Magafiyo waxaa isu hadhay maraan ,maal dad wayne iyo ,hanti taala meeln, aan ka maarminoo u tartama macsida..............Madax wayne mustafe kamuuna xishoonin wiilka midhahan qoray
Erayo jaawaabta ka danbasa tan halkaana kala soco Masareeda dumar Inay mootantay Waa middaan Oganahayo Waa markha Ti madoon Malyan ah Daadtin Hali nin Yaa kawacan
Wewe boqorada codka war anga ugu horeeye like hayla dhaafin😁😁
Idil ayruush afka alle kaama gooyo abyo ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
War noma yal wala rali ahada dumarow🙋♂️🙋♂️🙋♂️🙋♂️
Saas xaaa idiin diidy nga hara deeeee nama gaareysaaane 😂😂😂
Dan ta na tiri kaha
Boqortooyaddi mar haddi ay so jawabtau maxad sugeysaan inna xaniinloow kabah qaata 😂😂😂 idileey boqortooya🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Waw idil ayuush sunta raga ka ilmeysiisa😆😆😆
Mmsh allh quruxdu wa asturimada ee ma aha wajiga
Gabadha kaliyee kooxda sida wayn uga dhex muuqata masha,alh
aad iyo aad waa magafe iyo maraan asxan erayo abwaanka maskaxda iyo aqliga alle ha u barakeeyo
Halkeedi ayeey dhigtay idil ayruush boqoradi codka keep going
Waaaw Erayadasu waa iga gadanyihin ayruush naag karti leh
Nasab nasab dhaley 🌺 aya tahay ❤️
War tan wlhi wa nala Soo diray wa kuwata boqran ❤️🔥
Dhantadi cali dhanto ee bilaa musica aheed ayaan kaga fadhinaa sodadaji
Marna raga aman marna karbadh war bal ragow like sara waxba Nahale😂🥰✌🏼
Ma rabno 😅😅😅😊
Sunta Raga ka ilmeysisa weye Qoftani wllhi 😂😂😂😂😂
Mnsha aallh idil ayshuur wakee ragii buufasey
Magafiyo waxaa isu hadhay maraan ,maal dad wayne iyo ,hanti taala meeln, aan ka maarminoo u tartama macsida..............Madax wayne mustafe kamuuna xishoonin wiilka midhahan qoray
Hhhhhhh
Erayo jaawaabta ka danbasa tan halkaana kala soco
Masareeda dumar
Inay mootantay
Waa middaan
Oganahayo
Waa markha
Ti madoon
Malyan ah
Daadtin
Hali nin
Yaa kawacan
Idil ayrush markii labaad ayay kuso laabatay dhantada scml💯🥰
Nabar xaqdarro allah ha inooga dhigo any way waan ku taageersana abayo
Wwww aafka cuduur xuun iyo kama galoo caabeeb gabadh nool igaa dheh
Idil ayruush inankii rag ahaa way kumaydhatay wlhi kkkk👍👍❤
Idil ayruush difaaca masaryda noollow boqorada😍😍wallhi ragii runtaa ishegty
horay u soco idiI ayruush abayo 💕💕💖💖💖💖🙏🙏🙏🙏👍👍💪💪💪
idi ay ruush keep going my Sister ilxun kuma aragto
Wan kutaageeraa qaali dumar karbaashka raga aad baan oga helaa 👍👍👍🥰
hhhhh Maxay Karbaashtaa Heestaba Nin Ayaa Sameeyee
Wlashey Horay usoco....
dhaantayahanad Noo soo baxdey 👌🙏
Ho Ray u soco idil ayuush caday e🥰🥰🥰
Idil ayruush keep going 💪👏
Asc ❤️❤️❤️❤️❤️😁🐺🐺😄😄😄😄😄😄😄😙😙😙😙😁🖤💘🖤🖤🖤🖤🖤🖤
Idik ayruush alah afka kama goyo maasha alaa
Jecliya gbdhan ♥️♥️♥️♥️♥️🙏💪👑
Hayooy hayooy kagabada gantaalaha ragoow😀 mayti laga samriyo iska noqo marxuum😀
Boqoradeena well came markale macwiislayaashi weey Soo waasheen beryahan meel naga Saar yaaq
Idila aanyusha wankuwataaa wlshy 👏👏👏👏👏👏🙌👈❤💋
IDIL AYRUUSH 👏💯🤴💥🥰🥰🥰🥰✍SALAN SARE IGA GARSIIYA
Mnasha alaah nolow idl ayuush hobalad wacan halka kagahay 👑👑👑👑👑👑❤❤❤❤❤❤❤
Masha allh adil ayuush boqoradena waan kuwadan
Wakaase ka xaa xaabiya hee haantii baad haruubka ka qaadeene😂😁😂😂
oo dee hadaabad taale maad kaxishootid miidiyaha oo qawqawda deysid iyo is ruxa adigoo cawradaadu muuqato idileey alle kabaq adigaa igu muuqdheer midiyahee
Qoftaan waan wataaa😛💋
Go forward idil ayrush
Masha Allah ❤️❤️❤️❤️
Gabadhan Face ahaan waa Salma Nuura
Isku Eegyihin ilkaha , afka ,indhaha .
Hore U zoco Quen
M.A keep Going
idil Ayruush
Abwaankii saryan ahaa Jawaab waafiyaa la siiyay aga
Anwarna hakusoolaabto asagaa uhoreeyay
Mn shall ah isil waw
Ninki gabadh milgaleh intu baro mashkixin ku maxabsade midhiyaha dhigow meyti laga samriyo iska noqo marxum
welcome back sist ragana nagaqabo xabiibti
M.a huuno🥰🥰
Waaiga codsi idil waxay aadqurxoontay asturanta eemuuqaalada kudadaal inaad asturaato sida qaybtiilabaad iyo qaybtii shanaad jacayldhiigkunool
boqorada somaliyed ❤❤❤❤
Woooow Good job idil
WoooooowGoobjobibil
Masha allaah ❤️💙💚❤️💙💚😍💋❤️❤️❤️❤️❤️👍❤️❤️❤️walasheey ❤️💙💚❤️💙💚💋🌹❤️❤️❤️💋❤️❤️❤️👍❤️❤️
Kabaax🤣🤣🤣Idiil Ayruush Sunta Raga ka ilmeysizi barteda dektee Huno wan kuwataa libaxdi Dumarka♥️♥️
Mashallah tell them the truth ,😘🙏🙏🙏🙏
Aad iyo aad baan idiin salamayaa MIDNIMO qaran flims abwaaniinta, fanaanninta iyo dawada yashuba🙏
Bartiba dhigtay afka kama go'o ❣️❣️❣️❣️❤️❤️❤️🙏inta xun farax lugo silig ❤️😂🤏
Hhh😂😂😂
Ys
Kkkkkkkkkkk xaqiqiq wlhi
Diinta mxmd adigu meel haoga dhicin ❤💞
Keep going wll
Meydki laga sabriyo iska noqo marxuum waxaasaa kaa erayo ah dhanto iyo badh Boqorada silsilada idil Eyrush Il iyo Cowri La.aw
Idil ayruush so beuatifill
XaqiiQ 💯💯💯💯💯💯💯
Waaw keep going
Hooy raga ka xishood
idikuxishoo
wow abaayo
Idil ayruush Codkeda Kaheli Dhapti❤️
Wargabadho waanogo baxday ee nagaqabta aaway fanaaniitii nagafujiya ragow
Ha mermeerinee
Diinta muxamediyo
Maa mubaaxisoo
maryo Dhigo ku tiri
Allaha kuso hanuniyo wllshy ayuush
Wa xanunsanthaya e ka dhamow inanta raga lo helya kkkkkk
Ka dhamow gabrta runteya no shagtey kkkk cajib
Nacab😢❤😂
Walahi waa marxuum kaasi
Woow ❤❤💯💯💖
Watching 2024😂
Ragiii daadba usoo galay😂
Wow nice features but I don’t know what it’s going on
Anwar totti ha ssoo dhaco markale
Eshcalaa ku xumid nin qoftii amaanaya
Waxaba yaan
Murtida la iska
Maantitine
Gabdhayohow
Xageeh uma
Qiqantihin
Oo xageeh
Mac sida
Kaga maran
Teen
Maantirine
AGA EGASH HABLAHA ABSAME QURXOONAA AYRUUSH WAA INAN QURXOON
Lakiin ogaada inanay wali Halxidhalayashi jawabtodii ku dhagan tahay dhanka dumarka jawabtodiina laga sugayo???
Ninkii raga ahaa ayaa kaahoreeya ee Gaafoote
Masha allah idil ayruush🥰🥰🥰
Masha alhaa Walshy
Hadaaykusiiwada waansoogaleynaa
Waaw m.a keep going my sistar
Ruux labarAy mashkixin mayta umaharin maala aasoobulshada meeluunlooxiro
Idil aruush inte ka badan wad Naga xison ladahy wa maxay 😂😂😂
Wllhi gabdhu waa geesiyad Ayadaleee idinku filan ka wrnbo
Azc
@@nadiirmuse189 wcz wllo
@@hanisaciidmaxamuud576 kolay San rag onahy wan xusmenenay ok
Keep going
Kkkkkkkkk wa run
Kkkk utarma macsida waameelaan waxba lagaxishoon
woow 💕💕💕💕
👌👌
idil ayrush raga tadhiil
Hubkena idil aruush
💪💪👏
Sided wax u wadaa abwaanow
Waxaan sugayaa reaction Ka @bidhaan media iyo @abwaan Tabiye
Mayti lagasamriyo iska noqo Marxuum, war hablaha sida udhaama kuwa xaniinyaha_nalawadaagow
👍✌️👍♥️🍵
Karbaash xalaal ah