3 Sabab Keenta Xiriirinta Badan in Lagugu Naco | Cilminafsi | Salim Omer

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 73

  • @hjhy6144
    @hjhy6144 ปีที่แล้ว +17

    Alxamdulilah dul maba ulihi qofka iga sii jeedo tankale waqtiga Waan siiya mid la mida hadii Aan kahelin way isgaabiya tankale hada waxaanba ogaaday in nabiga scw na yiri ka istaqaarayso qofka marka anigo waqti isaga lumina laba rakco tukada alle ayaa waydiista haduu khayr iiyahayna in isfahan Ina dhaxdhigo haduuse khayr iihayna alle iga kaafiyo qalbiga iyo Iimanka igaga reebo baynanaa maqrib iyo maqshib na Kala geeyo wlhy waana arkay dad badan in sifudud kuilaaway Kuna Kala harnay alxm marka dhalinyaro sameeya idinkana markasta alle ulaabta sid welwel cabsi ugu noolanina😂

    • @fadumamaxamed2392
      @fadumamaxamed2392 ปีที่แล้ว +1

      صلي الله عليه وسلم
      Aadoo weyn intaanbo isku fogaan qofka wa istikhareystaa wlh ma shalaaneysid
      Alle marwalbo Kheer ka hana waafajiyo waxaan Kheer noo eheyne hana dhaafiyo dhib la'aan

  • @khadarmuhumed3803
    @khadarmuhumed3803 ปีที่แล้ว +6

    Nin waxa barta iga dheh waan ku slmy bro 👑keep going

  • @rehanhassansoubaneh1240
    @rehanhassansoubaneh1240 ปีที่แล้ว +8

    Thank you of give us those kind of experience 🖤

  • @maxamedmaxamedcabadiwali844
    @maxamedmaxamedcabadiwali844 5 หลายเดือนก่อน +1

    Muqaalki abid dawo aan kahelay kan hortii ma arkin wallahi thank you sxp qali Hore u soco lipax🎉

  • @Kowsar15
    @Kowsar15 7 หลายเดือนก่อน +1

    thanks 🥰

  • @FaysaAbdi-n7t
    @FaysaAbdi-n7t ปีที่แล้ว +2

    Thank you for effective advice 🙏

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad mahadsanid 💯

  • @kingdalxa710
    @kingdalxa710 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad arinta SPACE ka ah dhabnimadeeda aniga ayaa isku arkay, waan kaaga mahad celinaya sida aad ii dhadhan siisay scientific ahaan halka aan joogo iyo waxa aan doono. 🙏❤

  • @kaledizmail6237
    @kaledizmail6237 ปีที่แล้ว +9

    Pro l give you a little advice.markaad muqaalka soo upload garay naysid.bilawga muuqalka (Point) ka mida soo horaysii si (introduction) good job 👏

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  ปีที่แล้ว +3

      Wan tijaabin wll inshallah

  • @fardowsoabukar5432
    @fardowsoabukar5432 ปีที่แล้ว +4

    Keep going wn jclhy muqalada da wn arkay runtii dadka space ayy u bhnyihin 🥰❤🤗

  • @abdirahmangarad2622
    @abdirahmangarad2622 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 ปีที่แล้ว +2

    Wallaahi brother wax badan baad ibartay jzk khayran

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  ปีที่แล้ว +1

      جزاك الله خيرا

  • @sihaamahmed5338
    @sihaamahmed5338 ปีที่แล้ว +3

    Runtiii waq tugiii oogu habonaa baan taladada lakulmay thnk swbtoo ah qofkaygiii sidiisii hore ima ahan anigana waan daayaya inaan raadiyo ama aan sidiii hore uwada farxsaneen ma jirto runtiii

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  ปีที่แล้ว

      Sorry 🥲

    • @khadrahazzan2240
      @khadrahazzan2240 ปีที่แล้ว

      ​@@SalimOmerwll qofka markad malmo ka amusto isna malamo ka amusaya iyo kan hadad ka markad lahadashaba kula hadlaya keba kujecel la odhan karaa iso jawb wll blz

    • @khadrahazzan2240
      @khadrahazzan2240 ปีที่แล้ว

      ​kan hada ka amusto markad lahadashana si cadiya uun kula hadlaya iyo kan markad ka amusto xanaqaya ee isna maalmo ka gosanaya

  • @2795a
    @2795a ปีที่แล้ว

    Salim omar bro all most long time ku dawanya ❤ wan ku tageera inta ka barte oo aad ii faidyse Allah ka abaal mariyo ❤

  • @bashiirjama8521
    @bashiirjama8521 ปีที่แล้ว +2

    Tnks bro wa mowduuc fican ba kaso hadashay🫡

  • @sxpfcniyowllba2793
    @sxpfcniyowllba2793 ปีที่แล้ว

    Wad fcn. Szp. Horey. U soco. Wax badan. Waa lagaa faaiidayaaa

  • @AmiraNuurMuse
    @AmiraNuurMuse 7 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid 🎉❤😊

  • @fanimohamett8825
    @fanimohamett8825 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid bro😢😢

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad codkaaga aad buu u hooseeyaa earphones hanagu qasbin fadlan

  • @abdikzimpi615
    @abdikzimpi615 ปีที่แล้ว +2

    Mahdsnid for this content.

  • @IkranAli-pl4ym
    @IkranAli-pl4ym ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll qali❤

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad❤🎉😮😊

  • @faadumomaxamed4159
    @faadumomaxamed4159 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤ mahadsanid

  • @abdenaserhaje4419
    @abdenaserhaje4419 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad sxp waa kuu mahadcelinaayaa adiguna

  • @cabdirixmaanyuusuf4495
    @cabdirixmaanyuusuf4495 ปีที่แล้ว +1

    zhp salimow waxaa ka soo hadashaa xeerka low attraction [ xeerka iska iska soo jidashada ].

  • @hafsahappy3034
    @hafsahappy3034 ปีที่แล้ว +3

    Wow Single mia thy adiga salimow 😆wnba kugu haystaye

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta ปีที่แล้ว +3

    What the lovely ideas
    Thank For sharing Us brother

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  ปีที่แล้ว +2

      It's my pleasure

  • @MariamAhmed-vz3fk
    @MariamAhmed-vz3fk ปีที่แล้ว +3

    Kawaran qodobadaan lamaanaha ubadku ka dhaxeeyo haddii mif kamida daneyntu ka dhamaato ma ku act gareynkaraa qodobadaan waxaan dareemaa mararka qaar markaan gaabsado in calka iyo kucecelinta in aan agtiisa qiima kaleeyahy uu igu badiyo hadaan wanaag badan sameeyo oo is iraahdo xirirkiina qurxina waxaan dareemaa ayadoo aan la iiga fekereyn saan uga fekerayo anigana runtii marwalba oo aan dareemo adadeyg dhankiisaa awood ayaan helaa go aamo cusubna waan qaataa nafteydana wakhti muhiima ayaan geliyaa

    • @haniabdulkadir9794
      @haniabdulkadir9794 ปีที่แล้ว

      Abayo ciladas dadka kala maqan ayey haystaa

    • @Gaazi777
      @Gaazi777 6 หลายเดือนก่อน

      Lkn lamahana ma quseyo videogan wa xirirka

  • @cumaraxmed6356
    @cumaraxmed6356 ปีที่แล้ว

    Thanks waa run

  • @cabdishakurjeckzon8389
    @cabdishakurjeckzon8389 ปีที่แล้ว +4

    Ustaad waxan kaa codsanayayna sida loo dhexgalo dadka iyo bulshada

    • @qancisokukis2496
      @qancisokukis2496 ปีที่แล้ว +1

      Faa iido mleh iskada hadhex glin

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  ปีที่แล้ว +1

      Suaasha xoga ii sii sharax wll

    • @ayanomer1300
      @ayanomer1300 ปีที่แล้ว

      @@SalimOmer Malaha wuxu uga jeedaa "How to make freinds and influance people".
      Ustaad waa malahayga uun.
      Mahadsanid.

  • @kaltuunsalah2156
    @kaltuunsalah2156 2 หลายเดือนก่อน

    Salimow wll taloyiiin ban karabayee xage kalasoo xidhidha😢

  • @fardowsaahmed5156
    @fardowsaahmed5156 ปีที่แล้ว +1

    Thnx

  • @Alxamdulillah100
    @Alxamdulillah100 ปีที่แล้ว

    Jzkl khayran Walaal

  • @ilhaamali7364
    @ilhaamali7364 ปีที่แล้ว

    Thnku wlo

  • @ileysonlineacademy8314
    @ileysonlineacademy8314 ปีที่แล้ว +1

    Salim kasoo hadal how to make someone miss you and run after you plzz 🙏

  • @xasansuudi4565
    @xasansuudi4565 9 หลายเดือนก่อน

    Xaga waqtiga cunista badan waa raga , xidhiidhinta badana waa raga , balse ta dumarku ku badan yihiin waa wax weysiisiga badan iyagoo ogeen qof walba xaaladu ku suganyahay

    • @raxmaabdiraxman6981
      @raxmaabdiraxman6981 4 หลายเดือนก่อน

      Yaahuuu Balaayaa Wax Ku waydiisata😂

  • @maxamedshankar9059
    @maxamedshankar9059 ปีที่แล้ว +2

    First 1️⃣

  • @t0mmjerry708
    @t0mmjerry708 ปีที่แล้ว

    Wll waxan ku iri dhoor mar ayaa lay dhaawacay mahaa markii dambe naftayda waxay bilowday in lahe li taan kayga ay aad u adkaato mida kale markan is dhaho dadka yara dhaxgal naftayda aad ayay ugu xuntahay waxkastay igo sameesa si aan kaligay u ahaado

  • @abdikafialiissack5669
    @abdikafialiissack5669 ปีที่แล้ว +1

    Nio kasoo hadal sida qof loo barto introvert ah mahadsanid

  • @kaltumaadennoor5001
    @kaltumaadennoor5001 ปีที่แล้ว +1

    Thanks

  • @t0mmjerry708
    @t0mmjerry708 ปีที่แล้ว +1

    Anaa ba is la yaaban walhi waxan sameeyan garan la yahay kalinimadan qaab kee ugu baxaa heer waxay I gaar siisay nafto aan qoyskayga kadhax baxo ee iso duceya walalayaal

    • @NacimoCali-y3w
      @NacimoCali-y3w หลายเดือนก่อน

      Waxa dagnaasho ku dareemesid sameey❤😊

  • @yasmiinmaxamud9124
    @yasmiinmaxamud9124 ปีที่แล้ว +1

    Thankis abowe

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 3 หลายเดือนก่อน

    War aad ogtahay xiso lomaqabo lacagta laisticmalo calamadey lama ogolo dowlada iskuxiri qalin silokasin tiro maleh intajer sonoqonta sida sun ineytahay loshegi jiray gacanta kutabato carabka aba sankaga kailali faraha sun waye lacagta lagutiriya

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali ปีที่แล้ว

    رائع 👏👏👏👏👏

  • @hananmohamuud9575
    @hananmohamuud9575 ปีที่แล้ว +1

    Wallahi been ma ahan

    • @Shaafidhel
      @Shaafidhel หลายเดือนก่อน

      Asc

  • @aishaali9102
    @aishaali9102 ปีที่แล้ว +1

    Mind gameka kawaran qof xiseen badan la siye halmar laga goostey wixi dhan?

    • @ayanomer1300
      @ayanomer1300 ปีที่แล้ว

      Wuu ka hadlay wll,waxa la dhahaa "Push and Pull technique"

  • @SacduushCabdulaahi
    @SacduushCabdulaahi 7 หลายเดือนก่อน

    ❤😔

  • @marwaahmeth6871
    @marwaahmeth6871 ปีที่แล้ว

    M.a 1m wa u qalanta

  • @nimoawil8120
    @nimoawil8120 10 หลายเดือนก่อน

    😮😢🎉❤❤❤ mhdsnid 😢😢😢😢😢

  • @raaqiyabaashi3184
    @raaqiyabaashi3184 ปีที่แล้ว

    Qof wanaaga u saxib ah

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂👍👏

  • @ubahhussin1885
    @ubahhussin1885 ปีที่แล้ว

    🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁

  • @xawamaxamed8267
    @xawamaxamed8267 ปีที่แล้ว

    Raga somalida Orhan waa ey ey dhashay😡😡

  • @SamsamSamsam-ws3mu
    @SamsamSamsam-ws3mu 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid