Waxan wlhi waa la isla ogyahay xataa wax kale maa way seen tan aqligab ma galaysee nio isla xishooda bal saan xay tahay waxan maa brank ah imika cajaaaip😂😂🥵🥵🥵
Wax lisla ogyahy ayay marwalba prank ka dhigan sax tellka codka lgu dubayo imisa jeer ayay arken e gacanta lgu sido fadlan halkan dad waawayn aya Idin kenay la aantoda mesha maydan gadhen fadal wax run ah so galiya la dawan karo si aad noqotan bast you tube sanadka una gadhan 1m iyo wx ka badanba mhd sanid
Team enjoy family ka colosow caawiya alle dartiis maanta cawinaad ayey nooga baahan yihiin 🥺🥺🥺😪😔😪
Aniga 🖕
Inta prank..usoo fakatey farta taaga🤣❤
Zyed amiin wllhi waxa tahay qof adag waxana ka arsatay keep going imaan amiin iyo anna cabdi real injoa kulaha iyada ayaa baxey real injoa anna cabdi jaceel m.a
Prankigii walaalkaa amiin isku ekaa ,Amiin Imaanbaa horey u sameeyey
Enjoya Madax adeegii oo qof ah waye 😅😅😅😅😂😂😂😂😂
Salaada hala ilaayo 🙏💯
Wixi idinhelan layabay 💪 isasoadkeeya lmaan adn enjoya adn aamina
Enjoa cwda inta masexane kulaha🤣🤣🤣
inta og in leeysla ogyhy
Ku soco Sayid😁😂😂prank kula barteen
prank labo camero ah intee lagu arkay😁😁
Zaad amiiin seee camal heee anafa xiraa haaaa sheekada waaaba kula ogeeen😅🤣🤣😂
Big legend waaye lipaxan youtbe haloo furo🔥❣️
4:55 zyed enjoygaga miya kulaha🤣🤣
amina sida cabitanka loga qatat qosol igu dishay 🤣🤣
Haayy anaga xita jeero nagu dhajise see cml 😂🤣
M.a mashallah seyidamiin wadarsaty
Sayid enoyad baa soo wadatee another level
Waa imaan oo guuusan wllhida
Hyeey wuuu basay said🤣🤣🤣🤣
hhhhh sida uu uaarsanayooo ayaa baa idishay wlhi waa kuqosley ka aarsoo
Wacaleykum salam 🥰 zyed amiin
Srry wllshey mcn amina abdiqadir, imaan and Salman enjoy wani uhamy😭😭
Imaan amiin qofka kale ma walaalkaba u kuu eegyay Ani adi kumada😂😅🤣🤣
Waxan wlhi waa la isla ogyahay xataa wax kale maa way seen tan aqligab ma galaysee nio isla xishooda bal saan xay tahay waxan maa brank ah imika cajaaaip😂😂🥵🥵🥵
Wll sorry 😭😭😭😭amiina iimaana salmaan
Abooyo cabitaanka aad cabeysaan waa maxay 😂😂😂🙌🏼🙌🏼
Waaar sayid amin ayaaba laga dhaweyn 😂😂😂😂
Aarkana legend🦁 igadhe TH-cam kga sugayna 😂
Hhh ar enjoyaa wiligeebo waa dheeraay kulahaa 🤣🤣
Nimn aarsan uurka hbrtiso ku jira mqli jiry Team enjoa Keep Up yqei✊😍
Amin amina injoy ixtiram daranidaan bisinka
Kkklkkk kuwan xarfaan maba ahan ,Hadii ee run ahaan laheed ,ilfuur ayee ku noqon lahaayeen kkkkkk Rer injoy Caadi ma ahan
Ilfuurnimadi o dad ah wyh kuwan🥰🤗
Ma ila aragtay xaasidiin wye bee 🤣😅
Funny prank Enjoa madax adheek 😂😂😂
Sayid aamiin good guy keep going 🎉🌹🎈🥰
3diina waa wareriseen Zax Seyd wa kuguracsanahy🙏
Amina sida kuma modayn wlhi doqona tahay bila dhiiga sidee gabar walsha oo kle ah oo kulamada ugu ogolatay ina nin uga baxdo guriga dhexdiisa🤐🤐
Jiliin wye waxaan ma ahan prank
Aamina sharaabka sida loqadanaya idishay😂😂😂wlhy wa iga qoslisay😂😂
Ayy _Dadka kliya _Aa iska jeclhy💯💯
Wlhi wa niga raayay🤣🤣🤣🤣🤣
Meeshaan soomaali maahankulahaa😜🤣
Enjoy imtixaan 🥰
Waaaaaaaaw waxas laga dhah sheeko cajiib ah shiib iska dhah kkkkkkk
Mac sonkor idin ku tahy 3diinaba🤣🤣🤣
Anaga xitaayaa iga qaleeya kulahaa
Keep going pro imaan aamiin
Ilaahay kabaqa oo prank beenta ah ee aad naga gadaysaan naga daaya plz😂😂😂
Soomaalidaan waxkaste waa aaminayaan xariifkaan youtope sida loo duubo labarayaaa
Wallahi sxd Sayed légend bro ,Big smart ❤️❤️❤️❤️❤️
Cam son 300k inzhala
Walahi dhoorayaal tihiin hadey dhab ka ahaan laheed sidaa foosha xun ila dhaqmi laheeedeen lmk cida caqliga u saaxipka ah wuu dareemaya qaabka aad u dhaqmeysn in qof walba wax ka ogyahay prank indho adeegiina 😜😁 keep going
Wax lisla ogyahy ayay marwalba prank ka dhigan sax tellka codka lgu dubayo imisa jeer ayay arken e gacanta lgu sido fadlan halkan dad waawayn aya Idin kenay la aantoda mesha maydan gadhen fadal wax run ah so galiya la dawan karo si aad noqotan bast you tube sanadka una gadhan 1m iyo wx ka badanba mhd sanid
Waa oska yaabanahy ani prank ma maqly koronto inay igu dhegysaaa moodaaa saa u sooo ordo mxy thy
HYE WLLKA ZAYID IYO IMAN AMIIN WLLKIE KEEP UP
Wa nilagu sùge iman bòlonyo enjoy aamina mac sokor
Wlh kuwan gar Gali mahesa hhhh
Enjoy hindha adeeg bisinka🤣🤣🤣
6:14 muuqalkn qosolkn ka daaye nh xili dambo daawanoya bilaa earphones xiligan mxaa usoo jeedaa aa lii dhahaye kkkkkk
😂😂😂😂😂😂
Wxn barnka maahn coz iman amiin camera wuu firinyy 😂😂😂
imaan igudaran intes iskubaraten kulaha
Wllhy billhy tollhi sayid amiin injoywaaye wllhi
Lejan waye wlhi zayid 3🤣 qofba halmar ayaad kusamaysa horay usoco🙏🙏🙏
😂😂😂😂😂😂
sayid amiin horay usoco 👍
Sayid amin funny waye
Iman iyo walalihi gaagabana horta
Iimaan wuu yaabanyahya wllhi
PRANKII IIGU YAABKA BADNAA WIILA CAADI MA AHAN❤❤❤❤❤❤ WIILKA YUTUB USAMEEYA
Keep going 🥰🥰🥰❤
❤️
Zxp wilige pin liguma qaban zxp pin 📌 igu qabo
Aduunka iimaan igu drn yaaab
Imaan love you
Keep going my brother
keep going🥰🥰🥰❤❤
Team enjoy wan idin salamay
Wax lo so martiyo ma istahilishiin wlhi
Kkkkkkkkkqosol igumaharinwallahi
Legend hore u soco
Wakujeclhy aboowe
Dadkan ilfurkiyo qof eh waye
Ilfuur wye ma ila aragtay xaasidiin wye Sayed wee ka cadahay mee ka qaleeyaan 🤣😅
Il adkaa ragu
Wlhi sadexdani waa hot hor 😂
Srry wllkey mcn zyed amiin waan kaxumahy wllhi ❤👌👌👌👌👌💯💯💯
Waad ka aargoosatay
First comment 😭😂😳
iiman waa laqaqaban layahy miyaa😂😂😂
Waxaan dhaqan xumaa rer xamarka luqada hada bartay😀😀
Dhaqan xumada maxa wye 🤣
Walalo matihin
LUQADA CARABIDA QEYBEHEEDA KALA DUWAN BARTAN MEELKASTO JOOGTAAN...
Lagedna
Asc wllo marab taa in aan lamane konoq do tik tok harabaa in aan can noqdo Wllo mcn iiso j.w.b please thanks 😊
Diyar wye abaayo lkn inte jogta
Qof iiman u ek ujeedaa see waye!??🤔
Wllkiis wye iimaan ween
Keep going
Kkkkkk
Kkkkkkkk 😂🤣🤣🤣🤣😂😂🤣🤣
Wllhi funny hhhhhhh
First comment
Kkkkkk😂😂😂👍
@@habibasufi4078 hhhhh
Labadiina gabar mid wa ina ku qabsadaa waa sababta aan reply idinkugu soo galay 🤣😅
Kkkkkk Kkkkkk
sorry team injoy
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣