Afhayeenka ONLF oo markale ka Hadlay Dagaalka Somaliland kusoo qaaday Deegaanka Soomaalida.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 105

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 18 วันที่ผ่านมา +10

    Madaxda soomaalida somali galbeed niinka ugu macquulsan weeye niinkan cadaani hirmooge from beledweyne

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 18 วันที่ผ่านมา +5

    This gentleman is real one

  • @qasaaye23
    @qasaaye23 18 วันที่ผ่านมา +1

    Excellent interview.

  • @sheikhharun7310
    @sheikhharun7310 18 วันที่ผ่านมา +2

    Somai galbeed guuuuul❤❤❤🎉🎉🎉

  • @binmustafa3355
    @binmustafa3355 18 วันที่ผ่านมา +1

    Odaygani waa legend.
    Wxaa ku fiicnayd inuu yahay afhayeenka somaliyeed

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 17 วันที่ผ่านมา +1

    Maanshallaah, wll cadani waa Aqoonyahan somaali dhab ah. Afkaaga caano lagu qabay aamiin aamiin yaarabi, wll, wariye iidoorku dhibka ugu weyn iyagaa gaystay waana in laga feejignaado 100%

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 17 วันที่ผ่านมา

    Mashallah what a good valid point so true i couldn't agree more move on guys

  • @faisaladam8225
    @faisaladam8225 18 วันที่ผ่านมา +2

    Waraysay aad u Qiimo badan oo waxbadan lagu iftiimiyey waaye .

  • @Rashiidlaayaan
    @Rashiidlaayaan 18 วันที่ผ่านมา +5

    Waxa hakudaalina afayeen hawshu weykaweyntahay sidad moodeeysan dadkan ad somali moodeeysan ee waqooyi dagan wa yuhuud inta badan mr somali ma aha e sida u ogaaada ahmed yasiin iyo cadaani sida usheega shacabka deegaanka somali stay

  • @farhangurey1685
    @farhangurey1685 17 วันที่ผ่านมา +2

    Qofkan isaagiiba xanuunsan markasu cidkale eedaynaya

    • @Awar-f9j
      @Awar-f9j 13 วันที่ผ่านมา

      Hadauun. Indoor. Wax. Hagarto. Ama. Hafamo. Cano. Daataya. Dabadood. Ayaa. Laqabtaaye

  • @MaxamedXuseen-l4q
    @MaxamedXuseen-l4q 17 วันที่ผ่านมา

    Waad mahadsantahay

  • @qasaaye23
    @qasaaye23 18 วันที่ผ่านมา

    💯👍

  • @muktarshugri5096
    @muktarshugri5096 17 วันที่ผ่านมา

    Waa waano Walaal Nimo….

  • @MohamedOsman-n8c
    @MohamedOsman-n8c 18 วันที่ผ่านมา +1

    Cadaani waxaan dhihi lahaa afhayeenka soomaali oo dhan haloo magacaabo

  • @Kusodhowow
    @Kusodhowow 16 วันที่ผ่านมา

    warkad aad ku hadashay godomiye wad ku mhdsnthy wxana thy qof u qalma somali oo dhan in uu difaco mhdsnid afhayen

  • @CalinuurXuseen-q3e
    @CalinuurXuseen-q3e 17 วันที่ผ่านมา

    Waaruntaa masuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KHAFSHKHAFSH
    @KHAFSHKHAFSH 18 วันที่ผ่านมา

    Alle akhiro iyo aduunba dambigaga dhaaf qof waynu gumawnay sanad kan somali ayada isu muqata

  • @CshakuurAxmedIdiris
    @CshakuurAxmedIdiris 17 วันที่ผ่านมา

    Goobanimo cadaani Hirmoge legendry

  • @cabdilaahiaxmed9480
    @cabdilaahiaxmed9480 18 วันที่ผ่านมา +1

    Ragii Isaaq iyaga oo Qaxoonti ah Ku soo shaqeeyay Hargeysa , Burco 1977 ayaa intay Dirayskii Faqashta usoo xidhay Xasuuqay, cid wax ka waydiisay ma jirto, cid kala hadashay ma jirto, maantana ragii Inaadeerkii Ina Ilay Hargeysa ka qaatay ayuu Isaaq saarayaa , Cagdheer caqli malaha

    • @AmranMaygaag-ud8uq
      @AmranMaygaag-ud8uq 17 วันที่ผ่านมา

      Qof cuqdadaysan halgamaa hadal yaqaan ah waxba ka badali maayo xanuunku aduunbu kugu egyahay ogaaden gobanimadooda waa kuwa qoxooti adoo ah dhulkuu ku dajay aad hada kula dagaalayso gun baad tahay nasabkuna isma qariyo waa kan halgama afhayeen cadaani hirmooge alaha sharfo

  • @SadaqAhmed-p9l
    @SadaqAhmed-p9l 13 วันที่ผ่านมา

    Erayga saxda ah.waa .ah soomaali galbeed.waayo.waxaa degan soomaali.oo dhan...

  • @ciisemahdi2590
    @ciisemahdi2590 17 วันที่ผ่านมา +1

    Xasuuqa liyuu policeka kawaran cadaanow. Hadii kale qabyaalad ku astur xasuuqa liyuu policeka...

  • @sheikhharun7310
    @sheikhharun7310 18 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤😎😎😎💪💪💪💪💪

  • @JanoGale-b6w
    @JanoGale-b6w 17 วันที่ผ่านมา

    Waaaa xaqiiiq ,ciro
    Unbaaaa looga danlahaaa

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 17 วันที่ผ่านมา

    Iidoor ka cuqdad ayaa dishey Ilaahay ha caafiyo

  • @sheikhharun7310
    @sheikhharun7310 18 วันที่ผ่านมา

    🥰🥰🥰❤️❤️❤️😎😎😎💪💪💪💪

  • @GggfFtffy
    @GggfFtffy 18 วันที่ผ่านมา +3

    Siyad bare kahor xitaa way cabaadayeen wa dad cuqdad iyo naxli qalbiga fadhiya

    • @mandeqlivetv3790
      @mandeqlivetv3790 18 วันที่ผ่านมา

      WAR WAXBA NAGAMA GELIN XASUUQIINA.
      CID DANBE UHIILIN MAYNO.
      WAXBA HANOO SHEEGINA DANTIINU
      MA ANAGAY NASOO GASHAY WALEE MA HELI DOONTAAN😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbKaadir
    @AbKaadir 17 วันที่ผ่านมา

    War guuriye cagdheer imikaa la guu dhiibayaa waligaaba waad nala dagaalameyse

  • @CxaliimAbshir
    @CxaliimAbshir 17 วันที่ผ่านมา

    Xaqiiadu waàintaa af hayeenku sheegay

  • @AhmedMaxamud-bp3ij
    @AhmedMaxamud-bp3ij 17 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkk may adeer gaalo ayaanu nahay odhanmaynee nala saayir

  • @abdiali319
    @abdiali319 17 วันที่ผ่านมา

    Nac Nacle. Somaliland miskiinkaaga dewersanaya ee gaajoonaya lama hadasho. Xasad iyo qudhun baa kaa buuxa.

  • @xamseyaasiin4594
    @xamseyaasiin4594 18 วันที่ผ่านมา

    Oo yaa hormar san jigjiga iyo hargysa oo yaa dhaqale badan waar waa lagu gumaysta sxb adiga ana xorban ahay

    • @FaisalAbdinasir
      @FaisalAbdinasir 18 วันที่ผ่านมา

      Wadooyinka Jigjiga ay leedahay Iska daa Somaliland Somaliya oo dhan ayaan lahayn 20 Sano guduhooda Jigjiga horumarka ay Samaysay Somali oo dhan ayaan Samayn School waa Lacag la'aan Jaamicadaha Jigjiga iyo Qabridahare Dhagaxbuur iyo Wardheer Waa lacag la'aan Ardayduna Way Seexataa 😂😂😂😂

    • @bashir871
      @bashir871 18 วันที่ผ่านมา

      ​@@FaisalAbdinasirEthiopian baa sameyay waxasba ee adu wax maku ledahay ,teeda kale qasaba dds utahaye ma waxad dorataa

  • @Daacad_okiza_wilka_qoraxey
    @Daacad_okiza_wilka_qoraxey 17 วันที่ผ่านมา +1

    Iidoorow cuqdad udhimo 😂😂

  • @abdit8270
    @abdit8270 18 วันที่ผ่านมา +1

    Aga ma kana madax ogaadeen u ah. Waa laysdilaa waa la dhintaa xaq daraa qof muslina lagu dilaa waa xaaraan waar kani waa cilmaani. Gaalo islaysay buu tusaale u soo qaatay!

    • @MohamedOsman-n8c
      @MohamedOsman-n8c 18 วันที่ผ่านมา +1

      Wax wanaagsan buu kuhadlayaa

  • @mahamedcabdionyoodonyood895
    @mahamedcabdionyoodonyood895 17 วันที่ผ่านมา

    Asc wariye iyo afayeenka xizbiga gobanimadoonka onlf mudane cadaani hirmooge idookan kusoduulay dds waxey raadihayaan gobolkii sool ee xooga lagaqaaday in ay degaanka kahelaan waana waxey ugu araayan ssc dhulkii ay kalawaregtay wuxuna leyahay idoor dhulbahante ogaaden ayaa uxiga lkn iyaga osocda ayey riyoodeene hasexdaan marka hariyoodaN

  • @MamacadnaFarhan
    @MamacadnaFarhan 18 วันที่ผ่านมา

    Dadkan Ma ahan Somalilander waa dad udhashay Deegaanka arintooda deegaankay utaalaaa Nin Hargaisa jooga shaqo utaal ma ahan

    • @aliabdi8347
      @aliabdi8347 18 วันที่ผ่านมา

      Waa isku dad wada dhiig ah. nin dhasheesa baad rabtaa inaad maamulato

  • @mohamedraygal2234
    @mohamedraygal2234 17 วันที่ผ่านมา

    Qofknai walhi waa qof lita snm ba jabuuti way dhabar jibinaysay markay dagalamaynay miyad aragtay Somaliland oo leh jabuti beri bay wax nagu smaysay

  • @nimosugaal9559
    @nimosugaal9559 17 วันที่ผ่านมา

    Yaahuu khaniintii ugu waa waynaa Cagdheer ayaa soo rawaxay. Wax u uxeesay jeel ogadeen Yara sug waad ku noqon doontaaye.😂😂😂

  • @CalinuurXuseen-q3e
    @CalinuurXuseen-q3e 17 วันที่ผ่านมา

    Soomaalilan waadabadhilifka cadowga soomaali galbeed

  • @MoustaphaElmiHassan
    @MoustaphaElmiHassan 17 วันที่ผ่านมา

    Kan maanta waa caddaani shaleyna wuxuu ahaa Daahir Axmed Faarax. Su’aalaha suxufigani « wanaagsanaa » kkkk

  • @AbKaadir
    @AbKaadir 17 วันที่ผ่านมา

    Waxaan somali jecleynba DAAROODKA AYAA NA NACSIIYEY

  • @mohamedraygal2234
    @mohamedraygal2234 17 วันที่ผ่านมา

    Dagal sokeeye lagama hadlayo wixii 1991kii ka dambeyey cid uma haysano
    Wixii ka horeyey system baa dambigan galay oo dad shacaba oo hubaysnayn bay xasuuqday
    markay dawladii dhacday wax kiiska loo maxkamadeyey ma la hayaaa

  • @cabdilaahiaxmed9480
    @cabdilaahiaxmed9480 18 วันที่ผ่านมา

    Cagdheereey Sida Soomaaliya loogu kala baxay ayaa Ethiopiana loogu kala baxayaa, oo reer Waliba dhulkiisa maamulayaa

    • @CABDIRAXMANCUMARGUREY
      @CABDIRAXMANCUMARGUREY 18 วันที่ผ่านมา

      😅😅😅😅Dulka aad ledahay waakee marka,

  • @abebehekinMahemedi
    @abebehekinMahemedi 18 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @jirde1
    @jirde1 18 วันที่ผ่านมา

    Ninka ogaden xageey doqonomada intaa leg ay ka keeneen

  • @mussasheikh143
    @mussasheikh143 18 วันที่ผ่านมา

    Hadal jilic sanaa ma kanaa hogaamiye ah.

  • @MohamedIbrahin-lp1bl
    @MohamedIbrahin-lp1bl 17 วันที่ผ่านมา

    Ninkii 30 sano lahaa halgamaa baan ahay ee saacadii u danbaysay is dhiibay
    qashin qabyaaladaystaa weeye kani

  • @mahadHayan
    @mahadHayan 17 วันที่ผ่านมา

    dhibta somalida dhexmartay waa kala duwantahay shacabka isaaq waxa xasuuqday dowladii somaliyeed ee iyaga masuulka ka ahayd waxa lagu xasuuqay diyaaradihii iyi tank yadii cashuurtooda lagu soo iibiyey taa cagsigeeda somalida kale iyagaa qabiil isu laayey oo dowlad dhib ugaysatay majirto
    caddaani hirmooge markii shacabka isaaq laxasuu qaayey reerkiisa daarood siiba ogaaden way hubaysnaayeen oo waxay lasafnaayeen siyaad barre waxayna ka garab dagaalameen siyaad barre markaa adeer kuusocon mayso in aad shacabka isaaq aad shaadh ethiopian usoo xidhato oo ku layso waa layska kaa celinayaa

  • @mukhtarmaxamed5357
    @mukhtarmaxamed5357 17 วันที่ผ่านมา

    Wali wuu uhamuum qabaa dhibaataynta shacabka somaliland nacayb iyo naxli baa kabuuxa

  • @MoustaphaElmiHassan
    @MoustaphaElmiHassan 17 วันที่ผ่านมา

    Labadan nin ee isku jiibinaya waxaa dhexdooda ku dhintay magacii « saxaafada »

  • @abdihakinfaisal
    @abdihakinfaisal 17 วันที่ผ่านมา

    Ummada soomaliyeedey ma ninka leh isaaqba ku soo duulay yoocaale iyo waa tuulooyin yar yaro hada la nab nabay ayaa inuu isaaq wax ka sheega doonaya hada shalaybuu ciidagale soo degiyay yoocaale ogaaden adeer ceeb maaha inaad ninkaaga raacdo balse waxa ceeba adigoon gar islaam qaadin inaad munaafiqad ummada la hor joogto marka uu leeyahay isaaq caqliga lagaga ciyaaray waar soomaliyeey ogaadeen iyo isaaq iyama caqliga lagaga ciyaaray anigu hargaysa ku dhashay iyadoo somaliland haysato cid soomaliyeed oon ciil iyo cadho u qabaana ma jirto waayo xoolaba iskuma kaaya jiraan waxyeeladoodu way i dhibaysaa oo walalahay balse maanta anigu wax aan uga baahnahay ma jirto waar idaaya aan nooladee ayaan somali ka kari lahay waan isku filanahaye hadhow baan ku caawine walee waa yaab

  • @Mohamedmohumedabdi
    @Mohamedmohumedabdi 18 วันที่ผ่านมา

    Intaad umad xora
    Hadal haysid isxoree
    Aduu

  • @osmanguled6591
    @osmanguled6591 18 วันที่ผ่านมา

    Waar kahadal arinta lyuubooliska ,xasuuqa ay geysteen iyagoo shadha dawlada ismaamulka somali galbeed waxad ka halaysa wax beri-hore dhacay tan-imminka kahadal.

  • @kilimanjaro7225
    @kilimanjaro7225 18 วันที่ผ่านมา

    Runta sheeg weerarka liyui booliska ayaa bilaabay kuwa kalena kamay roonan qoladii hiilka waxa ku kalifay liyuu booliska waa ciidan Sidaas ciidan ciidan ayaa isku dhacay

  • @omartoukaleh
    @omartoukaleh 17 วันที่ผ่านมา

    Cadaani hirmooge waa hogaamiye somaliyed oo samalinamadu ku wayntahy

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 17 วันที่ผ่านมา

    Xasuuq inuu kudhacay dadka Dadka reer Soomaaliland waxa cadayn kuu ah kamaanta kadhacay dacawalay indhaha ayaad iska ridaysaan dadka reer Soomaaliland waa larogay tusaale waxa kuu ah Caasimadii labaad ee wixii la odhanjiray somaaliya dhulka ayaa lalajaray iyada iyo magaalooyinkale oo lamida tiina kahadla taayada anaga ayaa utashanee hadaan idhaa kawaran Cadaani waxba lagumasamayn ee wuu iska dagaalamay oo beenbuu sheegayaa aamuska ayuu kuroonyahay cadaani

  • @janua1998
    @janua1998 17 วันที่ผ่านมา

    Kooxda duqoowde muse oo kale waa runtis

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 18 วันที่ผ่านมา

    Reerkani waali ayay ku sugan yihiin! Waa dadkii kuwiiyoo qaxaya oo daaduumay oo ina Siyad Barre berigay la dagaaleen, ayaa la dejiyey oo ay miyagana soo degeen, maba xumee waaba Somaliye maxaa keenay inay dadka degaanka dagaal iyo guulguul u geystaan oo laayaan , waa in dhulkoodii lagu celiyo!

  • @rabiicfarsamo1278
    @rabiicfarsamo1278 18 วันที่ผ่านมา

    Kan wariye Nimadi ayu meel uga dhacay dhawaac loo tacsiyayn xagaynu ku aragnay mida kale saxaafad shaqo kuma laha cirada ku taala iyo xikmad yaridiisa ismalaha su’aalo wuxu waydinaya aan munaasab ahayn oo isku dir qabaa’il ah adeerkay Cadaani isagana sidi hogaamiye inuu u hadlay ahayd oo su’alaaha qaar uu ka gaabsado Somaliland inu saa ugu fogaado maysan ahayn oo hadalkisa inu u xadid naado ayay ahayd dhaleecayn iyo dagaalka socda waxka baxsan inu ka hadlo ilma qurux badnayn

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue4891 18 วันที่ผ่านมา

    Waayahee haayada xuquuqda aadanuhu waxay qortay in hargeisa kaliya dawladii somalia ku dishay 50kun oo shacab rayid ah meelaha kalena laguma darin tani maaha dagaal laba reer ee dawladiibaa dadkeeda laysay why uu uleeyahy reeraa is dilay waar anagu isaaqii is dilay kama hadlano waxaan ka hadlanaa madaafiicdii hargeisa sidii tababarkii militrygii somalia intay buuraha hareeraha la koreen aanay cidna ugu aabo yeelayn

    • @somalipesmechanic6041
      @somalipesmechanic6041 17 วันที่ผ่านมา

      Bal maxaan ku dhahnaa nin aad jabisay oo aad dagaal kaga adkaatay inaad hadana oydo uun dee raganimo maaha.😢

  • @SadaqAhmed-p9l
    @SadaqAhmed-p9l 13 วันที่ผ่านมา

    Waxaan soomaali.galbeed.lagu.difaacikaraa.soomaali.galbeed.iyo.soomali.sidii.hore.1964.iyo.1977..wado.kale.ma jirto.

  • @adenali7498
    @adenali7498 18 วันที่ผ่านมา

    Suldaamadiina ma arag

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 17 วันที่ผ่านมา

    Rayalu aha ninkii shiibay ee shicibku ka xanaaqeen kii ku xigay ma hubo lkn isaaq shicibkodu xabashi isiinmu sheegine ogaaden isagaba isa sheegayay ,tan maantana daarood uhiilin baa idin waday waadse eedeen ,afkaaga ayaad ka qiratay hiil daarood inaad usoo gasheen lkn ka guro waxaad ka hesho

  • @kingmaame3196
    @kingmaame3196 17 วันที่ผ่านมา

    Wariye adoo war u hayn wax dhacay inaad wax waraysto ma fiicno,, Waad fican tahay lkn marka qof cuqdaysan waraysanayso wariye aad siyasada somalida yaqaan loo bahan yahay oo su aal ka soo xidh xidha loo bahan yahay

  • @mohamedismail9335
    @mohamedismail9335 18 วันที่ผ่านมา

    Xasuuqa halkan laga hadlayaa waa kuwii laga geystey kililka 5, dhowr jeer oo kala dambeeyey

  • @crisaaqsomali8357
    @crisaaqsomali8357 18 วันที่ผ่านมา

    hhh laba isku fikira oo is waraysanaya. Wariyaha Ayaa cuqdad ka buuxdaba

  • @mohamedismail9335
    @mohamedismail9335 18 วันที่ผ่านมา

    Hiirmooge waxaa hadalkiisa ku cad in ay xasuuqyadu ahaayeen aargoosi la xidhiidhta argagixisadii loo dhiibi Etopia. Waa arin muujineysa munaafaqnimo

  • @MaxamedCabdi-f7h
    @MaxamedCabdi-f7h 18 วันที่ผ่านมา

    soomaalin laan

  • @abdihis5653
    @abdihis5653 17 วันที่ผ่านมา

    Beenaale ka ugu xunbaatahay

  • @IsmacilACabdi
    @IsmacilACabdi 18 วันที่ผ่านมา

    Onlf iyo ogaadeen haddaad tihiin 30 sano ayaa fursad aad somali ku xukun taan.taasna waad ku fashilanteen.
    Iminka eega waxaad ku laabanaysaan sidiinii Goday iyo jiinka webiga.
    Waqtigiinii waa dhamaaday.
    Sidaas ku Biyo caba

  • @awilgiire5355
    @awilgiire5355 18 วันที่ผ่านมา

    Caddaani si xaq ah ayuu u hadlay. Muuse Biixi waxa uu GX ku magacaabay cadowga gudaha dagaal baanu ku qaaday. Smalida kale oo dhanna waxa uu ku magaacabay cadowga dibedda. Waxa uu u galay Oramo.

  • @abdisalimohamed5745
    @abdisalimohamed5745 18 วันที่ผ่านมา

    Idoor xasuqii ay shacbka somaligalbed iyo kaganacsigii dhigii shacabkayaga somaligalbed xisabaa ka danbayn ader shalay markay dadkayaga intay isku jabiyan ay ethiopia ka iibsan jireen taasi iyada hadal Uma bahnayn miyaa idoorow ceebta ma ahee wa cadad markii qoys yaro darood ah idin xanujiyo inad ku catawdaan irirsamle markii kalana ad somalida diidaan

  • @cabdilaahiaxmed9480
    @cabdilaahiaxmed9480 18 วันที่ผ่านมา

    Waxa yaaba Daarood wuxuu leeyahay Isaaq Laascaanood xukumi maayo, Isaaq Daarood dhulkiisa ma Iman karo,
    Maantana waxay leeyihiin Soomaali wa mid, Ethiopia waa isku mid Soomaalinimadu,

  • @CabeyCade-nd2sf
    @CabeyCade-nd2sf 18 วันที่ผ่านมา

    okay idoorow dib isku firiya cadawada jojiya

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 18 วันที่ผ่านมา

    Hadday San etiobiya idin soo gurman laheyn dowladda Somaliland way idin qabsan lahayd.
    Somaliland marna isma leheeen cidama etiobiyaan baa soo geli doona oo garan skin doona dds madaama etiobiya meela badan dagaal oga socda.
    Talo: dds waa inay hub soo gataan, qolodan liyuuga iyo qoriga aakaha waddan difaacay u noqon maayaan

  • @adenali7498
    @adenali7498 18 วันที่ผ่านมา

    Tusaale darood axdi male leg nabad kama damayn karo

  • @abdihis5653
    @abdihis5653 17 วันที่ผ่านมา

    Waar inan gumeedyohow dhulka aad sheegayso adiga wax hakuu taro

  • @Abdiqani56Siciid56
    @Abdiqani56Siciid56 17 วันที่ผ่านมา

    Adiga iyo awowga maxa gumaysiga idinku wacna

  • @xuseenwarsame8357
    @xuseenwarsame8357 18 วันที่ผ่านมา

    Kalab kalab dhaly oo gumaysi uxiiso qabay
    Maxaa reer iyo dawlad iska khuseeya
    Yibir yibirbaa tahay adeero ma nihin kuwo mar 2 aad laqaldi karo

  • @MaaxDheeg
    @MaaxDheeg 18 วันที่ผ่านมา

    Waar wuxu axmaqsanaa ma adiga oo ogaadeen ah ayaa difaacayey isaaq ilayn af nool waa hadlaaa

  • @ciiseCilmi-cw6bb
    @ciiseCilmi-cw6bb 17 วันที่ผ่านมา

    Waxaan kadawanayaa cadaani hirmooge geesiyaasha ankutashano ayaad kamid tahay

  • @abdihis5653
    @abdihis5653 17 วันที่ผ่านมา

    Beenaale maxaad halfami adigaa doortay oo ucodeeyay inad raacdo Ethiopia

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 18 วันที่ผ่านมา

    1988 kii Jabahaddiinu waxay u adeegtay Siyaad Barre waana la ogaa.
    Haatan iyo dan ciqdadan idiin Haysa Iidoorka!

  • @SaciidBulshaale-n1v
    @SaciidBulshaale-n1v 17 วันที่ผ่านมา

    English(uk)