DAILY LIFE ROUTINE BY FARTUN HAPPY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 107

  • @leeylohussen9047
    @leeylohussen9047 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 ปีที่แล้ว +8

    Masha allh abyo aamiin aamiin yarbi ducad allh hano aqbalo dhamnteena midkle abyo gabdha yarta hada banaka uwadysiin sarwal iyo siksantiisa halo xero iyo xijaab allh haidin xafido meel walba aa jogtaan

  • @SumayaSahalAbdi
    @SumayaSahalAbdi ปีที่แล้ว

    mashalah❤❤❤❤

  • @samiraothman3531
    @samiraothman3531 ปีที่แล้ว

    النظافه من الايمان

  • @ayaannuuramohamoud9933
    @ayaannuuramohamoud9933 ปีที่แล้ว +5

    Habaryarka waa ta hooyo walaashed
    Gabadha aabo qabana waa aayo from Hargeisa

  • @ShamsaMuktar-hp1pd
    @ShamsaMuktar-hp1pd ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @halimohassan1170
    @halimohassan1170 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ nice 👍👍

  • @anisasamir3425
    @anisasamir3425 ปีที่แล้ว +3

    Maa Sha Allaah Fartuun Horay U Soco Allaah Yashfiik Abaayo

  • @aminasharif7701
    @aminasharif7701 ปีที่แล้ว

    Walahay fartun aad aya u dadawada waa gabdhaha ugu dacad san youteberska iyada my rajo naz Ahmed fadma aj waa kuwa ugu dacad san

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 ปีที่แล้ว

    Masha Allah❤️❤️❤️❤️❤️

  • @HareedoCadey
    @HareedoCadey ปีที่แล้ว +1

    Mashaalh abyo hppy

  • @ayaanahmed6749
    @ayaanahmed6749 ปีที่แล้ว +2

    Bisinka uma naqaano habaryar waa hooyada wllsheed
    Xaaska abtigana aayo weeye lkn ixtiraam ahaan hooyo ayan dhahnaa

  • @nafisalifestyle9094
    @nafisalifestyle9094 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha ❤️ 💖 ♥️

  • @LuuLAliabdi-p9z
    @LuuLAliabdi-p9z ปีที่แล้ว +2

    Masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nastexobokh8840
    @nastexobokh8840 ปีที่แล้ว +2

    Ducada walaaladen falastiin yaan laga iloobin

  • @Najma12-o8e
    @Najma12-o8e ปีที่แล้ว +2

    Masha allah tabarakallah fartuun Cadey allah ha idin barakeeyo ❤❤❤❤🥰🥰🥰🌹

  • @yasminabdi3603
    @yasminabdi3603 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @suhurahilmih8790
    @suhurahilmih8790 ปีที่แล้ว

    eedo waa ta abahaa la dhalaty
    aayo or eedo gabadha abahaa qabo la yidhaa
    habaryar kaliya waa hoyada walasheed iyo gabdhaha xageeda ka socda frm hargeisa reer waqooyi

  • @hodanbaashe5690
    @hodanbaashe5690 ปีที่แล้ว +1

    First tuuneey ilaahay awlaada hakula koriyo abyo

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali ปีที่แล้ว

    Maasha. Alaah. Abasyo😊

  • @Hodan-xb8qk
    @Hodan-xb8qk ปีที่แล้ว

    Hajaay jooji habaryar wa habarya lakiin aayo ayan dhahna naagta aabahaa qabo sida ubaro

  • @ladanmahamed4061
    @ladanmahamed4061 ปีที่แล้ว

    Mashallaah ❤❤❤

  • @fam3573
    @fam3573 ปีที่แล้ว

    Waqoyi habar yar wa hoyada walashee abaha naktisaa wa aayo

  • @ayanhassan47
    @ayanhassan47 ปีที่แล้ว +1

    fartuuney anagu hadaanu nahay heer waqooyi habaryar waa hooyo walashed lakin gabadha aabaha uu qabo waa hooyo labaad ama aayo laakiin sidaa aad sheegaysid uma naqaano laga yaabaa dadka qaar inay uyaqaaniin sidaa

  • @ilhanmohasuleyman4568
    @ilhanmohasuleyman4568 ปีที่แล้ว

    masha allah tuney cadey ❤❤👌👌

  • @aminahashi3757
    @aminahashi3757 ปีที่แล้ว

    Aayo waxa u naqana gabadha aba qabo ama aderka hooyo wlshed waaa habayar from puntiland

  • @Ilhlaascadeey16
    @Ilhlaascadeey16 ปีที่แล้ว

    Walahi ilma aan cayilina jira oo lagu rafaado

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 ปีที่แล้ว

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @Ifrah849
    @Ifrah849 ปีที่แล้ว

    Mashalah horumar wacan xbti

  • @NimcoMuxumud-p9b
    @NimcoMuxumud-p9b ปีที่แล้ว

    Masha alaah❤

  • @faaisocali6351
    @faaisocali6351 ปีที่แล้ว

    M.a cabiira quruxley allh kudhaafo habryayr mcn ❤

  • @qmaalim1687
    @qmaalim1687 ปีที่แล้ว

    MashaAllah Tabarakallah abayey
    Mzuri sana 😅❤

  • @FartunxasanCali-z5v
    @FartunxasanCali-z5v ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @khadracabdisamed4222
    @khadracabdisamed4222 ปีที่แล้ว

    Maan shaa allaa alle haku xafido

  • @shukriabshir1230
    @shukriabshir1230 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk ปีที่แล้ว

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @umuamalcabdilaahi8697
    @umuamalcabdilaahi8697 ปีที่แล้ว

    Gabadha abaha qabo habar yar uma naqano aayo aabo aynu u naqana habaryar waa kuwa hooyada la dhashy iyo qofkasta oo dumara oo family hooyada kaso jeeda sida ilmadeeradeed

  • @khadraclaahi3843
    @khadraclaahi3843 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله

  • @CaishaCali-q5h
    @CaishaCali-q5h ปีที่แล้ว

    Masha allah alle dawo haidinku daro cuntada ❤

  • @aminahashi3757
    @aminahashi3757 ปีที่แล้ว

    Fartuun cadey hory mcnto ❤😊

  • @Rashkapoi-xk6fb
    @Rashkapoi-xk6fb ปีที่แล้ว +1

    Mashaalh abyo malin kasto anigoo qado karinaya taleefanka aboowe kaadaawAdaa horey usoco qaali❤❤

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤mashaAllh

  • @HaniMuxumed-dh4ti
    @HaniMuxumed-dh4ti ปีที่แล้ว

    Masha allaah ❤❤🎉🎉

  • @Ayaan-k3d
    @Ayaan-k3d ปีที่แล้ว +3

    habaryar ayaa layidha gabadha hooyada la dhalaty
    gabadha aabaha qabana aayo
    from hargeisa

    • @Amallllll-j8q
      @Amallllll-j8q ปีที่แล้ว

      Hhhhh wlhi wn yaaabana hddan soo qori rby 😂😂

  • @izabeella0232
    @izabeella0232 ปีที่แล้ว +2

    My Rajo abaay muniira yaa arkay beryahaan maxa ku dhacaay🥺🥺😥

  • @umuomar1782
    @umuomar1782 ปีที่แล้ว +1

    Dhirta sii 🥬🥦🥕🌽🥒

  • @apdiaziizpaazhe2991
    @apdiaziizpaazhe2991 ปีที่แล้ว

    maya fartuun habar yar waxan unaqana ta hooyada ladhalatay ta aabaha qabo waa aayo aabo ama edo

  • @iqramuhamed2354
    @iqramuhamed2354 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo alle haku xafido

  • @HooyoQaali-vg1bh
    @HooyoQaali-vg1bh ปีที่แล้ว

    Mansha allaah

  • @Drs-saamiyachannel5lt58
    @Drs-saamiyachannel5lt58 ปีที่แล้ว

    Gabdha kaliya routine keeda niyada ku dagsado ❤❤❤❤❤ ku jecli yaa walashy Fartuun happy 😊❤❤❤ Alle haku barakeeyo qli

  • @hodanqaali4919
    @hodanqaali4919 ปีที่แล้ว +2

    Anaa ku xiga😂

  • @iqraali964
    @iqraali964 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @filsancali8022
    @filsancali8022 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay amarkiis waligay ma dhaafin video aad soo dhigtay ilaa weelasha aan idinla dhaqo😂😂😂😂

  • @Roodaapdi-d7m
    @Roodaapdi-d7m ปีที่แล้ว

    Night routine soo badiy

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 ปีที่แล้ว +1

    Manshaallah 😍 ❤❤❤❤👌

  • @najmayusuuf8642
    @najmayusuuf8642 ปีที่แล้ว +2

    Bisinka will gacan yarida wax hagagsan karsada

  • @fatuumqurux7123
    @fatuumqurux7123 ปีที่แล้ว

    Hor dhac man sameye kulaha tuney wa ku jeclahay mlpo😂❤

  • @umuamiraskitchen
    @umuamiraskitchen ปีที่แล้ว

    Abaayo fartuun aayada waa xaas aabaha uu qabo hawaryarna waa hooyo walasheed reer woqooyiga aayo iyo hawaryar isku mid ma ahan

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 ปีที่แล้ว

    Walalo qali walga qaladay uma naqano hooyo walashed waxay itahy habryar lakin nagta aabah waxa ladha aayo hhhh

  • @Caskinho8
    @Caskinho8 ปีที่แล้ว +1

    Aayo waa dumarka adeerka iyo abtiga iyo aabaha qaban u garanynaa hadan rer somalilnd nhy wll😂

  • @dahabobintumaxmuud1826
    @dahabobintumaxmuud1826 ปีที่แล้ว

    Aayo waxa ladhaha gabadha aabaha ama adeerka iyo abtigaba Lkn looguma yeedho wa ixtiraam daro hooyo iyo habo ayaa ladhaho iyado la ogyay inay aayo tahay dadka qaarna kama xishodan aayo ayay dhahaan

  • @mirnaaaali6169
    @mirnaaaali6169 ปีที่แล้ว

    Naya gabadha warrey ha dhihin wa sheekaaley dheh wah hadey waridka dhalen xate wax xun haka sheegin ceeb 😂

  • @nasriinmahamud2900
    @nasriinmahamud2900 ปีที่แล้ว

    Ina adeertey qurux❤❤😊😊

  • @ملآكمحمد22
    @ملآكمحمد22 ปีที่แล้ว

    انا احبك في الله انا ملآك محمد من سعودي من جدة

  • @ubaxsagal8144
    @ubaxsagal8144 ปีที่แล้ว +1

    Fartuun hadaano reer waqooyi aano nahay gabadho aabuho qabo aaya la yidha habaryarto waa hooyada ta la dhalatay

  • @HamdiAdan-j5p
    @HamdiAdan-j5p ปีที่แล้ว

    ❤❤

  • @aminahashi3757
    @aminahashi3757 ปีที่แล้ว

    Waah mlin dhawyd 3000k kubuxsami rabty hada mxa wye 260 abyo

  • @aminailwaadai1555
    @aminailwaadai1555 ปีที่แล้ว +2

    Asc fartuuney abaayo gabadha umari tinta carry leaves shambada ad madaxa ugu dhaqdo calenta shiid miir ugu qas shambada masha Allah tinta aad ayey ugu baxesa weyna isku raacesa malnkina ushiid miir umari tinta bil gudaheda wad yabesa taako so gadow isku diyaari Allah haku daayo ilmahaga abaayo guava leaves leaves wa calenta saytuunka ayadana wa mucjiso tinta mela kala gesa wenesa dhirir iyo cafimadba kuligiina isticmali karo macala cunugta adinka xata wawenkina tinta hadey dadato wey istagesa insha Allah wad iiducen donta wan huba ado faraxsan inad iso mahad celindonto kasokow Allah wan ku jeclahay fartuuney walashey

    • @JanoQalbiladen
      @JanoQalbiladen ปีที่แล้ว

      Abaayo aniga ma isticmaali kara xageena laga helaa

    • @Xirfadley
      @Xirfadley ปีที่แล้ว

      Walal bal hawl ba timaha naga haysate Caleenta Magaceda so sheg Carry Leaves iyo gauva leaves ba dhahday somaliya malaga hela

  • @munajama1023
    @munajama1023 ปีที่แล้ว

    Aamiin ducada mashallah

  • @naciimowarsame9231
    @naciimowarsame9231 ปีที่แล้ว +2

    Ilmaha si kastood wax ugu kariso hadaysan wax badan cuneen ma cayilaayan,

    • @muniitaismail3550
      @muniitaismail3550 ปีที่แล้ว

      Saxiiix waa inaad wax fcn siisaa oo aad dherjisaa misana aad ku celcelisaa balse haday diidaan oo aad iska dhaaftid cuntada aad karisay waxba uma tareyso

  • @imc9270
    @imc9270 ปีที่แล้ว +1

    Na wlo umanqane e jog faruun gaaboy miya lays nabayaa😂😂from hargiesa

    • @naima745-k7h
      @naima745-k7h ปีที่แล้ว

      Anaaba yaabay😂 anoo kaligay daawanaya dhahay Been badanaa

    • @sumayaahmed5264
      @sumayaahmed5264 ปีที่แล้ว

      Waxee ka wadaa ma fahanteen aayo habaryar baa dhahna rer marko idinka eedo ma dhahdinoo sax

  • @UmalKhayr-s1p
    @UmalKhayr-s1p ปีที่แล้ว +1

    fartunay habo waxan u naqan gabdha hoyaday la dhalatay ta aabaha qabana waxan u naqana aayo 😅 from somaliland ❤

    • @maryanhappy5356
      @maryanhappy5356 ปีที่แล้ว

      Taan abahaa qaabo eedo umaa taqanaan miya anaga eeda dhahna iyo mida aabe la dhalatay baa eedo uu naqanaa

    • @UmalKhayr-s1p
      @UmalKhayr-s1p ปีที่แล้ว

      @@maryanhappy5356 may xabbti aabo ta la dhalatay un ban edo u naqana ta aabo qabna aayo ayan u naqana 😅

  • @BushraBushrashariff
    @BushraBushrashariff ปีที่แล้ว

    Shaley inanway routine madax xanunn wlh

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 ปีที่แล้ว

    Aabah xaaska u qabo waa Aayo,habaryar waa hooyo walshed

    • @sundusabdiomar3041
      @sundusabdiomar3041 ปีที่แล้ว

      Abyo rer xamar wexee aayo dhahaan habaryarta

    • @muniitaismail3550
      @muniitaismail3550 ปีที่แล้ว

      Aayo maxaa la dhahaaa abyo eedo iyo habaryaro ma ahane ma aaayo wax la dhaho baa jira ani xamar baan kusoo koray weligey aayo qofna uma yeerin aabaheey walaashiis waa eedo mida uu qabana waa eedo hooyo walaasheedna waaa habaryar anoo ah naag M J

    • @dahabobintumaxmuud1826
      @dahabobintumaxmuud1826 ปีที่แล้ว

      @@muniitaismail3550aayo waxan unaqana gabadha uu qabo aabaha adeerka iyo abtigaba intaasba waa aayo Lkn looguma yeedho wa magaca loyaqana qof bila ixtiraam ayunba aayo uga waca Lkn caadiyan hooyo Ama habo ayanu dhahna

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +1

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤

  • @ImanIbrahimnoor
    @ImanIbrahimnoor ปีที่แล้ว

    Mashallah keep going ❤

  • @fadumlmohamed4360
    @fadumlmohamed4360 ปีที่แล้ว

    Mashallha❤

  • @hodanqaali4919
    @hodanqaali4919 ปีที่แล้ว

    Abayo sabirin youtube ufur plz😊

  • @xayaadabdinaasir7902
    @xayaadabdinaasir7902 ปีที่แล้ว

    Mash Allh wan iskak jeclay wllo❤

  • @frdwsawye5746
    @frdwsawye5746 ปีที่แล้ว

    Fartun waa nawashay habaryar mee eedo aabe qabo Uyaqanin rer waqoyi mase aayo 😂

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 ปีที่แล้ว

    Abayo vedeoga sifiican looma arko😂

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 ปีที่แล้ว

    so badi xbbti

  • @xidigtareerhaybe7971
    @xidigtareerhaybe7971 ปีที่แล้ว

    lkn ani ma iso jawabaysidbe waadale wah aayo islanta aabe ukasa me reer khaatumo ahay❤

  • @SalmaAbdiraxman-j5r
    @SalmaAbdiraxman-j5r ปีที่แล้ว

    Abyo cuntada ciyalka so badi xabbti

  • @aminahaji9076
    @aminahaji9076 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @UgbaadCali-f5w
    @UgbaadCali-f5w ปีที่แล้ว

    May queuxeyyy wllo Aayo Gabadh Abti Adeer iyo Aabo qabo la Dhaha Habayarna Gabadha hooyo la dhalatay Dhahna ❤️🫶🏻🩸

  • @aminahaji9076
    @aminahaji9076 ปีที่แล้ว

    Hi

  • @BaarigaAbdi
    @BaarigaAbdi ปีที่แล้ว

    Maya fartuun hadad waa taa abtiga io taa adeero io taa abee

  • @shukriabshir1230
    @shukriabshir1230 ปีที่แล้ว

    Asc abayo macan bidsawan yeclahay

  • @azzam.9848
    @azzam.9848 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ❤️❤️❤️

  • @FoziyaMahmoud
    @FoziyaMahmoud ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @Ducada--iiduceey
    @Ducada--iiduceey ปีที่แล้ว

    Masha allah ❤❤❤

  • @leylomohamed-qs6hz
    @leylomohamed-qs6hz ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤