CIID MUBAARAK NEW MAXAMED BK | KHADRA SILIMO | NADIIRA NAYRUUS | SAHRA ILAYS OFFICIAL VIDEO MUSIC

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 691

  • @MAAHIRMEDIAPRO
    @MAAHIRMEDIAPRO  3 ปีที่แล้ว +27

    CIID MUBAARAK DHAMAAN MUSLIMIINTA GAAR AHAAN UMADA SOMALIYEED MEELWALBA OO JOOGAAN CIID MUBAARAK CIID MUBAARAK

  • @liiliijiyeliiliijiye8551
    @liiliijiyeliiliijiye8551 5 ปีที่แล้ว +852

    Wooow Khadra Silimo Markay Arkaan inta iska Faraxda like ii saara we love you Qardo nasab Laba mahan geesiyad Isku Kalsoon keep going sister garabkagan Taaganahay marwalba

  • @hodanadan6595
    @hodanadan6595 5 ปีที่แล้ว +200

    Yaa ila arka inay kooxdani cuudud khadra Team sheegtay 👏👂👂👂👂👌👌👌👌😍😍😍😍😍😍💞💞💞💞💞💞 khadra ,BK,sahra, nayrus

    • @soomalimidnimowadajir5688
      @soomalimidnimowadajir5688 5 ปีที่แล้ว +2

      Ahahaha me wallahi koox kala kacsan ayay samaystay Well done qadra qurux kamayro wixii kusoo maray babe girl 💕💕💕💕

  • @nimcoahmed7062
    @nimcoahmed7062 5 ปีที่แล้ว +255

    Khdaraa markaa arko jirkaa jiri jircoodo sidaan ujecelhy goobad taahy nolow 💋💋❤️

    • @shankaroonxaaji376
      @shankaroonxaaji376 5 ปีที่แล้ว +2

      Team Qadro i love walahi 😘😘😘❤❤❤

    • @nestehamohame
      @nestehamohame 5 ปีที่แล้ว +1

      Me too whi hees ma dhageysto lkn wan jeclahey qadro salim

    • @RaufHadi-98
      @RaufHadi-98 5 ปีที่แล้ว +1

      Aan ku bark Khadra aad baad u jecashahaye

    • @muunacawil7426
      @muunacawil7426 5 ปีที่แล้ว

      Nimco Ahmed

    • @ikranabdulahi6550
      @ikranabdulahi6550 5 ปีที่แล้ว

      Maxaakoharay xidigihii bkiyokhadrokatageene

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 ปีที่แล้ว +164

    Boqoradeeniii *Khadra* *Cabdi* *Sinimo* ❤ gopad tahy nasapa quruxeey *ciid* *mupark* ❤😍😍😍😍😍

    • @sabahhirsi9007
      @sabahhirsi9007 5 ปีที่แล้ว +2

      Viva khadra cabdi silimo👏👏👌👌💪💪💪💯💯🤴✅❤🌷

    • @yonisrashidyey2730
      @yonisrashidyey2730 5 ปีที่แล้ว

      G

    • @ayaanxarir630
      @ayaanxarir630 5 ปีที่แล้ว +2

      Khadra darteen qaarbadan unacay wlhy khadara waa miskiin yar oo dhinac lagawada maray lkn waxba umay noqon waabey karaysatay sodhowoow xxbti unoolow ubadkaga dartood kujeclhy

    • @maxamedpower8043
      @maxamedpower8043 3 ปีที่แล้ว

      €7@64689892×=_%£¥₩₩#$^^%&€*£¥(999874××+

  • @princessahlaam3669
    @princessahlaam3669 5 ปีที่แล้ว +51

    Qadra saLimo✊✊✊👸mshaalh mrzal mrko kaa tgy wlle qrx baa kso kordhay yaa ila arka👸👸💕

  • @saliimayaanle5895
    @saliimayaanle5895 5 ปีที่แล้ว +331

    Imisa qof ayaa khadra cabdi silimo tageersan inta tageersani lkta hasaran

    • @khadijaibrahim1632
      @khadijaibrahim1632 5 ปีที่แล้ว

      Qadra.viva.😍😍😍😍😍😍

    • @nimcoahmed7821
      @nimcoahmed7821 5 ปีที่แล้ว

      Khadra dheeman hore usoc

    • @barwaaqotimacde4741
      @barwaaqotimacde4741 5 ปีที่แล้ว

      Khadra guuul

    • @safanur9048
      @safanur9048 5 ปีที่แล้ว

      Qadroho gul gul waxa tahay nasb nasab dhalay wan kutageraha murasl waa qanis wad ka baxa satay adiyoad bakarey sataay uf uf nacal tulacaleyga mursal muse gulgul

    • @safanur9048
      @safanur9048 5 ปีที่แล้ว

      @@nimcoahmed7821 quruxu wad kareysatay waxas xun awolax bailahey kasiyay wuu kusonoqona adiga isi adkey

  • @xamsexaydarchannel9711
    @xamsexaydarchannel9711 5 ปีที่แล้ว +54

    Waaw khadra iyo maxamed BK ayaa meesha maraya ee isk eeg nacabow intii taageere u ah ha ila dhaafina 👍iyo wixii kalaba

  • @aasiyaaxmed796
    @aasiyaaxmed796 5 ปีที่แล้ว +99

    Khadra sinimo ❤️❤️ cisi sharaf kunolow

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 5 ปีที่แล้ว +33

    Bk heestaba asagaa shiday
    Khadra silimo safaleetigaa
    Ku quruzsan tahay ha iska qaadin
    Eid Mubarak shanta somali ❤🙏

  • @sadiahassan3449
    @sadiahassan3449 5 ปีที่แล้ว +36

    Khadra cabdi sinimo karti inaad leedahay anoo ogaa soomali weyna daah kama saara horay u soco huuno

  • @loveumom2746
    @loveumom2746 5 ปีที่แล้ว +55

    Ileeen Nin xun waalaga reeystaa ee looma darsado viva khadra quruxdiii iyo sharaftii hablaha salaam from mogadisho🥰🙏🙏

    • @mudanmudan4149
      @mudanmudan4149 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh inuu ka rayastay qurux diisad ka garataa islanta ka waynayd kayar is cadays qurux maha quruxda waa loo dhashaa eedo

    • @loveumom2746
      @loveumom2746 5 ปีที่แล้ว +4

      @@mudanmudan4149 malaha duqnimaa qurux u taqanaa iyo strss lala bararo wiilyaro dheyla ahaa waagu khadra heystay hadaba bidaara secon u jirta oday cml caloosha weeynaty🤮🤮

    • @mudanmudan4149
      @mudanmudan4149 5 ปีที่แล้ว +1

      Caloshaana waa tii ka soo sari wayday uu karaysatay dajiyu helay calool hadad arkati naag ba ka dsnbaysa edo fariid waxaa lagu farta ninkeda isbadala sanaday is qaben malina isma badalin lakiin biluu isku badalay taasa naag laga yidhaa edo

    • @savechannel3848
      @savechannel3848 5 ปีที่แล้ว +1

      Ciid wanagsan😍

    • @aliabdidhegaweyne8346
      @aliabdidhegaweyne8346 5 ปีที่แล้ว

      Nasra Ahmed 👍👍👍😘😘😘❤❤there is no fucking khadro saliimo

  • @riyaaa143
    @riyaaa143 5 ปีที่แล้ว +50

    Woow m.a khadra salimo wan ku farxy maraa arkey mcntoh cadowgaga hoos guuleeso

  • @faadumocali938
    @faadumocali938 5 ปีที่แล้ว +22

    In hargaysa tahay hoyga hidaha iyo dhaqan iyo fanka waxaad ku garanaysaa nadiira qof degan ayay ka dhigeen 😘😘

    • @ahmedibrahim4562
      @ahmedibrahim4562 5 ปีที่แล้ว

      Waaban yaabay.. naagti shinbirta waalan ahaan jirtay waabay degtay 😂😂😂 laakin walal dharka kamay badalin. Diric yada ay gashan yihiin iyo keedu waa kaaf iyo kala dheeri...

    • @faadumocali938
      @faadumocali938 5 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedibrahim4562 way ku cusub tahay taasina waa xadaarada reer hatgaysa ee ay ilawday way la qabsanaysaa dhawaan
      Aan soo dhowayno inata 😅😅

    • @ahmedibrahim4562
      @ahmedibrahim4562 5 ปีที่แล้ว

      @@faadumocali938 waaye qaar aad leedahay intaa u sii dhiib..yaan qaran ku ceebobinee 😆😆 ta kale barigi hore ma xageenay joogtay horta

    • @abdifatahali988
      @abdifatahali988 5 ปีที่แล้ว

      Ayadane timaha eey uu aadurtay iga dabool cml

    • @sahroabdi7220
      @sahroabdi7220 5 ปีที่แล้ว

      Waaaa laiska hdala waaa yab

  • @mubarigshucayb1574
    @mubarigshucayb1574 5 ปีที่แล้ว +74

    Wllhi malayin ayaa u duceyey silimo alle nabsi hakugu rido mursaloow

    • @asaldhaladsoomaali1298
      @asaldhaladsoomaali1298 5 ปีที่แล้ว +4

      Maxaaad u habaari wll ninka afar buu alle u baneeyey khadrina waa marwadiisa hodan waaa miyaradiisa

    • @hamzenuur5877
      @hamzenuur5877 5 ปีที่แล้ว

      @@asaldhaladsoomaali1298 wagarad baad tahay allahya barik

    • @kinsikhadar4083
      @kinsikhadar4083 5 ปีที่แล้ว +1

      Wlll haa habariin khadra wuu xemeyay sii xuun walibaa lkn qofka bili adanka lam habaaro waaa loo duceyaa

    • @umuamalcabdilaahi8697
      @umuamalcabdilaahi8697 5 ปีที่แล้ว

      Aamiiin

    • @abdirahmanme413
      @abdirahmanme413 5 ปีที่แล้ว

      Maan gaab.. intii mankaaga ayad hashey...

  • @Mutaha430
    @Mutaha430 7 หลายเดือนก่อน +1

    10/4/2024 ciid mubaarak dhamaan ummada islaamka ah meel kastood ku sugan tihiinba farxad ku ciida😊

  • @fuaadomerdheere3260
    @fuaadomerdheere3260 5 ปีที่แล้ว +7

    Inta ila aragtay khadra inaaaay tahay naaag nasiib badan like isaaara Bk ayayba la dhalateee maxaa ka nasiib badan
    Team khadra farta taaga from Hawd_Balicabane 💕💕💕👈

  • @umulkhayrbashiir6473
    @umulkhayrbashiir6473 5 ปีที่แล้ว +20

    Woooow naaaag noool dheh Khadra hlka kagah siii hay cidba haw joojin weligaaaaa

  • @reerfarahabtidoon7957
    @reerfarahabtidoon7957 5 ปีที่แล้ว +13

    Heesta aan heesaha ugu jeclahy Qadro waa heestaadii ( waxaan ahay gob aan liicin ebed we love u qadro ha u jabin cadow kusoo hunguriyay kasii wad meesha❤️❤️❤️

  • @shacnidhaladkiiboorama5783
    @shacnidhaladkiiboorama5783 5 ปีที่แล้ว +6

    Khadro quruxeey🥰 markaan ku arko waan iska farxaa wllo ii noolow hppti❤️❤️❤️❤️

  • @hodanxasan9711
    @hodanxasan9711 5 ปีที่แล้ว +26

    Khadra silimoo a madaxdii waad ka raystay eygii hore.u soco tagerahaga ayanu ahan

  • @mawliidyareofficial9007
    @mawliidyareofficial9007 5 ปีที่แล้ว +48

    Khadra silimo xagaa kahay hno qli 😍😍😍

  • @suldaanismaciil7113
    @suldaanismaciil7113 5 ปีที่แล้ว +71

    Wow xidigihi hargeisa iyo nadiiro qurux oo is helay anigu khadra quruxdada ayan ba ka helay wlhi

  • @fadumosalahabdullahi8171
    @fadumosalahabdullahi8171 5 ปีที่แล้ว +20

    Waa booqoradiihi hawenka iyo booqorki raag somaliyed iyo codki dabcasana aya iis heleye codki marwo Khadra Qalii yaa horeye aya loo soconaya xabibiti siidas ayan kugu oogahay 💯🌹❤️❤️❤️😘😘😘😘❣️❣️❣️

    • @fadumosalahabdullahi8171
      @fadumosalahabdullahi8171 5 ปีที่แล้ว

      Haye huuno waa ku saraya xabibiti

    • @fadumosalahabdullahi8171
      @fadumosalahabdullahi8171 5 ปีที่แล้ว

      @taageera yaasha iidaadi Haa waan ku sareye huuno

    • @fadumosalahabdullahi8171
      @fadumosalahabdullahi8171 5 ปีที่แล้ว +2

      @taageera yaasha iidaadi waan ku saraya qaali hada ok inshallaha waan laa soconaya video Haa cusub horeye u socoo huuno 👍💯

  • @kahlifadow8695
    @kahlifadow8695 4 หลายเดือนก่อน +2

    Eid Mubarak

  • @nalkabae6005
    @nalkabae6005 5 ปีที่แล้ว +40

    Khadrooy qaali baa tahay keep going siz 💋💯

    • @mowlidabdi9904
      @mowlidabdi9904 5 ปีที่แล้ว

      Waar Dad ku caqli xumaa ma Naag baa Nin keeda ka ray Sata Adeer qajila

    • @hafsaabdi7144
      @hafsaabdi7144 5 ปีที่แล้ว

      Mowlid Abdi HAA WALAL NIN UYAAL WAALAGAREESTA NINMAN BADAN O GABADA DIBKUHAYSA AYAAJIRTA OO MARKAY KATAGAN XURAAL CEYN NOQDOO ALLAOW KUWAAS GACANTA HANOGALININ

    • @fartuunxuseendheere916
      @fartuunxuseendheere916 5 ปีที่แล้ว

      wwwww inabah caaadi ma ahan kooxdaaan

  • @asmaladancumar9217
    @asmaladancumar9217 5 ปีที่แล้ว +7

    Mnsha allaah
    Khadar abdi silimo
    Gobanimu waa uu dhalasho
    Horu mar wacan my sister 😍😍😍

  • @jihaancabdiraxiim7321
    @jihaancabdiraxiim7321 5 ปีที่แล้ว +23

    Mchllah Khadra Qof La Jecelyahy Gobaad tahy Licin Abid👸😍😘❤

  • @samirocabdiraxman313
    @samirocabdiraxman313 5 ปีที่แล้ว +12

    Waaaaw khadra silimo naag is ku kalsoon m.a xppti hore usoco we love you

  • @ismaciilducaale6033
    @ismaciilducaale6033 5 ปีที่แล้ว +1

    khadra silmo gacanta ku hay nadira nayruus oo ha sii deyn inantaas si ay u ilowdo muqdisho

  • @khadraomar1
    @khadraomar1 5 ปีที่แล้ว +23

    Khadra qurux wanaag😍😍😘😘😘 wlee nin xun dhimashaa dhaanta wey nasatey intay kala maqnaayeen bishma dheere 🤢waa taa nuurkeediii is gaadhey laguma cayuuuumo khadraay waa xertaadiii oo weli masayrsane 😅🤣

    • @kinsikhadar4083
      @kinsikhadar4083 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkkk kkkkkkkkk waaa xertadi oo wali masayrsan

    • @miskimaanka449
      @miskimaanka449 5 ปีที่แล้ว

      Hhhh wlh wa iga qoslisay qadran lawada maseyrnay

    • @holeyomar7880
      @holeyomar7880 3 ปีที่แล้ว

      Waxertaadii weli maseyrsan🤣

  • @mokhadar6396
    @mokhadar6396 5 ปีที่แล้ว +4

    Nadiira is walaaqi iyo hawsheedi muqdisho lamayso dhaafine.
    Tabliiqa noogu wad dheh

  • @khadroabdirahman9341
    @khadroabdirahman9341 5 ปีที่แล้ว +12

    masha Allaah waxan qiraya inay khadra silimo tageerayal badan leedahay Hore u soco walalo ❤💕

  • @sundusadi2173
    @sundusadi2173 5 ปีที่แล้ว +15

    horay usoco khadra cadowgaga cagta hoosteda💎😍❤❤❤❤

  • @fartunabdullahi5172
    @fartunabdullahi5172 5 ปีที่แล้ว +14

    wow Khadro qurux hore u soco sister cidna ha u joojin ❤❤👍

  • @iam.legendar
    @iam.legendar ปีที่แล้ว +1

    ciid mubarak 2023❤🎉

  • @funnykids5667
    @funnykids5667 5 ปีที่แล้ว +18

    Khadra ragay wlhi waa naag adag halkaa kaga hay my silimo

  • @akleemamohamed6596
    @akleemamohamed6596 5 ปีที่แล้ว +133

    Khadra sinimo way ka raysatay mursall

    • @vardozvantax6408
      @vardozvantax6408 5 ปีที่แล้ว +2

      Aaad walahi masha allh

    • @shaymaanuur4605
      @shaymaanuur4605 5 ปีที่แล้ว +2

      Waaw walahi waan ku farxay khadra silimo. Siday ushidantahay iyo sida ay ufaraxsantahay wllo qaali hore usoco pizz an love ♥️

    • @akleemamohamed6596
      @akleemamohamed6596 5 ปีที่แล้ว

      @@shaymaanuur4605 haaa wlhi Nabsi baxiii bay heshay Ilaaahay hawgu wado khadra waaa qof nooool

  • @laylaahmed1902
    @laylaahmed1902 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw qadra silimo qurux bay lasoo baxday masha allah rugcadski sorogal celi waaw hore usoco mursal ninka wanagsan ba ku rajaynaa no give ap bayby anaka kula jirna

  • @sahuurroble1303
    @sahuurroble1303 5 ปีที่แล้ว

    WOOW KHADRA MAASHA ALLAAH Waad ka reysatay MURSAL ILaahey hakuu siyaadiyo farxadaa ku jirto khadra QURUXEY

  • @qozleyzoinarazhiid112
    @qozleyzoinarazhiid112 5 ปีที่แล้ว +8

    Khadra silmo dhameys dumar allah ku daye😍😍😍😘😘

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha aalllah #mohamed#bk fanan qaran khadra silimo boqorad nadiira inan qalpi fiican sahra ilayas mom fiican🇮🇹💯💯😘😘❤️❤️🤘eid muparak all Muslims and somalilnder 💯❣️

  • @selflovebeauty5870
    @selflovebeauty5870 5 ปีที่แล้ว +1

    Khadro dadki dhan baa jecel wof watasa daadaxda noqotay dhexyar sasa karaba keep going from America

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 5 ปีที่แล้ว +48

    allaw cafimad qab nagu gadhi eida Dambigayga Iyo ka walidkyagana dhaaf Incha allah qulubtana Heesaha Noga Madoobe🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾😭😭

  • @suhayrosaacid2506
    @suhayrosaacid2506 5 ปีที่แล้ว +2

    Khadra wllo horay usoco cadawgaa gana allha kuujabiyo insha allh koox daada cusubna way balaaran mardhoow 😍😍😍😚😚

  • @kali8948
    @kali8948 5 ปีที่แล้ว +2

    Eid Mubarak brothers and sisters
    Qalaas hadi Khadra iyo Bk ka baxeyn... bees Aqiroh uu daa xidigaha geska 😂
    Lakin Khadra huno ilmahaga abohood waax uga ficaan ma jiro huno ... Allah xaqaa ha garadsiyo ...
    Allah reerkaga ha iskuka xajiyo quruux
    Duco huno ❤️😘😍🤗👏🏽🙌🏽💃💃💃

  • @fantasticgirlsacdaabdi840
    @fantasticgirlsacdaabdi840 5 ปีที่แล้ว

    Hees iyo badh wlhi bk iyo khadro salimo ishelay waaw moye waxkale mabanano kept going cidd Mubarak ciid weyney dawanayaa axaaaaxa

  • @sawdasabnaa1188
    @sawdasabnaa1188 5 ปีที่แล้ว +22

    Waryaadha reer comenti khadra misaynu u aroosno iskaso dhex baadha❤wataa qurux noqotaye😂😂💋

    • @khadarabdilaahi1797
      @khadarabdilaahi1797 5 ปีที่แล้ว

      Diyare soo uruuri qarashka

    • @cabdallecawilyoohiye5182
      @cabdallecawilyoohiye5182 5 ปีที่แล้ว

      Ma igudaraysaan inanta anigu kaluuna waan ka dhergee berbera idinkasoo salaamayaa😂😂😂

    • @sawdasabnaa1188
      @sawdasabnaa1188 5 ปีที่แล้ว

      @@cabdallecawilyoohiye5182 😂😂😂😂qarashki ma wadataa wayee

  • @Khudiya-diet
    @Khudiya-diet 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma garanayo qofki arki doona qoraaalkan lakin hadaad aragto waxan ku rajeenaya ciid wanaagsan ciidan cideeda alle hakugu gaadhsiyo cafimaad iyo cimri dharar insha allah 💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜

  • @Ayaan-vu1ys
    @Ayaan-vu1ys 5 ปีที่แล้ว +9

    Wooow khadra silimoo noloow fananad buuxda

  • @ikrankader4120
    @ikrankader4120 5 ปีที่แล้ว +7

    She is a real inspiration for all women...you can rise and grow by ur own after a bad breakup or divorce...khadra noolow huno

  • @fartunabdullah6702
    @fartunabdullah6702 5 ปีที่แล้ว +1

    Woooow khadra jir o jog gabdhaho dhan ba kula jira wooow well done xxbti

  • @indhouroon5649
    @indhouroon5649 5 ปีที่แล้ว +8

    Qadra saLima 😘keep going Wllo

  • @habooncadeey91
    @habooncadeey91 5 ปีที่แล้ว +2

    Woooooooooooooow halookaco khadra hore usoco

  • @fadximohamed7885
    @fadximohamed7885 5 ปีที่แล้ว +33

    Goban ahy liicin abid khadra silimo💚💗

  • @Ardo270
    @Ardo270 5 ปีที่แล้ว +1

    Team khadra silimo guuuuulayso waligaa 😘

  • @NajibArmy
    @NajibArmy 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah khadra sinimo waxan leeyahay gabdhaha kale haduu ninku naag kale kaa raaco saan camal niyada u dhiso guul khadra cadeey

  • @sihamhussen8336
    @sihamhussen8336 5 ปีที่แล้ว +12

    Khadraaaaaaaay we loveeeeee you 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @maska1977
    @maska1977 5 ปีที่แล้ว +6

    My fans dhamaan kuli caam wa antu bikhayr

  • @husseinhaji9746
    @husseinhaji9746 5 ปีที่แล้ว +1

    I can't wait wlhi showgan shidan wow axyaa fanaaniin baa is helay

  • @mostaphaothmanfarah589
    @mostaphaothmanfarah589 5 ปีที่แล้ว +1

    Ciid mubarik yaa ahpapi kulu caam wa antum bilkhayr😍😍😍😍😘👫👫💑💑💑💏💏💃💃💃💃💃🕺🕺🕺🤝🤝💖💖💖💕💕💋💋❤💘💘💓💝💝💜💛💍💍💍💍👔👔👔💕💕💋💋💋💑💑💑💑👫👫👫👫👪👪👪

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 ปีที่แล้ว +10

    Inta 2021 Daawanyso Like isaara❤🙏
    Eid Mubarak All Muslims In The world 🎉🎈

  • @kamaalofficial132
    @kamaalofficial132 4 หลายเดือนก่อน +2

    Who's watching 2024

  • @sucdiwacdi5342
    @sucdiwacdi5342 5 ปีที่แล้ว +1

    Bk iyo khadara sharaf horey u so co koxada bk

  • @Yourangel.16
    @Yourangel.16 5 ปีที่แล้ว +22

    Hodan ilko hlga qariyo clip kaan🤓🤫

    • @nasroabdullahi5249
      @nasroabdullahi5249 5 ปีที่แล้ว +2

      waalagukacayaa markey quruxdeeda aragto khadro cisi kunoolow

    • @nasraahmed9816
      @nasraahmed9816 5 ปีที่แล้ว

      Halaga qariyo🤣

    • @soomalimidnimowadajir5688
      @soomalimidnimowadajir5688 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkk halaga qariyo ilko badan nimanka xadooy ahahah

    • @ashrafasharaf1169
      @ashrafasharaf1169 4 ปีที่แล้ว

      @@nasroabdullahi5249 kahdaar salimo horaay Uzo coH

  • @maymuunyasiinabdi9137
    @maymuunyasiinabdi9137 5 ปีที่แล้ว +8

    Khadra ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ naag karti leh marna mushkuladaha dunida uma liicdo

  • @umumaryan6554
    @umumaryan6554 5 ปีที่แล้ว

    Dhiigayga la shaqeeyA Khadraa boqorada Codkaa 🎁🎁🎁🎁🎁🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈💕💕💕💕🌹🌹🌹

  • @abdisaed1016
    @abdisaed1016 5 ปีที่แล้ว

    Waw khadra alle hakudaayo nacabku hakaadago kadaga kadaga hodan cpdiraxmaaneey khadra boqorada codka

  • @jamiilamohamoud3391
    @jamiilamohamoud3391 5 ปีที่แล้ว

    Wwww khadra silimo wllhi way quruxnatay ki na way ka raysatay quruxdeedi ba so baxday any way hore usocda insh allh hormar bad gaadhaysaan Bk nadiira khadra sahra guulayzta

  • @mssmroumahofficial4350
    @mssmroumahofficial4350 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw maasha allah qadro qurux we’ll come back inta ku faraxday #khadra noqoshaalkeda like #team__khadra iyo inta wanaaga jecel iyo #soomali_mohamed oo dhan waxaan leyahay
    #ciiiid_____wanaagsan👇😘

  • @dahaboabdullahi401
    @dahaboabdullahi401 4 ปีที่แล้ว +1

    Nadiro wahaisoqada hees zamzam

  • @ayaanahmed5117
    @ayaanahmed5117 5 ปีที่แล้ว

    Marwada calamka khadra kala iska rag galool baa tahay nasaba 👌👌👌👌👌

  • @amaalapdilahi7352
    @amaalapdilahi7352 5 ปีที่แล้ว +9

    Khadra wlee inad gopty bad cadayse cadawgaa unoolow
    😗😗😗

  • @harunhasanharun1595
    @harunhasanharun1595 5 ปีที่แล้ว +1

    Qadra hooyo dulqaad badan guuleyso goba tahy licin abid gyanba tahy nasaba ❤❤❤❤

  • @hodanabdi7646
    @hodanabdi7646 5 ปีที่แล้ว

    Khadri doqonkii mursal lacag dooon waxba umay noqon keeep going jirid adageeeey adn muuse bixiba kuso dooono dooone diyaaar si ahow isna xagaas iyo caydha halo qaaaado

  • @zamalmehrain6264
    @zamalmehrain6264 ปีที่แล้ว

    Gawada Darka blue 💙 codketha jaah

  • @minestermubaarikbunni5671
    @minestermubaarikbunni5671 3 ปีที่แล้ว +8

    RAMADAN Mubarak iyo Ciid Mubarak Waaniskunkaa raciye Kolpa Taad Dawnayzo like igu dakhar 😏😂😁

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 5 ปีที่แล้ว

    Woòooooooooooow axyaa qadro silmo ku jecliyaa wlhi waa inaan ku imadaa 👏👏👏👏👏❤❤❤❤

  • @swtzuheyla6206
    @swtzuheyla6206 5 ปีที่แล้ว +15

    Kadra salimo a woman and half.. Keep smiling 💞👍

  • @sofiaabdullaziz3774
    @sofiaabdullaziz3774 4 ปีที่แล้ว +1

    Dad waxna gala waxna goyay khadra ka timid kii way karaysatay khadra qurux 😘😘😘

  • @nimcoahmed5603
    @nimcoahmed5603 5 ปีที่แล้ว

    Horay usoco khadra qof adagbaathy walee🙌🙌🙌🙌🙌🙌

  • @ibrahimfarah7732
    @ibrahimfarah7732 ปีที่แล้ว

    Aîd Odha Moubarek Mashallah

  • @queendumar3764
    @queendumar3764 5 ปีที่แล้ว +5

    khadra silimo ❤❤❤❤❤❤❤❤ nolaw intay nolal jirto 😍

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Khadra Zineemo ku jecliya abaayo illahay owlada hakula koriya facana u sareey siqaas ku jeclahay

  • @zakyinternational5218
    @zakyinternational5218 5 ปีที่แล้ว +1

    Aar khadra ii geeya dar alle ayaan u jeclahay amaba salaan iga gaadhsiiya from

  • @esraahmat7815
    @esraahmat7815 5 ปีที่แล้ว +12

    Khadra silimo dadax noqotay marwo😍

  • @Little_D815
    @Little_D815 5 ปีที่แล้ว +5

    Ciid mubaarik muslimiinta oodhan ❤

  • @nasirrashid3018
    @nasirrashid3018 ปีที่แล้ว

    AfTeR 2 YeaRs ❤❤❤❤CiiD MuPaaRki UmaLtUl iSlaaM

  • @sundusadi2173
    @sundusadi2173 5 ปีที่แล้ว +6

    khadra wayba karesatay mashllh qurux ayeba sonoqoty😍😍😍😍

  • @naimaomarahmed2312
    @naimaomarahmed2312 5 ปีที่แล้ว +3

    Khadra abdi silimo hore u soco fanaanad qaaaliya

  • @mqsuudelmixasn251
    @mqsuudelmixasn251 5 ปีที่แล้ว +26

    Khadro saliimo mursal uma licsan yaa igu raacsn farta taaga👆

  • @adnamaxamed590
    @adnamaxamed590 5 ปีที่แล้ว +4

    mazhlah. wanfaraxsanay. alaw iiguwad adawaynee. aaaamiiiiin 😍😍😍😍😍😍😍khadra. bk.

  • @caishaxassan3151
    @caishaxassan3151 5 ปีที่แล้ว

    Wooow qadra kuleh yaqay noloow waligaa takera ayaan ku ahay

  • @bahjomohamud6921
    @bahjomohamud6921 5 ปีที่แล้ว +8

    Viva Khadro saliim she's looking hot mshllah Allah yahfiid sis 🔥🔥✌

  • @AyaanOsmaan-u1m
    @AyaanOsmaan-u1m 7 หลายเดือนก่อน

    Mid kala noo soo qaada wll❤🎉

  • @princesspahjamohamuodprinc5635
    @princesspahjamohamuodprinc5635 5 ปีที่แล้ว +1

    Eidu cafiYa aHpaaPi😘

  • @abdikadiralli
    @abdikadiralli 5 ปีที่แล้ว +1

    Ciid Mubarak
    Koox noqda inshallah

  • @najmamahamod8552
    @najmamahamod8552 5 ปีที่แล้ว

    💐💐 Hambalyo hambalyo khadra Mash Allah kharda sinimo illahy kuma jabsho cadugaga waxa fanan kartileh illahy haku desto walhi illahy qurux illahy qurux iyo jirsiman ayo kusiyay💞💞💞💞

  • @salmanyare2103
    @salmanyare2103 5 ปีที่แล้ว +5

    Someone may take her man. But they aren’t able to take her confidence and strength I really like her love from Mogadishu fan ❤️🙏🏾

  • @sucadsuban6909
    @sucadsuban6909 5 ปีที่แล้ว

    Wooow khadra mursal wayka raysatay wata quruxdadi so noqotay