ปีที่แล้ว +11

    Wow aduun tagay masha allah qurux waaye xitaa masar caasimad cusub samysanayan

    • @mixedboy442
      @mixedboy442 3 ปีที่แล้ว +1

      Cairo miya lga badlya

    • @filsanmohamed1763
      @filsanmohamed1763 3 ปีที่แล้ว

      Maya dadka laga yareynaa lkn dadka lacagta leh ayaa dagaayo Cairo saxmad waaye

  • @ayuubcade929
    @ayuubcade929 3 ปีที่แล้ว +2

    Cumar inshaar kasoo hadal 1xbet waa iga codsi
    Xaaran mise xalaal tnks

  • @osmanabdilkhadir6215
    @osmanabdilkhadir6215 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah ustaad Omar الله يحفظك

  • @Derie10
    @Derie10 3 ปีที่แล้ว +1

    Legendar Omar Insher my allah blessing your life and your family amen yaa rabb allam.

  • @abu-xikmac_raxmanc_laahi2847
    @abu-xikmac_raxmanc_laahi2847 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah
    Waa magaalo qurux badan
    Muqaal quruxbadan iyo
    Cod quruxbadan oo cumar inshaara
    Guulayso labada daaroodba cumar iyo akhristaba🤲

  • @Somali450
    @Somali450 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah walaahi cumar war bixin balaadhan ka soo diyaari la noolanshiyaha dadkaas inan dego ayan ku rajo weynahay inshaa allaah

  • @canabhassan2354
    @canabhassan2354 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah magala qurux badan 😍 Alloow Wadankena Somaliya Sidaa iyo sikafican inoguhagaaji ayagana Allaaha usaidiya Amiin yarabi 🤲🤲

  • @Shuaib_abdullahi_official
    @Shuaib_abdullahi_official 3 ปีที่แล้ว +18

    Aduunka kama jiri karto meel smart ah Aduunkana Ma Dhameystirno sidaas Darteed Caasimad Smart ah Ma Jirri Karto iyo Qof Smart ah waa Aragtideyda♥️🥰👆

    • @hana8824
      @hana8824 3 ปีที่แล้ว

      Maxaan horta ugu fikirnaa aakhirusaman ama inaan aakhiro joogno markaan aragno meel qurxoon oo aduunka kamid ah? Illaahay muxu aduunka usameeyay oo nookeenay noonasiiyay awood aan wax oga badalno?

    • @Shuaib_abdullahi_official
      @Shuaib_abdullahi_official 3 ปีที่แล้ว

      @@hana8824 qof dhameystiran ma jirro, Aduunkana waa sidaas, Adiga qof dhameystiran ma aragtay waligaa❓❗

    • @rahmohusseinahmed9723
      @rahmohusseinahmed9723 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Shuaib_abdullahi_official qof dhamystiran majiro lkn aduunku waa tagay aan soomliya ka ahyn

    • @hana8824
      @hana8824 3 ปีที่แล้ว +3

      @@Shuaib_abdullahi_official dabcan haa dadbaa jira dhamaystiran marka loofiirsho adiga iyo aniga😏 ninka keenay inuu lafta madaxa jabiyo oo maskaxda inta dhanbala firiij galiya hadana qofkii dib ugu cesha oo ayshaqayso maskaxdaas ayaa makhluuq dhan ah ilaahay nooma abuurin inaan aamino dhimanaan iyo qanaaco darro nafteena ah hadii ayjiri lahaydna geela oo kale ayaan noqon lahayn sideedaba waxaad wax noqotaa markaad aaminto naftaada dhaliishaadana qaadato

    • @siyaadbarreiyodalkaallahau4618
      @siyaadbarreiyodalkaallahau4618 3 ปีที่แล้ว

      *100/100 way jiri kartaa,wayna jiraan ,(Smart-City) macneheedu waa magaalo aad u habaysan oo horumarsan, "su'aal " 👉adiga xagee ku nooshahay ?? 🙄

  • @yassirabdiyassir6844
    @yassirabdiyassir6844 3 ปีที่แล้ว +17

    Masha Allah wd mahadsantahay 100% .0MAR iNSHAR
    SIDAD WX NUGUSOO GUUDBIISO
    ALLAHA KU XAFIDO
    Nin aan ku daydo Ayad tahay wllo

  • @megapolisplayer790
    @megapolisplayer790 3 ปีที่แล้ว +11

    Hargaysa oo aan 10 sano ka maqnaa ayaa aan sideedi ugu yimi 😢

    • @asmasalan3737
      @asmasalan3737 3 ปีที่แล้ว +1

      Beenaale 😡

    • @bisharahmedbishar4676
      @bisharahmedbishar4676 3 ปีที่แล้ว

      @@asmasalan3737 😂😂😂😂

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 3 ปีที่แล้ว +1

      Xamar si wayn bay isku badashay 2011kii iyo 2021ka meel walba waa dunsanayd 2011kii maantana waxaa la dhisayaa 25biyaano oo dabaqyaa

  • @maxamedmuxumedmakaraannuur2663
    @maxamedmuxumedmakaraannuur2663 3 ปีที่แล้ว +5

    Qofkii ugu horeeyay ee daawada guul wll cumar inshaar

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho 3 ปีที่แล้ว +2

    Omar inshaar ninka warbaahinta Caalamka naga baraajayey✌waan ku wata.
    Haddii sidaas ammisantay like dhac ku siiy

  • @khadardhargi2613
    @khadardhargi2613 3 ปีที่แล้ว +2

    In taad Qatar iyo wadamo kale buunbuuninayso wadankaaga maad kahadashid cumar inshaaroow

    • @kingjabra634
      @kingjabra634 3 ปีที่แล้ว

      Wadamadaas waxa uu ubuunbuuninaayo wuxuu rabaa inay dadka ku baraarugaan wadankoodana dhistaan soomali shidaal uma yaro dhul wax walbo leh wey heystaan lkn away qabiil baa dilay

  • @shaficiahmed2739
    @shaficiahmed2739 3 ปีที่แล้ว +4

    أمين أمين هو إخواننا وأخواتنا المسلمون وكصوماليين نأمل أن يتقدم العالم إلى الأبد وأن نخرج من الشباب بالمعرفة التي نتحدث عنها ونستجيب لما يقال.

  • @elmiroble4608
    @elmiroble4608 3 ปีที่แล้ว +1

    إن الله وملائكته يصلون على النبي يا أ يها الدين أ منو سلو عليه وسلمو تسليما

  • @zaabirjamac1915
    @zaabirjamac1915 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs thank you very much omar inshaar
    Gacmo wadajir ayey wax kuqabtaan insha allah rajadeenu waa guul saadaashuna waaguul

  • @mohamedleader8035
    @mohamedleader8035 3 ปีที่แล้ว

    Wxaa sidaan iyo si ka fiican urajeynayaa In uu dalkeyga udhismo
    Illaahi sabab ha iiga dhiga dib uhagaaga io nabada soomaaliya aamiin yaa rabi

  • @calicabdiraxmaan1296
    @calicabdiraxmaan1296 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah waa dad wax qabsaday alle hawsiyaadiyo somali aya waxba qabsan waydaye

  • @sb_r5575
    @sb_r5575 3 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid ustaad Omar inshar🙏

  • @nouradinahmedosman8149
    @nouradinahmedosman8149 3 ปีที่แล้ว +12

    Thank you very much my master omar I respect you how my parents💪🖐

  • @haniibrahim9235
    @haniibrahim9235 3 ปีที่แล้ว

    Jizaakallaahu khayr wll omar

  • @mytime6237
    @mytime6237 3 ปีที่แล้ว +4

    Nin lagu dayan karo ogaansho ❤🥰💋

  • @onedaysports2110
    @onedaysports2110 3 ปีที่แล้ว +3

    Insha allah mar un waan arki dooona wadankeena oo horumarkan cml gaaaray.

  • @xasancadde5581
    @xasancadde5581 3 ปีที่แล้ว +1

    Good topic good voice keep going forward pro

  • @kinggoleygoley712
    @kinggoleygoley712 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilhyow Soomaalia 🇸🇴🇸🇴dhab noogu dhig 🤲🤲🤲

  • @racwiosman6756
    @racwiosman6756 3 ปีที่แล้ว

    Rajo ayaa nagu jirto oo ah Somalia saan iyo si ka sii qurux badan in ay u dhismato✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Cinema.88
    @Cinema.88 3 ปีที่แล้ว +2

    Thank u for sharing that greetings from Egypt

  • @zainabahmed4660
    @zainabahmed4660 3 ปีที่แล้ว

    Ilahey waa raxmad badane lkn inta mahdisaa yar 😭 alhamdulillaah yaa rabi 🤲🤲🤲🤲

  • @sadiiqcali1195
    @sadiiqcali1195 3 ปีที่แล้ว

    Salan sare amiin allh haka dhigo islamka kuwa lagu daydo thsnks bro

  • @AishaAdam98
    @AishaAdam98 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks dear brother for sharing with us the most beautiful vedios keep going

  • @Anteeno_Channel
    @Anteeno_Channel 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha u ziyaadiyo nimcadaan anagana alle hanaga bixiyo dhibaatadan

  • @smile-db6bv
    @smile-db6bv 3 ปีที่แล้ว

    Omer masha Allah wll no socelin dhiirigalinta iyo dadka guulaha gaaray 🙏

  • @hakiim2323
    @hakiim2323 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad umahdsantahy wll Allh haku barakeeyo
    Insha allh anaga dalkeena inaa dhisanno waliba si caalami ah
    Sanadaha soo socdo rajeynaa

  • @misterhanad7051
    @misterhanad7051 3 ปีที่แล้ว +4

    Cumarow garoonka cayaaraha Doha noo soo duub ilaahey dartiis❤️👍

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 3 ปีที่แล้ว +5

    Mnsh allah Barnaamijyadan wa dhiirigelin iyo waliba VloG . Mahadsanid wll omar

  • @daaniadunia
    @daaniadunia 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha'allah wll rajo ayaad na gelisay inay horumar aan gaadhi karno

  • @suleemanaxmad4159
    @suleemanaxmad4159 3 ปีที่แล้ว +1

    وعليكم سلام ماش الله 🕋🇸🇴🇶🇦✌💌

  • @sharxabiil3305
    @sharxabiil3305 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allah bro thanks

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 3 ปีที่แล้ว +11

    Asc wllka kheerka jecel muraadkiina allaha idin saqiro amiin yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin

  • @amsediting5768
    @amsediting5768 3 ปีที่แล้ว +5

    Beautiful city ❤ omar inshar

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame260 3 ปีที่แล้ว

    Man sha allaah Qadar dal iyo dad ku dayasho mudan👏💯🔥💪

  • @xamdiali408
    @xamdiali408 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha usiyaadsho nimcadey hestan anagana ilaahey hanasiyo

  • @abdifitahibrahim103
    @abdifitahibrahim103 3 ปีที่แล้ว +12

    Aduunyo weey hormartay lakin somali gadal bee usocota 😢

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a maasha allah tabaarallah yabaarik fiihum

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 3 ปีที่แล้ว

    Ogaansho mahadsanid wlo qali

  • @xidigahahorumarka125
    @xidigahahorumarka125 3 ปีที่แล้ว

    شكرا استاذ عمر..

  • @saharamohamedhirsi511
    @saharamohamedhirsi511 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah keep going

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 3 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah Mahadsanid ustad!

  • @sultancali972
    @sultancali972 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah 😍😍😘😘🤩🥰🥰

  • @sacdiyasiman1348
    @sacdiyasiman1348 3 ปีที่แล้ว

    Msh Allah Illahow ubarakee walalheen nimcadooda Anaga illahow mid ka kheyr badan Ina sii

  • @khadiijohassan4822
    @khadiijohassan4822 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah ima dhaafo barnamijkaaga😍😍❤

  • @MrQaxwe
    @MrQaxwe 3 ปีที่แล้ว +4

    Nice cumar keep going brother 🙏 👍👍

  • @xasanmaxamud2470
    @xasanmaxamud2470 3 ปีที่แล้ว

    Qadar waa mida manta ay kuheyso somalia.alaha kaqabto.waa ilmo.nabi yacqub.

  • @samatarmohammed3538
    @samatarmohammed3538 3 ปีที่แล้ว +32

    Mashallah keep going bro I like how do you editing and how did you make up the filming is a nice quality

    • @foox4080
      @foox4080 3 ปีที่แล้ว +1

      Soomaali maad iskaga hadashid ingiriis garan mayside maxaa ku kadeeday.

    • @abukareydulufka3406
      @abukareydulufka3406 3 ปีที่แล้ว +2

      @@foox4080 waxan aa la yaabo ana ka xishoodo waye mel af somali loga hadlo ina luqad kale la dhex keno tas macnahed is wedi

  • @Edbashir
    @Edbashir 3 ปีที่แล้ว +5

    Nice video Ustaad OMAR balse Arinta adoonsiga madowga kaliya ayey ku ekeyd… yurub iyo America iyo Portuguese ka dhamaan adoonsiga waxay barteen carabta khaasatan Dalka Cumaan .. kalmada “Zinji” waa kalmadii ugu horeesey oo qof la adoonso lagu yiraahdo 🇴🇲 Dib inooga sax taas wabilaahi Tawfiq 🙏🏼

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 3 ปีที่แล้ว

      Adoonsi yuhuud ayaa laga bartay, dadka madow kaliya lama doonsan jirin ee hadba ciddii tabar yar yaa la adoonsan jiray.

  • @anabmohammed2746
    @anabmohammed2746 3 ปีที่แล้ว +2

    Well organised video 👏

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 3 ปีที่แล้ว +3

    Go forward omarow dar alle ku taageera🎶

  • @zuhaybupdi1850
    @zuhaybupdi1850 3 ปีที่แล้ว +2

    AlHa hku xafiD0 wll omeR 💙

  • @abdirasakahmed4405
    @abdirasakahmed4405 3 ปีที่แล้ว

    carabtu saw khayr may lahayn inta anay lacag iyo shidal helin

  • @Xogogaal-s4k
    @Xogogaal-s4k 3 ปีที่แล้ว +3

    Muqaal heer sare ah horumarkaaga waan la soconaa hore usoco walaal

  • @aamiincabdullahi2217
    @aamiincabdullahi2217 3 ปีที่แล้ว

    KAHADAL JAAMACADA ADUUNKA QARASTAN MAREYKAN WLL OMAR IN SHAAR

  • @cubiyocir3539
    @cubiyocir3539 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha barakeyo waxi Illaahey ku maneystay

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 3 ปีที่แล้ว

    Thanks for sharing 🇸🇴.

  • @nimcobare3452
    @nimcobare3452 3 ปีที่แล้ว +5

    WaN SalamaY Intii SchooleY ah 🤗

  • @Abwaan-Aayatulle
    @Abwaan-Aayatulle 3 ปีที่แล้ว +3

    insha'Allah waynu gaadhi doonnaa
    Kumanaan sano hanagu qaadatee

  • @mohamadiebardacad2566
    @mohamadiebardacad2566 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah kuwa dalkooda dhistay iyo kuwa dalkoodii dumiya ma labo isku weel wax lagu siiya ilaahay agtiisa xitaa isku darajo kama aha

  • @hassanmoussa88
    @hassanmoussa88 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha ALLAH wllky abdirahman keep going 🙏

  • @ZalmanOmar
    @ZalmanOmar 3 ปีที่แล้ว +3

    The best channel

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay ba ina dilaaye Maryooley waa lagu daalaya waxba ma fahamayan. anigu waxan hadeer is dhaha, somalia-ba ka tasho oo meelahas banananka iska deg. wadanka wax is bedel ah kama muuqdo marba wuu kaso daraya Yaaab!

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 3 ปีที่แล้ว +2

    Soomaalina illahay haka saari faqriga iyo isdulmiga

  • @adawetech2433
    @adawetech2433 3 ปีที่แล้ว

    cumar inshar wan ku salaamay wll.

  • @falisgacal5289
    @falisgacal5289 3 ปีที่แล้ว

    I.a one day Omar Inshaar oo 1M gaare inan arko ayaan rajaynaya

  • @ibraahimmalabbiyemc4441
    @ibraahimmalabbiyemc4441 3 ปีที่แล้ว

    Guulayso omar inshaar wlo

  • @kingclkhaalaq6750
    @kingclkhaalaq6750 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you so much mucalimu

  • @nownews2792
    @nownews2792 3 ปีที่แล้ว +8

    Your vedio qualities keep on improving keep going walal

  • @fatxiyaahmed1628
    @fatxiyaahmed1628 3 ปีที่แล้ว

    waan ka xumahay hada wey ilaaween dhibkaas ALLENA ugama mahadnaqaan ee muslimiinta kale ayey ku baa bi'iyaan iskadaa iney wax ugu qabtaane lkn ALLAHAAS dushuu ka eegayaa

  • @yassirabdiyassir6844
    @yassirabdiyassir6844 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah ku dhawro sxb qali ah
    Sidad Dhiiriiigalinta nola garab jogto

  • @somboy4524
    @somboy4524 3 ปีที่แล้ว

    Amiin inshalla will Omar

  • @maahirhassan4121
    @maahirhassan4121 3 ปีที่แล้ว +1

    Qofna gaajo ayuu u dhimanaa qofna lacagta ayuu ku dheela اقسم بالله waa nala weydina maalin aan maanta eheen 😰😨

  • @sagalmaxamedsaakin8920
    @sagalmaxamedsaakin8920 3 ปีที่แล้ว

    This is 🔥 bro

  • @Annaatti
    @Annaatti 3 ปีที่แล้ว +15

    IoT(Internet of Things) ayuu igu soo dhaceyso markaan maqlo/arko Smart City, waana Target-keyga Mustaqlbalka inshaAllah

  • @ipcapital4747
    @ipcapital4747 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahow sida khaliidjka ugu hiilaysay dadka faqri ah lkn maanta qani ah 50sano heerkas allah gaarsiyay waa awooda ilahay ana ilahay ka rajaynaya in sida uu khaliidka ugu hiilyay ugu hiilayo Allah adoomihiisa kuma fiirsado nolasha adag

  • @aminahussein6921
    @aminahussein6921 3 ปีที่แล้ว

    ASC. Wamal xayaatu dunyaa ilaa mataacul quruur.!!!

  • @daarulkhayr8403
    @daarulkhayr8403 3 ปีที่แล้ว +1

    Go forward ogaansho mar walba aad geography noo sooo gudbiso walal

  • @shabkamediaproduction9104
    @shabkamediaproduction9104 3 ปีที่แล้ว

    Hadaan somali nahay illahay idamkii waan ka bixi doonaaa dhibkaam markaan shidaalka qodono inshalaaaaah

  • @ahmedkadiye..
    @ahmedkadiye.. 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxp ogansho✈✈✈✈
    Marka aad firiso qarirada imaradka carabta horteda
    Waxaa ku yala mabka aduunka oo dhan maxa qaldan
    Ma mabka ayaa xaga loo raray
    Sxp kaso hadal mhdsnd🌍🌍🌍

    • @somaliboy983
      @somaliboy983 3 ปีที่แล้ว

      Maya waa mashruuc ee UAE wadato.

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 3 ปีที่แล้ว

    Waxeey ka faaiideeysteen shidaalkooda. Halka anagoo sedax jeer ka shidaal badan aan baahi kaga dhimaneyno dadkeeni 2021 eey abaar laayneeyso qabyaalad iyo jahli baa na dilooday waan ka xumahay in umada soomaaliyed ineeh baahi u dhintaan iyagoo dalkooda shidaal buux dhaafiyay

  • @abdallahabdulwahabsheikh7613
    @abdallahabdulwahabsheikh7613 3 ปีที่แล้ว +43

    We need like this city in Somalia. But who is going to build us?🤔

    • @hassanfaarax7811
      @hassanfaarax7811 3 ปีที่แล้ว +8

      Me insha ALLAH

    • @sakaaroibrahim9686
      @sakaaroibrahim9686 3 ปีที่แล้ว +5

      Adiga, cid kale maaha

    • @queenasma6002
      @queenasma6002 3 ปีที่แล้ว +4

      You and me I.a

    • @iqramoallim
      @iqramoallim 3 ปีที่แล้ว +18

      Suashas dateed ayana ilaa hada loo helin isbedel waxa laga yaba 30 sano ka hor in qof isweydinayey suashas marka suasha bedel oo ka dhig imisa ayay igu qadane si an magaladas iyo kuwo ka fcn udhiso?

    • @musemuse6648
      @musemuse6648 3 ปีที่แล้ว +2

      adiga iyo abiga hubkana iska dhig

  • @daacadpro7813
    @daacadpro7813 3 ปีที่แล้ว +2

    Adi malinkasta qadar no xayeysii

  • @nicermoment5932
    @nicermoment5932 3 ปีที่แล้ว +3

    Cumar waxaa tahay tabiye fiican, waxaanan ka faa,iidnaa aqoon balaadhan, muddo 10 minute gudaheed ah, adaa kale ayaa lagaaga baahanyahay TH-cam.

  • @sarahajji2118
    @sarahajji2118 3 ปีที่แล้ว

    Magaalada maxa cidlo ka dhigay masha alh ilaahow u barakee anagana wadankayaga na garansii

  • @AqiLiNOmedia5250
    @AqiLiNOmedia5250 3 ปีที่แล้ว +4

    Legen always ♥ Omar inshaar