ARIN MUCJISO IYO LAAB ARKEY SOO DHAWEYN ASAD HAGIO AIRPORT DHEXDIISA HALMAR WAXAY ISKU BADASHEY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 110

  • @Akwadani
    @Akwadani 4 วันที่ผ่านมา +1

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @HareedMilaano
    @HareedMilaano 3 วันที่ผ่านมา

    Welcome back Bro Asad ❤

  • @cabdallemaxamedabvdiabdi5326
    @cabdallemaxamedabvdiabdi5326 5 วันที่ผ่านมา +2

    yaa laga daremin bro asad hagio dalkisa ayuu jogaa fiyus ha ka radin mesha waa muqdisho

  • @xaawoluushaxaawoluusha3797
    @xaawoluushaxaawoluusha3797 5 วันที่ผ่านมา +1

    wel come back to soomaali 🇸🇴Abti Asad

  • @aaminoladan8839
    @aaminoladan8839 5 วันที่ผ่านมา +2

    Subxanallah war naga tag waa naga nixisay

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 5 วันที่ผ่านมา +10

    Yaan laga daremin maseerka asad dadkiisa waa jecelyihiin reer malaysia waa nili kala bartay ee qiiq haysku qarinina😂😂😂😂

  • @FaisoCabdi-ve4wt
    @FaisoCabdi-ve4wt 5 วันที่ผ่านมา +1

    Ana uhoreyo iman love isaar ❤😂👍🤴

  • @SafiyoAbdullahi-fg8em
    @SafiyoAbdullahi-fg8em 5 วันที่ผ่านมา

    War waa jaceyl iyo farxad ee ku faraxsanyihin imaashaha wllkood yaa aragiisa la isku dagaala qof la jacelyhy ee naga daa somcad xumeeda viva ciyaal xamar si qurux badan ayaa usoo dhaweyseen waana umuujiseen shacuurtiina🎉 ksoo dhww dalkga hooyo iyo magaaladada🎉

  • @SadiyaNuur-cd2dh
    @SadiyaNuur-cd2dh 2 วันที่ผ่านมา

    A.iin hadaladaada ima cajabinin

  • @FilsanQiiq-x3l
    @FilsanQiiq-x3l 5 วันที่ผ่านมา +2

    Waree wan Ku Tageerqa Pranki so sameee walipaa Nalkaa❤😂😂

  • @sheekoshaax1843
    @sheekoshaax1843 4 วันที่ผ่านมา

    Asad kena 🔥🔥🔥

  • @Elephanto22
    @Elephanto22 4 วันที่ผ่านมา

    Asad was in qalbi nadiif ah walhi aad yo aad ayaa loo soo dhaweeyi Mashallah

  • @abdiwahid997
    @abdiwahid997 5 วันที่ผ่านมา +1

    Caadi iska dhig si wanaagsan baa loosoo dhoweyay sxb madaxweyne camal🇸🇴😍🔥🔥

    • @RayaanomarMohamed
      @RayaanomarMohamed 5 วันที่ผ่านมา

      Madax weynaha xitaa saas loma soo dhaweeyo madax weyno sida low soo dhaweeyo si ka fiican low so dhaweeyo m.a

  • @PhalastiiN
    @PhalastiiN 5 วันที่ผ่านมา +2

    Farxada io chaceylka lo qabo wyeh😢❤

  • @ShadaAbdi-b8t
    @ShadaAbdi-b8t 5 วันที่ผ่านมา +1

    Allow nabad ku keen wa maskiine😭😭

  • @darishore814
    @darishore814 4 วันที่ผ่านมา +1

    Shaanshi shiirtooy xaasidnimada jooji waryaa

  • @asmakhadar3935
    @asmakhadar3935 5 วันที่ผ่านมา +1

    Aqas bilaa damiir waan sagootinay kulahaa goormaad sagootisay

  • @FaadumojaamacDhamac-eq6cc
    @FaadumojaamacDhamac-eq6cc 5 วันที่ผ่านมา +1

    Ala wa naxay ❤❤😢

  • @rizz4053
    @rizz4053 5 วันที่ผ่านมา +3

    😭😭😭😭sorry mom

  • @YaxyeMusdhaf-h7q
    @YaxyeMusdhaf-h7q 4 วันที่ผ่านมา +1

    Waa kamasereysaa miyaa

  • @IlwaadQurux-v4x
    @IlwaadQurux-v4x 5 วันที่ผ่านมา

    Jceel lee weye waxaa ❤

  • @ShamsoMaxamed-y7m
    @ShamsoMaxamed-y7m 5 วันที่ผ่านมา +2

    Ma wax ad sheegto baad weysay aqas us wayaraa kani waa xoolo walhi ma so dhawentaas baa dhib qabto waa dad jecel oo rabo qof waliba in uu arko asad walhi ee wax an balo aheen balo ha ka dhigin ok

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 5 วันที่ผ่านมา +2

    War ninkaa asad illaahay dhib dambe muqdisho kalama kulmiyo maanta ixtiraam xumey muujiyeen reer muqdisho subxanallaah

  • @Dowlaaymaxmedcumar
    @Dowlaaymaxmedcumar 4 วันที่ผ่านมา

    Asad big boss

  • @IfraxMadey
    @IfraxMadey 5 วันที่ผ่านมา +1

    Waa.sax

  • @aminomuqtaar5159
    @aminomuqtaar5159 4 วันที่ผ่านมา

    Asad ma uusan xanaqin ee dad uusan filanen ayaa so dhaweyay jeceelka lo qabo ayuu la qiiroday allow wllkeyn asad no deeso wlahi wan jeclahay❤waligeyna ma arkin lakin in aan arko rajeyna xamar dartisa u imaana❤

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 5 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤ ASAd

  • @CisoIsmaaciil
    @CisoIsmaaciil 5 วันที่ผ่านมา

    War fanan bad ahayd wad naga qariday codka wad so xaday i amin

  • @MushtaqYunis
    @MushtaqYunis 5 วันที่ผ่านมา

    Team washamsi pliz halugu qado

  • @Rodah-x4g
    @Rodah-x4g 5 วันที่ผ่านมา +5

    Wa jacel logaba waye adigou macasalama gamade odhaane ee jooji warkaga

  • @mohcade2754
    @mohcade2754 4 วันที่ผ่านมา +1

    Waraaa Waxaa Laga Urinoooyaa Xaasidnimada Ee Isku Xishooo
    Dhagartiii Shaanshinimada Aad Ugu Hiilinaysay AMIIRA Aaa Laga Arkoooyaa

  • @mss_Ziya
    @mss_Ziya 5 วันที่ผ่านมา +2

    Asad wuu qiiroday inta dadkaas soo dhaweysay bu kh farxay ee wax Xun ha usameyn ishh

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 5 วันที่ผ่านมา

    IIMAAN. ADAA KADAGAN. MALESIA. MADHIHIN. SAFAR SALAAMA. WA UQUURIWEEDEEN. RER. INJOYA
    WAX HASHEEGIN DHEH MAASHA ALAAH. GAABOW
    WELCOME😅ME HOME. ASAD HAJIO❤❤❤❤

  • @faraxjamac4063
    @faraxjamac4063 5 วันที่ผ่านมา +2

    First 😂❤

  • @DeegoaadanDeegoaadan
    @DeegoaadanDeegoaadan 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waryaa maxaa kqaldan nin maseersan umahumid ee danayso

  • @MunaApdirahman
    @MunaApdirahman 5 วันที่ผ่านมา +1

    Ala wa naga nixisayy 😢asadkena inay wax ku dhaceen u maleynaaye

  • @AbdirizakMohamed-l5j
    @AbdirizakMohamed-l5j 5 วันที่ผ่านมา +2

    Aduu waad ka xuntahay

  • @qaaliddiyaas3188
    @qaaliddiyaas3188 5 วันที่ผ่านมา +15

    Views is not easy 😂

  • @maxamudmaxamedsaid1036
    @maxamudmaxamedsaid1036 5 วันที่ผ่านมา +2

    Farxad looqawo🎉 maa doo kaqbdaa😅

  • @mss_Ziya
    @mss_Ziya 5 วันที่ผ่านมา +6

    Maxa ka galy adiga jcl ay uqaban beyy waxaas USameyen dadka caanka caalamka sidaan kadaran ba loso dhaweya oona la jiid jiid ush views miyaa ka galay

  • @blackgbg5468
    @blackgbg5468 5 วันที่ผ่านมา +1

    Xaasid AA tahay waryaaa

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens 5 วันที่ผ่านมา +1

    Qalad waaye in la soo fasaxo. Inamacalin Xasan maa mulaha airport saan waa qalad

  • @mohcade2754
    @mohcade2754 4 วันที่ผ่านมา +2

    Ninyahaw Aan Kula Taliyee Waxaan Oo Kale Mar Danbe Ha U Soo Fadhiisan TH-cam Hadii Kale SOSIAL MEDIA Ay SOOMALIDA Ku Nacsiinaayan
    Nin Wayn Noqo Oo Joooji Maseerka
    Hana Dhex Galin Dad Ishaysta 😮

  • @IqaraAbdullahiSamaan
    @IqaraAbdullahiSamaan 5 วันที่ผ่านมา +2

    ENJOY GORMAA IMANE OO KUSOO DHAWEYNEYNA😂❤

  • @IshwaqAbdi-v9p
    @IshwaqAbdi-v9p 5 วันที่ผ่านมา

    Walahi way ka qasen meshii dhan fowdeey kadhigeen. Acuudu😢

  • @Fayley-p6u
    @Fayley-p6u 5 วันที่ผ่านมา +3

    War adi maseer baa ku haya jacayl ay asad u qabaan unbey u qaseen ee adi iska umus xitaa madan macsalameyn ee veius kiba asad ka galay😂😂

  • @darishore814
    @darishore814 4 วันที่ผ่านมา +1

    Cidaan shaanshi la dhahayo xaasidnimadooda ila arka hee

  • @MustafeApdi-nr8tq
    @MustafeApdi-nr8tq 5 วันที่ผ่านมา +3

    Munaaafaq nunaafaq dhalay

  • @faadumoibrahim
    @faadumoibrahim 5 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @امنور-م4ح
    @امنور-م4ح 5 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤

  • @BarwaqoMaxamed-i6w
    @BarwaqoMaxamed-i6w 5 วันที่ผ่านมา +2

    War naga tag nacasyahow wan naxne😂😢 rali noqo bal

  • @darishore814
    @darishore814 4 วันที่ผ่านมา +1

    Shaanshi iyo xaasidnimo 😂😂😂

  • @Muno-l2p
    @Muno-l2p 5 วันที่ผ่านมา

    Intaas xataa waa garanwaysayn ba 😮

  • @MustafeApdi-nr8tq
    @MustafeApdi-nr8tq 5 วันที่ผ่านมา +2

    Waar yaaaa aduu prank iyo haplihii ku noqo waxba ha ku dawakhin arinkane
    Ka dhex bax ka dhex bax waryaaa

  • @HawaMoha-s4w
    @HawaMoha-s4w 5 วันที่ผ่านมา +1

    Alhamdullilah tacsi umaleenayey

  • @DahurCllahi
    @DahurCllahi 5 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢

  • @xaliimosiciid5080
    @xaliimosiciid5080 5 วันที่ผ่านมา +2

    Waan naxay inuu qof dhintey baan moodey

  • @nafisoaxmed9991
    @nafisoaxmed9991 4 วันที่ผ่านมา +1

    Asad dad jecel aya so dhaweyay wax dhib ahna ma jiran ee halkas xuman haka raadin

  • @KinKalil
    @KinKalil 5 วันที่ผ่านมา

    Inta hada dawani hysa lIke😂❤

  • @HisMohamadBotol
    @HisMohamadBotol 5 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @FardowsoDiraac
    @FardowsoDiraac 5 วันที่ผ่านมา +1

    Mxaaa kgly😂😂😊

  • @aminomuqtaar5159
    @aminomuqtaar5159 4 วันที่ผ่านมา

    Jeceel waaye yaa lagaga hormarin ayuu qof walbo isdhahayay waxas jeceel waaye meshas oo kale wax haka raadin war kan ciil kiisa ayaa ihaayo uf🤨🤫😏

  • @AhmedHasan-m7j
    @AhmedHasan-m7j 5 วันที่ผ่านมา +1

    Aqas fiyuskii miya xaga ka galay imanka beel

  • @MustafAdan-p3x
    @MustafAdan-p3x 5 วันที่ผ่านมา +1

    Maxa kaa galay

  • @11naa44
    @11naa44 5 วันที่ผ่านมา +1

    Walaso dhoweyey beenta jooji

  • @deeqa-l2s
    @deeqa-l2s 5 วันที่ผ่านมา +1

    waad ka xuntay dadkiiso jecel baa soo dhaweeye minafaq war orad qol ka dhex oy asad dadkiiso jecel baa soo dhaweeye ma u qaadan wayday sida loo soo dhaweeyay

  • @FardowsMuhumed
    @FardowsMuhumed 5 วันที่ผ่านมา +3

    Abowe soo dhawaayn balaadhan ayaa losa mayeyy wxayna umuujinyaan inay jeceliyihiin shacabka somaliyed asad hajio
    cadi iska dhig bro 😂

  • @ShamsaaliMaxamud
    @ShamsaaliMaxamud 5 วันที่ผ่านมา +2

    Waxa sagotisay malahane kadac waxas waxba kama galine

    • @maxamedsamow474
      @maxamedsamow474 5 วันที่ผ่านมา

      Sax
      Teda kale dadka canka bis naf malahan
      Dadka kale bo naf we leyihiin
      See dadka canka bis loo fasaxa

  • @SaSa-vh5fo
    @SaSa-vh5fo 5 วันที่ผ่านมา

    Erborka dadkaan nadaamkeeda magaranayaan marwalba waxaan arkaa ayagoo guda duyaarada laga sòdagaba yuutuubara dheboodaaya

  • @XanaanAxmad
    @XanaanAxmad 5 วันที่ผ่านมา

    Tacsi maleenaayay😂😂

  • @qaaliddiyaas3188
    @qaaliddiyaas3188 5 วันที่ผ่านมา

    Ma qaraareysaa😂

  • @raxmoaxmed-s2b
    @raxmoaxmed-s2b 5 วันที่ผ่านมา +2

    War bartina naga joga asad reer muqdisho madaxa ayuu u saran yihiin tan xigto uf suu u hadlayo arag nin masersan uma xumid runtii😂

  • @raxmoaxmed-s2b
    @raxmoaxmed-s2b 5 วันที่ผ่านมา +2

    Adi maxa ku galiye afarahaas cadi iska dhig wax wax qasay waa tiktok weey dadaleen wilka intaas kama eko so dhawentisa afarahaas in aad so gasho waa qalad

  • @aminomuqtaar5159
    @aminomuqtaar5159 4 วันที่ผ่านมา +1

    Asad dad jecel ayuu heesta madax buris orod dad ku jecel sameso nin facaga fuyus haka raadine dhaa dhaan yohow

  • @SihaamSihaam-t1d
    @SihaamSihaam-t1d 5 วันที่ผ่านมา

    I maan heesta damashaad reaction kasoo samey

  • @AnabSidi
    @AnabSidi 5 วันที่ผ่านมา

    💝💝💝💝♥️♥️🫶🏻🫶🏻😘😘😘♥️😘🫶🏻🫶🏻🫶🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥺👌👍✌️💚

  • @AbokorMohamed-k8h
    @AbokorMohamed-k8h 4 วันที่ผ่านมา

    Caadi lakaga daremaya is celi ninka isago kursi ku fadhiya heerka is gaadhsiyay hadu alle qadaro kaco ,

  • @QueenNaani
    @QueenNaani 5 วันที่ผ่านมา +2

    Walhi been ma.aha wiilka waxa u shegayo rexamrow waa khaldan teen sorry😢❤

  • @MahamedAhmedBahdon
    @MahamedAhmedBahdon 5 วันที่ผ่านมา

    IAM

  • @YazuOmar
    @YazuOmar 5 วันที่ผ่านมา +1

    War us veiw miyaa xagaan ka so galay maxaa kaa galay jecel loo qabay I shacab jecel veiw meel xun ka galay doqonyoo

  • @salmaapdirahman227
    @salmaapdirahman227 5 วันที่ผ่านมา

    Second😂❤

  • @nucmannucman-wc6ji
    @nucmannucman-wc6ji 5 วันที่ผ่านมา

    Adika yaa sas ku soo dhawey naya

  • @Zermome80
    @Zermome80 5 วันที่ผ่านมา +1

    Waa ka xun tahy

  • @NafizoAbdulle
    @NafizoAbdulle 5 วันที่ผ่านมา +1

    Ina ka xunthy waa macquul maseer Ka joji jecel ee u qaben be SaaS uku sodhaweyene deda kle ne asad ma bacsalameynin hadane fiyiso baa ka soradine damir xumatada ma isla yabeyside

  • @NimcoCumar-em5mf
    @NimcoCumar-em5mf 5 วันที่ผ่านมา

    Ma soo sagootinin hada maxaa ku daba dhigay sida loo soo dhaweeye

    • @MaryamaAxmed-p4z
      @MaryamaAxmed-p4z 5 วันที่ผ่านมา +1

      Waa mida aan layaabanahay😂

  • @scmchannel2540
    @scmchannel2540 5 วันที่ผ่านมา

    Waraa adi yaa kusoo diray asad sidii ugu quruxda badneed aa loosoo dhaweeyey waxaas aad sheegoysdna jaceyl umbay ahaayeen ee naceyb ma ahayn

  • @ShukriMacalin-v7n
    @ShukriMacalin-v7n 4 วันที่ผ่านมา +1

    Wallalo maseer maakaahayo

  • @NimcoCumar-em5mf
    @NimcoCumar-em5mf 5 วันที่ผ่านมา +1

    Ciyaal xamar ninkaan shaqo maka qabanaa washamsi

  • @deeqaibrahim8933
    @deeqaibrahim8933 5 วันที่ผ่านมา +2

    Waad kaxun tahay

  • @aminomuqtaar5159
    @aminomuqtaar5159 4 วันที่ผ่านมา

    War bax dhaa dhaan yohow asad ka dhamow dabaal yohow hadal kaaga kama helin nuuc kale ayuu iila. Yahy uf us waryaa asad hormar kiisa ayaaka xun thy us🤫

  • @bellavita1232
    @bellavita1232 4 วันที่ผ่านมา +1

    Maba idinku jiro qof asad camal loo ixtiraami doono ama loo soo dhaweydoono

    • @Xamdi397
      @Xamdi397 4 วันที่ผ่านมา

      Haa anaga asadaa nagu weyn ayaga manaqaano

  • @Nasra-fn4wc
    @Nasra-fn4wc 5 วันที่ผ่านมา +2

    Waar yaa beena leeh asad midh mu cadhoon ee wu qiroday dadka intaa leeg e so dhawayta u sameyay

  • @UmmaZaki
    @UmmaZaki 5 วันที่ผ่านมา

    Asad si wanaagsan ayaa loo soo dhaweye ee caadi iska waryaa

  • @simanjamac7784
    @simanjamac7784 4 วันที่ผ่านมา

    Waryaa maxaa kaa qaldan oo wiilka beenta uga sheegee

  • @ramlaidiris-u9b
    @ramlaidiris-u9b 5 วันที่ผ่านมา +1

    waar naga tag waannaxay waxaan moday inay asad wax soo garen

  • @asc5398
    @asc5398 5 วันที่ผ่านมา +1

    Maxaad bye bye u dhahin weyden beenta daaya asad hagio adinka bye ma dhahina

  • @Ugaasoy
    @Ugaasoy 5 วันที่ผ่านมา

    Waraaa orod inta views Haku raadsane shaqo kaleyeelo USELESS!

  • @JamiilaJaamac-l2q
    @JamiilaJaamac-l2q 5 วันที่ผ่านมา +1

    Aqlaaq xumo ku heeso naga amus

  • @abdishakurmohammed5029
    @abdishakurmohammed5029 4 วันที่ผ่านมา

    Qofkan maxa kaqaldan

  • @Farxiya290
    @Farxiya290 5 วันที่ผ่านมา

    Warya amus uff warya jecyl Lee waye faraxad katabatey we're team27 and you're team enjoya shut up wax xumana majirane views radisyow...even arimehena xirirgas waa jecl asxabtis uqabanu dahe