SHARMA BOY & NAJMA NASHAAD ADAAN KUGU HEESTAA CIID SHOW

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ส.ค. 2024
  • SHARMA BOY & NAJMA NASHAAD
    ADAAN KUGU HEESTAA
    ERAYADA & LAXANKA SHARMA BOY
    MUSIC XAMAADA AL CASAL
    EDITING KHADAR WAQAL

ความคิดเห็น • 1.9K

  • @hanadomarofficial7556
    @hanadomarofficial7556 3 ปีที่แล้ว +3056

    Sharma xalay xidiga garonka ayuu ahay🔥

    • @moabaas7726
      @moabaas7726 3 ปีที่แล้ว +14

    • @shugriqali5248
      @shugriqali5248 3 ปีที่แล้ว +87

      Sharma hiiliye ayaan ula baxnay hadaan nahay reer hargaysa nacabku darbiyada hajidho🥰🥰🥰

    • @mahadxikmaawi2063
      @mahadxikmaawi2063 3 ปีที่แล้ว +22

      Dhamaantood waa wada xidigiin

    • @Geelejidgoo
      @Geelejidgoo 3 ปีที่แล้ว +11

      Xidigahena ayaa shiday❤️

    • @cazim275
      @cazim275 3 ปีที่แล้ว +12

      @@buhaaari1028 inaad kaxunthy waa mcquul 😂

  • @hamdalaki1787
    @hamdalaki1787 3 ปีที่แล้ว +1713

    Showgii muqdisho walhi martidii hargeisa wey ukala kiciyeen thanks wlldey reer muqdisho from hargeisa 🙏❤✌

    • @shugriqali5248
      @shugriqali5248 3 ปีที่แล้ว +45

      Sharma ayaa ukala kiciyay

    • @mahadxikmaawi2063
      @mahadxikmaawi2063 3 ปีที่แล้ว +24

      BOQORTOOYO inaad tihiin waan ogaa one love

    • @cazim275
      @cazim275 3 ปีที่แล้ว +30

      Only sharma magalka iskaleh team sharma 👌

    • @najahhasan7524
      @najahhasan7524 3 ปีที่แล้ว +4

      Wow keep going pro and sis

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 3 ปีที่แล้ว +10

      Wow nice song keep going Sharma boy iyo Najima wllhi Reer mqdsho wey ukala kiciyeen Reer mqdsho good job guys

  • @yaxyexidiga3117
    @yaxyexidiga3117 3 ปีที่แล้ว +585

    Sharma boy inuu waqal mar ki u horaysay kasoo muqdo inta aragtay 👇👇👇👇

    • @zaccaria.o1
      @zaccaria.o1 3 ปีที่แล้ว +2

      Asc

    • @laariofficial3245
      @laariofficial3245 3 ปีที่แล้ว +2

      Hadu ka so muqday ma balaaa chenalkisa iyo waqal wa isku mid

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 3 ปีที่แล้ว +3

      waqal waxaa ka caansan oo la jecel yahay alfanaan Sharma boy muxuu uga baahan yahay waqal

  • @shiineshorts4447
    @shiineshorts4447 3 ปีที่แล้ว +137

    1 weak 1million on fire🔥 hda dawatay 1 million ka dib like ha ila dhafin

  • @bashiirafrica
    @bashiirafrica 3 ปีที่แล้ว +420

    Showga Najma Nashad iyo Aarshe wuxuu Showgii Ismail aarka dheeraa WAQAL STUDIO🔥💯

    • @abdirahamanmahadsamaan7158
      @abdirahamanmahadsamaan7158 3 ปีที่แล้ว +8

      Laba show oo kala duwan unbay ahaayen laba page oo kala duwana waa laga kala daawanaya wax kale ma jiro 10show waa lagu qaban karaa mugdisho

    • @pmmohamed8835
      @pmmohamed8835 3 ปีที่แล้ว +7

      Waqal iyo sharma ayey is dherayen

    • @munaadan3401
      @munaadan3401 3 ปีที่แล้ว

      Wanna dhacay

    • @munaadan3401
      @munaadan3401 3 ปีที่แล้ว

      Dharma boy mashallah

    • @libanabdirizak3
      @libanabdirizak3 3 ปีที่แล้ว

      waqal studio cumamadiisa lama haysan karo Bro

  • @clweligaas2795
    @clweligaas2795 3 ปีที่แล้ว +648

    Inta kuh ciidey sariirtooda sida aniga camal like from india

    • @Mazim_izmail67
      @Mazim_izmail67 3 ปีที่แล้ว +4

      War Yahe naga de beenta from India From saylada 😂🤪🤪😅😅

    • @bushracadey931
      @bushracadey931 3 ปีที่แล้ว +7

      anoo muqdisho joogaan guriga lee kuciidy kwrn

    • @abdirhmandollarvlogs
      @abdirhmandollarvlogs 3 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi gurigayga xita alpaapka ma gadhin 😄😅😅
      Qurpaaaa

    • @razak1350
      @razak1350 3 ปีที่แล้ว +2

      War sxb anaa kula mida hyderabad baan joogaa dhar meel laga gato xitaa maleh full lockdown ayay sameeyeen hadana waxaa kaaga daran maalmihii iidu soo dhaweyd baan aad u xanuunsaday ma coronaa ma aqaan walaahi

    • @clweligaas2795
      @clweligaas2795 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Mazim_izmail67 nin waalan

  • @fadxisalebaan7082
    @fadxisalebaan7082 3 ปีที่แล้ว +37

    Isaaqaw haddaanu gob nahay aynu soo dhawayno ninkaa shatma boy waayo wuxuu garab istasgay fanaantii reerka👑👑💯

  • @abdirahman_gannoofficial5215
    @abdirahman_gannoofficial5215 3 ปีที่แล้ว +245

    Rer hargaisa Sharma boy waa inaan sida ragga ka Yeelna waayo adduunka wxd beerataad goosataaye
    In dhiiga loo shubo u qalma wlhida keep going Studio of the world waqal studio ❤😑💚🤍❤

  • @abdiboodhle1
    @abdiboodhle1 3 ปีที่แล้ว +342

    YAA ILA ARKAY INAY REER XAMAR
    GOB YIHIIN MAZHA ALL💯💖

    • @abdiboodhle
      @abdiboodhle 3 ปีที่แล้ว

      Aniga

    • @abdikarinomar2616
      @abdikarinomar2616 3 ปีที่แล้ว +3

      Muqdisho waa Caasimada dalka Qof walba wuu isku muujin karaa soo dhwada xamar cdey💕💕💖💖💖

    • @ATRAXofficial.
      @ATRAXofficial. 3 ปีที่แล้ว +7

      Reer gob weeye ee nagadaaya jeelkaan liin dhanaanta nagu siineysaan. Xamar cid idinkama xigtee nookaalaya one love muqadisho❤️🙋🏾

    • @abdiboodhle1
      @abdiboodhle1 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ATRAXofficial. 😁💖 okei Thanks legend

    • @sharifgeyre330
      @sharifgeyre330 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdiboodhle1 liin dhanaan kadheregny markaa Hargeysa tagn😅😅😅
      Katmftan Form Mogadishu
      Soodhawaada reer Hargeysa

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 3 ปีที่แล้ว +428

    Gobtii Somalida ee Reer Muqdisho Noolaada🥳🙏🏼
    From hargeisa

    • @leylaaaa780
      @leylaaaa780 3 ปีที่แล้ว +1

      Sidokale walalahen rer hargesa

    • @ayaandheeg3844
      @ayaandheeg3844 3 ปีที่แล้ว

      B
      A
      R
      W
      A
      Aa
      Oo

    • @ayaandheeg3844
      @ayaandheeg3844 3 ปีที่แล้ว

      🧡🌹🥳🙏❤🌹

    • @bashirdahir88
      @bashirdahir88 3 ปีที่แล้ว +2

      Warninyahow odayaashaan warewray intaan iska dhaxsaarno dalka iyo dadkaba aan midayno

    • @somalivlogs6780
      @somalivlogs6780 3 ปีที่แล้ว

      Bashir Dahir maxaad ka sheekaynaysaa waar inaga magaca Somali uun inaga dhexeeya ee wax kale iskuma keen jireen Midnimada aad sheegayso ma Waxaad u taqaan hargeisa uun Aaway Jabuuti aaway Jigjiga aaway Garisa

  • @daalacoofficial6369
    @daalacoofficial6369 3 ปีที่แล้ว +227

    Heestan waxay u qalantaa 10M views
    Reer hargeisa ow Sharma-boy ha loo kaco
    Gobtii reer muqdisho madaxa ayaad noo saarantahiin from burco to Seattle WA
    Happy Eid Mubarak

    • @drmusdhafachannel8517
      @drmusdhafachannel8517 3 ปีที่แล้ว +2

      Gobolkii ragga wn idin wataa
      From Muqdisho cdy

    • @jamilayusuf350
      @jamilayusuf350 3 ปีที่แล้ว +1

      @@drmusdhafachannel8517 Bisinka walal Gobolka ma Rag un baa leh meeyay Dumarkii iyo ciyaalkii

    • @axmedabdi9657
      @axmedabdi9657 2 ปีที่แล้ว

      @@drmusdhafachannel8517
      Toni

    • @saynabkulmiye8031
      @saynabkulmiye8031 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@axmedabdi9657❤🎂

  • @amalali6668
    @amalali6668 3 ปีที่แล้ว +93

    Rer muqdisho nasab kamila from hargeusa somaliland🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @yarabbi5472
    @yarabbi5472 3 ปีที่แล้ว +1321

    Wllhi Billahi Tallahi, hadaad dhaaratay Like-ta ku dhoob👍

    • @fataxsaid2372
      @fataxsaid2372 3 ปีที่แล้ว +6

      Adaa dhaartay ee ani ma dhaaran 😏😂😜

    • @asadkingproh9078
      @asadkingproh9078 3 ปีที่แล้ว +1

      Waan kugu qaaate lph

    • @fataxsaid2372
      @fataxsaid2372 3 ปีที่แล้ว +2

      @Abdi fitaax Cadaawe 😂😂 ma aragty inay liketu milyoneer kadhigaysaa moodaa 😬

    • @ahmedmohamud3753
      @ahmedmohamud3753 3 ปีที่แล้ว +1

      Tuugsi update waaye waa kaa helay 🤣🤣😂

    • @abdullahimohamedhassan6642
      @abdullahimohamedhassan6642 3 ปีที่แล้ว

      @@ahmedmohamud3753 kkk8iii

  • @HAMZA-rf9xq
    @HAMZA-rf9xq 3 ปีที่แล้ว +120

    Eray iyo Laxan wa ii qafiif horey ayuu u dhahay Sharma boy Real Artist wye wllhi 🔥💯

    • @nerimanabdi8255
      @nerimanabdi8255 3 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkkkk😃😀🙃🙃🙂😀😀😀💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪❤❤

  • @ashcaribunow3432
    @ashcaribunow3432 3 ปีที่แล้ว +73

    Ereyada iyo laxanka sharma boy wow 🙏🙏 fanka ninkaan cid ku heysato malahan

  • @sharifgeyre330
    @sharifgeyre330 3 ปีที่แล้ว +76

    Sharma boy iyo najma nashaad
    Heestii showga nalka udaartay
    2jeer lagu celshay intii joogty ogeed😊 Sharma boy legend ninka magaalada naguhaya🙏

  • @calimursal4984
    @calimursal4984 3 ปีที่แล้ว +277

    Hestan 1st week ee 1M ku gaari doontaa like ta hala ila dhaafin🤩

  • @Qadafi_kp143
    @Qadafi_kp143 3 ปีที่แล้ว +370

    TEAM SHARMA BOY IYO NAJMO NASHAAD IS MUUJIYA LIKE SAARA ASXAABEY ❤✅🙏👍

  • @nimcoladan2560
    @nimcoladan2560 3 ปีที่แล้ว +197

    am in love with how maslax is always on sharma's side...... he is indeed a freind ... guleysta dalinyara 🥰🥰🥰

    • @najmoabdirahman6772
      @najmoabdirahman6772 3 ปีที่แล้ว +1

      9

    • @dalha252
      @dalha252 3 ปีที่แล้ว +10

      Maslax wuxuu unoqday sharma dhiiri galiye iyo walaal dhab ah waxaan rajeynaya in wax walba oo dhaca uu sharma ninkaas waligiis xumeyn ama uusan garabkisa kabixin maalin uu hiil uga baahanyahay
      Maslax waa walaal dhab ah sharmoow adna sxb dhab ah noqo.

    • @jamaalcali2828
      @jamaalcali2828 3 ปีที่แล้ว

      Ť

    • @mahamedquresh9788
      @mahamedquresh9788 3 ปีที่แล้ว

      Maslax Dan ayu wata...... Dan aya lisku wata waxa majiran hhh

    • @mouhyamoud3625
      @mouhyamoud3625 3 ปีที่แล้ว +1

      O

  • @xamsemohamed9523
    @xamsemohamed9523 3 ปีที่แล้ว +30

    Team sharma marnaba majaban waxay dawanayan ilaa waqalkii masha allah 1million coming soon hambalyo wan sii hormarsaday hambalyadayda i.a waxyar inooga dhiman

  • @DrOlol77
    @DrOlol77 3 ปีที่แล้ว +112

    Ciid mubarak dhamaantiin Sharma welcome Waqal industry music

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 3 ปีที่แล้ว +267

    Inta ila Aragtay Sharma boy iyo Najma nashaad inay isku so baxayaan like igu Karbaasha🤣🤣

    • @abdulkariimmohamed9392
      @abdulkariimmohamed9392 3 ปีที่แล้ว +7

      Adiga hdaa ila argtay aniga iyo adiga inaan isku soo baxeyno like igu karbaashka queen

    • @thetruthx235
      @thetruthx235 3 ปีที่แล้ว +3

      @@abdulkariimmohamed9392 laandheerinomo😂😂.

    • @sharifgeyre330
      @sharifgeyre330 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdulkariimmohamed9392 😅😅😅

    • @samiiraqueen3428
      @samiiraqueen3428 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdulkariimmohamed9392 😂😂😂😂

  • @fahadaminfhd9334
    @fahadaminfhd9334 3 ปีที่แล้ว +17

    Sharma boy uu talabsaday team sharma haa ladhafin👍

  • @magafe445
    @magafe445 3 ปีที่แล้ว +11

    heestan malinkii lasoo dhigay ila manta waan ku ceshta najma najad iyo sharma boy fananiinta sanadka 2021 ♥♥♥ shaqadiina qansata ☺☺☺☺☻♥♥♥♥♥ lakte boy and grlis

  • @kordahap4016
    @kordahap4016 3 ปีที่แล้ว +145

    Intii sugaysayeee Halmar sooboodayeeey Ismuujiya✌✌✌✌✌ Alla mxan Idinku haystaaaaaaaaaaaa

  • @SportsNG-yz2qr
    @SportsNG-yz2qr 3 ปีที่แล้ว +196

    Inan iska kaa heystey iga haysaa "ereyo cajiiba weeye wlhi " waxaan rabaa hal gabar oo intaa idhahdo 😢

    • @nasteexogoogaa6557
      @nasteexogoogaa6557 3 ปีที่แล้ว +28

      ɪɴᴀɴ ɪsᴋᴀ ᴋᴀ ʜᴇʏsᴛᴇʏ ɪɢᴀ ʜᴇᴇsᴀ 😥

    • @naciimauk6153
      @naciimauk6153 3 ปีที่แล้ว +8

      Heestan waa madhax iguma zocota

    • @lailamohamet8358
      @lailamohamet8358 3 ปีที่แล้ว +16

      Inaaan izka kaa hystey iga hyzaa wann kula hyztaaa WaLipa🥰😍😍😘

    • @nimcoahmed641
      @nimcoahmed641 3 ปีที่แล้ว +10

      Alle nasiib hakagu dhigo midh khyr qabta inta iyo in ka badanba ku tiraa inshaallh

    • @aishadheman5154
      @aishadheman5154 3 ปีที่แล้ว +8

      Inaan ku dhaho way iga haysa🥺

  • @feylanmohamet4990
    @feylanmohamet4990 3 ปีที่แล้ว +116

    I Xaliya Marku Leyahay Sida U Lugaha leyahay Ka Helay 😂😂😂😂😂

  • @kowsarowkonbe2306
    @kowsarowkonbe2306 3 ปีที่แล้ว +53

    Reer GorOwe
    Waaa idin salaamaY
    CiyaaaL barxaDa 💪🎁❤️🇸🇱😘

  • @yaxyeh.moxamed3266
    @yaxyeh.moxamed3266 3 ปีที่แล้ว +87

    waxaa daawatay 4.4 k waqtigan aan comentiga qoroyo hada iga danbyso like isaar

  • @Boqorkatiktok
    @Boqorkatiktok 3 ปีที่แล้ว +275

    Inta aragtey inuu sharma boy talnted yahay👇👇 ereyo laxan iyo shactirabaa👇👇

  • @mukhtarwarsameyare3799
    @mukhtarwarsameyare3799 3 ปีที่แล้ว +2

    sharma boy xamar way u xidhantahay fananka yidhaahda waan kula tartamayaa waa dawakhaya

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 3 ปีที่แล้ว +88

    That is the real love between Hargeisa and Mogadishu I hope 🤞 one day it will be the real love and Somaali gone be peaceful (insha Allah)

  • @bancadestudiomusic7368
    @bancadestudiomusic7368 3 ปีที่แล้ว +247

    Hablahayga somaliyeeed walal ilaah dartii iguu zara inamadii wanka quuuste idinka noogu naxaris badan

  • @shankaroon4847
    @shankaroon4847 3 ปีที่แล้ว +43

    Reer muqdisho waa gob waa ukala kiciseen najma iyo Aarshe sharmo iyo xamda bilan waa gob from hargaysa ❤

  • @nassalman6599
    @nassalman6599 3 ปีที่แล้ว +7

    Sharmaboy Mogadishu lagaa jecelyahey ha fogaan legend

  • @samirahassan8666
    @samirahassan8666 2 ปีที่แล้ว +13

    Gabar & abtigeed ❤️ Dhiiga u shubay landhere gabdhisa u hagar baxay 🥰

    • @Chadmali
      @Chadmali 2 ปีที่แล้ว

      Aaad iyo aad abti waa hooyo oo kale❤

  • @iidmaajo8737
    @iidmaajo8737 3 ปีที่แล้ว +37

    Sharama xalay wacdaro kadhigaY showkii ciid welcome from hargaysa wad mahadsanataya madame oo ad reer hargaysa so dhaway say from hargaysa one love ❤

  • @ahmeddhagadhere9416
    @ahmeddhagadhere9416 3 ปีที่แล้ว +14

    Sharma markaad tiri fanka aniga ka ah Farmaajo Ban kuu qiray laandheere 💯❤👋

  • @ahmedabdullahi9428
    @ahmedabdullahi9428 3 ปีที่แล้ว +2

    Wan kuwataa maslax mideye 100% u r fan 90%sharma ismujia nh like from the creator ayan rabaa

  • @rayaanabdirahman433
    @rayaanabdirahman433 3 ปีที่แล้ว +9

    Erayada iyo laxanka sharma boy talent kasaa la dhahaa one love wllkay sharma boy

  • @Rio_Mio244
    @Rio_Mio244 3 ปีที่แล้ว +27

    Sharma boy iyo najma nashad gabadhan abtiga u ahaa wn sugayay heestaan wx kle team sharma iyo najma nashad ❤️✌🏼

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial7166 3 ปีที่แล้ว +64

    The one and only waqal

  • @nouradinmoussa8011
    @nouradinmoussa8011 2 ปีที่แล้ว +14

    Sharma boy iyo najma my king and queen, keep going the best 👌 👍

  • @murtiiyomadadaall6727
    @murtiiyomadadaall6727 3 ปีที่แล้ว +17

    Sharmo boy inta ka xun i heesihisa hawada laga saaray😪
    like isaar 👈

    • @apdipazid______3665
      @apdipazid______3665 3 ปีที่แล้ว

      Pro HawaDa LaGama Zarin E isaGa Aya PrivatE Ka dHiGay 😎

  • @abiibakarmaxamed7300
    @abiibakarmaxamed7300 3 ปีที่แล้ว +43

    Heesaha waan jecelnehe illahay ha inaga modobeyo

  • @mohamedraamoole4072
    @mohamedraamoole4072 3 ปีที่แล้ว +171

    2025 waxaan rajeynayaa haduu ale idmo inaa comments keyga soo booqan doono 🤲insha alah

    • @aruzhfaizal5159
      @aruzhfaizal5159 3 ปีที่แล้ว +1

      Ana sidoo kale replyga an soboqona inshllh😂

    • @sagalabdi9128
      @sagalabdi9128 3 ปีที่แล้ว +1

      Ane repley ku so kali dona insha allah😢😭

    • @ahlembarre932
      @ahlembarre932 3 ปีที่แล้ว

      I.a WAN SOO BOOQAN DOONA HADU ALE IDMO😂😂😂

    • @hodanmohamedabas7052
      @hodanmohamedabas7052 3 ปีที่แล้ว

      Sido kale

    • @nasirbalcade7306
      @nasirbalcade7306 3 ปีที่แล้ว

      ILLAHAY HANA GADHSIYO

  • @hasankulmiye6495
    @hasankulmiye6495 3 ปีที่แล้ว +56

    Markee heestaan soo garto 1m veiws liketa ii saar ❤✅

  • @sagal447
    @sagal447 3 ปีที่แล้ว +7

    Sharma boy iyo xamda bilan sidey ugu shideen showgi faninta hargeisa abaalkoda waa in reer hargeisa gudan oo showgi qarniga lo qabta sharma iyo inanta xamda bilanba ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @queenallisa5107
    @queenallisa5107 3 ปีที่แล้ว +28

    Very super talented sharma poy
    Najma nashad fananada nalka ushidey somali qarnigan.
    keep shining kuligiin
    We love somalia from somaliland 🤞🏻

  • @axmedciise7173
    @axmedciise7173 3 ปีที่แล้ว +70

    Team sharma boy 💪👋

  • @salmanpalle1632
    @salmanpalle1632 3 ปีที่แล้ว +5

    Waxaan ka codsanayaa gobtii idhashay ee reer Shiikh Isxaaq in Sharma boy Hargeeysa ku casuntaan oo show uqabataan reer abtigeey waa gob Isaaq Habar yoonis Xirsi Cisman reer Caynaanshe salaam from Garowe

  • @fardowsaahmed3909
    @fardowsaahmed3909 3 ปีที่แล้ว +16

    In two weeks 1 million Views waaaaw another level Sharma waxkale keep going my brother

  • @rahmamaxamuud562
    @rahmamaxamuud562 3 ปีที่แล้ว +34

    Gob weyan reer muqdisho from somaliland

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed 3 ปีที่แล้ว +38

    Another level najma and sharma 🔥🔥🔥

  • @kinghakimi1087
    @kinghakimi1087 3 ปีที่แล้ว +11

    Heesta Hdii Sharma youtube Lga Saray unuka inta ka dawaneyna 😂🤣 #Team Sharma

  • @hanaabdi4632
    @hanaabdi4632 3 ปีที่แล้ว +6

    Sharma boy showgaan ayuu dhibta uu kujira ugaley soodhaweyntaan😥😥

  • @kingmoha5692
    @kingmoha5692 3 ปีที่แล้ว +32

    Sharmaboy +nashaad+waqal hit song🔥🔥🔥
    👇👇👇👇👇👇

  • @yahyaromancer8662
    @yahyaromancer8662 3 ปีที่แล้ว +18

    Wlhi Qoftan mustaqbal faneed bey leedahy Codkeeeda Wa another level 🔥🔥🔥

  • @hawahawa6801
    @hawahawa6801 3 ปีที่แล้ว +6

    Dad badan waad ku tuurateen najma iyo sharma boy msha allah wllo hees mcn illahay haydin barakeeyo ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🤣🤣🤣🤣🤣

  • @apdiazizdemba2953
    @apdiazizdemba2953 3 ปีที่แล้ว +5

    Adaaan kugu haystaa kugu haystaa inaaan iska kaa haysto ayey iga haysaa
    Axlaa erayo reer mugdisho waaan idin salaaamay🥰 from hargeysa🙌🏻🙌🏻

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 3 ปีที่แล้ว +18

    Reer muqdisho Gob weeye.
    Sharma boy muuse bixi cmal ayan hargeisa uguso dhaweynayna I.A❤❤

  • @z012y
    @z012y 3 ปีที่แล้ว +53

    *Showgaba Waxa Shiday Sharma Boy Iyo Waqal Studio* 🔥

  • @quenbilan8275
    @quenbilan8275 3 ปีที่แล้ว +22

    Team sharmo legend always legend 👍❤🔥

  • @cabdiraxmaanbeeldaaje7080
    @cabdiraxmaanbeeldaaje7080 3 ปีที่แล้ว +7

    Muqdisho gob dhe from Hargeisa Somaliland 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @salmanwavy4911
    @salmanwavy4911 3 ปีที่แล้ว +129

    Muuqalkan Markuu 1 million Veiws gaaro Hada waqti xaadirkaan aan commentiga qoraayo waxa dawaday 9 veiws

  • @maxamuudmaxamed9714
    @maxamuudmaxamed9714 3 ปีที่แล้ว +23

    I am first reer somaliland is muujiYa like dhac dhac❤❤❤
    👇👇👇👇

  • @somaliarmyofficial142
    @somaliarmyofficial142 3 ปีที่แล้ว +16

    Wlhi been igama ahan waxaan aad ugu faraxsanhay sharma heerka uu gaaray mashallah❤️❤️❤️❤️

  • @yenekonjo8463
    @yenekonjo8463 3 ปีที่แล้ว +27

    Hees io badh 👍🏿
    Wan huba adigan kugu hurda wan huba wana ka hela wan huba wana kula haya wan kula hirta ❤️ labto hab dheh sharmow hadh dheh ❤️ihayso beby gu aaga ii hugi ilano bbey wow I like song❤️

  • @americanboi2143
    @americanboi2143 3 ปีที่แล้ว +44

    Sharma boy dartiis inta u xushmeesay martida oo aaday showga like dhac iigu sii 😂

  • @saadaqomar741
    @saadaqomar741 3 ปีที่แล้ว +116

    Sharma poi legendary please like isar❤🥰🇸🇴

  • @nassalman6599
    @nassalman6599 3 ปีที่แล้ว +2

    Sharmaboy First person helayo diamond play anaa hubo kkk

  • @jabrilmalow600
    @jabrilmalow600 3 ปีที่แล้ว +2

    Sharmaboy xidig fanka soomaalida wax cusub ku soo kordhiyey horey u soco mzl.

  • @NourAhmed-ku7wo
    @NourAhmed-ku7wo 3 ปีที่แล้ว +16

    Player of match hadaad maqli jirteeen somaaliyey shatma boy xalay wuxu aha singer of shaw yacni xidiga ciyaarta iyo heesaha khaamahoda wata waxasaa fanan ah baraklah

  • @minestermubaarikbunni5671
    @minestermubaarikbunni5671 3 ปีที่แล้ว +6

    Wlaaga macaneeyay Reer Hargeisa Muqdisho Gop gop Dhashay 🥰🥰🥰❤

  • @monahooda8
    @monahooda8 3 ปีที่แล้ว +3

    Sharma boy ina adeerkay mcn wa kaso baxaysa Insha Allah xabsiga xidig ba thy cidna kuma liido karto🔥🔥🔥❤️❤️❤️

  • @willsoomaali1570
    @willsoomaali1570 3 ปีที่แล้ว +18

    Sharma boy iyo najmo nashad inta JACAYL like sare nulowe keep goin abwe iyo abiyo huro usoco walile 👌👌👌👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤😃😍😍😍👌🔥🔥🔥🔥🔥🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺❤💯💯😍👌👌🔥🔥🔥🔥

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว +38

    Reer muqdizho gob ayaa tihiin wllhi , from hargeiza Somaliland❤❤

  • @ahmedmahamudjamac
    @ahmedmahamudjamac 3 ปีที่แล้ว +9

    Team najma and farmaajaha fanka like 👍ha ila dhaafina

  • @MohamedIsmail-ti6ss
    @MohamedIsmail-ti6ss 3 ปีที่แล้ว +6

    Shaki kuma jiro heestan inay 1 million muddo kooban ku gaadhayso.
    Inta ila aaminsan LIKE 😉👏

  • @abdifatahburale8672
    @abdifatahburale8672 3 ปีที่แล้ว +57

    Inta 1 saac kadib daawan doonta like ha ila dhaafin😅

  • @mariyaclrizaaq3984
    @mariyaclrizaaq3984 3 ปีที่แล้ว +35

    47 minute 33k waawareey😱😱😱💋💋najmo nashaad iyo xidiga geeska Africa Sharma on fire❤❤❤❤

  • @nasricabdilaahi6540
    @nasricabdilaahi6540 3 ปีที่แล้ว +12

    Inta sharma boy hargaysa kusugaysa
    Ismuujiya

  • @ahmedjama681
    @ahmedjama681 3 ปีที่แล้ว +5

    Heestan wan ku heystaa inan iska dhageysto iga heysaa 2021 ilaa iyo 2031👉🇸🇴❤

  • @kingjokar3147
    @kingjokar3147 3 ปีที่แล้ว +63

    Waxaan soo laabanaya 2 bilood kadib waxan ogahay heestani inay gaadhayso millions views hadaad ila mid tahay like dhac kusii😁

    • @Alxmdullilah0219
      @Alxmdullilah0219 3 ปีที่แล้ว +1

      2weeks ayay ku maraysa 1m Veiws sxp 2months kabasi badan.

    • @yurnaya885
      @yurnaya885 3 ปีที่แล้ว

      1 month 2m

    • @leylaahmad6845
      @leylaahmad6845 3 ปีที่แล้ว +1

      2 bil
      3.1 million views ayey mareysaa

    • @kingjokar3147
      @kingjokar3147 3 ปีที่แล้ว

      @@leylaahmad6845 haa wllo wn arkay mahadsanid 🥰

  • @sompoysproduction9704
    @sompoysproduction9704 3 ปีที่แล้ว +131

    SOMALIDAN KA DHASHAY MUNAASIBADA CIIDA AWGEED I GADHSIIYA 10K
    1. HARGEISA 2K
    2. MOGADISHO 2K
    3. JIGJIGA 1K
    4. JABUUTI 1K
    5. GARISA 1K
    6. BURCO 2K
    7.BAYDHABO 1K
    8. GAROWE 1K

    • @user-nu1xx9dv9e
      @user-nu1xx9dv9e 3 ปีที่แล้ว +1

      JigJiga 🙋‍♀️❤

    • @UpdirizhitUpdirihman
      @UpdirizhitUpdirihman 3 ปีที่แล้ว +1

      𝚋𝚘𝚣𝚊𝚊𝚣𝚘 𝚊𝚖𝚊 𝚐𝚊𝚛𝚘𝚘𝚠𝚎 𝚖𝚒𝚍 𝚖𝚊𝚡𝚊𝚊𝚍 𝚞𝚐𝚞 𝚣𝚘𝚘 𝚍𝚊𝚛𝚒 𝚠𝚊𝚢𝚍𝚊𝚢 𝚣𝚡𝚙

    • @najmaahmedhussen8347
      @najmaahmedhussen8347 3 ปีที่แล้ว +1

      Reer puntland mxa dhacay ma ysty

    • @sabriinaali916
      @sabriinaali916 3 ปีที่แล้ว +1

      @@UpdirizhitUpdirihman ha wn saari rabay lkn wan kawayay wn iska daayey

    • @munomohamed9090
      @munomohamed9090 3 ปีที่แล้ว

      Garawe

  • @fadumaa.kariinmaxamed893
    @fadumaa.kariinmaxamed893 3 ปีที่แล้ว +3

    Ciyaarta maslax mideeye qofka igula hasta like ha ila dhafin habeen aan la ilowin ahaa ❤🙏

    • @maxamedbmstudio
      @maxamedbmstudio 3 ปีที่แล้ว

      Hadan nahay rer soamlilnd sharama boy wa inin shawuga ugu ween u qaabaana

  • @a.mohasniper5413
    @a.mohasniper5413 3 ปีที่แล้ว +3

    Muqdisho hoyga dadnimada iyo raganimada Soomali oo dhan . Thank u from hargeisa .❤

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 3 ปีที่แล้ว +23

    Woooow heestaba iga gadan Showgii Showyada Sharma boy iyo Najma nashaad yaqeey waa isku so baxaysan isku Yaaca hees qataraba isu qaadene Wah🤣🤣🤣

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 ปีที่แล้ว +3

      Labadoodu Waa Yeelkode Maysku Yaacna Inagu😅😅

  • @abdicasiisaadandirir6726
    @abdicasiisaadandirir6726 3 ปีที่แล้ว +7

    Reer mogadisho taageero idin ahay from to burco♥️

  • @akassimkassim3252
    @akassimkassim3252 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlh Muqdisho inan u xiisay magaladeydii ayey heestan I xasuusineysa I don know why? Almost 8yrs since I didn't take the sweat fresh Air of my city I miss xabadoo heestan ii qaadeyso xamar xeebta liido Aan Iska sawiranayaa wow 🤩🤩😂

  • @jeeylaanimuuse3850
    @jeeylaanimuuse3850 3 ปีที่แล้ว +3

    Wwwww waxaa ka dhacay najma najaad wlhi cod waa heesaa adaan kugu heestaa
    inta la dhacde codka najmo najaad like ii saara i love you najmo

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 3 ปีที่แล้ว +22

    Farta taaga inta ila taageerta sharma boy iyo Najma nashaad fans farta taag 💪❤☝️💯

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 3 ปีที่แล้ว +34

    Heestan 1million iney gaareyzo waan oghy lkn ani 10k goorma gaadhayaa😰😰

    • @bimajijeylni1995
      @bimajijeylni1995 3 ปีที่แล้ว +1

      Marka aad dhimato 10k waad gaareysaa intaa nooshahay maya

    • @farhiafagadhe1273
      @farhiafagadhe1273 3 ปีที่แล้ว

      @@bimajijeylni1995 soomalida iney dad badan oo cadow ah ku jiraan waa la oghy wll

    • @farahhassan7829
      @farahhassan7829 3 ปีที่แล้ว

      @@bimajijeylni1995 hadal fiican maxaa kuu diiday wl

    • @naadircade3053
      @naadircade3053 3 ปีที่แล้ว

      Mar a hogtay

    • @Galgg-vn6oc
      @Galgg-vn6oc 3 ปีที่แล้ว

      2milloon bay marayasaa meesha Sharma boy waxkale

  • @nassalman6599
    @nassalman6599 3 ปีที่แล้ว +3

    Sharmboy legend Nafta Waa hurdey Show Najma Nashaad Ukale Kicisey 👑👑👑👑

  • @engabdullahimohamoud8196
    @engabdullahimohamoud8196 3 ปีที่แล้ว +3

    one week one Million sharma boy markuu ugu horeysay 😱

  • @amiirfodcade
    @amiirfodcade 3 ปีที่แล้ว +32

    Inta sharma boy iyo najma iney isku fiicanyihiin ogaadey salaama ❤🙏ina iska kaa haystey iga haysaa hayey ❤🙏

  • @nuuraaxmed5451
    @nuuraaxmed5451 3 ปีที่แล้ว +12

    Thanks reer muqdisho wa abal aan idin hayno hadan nahay reer Hargeisa

    • @jiijocadey1425
      @jiijocadey1425 3 ปีที่แล้ว

      Yaa abaal iinga hoygii qabyaalada hargeesa sharma madaxiisa kuqadeeya fanaankeena ayaan ushedna lee la aantiis abaar

    • @qumanqali636
      @qumanqali636 3 ปีที่แล้ว

      @@jiijocadey1425 Sharma wa rer putland edo halked isku dhajinysa😀

    • @liibanboojo1673
      @liibanboojo1673 3 ปีที่แล้ว

      @@qumanqali636 putland so somalia malahow😅👍

  • @z.muhzin
    @z.muhzin 3 ปีที่แล้ว +17

    KallY waqal studio maxan 1m u gardhzin waynY 😢😢

  • @apdinuurmaxamed9878
    @apdinuurmaxamed9878 3 ปีที่แล้ว +10

    Team sharmo iyo waqal studio ismuujiya 💯

  • @mohajamacofficial
    @mohajamacofficial 3 ปีที่แล้ว +20

    Waqal Studio On Fire🔥