CLASSMATE SUAALO WADNAHA JARAY AYUU WEYDIIYAY GALAD DIIRIYE GROUP KEE BADIYAY ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 61

  • @taliyedhuubane
    @taliyedhuubane หลายเดือนก่อน +2

    luuqad hadii laydhaahdo wadanku waxuu leeyahay hal luuqada waana afsomaliga afsomaliga labo lahjada u kala baxa oo ah may iyo maaxtiri

  • @AdanAbdi-dl1sd
    @AdanAbdi-dl1sd 3 หลายเดือนก่อน +5

    Afkacali wankusalami ninka uhoreyay like sari aniwaye wankutageraa

  • @WilkaXajiga
    @WilkaXajiga 3 หลายเดือนก่อน +2

    Barnamijka waat ku sodartan in wax lugu guleesto am wax lugu tartamo midakali intan haku sokobina ee dadkali oo cusub kusodaraa hadad awodan mahimada waa in wax lugu tartama markasu xiiso yelanayaa good lucky

  • @Cade23-t2p
    @Cade23-t2p 3 หลายเดือนก่อน

    Mama fiican waye su aalo fiican keentay ❤

  • @dadirolusow
    @dadirolusow หลายเดือนก่อน

    afka ali horey usoco taliye yurubaa kaa soo salaamooyaa😂

  • @CabdillaahiCabdinuur
    @CabdillaahiCabdinuur หลายเดือนก่อน

    429km bay iso jiraan muqdisho iyo kismayo

  • @CabdicasiiscusmaanCabdilaahi
    @CabdicasiiscusmaanCabdilaahi 3 หลายเดือนก่อน

    😮afka cali waa ku taa geeraa adi iyo tiim kaaga❤❤❤❤

  • @abdallehassan2227
    @abdallehassan2227 3 หลายเดือนก่อน

    4ta Ruwaayadood
    1.Dumistii Aqalkeyga iyo Arooskii Inankeyga.
    2.Musiibadu Aduunyada ayadaa u Macalin ah.
    3.Qabrigii Jaceylka.
    4.Dab Jaceyl Kari Waa.

  • @xaydarabshir
    @xaydarabshir 3 หลายเดือนก่อน +1

    Afarta xaas waxaa la kala dhahaa:
    1. Min weyn
    2. Min yaro
    3. Magmagato
    4. Meel ma dayato

  • @user-mr8Talasan3dz
    @user-mr8Talasan3dz 2 หลายเดือนก่อน

    Dadku sidaan maka dhab baa hadeer mise waa ay iska yeelayaan su'aalaha ay garan la'yihiin ilmaha fasalka saddexaad ee aan macalinka u ahay haddii aan weydiiyo waxaan hubaa in ay ka jawaabi lahaayeen 100%

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 3 หลายเดือนก่อน +1

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤
    Taageerayaasha AFKA CALI IYO
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 3 หลายเดือนก่อน

    1. Beeney waa Run
    2. Qabrigii jacaylka
    3. If iyo Aakhiro
    4. Hablayahow Hadmaad guursan doontaan

  • @shucaybmohamedabdi397
    @shucaybmohamedabdi397 2 หลายเดือนก่อน

    Abaska nin wax bartay m.a❤

  • @MuscabAhmad-pi1kd
    @MuscabAhmad-pi1kd 3 หลายเดือนก่อน

    Ruwayadii shabeel nagood from4

  • @MuxiAdan
    @MuxiAdan 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somalay. Yarkan. Maad la carartaan. Kuwo. Maalayacni soo gudbiyaba. Boqolaal. Ayaad gadhsiisene

  • @MuxiAdan
    @MuxiAdan 3 หลายเดือนก่อน

    Waa barnamij wacan

  • @MuxiAdan
    @MuxiAdan 3 หลายเดือนก่อน

    Channelka. Hore usocod siiya. Please

  • @Akzamfamilys143
    @Akzamfamilys143 3 หลายเดือนก่อน

    ASC wll progam kaan igu casuum plasse igu casuum idinkoo mahadsan

  • @abdirahimhirsi
    @abdirahimhirsi 3 หลายเดือนก่อน

    KMS ayaa Inka qaldan Mogadishu to kismaayo

  • @cilmiilaahey1281
    @cilmiilaahey1281 3 หลายเดือนก่อน

    Afka barnaamijka gift kuso dar ay guuleestaha qaato hdi nuxur maleh

  • @buuleyare5
    @buuleyare5 3 หลายเดือนก่อน

    Dastuurka soomaliya waxaa ku qoran waa Luqadda soomaaliya looga hadlo waa Af Somali oo ka kooban may iyo maxaa tiri

  • @abdisalammatan4317
    @abdisalammatan4317 2 หลายเดือนก่อน

    Maay iyo Maxaa tiri waa lahjad

  • @MohamedAbdiMohamed-n3h
    @MohamedAbdiMohamed-n3h 3 หลายเดือนก่อน

    Afka Ali waxan kuhaya suala English ah

  • @abdulshakurabdulqadirmoham9011
    @abdulshakurabdulqadirmoham9011 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaa kala saartaan luuqad iyo lahjad, Af-somaliga waa luuqad, May iyo Maxa-tiri neh waa lahjad.

  • @apdihakiinmohamed447
    @apdihakiinmohamed447 3 หลายเดือนก่อน

    saaxiib afka cali waxaa gulaystay groupka 2

  • @anwarmohamed9335
    @anwarmohamed9335 3 หลายเดือนก่อน

    waa qalad casimada iyo casmada 3 waxey isku 483 km bey isku jiraan ku qora google hadad rabtan

  • @fatima20031
    @fatima20031 3 หลายเดือนก่อน

    Afka cali plz barnaamijkan hanaga joojin

  • @CabdinaasirSheekh-dw7gd
    @CabdinaasirSheekh-dw7gd 3 หลายเดือนก่อน

    Hablayohow hadmaad1 guursandoontaa ninba tacabkii talooy kaamaal 2xishood iyo jacayl 3 qabrigii jcylka 4

  • @ilkacase0000
    @ilkacase0000 3 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉

  • @AxmedMustafa-ux5yy
    @AxmedMustafa-ux5yy 3 หลายเดือนก่อน

    Waaa lahjad ee luuqad ma ah😂😂😂

  • @CabdiQaadir-dp8rh
    @CabdiQaadir-dp8rh 3 หลายเดือนก่อน

    Chp afka cali isoo qabo barnamijka inaan kasoo qayb galo Rabaaa whatspka igasoo qabo

  • @alibare3255
    @alibare3255 3 หลายเดือนก่อน

    May iyo maxa tiri wa lehjado ma ahan luuqada lkn somali hal.luqad keliya aya loga hadlaya dadka kalama garanayan

  • @Akdugaldowson1
    @Akdugaldowson1 3 หลายเดือนก่อน

    Sxp afka Cali barnamijka wakacararti adhi iyo bosteyo waxan rabna next time nakata vs flembo soqaba ninka badhi arkeynaa😂😂

  • @HassanMahamed-z9u
    @HassanMahamed-z9u 3 หลายเดือนก่อน

    Waa qalad sxb waa 483

  • @Mohamed_amiin195
    @Mohamed_amiin195 3 หลายเดือนก่อน

    Soomaliya hal luuqad si sax uleeyihiin maa hanoo maayga ma qorna nio waaku dhaganahay afsoomaaliyi leewaàye

  • @abdullahimohamedali8397
    @abdullahimohamedali8397 2 หลายเดือนก่อน

    Gabdhahan dalka aqoon uma lahan meesha cayaar maa loo yimid

  • @AdamHajjiSadik
    @AdamHajjiSadik 3 หลายเดือนก่อน +1

    Marwo bulduq intey aday

  • @ZayidShucayb
    @ZayidShucayb 3 หลายเดือนก่อน

    wakhti socda maJiRo anaga mobeLka nofiri naysan wan idin Jogna😂😂😂😂😂

  • @halimaomar6179
    @halimaomar6179 3 หลายเดือนก่อน

    Hebel wxba ma kala iga bn maqli jirey bal kwrn dadkan

  • @mohamedabdi8229
    @mohamedabdi8229 3 หลายเดือนก่อน

    Barnamijkan waku heystaa ani

  • @bashiirali320
    @bashiirali320 3 หลายเดือนก่อน

    Dagahaley No no Meya Sohseg

  • @abdullahinuurmahamud2144
    @abdullahinuurmahamud2144 3 หลายเดือนก่อน

    Nakata wuu saxanyhy 500km waYe xita mararka qaar in ay ka yarhtaha la sheega

  • @xasanaxmed5338
    @xasanaxmed5338 2 หลายเดือนก่อน

    500 km xamar iyo kismaayo gudiga way qaldeen

  • @AnuusInaxirsi
    @AnuusInaxirsi 3 หลายเดือนก่อน

    Soobadoya

  • @caskaaxmed4003
    @caskaaxmed4003 3 หลายเดือนก่อน

    Maay iyo maxa tiri waa lawo lahjadood ee ma ahan luqad 🧐

  • @sharmaakeabshir9008
    @sharmaakeabshir9008 3 หลายเดือนก่อน

    Qalad waaye midaas

  • @HassanMahamed-z9u
    @HassanMahamed-z9u 3 หลายเดือนก่อน

    483

  • @CabdinaasirSheekh-dw7gd
    @CabdinaasirSheekh-dw7gd 3 หลายเดือนก่อน

    Maay waxay katagaan ca am c iyo xa

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 3 หลายเดือนก่อน

    Dadkani dhulkiisa soo barta ku dhaha.

  • @farxanyusuf1342
    @farxanyusuf1342 3 หลายเดือนก่อน

    Shati beer iguu salan

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 3 หลายเดือนก่อน

    War luqad iyo lahjad hala kala saaro

  • @xaydarabshir
    @xaydarabshir 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan idin kula talin lahaa inaad soo xushaan dhallinyaro wax baratay.

  • @FarxiyaNuur-s1m
    @FarxiyaNuur-s1m 3 หลายเดือนก่อน

    H/5days❤

  • @DeeqoMaxamedqalanjo
    @DeeqoMaxamedqalanjo 3 หลายเดือนก่อน

    Hhhh

  • @CabdiraxmaanMaxamed-d6h
    @CabdiraxmaanMaxamed-d6h 3 หลายเดือนก่อน

    Wad qaladay hijriga 1447

  • @bashiirali320
    @bashiirali320 3 หลายเดือนก่อน

    Asc Afka caLi

  • @SacdiyoHilowle-dn9kp
    @SacdiyoHilowle-dn9kp 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb balami kabtan bara

  • @OmardiniDini
    @OmardiniDini หลายเดือนก่อน

    Sssssss

  • @khaliilnourkhaliil209
    @khaliilnourkhaliil209 3 หลายเดือนก่อน

    Marwo buldhug youtube malee miyaa afka

  • @HassanMahamed-z9u
    @HassanMahamed-z9u 3 หลายเดือนก่อน

    483

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 3 หลายเดือนก่อน

    War luqad iyo lahjad hala kala saaro