Afka cali waa sidee chanalkaaga dad bad wax usoogudbine waa sidee Somalia waxay xudud la leedahay badeed , 1 🇰🇪 Kenya 2, Yaman, Oman xagee kala leenahay shaadh gudud see yeelaysaa dhow sualod buu khaldey
War waxani waa noocma baradho dalka waa ka baxdaaa sew camal beertayda walhy bilhy tolhay bishii hore laga saarey 178 kg waa sidee dalka ma mogdisho kaliya utaqaaniin gobolka sanaag gaar ahaaan ceerigaabo waa wado baradho berahewdu youtubka ku qor waa kusoo baxay waa noocma mise koofur kamaydan soo bixin waligiin somaliland kaalaya
Wow I am watching today because of my favour Galad is there every time he’s there I am watching long life gala d❤
Waku salaamay AFka cali caawa igu horeeso TH-cam kaaga muqaalka wuu shidan yahay wan ka helay waxaan rajeenayaa kuwan iyo kuwa kale qurux badan horey usoco saaxib ❤❤❤❤❤❤
Afka cali ku soo dar idiriska iyo captan bara 🙏
Barnaamij ka soo badiya kabtan baara iyo Baaquli boy kusoo dara please 😂😂😂
Scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤
So badiya wll afka cali keep going ❤
Keydsane iyo dhubo 6 kow uqorneed su al gafeen afka cali kama uusan tiriran labo kale ogu daray xaagas qalad yar ayaa ka jiro ❤
Woo saxay marki hore ayuusa ka tirin markee dhibcaha heleyna uguma darin tii laga tiraaye iyo mid heleen ayuu isku baxshe
So badi classmate ❤😂
Walalaho walalkayow barmaamjkan waa ok wa muhiim marlwba hala keeno❤
Waa degmada hilwaa degmada kaniisata ku taalo
EEDADAA U SHEEG 😂
Kaniiisad aaaaa 😂😂😂😂😂 macbuud alloow
Qofkii ugu horeeye ee daawado ✌️
Sxp afka ali shukaansi albitar revere aa kaa codsanaa coosee soo raaci😊😊
Canabka, Baradhada, iyo wax waliba waxay ka baxaan Ceerigaabo...
Salalahu calayhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤
Kaydsane dhuubo 2 lagama jarin degmada 😂😂😂
Waa history
Gopolka sanaag gaar ahaan sanaag canabka fiintooga lakiin somalila d weyaan
Sxp afka ali maqorofanka codkiis wa da.iif Isla fiiri midka cabaska wa nadam
Wow🎉❤
oman Bad lama Lahin Xuduud Halka iska hubi Yemen Only weeye
Barnamijkan waa ku heystaa noso badi afka cali
Wx bdn ba ka faiidnay tns❤😂
Kedsane iyo dhuuwo sucalo fudud ayey ku so aadey lkn ayiga is qasaari yey
Wuu ka baxaa wlhi afgooye😊
Kaydsane dabo dhubane hargeisa kulaha kir waryaa edab ma lahide 😂😂😂😂
Waa Marki ugu Horey 12 La gaadho Rikoodh Cusub😂😂
Hhhhhh canab saanu uga bixin meel kasta wllhi wuu kabaxaye
Sabadi sxb
Wwwwww lajan❤❤
Asc ❤❤Asc ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw sce❤❤❤
Wa kabaxdaa dalka dhubo wa saxday
Wa sax baladowle
Balcad canab ugu imaw❤❤❤
Waxaa la ka dhoofi jiray Garoomada Lanbar 50 iyo cisileey
So badi zhp
keydsane narobi nagu waalay kalay naqabta macbusoo sooqaatay🤣🤣
Baradhada waka baxada wadanka sanaag bay ka Baxda ceergaabo wax barta laydinkama karo
🎉Hambalyo Yaxye iyo Bosteyo Guul iyo Gobanimo
❤❤❤❤
Way jirtaa kinisada way jirtaa
Scw scw ❤❤❤
Yaxye hunter afgooye canab waa ka baxaa
Canabka Waa kabaxaa dalkeena
Afka cali captain para nokeen
Idiris iyo naara ama gaagaabka
Aad iyo aad
Soobadi sxb
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
Heelka Tanzanian ayuu ka baxaa
Wan ku salamay waa farxan oo kutagera
Keysne iyo dhuubo 2 lagama jarin aa jirto
Yahye wu daganaaye maxaa daaray caawo
SUAASHA GAROONKA HALAGU NOQDO WAAGII HOGAAMIYE KOOXEED YADAWAXAA LA ISTICMAALI JIRAY 4 GAROON 1 CISILEEY 2 BALI DOOGLE 3 NAMBAR 50 4 DEYNIILE QAADKA WAXAAW KASOO DAGAAYI DEEYNIILE IYO NAMBAR 50 BALIDOOGLE ANAA KASOO DHOOFAY 2006 DII
😂😂😂😂😂
horay usocda
Afka cali waa sidee chanalkaaga dad bad wax usoogudbine waa sidee Somalia waxay xudud la leedahay badeed , 1 🇰🇪 Kenya 2, Yaman, Oman xagee kala leenahay shaadh gudud see yeelaysaa dhow sualod buu khaldey
India ka tagteen
So padi afka ali
Cibaaro maxa laga wadaa horta
What’s the hell.qanisada maxa somali geyay😮😢😮😮
So padi afka
Dagmada Hilwaa xitaa kaniisad ayaa ku taala
Baradhada dalka way ka baxdaa
Yaman iyo cumaan
Baydhabo jinaay ayuu ku baxaa canabka,,,iyo guud ahaan gobolka baay
Kaydsane wasakh hargeysa kaniisad kumataal afka kajeedi
Wey ku talaaa
Waa run
YUUTUBARKA UGU MADOW BADAN MUQDISHO MIISAN MIISAN KA WAYN AFKA CALI❤❤❤❤❤
Canab afgoye ayu kabaxa
Soobadi
Barandhada dalka way ka baxda ee somali aya dibda ka kensada balwdene aya lagu aburay iska saxa
❤😂🎉😢🎉❤
Afka cali
Canab wakabaxa somalia
Wax ka barta somalia
Baradhada Dalka way ka baxsaa
Yaxye
War waxani waa noocma baradho dalka waa ka baxdaaa sew camal beertayda walhy bilhy tolhay bishii hore laga saarey 178 kg waa sidee dalka ma mogdisho kaliya utaqaaniin gobolka sanaag gaar ahaaan ceerigaabo waa wado baradho berahewdu youtubka ku qor waa kusoo baxay waa noocma mise koofur kamaydan soo bixin waligiin somaliland kaalaya
Hiraan baladweyn xitaa wee kabaxdaaa
Sishalis ayaad katagtay
Canabka wuu kabaxaa wadanka
Yaxye is not easy
❤❤❤❤
❤
Baradhada dalka way ka baxdaa
❤❤❤