Masha allah dowalad dekanka itobiya waba mel wali dhaqan iyo gawar laga xushmeyo san ognahy masha allah wana waxan oga dowanahy uma kale nin ogaden ah o dhalad ah wlh agtisa lagukuma dilyo e adunkan kale alle haso hadeyo from garisaa cadey
sax waye anwar,adiga iyo idil hadalad murtidada leh aad isku adeegsanteen waa xaqiqada dhabta jirta ee dhalinteena heysata,waana in aan u wada istagnaa sifo aan u ilaalino dhaqankeeni wanagsana.
Bilyandhaan walaashay Bilis gaari dumareey Boqorad aan ku faanay Bashar qiima badaneey Barta aad heesta dhigte Billahiye waa halkeedi Baraaro iyo sama ku waar Boqorad ruux kulama simo Bartaa wadnahaad ku taal ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Fadlan, fariinta( midhaha dhaantada) iyo muuqaalku(Idil Ayuush) wuu is khilaafsan yahay Gabadha labiska ka saxa make up kana ka yareeya-khaasatan cidiyaha siyaadada ah waa xaaraan Gabadha dharkii hidaha usoo xidha marka danbe Si dharkan yar yar ee ay isku celcelinayso ay uga kaaftoonto.inshalah
Codkeedan wax loodhiga lahyn
Idil Ayruush Baydhabo ayaan kaataagera
Inaan waxba laysu reeban balse xaqiiqda laysu sheego waa lama huraan si aynu hadaynu nahay dhalinta soomaliyeed ee maanta isaga ilaalino waxa yaabaha dhaqankeena iyo jiritaankeena ba baabinaya dhaqankeena ayaa mudan inaynu haysano kuna faano thnks
Msha allah anwar runtii waa mida aan
Ubahanahay mantA
Ayaa wexey tahay
Ragu inow islafa guro
Runta isku sheego
Isla riiqtamaa runti
Blse rucbi iyo rubadi
Qabilkaa mel kaluu
Rogtoo ruuxda iyo
Reerareera ayaa
Kala reebay oo
Sugaanti raad male
Ra'yigii israac mAle
Axdigii run sheeg ml
Bulshadii rafiiq male
Bls aan rucleynoo
Inaan reys qabow iyo
Melow roobku maray
Rug udgoon ratiga iyo
Rida ricirta loo dhigo
Reeryada kufuranaa
Urucleyno rejo
Masha allah dowalad dekanka itobiya waba mel wali dhaqan iyo gawar laga xushmeyo san ognahy masha allah wana waxan oga dowanahy uma kale nin ogaden ah o dhalad ah wlh agtisa lagukuma dilyo e adunkan kale alle haso hadeyo from garisaa cadey
sax waye anwar,adiga iyo idil hadalad murtidada leh aad isku adeegsanteen waa xaqiqada dhabta jirta ee dhalinteena heysata,waana in aan u wada istagnaa sifo aan u ilaalino dhaqankeeni wanagsana.
Waa sidaa sheegtay wllo❤
Bilyandhaan walaashay
Bilis gaari dumareey
Boqorad aan ku faanay
Bashar qiima badaneey
Barta aad heesta dhigte
Billahiye waa halkeedi
Baraaro iyo sama ku waar
Boqorad ruux kulama simo
Bartaa wadnahaad ku taal
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Idil naga qabo raga anwaaro Abowe Wllahi waxbaa ku heley hhhhh🥰🥰🥰
Hhhhhhhhhh Waleee Heestaan Dad Badan oo Aan Ogahay Bey La Degtay 🤣🤣 Idil Eyruush iyo Abwaan,kuba Imikey Xaqiiq lataaban Garo Ka Hadleen 🤣🤣
True history eey ka hdashay gabadha ragibaa medebka bedeshay Marka haween maxaa ka sugeyna allow xaqa Na Tus 😢😢😢
Mashallah way ka baxsatay qaali dumar
Ma,
Aad iyo aad raggow so mareeya xaladiina cuslatey😂😂😂 Viva dumarnimo 🙏🏽 Nagnimo🧕😍😍🥰🥰
Kada haa uriyaqin waynu wada qabnaye
Cssdfgh
W32t
Ladvuzh iwfu
Masha allah kal iyo laab wa gaabar aad iyo aad xaqiiqada ku dhawaqday
Oll I'm ll
Waakarbaash anashaxleh waamurti ninwayn
Hooyooyinka sharaftooda waain lailaaliyaa
Inta xuna waxloosheega
Maanshaa Allah wllshey cod baa kugu dhan alle haku xafido asxaabta Anwar totti baan ani wataa
🙊🙊😀😀💢💢💢💢
70% maanta raga jooga inay mir sigaara iyo minjin qaada siisan lahaayeen garashada ragii lahaa ee garta loogu iman jiray way suuleen badi maanta ax🤔🤔🤔
Wan ku wadtaa wllshey mcn horay usoco waligaa mcnto 💋💋💋💋💋
Waan wataa Gar io Gardaraba Gacalo
Waw wllhi karbaash aan caadi aheyn baaa socda waxaa iigu yaab badnaa erayada Mir sigaariyo Majin Buu dhaafsalahaaa kkkkkkkkk
imil
Masha Allaha iishabahara
Llo idil wku wdanaa hda dumr nhe keep goin😘
Boqorada halka kagahay 👍👍👍👍👑👑👑👑👏👏👏👏💕💕💕💕
Masha allh ina ader
Kabax idil AYUSH gabdh nol❤️💪
somaha
KabaxiblAYUSHgabbhnoj
Gawadha ragii wey karbashtaye away nin anwar ahaaa maka sojawabna mise waad lahadlee
Congratulations madam edhiil
Raga maanta badi midh sigaara iyo mijinbuu siisan laa
Xabsi inaan kuu taxabi ban umalayn 😁😁😁😁😁 anwaroow 🤣🤣🤣
Masha allah anwar toti waa ku wataa halkaa halaga siwado silsilada
Idil cadi mahan
Anigoo ubogey idil
Idil ayruush boqorad❤❤❤❤❤
Ayyyy iskadhic idil eyrush
Cadi mahan idil qurux❤❤❤❤❤❤
Hor usoc wad hesaa
Mir sigaara iyo mijinbuu diisanlaaa kabax
Waaaaaw wllh karbaash iga dheh
Asc
First
Runtii anigu silsilada melgo waan tageraa wayo dhaqankeyni
Yaa dhumiyay ama
Kadhoofay waa mida lobahnaay inleys weydiyo
Masereey dex
Wlly wax noo reebo plz
Waa cajiib ila socodsiy
Boqorada codka keep going mcnto
M.a eesh cala dhaanto wllshey 🥰🥰🥰🥰🥰
Wow war Anwar marawadasu taga qaarkiis dhabey u abaartay adiguna waad aamusi doontaa
Adaa maroorshey
Saxiix saxiix saxiix quruxey
Idil ayuush intiin kuarka ayaa haclathii inteen kahelaa
Waa Adiga caayaye raga maisku jeedid miyaa Waa adiga marka malabku ku gaaro isbadalo diracaa meel ka jeex ma Waa adiga marki door haben jiifta isrogroga xusulada Isku Daax yacaane maxaa raga fooda usurataa.
Keeb gonig idil Ayuush
Fadlan, fariinta( midhaha dhaantada) iyo muuqaalku(Idil Ayuush) wuu is khilaafsan yahay
Gabadha labiska ka saxa make up kana ka yareeya-khaasatan cidiyaha siyaadada ah waa xaaraan
Gabadha dharkii hidaha usoo xidha marka danbe Si dharkan yar yar ee ay isku celcelinayso ay uga kaaftoonto.inshalah
QQ q AQ
WAA ROON ROON
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💗💞💞💕💕💕💕💕
Afkaga caano lagu qabay war culusaa dhagaxu
Waxba iskuma haysid ka car ar mesha
Kkkkk waa runteed ragii ayaag dawadii dumarka ka badsaday kkkkkk meeeshiidii baad dhigatay huuno
M.sh alh idil ayruush gool baad kadhalisay apayo
Gabdhan maxaaa dhax boodsiiyay mar walba raga
Waxas karbaash lamayiraa wey jiran rag haleysan lkn boqol kiiba 20 waaye raga marwalbo waxa siihalabaya waa dumarka teda kale raga inta sigarka cabta iyo qadka wey yaryihiin
Midh sigaray iyo mijimuu Sisan lahaa
Idin waxba lagama qaban karo
Masha allh
Gabadas wey kuqaldante Midas ey tiri mir Sagar ah wayo sagar afkeda lamadano eee sharaf ayu kamuthan yahay kkkkkkkkk
War gabadhan wan wataa anigu
Fariin iga gaarsiiya
Idil waa in madax wayne loo doortaa 😂😂😂 ragii meel ayay saartay viva dumarka
Haa raaga
2:26
M.a qli inaga dhuci 🥰🥰🥰🥰anaagnimo
waan jeclhy in raga runta loosheego mijinqaada waa ceebta ragga
Waaw edaday horay usoco wad washay somali
Idil dhaanto wa ok
Sxp qofta naga qabta.🤔🤔🤔
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤ idil ayrush kusoco mcnt
❤
❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Haye
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
MashaAllah good song infact
Masha Allaha iishaa baxaraka
Gabadhan raga Mya losodiri lkn tiii horeto aya wali nagulaso werara hada tukaleto aaa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤
Waronteed
Anwar waxba lagaama qaban karo bro
Hhhh
Cod cajiib Ah ayay leedahay idil 2:11
Mshallah wlalshy idil Ayruushu
Farhan yare very fantastik
M.a allaha
Siday u tilmaantay cabida sigaarka ayaa cadeyn ogu filan
Waxa.iihu.layaab.nadnaa.mikinpaafa
Xaqiiq weeyan ☝️
Maxay xaliimo😅
Dayax walaqabtay wlhi cabar wan ucep Qarinay
Ben Maa sheegiin
Haye wax kale💕💕✔️
Ragii aaway is cadayn jiray
afkasga caano. lagu qabay
Ww wlhi xaqiiqada ayey tabatay walasheen waa muhim in runta leesku sheeko hadaa nahay dhalinta maanta dhaqankenii wacanaa majaxabin baa kuwadnaa
Woow❤️❤️❤️❤️
Sumayo
Idil wei cod wacanti
Waa iga gadan thy idil wax kale
❤
Hhhhhhh difac adag
Cadimahid
Wakudhamatay raga kadebci
Aar way ku baashaashay wallahi guul
Cacdodi mel bad kuxirtay guuul gabdhow
Hiin aya kaduuli doono gabadhan
Waar ragow inantaa lumberkeeda ha layso qoro
Dayax dalnuurshe