Ikhtii anigu waxan ku bartay adigoo xijaabka sharciga ah iyo indho shareerkisa wada xidhan ee illaahay sharaftii hore ha kugu soo celiyo.anigu waxan la yaabanahay gabadhaha badankod markay nin kala tagaan diintodu inay naaqusto mooyee masii siyaado!!!
@@FaraxsanGirl-ny3hy hhhh sxb ma runta ku dhibtay intii loogu talagalay in la qariyo hadad intad tarxad yar soo xidhato dabeeto horadyada soo taagto ma asturnanba?!!!!!
Abaayo Gurigan midka hada degan tahay la qurxan xitaa banaanka laga Soo galaayo veiwga iyo qolalka ma weyno waa. Laga qurux badan yahay mid kale raadso i.a mcnto ❤😊
Fartun building 🏢 hada DEGAN tahay wu wen yahay view 🪟 qurxan qabaa suuq wu ku leyahay ilmoley tahay hda qeebta degan tahay la ibiyey ama dadka lahaa isfahmi wesan qebihisa kale deg uguur isla apartment dhexdisa guryo kiro ah wa ka helesa adiga banaanka ku daalin guri raadis

Qof qawan uma jede shaqo yeelo orod 😂
😂😂😂😂😂
@@FaraxsanGirl-ny3hy hhhh sxb ma runta ku dhibtay intii loogu talagalay in la qariyo hadad intad tarxad yar soo xidhato dabeeto horadyada soo taagto ma asturnanba?!!!!!
@@amaaljamaal4008 shaqo yeelo sister gabadhn wx kama qaldan asturnanta hadad hal dhinac utaqaan adee kutaal dadka kadhamaw
@@amaaljamaal4008run waaye dadkaan TH-cam markey bilaawaayaan kaali iska aragon wax yar kadib nooc kale waaye waayaawe ilaahow labo wajiile hanaga dhigin
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Qoftan sootay jalbaab weyn qabijirtay markay Kenya joogtay hada maxaa isbedelay?
Fartuun gurigaan maqurxano kaadaganta kaqurxan xitaa dhanka bananka 😢gurikala noradi walaly
haa walhi
Ma argtay kan ee dagan tahay aa ila qurxuun koley aniga
MAASHA. ALASH. ILASH KUSIIYO. GURI. BARAKEESAN QURXOON❤
Wlley xijabkadi hore ku dadaal waxan waa adunyo
Aniga ahaan kama helin gurigaan kaagaaba igala qurux badan fartuuney
Fartun my favourite youtuber
masha allag wa guri adun quruxbadna ❤❤❤
masha allah wa guri adun quruxbadna fartun happy
Gabadhaan jalbaabti matuurti😅
Ani ahaan ilama qurxoona gurigaan totally ma dageen fartuun abaayo iska daah kan
Iyaa qalanjo qor dheer masha allahqurux
Xijaabka Mala ilaaway markee maleesiya. Latagay
Kaa tagan tahaa qurux badan
Maashaa Allah 😍😍😍😍
Bishii meeqo waye gurigaas.
Fartuney gurigagi hore view qrx bdn haysty
imisa waaye bishiii kiradiiisa. waaa guri aaad u weeyn.
Na waxan guri mahan view dhan malahan mid kale raadi
Guri aduunka kaa xuun ma'arkiin waxa xayasineesin. Jiko iyo musquul aah???
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤
Guuri gurkii Nairobi oo kale ma bilowdey naag walan iga dheh😂
Gurigaan waxba haku falin qololkisa
Wa safan yihin mana wa weyna fadhigisuna wa yar yahay mid kale
Ka raadso Allaha ku sahlo
Gurigaaga aaba ka qurxoon kan ani ahaan mid kale karaadso
Abyo guriga wu qurxnyahy lakin labta ma qurxona Kuwaga Ka shidan
Allahumma barik.
Fadhiga lkn waa caririye kaga horaba Ka weynna
Guriga iska furfuran uf
Abaayo Gurigan midka hada degan tahay la qurxan xitaa banaanka laga Soo galaayo veiwga iyo qolalka ma weyno waa. Laga qurux badan yahay mid kale raadso i.a mcnto ❤😊
Manshaallah 😍
Masha alah qurux waye codka kudadal abayo inaa kor u qado ama makarofan
Yea walal right and her friends talking same time u can’t hear them good
Masha allah tabarakallah qurux
Masha Allah ❤❤
Masha allah allaha ku barakeeyo ❤
Kan guri maaaha abaaa iska dhaaf kaaga ayaa ka shidan qololka xitaaa qaab ahaan ma qurxano xitaaa banaanka lagasoo galaayo
Mashallah abyo ❤❤❤
Massar maxaa u dagi weysay raqiis nalosheyda
Wow Masha alllah my queen nolashaa kuma ciisho❤❤❤
fartuney aaway xabadkii😅
Kabaha maxaad dhulka ugu jiidaan
meqawaye lacktisa soshek abaayo❤❤
Basar basar beele wxn guri ma ahan wall
Fartunay wadcaatowday ee wax istacmashay oo run sosheg walaley
Ma qurxona iskadhaf wana xamama badanyahay guri qashinbadan maficno
Snapchat maxaa kugu qoran fartuun
Ciridka muxu kala weynaday abayo maxa qaldan
Kan ma qurxooona jikada iyo suuliga isa saaran maxaa weeye😂
Ishiiiish kan guri maahan 😅
Masha Allah abaayo fartun ❤❤
Mashlah ❤❤❤❤🎉🎉
TV ayaan qabaa kkk
Xaafadaan magaceed
Kaga ka qurxan kan
It's not good stay where you at
Abayo ma guursa rabtaa noo sheeg pls❤❤
❤❤❤🎉🎉
guurow ma bilowde malisia sida Nairobi 😂
Gurigaga kaquruxbdn
Hapi qalbi nadiifa ❤
Masqusha ma fiiriseen
Waxaaba sugnaabo adoo laaku aroosaaayo aroos weyn dhikatey jah
Am The first today😂❤
Noosoo sheeg wuxuu kuxunyhy
Asc abay magursanrabtaa
Kan kaaga ka fcn qolal saf ku jiraa u necbahay ba
Naa guriga dhulkaa daaag takale adano ilaaa raadi dheh naagtan iswalaaqeeeso yekawaaliiin
Horra meesha bira margaan argaya Maya dhahay ik dag cunuga haba gadhax baxo mugoo wan guduceyne mid kalo qeer qabo
Wxn ma qurxan
Iskadaa kan
First❤😊
Codka k xidhanan
Fartun building 🏢 hada DEGAN tahay wu wen yahay view 🪟 qurxan qabaa suuq wu ku leyahay ilmoley tahay hda qeebta degan tahay la ibiyey ama dadka lahaa isfahmi wesan qebihisa kale deg uguur isla apartment dhexdisa guryo kiro ah wa ka helesa adiga banaanka ku daalin guri raadis
Maanshalah
Ilama qurxoona 👎
Kan nafmalaha iskadaa
Abaayo xanaanoyınka ılmaha sıda cuwemır cml nusoo wareeso
Hijabka aaway saan miya udambeysaay
Wadaad niikineyso aduunoow xaal qaafo
Guuro ma dago ayaa kugu dhacday biskin