GAADACO & FEYSAL YARE - HEESTII TOOYO 2014

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ม.ค. 2025
  • GAADACO & FEYSAL YARE - HEESTII TOOYO 2014
    SomaliSwisstv.com, SomaliSwiss.net, SomaliSwiss.info
    #SUBSCRIBE #SOMALISWISS

ความคิดเห็น • 104

  • @abdifitahahmed8981
    @abdifitahahmed8981 ปีที่แล้ว +5

    Waa qiirooday walahi 20 jiraa Somalia dolada wali ma arag ilahayoo itus 😭😭😭

  • @mohamednuur6232
    @mohamednuur6232 10 ปีที่แล้ว +26

    heestaan dhiiga ayeey i dhaqaajisay. mawaadiniinta soomaaliyeed weey ka heleen. GAADACO IYO FEYSAL forever jira ee jooga.

  • @abdirhmangelle7429
    @abdirhmangelle7429 3 ปีที่แล้ว +9

    Heestan kama dalo somali nin dalkiisa jecel ban ahay 2021

  • @UNKWONYESKNOW
    @UNKWONYESKNOW 8 ปีที่แล้ว +4

    Gaadaco is real man.....he always talk about xaqiiqda Jirt YES WE ARE LISTEN TO HIM

  • @shipiskadheh7794
    @shipiskadheh7794 6 ปีที่แล้ว +2

    waah waah caadi ma ahn wlalalhena somaliya runta ayaa indha naga saarten waaana wax sax ah

  • @abdiraxmaanbarrecismaan1211
    @abdiraxmaanbarrecismaan1211 4 ปีที่แล้ว

    Heestan Somali Qabiilka jecel Qabyaladistah ayay ka hadlaysa inta neceb lake Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 2020

  • @geellegaaboow3853
    @geellegaaboow3853 8 ปีที่แล้ว +5

    aun abwaan cabdi muxumed amiin nin qaali ah buu ahaa suuugaantiisa aad baan u jeclahay

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 6 ปีที่แล้ว +1

      geelle gaaboow, AHUN Abdi Muxumed Amiin abwaan qaaliyuuu ahaa kuwa ugu murtida macan abwaanada.

  • @ibruae2720
    @ibruae2720 ปีที่แล้ว +1

    Wa waxa na heesato soomali nimada wa shey qaaali ah Isha alhaaa wan guulesanadoona anago ah soomali way ah

  • @Mmbaadsha
    @Mmbaadsha 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa heesta aan ugu jeclahay heesaha wadaniga somaliyed i love this song

  • @mumtazaliali5757
    @mumtazaliali5757 10 ปีที่แล้ว +4

    Wow gaadaco u did it , rock it

  • @toonyodahir3432
    @toonyodahir3432 4 ปีที่แล้ว +6

    Anigu magaceygga Waa Toonyo maxn ka dhahaa hestaan. Kkkk

  • @sakariyemaxamadcabdullesak6893
    @sakariyemaxamadcabdullesak6893 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw hees iga dheh Wlh fanaaan kuwaas ayaa ladhahaa

  • @cawilabdullahi2500
    @cawilabdullahi2500 4 ปีที่แล้ว +3

    Tooyo iimacneya

  • @cabdifitaaxxasan862
    @cabdifitaaxxasan862 6 ปีที่แล้ว +4

    heesta hesaha ayaan ugu jeclahay markastaha wan ku socel cel shada

  • @ururkamidnimadagabdhahasoo1482
    @ururkamidnimadagabdhahasoo1482 5 ปีที่แล้ว +3

    Mashaallah waa hees murti leh cajiib

  • @bakeeri805
    @bakeeri805 5 หลายเดือนก่อน

    ❤gaadaco waadwaano capital aankasoconkarin waayo,dadkawaadad u waashey kursi qabiil iwm marka allaha soodhaweeyo iskuduubni soomaaliyeed?????

  • @xazuumicadde1010
    @xazuumicadde1010 7 ปีที่แล้ว +2

    Axsan hees allfanaan gaadaco fanaan jiro iga dheh

  • @mohammadabdi6875
    @mohammadabdi6875 7 ปีที่แล้ว +8

    Gaadaco intosowsan heestaan qaadin waxaa fiicnayd in oow ka jwaabo heesta isaga iyo Magool isla qaadayaan OO ah Jecliyaa jobka Daarood qiyaas 1991......kuwa dhagaysta gaadaco taariikdiisa dib uraaca(dagaal baraarujiye ayuu ahaay)

    • @ahmedcali8271
      @ahmedcali8271 7 ปีที่แล้ว +5

      Mohammad abdi waa runtaa waa daawaday laakin waa 2017 walaal ee horrey usoco!

    • @mohammadabdi6875
      @mohammadabdi6875 7 ปีที่แล้ว +1

      Axmed Ali
      Haaye waa 2017kiiye Odaga gaadacaco u sheeg wejigaaga dadka ka qari Ku dheh.....maaha In uu Weli soon muuq-muuqo OO jaakado soon xerto

    • @Az-we4df
      @Az-we4df 7 ปีที่แล้ว +2

      Mohammad abdi xiligas fanan kaste qabiliksu u hesayey

    • @maxbuubyare6791
      @maxbuubyare6791 7 ปีที่แล้ว +1

      aamu waa li,iwasey meel walba lama mariyee ragu waxoodu waa qac iyo qace marhadii aan diyaarado LA,idinla dhicin sidii aad idinkuba diyaaradaha ugu duqeyseen

    • @idirisali5657
      @idirisali5657 6 ปีที่แล้ว +1

      Mohammad abdi maamadii sooqabobadiganah intii darodka ahaa oo bararujinaayay dagalka not only him

  • @abdifatahabdullahi5588
    @abdifatahabdullahi5588 3 ปีที่แล้ว +2

    2021 who is watching legend abdirisaaq gaadaco 23/03/2021

  • @somalisomali2385
    @somalisomali2385 6 ปีที่แล้ว +1

    Heesta waxa iska leh abawan cabdi Muxumed amiin allaah unaxareto

  • @haar91
    @haar91 3 ปีที่แล้ว +1

    Wiil hoog Gaadaco

  • @daadirahmedsilix9038
    @daadirahmedsilix9038 10 ปีที่แล้ว +12

    Caadi maha heeskaan Dad aan ogahay waxad mooda in logu tala galey

    • @zakiahmed2206
      @zakiahmed2206 9 ปีที่แล้ว

      maxamed mooge

    • @zakiahmed2206
      @zakiahmed2206 9 ปีที่แล้ว

      maxamed mooge

    • @aisha665
      @aisha665 6 ปีที่แล้ว +1

      Heestaan Daarod Ayaa Loogu talagay Siyaasiyiintoda Danta Gooni Leh on Dalka mar Walbo Qasa Wax Walbane Ayaga Lee Rabo.Daarod Somaaliya Allaha ka Qabto.Aamiin

    • @suaddahir6954
      @suaddahir6954 5 ปีที่แล้ว

      @@aisha665 Dhilo DAAROOD wakii indhaha ku furay gadaco ay ay dhalay

  • @abdibarrenooh7563
    @abdibarrenooh7563 6 ปีที่แล้ว

    Abwaan Cabdi Muxumed Amiim ayaa miraha leh baan malaynayaa

  • @abdijabaradan2324
    @abdijabaradan2324 5 ปีที่แล้ว +3

    Like sar hadii 2019 weli dagesanesid

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 ปีที่แล้ว +2

    Erayga tooyo=Warayso weeye! Qofkaan aqoonow!
    Tusaalle ahaan, warayso oo raadi wixii dalkaan ka dhacay oo dadka weydii weeye!!

  • @bortieredihiiraan
    @bortieredihiiraan 5 ปีที่แล้ว +1

    gaadaco legend

  • @daahiribraahim2360
    @daahiribraahim2360 9 ปีที่แล้ว +5

    hibaaq nur fikirkaas ayaan aniguna kula qabaa waayo dadka waxa kala dilo ama isku keeno wa dadka madaxda ah marka waxaan leeyahy madaxda somaliyeed ha qaateen guubaabinta fanaaniinta ileen midnimo waalama huraan

    • @hassannur8782
      @hassannur8782 9 ปีที่แล้ว

      Waankugu raacsanahay walaal Masha Allah nice advice

  • @husseinaadan164
    @husseinaadan164 4 ปีที่แล้ว +3

    Fanaanintu afka ayay heesta ka qaadayaan lkn xuseen shire qalbiyan ayuu u qaadaya yaa ila arka

  • @ashleyapdirahman1488
    @ashleyapdirahman1488 3 ปีที่แล้ว +1

    Onelove hees wadani❤️ 2021

  • @xidig3833
    @xidig3833 ปีที่แล้ว

    2017 dhagesan jiray

  • @siciidoyusuf8883
    @siciidoyusuf8883 5 ปีที่แล้ว +3

    Heesta magol iyo gaadaco wan dhageystay lkn diyaaar ban unahay is cafis iyo dalkaygu inuu kaco oon dhisano waxwalbna aan saxno🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @hodan3084
      @hodan3084 5 ปีที่แล้ว

      Cafis ma daroodaa cafis dad ufidinaayo yaaaaab

    • @Sooma_Gamer
      @Sooma_Gamer 4 ปีที่แล้ว

      Heestaaba kadareemee wxi hore aan iska ilowno inuu leeyahay ee maxaa ku heesataa

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 4 ปีที่แล้ว +1

      Niic baad Haysaan wlhi muxuu Daarood uga baahanyahay Qofkaan isagii Qurbaha ku wareersan. Waa Rag puntland iyo jubaland Dhistay oo ku Raaxaysta.

  • @mahamedmahamed9296
    @mahamedmahamed9296 7 ปีที่แล้ว +1

    Gandaco shekada wad insha allaah walasolabanaya

  • @nasirnuur3362
    @nasirnuur3362 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @saafifaraxsan6280
    @saafifaraxsan6280 9 ปีที่แล้ว +2

    hees iyo bar👍💟

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 6 ปีที่แล้ว +1

    Gaadhaco qooryo xeralaawi waa fanaaniinti wadanka wax ka burburshay oo dawlada la dagaaalay.

  • @geeska
    @geeska 9 ปีที่แล้ว +1

    Gaadaco fannaan qaran

  • @amirkagarisa4761
    @amirkagarisa4761 5 ปีที่แล้ว +1

    Jiro o joga walale

  • @maryamascwllyaamarka1ooloa913
    @maryamascwllyaamarka1ooloa913 7 ปีที่แล้ว +3

    ah ciil soomaali oo Hal ah alow itusi

  • @idilacoof7943
    @idilacoof7943 6 ปีที่แล้ว

    Niimanka xaaskadilayo muqdisho hees u qada kuwa hooyoyinka qala oo xaramiga ah

  • @halwomohamed5757
    @halwomohamed5757 3 ปีที่แล้ว

    Aamiiiiiiiin Aamiiiiiiiin yaa rabi 🌹🌹🤲👍

  • @ahmedeeqnur4047
    @ahmedeeqnur4047 4 ปีที่แล้ว

    Mj miyaa lagu dhagan yahay

  • @suaddahir6954
    @suaddahir6954 5 ปีที่แล้ว +2

    Ay ay dhalay gadaco ninki dagaalka ogay waaye naaska ku qabay

  • @luluaxmed5398
    @luluaxmed5398 7 ปีที่แล้ว

    oh soomali illhyo sideedii ku soo celi qiiiiro.com weye heestani

  • @xazuumicadde1010
    @xazuumicadde1010 7 ปีที่แล้ว +2

    Tooyoy Tooyooooy

  • @barud2386
    @barud2386 7 ปีที่แล้ว +1

    Tooyo maxaa laga wadaa🤔

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 6 ปีที่แล้ว +2

      bashiir yare baaruud xasan, tooyo macneheedu waa wareyso

  • @GULETDUDE
    @GULETDUDE 9 ปีที่แล้ว +4

    ALLA HEESKA MA WAXAA LOOTIRIYEY HAL QOYS OO SOOMALI KADAGI LADAHAY BAY ILA TAHAY U DAMAC BADAN

  • @mohamedjabaan768
    @mohamedjabaan768 6 ปีที่แล้ว +2

    hhhhhhh heees aaan dhagaha la raaco Tan Ayaan Arkay

  • @deeqawarsame6082
    @deeqawarsame6082 4 ปีที่แล้ว +1

    Abow gabow sacad sacid waye iska fiiri hr

    • @JAMHAD10
      @JAMHAD10 ปีที่แล้ว +1

      Subxaanaalh bal waxa uu ka hadlayo iyo waxaad ka hadlee dhagayso!!😂😂

  • @libaaxaafrika6746
    @libaaxaafrika6746 4 ปีที่แล้ว

    esh callaa hees.

  • @hudachanel2495
    @hudachanel2495 9 ปีที่แล้ว +1

    waxa imaanka daran walayaqane odaygan muxu dhegaya.oo somali kafari san weyday.al.aan.waa hawiye taa na wala ogyahe.heso anti ah cidna wax ugama qadeysan

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 4 ปีที่แล้ว +1

    Gadaco heestii aad nooqaaday qaad habaryar kkkkk markii fowoshtii lalaayey afwayne markii lasaaray baraawe markii la geeyey bal taa nooqad kol kale kkk

  • @orobleh77
    @orobleh77 10 ปีที่แล้ว +1

    Jihaan Jalaqsan, you are beautifull with blond hair. Stay Blond.

    • @amushedchair6139
      @amushedchair6139 7 ปีที่แล้ว +3

      heestaan waxaa looka jeedaa pintland

    • @burhanxaji5280
      @burhanxaji5280 7 ปีที่แล้ว

      Tonyo Ha Af lagaadeyn Wuu ka wen yahay ku dheh Ilmo Ader Hoo Beeye kabaxa Guryah Darood

    • @NotAbdulfr
      @NotAbdulfr 7 ปีที่แล้ว

      Heestani Cabdi muxumed waa reer hargaysa markaa somaliland umatarin heeska

  • @drshodmanomar5629
    @drshodmanomar5629 5 ปีที่แล้ว

    Walee Somali land runtaa loo shegay war ma maqlaayaan caloosheey ka buukaaan illaahey ha caafiyo

  • @JoinourTeam
    @JoinourTeam 7 ปีที่แล้ว +1

    faqash dadka la midnoqda wa reer siyad bare waxa an lahadlayahi

  • @ibrahimxabad8800
    @ibrahimxabad8800 7 ปีที่แล้ว +9

    soomaliland dadka lamid noqdo yaqey dhipka dhaafee 26 sano riyaa dhamanin haku jirinee iyo somali diidka hhhhhhhhhhhh

    • @saadaatmuuse111
      @saadaatmuuse111 6 ปีที่แล้ว

      Ibrahim Xabad Anagu xamar dooni mayno xumaana u gaysan mayno xeerkii laba dawladoodiyo xuduudaa noo dhaxaysa

    • @aisha665
      @aisha665 6 ปีที่แล้ว

      HEESTAAN DAAROOD AYEY KU SOCOTAA BECAUSE AYAGAA SOMAALI KA DEGI LADAHAY DAMACOODA BADAN.

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 4 ปีที่แล้ว

      @@aisha665 kkkk Daarood ku was

  • @hawlkarfernandez3887
    @hawlkarfernandez3887 5 ปีที่แล้ว

    tooyoo maxa laga waddaa ?

    • @laylaraqiis3804
      @laylaraqiis3804 4 ปีที่แล้ว

      Aniguba garan waayay😊

    • @pubgsomgamer5102
      @pubgsomgamer5102 4 ปีที่แล้ว

      Waa CID aad heeybteeda waydiin.

    • @JAMHAD10
      @JAMHAD10 ปีที่แล้ว

      Waa Warayso!

    • @JAMHAD10
      @JAMHAD10 ปีที่แล้ว

      @@laylaraqiis3804 warayso!

  • @ahmedcali8271
    @ahmedcali8271 7 ปีที่แล้ว +6

    Waa heesta dadka qabiil land looga cuudiyo

  • @GULETDUDE
    @GULETDUDE 9 ปีที่แล้ว

    YAA SHEEGI KARA QOLADAS

  • @waranle961
    @waranle961 7 ปีที่แล้ว

    hawyie heeska waax ka qata

    • @mrakjunior
      @mrakjunior 7 ปีที่แล้ว +2

      Lost fanaanka heesayo ya waye hawiye ayaa ku qafiifteene, hawiye inta ku hayseen ayaa ficiin ka harteen dhinac walbo nolosha kama dhexmuuqataan waa yahan danbe wa nii gala badan yahay, horay ayaa waxaa loo yiri nin shalay ku dhagan ma arko rajada beri.

  • @ibrahimxabad8800
    @ibrahimxabad8800 7 ปีที่แล้ว +4

    heestaan soomaliland ayaa looga hadlooya damacooda iyo riyadooda ah iney somali katagaan walee madhacdo hhhhhhhhhhhh damac kasiirka iska daaya hhhhhhhhhhhh

    • @haboneomar9678
      @haboneomar9678 7 ปีที่แล้ว

      Tisa ma daryelee tu kale ku darsaday ,
      Idunkuba nabad doona dalkinaa hagajistaa
      Garaxaa iska dayaaa
      Adunkaa dhan ka raca

    • @mariamufs2023
      @mariamufs2023 6 ปีที่แล้ว +2

      Habone Omar iftiinka baxaayo maanad arag indhaha i dhibatoy 😂 wale ictaraaf intuu cirka idin jiro ayu idin jiraaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

    • @axmedislaw7444
      @axmedislaw7444 6 ปีที่แล้ว +1

      Hargeeysa, innaad ku ekaataan maanta annagaa raali ku ah

  • @CSlx-fm2xq
    @CSlx-fm2xq 4 ปีที่แล้ว

    Tjkyyjtjkdthldltyydtttktkysstttlkdydykudlttydhtskklykttttlltltldtllyktlytktkttktdktklykyyyylttltkttklkyyktkttyt

  • @Yuusufcade-gg1nh
    @Yuusufcade-gg1nh 8 ปีที่แล้ว

    Cccc