Muuse Biixi iyo Maxmed Kaahin ayaan soo qabanaynaa.. - SSC-khaatumo ayaa tiri sidaa.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Muuse Biixi iyo Maxmed Kaahin ayaan soo qabanaynaa.. - SSC-khaatumo oo shaaca ka qaaday in aysan wax wada-hadal ah la galayn Somaaliland.
    Join this channel to get access to perks:
    / @ayrotv
    XOGTA SOOMAALIDA MAANTA IYO AFKA SOOMAALIGA
    Somali Cultural and Social Anthrapolgy

ความคิดเห็น • 15

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 หลายเดือนก่อน +1

    Maaa shaaa alaah tabaaraka laaah 💚💚💚✅✅✅🌷🌹🌹🌹🌹🌹💕💕💕🇸🇴💕💕✅hala israaco Inshaa alaah ❤

  • @samielmi6158
    @samielmi6158 หลายเดือนก่อน +2

    Guulaysta…..Guul iyo gobanimo SSC khatumo,hambalyo…hambalyo iyo horumar joogto ah.midnimada somaliyeed ha nolaato,Somali diidku ha dhaco. allahu Akbar.

  • @Sumadeena
    @Sumadeena หลายเดือนก่อน +1

    Guulaysta SSC khaatumo

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 หลายเดือนก่อน +1

    Waala sooqaban Inshaa alaah dembiilayaasha snm goor aynoqotoba

  • @deegaankawaqooy2743
    @deegaankawaqooy2743 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @deegaankawaqooy2743
    @deegaankawaqooy2743 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 หลายเดือนก่อน +1

    AFKU KUMA GO'O EE RUNTA U DHIIB DAMBIILEYAASHA ISKU REERKA AH EE SNM

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 หลายเดือนก่อน

    Haa.waad.asiibteen.ariyaa
    Iyada. Ah.wad.guulaysateen
    Ssc.katumo

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 หลายเดือนก่อน

    Dhulbahante. Turub baray

  • @Awoowe21
    @Awoowe21 หลายเดือนก่อน +1

    Waqa ma waqaca, gacan adag baa ku dhacday 😂😅

  • @ibrahimibrich9566
    @ibrahimibrich9566 หลายเดือนก่อน

    Xidgtii aad kadiye ku turteen ee faalku qabtey wu inigu soo noqon bi idmi Allah saaxirku ma aflaxo.

  • @kaltuunmousa-ku1eo
    @kaltuunmousa-ku1eo หลายเดือนก่อน

    1:06 1:06 nacas haaa

  • @ibrahimibrich9566
    @ibrahimibrich9566 หลายเดือนก่อน

    Kan wuu gajoonaya ,wali mu qoyiin ,walagu soo qaban markay donto argagaxisoy
    Babkini wu dhamadey aad kadiye ku khamarteen ,Alle iniga jaar sixirka aad adegsatayn ,wana wax inigu maqan huwaney

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m หลายเดือนก่อน

    Kkkk Siyaasadii iyo Dawladnimadii Allah Yarxamu Raaximiin

    • @MrQawdhan1
      @MrQawdhan1 หลายเดือนก่อน

      aday kugu dhimatay sxb mar horeba. Kkkkkkkk