Abo farmajo soo noqo dhalinyadara somaliyeed oo Afka furtay xassan shiiq dhiiqa jecelaa ceebey tacal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 66

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 หลายเดือนก่อน +13

    Aabo farmaajo❤❤❤❤

  • @lulm6983
    @lulm6983 หลายเดือนก่อน +6

    Allaha naga badbaadiyo kuwa dhibka ku wado wadanka ugu horeeyo Xassan iyo inta lasocoto. Somalia somaali baa leh.

  • @AmalMohamud-u7l
    @AmalMohamud-u7l หลายเดือนก่อน +5

    We miss u alot mudane farmajo Guulayso waligaa mudane farmajo ❤❤❤❤❤

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille หลายเดือนก่อน +3

    MW Farmajo Sonoqo adoonabad ah sonoqo adoonabad ah😢❤️‍🩹🤍🇸🇴👍

  • @UmuUsaama
    @UmuUsaama หลายเดือนก่อน +2

    Abo farmajo noso laabo markale ado nabad qaba abo.mcn 🇸🇴🇸🇴🫡

  • @safiyasalad1693
    @safiyasalad1693 หลายเดือนก่อน +3

    Viva farmaajo for ever

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi หลายเดือนก่อน +3

    Viiva farmaajo hanoo laado soomaaliya hanoo laato ha waarto ha guulesato viiva farmaajo ❤❤❤❤

  • @Queen222-q6p
    @Queen222-q6p หลายเดือนก่อน +4

    Guul iyogobonim guul❤❤❤❤❤❤❤ axmed madoobe ilbaax axmed libaax

  • @karrimuse7043
    @karrimuse7043 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 หลายเดือนก่อน +2

    Waa nasiib daro iyo calool xumo in xasan gurguurte dal iyo dadba baabiyo dhalinyarada Soomaaliyeed dhiigoodii xaq daro lagu daadiyo 😢💔😭💔😭

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 หลายเดือนก่อน +1

    Mabasogeli leheyn jini walba miyirkisu qabo Ethiopia dacifnimada dowlad ku shega bey ka faideysateyn hadi qaranka laga qaban wayo na si fudud Somalia 🇸🇴 wey idin deysey dalinyaroooy dalkina badbadiya qabil ka baxa oo gacmaha isqabsada inshaAllaah 😢

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 หลายเดือนก่อน

    1977 MD wadani ah baa wadan haystay. Maantana caada qaati agoonta qaxiya baa wadanka haysta. Dhalinyarada wiil iyo gabarba hakacaano. Wadankana hadifaacdaan. Xassan munaafaq na aan kasoo saano office ka albaabada ku jebino. Quba joogtana hacaawinaan Dhalinyarada. 😢😢😢😢

  • @safiyasalad1693
    @safiyasalad1693 หลายเดือนก่อน

    Hasan dhiiqo hit the road

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e หลายเดือนก่อน

    LIKED

  • @Suhaybcabdirisaaqnuur56
    @Suhaybcabdirisaaqnuur56 หลายเดือนก่อน

    Somali waa somaliya

  • @FutoXar
    @FutoXar หลายเดือนก่อน

    Xamar iyo xassan sheikh socon mayaan si toos ah ama kismanyo ama hargaysa halooga dhawaaqo magaalo madax iyo madaxweyne xamar hala goadoomiyo hadalkiisana hala beeniyo soomaliya maleh xal kale

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 หลายเดือนก่อน

    FARMAAJO MASOO NOQONAYO HADDII AALLAH IDMOSE WAA ARRIN KALE XALANE AYAA DALKAN LAGA XUKUMAA REER GALBEED WAXAY RABAAN AYAA KA DHICIN KARA SOOMAALIYA,,IYAGUNA NABAD NA UMA OGGOLA SOOMAALIYA DAWLAD MACNA LEH NA UMA OGGOLA AMABA DAWLADBA

  • @Mashroomer54
    @Mashroomer54 หลายเดือนก่อน

    Nin sharaf leh oo Dowlad mimo raba hadey tahay iyo haduu Farmaajo haduu xamar kusoo laabto mid na wax ba ma qaban karo inta caasimadu xamar tahay xataa haduu Farmaajo yimaado wixii hore loogu sameeyey wax ka daran baa ku dhacayee caasimad somaliyeed oo kale koley lama helayee meel vila somaliya cusub laga dhiso hala raadshoo hala helo😢

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui หลายเดือนก่อน +1

    Farmaajo Brel kii 4’ta deked siiyay Ethiopia sow ma aha Daarood back off

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 หลายเดือนก่อน

      Afar dekedood xagee kusiiyey cadayn keen bakhtiga dhunkanaya abiye ahmed miyaad udoodaysaa isagoo dalkiisii lagu haysto qabyaaladii kuqaaday kuma dhigto wallee inaadan bar caqliya lahayn wey kaa muuqataa

    • @Shams-yb2ui
      @Shams-yb2ui หลายเดือนก่อน

      Intad badiyaha jirtay ahayd marku noshegay farmajo inu 4’D siyay tan dhunkashada wa kadimanyihin kkk Farmaajo aha ninka wadankiisa Abi shatiga ku yimid ee kuso dhaweyay

  • @rukia-s6y
    @rukia-s6y หลายเดือนก่อน

    dhalin yaradu hatashadaan wa tashankaraan

  • @Queen222-q6p
    @Queen222-q6p หลายเดือนก่อน +1

    Turkiga hanag baxo itoobiyaanka hanaga boxo xasan xanaga boxo guul iyo mobonimo soomaaliya iskutashada saamaaliya😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

    • @MamaNeymar
      @MamaNeymar หลายเดือนก่อน

      Turkiga waxb kaam haleeyan saaxiib ee adiga ayaa dantaa kaa gashey itoobiy oo ku xalaal cale turki kadib waad argyaa sida uu ugu sujuuday madxweyanii qabyaald

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z หลายเดือนก่อน

    Askartii 1977 caruurtoodi Ayaan ahay,hal maalin Ayaa waxaa Ruushku dileen Anahay iyo Laba Antiyaashay ah,nin yar Maa ahi laakiin haddii la ii baahdo diyaar Ayaan ahay.

  • @Blackiislo
    @Blackiislo หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 war dhalanyaradii daarood dheh 😂😂 dhalinyarad Somalia 🇸🇴 muqdisho ayee jogtaa kuwaan waa qabiileyste 😂😂😂

  • @najma649
    @najma649 หลายเดือนก่อน

    xasan sheekh caruurta yar yar oo somaaliyeed ayuu isku laynayaa wax danah umahayo umada somaaliyeed

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo faaruq 5sano oo qasaartay ayuu joogay

  • @Queen222-q6p
    @Queen222-q6p หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahoow. Gsoomaali mahayesato wadax daacad ahwad ah oo dadka diinta iyo dadka isku wadanookeen yaarabi shacabkii baa nahaye kuwan hadjoogannagawad

  • @Mohamed-u4g7f
    @Mohamed-u4g7f หลายเดือนก่อน

    Muse bixi wa gesi dowlada Somaliland

  • @XaawoAxmed-k9q
    @XaawoAxmed-k9q หลายเดือนก่อน

    Farmaajo miyuu ku wasi jiray cider rabta majirtoe

  • @deeqodahab9737
    @deeqodahab9737 หลายเดือนก่อน

    Farmajo. Wuusolaban. Hadii. Madaxtoyada. Cabudwaq. Laga. Dhigayo. Hadiikale. Hayhataykatahay. In. Xamar. Lagudubto. Oo. Lagu. Daangaysto. Hello. Ismaqalmajiraa. Xagee. Farmajo. Uhaysan. Oo. Usolabta. Madaxtoyadu. Cw

  • @Sheekochannel-z1c
    @Sheekochannel-z1c หลายเดือนก่อน

    Farmaajo isagaa itoopia hoosta ku watay 5 dakadoodna u balanqaaday somaaliyeey as yaalada iska daaya

  • @mohamedahmed2675
    @mohamedahmed2675 หลายเดือนก่อน

    Dhuuso farmaajo ha ku fekerin farmaajo

  • @FutoXar
    @FutoXar หลายเดือนก่อน

    Haawiyuu uroonaa Farmaajo hanagu soo celin bilaa wajiga, Turkey colonise Somalia covertly wake up

  • @TarigAdam-cw7vs
    @TarigAdam-cw7vs หลายเดือนก่อน

    Plz dhalan yarow u tashata dhulkiina ku banaan bax madexda mantay joogto meek kasta aan joogtan dhulka idinka baa leh ha sugin qofna

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 หลายเดือนก่อน

    Noosooceliya mwfarmaajo
    Dal Dal iyo Badtoona nooma fayoobee

  • @somhuntergaming
    @somhuntergaming หลายเดือนก่อน

    Aabe leyninee madax waye dheh diintu ma ogala qofaa imaama ama madaxa Ina aabo ka dhaho

    • @abwaansharmake
      @abwaansharmake  หลายเดือนก่อน

      Anigu aabo madhihin dhalinyadara tiri

  • @SomaliLander-l1r
    @SomaliLander-l1r หลายเดือนก่อน +1

    AAbo muusay maqleen waqashti sooydikiilahaa miyuu muuse idin dhalay baku dayatooy kkkkkkkkk

  • @ashaelmi3575
    @ashaelmi3575 หลายเดือนก่อน

    Xasbiyallah illahow ha soo celin qatilka umada dhameyey subhanallah 😢 farmajo allow ha nagu soo celin

  • @XaawoCusman-l8e
    @XaawoCusman-l8e หลายเดือนก่อน

    Farmaajo. Soo. Laabo. Umdeen. Dhamaatay. Wiishan. Way. Badanin. Am xaaran loo. Saxiixay. Dadkan. Waa. Dhamaadeen. Soolaabo. Farmaajo. Xabiibalmalaayiin. Waa ku bahnahay. Dagaal.

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 หลายเดือนก่อน

    HAWIYOW MADAXWEYNE FARMAJO OO CIIDANKA IYO HANKA DOWLADNIMO SOO CELIYEY AWOODOODI VILADA KA SOO BAX,WAAYO KAN IDIN XARAASHAYA GAAJO IDINKU DILEY MAXAD VILADA UGU HEYSTAN MA RAALI BAAD KA TIHIN DHIBATOYINKA IDINKA IYO DALKABA

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z หลายเดือนก่อน

    Somaliland Taiwan soo Maa aqoonsan? Aqoonsiga ay Ethiopia UGA baahan tahay muxuu yahay?😂.

  • @deeqodahab9737
    @deeqodahab9737 หลายเดือนก่อน

    Waxwalbo. Ayuudheryahay. Allana. Ogyaha. Umaduna. Ogtahay

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e หลายเดือนก่อน

    SHORTS

  • @leban9958
    @leban9958 หลายเดือนก่อน

    Muuse ma oga miyaa in xilkii laga qaaday

  • @abdurahmanmohamed1293
    @abdurahmanmohamed1293 หลายเดือนก่อน

    weligeey caqliga ahmed kujira qof ku fakaraya ma arkin raaskambooni waa xera cidan oo dalku lahaa goorma ayey noqotey xera jabhadeed hada hadii farmaajo soo laabto ahmed majoogayo mar kasta ahmed inuu baxayo shaki kuma jiro lkn dadka farmaajo leh dagaal ayuu gali lahaa muxuu u gali waayey markuu cidanka gedo ku hayey ? runta markaan isku sheegno waa qabiil waxa aad u ooyeysaan aabe farmaajo ugu haysaan lkn markuu yimaad hawiye ayaa diidaya waxa aan isku haynaa waa qabiil mid kastaa dowladdnimadu qabiilkiisa y yahay

  • @xaalimohamud6320
    @xaalimohamud6320 หลายเดือนก่อน +1

    Farmajo asigaba saxiib la ahaa itopianka maxuu bixina ishegbo naac loma baahne😂😂😂😂😂😂😂

  • @hamdaabdirahim6750
    @hamdaabdirahim6750 หลายเดือนก่อน

    Madx weeyno kaasto oo soo kooro waad ka deyrineesaa shalaaybo idinkaa ceeriyaa illaah uu tooba keena ee dowlada la shaqeeya ducaadana baadiya in uu illaah noo baada baadiyo Diinta,Dalka iyo Daadkabo

  • @aminaosman1807
    @aminaosman1807 หลายเดือนก่อน

    Farmajo.qoowmaluud.hanoo.amanin.awalba.itobiyan.farmajaa.watey.ooxabalihii.77kii.cabudayey.esriye.beenale

  • @mohammedgelle4812
    @mohammedgelle4812 หลายเดือนก่อน

    Bulshaawiyow soo taad shalay lahayd xasan waa rasuul uu ilaahey u soo diray

  • @SalahArale-e5e
    @SalahArale-e5e หลายเดือนก่อน

    LEGETA

  • @mklsl3663
    @mklsl3663 หลายเดือนก่อน

    Yuu abbo uu yahay farmaajo been ma fiicno ilmahiisa ayuu abbo uu yahay teeda kale had xasan sheikh ayaa madaxaweyne ah ha lala yasheeyo madaxaweyne kasto farmaajo asigabo waatu lahay itoobiyo 4 dekad iyo ayaan ka kireyneyaa markii uu farmaajo joogay itoobiyane way joogtay wadanka markaas maxuu farmaajo wax uu qaban wayay war wadankaan qof wax ka qaban karto ma jirto waxaan sidaas uu leeyahay dadku isma raacsano mana rabaan dowladanimo umana eko dad israaci karo oo maantoo dhan qabiil uun bay daneynayaan

  • @XansirMubarik
    @XansirMubarik หลายเดือนก่อน

    Wicilkaa tahy wasee farmaajo kiishalay halgamaayashaa soomaali galbeed itoobiyo udhiibayay mohoo xoolayohow

    • @abwaansharmake
      @abwaansharmake  หลายเดือนก่อน

      😂😂😂aniga icaay hada rabtee soomali galbeed meeqa sana maqantahy farmajo shalay baan aragnaye

    • @MamaNeymar
      @MamaNeymar หลายเดือนก่อน

      Halagmgee ka hadlee war nin isgan dhahaayo itoobiy in aan ahay waan ku farxasanah oo masharuuc farmaaje shacab ka loogu diri looga Soo shaqeey miyaad ii sheegeeysaakk war h

    • @MamaNeymar
      @MamaNeymar หลายเดือนก่อน

      Ku darsoo xasan sowaheenkii dhaantad loogu tumaayjig jig isgoo madxweyanaa

    • @MamaNeymar
      @MamaNeymar หลายเดือนก่อน

      Alxaasi madxweyan walbo taariiqd qoreyso wax uu yahay iyo wax uu ahaan ee had ka hadlbadii shaly la Soo celiyeyoomaant itoobiy gacant ku heeyso guraaga Laga qadeeynaa saaxiib shaly adigaa yiri marfaaje filad ka Soo baxa iyo farmaaje waa mariixan ee hakuugu tashanaayo qabyaald wad wad

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 หลายเดือนก่อน +1

    .kkkk.beenaale.farmaajo.waa.kii.ninka.maskiinka ahxariga.ugu.xiray.itoobiya.yaahuu.xasana.waa nin.doqon.ah.waxaba.isma.dhaamaan.alle.madax.kheyr.badan.soomaalI.hau.keeno

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille หลายเดือนก่อน

    MW Farmajo Sonoqo adoonabad ah sonoqo adoonabad ah😢❤️‍🩹🤍🇸🇴👍

  • @mohammedgelle4812
    @mohammedgelle4812 หลายเดือนก่อน

    Bulshaawiyow soo taad shalay lahayd xasan waa rasuul uu ilaahey u soo diray