Masha allah waxan ku qoslay nin ka mid ahaa taageerasha gobolka maroodi jeer wuxu yidhi tanoo kale waxa layidhaahda hadal yaanu ka tegin Hadalkina wu ka tegay😂😂😂😂😂 Hadaanu nahay reer burco hadal nagama tago hadalkayagana waan ka rumayna 😂hada maxaad kaleedahay😂😂 Ku talax tegi maayo noqon maayo doqonti layidhi hadii la ficiltamayo in laka tegayay mooda❤
Gobolkayga 😎
Hambalyo iyo REER burco 😁👍🥇🥈🥉🏆⚽️ waa sax
Reer Burcoy bilaa rebesh ku dhaafa magaalada marka ciyaartu ay dhamaato.
Maashallah
Waar burcoy fanka ina dhaafa waxba ma kala nihine❤
Masha allah
waxan ku qoslay nin ka mid ahaa taageerasha gobolka maroodi jeer wuxu yidhi tanoo kale waxa layidhaahda hadal yaanu ka tegin
Hadalkina wu ka tegay😂😂😂😂😂
Hadaanu nahay reer burco hadal nagama tago hadalkayagana waan ka rumayna 😂hada maxaad kaleedahay😂😂
Ku talax tegi maayo noqon maayo doqonti layidhi hadii la ficiltamayo in laka tegayay mooda❤
Halkaas waxaan ka arkaa zhpky ABDI Aziz xuseen mohamed adke reer Burco ah salaan zare zhp qli waynu guulaysanay finally koobkiina waynu la carownay galabta
Reer Berbera awal nimo ayaa haysa
oo saw burcaba ma degaan Awal