SIDEEN AHAA INTAAN WHEELCHAIR KU FADHIISAN REACTION MY OLD PHOTOS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 2.3K

  • @awekeshiferaw2442
    @awekeshiferaw2442 4 ปีที่แล้ว +1428

    Inta nabigeena jecel scw like isaara👍👍👇

  • @ahmedyusuf978
    @ahmedyusuf978 4 ปีที่แล้ว +602

    Kuman nicin walaal asad inta jecel asad qosolkiisa like farta u taag

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 3 ปีที่แล้ว +4

      Subscribe igu caawi walalkay mahadsanid

  • @Geelo
    @Geelo 4 ปีที่แล้ว +913

    Inta jeceel asad qosolkiisa like sotuura

    • @zagalqueen2701
      @zagalqueen2701 4 ปีที่แล้ว +5

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @najaxcabdilaahi7301
      @najaxcabdilaahi7301 4 ปีที่แล้ว +5

      Waan ku Jeceel asad wllo qali❤❤❤

    • @Humaira9323
      @Humaira9323 4 ปีที่แล้ว +7

      Wlhi blhi tlhi wa sadexda magac ilahey asad xagio farxadiisa wn jeclahy wlhi murug ayan darema marku murugodo.
      Ilahey haka dhigo mid marwalba faraxsanada.

    • @guuleedcade4965
      @guuleedcade4965 4 ปีที่แล้ว +2

      Pppppp

    • @fisoabdullahi9140
      @fisoabdullahi9140 4 ปีที่แล้ว +1

      ABOWWAXMAWASIKARTAA KUSKAGA DARENMALEYAHAY OK

  • @queenaasia1159
    @queenaasia1159 3 ปีที่แล้ว +410

    Inta nabiga jecel like saar🤲🤲🤲

  • @ahmedyusuf978
    @ahmedyusuf978 4 ปีที่แล้ว +271

    Asad don't give up man still your happy you will be walk your legs insha allah

  • @zii___baazid529
    @zii___baazid529 4 ปีที่แล้ว +523

    In SHa allaH waad GaadHi gaaraysaa Wax WaLboo NiYadaada Ku JidHa....
    ASAD HAGIO🇲🇾❤🇸🇴

    • @mohamudismail207
      @mohamudismail207 4 ปีที่แล้ว +1

      Bro wad cafimadi donta insha alllh wlll

    • @nuurasaleban7655
      @nuurasaleban7655 4 ปีที่แล้ว

      Hadaad qurxontahay asadow

    • @gametv.743
      @gametv.743 4 ปีที่แล้ว +2

      Sii caato subscribe isaar ana wan ku saara

    • @uminajah2979
      @uminajah2979 4 ปีที่แล้ว

      Maya walal

    • @fathiahmed3845
      @fathiahmed3845 4 ปีที่แล้ว

      waku saray wll plze adigana isar plze

  • @faatmachannel7717
    @faatmachannel7717 4 ปีที่แล้ว +335

    Asad abowe insh allah waat cafimadesaa wane soconesa insha allah

  • @knginjoyao5478
    @knginjoyao5478 4 ปีที่แล้ว +346

    Inata Jcl caafimadka asad hagio like dheh 💗💗💗✔✔

    • @fisoabdullahi9140
      @fisoabdullahi9140 4 ปีที่แล้ว +1

      AWALWADMADOWED HAD AWAY SCADEYSAY SOME DADAYAXDALNURSHE AQAS

    • @bashiirbaldahab3250
      @bashiirbaldahab3250 4 ปีที่แล้ว +1

      Wxn ka helay gesi njmdda yarbi dib ha ku siyo cfmdkaga buuxo

    • @fartuunmohamed3125
      @fartuunmohamed3125 ปีที่แล้ว

      💕💕💕💕💕

  • @alisaaram8287
    @alisaaram8287 4 ปีที่แล้ว +142

    Wanku sarijirey why aniga 4 email ayn sameysty wankga sary tankle 2019 dad mobilkoda inta ka qado ayn kaga sari jirey supscrp

    • @hanuuscabdi2061
      @hanuuscabdi2061 3 ปีที่แล้ว +2

      M.a alle haku xifdiyo abyo

    • @faluujasharaf868
      @faluujasharaf868 3 ปีที่แล้ว +1

      Alisa aram abayo subscribe iisar plz

    • @faluujasharaf868
      @faluujasharaf868 3 ปีที่แล้ว

      @@hanuuscabdi2061 abayo subscribe iisar plz

    • @hanuuscabdi2061
      @hanuuscabdi2061 3 ปีที่แล้ว

      @@faluujasharaf868 waan ku saaray abyo

    • @faluujasharaf868
      @faluujasharaf868 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hanuuscabdi2061 shukran wll sare

  • @naimomahamud2900
    @naimomahamud2900 3 ปีที่แล้ว +32

    Dunida wax waliba wuku somara lkn wa lagu samra waxnad tahy qof samir badan oo iman leh masha allh

  • @imhirey1847
    @imhirey1847 4 ปีที่แล้ว +243

    Wllhi anaga xata mafaraxsanani inta rijenooso istaaga asad☝️☝️☝️allah haku cafiyo🤲🤲🤲

    • @quenranuuda5690
      @quenranuuda5690 4 ปีที่แล้ว +1

      Amiin amiin wll Asad Allah haku cafiy🤲🤲

    • @mushtaqqalbiuroon6928
      @mushtaqqalbiuroon6928 4 ปีที่แล้ว

      Aamii Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😢🤲🤲☝️❤❤❤

    • @muniiroshoodhe9803
      @muniiroshoodhe9803 4 ปีที่แล้ว +1

      Amin

    • @Kawsar217
      @Kawsar217 4 หลายเดือนก่อน

      Ma nooshahay😂😢1.9m❤

  • @ziizhanaa
    @ziizhanaa 4 ปีที่แล้ว +161

    Team asad hajio like
    Wll asad allha ku desto aduun iyo aqiro

    • @gametv.743
      @gametv.743 4 ปีที่แล้ว +1

      Hanaa official subscribe isaar mcnto anigana wan ku saarayaye waa balan

    • @imrayaan3645
      @imrayaan3645 4 ปีที่แล้ว

      Asad above alaaha ku caafiyo

    • @siraadcawed6667
      @siraadcawed6667 4 ปีที่แล้ว

      Allh ku cafiyo wall macan ❤❤❤

  • @fardowsamohamed4724
    @fardowsamohamed4724 4 ปีที่แล้ว +89

    Markad yared quruxlow ba aheyd😘maasha allah hada xita wa shidanthy alle lugahaga hakugu istajiyo malin dhow insha allah ❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 หลายเดือนก่อน +10

    2023/11/3 who still watching this ❤ hada dawaneysid like ISKA SAAR 😂❤ waan idin salaamay inta iga dambeysa farxad ku noolaada inshallah

  • @southcawareness2520
    @southcawareness2520 3 ปีที่แล้ว +51

    Very emotional clip quite touching but mashallah bro keep the hard work UP. I like your humbleness, shyness and respect you have towards others......You earned my Tick ✔

    • @mohamedabdi3364
      @mohamedabdi3364 2 ปีที่แล้ว

      Wlhi intii aan Daawanayey Azad waxaa is belahay dareenkayga. Alle ha kuu Danbi dhaafo sxb.

  • @fartacabdulahi7326
    @fartacabdulahi7326 4 ปีที่แล้ว +90

    Heestan marki aan maqlo wlh qalbiga ka ooyaa😭😭😭😭
    Wll Asad Hagio insha Allah wad caafimadi dontaa

  • @raxmomaxamedcadow5938
    @raxmomaxamedcadow5938 4 ปีที่แล้ว +79

    Wan kujecelahay wan kutageraa my pro keep going 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Simran_ashokAshok
    @Simran_ashokAshok 2 ปีที่แล้ว +23

    After 27th August it's been painful & heartbroken years, but you're strong asad hagio masha Allah but still I'm saying to you Stay strong walalo forever.
    Wa qadar alle samir kana badi insha Allah you may walk again insha Allah may Allah bless you apowe.💝

  • @sakimanutd-zo5un
    @sakimanutd-zo5un 7 หลายเดือนก่อน +11

    ᴀsᴀᴅ ʜᴀᴊᴏ ᴡᴀ ʟᴇɢᴇɴᴅ ᴄɪᴍᴀᴅᴀᴅ ᴋᴜ ᴛᴜʀ sʜᴘ ʏᴀʟ💯

  • @ambaiimaan272
    @ambaiimaan272 4 ปีที่แล้ว +159

    Asd waxn kugu riyody adigo socanayo ❤❤

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 3 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe igu caawi walal adoo raali ah

    • @zeinoali8206
      @zeinoali8206 3 ปีที่แล้ว +2

      Lkn wllo waxd ku rooyotid lama sheego ma rimo wey zo

    • @shucaybmustafe3422
      @shucaybmustafe3422 3 ปีที่แล้ว +3

      Beena lay

    • @ambaiimaan272
      @ambaiimaan272 3 ปีที่แล้ว +2

      @@shucaybmustafe3422 ma u diidantahy
      Maxaa ka qadee😀

    • @shucaybmustafe3422
      @shucaybmustafe3422 3 ปีที่แล้ว +2

      @@ambaiimaan272 may wll uma diidani

  • @aragsanmohaa6327
    @aragsanmohaa6327 4 ปีที่แล้ว +70

    😭Don't worry Walal Asad maar lee lugahaaga kuu iistagi Donta InshaAllah Never give up 🥰🙏

    • @sakariyeomar1190
      @sakariyeomar1190 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc sxb asad hambalyo 😍🤩🤩🤩🤩

  • @MohamedHassan-mm6dc
    @MohamedHassan-mm6dc 2 ปีที่แล้ว +7

    Adoo fadhiya kuma baran asadow xasuus badan iga mudantahay wlhi dariskena xalasha ayaa eheed Allha kucafiyo abowe mar un waa arki donaa adoo sidadaadi hore ah❤

  • @DeeqoJibril
    @DeeqoJibril 26 วันที่ผ่านมา +6

    10/08/2024 still daawanooyaa maalin sabti ah 03:45 galabnimo
    Daka 2025 daawan doona 1 ❤

  • @jowharamuktar7166
    @jowharamuktar7166 3 ปีที่แล้ว +17

    Say Alhamdulilla🤲🤲🤲🤲 Asad hagio that's part of your life 😘😘😘love you more❤️❤️❤️

  • @abdishukri20
    @abdishukri20 4 ปีที่แล้ว +17

    Inshaallah abow waad caafimaadi doontaa waxaana kuu Rajaynayaa in aad wayahaas waaya ka qurux badan aad kunolaato inta noolashaada kadhiman.keep going wll mcn

  • @xamdixusen2934
    @xamdixusen2934 4 ปีที่แล้ว +34

    Insha Allah wad caafimaadee niyada khayr usheeg

  • @safiyopea6952
    @safiyopea6952 4 ปีที่แล้ว +24

    Yarantadi io hda yarantadi le ku jclan lha team asad love dhac💓💓🖤

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 3 ปีที่แล้ว +2

      Abayo subscribe igu caawi walal adoo raali ah

  • @ismaabukar2106
    @ismaabukar2106 4 ปีที่แล้ว +30

    Wad kakicidonta inshallh 🙏niyadada Qer usheg anaga na wa ku so duceneyna Allh hanaga aqbalo 🙏🌹❤️

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 3 ปีที่แล้ว +14

    Asad Don't give up bro,Keep going Alhamdulilah InshaAllah lugahaga kuu is tagi donta Ameen💯💯🤲🤲🤲❤❤❤Insha Allah Ameen

  • @prodube9062
    @prodube9062 2 ปีที่แล้ว +6

    Hada 800k insha allah guul walaalayaal garsiiya 1m wiilka wlhi adban utaagera waayo waa qof noloshiisa ku qanacsan wan ooyay markaan dib ugu noqday barigii uu sawiradaa soo bandhigaayay anabay xasuus ahaan udaawanaya oo video yadan dib ugu laabtay alle nolosha hakugu hagaa jiyo walalkaygah 😢🥲❤️❣️🥰

    • @nadiifomaxamed9174
      @nadiifomaxamed9174 2 ปีที่แล้ว +2

      M.a 800k waa wa loogu farxo 🥰🥰

    • @fatximoha6970
      @fatximoha6970 2 ปีที่แล้ว

      Hada neh comin soon 1m i.a

    • @Safa-xc9xs
      @Safa-xc9xs 25 วันที่ผ่านมา

      2m above haddda

  • @kingfaibaofficial8047
    @kingfaibaofficial8047 4 ปีที่แล้ว +34

    Asad xagio my bro legend your patience will never fade from the heart of the society 🇸🇴🥰

    • @gametv.743
      @gametv.743 4 ปีที่แล้ว

      King faiba subscribe isar wll

    • @abwaandhanacraxmaan1410
      @abwaandhanacraxmaan1410 3 ปีที่แล้ว

      Asad walhi wllo waan kaa xumahy waan ku soo ducynya waanku jecllnhy waliiga haa murgoon

    • @abwaandhanacraxmaan1410
      @abwaandhanacraxmaan1410 3 ปีที่แล้ว

      Runtii waanku tageera oo ku jeclhy walalkay

    • @mohaalii4601
      @mohaalii4601 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣

  • @xabiiboibraahim7688
    @xabiiboibraahim7688 4 ปีที่แล้ว +24

    😡😡Hadaan murugeysanahay AMA xanaaq sanahay markan daawado asad wan farxaa maasha Allah keeb going abowe

  • @iftinjama2384
    @iftinjama2384 3 ปีที่แล้ว +30

    Keep going brother we all love you 😍

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 ปีที่แล้ว +2

    Boqorka TH-camrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ ❤ from hargeysa

  • @maryamamaxamed7095
    @maryamamaxamed7095 4 ปีที่แล้ว +11

    Alxduliilah Allah ay mahad lah insha Allah cafimad Allah ahku siiyo walalkey Asad

  • @amalabdi3956
    @amalabdi3956 4 ปีที่แล้ว +16

    Ani u horeeyo wllky asad ❤️🙏🏽 Horay usoco Caafimaad bn kuu rajaynayaa huuno From Jigjiga🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @najuumbilcan9301
    @najuumbilcan9301 4 ปีที่แล้ว +8

    Asad wiilka kaliye somali oo dhan wiilkooogii u ah brother qalbi saafi ba thy wlhi 😭😭😭😭❤

    • @maxamedcabdulahi8700
      @maxamedcabdulahi8700 3 ปีที่แล้ว

      waaw asad xajiyow wad nurey saw wa lahi inaanku gursado eeba igaqawataywalahi 😍😍😍😍😍😍

  • @boqoradarercabdisandheer2093
    @boqoradarercabdisandheer2093 4 ปีที่แล้ว +11

    Insha allah wad istagi donta aboowe wana cafimadesa allah kubaryeyna as Allahu cafiya rabi carshi cadimi anyashfii intas waduco asad wllkyga an jeclahay

  • @qalanjo9263
    @qalanjo9263 3 ปีที่แล้ว +13

    Oh my brother I didn't know you are wheelchair i feel bad 😞 😔 Allah wilashena maxa la dhameyay Somalia ilhay umaqan

  • @kingcr4291
    @kingcr4291 3 ปีที่แล้ว +2

    Hadaa jeceshahay nabiga scw like isaar

  • @weareone1837
    @weareone1837 4 ปีที่แล้ว +24

    Shaqsi daacadah wllhi asad hagio allaha kucaafiyo wll

  • @dhegdheerwalaashed3086
    @dhegdheerwalaashed3086 4 ปีที่แล้ว +15

    Insha allah 2021 waxa ku rajeynaa adigo lugahaga ku socdo inaa ki aragno weyne dhici donta mar un abowe😭😭😭

  • @qaaliquman5898
    @qaaliquman5898 4 ปีที่แล้ว +24

    asad wallhi xasuso badan ayad heystaa allow cafimad tam ah kusiiii yeh man 😂

    • @aaminomohamed4814
      @aaminomohamed4814 4 ปีที่แล้ว

      Asad markasa timaha si qurux ujaran jirtay

  • @mbuuswayne2975
    @mbuuswayne2975 3 ปีที่แล้ว +4

    I.A one day you will wallk never give up keep going asad

  • @ygo253
    @ygo253 ปีที่แล้ว +1

    Noloshu waa imtixaan ilaaheey nagu tala galay, shukrinta badi kuna samir dhibka ku gaaray, inshallah waad kasoo dhaawaneysaa.

  • @taamirabdi
    @taamirabdi 4 ปีที่แล้ว +8

    Allah Ku cafiyo bro 😢😢 video marka sodhigtu waxyar dhawac Ku garay 😭😭 azhpta an uwada duceyno wllkyna inuu ilahey cafiyo😭

    • @mohasmartboy3053
      @mohasmartboy3053 3 ปีที่แล้ว

      Amen Illhy ha caafiyo i.a maalin uun lugihiisu ku istagayaa😢🤲✌️

  • @fartuuncadey4308
    @fartuuncadey4308 4 ปีที่แล้ว +5

    Manta anigo soman waxan jecleystay ina Ku duceeyo inu Allah lugahaga dib ugu istaagto amiin yarabi

    • @abdillahijama7871
      @abdillahijama7871 4 ปีที่แล้ว

      Masha allh waa islawada somanayn allha naga aqbalo

  • @ifrahabdirahman4906
    @ifrahabdirahman4906 4 ปีที่แล้ว +14

    Mashaallah Mashaallah waxaa heesataa xasuus badan woow caadi maha keep going Man ❤️

  • @zeeta_zuufi7686
    @zeeta_zuufi7686 2 ปีที่แล้ว +2

    Labasano ka hor 100k baan u dabaal dagaynay 2year ka dib 800k baan u dabaal dagaynaa team 27 agus intaa ka badan insha allah 1m asad hajiyo horumar balaadhan aa samaysay bro markasta guul baan kuu rajaynaynaa 🥰

  • @sumayoabdi1911
    @sumayoabdi1911 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep going aad baan ku jecelnhy 😍 waligaa cidna horumarkaaga haujoojinin wll 🤗 i.a horumar ayaad gaari doontaa (allah yaxfadak)keeeeeeeeep goooooooiiiiiinnnnng very very much wll qali

  • @ayaanali3611
    @ayaanali3611 4 ปีที่แล้ว +7

    Asc ma bro asad I from borama m.a allaha ku xifdiyo bro wlhi waxa thy qof aad u qalbi qurxoon insh waa istaagi malin malmaha ka mida

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 4 ปีที่แล้ว +13

    Sorry brother life has different stages may Allah make it easy for u inshallah

  • @iqraanaali2077
    @iqraanaali2077 4 ปีที่แล้ว +26

    Oh wll mcn cfmd taam ah allaha ku siiyo waadna heli doontaa lexaadkaaga dhamestiran i.a 😊😊 yeah man 😂😂🙏

  • @SevenPastries
    @SevenPastries 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Assad habo you are very handsome with lovely smile we all go through Wht Allah sw has planned for us you are very lucky 🍀 Allah sw saved you keep on going habo

  • @kalsonmohamed1696
    @kalsonmohamed1696 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh abowe sawirada qurxda badan oo noo soo ban dhigte iyo sidaad ufarax saneed waligaa farax sanoow abowe wax ku dhipo ilaah ku ma tusiyo waxii kuku dhacayna wax qoraneey ahaahyeen wll waxaa tahay qof qadarda rabi yaqiin san wlhi ilaah ha ku bara keeyo asad xaajoow♥️♥️♥️👌👌👌 so beautiful boy wlhi

  • @fadumoabdi2694
    @fadumoabdi2694 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaah walala Asad xajiywo Maya wllo qali hnsha allaah 🙏❤️🙏😍😍🤲🤲🙏💐💐Guul guul in sha Allah

  • @aadannuuraadan874
    @aadannuuraadan874 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah abowe Asad haigo waliga farxad ku nolow abowe hormar wacan Ayan ku lehaya abowe Asad haigo

  • @jimaleyussufmuhumud9663
    @jimaleyussufmuhumud9663 3 ปีที่แล้ว +34

    From grass to grace bro. You will soon walk onto your legs walal qaali.
    Allah has better plans for you don't give up.
    Success buddy!.

  • @umimohamed2323
    @umimohamed2323 3 ปีที่แล้ว +5

    I’m watching your TH-cam and you have 319k masha Allah

  • @ISHA_AQOONTA
    @ISHA_AQOONTA หลายเดือนก่อน +1

    Inta jecel in uu asad lugahiisa ku istaago one like

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว +9

    Hnplyo asad wad gaadhay 100k hada markan dawnayo wa 9ki bisha 3 2020❤👑😇
    Mlintad xanusaty ilahay hku cafiyo wllo hnplyo congratulations 100k subscribers 🌟🌟🥀👑👑

    • @deeqachnnel5304
      @deeqachnnel5304 4 ปีที่แล้ว

      2019 mise 2020?

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว

      @@deeqachnnel5304 😂😂😂wllo wad mahsanty wad isxady keyboard ka mobile kayga 2019 la qabsaday ano si jedan so qoran umalaynyaa mhdsanid sis or pro ka taypa

  • @xamdadheman3144
    @xamdadheman3144 4 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allha wlky Asad maxamed rabi cafimad sodag dag oo waraa ha ku siiyo ani muqaal kan wan dhamysan wayay wayo iliin tayda ayan celiin wayay ax ax ax ax

  • @ifraxhussen8832
    @ifraxhussen8832 3 ปีที่แล้ว +6

    Waan kujecelahy wankutager. My. Bro keep going 😍😍😍

  • @izxaqkaraamo4367
    @izxaqkaraamo4367 2 ปีที่แล้ว +2

    Woow just now 700k another level

  • @ahmeds6878
    @ahmeds6878 3 หลายเดือนก่อน

    Asad we will love you bro always I'm team Asad hagio 🥰🥰💯

  • @Norrson
    @Norrson 4 ปีที่แล้ว +10

    INSHAA ALLAAH ALLAAH YASHFIIKA YAA ASAD

  • @sahanibrahim2329
    @sahanibrahim2329 4 ปีที่แล้ว +6

    Asad hagio wa wax illahi qore wll illahi aya waxkasto kudamestire hadana wa wax qornayen ini lugaha laga dawaco i.a cafimad kurajena wllkey (Asad Hagio)

  • @aliafilms6641
    @aliafilms6641 4 ปีที่แล้ว +15

    if I see your smile I'm happy too😭😭🤲🏼

  • @fabalaherzagovin4359
    @fabalaherzagovin4359 3 ปีที่แล้ว +1

    ASAD HAGIO LEGEND HORE USOCO 🔥👑❤️💯💯

  • @qadrocumarcabdi3714
    @qadrocumarcabdi3714 2 ปีที่แล้ว +1

    Calosha ayaa ixanuntay aboowe wixi hore iska ilow Allah ha ku cafiyo 🤲 🥲🥲🥲🥲 sorry dhibka qofna lama dhalan Mar kale Allah ha ku cafiyo 🤲 Mar waliba waan ku duceyaa waxan jeclahay adigoo tagan inaa ku arko 😭😭🤲🤲

  • @mohanyoung1393
    @mohanyoung1393 3 ปีที่แล้ว +3

    Broh wallhi calusha i hurizay cfmd tammah ku rajenah😰😰😰😭😭😭😭😭😭😭😭😭💝😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭

  • @Hooyo1
    @Hooyo1 4 ปีที่แล้ว +4

    Hambalyo asad ugu dambeyn 100k subscribe wad gaarty next Insha allah wxa rajeynayaa inaad gaarto 1m subscribe

  • @aishamohamed9997
    @aishamohamed9997 4 ปีที่แล้ว +9

    Congrts for your 100k subscribers 👏👏❤️ Allah kucaafiyo Asad

  • @brothersgaming124
    @brothersgaming124 3 หลายเดือนก่อน

    2024 dadka daawanoya u duceeya wllkena asad in uu Allah dib ugu soo celiyo lexaadkiisa😢❤

  • @abdirahmanaa
    @abdirahmanaa 2 ปีที่แล้ว +2

    Asad Never Give Up Man💪🤝
    In maalin un Ilaheey kuu rumeeyoo riyadaada oo ah in aad dib uga socoto Lugahaga ayaan kuu rajeynaa bro🙏🥰

  • @mulkiabuubakar2676
    @mulkiabuubakar2676 4 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi waaa ilmeeyey caaaw waxaa soo xasuustey yuusuf tixsi allah yarxma yaaximiin waa wiil maskiin ah hal iskuul iyo hal dugsi isla soo shiganhy illaah ha unaxariisto yuusuf caaaw xasuusa gaky waana ilmeeyy yuusuf iyo wllkiisa kayar diyeesh lawadaba way geeriyoodeen hoiyadooda lawa daas wiil ayy qabty wyna geeriyoodeen allah yarxma waa xasuus wlhi asad anga asad adga kuma xasuusti lkn yuusuf tixsi aaad baa uxasuustaa illaa iyo hdda qlpigyga kana go an waaa iska ilmeenayaa caaaw

    • @sahalyoubng5057
      @sahalyoubng5057 4 ปีที่แล้ว

      Aamin abaayo Allah ha udhaxar iisto

    • @wanaagjecel9999
      @wanaagjecel9999 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa rabbi
      Hooyadood meel maku ogtahay hadda?

    • @mulkiabuubakar2676
      @mulkiabuubakar2676 4 ปีที่แล้ว

      @@wanaagjecel9999 haaa ceelasha degan tahy

    • @wanaagjecel9999
      @wanaagjecel9999 4 ปีที่แล้ว

      @@mulkiabuubakar2676haa maadama ay caruurteedi wada dhinteen yaa hadda hayo ama xaalkeeda waa sidee ayaan iswaydiiyay inkastoo ilaahay oo ooga naxariis badan ujoogo

    • @mulkiabuubakar2676
      @mulkiabuubakar2676 4 ปีที่แล้ว

      @@wanaagjecel9999 gabdho ayy qabtaa abayo

  • @baniiqurux3954
    @baniiqurux3954 4 ปีที่แล้ว +4

    Asxaabta asad hagio wan idiin salamay aniga aad baan uxanun sanhy usoduceeya xanun waxa waaye niyad jab qalbiga aya liga jabiyy wiil aan jeclaa baa iqiyaamay naag kle IGA gursady aniga wan xanun saday isoduceeya wan idiin bariyaa ducadiina ubahanhy

  • @sabnaabdalla3371
    @sabnaabdalla3371 4 ปีที่แล้ว +9

    Keep going wll asad hagio farxad ku nolw abid ❤❤❤❤❤

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxwalbo oo daco waa wax kuuqornaa, alhmdulillah hadiiba aad caafimad qabto insha Allah one day lugahaaga waad kusocondoontaa ameen

  • @munoqoorey
    @munoqoorey ปีที่แล้ว +2

    Asad wllh wan qiirodaY😭😭😭

  • @kaltunmaxamed4885
    @kaltunmaxamed4885 4 ปีที่แล้ว +11

    Wllo malin malmaha kamida wad ku socin donta lugahaga inshalh😢😢😢

  • @abdisalaamahmed7603
    @abdisalaamahmed7603 4 ปีที่แล้ว +10

    Wlhi warqada koobi kugu imaan jiray 😭😭

  • @ladanqali4590
    @ladanqali4590 4 ปีที่แล้ว +28

    abowe qadirta alle lama diidi karo 😭😭😭lkn waxan ku rajeynaa inuu illahey kaa dhigo qof samir iyo dulqadle oo ku faraxsan qadirta illahey wlhi wan daremi karaa marxalada ad ku sugantahay illahey ayaan ku baryaa inuu ku siiyo cafimad 😭😭😭 😭😭😭

  • @faadumoxasan7991
    @faadumoxasan7991 2 ปีที่แล้ว +2

    allaha unaxariisto inta dhimatay inta xanuun sana allaha caafiyo aamiin yaarabi🤲🤲🤲❤❤❤💓💕💓💕💕💓

  • @nimcohodan2350
    @nimcohodan2350 4 ปีที่แล้ว

    Hadiiba aad u adkaysanayso oonay dareenku gureebayn walal noosoogub aad baan uqiiraysnahay wlhi waa markii ugu horeysay een channelkan soobooqdo qof dhalinyara oo noloshiisa waxbadan soomaray haddana saan ufaraxsan masha Allah nolosha farxad kudhamayso walal❤❤

  • @ahmeddeey91
    @ahmeddeey91 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah walal qali asad hagio 😭😭😭😭😭😭😭

  • @smartgirl9285
    @smartgirl9285 4 ปีที่แล้ว +28

    Rajooyinkeena allaha noo rumeeyo insha allah🤲💯

    • @ugasoamah5200
      @ugasoamah5200 4 ปีที่แล้ว +1

      Insha allah wll

    • @iaig99
      @iaig99 4 ปีที่แล้ว +1

      insh'allah 🤲🤲

    • @quenranuuda5690
      @quenranuuda5690 4 ปีที่แล้ว +1

      Inshallah 🤲🤲🤲

    • @gametv.743
      @gametv.743 4 ปีที่แล้ว

      Fariiha subscribe isaar ana wan ku saarayaye waa mcnto

    • @gametv.743
      @gametv.743 4 ปีที่แล้ว

      @@ugasoamah5200 subscribe isaar mcnto anigana wan ku saara

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 4 ปีที่แล้ว +16

    No, way BRO, we ❤️❤️❤️YOU SO MUCH!! YOU'RE REALLY BREAKING MY HEART!! YOU'LL REACH TOO SOON. (IN SHAA ALLAH) KEEP FAITH AND BE STRONG!! BOTHA🙏🙏🙏

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 4 ปีที่แล้ว

      Sorry, some corrections on my written comment!! I was meant to write BROTHA!! do you understand????

    • @mohaali3114
      @mohaali3114 2 ปีที่แล้ว

      Wawa

  • @abdinaseribrahim1639
    @abdinaseribrahim1639 2 ปีที่แล้ว +1

    legend horay u soco 2 sano 100k bad u dabaal dageysey hadane waxaan rajeynaya inaan kugula dabaal dagno 1M soon insha allah

  • @funnytube2174
    @funnytube2174 3 ปีที่แล้ว

    Gabadhaad abtiga utahay awawgeed khaliif muumin bargaal iyo walaashiis cadar muumin reer sucuudi baan is la ahayn masha Allah

  • @ismahaancabdullahi4314
    @ismahaancabdullahi4314 4 ปีที่แล้ว +9

    Asc asad wall wad cagimadeysaa insha allah dibna waad ugu istagi dontaa lugahada bi idnilaah

  • @abdihamitoffcial4791
    @abdihamitoffcial4791 4 ปีที่แล้ว +8

    100k gaarziiYa azad Hagio wlaaal😎 how down man😅

  • @saarasuubanteam2791
    @saarasuubanteam2791 4 ปีที่แล้ว +9

    Kumanan nicin wllky qaliyow 😭💖
    Insha allah wad cfimadin malin una wad na hor iman adoo lugahaga kusocnaya i.a😭😭

  • @qureshoibarhim1469
    @qureshoibarhim1469 2 ปีที่แล้ว

    Asc asad wallo manshallh wad nuresa illhay ku barakeyo allha ku xifadiyo waxan ku qoseley adigab isa jafoyey

  • @hamdaabdilahi1883
    @hamdaabdilahi1883 3 ปีที่แล้ว +1

    Ouch😭😭😭😭please don't give up @asad #hajio you will be okay

  • @haniitah
    @haniitah 4 ปีที่แล้ว +4

    Wll mar walba waan calool xumaada insha allah luga haaka waad ku socon waxba kama aha allaha xagiisa🤲
    niyada kheyr usheek

  • @gaazaugust7789
    @gaazaugust7789 4 ปีที่แล้ว +11

    stay strong brother
    long life and never give up go forward

  • @saharasalad4261
    @saharasalad4261 4 ปีที่แล้ว +8

    How :are you doing? I'am so sorry what was happend to you I'am glad you are fine now illaah bless you always amiin

  • @maryannuur7916
    @maryannuur7916 3 ปีที่แล้ว +2

    Wan kaxumahy wll wllhi calasha ayaa ihortey wan kaxumahy ilahy haku naxaristo 💜💜

  • @anuupea8966
    @anuupea8966 2 ปีที่แล้ว

    Aboowe dar alla kuu jeclahay Illahay riyooyinkada haduu rumeeyo cafimad sareecan Alle haku siiyo lixaadkada Alle haku Soo celiyo