#Gabayada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 58

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially ปีที่แล้ว +5

    Waa gabay xasuusina dhulbahantaha habar jeclo uunbaa taqaanee dawladu faraha hakal baxdo

    • @qaranmediainc5513
      @qaranmediainc5513 3 หลายเดือนก่อน +2

      Wata maxabiista ah ee wax ma. Ku hadhen gabay naftii hagara oo been ku salaysan raganimo ha kugu kordhiyo

  • @samizakariya5155
    @samizakariya5155 ปีที่แล้ว +3

    Dhulbahante vs huwan iddor . Dhulbahante waa daadki buraha sari jiray iddoor boqol sano ka hor. Kuwi baa raba mamul ahaan khimaayo ku sameeysan dhulbahante

    • @aa.aftaag3272
      @aa.aftaag3272 ปีที่แล้ว

      Dhulbahante haduu buuraha wax saari jirey oo uu xoog lahaan jirey
      Yaa ku go,doomiyey hawdka iyo haraadka yaa kafara maroojiyey cayn iyo nugaal iyo dhulkii istaraatiijiga ahaa
      Hadal macno daro ah naaguhuba way shubaan
      Guul habarjeclo guul habar jeclo guul
      Powerka la mahadiyey guul shacabka ilaahay doortay guul shacabka muqadaska ah waa habarjeclo weyne

    • @samizakariya5155
      @samizakariya5155 ปีที่แล้ว

      @@aa.aftaag3272 weliginba guul english baa sisa jirteen. Gorma english noqateen 😂🤣

    • @aa.aftaag3272
      @aa.aftaag3272 ปีที่แล้ว

      @@samizakariya5155 adoonsiga reer shiikh isxaaq baad ku hoos jiraysaan
      Car rag hadaad tihiin talaabo soo riixa ciidamadayada oo wax iska cesha

    • @samizakariya5155
      @samizakariya5155 ปีที่แล้ว

      @@aa.aftaag3272 adoonsi baa ka leedahay internett. Run ahanti baad ayay bixisin. Gorma tarikh leedahay weliga buuraha ku saari jiray. Adoon english. Waxad arki doonta mamulka khimaayada snm oo soo afjaray. Markaas ii ooy iddor 🤣😂

    • @farhanhaji8392
      @farhanhaji8392 ปีที่แล้ว

      Caynabo hadhuub kama dartaan holocaust jiilaal.

  • @mohamedaliahmed3419
    @mohamedaliahmed3419 4 หลายเดือนก่อน

    Hj waxay degaan sadex xagal ah howd, bari, iyo waqooyi.Habar jeclo galbeed ma jirto wax la yidhaahdo.

    • @SamsungS-jw6ii
      @SamsungS-jw6ii 3 หลายเดือนก่อน

      In kasto laba jilib ee kaso jeeda reerka la yidha Aadam Madoobe misa Aadam Maxamed ay gobolka Maroodi Jeex degan, hadana marku leeyahay Habar Jeclo Galbeed uma jeedo labada jilib ee wuxu u jeeda beelweynta Maxamed Abokor. Xaga ay walaaladood Musa Abokor la yidha Habar Jeclo Bari.

  • @weriyeguuleed7863
    @weriyeguuleed7863 ปีที่แล้ว +3

    Waa taarikh lama ilaaawana

  • @apdullahicarab2461
    @apdullahicarab2461 ปีที่แล้ว +3

    Isaaqoow walee waa xilligii la idin xasuuqi lahaa. Waa balan in Ilaahay mar labaad Isaaq abuuri doono

    • @subeeradensubeeradan92
      @subeeradensubeeradan92 ปีที่แล้ว +6

      Haagafin haabar laaygu kaari waaye

    • @guledhamud1567
      @guledhamud1567 ปีที่แล้ว

      libinta ugu wayn eed golaha raga la timaad waa isaaq baan xasuqnay anagoo daaroda waar isaaq aad is aragteen waake caruur iyo dumar ayaad layseene ma dagaal aad SNM kusoo qaden ood ka guulaysten ayaa jira hadii dumar iyo caruur la layay laga dhiganayo libin anagu dumarka iyo caruurta ma layno

    • @azli5079
      @azli5079 ปีที่แล้ว

      BAKHLO JABAN BAAD HAYSAA ALLAYLEE

  • @mohamedjibrill2508
    @mohamedjibrill2508 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo Libaax !! Basaaskii jaamac galad
    Yaa u sheega

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 ปีที่แล้ว +1

    Adan carab goatbu aha ninkas ale ha unaxriste🔥🦁🐎👊

  • @Xirsishow
    @Xirsishow 11 หลายเดือนก่อน

    beergeel waaa waa bulshawiga music tuma abihii

  • @nazriismaciilaxmed5471
    @nazriismaciilaxmed5471 ปีที่แล้ว

    Habar jeclo wa sunta dhulbahante ka ilamsiisa ila iyo kum awoowo💪

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh 10 หลายเดือนก่อน

      illeen af nooli waa hadlaa kkkk

    • @nazriismaciilaxmed5471
      @nazriismaciilaxmed5471 10 หลายเดือนก่อน

      Tariikhda so baro riyaad ku jirtaye

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh 10 หลายเดือนก่อน

      @@nazriismaciilaxmed5471 kkkk 25 08 2024 markii la gaaro bay inoo tahay maalinta qashinka

    • @Awilsomali77
      @Awilsomali77 4 หลายเดือนก่อน

      Imisaan buuraha ku saarayey
      Imisaan kulahaa xoolahaaga ka cabaaya ceelka caynaba aan kulahaa saaladooda uruuuri
      Abti hadaad rabto dhulbahante waxuu yahy soo dhagayso abwaankaaga ale ha unaxariistee hure walanwal soo dhagayso markaas ila muran axn

  • @abdirizak4605
    @abdirizak4605 ปีที่แล้ว +1

    Waa war gabaygaagani ee soo wada bax

  • @artistms8868
    @artistms8868 ปีที่แล้ว +1

    Gabayada doceynta kadaa waa taariikhe

  • @ahmedmaxamud2373
    @ahmedmaxamud2373 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @abdirizak4605
    @abdirizak4605 ปีที่แล้ว +2

    Xili wanaagsan baad ku beegtay gabayga oo dhulbahante iyo aad ugu sheegay inay ama ha lalaayo ama ee ay joojiyaan wax iska celinta

    • @SuadShALi
      @SuadShALi ปีที่แล้ว

      Si fiican

    • @mohaibro868
      @mohaibro868 ปีที่แล้ว +1

      Dhulbahante dhulkiisa jooga nin dhoofku yimi bay geeridu dhibaysa

    • @Baashaaal
      @Baashaaal 5 หลายเดือนก่อน

      Sideen kuu galaya 😂😂

  • @khadaryusuf7101
    @khadaryusuf7101 ปีที่แล้ว

    Illahay ha u naxariisto intii ku dhimatay
    Inta dhaawaca ah alle ha u sahlo
    Waanka xumahay in maatida iyo caruurta lagu dhex dhuunto
    Jiritaanka Jamhuuriyadu Maaha wax Dhexdhexaad laga Noqon Karo .
    Ee dadka yaan lagu ciyaarin

  • @somaliiiiiiii
    @somaliiiiiiii ปีที่แล้ว +1

    Reer yusuf + solowmadow Vs dhulhbahante+ majerteen+ ogaden

    • @SamsungS-jw6ii
      @SamsungS-jw6ii 3 หลายเดือนก่อน

      Halka uga reebtay Aadam Madoobaha?

  • @aadammax9534
    @aadammax9534 ปีที่แล้ว

    Horta gabayada & heesuhu (Ciyaaraha) suugaanta inta af Somaliga ku haddasha 1 bay ka ahaayeen balwaduna waa ka dambaaysey (music-ga) cidina qabyaad uma qaadan karto waayo waa habkaay u dhicijire'een

  • @soofetv7229
    @soofetv7229 ปีที่แล้ว +1

    Karaahida waa necebnihiyo kulanki shaydaan marse hadii dagaal loo kacoo laysku kululaado kufri iyo islaam aadiyuu naga kaxaynwaa

  • @abdimaalig662
    @abdimaalig662 ปีที่แล้ว

    Solo.dow iyo reer daahir vs dhulbahnte

  • @baassmidioonline9431
    @baassmidioonline9431 ปีที่แล้ว

    Laaska halayga gaarsiiyo ana waan ku hagoognahay isna wuu iheerayaa

  • @apdikarimqasim621
    @apdikarimqasim621 ปีที่แล้ว

    Taar tv legend

  • @AhmedOsman-ss3le
    @AhmedOsman-ss3le ปีที่แล้ว +1

    👏🏻👏🏻

  • @adamfarah7638
    @adamfarah7638 ปีที่แล้ว

    Heesta Ku jirta dhamaadka maad ila wadaagi kartaan fadlan .
    ??????(((((?????))))
    Mahadsanid

  • @xafiyoxig9781
    @xafiyoxig9781 ปีที่แล้ว

    maxaase ka dhexeeya habarjelo iyo habar dhulbahante

  • @mohamedjibrill2508
    @mohamedjibrill2508 ปีที่แล้ว

    Daarood Isla weyn Xaarweyn

  • @SuadShALi
    @SuadShALi ปีที่แล้ว

    Allaylehe maanta taagan tahay

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 ปีที่แล้ว

    Ninkani imika maxu waxan u akhriyaya wakhtigan

  • @user-dy1wj1qc1w
    @user-dy1wj1qc1w ปีที่แล้ว

    1

  • @hashim4226
    @hashim4226 ปีที่แล้ว

    Waxa la yirahdaa "tariikhda way soo noqotaa." Waxaan rajeynayaa in waxyaalihii dhacay taariikh gabagaa" keef xaalag"
    UUSAN SOO NOQON.

  • @nuux30maxamed65
    @nuux30maxamed65 ปีที่แล้ว

    Hakaraamoseegina habaar laygu kariwaaye . adero Somaliland gorgortan kagelimayso dhulkeeda

  • @user-xq7rj2nz3j
    @user-xq7rj2nz3j 3 หลายเดือนก่อน

    Sef

  • @maxamedattack1916
    @maxamedattack1916 9 หลายเดือนก่อน

    Haye bari habar waa ma ahayn dhulbante Ee adan ahmed cali geri iyo Khalid uunbu ahaa taasi waa been

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 ปีที่แล้ว +2

    Hidaha iyo dhaqankiyo Hawlaha

  • @aminajama8534
    @aminajama8534 ปีที่แล้ว

    ASC TR TV

  • @bashimuhammad1217
    @bashimuhammad1217 ปีที่แล้ว

    Waar waaa in laaa qaabta niinkan

  • @hassanmohamud2855
    @hassanmohamud2855 ปีที่แล้ว

    qofku markuu gabayo iyo dhacdoyn taariikha oo wada qoran qof kastaana garanayo soo gudbinayo waxaa laga rabaa dhex dhexaad inuu noqdo xataa haday kujiifto tolkii ama koox uu libinta lajeclaa lkn ninkan mayg oohinuu rabaa inuu tolkii ku taageero 😂🤣😂
    Kawaran haday ahaan lahayd taariikh aan lawada hayn wuxuuba odhan lahaa dagaalka habar xataa nagama dhaawacmin anana cirkaan caasha soo marinay hahahah😂

    • @Zakarie769
      @Zakarie769 8 หลายเดือนก่อน

      DEGANKI LA ISKU FARO SAARAY YAA DAGAN NAAGYAHAW NAAGU DHALAY

  • @ahmedkhalaf3229
    @ahmedkhalaf3229 ปีที่แล้ว

    Been Beentaa

  • @user-vl4be1bq2x
    @user-vl4be1bq2x 10 หลายเดือนก่อน

    Waar maxaad tiri