Abgaal xamar malaha kulahaa Abwaan Dhuunkaal oo yaa iskaleh Halkani waa Abwaan Garaad Nuur Xuseen

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 46

  • @aestheticmoods4257
    @aestheticmoods4257 ปีที่แล้ว +1

    Waa nin iska hadlay. Nin abgaal ah waa kaas car haka noqdo gudoomiye Guriceel. Banaadir waa beled abgaal

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 2 ปีที่แล้ว +3

    Ninkaan Ceeyr ma matalo laakiin waa in Ceeyr jawaab ka bixiyaan oo iska fogeeyaan quraafaadka uu la wareegaayo hadii kale raali beey ka yihiin hadalkiisa nacasnimada ah. Ceeyr waa dad Walaalo Oo jiro. Habargidir la’aanteed Hawiye waxba maahin. Viva Hawiye

    • @AdamXuseen
      @AdamXuseen ปีที่แล้ว +1

      Qof waa xumaan karaa lkn qabiil dhan ma xumaan karaan abwaanka isageey ugaar tahay

  • @fosiyakamil2008
    @fosiyakamil2008 ปีที่แล้ว +1

    Asc. Mashallah.

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 2 ปีที่แล้ว +2

    Weriye waadmahadsan tahay hadalka abwaanka meesha kuma jiro waana qar iska tuurnnimo abgaal waa habargidir waana murusade

  • @deqah
    @deqah ปีที่แล้ว +3

    Odaygan hala garaco eeyga ah Xamar ma asaga ayaa leh Mudulod ayaa leh Gobolka Banadir kanaxoo nafta waa guul Qowmiyada Mudulod idim Allah Amiin yaa Allah ❤️

    • @hassanalihashi2105
      @hassanalihashi2105 ปีที่แล้ว

      Abwaan hdl kiisa maadnan fahmin.
      Abwaanka 3 Su'al ow indinweydiiyey.
      Kowmudulodow goorma ayaad Ogateen in aadna aheyn Ethiopian
      2 In Banadir aysan Ethiopia laheyn taasna goorma ayaad ogateen
      3 > Hadii jawaabtiinutahay 2007 kadib aan ogaanay Ama Nuur cade Kohor maana ogeyn.
      Hadii sidiidaaas warkiiina aad ucadeysaaan duqa gobolka adinkaaaleh Eee abwaanku Madhin sida aad wax ufahnteen abwaanka xaalmariya asc

    • @jamesblack2577
      @jamesblack2577 ปีที่แล้ว

      Garac yahoow, maalintee adkaado abgaal wuu aamusaa, masuul sare dhangaal

    • @deqah
      @deqah ปีที่แล้ว

      @@jamesblack2577 Adaa garac ah dufaryahey Harbartu waa cawan marba meel kuhado waana lasogaraca.

    • @jamesblack2577
      @jamesblack2577 ปีที่แล้ว

      @@deqah is daji adbo waad ogtahay inta ee siyaad iyo farmaajo lafaha kaa garaacaan oo marka aan kaa kiciyo anukaa leh sidii dameerihii lasoo fadhiiso, orad cooska cun

    • @deqah
      @deqah ปีที่แล้ว

      @@jamesblack2577 Habraha sowmaha kuwii kobahoda lagu duugay tariiqda kama dhicin nin Abgaal ah oo saas looduugo. Habartu waxey karabtaa kala dhicin iyo wax kadhicis iyo iska dhicin waa tariqda Hg fanka iyo beenta suuqa gashatin waa dhamatay. Awooda Konfurta waa Abgaal Cusman Dalandole Mudulod.

  • @II-vd4ih
    @II-vd4ih 2 ปีที่แล้ว +4

    Walaahi Gafkaan oo Galmaax Yoonis u geeystay haduu raali galin ka bixin waa u qoolan yahay horta intoow joogaa odaygan lac laca ah.

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 2 ปีที่แล้ว +4

    Galmaax yoonis waa abgaal waana weliba habargirir.
    Codka abwaanka anaa raalligelin ka bixinaa

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa oday waalan.

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 2 ปีที่แล้ว +5

    asc abgalow in xamar lanku qabsado adinka ka shaqeeyay wayo abgal aa abgal kale wa urabin pls jojiya is qabqabsiga abgal dhaxdiisa ah

    • @majdihassan647
      @majdihassan647 ปีที่แล้ว

      Shabaab oo jooga ayeey is dagaalaayaan.laakiin XAMAR hadda RAXANWEYN ayaa u badan oo HAWIYE waa looga batay.

  • @majdihassan647
    @majdihassan647 ปีที่แล้ว

    waa jirtaa in H.G. ay ka difaacday XAMAR cadow badan (DICTATOR,USA,ETHIOPIAN, SHABAAB) ,laakiin siduu u hadlay waa gaf.Raalli galin ayaan ka bixinaynaa.Walaaleheen MUDULOOD ha qaataan xaal.

  • @daudshardi6655
    @daudshardi6655 8 หลายเดือนก่อน

    Subxana Allah Maxaa Qaldan Mala waashay
    Walee A,B Ciilka Dadka Uqaba Sobadanaya Samirka Badan hadii Lagugu Arkaa Waxaada inlagula Yeesho. Ayaa imanee. Dhusamareb Abwaan Garaad. Miisku Sharixikaraa?

  • @daudshardi6655
    @daudshardi6655 8 หลายเดือนก่อน

    Walee Kuxigeen Kuxigeenka Dhibka Keenay Hadaaqa waxow Bilowdaa Markii Abgaal Madaxwayne Naqdaan. Kaligiiis mahan inta isqarisay kabadan. Taageeragii Sport tiga markuu Arkay Ayuu isdhahay Gobolka Adaa ubadan Adaaleh

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 2 ปีที่แล้ว +3

    Meeqa mar uu dhahay Walaahi ? War xishoow? 70 jir baa tahayee masjidka gal oo cibaadeeyso

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 9 หลายเดือนก่อน

    XAMAR HADEY DAD LEYIHIIN WAXA LEH REER XAMAR HIRAAB AYAGO ISLA SOCDA AYEY YIMADEEN

  • @abdulkadirabdulle6362
    @abdulkadirabdulle6362 ปีที่แล้ว

    Dhunkaal ma aha ninka hadlaaya. Ninja hadlaaya waa guddoomiyihii xisbiga UCID.

  • @SureeyaSureeya-u6n
    @SureeyaSureeya-u6n หลายเดือนก่อน

    Abgaal IYO Ido 🐃 Meel Dhow Ayeey Wax ka Arkaan.

  • @sawdasaalahwaliduroon75
    @sawdasaalahwaliduroon75 2 ปีที่แล้ว +1

    War abgaal iyo habargidir wa dad isladhashay ee sheydanka iska rajiimiya

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll 11 หลายเดือนก่อน

    Cawada Garaad Nuur sidii lagaaga bartay uma hadleysid. Cudurdaar iyo wax xeeris laguguma baranini sidee wax u jiraan ma cabsee?

  • @swq6247
    @swq6247 ปีที่แล้ว

    Navigon ah gabar direed baa kajawabayo hadalka abwaanka wuu qaldanyahay abwaankan udiidaayo abgaal udiidayo xamar waaqaldaan halasooqabto halasaaro maxkamadda haweye

  • @143-k1d
    @143-k1d ปีที่แล้ว

    Oday Xanuunsan Uma Xuma Oo Cuqdad Kusoo Koray

  • @hoolhoolyrta671
    @hoolhoolyrta671 ปีที่แล้ว

    WAA LEEYAHY EE KAALAY ADI UDIID HADAAD U DIIDI KARTID

  • @iiiiiiiiiiiiiii8987
    @iiiiiiiiiiiiiii8987 2 ปีที่แล้ว +3

    ala run badanidaa walaalkey
    aloow ku dhoor

  • @abdulkadirkediye2661
    @abdulkadirkediye2661 ปีที่แล้ว

    Waxaad wax la shere gareeyo malaha

  • @FadumoFadumo-no9kq
    @FadumoFadumo-no9kq 2 ปีที่แล้ว +2

    Ascww odaaga wacabsanay an umaleyhaaa

    • @AdamXuseen
      @AdamXuseen ปีที่แล้ว

      Sidaa ha dhihin oday qaldan waa la arki jiraye

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 2 ปีที่แล้ว +1

    Kan ma cabsanee Waxaa u maleeynaa binji aa loo qasay aa u maleeynaa ama koolo uu cabsan yahay

  • @abdulkadirkediye2661
    @abdulkadirkediye2661 ปีที่แล้ว

    Ee waxaan nahay teegeeraysshada

  • @fosiyakamil2008
    @fosiyakamil2008 ปีที่แล้ว

    Waad. Ku sugtay.

  • @raashidiinabdullahi5583
    @raashidiinabdullahi5583 ปีที่แล้ว

    In la qixiyo ayey Ku ficned an walal loga harin hadey Tuganimadi bilaben balayada

  • @ruqia-yl1pk
    @ruqia-yl1pk 5 หลายเดือนก่อน

    Iriirsamaale kudar

  • @faisamusse3633
    @faisamusse3633 2 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @deeqafbuur8784
    @deeqafbuur8784 2 ปีที่แล้ว

    He is not speaking for habargidir

  • @deeqafbuur8784
    @deeqafbuur8784 2 ปีที่แล้ว

    He is low minded