khaalid kaamil KU KHAFIIFAY KULANKAAGA LYRICS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 148

  • @SahroCabdi-tl3ze
    @SahroCabdi-tl3ze 4 หลายเดือนก่อน +42

    Wiilkan hesihisa makala dhacan wllhi qalbigu kahadlaa khalid kaamil tageero buuxo kuahay full resbect🤴😍♥️💯

  • @abassabdiaziizosman6594
    @abassabdiaziizosman6594 2 วันที่ผ่านมา +1

    Best song 🔥

  • @mohamedcaabi9197
    @mohamedcaabi9197 2 ปีที่แล้ว +26

    Cawa oo an murqaan sanahay bn dhagaysanayaa❤️‍🔥

    • @hodanmaxamedxasan3345
      @hodanmaxamedxasan3345 2 ปีที่แล้ว

      😅🤣🤗😁🤢😎🤠🥶🇸🇴😎🥲😎❤

    • @dundusisxaaq8120
      @dundusisxaaq8120 2 ปีที่แล้ว

      L m9l8hhhmlu
      U l
      l u.kioyy. hum yim

    • @salaadmacalin4710
      @salaadmacalin4710 ปีที่แล้ว +2

      Sidoo kale bro habeenada marqaanka waba habeenada jaceylka lasoo xasuusto

  • @najmoahmett8817
    @najmoahmett8817 2 ปีที่แล้ว +10

    🥺kaa radshy dunido dhan 💔🙋🏻‍♀️😩

  • @Xulkaqaraamka
    @Xulkaqaraamka ปีที่แล้ว +56

    Waxan Ahaa qof ku shaqeeya Xirfadda Gacanta ee fuundinimada ama gurya dhisidda Waxan aad u jeclaa Gabadh School Secendry an wada dhamaynay Kadib iyadu jaamacada Bay gashay anigana dhagaxle ayan noqday way I Xumaysay wayna iga dal-doorsatay Iskuma murjin walhi howshaydii ban Iska Watay waxay ahayd 2016kii Hadda Waxan ahay Ganacsade haysta Hanti ku Filan alxm Dumar miduu calmadana Heli kara Qoftii wan iska cafiyay Waayo waa Dumar Aan garanayn wax haynta iyo Fara madhnaantu inay qofka la dhalan WAAD MAHAD SANTAY HADII AD QORMADAYDA DHAMAYSATAY LIKE 👍 IISAAR WLL🙏30/11/2022

    • @sagalapdirahmn5179
      @sagalapdirahmn5179 ปีที่แล้ว +7

      Masha Allah wll hore usoco dadka qaarba damcu haleeye arsaqdana ilaahy baa bixiya Mar walba u mahad celi laga yaaba inaany gabadhsi khayr ku lahyn amba calafkga ahayn🙏😥

    • @Xulkaqaraamka
      @Xulkaqaraamka ปีที่แล้ว +1

      @@sagalapdirahmn5179 Waa sidaa walalo alle haysiiyo mid iimaan iyo akhlaaq leh markan xulasho ayan ku jiraa eebbe haygu guuleeyo

    • @yahyesalad9701
      @yahyesalad9701 ปีที่แล้ว

      Wl xge jogta aniga Uganda kampla joga arin yar bn rabey Inan ku shego

    • @Aishacilmi
      @Aishacilmi หลายเดือนก่อน

      Qoralkaga waxa aqrisanaya 2024.❤

  • @farxiyocadaawe2117
    @farxiyocadaawe2117 2 ปีที่แล้ว +14

    13:50
    20/10/2022
    Abdikariim io Abdirahman allha idin naxaristo walalehy wn idin xiisay ku dul ooyay sawirkina💔💔💔😥😥😭😭

    • @amiira6653
      @amiira6653 ปีที่แล้ว +1

      Qalbiga Alle hku qabojiyo wll😭😭😭😭

    • @farxiyocadaawe2117
      @farxiyocadaawe2117 ปีที่แล้ว

      @@amiira6653 Amiin yarabi jzakllh abyo mcn

    • @abshirxabiib2901
      @abshirxabiib2901 ปีที่แล้ว +1

      It's a painful feeling 😭🙌 stay strong 💪 sis ❤️🙌

    • @farxiyocadaawe2117
      @farxiyocadaawe2117 ปีที่แล้ว +1

      @@abshirxabiib2901 Tnx😥❤

  • @maryanbaazi7821
    @maryanbaazi7821 2 ปีที่แล้ว +20

    Waa hees qurxoon oo murti xambaarsan ❤❤

  • @AnisoAli-e6z
    @AnisoAli-e6z 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aduunku wuu guulaystay
    Qalbiyaduna way qasaareen
    Wlha wax la,layaabo maahan ee waligaa horay u soco gadaalna hafiirin🌍🥺🌹

  • @luuleyxasan9646
    @luuleyxasan9646 2 ปีที่แล้ว +11

    Allay.lehee hees xabaarsanmurti horey usoco bro khaalid kaamil

  • @CabDulaahi-d6i
    @CabDulaahi-d6i 3 หลายเดือนก่อน +3

    Hestan markaa maqlo wllhi ex tayda hore ayaan soo xasusta😢😢😭😭

  • @QUENAsiya-hs2xc
    @QUENAsiya-hs2xc 3 หลายเดือนก่อน +26

    Hestan Xusus Goni igu ledahy 😭💔

    • @abdisalanyoung4019
      @abdisalanyoung4019 2 หลายเดือนก่อน +2

      Sanadkaas Ana waa sanadkii igu shidnaa ay hestaan soo baxeysay Alx

  • @فراسالجهني-م4ق
    @فراسالجهني-م4ق 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wewwww eww❤❤❤❤❤❤❤❤ Hloreyou kuunjeer uuuuumac uuuuuum ❤❤❤❤❤hees iga deh Masha Allah ❤❤❤❤❤❤maanta laga bilaawo garaabkaga ayaan ahay ❤❤❤wlll ❤qli

  • @naimaabdullahi9346
    @naimaabdullahi9346 2 ปีที่แล้ว +17

    Kan i helay kuleylkisa kashan olashay unba og😭❤️‍🔥❤️

  • @mulkisidow9603
    @mulkisidow9603 3 หลายเดือนก่อน +4

    Jah waidaweysee kamiil❤❤

  • @ummumahir7551
    @ummumahir7551 ปีที่แล้ว +6

    still watching 😭😭kana egey garab keyga aniga miye iga hadlesa run ahanti daren keyga iyo hesta isku mid bbe waku tabe😭😭

  • @CabdiraxmaanMukhtaar-tk9df
    @CabdiraxmaanMukhtaar-tk9df 3 หลายเดือนก่อน +3

    Heesaan waxaan kusooxusuustaa nolosheýda madow 😢waayoo waxaan waayey qofvtaan dunida ukujeclaa ❤wxaan moodaa in aay nafteyda kahadleyso wlhi 😢I LOVE YOU VERY MUCH VERY MUCH NIMCA IINOOLOW MCAANTO igaraali ohoow xppti wlhi waxaan kuujeclahay sida hooyadeey kuma ilaawin mcaan 😢waxba ma,awoodo aan aheyn in aan kuugu xusso niyadeyda 😢farxad ayaan kuurajeynaayaa

    • @ahmednor5566
      @ahmednor5566 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ax dadka is jacel dhal hadee is heli lahaayen Dunida buuq la'aan ayey ahaan laheed.
      Xooga nooga sheekey jaceelkiina sidee isku barateen, maxaane sawabay kala tagiina , hadase xiriir nuuce niiga dhaxeeyo, macquul miyaa inaa dib u midoowdaan?

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ Wow heestii aaan ku bartey khalid kamil 2020 Hrgysa may

  • @chamkozapdi4834
    @chamkozapdi4834 14 วันที่ผ่านมา

    Kan I helay kulaylkiisa
    Kashan oloshay uun ba og

  • @abdisalanyoung4019
    @abdisalanyoung4019 4 หลายเดือนก่อน +8

    Xiligaan yaa ila dhageysanayo 2024 bjsha 9aad😅

    • @ahmednor5566
      @ahmednor5566 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ugaas Hana orad siini bisha 6 baa Soo qortay 2024 anine bisha 7 2024 baa reply kaaga Soo galooya intee bisha 9 nooga tuurtay 😂

    • @ccabdicabdi6491
      @ccabdicabdi6491 หลายเดือนก่อน

      Me

  • @najmamohmouth7623
    @najmamohmouth7623 4 หลายเดือนก่อน +8

    Kinsi xaaji kama heesin
    Kalmad caalim kama sheegin❤️😫

    • @fatomm9374
      @fatomm9374 4 หลายเดือนก่อน

      Qwxjd❤ ❤

  • @SalmaXaashi-id1nv
    @SalmaXaashi-id1nv 3 หลายเดือนก่อน +1

    Heestaan xasuus ayey ikalisay❤❤❤

  • @KingCk-fr7sb
    @KingCk-fr7sb 3 หลายเดือนก่อน +5

    2024 😂❤

  • @somalimaxamed3874
    @somalimaxamed3874 หลายเดือนก่อน +1

    Heeskan 2024 baan daawnaayaa

  • @caashoahmed2769
    @caashoahmed2769 ปีที่แล้ว +5

    😓😓😓 Xannun badan ayaan daremaya pls uma jixin jixo wayo qofkatagay owalba kuma jecleen Wax walbo dhaco lagamayabo in u katago daruuf walbo O jirta 🤕💔

    • @Bukaansocod
      @Bukaansocod ปีที่แล้ว +1

      Abyo dhibka waankula qabaaa samir abyo kaligaa iska ooy waligaa haysku duleyn qof bini aadama oon waalidkaa ahyn
      Adkaysaan fary naftyda🥺🥺

    • @abshirxabiib2901
      @abshirxabiib2901 ปีที่แล้ว

      Yeah stay strong 💪 sis ❤️🙌

    • @mohamedhussain6802
      @mohamedhussain6802 ปีที่แล้ว +1

      Bini aadamku markuu arko inaad daneeneso wuuba kaa sii daraa amar Alle lkn waa la ooya niyadaana laga saara markaas ka dambo still there is a nice person out there.

  • @haboonabdi-mt1pp
    @haboonabdi-mt1pp 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kan i helay kuleelkiisa kasha olashey unba og💔😭

  • @updalleobokar5494
    @updalleobokar5494 4 หลายเดือนก่อน +2

    ya marqan ku dawanaya sidaydo kale like

  • @xassansalaadxireyxirey2023
    @xassansalaadxireyxirey2023 2 หลายเดือนก่อน +2

    Jah boqorkega ❤❤

  • @barliinabanuur6650
    @barliinabanuur6650 2 ปีที่แล้ว

    Waa hees mcn aad iyo aad Ayan ujeclhy

  • @Maxamadildubays
    @Maxamadildubays 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤

  • @suubanmahamed820
    @suubanmahamed820 ปีที่แล้ว

    Kan helay 😢kulaYlkiisa kasha olshaY 😭un ba og😫🥹🤴🏻 xaqiiq 💯

  • @Khaalidclrisaaq-f2r
    @Khaalidclrisaaq-f2r หลายเดือนก่อน

    Ka lininimo la waydooway❤❤

  • @hudamahed5522
    @hudamahed5522 5 หลายเดือนก่อน

    Kan ihelay kuleeskiisa kashoon oloshay uun baa og Huno mcn Amiin

  • @maxamedcabdicumar157
    @maxamedcabdicumar157 ปีที่แล้ว

    Waa hees qorux badan qaalut kaamil

  • @maamokhadra719
    @maamokhadra719 2 ปีที่แล้ว +5

    Kkkk runtii legand bathy

  • @cabdikariimcabdihassan2237
    @cabdikariimcabdihassan2237 ปีที่แล้ว +4

    Hees ad darenkaYga iga HadlaYsa wye 5 mar bn dhagYstaY
    Kan iHely kulaYl kiisa kashan oloshY un baa oG 💔🥺😭

  • @RahmaAhmedcheik
    @RahmaAhmedcheik ปีที่แล้ว +3

    Wow❤❤❤❤❤

  • @maxamedgalad4909
    @maxamedgalad4909 ปีที่แล้ว

    Weh waa ku haystaa

  • @ceynashpogba7402
    @ceynashpogba7402 ปีที่แล้ว +2

    Hess dareen leh

  • @fadhumakule897
    @fadhumakule897 ปีที่แล้ว +1

    Mi fav singer🥰kuwataa

  • @Hodan-f6r
    @Hodan-f6r 2 หลายเดือนก่อน

    Kaa wayay dhinacayga😢😢😢

  • @rahoadan
    @rahoadan หลายเดือนก่อน

    Kadip marka leyso dhawacay ban imadey💔💔

  • @mubaarigxoogsade1033
    @mubaarigxoogsade1033 2 ปีที่แล้ว +3

    Iga Gadana Hestani PRO

  • @qeyramuxumud5774
    @qeyramuxumud5774 2 ปีที่แล้ว +2

    wow hees qatar badana

  • @rymaomar-e3c
    @rymaomar-e3c 2 หลายเดือนก่อน

    😟kana egay garabkeygiiiiiiiii💔😢

  • @SadiiqhaybeRaxmayusuf
    @SadiiqhaybeRaxmayusuf 3 หลายเดือนก่อน

    Waaw waxaasa hees

  • @AmiiraAadan-zn6wl
    @AmiiraAadan-zn6wl 4 หลายเดือนก่อน

    Mashallah wye 😢😢😢😢 4:43

  • @Nuuro-z8v
    @Nuuro-z8v 2 หลายเดือนก่อน

    Ku dul ooyey sawirkaaga 😢

  • @Saiidmohamud-z1c
    @Saiidmohamud-z1c หลายเดือนก่อน +1

    🥺Hooy💔o. Mcn😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭✍️🫀🤱👑

  • @duudabea7082
    @duudabea7082 2 ปีที่แล้ว +2

    miss u pea🥺💔

  • @amiinanwar5533
    @amiinanwar5533 ปีที่แล้ว +1

    Zxp waan kuu tageeraa wlhi zxp

  • @Apdirahmaanibraahim-n3b
    @Apdirahmaanibraahim-n3b 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hi

  • @fardowsarashid9279
    @fardowsarashid9279 11 หลายเดือนก่อน +2

    kusoco khalid kaamil

  • @Hassanyobila
    @Hassanyobila หลายเดือนก่อน

    🎉❤20 24 ❤my love 😍 you ayan ❤

  • @seidhirsi3089
    @seidhirsi3089 ปีที่แล้ว +2

    Pest song

  • @XasanMattaN
    @XasanMattaN 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤dhinacyiga😢

  • @JimcaaleMuxumed-w3i
    @JimcaaleMuxumed-w3i 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hargeysa

  • @omiirahoney2141
    @omiirahoney2141 6 หลายเดือนก่อน +1

    My husband where are you right now 😢😂

  • @YusfAlicabdi
    @YusfAlicabdi 3 หลายเดือนก่อน

    Hees Shidan waye

  • @ridwaanaliawil4003
    @ridwaanaliawil4003 2 ปีที่แล้ว +12

    1 june 2022
    Goobta aan joogaa waa ethipio gaar ahaan herer ama baabuli
    Ku khaqiiqay kulankaagga

    • @12hb
      @12hb 2 ปีที่แล้ว +1

  • @AxmedqadarXasan
    @AxmedqadarXasan หลายเดือนก่อน

    Waa

  • @SundusXaashi
    @SundusXaashi 2 หลายเดือนก่อน

    Heestn❤😢😊

  • @DiyawleJamac
    @DiyawleJamac 4 หลายเดือนก่อน +1

    2024 June 21

  • @sharmaaarka9820
    @sharmaaarka9820 3 หลายเดือนก่อน

    listen 2024😢

  • @raxmocabdulle8434
    @raxmocabdulle8434 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw

  • @yaasmiinmhomedkhaliif2223
    @yaasmiinmhomedkhaliif2223 2 ปีที่แล้ว +6

    Waaaaae

  • @maryancali9552
    @maryancali9552 2 ปีที่แล้ว +12

    Still watching this song😩😩😩🎶

  • @SuguleGundi
    @SuguleGundi หลายเดือนก่อน

    2024 23 September

  • @faadumodheer6654
    @faadumodheer6654 ปีที่แล้ว

    Waxn hestan

  • @munamaxiyadiin6791
    @munamaxiyadiin6791 2 ปีที่แล้ว +2

    Wxa kle❤️❤️❤️

  • @fariixamohamed750
    @fariixamohamed750 2 ปีที่แล้ว +4

    🤩

  • @hudamahed5522
    @hudamahed5522 5 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢

  • @YasiinYaasiin-s4s
    @YasiinYaasiin-s4s 16 วันที่ผ่านมา

    Eaaaàa😅😅😅

  • @filsanosman4872
    @filsanosman4872 2 ปีที่แล้ว +3

    O0

  • @xasanuunzi3802
    @xasanuunzi3802 2 หลายเดือนก่อน

    Ku ganaaxay qalpigaaga 😂😂

  • @maryanbaazi7821
    @maryanbaazi7821 2 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adoonkiiillahay5837
    @adoonkiiillahay5837 ปีที่แล้ว

    Asc mudane iyo marwaba dhamaantiin salan ka dib hal suaal Ayaan idin waydiinaya
    Waxaan hayaa heeso badan
    Anigana danbaaba
    1*heeska
    # Ruuxna ruux aduunyada
    # Raasamaal umuu helin
    #
    #
    #
    #WAA HEES MACAAN
    #FANAANKAAN U DHIIBI
    #LAHAA AYAA LAYDINKA
    #RABAA ( ALL OF YOU )
    #
    #Gmail kaygiina waaba kan
    # ( TANKS )
    #
    #
    #Run usheeg naftadoo
    #Rajadaada duuduub

    • @ahmednor5566
      @ahmednor5566 3 หลายเดือนก่อน

      Wclsm wll ma heshay qof aad u dhiibto mise wali?

  • @SabiriinMaxamed-sh6vl
    @SabiriinMaxamed-sh6vl 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhhhh

  • @fadumosacid9078
    @fadumosacid9078 2 ปีที่แล้ว +8

    Ok wll♥️

    • @hamdixiis3464
      @hamdixiis3464 2 ปีที่แล้ว

      codkaga m.a❤

    • @daahiromarduurgal855
      @daahiromarduurgal855 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hamdixiis3464 kasha Olashay Owgaa 🤞

    • @naima9710
      @naima9710 2 ปีที่แล้ว

      @@daahiromarduurgal855 kasha oloshay unbaa OG 🥹🥹

  • @ataaxdheere5143
    @ataaxdheere5143 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @axmedabuukar1559
    @axmedabuukar1559 2 ปีที่แล้ว +2

    Ok

  • @yusromahamed5136
    @yusromahamed5136 2 ปีที่แล้ว +3

    💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭

  • @saidomarahmed5977
    @saidomarahmed5977 2 ปีที่แล้ว +5

    Jjv

  • @hamdaidiris9215
    @hamdaidiris9215 ปีที่แล้ว

    Wcm wllkey

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 2025

  • @Kifaax-im3bj
    @Kifaax-im3bj 4 หลายเดือนก่อน

    Www❤❤❤❤❤

  • @LiibanXasan-o2j
    @LiibanXasan-o2j 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkk

  • @LiibanXasan-o2j
    @LiibanXasan-o2j 3 หลายเดือนก่อน

    Haa

  • @ibrahincabdi8343
    @ibrahincabdi8343 2 ปีที่แล้ว +4

    Google khalid

  • @cabdalayare275
    @cabdalayare275 2 ปีที่แล้ว +2

    Noce

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 2 ปีที่แล้ว +3

    🔥🐎

  • @shaymaaadanwarsame8494
    @shaymaaadanwarsame8494 2 ปีที่แล้ว +1

    Khaalid

  • @zuleikhaahmed7220
    @zuleikhaahmed7220 ปีที่แล้ว

    💖💕💕💖💯😍👄

  • @MohamedMahamuud-j9y
    @MohamedMahamuud-j9y 9 หลายเดือนก่อน

    Lol

  • @hodanmustaf7497
    @hodanmustaf7497 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkk

    • @ilhanmuse8549
      @ilhanmuse8549 ปีที่แล้ว

      maxad ku qoshoy

    • @Misriiita
      @Misriiita 3 หลายเดือนก่อน

      😢​@@ilhanmuse8549

  • @ibraahimali2584
    @ibraahimali2584 2 ปีที่แล้ว +2

    👎

  • @FadxaIsmacil-t3z
    @FadxaIsmacil-t3z ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤

  • @fariixamohamed750
    @fariixamohamed750 2 ปีที่แล้ว +2

    🤩

  • @SabnaaMohammed-xq5vr
    @SabnaaMohammed-xq5vr 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AsmaSiciid-r4m
    @AsmaSiciid-r4m 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @isroaxned
    @isroaxned 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤