7 Dadka dhex gal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ม.ค. 2022
  • 7 Dadka dhex gal is dhex galku wuxuu lee yahay fursado kala duwan
    =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com
    VIDEO FOOTAGES:
    videoblocks.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 196

  • @abdirizaakhabdullah1515
    @abdirizaakhabdullah1515 2 ปีที่แล้ว +43

    wax sxb malihi aniga waxan jecelhy Kali nimada dadka qaar wexey i dhahan wax lafahmi Karo matimid lakiin ma, Amin sani in an wax dadka dherahy tan waxan u jecelhy Kali nimada saan ugu gaabsado hadan shekeyo qalibiga i damqayo mid kalena waxan u dorty Kali nimada in an ugu gaabsado xanta iyo wax Ka sheega dad kle tan waxan Amin sanhy hadan sxb leheyn in Wax badan i qar sanyihin markad leedhy sxb badan noloshada inta ay tahay wax Ku qarsan ay yihin Wax iska yar markaas private life it's easy life waxan aad u jecelhy in an ALLAH lakaliyoowo

    • @suhurosman1007
      @suhurosman1007 2 ปีที่แล้ว +2

      Kula mida ahay wllkay sidas kuu wad

    • @ubaxmaxamud9943
      @ubaxmaxamud9943 ปีที่แล้ว

      Aniga isku mid nahay aniga kaligay ahay mar walba xata meelaha waxbarshada

    • @zahraabdikarim
      @zahraabdikarim ปีที่แล้ว

      ​@@ubaxmaxamud9943 walashay aniga sidaas ah waayo dadka igu tilmaamaya qof kulkulul

  • @abdinasirmohamedshuke8171
    @abdinasirmohamedshuke8171 2 ปีที่แล้ว +14

    Mahadsanid ustaad is in aan noqda qofki labad video dawanaya waxa ey ii tahay farxad iyo mudnan gaar ah 🙏🙏

  • @nuramaxamed9117
    @nuramaxamed9117 3 หลายเดือนก่อน +1

    Saxib malihi waxna socda inta badan kaligay wayo mararka qar kalinimada qurux badan...alxamdulilah.kaligay maihi lkn alle aya ila jira markad kaliga tahay alle ad ayad ugu dhawanaysa❤😢😢😢

  • @ifraheyali2835
    @ifraheyali2835 2 ปีที่แล้ว +33

    Ayuub saaka anaaad iga hadlaysaa e wa see walhi wanaxsanahy thank you teacher

    • @cawocumar7193
      @cawocumar7193 2 ปีที่แล้ว +1

      Kulamid ayaan ahay lkn wuxu ilabay xadiiski ahaa dad oodhan haydy ururan siay ku afacan kuma anfacan ilaa iyo wax illahay ku qoro mooyee

    • @faahassan1625
      @faahassan1625 2 ปีที่แล้ว

      Sax lakiin dadka in la dheh galo sunada nabigeena scw wuxuu ruux qof walbo wax uu ka faaido hadii qof xerxeran add tahay dadka liita waxba kuma weydisan karan cawimaad ah lkn markad furfuran tahy qofka kama baqayo inuu wax ku weydiisto wcs

  • @maxamedgalde3692
    @maxamedgalde3692 2 ปีที่แล้ว +17

    Wallahi aniga maanta si toosa iiga hadashay
    1-wax sxp malihi hadaan yeesho ama dadka dhex galo halaag baaba ii bilawda
    Qol kaliya
    Goob shaqo kaliya
    Suuqa inaan kaligay aado
    Inaanan dadka aan is naqaano ama iya
    Qaano hadaladooda dhibsado intaba waan lehay

    • @deqoadan1669
      @deqoadan1669 2 ปีที่แล้ว +4

      Walal Anigu Waa Kula qabaa, Ciladaas

    • @abdalaomar1439
      @abdalaomar1439 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad wall wa in siminaar laynoo qabtaa temkenaas

  • @qadriinaqurux3585
    @qadriinaqurux3585 2 ปีที่แล้ว +18

    Thanks teacher 😘 ☺

  • @munomohamettmohamuud9958
    @munomohamettmohamuud9958 2 ปีที่แล้ว +6

    It's true! Mclin aniga waye qof aad uamusnan bdn wlhi Isla weyni igma ahan balse dadka harerahyga jogo oo dhan Lama shekesto hdii wax laiwediyo wnka jwbaa shadeyda Ayan si amusnan ah kudhamestaa asaxab ama hl sxb malihi run ahanti mrku dhwc IGA so gato qlbiga wn bxaa kligey Mel fadhistaa wn oyaa anigo amusan solabtaa wn xishod bdnyhy kliya wxn hdlaa mrki wx laiwediyo oo kliya 😔😔 wxan jeclhy inan Kali ahado wlhi wna dabecadeyda

  • @Yahye_khilaaf
    @Yahye_khilaaf 2 ปีที่แล้ว +9

    Dabecadahas wan leyahay inta badana dadkan wax isla barano waxay dhahan wad xir xiran tahay
    Lkn taydaa ii cad ani wana gulaysan insha'Allah 🤲🤲

  • @Daw_-lad4Kk
    @Daw_-lad4Kk 2 ปีที่แล้ว +7

    Ayubow Waxa la idhi Qasab maaha in Aad Dadka Qasolsiiso Ee halaga Nabad galo Dhex gal dad qasab maha 🙏

  • @caaishac1989
    @caaishac1989 2 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa Allaaah Ayuub Allaah ku barakeeyo aad baad u mahadsan tahay

  • @noromar7104
    @noromar7104 2 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad mahadsanid cashiradaan oo kale noosoo badi kahadlaya dabciga kaladuwan ee insaanka

  • @sackali1464
    @sackali1464 2 ปีที่แล้ว +3

    mch allh ustad ayub thank you

  • @rahmahassan2530
    @rahmahassan2530 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah waa talo wanaagsan.
    Illaahey ha ku barakeeeyo. Walaalkeen

  • @ahmedcarabaxmeto5926
    @ahmedcarabaxmeto5926 2 ปีที่แล้ว +3

    Usaad xaqiiqdii aad ayad modaa inad i sifeynayso wllhi allah ku barakeyo akhii

  • @nassir4425
    @nassir4425 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah illaheey haku xafido Ayuub keep on doing well thanks for

  • @kaifciseabdulahi1014
    @kaifciseabdulahi1014 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid teacher wx bdn ka fahmi hdlkaa 🥰🥰🥰

  • @ruunruun6136
    @ruunruun6136 2 ปีที่แล้ว +2

    More thanks ustad Ayuuub we hope love and life

  • @qamarmaxamuud5843
    @qamarmaxamuud5843 2 ปีที่แล้ว +6

    Thank you teacher 😘

  • @LEK918
    @LEK918 2 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallah bro❤️🤲🏽

  • @manunited1561
    @manunited1561 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah bro keep going and THANKS 👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @shacbaancismaan3177
    @shacbaancismaan3177 2 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء الله جزاك الله خيرا

  • @farhiyaabdi5738
    @farhiyaabdi5738 ปีที่แล้ว +2

    mawduucani wuu i anfacay wllhi jazaaka allah wllo qli ayuub ❤️🙏

  • @hamdixsan
    @hamdixsan 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah thnks wll

  • @ahmedcabdiraxmaan2470
    @ahmedcabdiraxmaan2470 ปีที่แล้ว +3

    KU seli nabigeena mahmed scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤

  • @amsproduction4288
    @amsproduction4288 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks my best teacher keep going

  • @nuunedaahir1683
    @nuunedaahir1683 2 ปีที่แล้ว +6

    aniga saakay uku horeeyo jazakallah❤️

  • @nastehasheikh8454
    @nastehasheikh8454 2 ปีที่แล้ว +4

    Very true Masha Allah

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 2 ปีที่แล้ว +4

    Dabeecadaha maan lahaan jirin lkn mudadaa aan joogo Qurbaha ayaan isku arkay calamadaha

  • @Hafsaomar134
    @Hafsaomar134 ปีที่แล้ว +2

    Thanks teacher 💯

  • @projr7690
    @projr7690 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad allh haku sharfo💯💯💯

  • @abrahamofficial4864
    @abrahamofficial4864 2 ปีที่แล้ว

    Usaatad ayuup dhaman dcadahn waan leyhayy wlhi buuqa iyo bulshda bdn majecli alle haku barkeeyo my pest techer❤❤

  • @amirahassanhussein4580
    @amirahassanhussein4580 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs wr wb wll illahy hku xafido wlhi wax badan ban ka fa idey wll qaali illahy aqliga hku barkeyo sida niyada jeceshahy hku yeelo wll qaali 😍😍😍🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤💯

  • @istaahilclaahi4607
    @istaahilclaahi4607 2 ปีที่แล้ว +14

    Thanks my best teacher
    Everyday you motivation ourselves 🥰🥰🥰🥰💯💯💯👌👌👌🙏🙏🙏🙏

  • @abdirahmaansolteco9415
    @abdirahmaansolteco9415 2 ปีที่แล้ว +3

    Thankz teacher ✅🙏

  • @abdiqani8859
    @abdiqani8859 ปีที่แล้ว +2

    Ayub axmed thanks brother

  • @xamdicabdullahi3685
    @xamdicabdullahi3685 2 ปีที่แล้ว +1

    waa ku salaamay ustaad ayuub😍😍

  • @fowziyoahmed3975
    @fowziyoahmed3975 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah tabarakalah 🥰

  • @abdiaziiz628
    @abdiaziiz628 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustad wax badan ayaan kaa faaiday

  • @marianabdiaziz5873
    @marianabdiaziz5873 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll😊😊😊

  • @asiaqueenmohamett2748
    @asiaqueenmohamett2748 2 ปีที่แล้ว +1

    teacher thank you so much😘🥰

  • @rax8776
    @rax8776 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha. Allha🤲Masha. thanks
    🤲🤲📝📝✍️✍️🤲🤲🧠🧠

  • @islamicaffairs5008
    @islamicaffairs5008 2 ปีที่แล้ว

    Thank u very much ustaad

  • @Adnomo1234
    @Adnomo1234 2 ปีที่แล้ว +2

    Markaste video yadaada wn lasocdaa waana qimo badan yihiin
    Lkn video wx kaste uu kahadlayo wey iquseyaan waayo
    Anigu dadka ma dhex galo
    Lama hadlo
    Kalinimada ayaan Aad ujclahy
    Asxb badan malihi
    I am happy with that

  • @jimcaalecarab39
    @jimcaalecarab39 2 ปีที่แล้ว

    Asc suhaby sajid qof qaliya ayaa tahay alle ha ku dhawro waxan rabaa inaad talo isiiso markaa waxaan rabaa inaad iisheegto meesha aan kaala zoo xixhiidho thank wllky

  • @zakivic7594
    @zakivic7594 2 ปีที่แล้ว +3

    Thanks m.a🥰🥰

  • @abuhanadofficials36
    @abuhanadofficials36 ปีที่แล้ว +1

    tnx ayuub

  • @AliHassan-bc7qe
    @AliHassan-bc7qe 2 ปีที่แล้ว +1

    Very much true ☺️

  • @abdikarintalyaani4174
    @abdikarintalyaani4174 2 ปีที่แล้ว +4

    thank you so much🙃🙃🙏

  • @akramalhadadi8832
    @akramalhadadi8832 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wll

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 ปีที่แล้ว +1

    Best teacher

  • @user-gp3ho2si1v
    @user-gp3ho2si1v 2 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah

  • @fasma144fasma2
    @fasma144fasma2 2 ปีที่แล้ว +2

    Deee aboowe suhayb dee kuwa badn eee saaaxibady ah hdddayba inacebyihiiinna man kusameyn makuwaas Baan dhaxgali karaaaa

  • @abdisalan3421
    @abdisalan3421 2 ปีที่แล้ว +3

    Inta aashegtay dhamantoda aniga waleyahay 💯

  • @sadiiqomar9129
    @sadiiqomar9129 2 ปีที่แล้ว +2

    Absolutely 💯

  • @cumrjanagale2852
    @cumrjanagale2852 ปีที่แล้ว +1

    Jassaka allah

  • @nadirhaji1367
    @nadirhaji1367 2 ปีที่แล้ว +8

    Waa laguso diree yaa kusoo diray ustaaad wllhi waad igu dhagahadlaysaaa maanta

  • @Cismaan112
    @Cismaan112 2 หลายเดือนก่อน

    My ustaad❤

  • @ashasaid7324
    @ashasaid7324 6 หลายเดือนก่อน

    Mahdsanid❤

  • @kuukasicid7094
    @kuukasicid7094 2 ปีที่แล้ว +1

    My teacher 🤴

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is 2 ปีที่แล้ว +2

    Masahllha 😍 😍 😍 😍

  • @fatimaaden5278
    @fatimaaden5278 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @roblecabdi3355
    @roblecabdi3355 2 ปีที่แล้ว +2

    Runtii dabeecadahan ma lihi asxaab badan wan leeyhy lkn faaido badana leh waxa ka fiican dhowr qof oo wanaag aad ka dhaxlayso

  • @suadsaleh1055
    @suadsaleh1055 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wlalkay qaliga ah 🤗

  • @sahramuuse5973
    @sahramuuse5973 ปีที่แล้ว

    Keep going my dear prather

  • @nasirsiyaad8926
    @nasirsiyaad8926 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad wad mhdsan tahy

  • @Maryamo377
    @Maryamo377 4 หลายเดือนก่อน

    Keep going ❤

  • @Wartaxogaha
    @Wartaxogaha ปีที่แล้ว

    Masha allah horey usoco bro

  • @faizamohamed2145
    @faizamohamed2145 2 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib walihi anaga iinad ijeedaban moday bis milah

  • @SaamiyoMaxamuud-mc9ln
    @SaamiyoMaxamuud-mc9ln 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks tejacher

  • @abdilahiothman2735
    @abdilahiothman2735 2 ปีที่แล้ว

    mahadsind wll qli

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt ปีที่แล้ว +1

    Shukran

  • @maxamedyusufxasan1680
    @maxamedyusufxasan1680 2 ปีที่แล้ว

    Wcs wll qaali runtii hormar Wacan ayaaan ku leyahey sida aad noo dhiiri gilisid

  • @deeqcade6936
    @deeqcade6936 2 ปีที่แล้ว +2

    Alla yacizak manta ani ayaad iga hadashay

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว +1

    5 ✋.family simple..

  • @muctaadmandeeq8115
    @muctaadmandeeq8115 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wr wbr ustaad.

  • @mocariifofficial413
    @mocariifofficial413 2 ปีที่แล้ว +1

    I'm from South Africa 🇿🇦
    I'm Suffering guys
    Make me Dua guys

  • @haboonabdirashiid2914
    @haboonabdirashiid2914 2 ปีที่แล้ว +2

    Walhi waxad moda inad naftayda ka hadlyso ilahy haku barkeyo wllo

  • @batuulasaid6921
    @batuulasaid6921 ปีที่แล้ว

    Waa calamdo bdn leeyhy!!!!!!

  • @zakialweys2345
    @zakialweys2345 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs seetahay ayub

  • @suhaibalimohamed8190
    @suhaibalimohamed8190 2 ปีที่แล้ว

    thanks

  • @mohamedjoseph669
    @mohamedjoseph669 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad anaaba Moodey Inaad Iga Hadlaysid😁.

  • @AxmedXasan-fo4my
    @AxmedXasan-fo4my 3 หลายเดือนก่อน

    waan kaa hayaa wll zxpo badan waan lee yahy thank you

  • @Keyowbulle
    @Keyowbulle 2 ปีที่แล้ว +1

    Ajar alle haka siiyo

  • @c.c.536
    @c.c.536 2 ปีที่แล้ว +3

    intaa hore ba adaa nagula taliyay hadana adaa leh iska daaya xagge kuu raaacnaa wll

  • @nuwara8333
    @nuwara8333 2 ปีที่แล้ว +1

    I'm introvert ayubow

  • @samiirohassan3288
    @samiirohassan3288 ปีที่แล้ว

    Anaa iga hadlaysaa walahi aada umahadsantahay

  • @Sukeyna2007
    @Sukeyna2007 ปีที่แล้ว +1

    Ani guud ahaan waa leeyhy dabeecadahan si aan iskago jaro wlhi mana lihi maxan sameyaa dad inaa dhexgalo aan unimcahy oo waxa jeclhay kalinimada sxp 2bo ka badana mayeelan kari lkn hadii naftayda laga amaan helay ana tayda amaan heshay taas isku qanciyaa xaslooni ❤😢😭 vedio aniga inuu iga hadlaayo umaleyay

  • @abdirahiim0899
    @abdirahiim0899 ปีที่แล้ว +1

    wllhi aniga iga hadashay wllhi 100/200

  • @namishaaqueen9780
    @namishaaqueen9780 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wll

  • @jaamacaxmed9193
    @jaamacaxmed9193 2 ปีที่แล้ว +1

    Suhayab naan Sha Alla naagihi waalaqabtay naagta oramada haystay

    • @samiiracabdale7404
      @samiiracabdale7404 2 ปีที่แล้ว

      Masha Allah Allah waxba kama qarsoomaan xagay ku noolaayeen

    • @samiiracabdale7404
      @samiiracabdale7404 2 ปีที่แล้ว

      @@jaamacaxmed9193 hargeisa meesha caasha badhida laqabtay qof kuma qarsoomayo

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Asww, qof aan rightnkugu ahayn aa jiro wax faaiido aana ka helayn khasaaro ma ogiye inaan soo dhawasaninooiska jiro Avoidgareeyo sooma aha.buux

  • @osmanm6672
    @osmanm6672 2 ปีที่แล้ว

    Waa TALO fiican

  • @NaimaQaniChannel9097
    @NaimaQaniChannel9097 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi aniga layga hadlayaa

  • @khayreaqilkaynan3762
    @khayreaqilkaynan3762 2 ปีที่แล้ว +1

    Anigu markan mel kh cusbahay calamadodba wan leyahay gaar ahaan xishoodka

  • @nacimabaniin7459
    @nacimabaniin7459 2 ปีที่แล้ว

    Markaa soo hanaqadayay waxaa qof aad ufurfuran oo saxibo rag iyo dumarleh school ka imataxanka marku jiro ardayda aan isku fasalka nahay gurigeena iskugu wada imanjireen ana ku balamin jiray San ukala faidesano after that time saxibadeydi badi wey igu xumaden dhanka dumarka iyo qaarkalo aan xafad kuso wada kornay dacadnimadii baa mesha kabaxday ila marka waxa noqday goni usocod dadkana waxey kuwada socdaan dacadnimo iyo xushmad hade labada mesha olin lama wada soconkoro lakin wlh wey dhibadantahy kalinimada oodaki qaladbe ka fahmayan adigi hor usocod mayeelaneysid balse islama weeyni ee waxa kadheerada qalbi jabkooda iyo iney dhib iga so garto aad ayan u iliya qalbigeyga kandadkana sidokle dhaxgalka bulshada iyo kali ahanshahaba dhib iyo dhef wey leyahin wlke malin ushegay waxa ku dhahay saxib malihi dadkana ina dhaxgalo majecli waxa idhahay waxa joji dadka dhaxgal lakin walk wey igu adagtahy a low sahal isnot easy 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hodanyaasin4918
    @hodanyaasin4918 2 ปีที่แล้ว

    Ayub maanta waxa ficn kalida inaad iska ahaato waayo zxpka aad la sheekaysato ba bari hadaad isku yara dhacdaan sheekadadu wareejinaya mida kle dadka maanta hadii aad dhex gasho la fadhiisato malayacni uunba laga sheekayn adoo maskaxda ka daaley uunbad is arki lnk anuu cidkasta waan dhex galaa waan bartaa waana azxaapteyda lnk ma dhex galo

  • @fadumo6993
    @fadumo6993 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah first comment

  • @marianapoli8162
    @marianapoli8162 2 ปีที่แล้ว +1

    Wsc walalkey

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa qofna cidna.waatan.5

  • @muniiraaweys7448
    @muniiraaweys7448 2 ปีที่แล้ว +1

    Dabeecadahn kuli waan leeyahy waxan sameeyo mqbagaranayo i