War dadkan dhaxadooda Haku waalanin ayagaa is Leh aniga ma Kala jeceli runtii. lkn in ay heshiiyaan oo wada socodaan ayaa aad u jaceylahay waayo Asad ma ahan qof xun iyaga oo dhan ma hana dad xun. lkn sheydaan baa dhax galay waxaana leyahay isku so laabtay waxaa tihiin dhalin yaro isku so baxa thanks ❤❤❤❤

Kooko Masha allah gob baa tahay yaan dad wax kaa suubinin yaan lagugu dirin caqligaa adeegso kolay qof caqli leh tahay abaayo
walahi ninkan wan layabay sxb am sure100% inad mel gareynin wara benta views laguma helo wad walatay teamka wad ka dhaman weyday esh war wxu nacasana ilah kabaq ninyahow
Warayaa wiiko way u sheetay sundus ,Amiirana waa ogeed
Waana ismacasala meeyeen
Ka soo fiirso sundus chanalkrrs
Waxa rabta maa iska sheegee
Benale waar nin baa tahaye ee inaye arzaqadu kagaa so galin tem 27 ee walhi kugumaa qurxu badhnoo rufiyanimadhuu
Asas Hajio baa Ku Qafiiftay Caqligaada Allaha Kuu Soo Celiyo Sxb
Sxb Beenta Maxaa Lagaa Siiyaa😂
Nin weyn oo waxba kudhax jirin baa tahay
Beenlow saqaanjaan ayaa tahay waligaa meel ma gaareysid
Adi video na tus
Ninka amiira iyo cayda maa.lacag soo siiyay
ninka asaa dadka ku sasay
Waa labada kaliya aan kasuurtoobin waxaas serious waaye kuwaas dhuqdhuq mayaqaaniin
Benloow 😅😅
Team kaas ismaba dagaalsanee
Amiro waa gob❤❤❤❤❤❤❤
Bro keep going
keep going aaa mabenta
Benta kadaaf koko dime
Nio talent la imaw meesh nagadaa beenta😂
Adiga beeyn yalaguga baran
Benloow
Hore u soco
Xoolo miyaa ayaga naag xun seey is kugu direey oo daraad timid😮saaxiibtinimadooda ka wayn