Boqor A.Iimaan Muxuu ka Sameeyaa Koofiyaddiisa ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ม.ค. 2018
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/
  • เพลง

ความคิดเห็น • 110

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan 6 ปีที่แล้ว +13

    Mansha alaah ader Axmed iman warsame viva gaboye ❤️❤️❤️😍👏👏😍👏

  • @muuminad3143
    @muuminad3143 6 ปีที่แล้ว +5

    Allah ha laga xabsado dadkaa muslimiinta ah ee Somaliyeed dulmiga ha laga daayo. Maanta inankii ingiriiska ee reer boqor ayaa gabadh madaow guursaday Somali hurdada ka kaca caalamka dhinac ka raaca.

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay iyo anaguba waan ku aqoonsanahay. Maadaamaa iskuul iyo jaamacad hadii la idinku qasbo waa dad idinka fakiraya weeye Maanshaalaa

  • @xasan973
    @xasan973 6 ปีที่แล้ว +14

    Boqorkeyga🙏👑👑👑

  • @cabdirisaaqdhamme2932
    @cabdirisaaqdhamme2932 6 ปีที่แล้ว +22

    Boqor axmed iiman warsame dadka waa simantihin hoos haysu dhigina dadku waa siman yhay xaga alle

    • @axmadamiira2555
      @axmadamiira2555 6 ปีที่แล้ว

      Cabdirisaaq Dhamme waar hus isoomo dhigin ee watad naago tiirahan midgo

    • @cabdirisaaqdhamme2932
      @cabdirisaaqdhamme2932 6 ปีที่แล้ว

      Muna Jama wlo qaali midigu maha gabooyaha waa dadka xun oo dhan cidkastaba ahaatee lkn waxa muhiima dadka inta bilaa caqliga ah ayaa wax kale ka aaminsan lkn waa dad fiican muhiimadu waa inaa dad wax la qaybsatan

    • @raskacade1751
      @raskacade1751 6 ปีที่แล้ว

      Cabdirisaaq Dhamme gabadh gaboya ah maanta hadii lagu dhaho aroos waxaan hubaa inaadan aqbalaynin marka bro dadkan dhib badan bay qaban wlh 😰

    • @cabdirisaaqdhamme2932
      @cabdirisaaqdhamme2932 6 ปีที่แล้ว

      Raska Cade wlo qaali waa runtaa dhibay qabaan lkn waa dad fiican waa inay iyagu aaminaan inaan cidi ka sarayn waayo xaga fankaba waa ku waa heerka ka gaadhay sidaa silamida inaya aminaan inay dadka caanka ah ka mid yihiin

    • @mukhtaarabdirahman3956
      @mukhtaarabdirahman3956 6 ปีที่แล้ว

      +Raska Cade runtaaa wlhi yeeli maayo waxa la rabaa sidii umada smaliyeed loo soo dhexgalin lhaa

  • @rayfarrah4130
    @rayfarrah4130 6 ปีที่แล้ว +8

    Somali oo dhan ayu boqor u yahay. Noolow boqorka Geeska Africa.

  • @najmudiin87
    @najmudiin87 6 ปีที่แล้ว

    MashallAh qurux adero

  • @proffmohamedsaleebaan3939
    @proffmohamedsaleebaan3939 6 ปีที่แล้ว +6

    ilaahay subxana wacatala ayaa boqoraa

  • @axmedcade1674
    @axmedcade1674 6 ปีที่แล้ว +2

    Wooow waa boqor Axmed iimaan

  • @daywalkerman8527
    @daywalkerman8527 6 ปีที่แล้ว +3

    Waa koofiyada red Indians

  • @digaalecompany4621
    @digaalecompany4621 6 ปีที่แล้ว +4

    Ilahay ayaa boqor ah
    Ninkan boqor maha
    Kaliyata magaciisa haloogu yeesho 😫😫😫😫

  • @omarsuliamaan8868
    @omarsuliamaan8868 4 ปีที่แล้ว +1

    Boqorkani runta buu taabtaa tokoorka ha laga daayo walalaheen

  • @zackomarr
    @zackomarr 6 ปีที่แล้ว +4

    Ninkan in laxidho weeye waayo shinbiro badan ayuu laayay way kabaxsantay bili aadan nimada in shinbiro bila shardi lagu laayo

  • @khalifjama101
    @khalifjama101 4 ปีที่แล้ว

    Ninkas oo kale baa Somali ubahantay dhaqanki buu ku dhaganyahay maansha allah

  • @nemorachid9992
    @nemorachid9992 4 ปีที่แล้ว +1

    Idinku ha is yasina ilaahay umadiisu way siman yiin (kan idiinku karaamada badan waa kan idiinku cabsida badan )

  • @husseinmohamed6347
    @husseinmohamed6347 4 ปีที่แล้ว +1

    Cid kasta ama Qof walba oo Aaaminsan in uu Qofkale ka fiican yahay ama kasareya Ibliis aya macalin u ah mesha u ibliis Alle ugu talo galay ayu geli
    Ibliis wuxu kufanay oo Sujudi u diday in u kafican yahay Nabi Adam
    Wuxu yiri Aniga waxa la,iga umay iftiin Adamna Dhoobo
    Aniga aya kafican Adam

  • @abdiabdi6626
    @abdiabdi6626 4 ปีที่แล้ว +1

    Run baad sheegtay adeer

  • @user-fl4fn8on6r
    @user-fl4fn8on6r 6 ปีที่แล้ว +2

    Asc alayaa cizag mashalah guulayso

    • @rahmayassin7218
      @rahmayassin7218 6 ปีที่แล้ว

      Caisha No

    • @user-fl4fn8on6r
      @user-fl4fn8on6r 6 ปีที่แล้ว

      Rahma Yassin maxaa muxuu qabaa nin soomaaliya oo dhogor soo xirty waayo

  • @xasankulmiyeexetramist8989
    @xasankulmiyeexetramist8989 6 ปีที่แล้ว +10

    Ana gursanayee gabadhada isi
    Ano ah wiil isaaqa

  • @awaletahir3637
    @awaletahir3637 6 ปีที่แล้ว +2

    kkkkkkk
    walaahi waan qoslay aniga iyo haadii khaatibaan kala joognaa

  • @sadiiqhasan3715
    @sadiiqhasan3715 6 ปีที่แล้ว +2

    illeen cali beesteen ayaan eheen

  • @ustaad9552
    @ustaad9552 6 ปีที่แล้ว

    As a somalia ma aamin sani in lakala sareeyo

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 2 ปีที่แล้ว

    Waligeey soomaali koofiyado baala wata mamaqlin mana arkin dhaqan soomaaliyeedna maaha

  • @maxammedgurey4684
    @maxammedgurey4684 6 ปีที่แล้ว

    asma

  • @Seey667
    @Seey667 6 ปีที่แล้ว +4

    Boqor ilahey ayaa eh wa maxay ninkan🙁

  • @istaahilcumar7600
    @istaahilcumar7600 6 ปีที่แล้ว

    yaa mid walba boqor ha sheegto,alla BOQORA,inagu bashar beynu nahey

  • @dalmar199
    @dalmar199 6 ปีที่แล้ว +2

    Baalashu Haada kama mid aha .ee hadda ayaa leh.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 ปีที่แล้ว +2

    isaaq warmo qadan jireen sida ciidanki soocane ee hbarjeclo sawirkooda daaawaday waa wada warmo mindina docoda la sudhan jiray toorayda ulna way qadan jiren ushaaasoo ahayd ushii anbiyada qadan jireen sida ushii nebimuuse usha shaydanka ka baqa soo celiya budhkii reer burco

  • @husseinmohamed6347
    @husseinmohamed6347 4 ปีที่แล้ว

    Alla run badana boqorku (Nalama aqonsan ayey leyihin ) mesha an dad Somali ah an aqonsan la,nahay on u aragno in ay naga hoseyan

  • @mahdiqumane7336
    @mahdiqumane7336 6 ปีที่แล้ว +1

    Dad dadkaa kale lamida ayd tihiin ee niyada ha iskaga ciyaarina nafihiinana hoos ha udhigina dhaqamada qaar liita iska dhaafa kuwaas

  • @Abdisabir
    @Abdisabir 6 ปีที่แล้ว +2

    Boqorka geeska afrika weeyaan.

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman0894 6 ปีที่แล้ว +1

    koofiyadan uu madaxa ku xidhanyahay waa tii
    red hindian'ka

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 2 ปีที่แล้ว

    1:58 Haa Waa Gaal-Jecel kuwaa 😆.

  • @suleman6303
    @suleman6303 6 ปีที่แล้ว +2

    oday Qaran

  • @hamadouismael9176
    @hamadouismael9176 6 ปีที่แล้ว

    This is for red indian American culture odaygu xagu kakenay ma Hindi ayu ismoday

  • @hassanmire1452
    @hassanmire1452 6 ปีที่แล้ว

    Boqor Axmed Iimaan Warsame, waan ku salaamay. Boqorkii Geeska Afrika adiga weeyaan, wax minority la yidhaahdo ma nihin mana aha sidaas, ee waxaan nahay ummad ka mida ah Qowmiyadda Soomaaliyeed oo Soomaaliya oo dhan degta. Haddaba, sey ku noqon karaan minority? Boqorkeenow jir oo joog, waxaan jeclahay in aan mar kulano oo aan Hargiesa kugu immaado oo weliba "Jugley" ama " Gorayo" ku wadda casheyno, haddii Allah idmo. Boqor Iimaan Warsame, higga Internetka waa la shan yahay ka dhujo. Hali dhasab-dhasab timaado midaay, Olowoow midaay waa la shan yahay...shami

  • @hawomohamed123
    @hawomohamed123 6 ปีที่แล้ว +2

    Baal dooro ictiraf lagu raadihayo waligey maa arag

    • @MubYus
      @MubYus 4 ปีที่แล้ว

      Xaawo maxamad..
      Ictiraafkii baal dooro ayuu galay...kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 ปีที่แล้ว +1

    boqorka geeska africa wa boqor buur madow ee bedelin kelb yahow kelabka dhalay boqorka geeska africa boqor buurmadow ba loo yaaqna

    • @thaabit5316
      @thaabit5316 4 ปีที่แล้ว

      Subxanallah illaay oo kaliya ayaa boqor ah

  • @farxiyajaamac1019
    @farxiyajaamac1019 6 ปีที่แล้ว

    madax dhaqamed waxa ladhaha ninka kufana dhaqankisa boqorkana wa mid kamida wa astanta dhaqankisi hore wuna kufanaya hadaba nimanka tv yada kadhaman la'aa ee cayda isu marinaya waxan leyahay siyasada an laydin dirsan intad kabaxdan ku labta hidihini iyo dhaqankini o shacabka ugu adeega

  • @user-gy9dd8yy2j
    @user-gy9dd8yy2j 4 ปีที่แล้ว

    Waa calibeesteen wuxuu kasooqaatay astaantii red indianiga marka maahan dhaqanka soomaali habka uu usocdo

  • @qalax123
    @qalax123 6 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ku talin lahaa in looga dabeeyo madax dhaqameednimada ninkan, Dhamaan Soomaalida ku nool geeska Afrika.

  • @abdullahimuse9825
    @abdullahimuse9825 2 ปีที่แล้ว

    Ouu

  • @ikranyasin7792
    @ikranyasin7792 4 ปีที่แล้ว

    Horta xuquuqda xaywaanka hagaaji oo daamasakiinta iyo shibirah

  • @dr.gutale6980
    @dr.gutale6980 5 ปีที่แล้ว

    Waa caaqil soomaaliyeed oo dhaqankiisa kufaano

  • @digaalecompany4621
    @digaalecompany4621 6 ปีที่แล้ว

    Haday madax waynaha
    Somali Ethiopia 🇪🇹
    Guurka uu sheegayaa
    Aniga ilama ahan
    Mid soconaya
    Isaga ayaa iska bilaabi lahaa
    Haduu ka dhab yahay waxaa uu sheegayaa
    Wayna ahayn dad kale ayuu madax isku galinayaa

  • @sacdiyomohamed6443
    @sacdiyomohamed6443 6 ปีที่แล้ว

    Boqor Somaliyed Sodhawow

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 4 ปีที่แล้ว

    Anaga iyo haadiba khaati kala taaganahay 😂🤣🤣 wlhi waa nin kaftan badan 🤣🤣🤣

  • @quruxdumarwaaxishod7949
    @quruxdumarwaaxishod7949 6 ปีที่แล้ว

    Wariyaha xogaha carabka miyo la yahay marko u dhahaayo labiskiisa mise anaa moodo please iga cawiya

  • @bashiiraabdi3086
    @bashiiraabdi3086 2 ปีที่แล้ว

    Weligeed dhaqamo boqoro garaado waa jireen wax dadkooda ka bedelna kama muuqan islaamkana sidaas ah
    Inagu lama mid nihiin qoomiyadaha cawaanta ah qaabka ay u lebistaan in mashruuc cusb reer galbeed ina baro sida ninkan uu inoo sheegay kumananka isim e somaliyed isaga maxa ka soicay wixi farsamo waa ku amanan yihiin sharafna weeye farsamadu e waa lasura xumeyey
    sido kale qaab sura xumayn ismada bay aniga ila muuqataa sababtuna islaam baynu nahay sida cawaanta inaynu u lebiaano wanaag uma arko
    Cid xuamyn uma jeedo boqorka warkiisa uun baan taxliiliyey
    Shugran

  • @kingshaakir9355
    @kingshaakir9355 6 ปีที่แล้ว +3

    Boqor ka somaliyeed weeye

  • @rahmamohamed4096
    @rahmamohamed4096 ปีที่แล้ว

    viva gabooyo

  • @mahadjama1481
    @mahadjama1481 5 ปีที่แล้ว

    600 years ago the native people of North-America used this headdress. Miidgan shame on you.

  • @abdiabdi6626
    @abdiabdi6626 4 ปีที่แล้ว

    Waa kan soomaali buuxa ee ma aha carab ismood

  • @husseinmohamed6347
    @husseinmohamed6347 4 ปีที่แล้ว

    Labo wiil oo Abe wada dhalay o laleyahay midkood wa wa Midgan
    Dadka noca u fekeraya maxey Addunka kuso kordhin karan??

  • @axmadamiira2555
    @axmadamiira2555 6 ปีที่แล้ว +1

    guulayso awowo

  • @phillianchung7796
    @phillianchung7796 4 ปีที่แล้ว +1

    NInkani wa beenale, headress or bahasha u madaxa ku sito waxa iska le Native Americans. This dude is simply appropriating Native American headress and culture! Shame on him!

  • @ikranyasin7792
    @ikranyasin7792 4 ปีที่แล้ว

    Hadaad shubiraha dabato maxaad Boqorkutahay

  • @MubYus
    @MubYus 4 ปีที่แล้ว

    Gabooye, waa qabiil Soomaliyeed sharaf iyo ixtiraam leh.

  • @zainabmirreh4533
    @zainabmirreh4533 4 ปีที่แล้ว

    Red Indian ayuu ka so copy gareeye

  • @malyunabdille4258
    @malyunabdille4258 4 ปีที่แล้ว

    Kani andian ka dhaqanki
    Brasilien weyan kkkkkkkkk

  • @bashiirdheere1098
    @bashiirdheere1098 6 ปีที่แล้ว

    Boqorku wuu ku saxan yahay hiddaha iyo dhaqankiisa waana dadkii dhulkan loogu yimid sida dalka mareykanka kanada iyo australia loogu tagay dad sidan oo kale u labisan,, midda kale soomaalida kale ee wax takoorta ha ogaadeen in haddii ay beeniyaan aayadaha kitaabka qur'aanka ku yaalla aysan waxba u tareynin cibaadada kale ay sameynayaan ilaa ay iskala weyn yihiin inay qof muslim somali ah ay liidaan caayaan af-lagaadeeyaan,,,,

  • @snoppdogg7538
    @snoppdogg7538 6 ปีที่แล้ว

    Red indians miyaa see cml

  • @geesigunirifayso305
    @geesigunirifayso305 6 ปีที่แล้ว

    Indian American iga dheh

  • @abdirahmanguled5297
    @abdirahmanguled5297 4 ปีที่แล้ว

    Waa dadka somalida ugu qiimaha badan ee soo saara wax soo saarka aynu adeegsano

  • @mohamudbashir148
    @mohamudbashir148 6 ปีที่แล้ว +3

    Boqorka geeska Africa noolow

  • @MubYus
    @MubYus 4 ปีที่แล้ว +1

    Tuuug xun madax soo gashaday baaal dooro ..digaagad. ayaa Boqor sheeganaya.... yaaaaaab

  • @MubYus
    @MubYus 4 ปีที่แล้ว

    Somaliland waa Qaran.

  • @saamimohamed5593
    @saamimohamed5593 4 ปีที่แล้ว +1

    Labkii iyo qaansadii ay heee waligoodba ay heee
    Kkkkkk

  • @anabhassan1225
    @anabhassan1225 4 ปีที่แล้ว

    Boqor majiro nin kasareeya ama kaa aabo fican

  • @mohamedabdirahmaan7944
    @mohamedabdirahmaan7944 6 ปีที่แล้ว

    Hajaay! Saw adiga suldaan u ekaadey red indains kii mareykanka laga tirtirey.

  • @korneelmohammedqybt62baad33
    @korneelmohammedqybt62baad33 6 ปีที่แล้ว

    Ma EEylo buu is mooda duqo waxan Somali dhaqan uma'aha waa dharka cawaanta xerato buu wataa

  • @samatarmohamed8642
    @samatarmohamed8642 6 ปีที่แล้ว

    Gabooyo idhisa gabadhiina kow noqdee

  • @sayidkashorts3232
    @sayidkashorts3232 4 ปีที่แล้ว

    Awr kiraale

  • @habashsomali6076
    @habashsomali6076 6 ปีที่แล้ว

    War ilaah baa boqor ah ee beenta kadaa umada

  • @xurriyo16
    @xurriyo16 6 ปีที่แล้ว

    Boqor aanba dunidaba laga garanayn Somalida ugu kaalay 😂😂😂😃😂😈

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 ปีที่แล้ว

    hayaaaaaaaaaaaaaaaay oday weyn beenale ah caruurta maxad baraysa taqanaan

  • @ikranyasin7792
    @ikranyasin7792 4 ปีที่แล้ว

    Goroyadii ayuukadhameeyay wadanka xaqwuxuu uleeyahay inmaxkamadlagusaaro

  • @ikrammusa5809
    @ikrammusa5809 2 ปีที่แล้ว

    Oodagani waa indianer

  • @cabdiqaadirmaxamedaxmed620
    @cabdiqaadirmaxamedaxmed620 6 ปีที่แล้ว +7

    Niyow haaye shimbirihii wadanka ayuu dhameeyeyba boqorku.siduu baadadka uga guranayey

    • @axmadamiira2555
      @axmadamiira2555 6 ปีที่แล้ว

      Cabdiqaadir Maxamed Taraq kkkkkk

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 4 ปีที่แล้ว +1

    Midgaan run sheegaya weligeed lama.arag shaqadiinio uun baa la idiin tilmaamay oo kabaha tola la idinku yidhi midgaan dhaqan xumo u daa oo hadana carab li; i u daa.

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 6 ปีที่แล้ว

    This nt a somali culture this is anative American culture, stop killing the birds.

  • @abdaleiskuwaaraabbdikiinab3777
    @abdaleiskuwaaraabbdikiinab3777 4 ปีที่แล้ว

    somali ayaa ay nu nahy ha o dhan soomali ayaad tihii dheh plse

  • @MubYus
    @MubYus 4 ปีที่แล้ว

    Alah. ilaahay oo kali ah ayaa Boqor ah... tuuug xun madaxa baal shinbireed soo gashaday waxba sheegi maayo.

  • @hassanjama6703
    @hassanjama6703 6 ปีที่แล้ว

    Waxay kan sidii ragii dhulka America loogu tagay ee hindida cascas amba (Red indians) ka loo yaqaanay sidoodi u xaragooday. Ilahaybaa boqor ah ee itaal yarow naga fadhiiso oo shimbiraha noo daa kkkk.

  • @MubYus
    @MubYus 4 ปีที่แล้ว

    Ma aha boqor waa tuuug madaxa ku xidhiyay baaal shinbireed.

  • @phillianchung7796
    @phillianchung7796 4 ปีที่แล้ว

    He is shamelessly laying claim to Native American culutre and the Horn Cable interviewer should have done his homework before this interview! What kind of journalism does Horn Cable practice-where are your ethics - don't you do your research before you release this kind of pathetic info to the public! Shame on Horn Cable for the shabby work!

    • @phillianchung7796
      @phillianchung7796 4 ปีที่แล้ว

      @apdikarem ak Spoken like the quientessential idiot that you obviosly are.Look before you leap or think before you open your mouth! You cannot school me about Somali culture bozo! What equipment? or do you mean garb --are you now also appropriating a Native American head dress! The eagle featers and head dress are a clear appropriation and you ought to be ashamed of yourself! Do your research before you open your yap in the future!

  • @mahadjama1481
    @mahadjama1481 5 ปีที่แล้ว

    600 years ago the native people of North-America used this headdress. Miidgan shame on you.

  • @mahadjama1481
    @mahadjama1481 5 ปีที่แล้ว

    600 years ago the native people of North-America used this headdress. Miidgan shame on you.

  • @mahadjama1481
    @mahadjama1481 5 ปีที่แล้ว

    600 years ago the native people of North-America used this headdress. Miidgan shame on you.