Sida YOUTUBE Lacag Looga Sameeyo | Monitization STEP by STEP

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Sida TH-cam Lacag Looga Sameeyo | Monitization STEP by STEP
    please follow my instagram - Instagram : / moha_video_editor
    ..
    My Website(Course)-
    mohdislam1.com/
    Join Tubebuddy for 1 month free
    www.tubebuddy....
    🌻
    Follow me here
    Instagram : / moha_video_editor
    TH-cam : / @mohdislam1
    Tiktok: www.tiktok.com...
    🌻
    اَللَّهُمَّ صَلِّ عَلٰى مُحَمَّدٍ وَعَلٰى آلِ مُحَمَّدٍ
    #mohamedislam1

ความคิดเห็น • 88

  • @Umumahamed1
    @Umumahamed1 22 วันที่ผ่านมา

    Thanks wll

  • @fatahabukar
    @fatahabukar หลายเดือนก่อน +3

    Wow wonderful

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 หลายเดือนก่อน +4

    Salaam Alaykuma first one thanks

    • @mohdislam1
      @mohdislam1  หลายเดือนก่อน +1

      Thanks 😊

  • @ducaysaneyare8907
    @ducaysaneyare8907 หลายเดือนก่อน +3

    Thanks

    • @mohdislam1
      @mohdislam1  หลายเดือนก่อน

      Welcome🥰

  • @SakariyeHusein-mn8rc
    @SakariyeHusein-mn8rc หลายเดือนก่อน +3

    Sidaloova soo baxsanaayo ayaa igu daran siyaabo ugu fican marka wadanki joogtid rabaa

  • @BalqiizaMohamud
    @BalqiizaMohamud หลายเดือนก่อน +2

    Thank you ❤

    • @mohdislam1
      @mohdislam1  หลายเดือนก่อน

      You're welcome 😊

  • @QOLOFEY_8
    @QOLOFEY_8 หลายเดือนก่อน +3

    Bangi soomaali maku xirikaraa sxp🎉

  • @Xaajiwarfaa
    @Xaajiwarfaa หลายเดือนก่อน +2

    Ninkan waa qoslaa walahy lagend

  • @khabiirgamer
    @khabiirgamer หลายเดือนก่อน +1

    Nice content

  • @KaajaJaaja
    @KaajaJaaja หลายเดือนก่อน +1

    Lph hory usoco

  • @king_amiid
    @king_amiid หลายเดือนก่อน +3

    Keep going brother ❤

    • @mohdislam1
      @mohdislam1  หลายเดือนก่อน

      Thanks ✌️

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish หลายเดือนก่อน

    Salaam brothers and sisters ❤❤❤

  • @ahmedupdirahman
    @ahmedupdirahman หลายเดือนก่อน +1

    Zxp wa mahadsantahay, waxad nogu so dartaa Appka Waafi Mastercardkisa ma ku xidhan karaa TH-camka, oo lacagta ma ku heli karaa

  • @Najma-m9u
    @Najma-m9u หลายเดือนก่อน +3

    Wll Mel an kala soo xiriiro isheeg please 🙏

  • @Abdanyu
    @Abdanyu หลายเดือนก่อน

    Wax ka maadan tegin sxb, lkn waad soo koobtay! 🎉

  • @Nuuwarsamepro
    @Nuuwarsamepro หลายเดือนก่อน +3

    Dhamaadki 2023 Laiga Joojiyay After 8 month Aan applygareyay Waanku Gulaysan Wayay Adsense Cusub Aan Hada Created Weli Waan Sugaa. Lkn Marki Laga Joojiyay Lacag Aa Ku Jirtay Lacagtana Kiskis La Iiga Goosan Jiray 😂 Malin Walba Kissaa Laga Xadi Jiray? What's That

    • @mohdislam1
      @mohdislam1  หลายเดือนก่อน

      Ani waye 😎😂😂😂😂.
      I never heard of that brother 😊

  • @Heysamabdi
    @Heysamabdi หลายเดือนก่อน +1

    Sxbow isku day inaad tix kaliso friends kaga inta aad uso jawabeyso iyo kuwa aad uso jawabenin marka waxad u jawabta kuwa ku dhahaayo intee kalaso xariira marka u sheek mel lakalaso xariiro mhdsanid

  • @mfamliofficial
    @mfamliofficial หลายเดือนก่อน

    8:34 thanks

  • @Ogaan_shaha
    @Ogaan_shaha หลายเดือนก่อน +2

    Aniga Monetization 5 Beri ka hor ayan dirsadhe ila Hada waan sogaya😊

  • @DayHighlights2024
    @DayHighlights2024 หลายเดือนก่อน +3

    Zxp waa kumadceliyaa mar walba waayo waxaa tahy qofkii ugu horeyay ee igu dhiri galiyay inaa barto xirfada editingka malin aniguu tiktok iska dawaanyo ayaa muqulkada ad uga hadleysay video editing ka aa arkay malinkaas ayaa bilaabay inaa barto xirrfadaas
    Mahadsanid zxb ❤🎉

    • @mohdislam1
      @mohdislam1  หลายเดือนก่อน +1

      Welcome sxb , forever grateful ❤️

    • @DayHighlights2024
      @DayHighlights2024 หลายเดือนก่อน

      @@mohdislam1 zxp qaali aa thy 💖

  • @FalasCadey
    @FalasCadey หลายเดือนก่อน +1

    Ninwaxbartey

  • @Idildhamays
    @Idildhamays หลายเดือนก่อน +3

    500 mise 1k wll

  • @CabdiFitaax-zl4lu
    @CabdiFitaax-zl4lu หลายเดือนก่อน +2

    Zxb waxan rabaa in aad ii sheegto meel aan kalo soo xiriro

  • @Cabdiqani6657
    @Cabdiqani6657 หลายเดือนก่อน +2

    Isoqabo

  • @CANOBORECABDI
    @CANOBORECABDI หลายเดือนก่อน +2

    Sxp qaabka akoon logu xirto iyo akoonada ugu fiican kasoo hadal Mahad sanid

  • @Mubaarak1
    @Mubaarak1 หลายเดือนก่อน +2

    Sxb icaawi youtuber ahy😢😢😢😢

  • @Iskashi
    @Iskashi หลายเดือนก่อน +2

    Zxp ani dadka kale ayaan kasoo qaataa muuqaalada

    • @mohdislam1
      @mohdislam1  หลายเดือนก่อน

      Mmmh 😳

  • @Hanigaraad-c1e
    @Hanigaraad-c1e หลายเดือนก่อน +2

    Wll kasoo hadal sida xayaysiinta loo contoroolo

  • @xasanabdirahman487
    @xasanabdirahman487 หลายเดือนก่อน +2

    Sxb sida ogaansho oo kale waa u isticmaali karaa soo ma aha Edit ku sameeyo muuqalada.

    • @mohdislam1
      @mohdislam1  หลายเดือนก่อน

      Yap sxb

  • @Mrkadiir
    @Mrkadiir หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah 😊😊

    • @mohdislam1
      @mohdislam1  หลายเดือนก่อน +1

      🥰

    • @FahiimaFaHmin
      @FahiimaFaHmin หลายเดือนก่อน

      Asc Abayo xagee laka helaa wan ku baahanahay caawi maad

    • @Mrkadiir
      @Mrkadiir หลายเดือนก่อน

      @@FahiimaFaHmin ok lakin aniga wiil baa ahay baa camid ah ..

    • @Mrkadiir
      @Mrkadiir หลายเดือนก่อน

      @@FahiimaFaHmin ok lakin aniga wiil baa ahay baa camid ah ..

  • @AXaadle
    @AXaadle หลายเดือนก่อน +2

    Ustad bank kiyadaa somalia maluku xiraan karra youtube igaa jahil bixii ustaad jawab

    • @mohdislam1
      @mohdislam1  หลายเดือนก่อน

      Bank walbo haaa sxb

  • @Akram.media1
    @Akram.media1 หลายเดือนก่อน +2

    Facebook ka soo same bro🫡

  • @Hassanaadan201
    @Hassanaadan201 หลายเดือนก่อน +2

    Wll igu Qaali ah Guuleyso

    • @mohdislam1
      @mohdislam1  หลายเดือนก่อน

      Thanks walal ❤️

  • @Axmedcaafi
    @Axmedcaafi หลายเดือนก่อน +1

    Nio wali update ma aadan noqonin 500 subs 3k daawasho

    • @misskaalaraChannel
      @misskaalaraChannel หลายเดือนก่อน

      Abowe 1k subs ma ahan miya oo wa 500 bal ifahan sii adigo raliy plz 🙏

  • @jaallemoha9724
    @jaallemoha9724 หลายเดือนก่อน +1

    Libax lacag sameynta Facebook muuqaal kasoo samee

  • @calimacaash
    @calimacaash หลายเดือนก่อน +2

    Sxp muqalkan wuu kahalabay dubista iyo collar ka ba lawada saliid badan qof marsaday ama qof dhidid kabaxo Ayad tahy

    • @mohdislam1
      @mohdislam1  หลายเดือนก่อน

      Haaa , taas waa mid monetization kamid ah 😉😂😂.

  • @SudeysiAbdihalim-bt1by
    @SudeysiAbdihalim-bt1by หลายเดือนก่อน +1

    Ustad kaso hadal sida TikTok lacag loga sameya waa codsi 🙏

    • @mohdislam1
      @mohdislam1  หลายเดือนก่อน

      InshaAllah ❤️

  • @Musemedianews3844
    @Musemedianews3844 หลายเดือนก่อน +2

    sxp Qofka Marka warning la saaro lacag ma ka samayn karaa youtube

  • @mohameddeeq3381
    @mohameddeeq3381 หลายเดือนก่อน +2

    Sxb inuu sanad jiro youtube ku shuruudaas hada ma jirto miyaa

    • @mohdislam1
      @mohdislam1  หลายเดือนก่อน

      Qasab waye inaad sanad gudihiisa kugartit haaa

  • @Juujuule1
    @Juujuule1 หลายเดือนก่อน

    Saaxib su'aal aan qabaa oo ah waxaan hestaa 1.9k gmail Somali ayuu I furan yahay markan lcg ka same is dhaho maxaa xal ah ma TH-cam cusub ma bilaaba mise ifahan sii wall

  • @ADOONALLE22
    @ADOONALLE22 หลายเดือนก่อน

    ZXP LCGTA MA LOO FURAN KARAA MARKA AAD GAARTO 3000 WATCH HOURS AH?

  • @DailyNewse
    @DailyNewse หลายเดือนก่อน +2

    Mohamedow waxaa jiraa subscribers OO la iibsado iyo 4,000watch hours la iibsanayo sxpow kasoohadal

    • @DailyNewse
      @DailyNewse หลายเดือนก่อน +1

      Old nooga soo hadal

    • @DailyNewse
      @DailyNewse หลายเดือนก่อน

      Nooga soo hadal

  • @mindset1ark
    @mindset1ark หลายเดือนก่อน +1

    Pro gmail Somalia 🇸🇴 lugo sameeyay lacag lagama samayn karo miyaa pro?

    • @mohdislam1
      @mohdislam1  หลายเดือนก่อน +1

      Yap , wadanka malaha monitization

    • @Xakiimaxikma
      @Xakiimaxikma หลายเดือนก่อน

      @@mohdislam1abowe kan mlaha miya lacg somalia jawb 😢😢😢

  • @Hacabsan99
    @Hacabsan99 หลายเดือนก่อน +1

    Shuruudaha inaad 1 sannoku buuxiso waajib miyaa ?

    • @mohdislam1
      @mohdislam1  หลายเดือนก่อน

      Haa , within 12 months waye

  • @Abdiasis_Mahamed
    @Abdiasis_Mahamed หลายเดือนก่อน +1

    Waad mahadsantahay walal magacega waa Abdiasis ku nool magaalada jigjiga
    Sua'asheda waxey hadii gmail ka iyo TH-cam channelka laigaga soo furo wadan uu u furunyahay Monitization kadib la iiso diro magaca gmail ka iyo password ka meshaan in aan ka kiciyo sidaas muuqaalo aniga ma usoo gashan karaa oo lacag ma oga sameyn karaa mise waxay noqoneysa mar walba marka muuqaal duubo in qofkas u diro oo halkaas muqaalkega laga soo galiyo

    • @mohdislam1
      @mohdislam1  หลายเดือนก่อน

      Haaa sxb

    • @Abdiasis_Mahamed
      @Abdiasis_Mahamed หลายเดือนก่อน

      @@mohdislam1 wll bal ii yara fahfaahi adiga oo raali sideen sameeya

  • @seyga_gamer
    @seyga_gamer หลายเดือนก่อน +1

    Nio 6k aa heystaa iyo 3m views ee maley xalin kataa❤

    • @mohdislam1
      @mohdislam1  หลายเดือนก่อน

      Yap sxb 🥰

  • @Noahrezak
    @Noahrezak 16 วันที่ผ่านมา

    Suscribers😂😂😂

  • @Khulasadabugaagta
    @Khulasadabugaagta หลายเดือนก่อน +1

    ASC WLL WAXAAN KU IDHI HADII AAN GMAIL KA KU SAMYSTO DALKA OO AAN HADHOW MARKA SHARUUDAHA AAN BUUXIYO QOF DABADA AMA DALALKA KALE JOOGA KU DHAHO ADDSESIGA ISOO DALBA MAANAY CAADI AHY
    UJEEDADAYDA WAA :
    GMAIL KA AAN TH-cam KAYGA KU SAMEYSTAY WAA DALKA EE CAADI MAANU AHYN WLL .
    ❤❤❤

    • @mohdislam1
      @mohdislam1  หลายเดือนก่อน

      Nope sxb , gmail’s ka TH-cam kufureysid kow waa inu ahaada gmail kusameysan wadan ey TH-cam lacagaha uogalyihiin .

    • @Khulasadabugaagta
      @Khulasadabugaagta หลายเดือนก่อน

      @@mohdislam1 WLL MXAA XAL AH WAAYE DAG DAG UGA SOO HADAL WLL DADKU WAY DOONAYAAN QODOBKAA XALKA KA SOO HADAL 😑 💖

  • @cuquulmedia
    @cuquulmedia หลายเดือนก่อน +1

    Sxp hdda waa 500 susbcribe iyo 3000 watch time sidaa ayaa laga dhigay .

    • @mohdislam1
      @mohdislam1  หลายเดือนก่อน

      Nope , waxaa video and shorts adds malaguu furayo

  • @HiigsiEditor
    @HiigsiEditor หลายเดือนก่อน +2

    Rating this video 👇
    Thumbnail 💯
    quality video 💯
    Editing On Video 💯🤞

    • @mohdislam1
      @mohdislam1  หลายเดือนก่อน

      Thanks 🥰
      Next time judge me very hash 🤝

  • @KhalidArab01
    @KhalidArab01 หลายเดือนก่อน +1

    pro hadii number iyo email somalia ku sameeyo ka waran lkn location ka kenya ama wadan kale ka dhigo

    • @mohdislam1
      @mohdislam1  หลายเดือนก่อน

      Sameyska koow lee muhiim ah , hadow mabadali kartit sxb

  • @mahamedabdigurey
    @mahamedabdigurey หลายเดือนก่อน

    thanks