Sheeko Gaaban---Iil Hooyo iyo Eedo Arxanlaay Qeybti Labaad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 838

  • @GoobeVideoProduction
    @GoobeVideoProduction  7 ปีที่แล้ว +155

    Salaan dhamaan saaxiibada TH-camka!
    Waa qyebtii labaad ee sheekadi lawada sugaayay ”Iil Hooyo iyo Eedo arxanlaay”.
    Waa sheeko murogo leh oo dad badan soo martay. Waxaa xusid mudan in Eedooyinka/Aayooyinka eeysan u wada dhaqmin sida naxariis datada ah ee qaarkood u dhaqmaan, laakiin waxaan riwaayada ka sameeynay sheekooyin dhacay.
    Waxaan aad ugu mahad celineeynaa dhamaan saaxiibada nagala socda TH-camka.
    We want to thank all our TH-cam friends for their support of the channel. Please subscribe to the channel if you haven’t done yet.

    • @anfacanfac3707
      @anfacanfac3707 7 ปีที่แล้ว +1

      gooobe thanks abti mcn aad ban u sugayay

    • @muntascrisaaqchannal6348
      @muntascrisaaqchannal6348 7 ปีที่แล้ว

      Goobe Video Production wlhi waa naga soo dahisa lkn wad mahadsantahay hada kadib noo soo bobsiii

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 ปีที่แล้ว +2

      Goobe Video Production alxmdullh aniga aaya wanaagsan wan heystaa ilaahey ha iideyste
      Inta xunna rabbe hasoo hadeeyo subxanallaah ilmo yar maxaa loo ciila waa iimaan daro waxas cml
      Mahadsanid goobe walaalkey
      Laki igu salaan aad ban u jeclhay wlhi
      Gabdhaha yar yar na Mac hala iisiiyo please siiba tan yar waa caqli leey wlhi

    • @salmaanmoomin
      @salmaanmoomin 7 ปีที่แล้ว

      Goobe Video Production salamulah wllky Laki iyo fanasninta kalena igu salaaan

    • @salmaanmoomin
      @salmaanmoomin 7 ปีที่แล้ว

      Goobe Video Production please heesta Qalbi dile vedeo official u sameeya noolada

  • @ifraxqurux2933
    @ifraxqurux2933 7 ปีที่แล้ว +33

    Ilhaan xaarako wlhi wa iga oyside wa qof waxa og 😭😭😭😭 Hooyo mcn allahow ku naxariso qofki nolashan arkey unba daremi karo

  • @nastehoadan922
    @nastehoadan922 7 ปีที่แล้ว +52

    Eedo wan ahay wiil ayuu dhalay ninkayga aso heysto aya gursatay Wana ku qanacsanhy alle dartiis aya u jeclahay eedo Allah hika xafido and my husband Allah ku xafido

  • @umuismahani204
    @umuismahani204 7 ปีที่แล้ว +30

    Allah Edo inoma bahiyo wallhi Edo asxan maleh Edooyin fiicana wey jiraan laba farood illahy masimin

  • @fowsiyayassin3489
    @fowsiyayassin3489 7 ปีที่แล้ว +9

    Illaahow caruurteyda inteey gacan bina aadan ka baxayan ha idilin oo nafta iida oo ha iga badin gacan kale amiiin ya allaah

    • @maryancdey9468
      @maryancdey9468 7 ปีที่แล้ว

      Fowsiya Yassin Aaamin Aamin ilahey hakuu aqblo ducada

    • @fowsiyayassin3489
      @fowsiyayassin3489 7 ปีที่แล้ว

      Maryan Ibrahin allaahuma amiiin Shukran abaayo❤️❤️❤️

    • @wiltedtowers
      @wiltedtowers 6 ปีที่แล้ว

      Amiiin

  • @dagannafuroondn3691
    @dagannafuroondn3691 7 ปีที่แล้ว +23

    allow anoo ilmaheyga korsaday waqtikeyga ha kalo allow eedo ilmaheyga yeee u bahani amin amin

  • @boqorkaguusha7054
    @boqorkaguusha7054 7 ปีที่แล้ว +10

    ciyaalkaan cuqdad inay gasho ayaan ka baqaa wallhi oo ay run u moodaan
    qofka xiliga maskaxdiisa ay furan tahay waa marka uu yar yahay Illaahow caruur baari ah nasii iyo xaas aan isla duqowno Insha allaah

  • @fartunabdi4024
    @fartunabdi4024 7 ปีที่แล้ว +19

    Iman yariisay hoyo mcn aad iyo aad ad u jishay hoyo masha alaah ilaahey haku xafido

  • @LajecleyCawil
    @LajecleyCawil 7 ปีที่แล้ว +127

    Axxx Nolosha waa qabyo Hooya la.aanteeda illahow hooyooyinkeena dhowr inti dhimatay u naxariiso intii noolna cimri dheer cibada suuban 😢😢😢😢

    • @faraxsan-facedkaron6100
      @faraxsan-facedkaron6100 7 ปีที่แล้ว +2

      lajeclay cawil ameen abayo

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil 7 ปีที่แล้ว

      Alla ilmaha somaliyed haka bixiyo dhibka inti dhiban eedo waa ciil

    • @nizmabeaofficail3304
      @nizmabeaofficail3304 7 ปีที่แล้ว

      lajeclay cawil Amiin Amiin qali

    • @amiraamarre9695
      @amiraamarre9695 6 ปีที่แล้ว

      lajeclay cawil😬😤😞😟

    • @nasrafarah5573
      @nasrafarah5573 6 ปีที่แล้ว

      @@amiraamarre9695 -🇲🇦😄🇱🇾🇱🇾🇱🇾🇱🇾🇱🇾🇱🇾🇲🇦🇱🇾🇱🇾😲

  • @aishaomar9047
    @aishaomar9047 7 ปีที่แล้ว +27

    Xarago baa ugu Qatar meesha waan ku heesta😍😍

  • @naimaahmed6780
    @naimaahmed6780 7 ปีที่แล้ว +3

    sidii oy run tahay ayaan ilmada xejisan waayay alhamdulilah illahayba mahad le aan i badin Eedo ama Aayo e hooyaday ii noolaysiiyay intay ka dhimatayna Alle ha u naxariisto

  • @faceedkaroon2875
    @faceedkaroon2875 7 ปีที่แล้ว +15

    ax ax ax ILAAHOOW hooyo noo daa ILAAHOOW ilmaheyga aayo ha badin AAMIIN AAMIIN AAMIIN YA RABBI SWT

  • @hodoneied5331
    @hodoneied5331 7 ปีที่แล้ว +6

    walhi waan ilmeeyaÿ illgayow ah naga qaadin hooyadaaa Aamiin Aamiin

  • @IlmandAmaanah
    @IlmandAmaanah 4 ปีที่แล้ว +11

    I never saw little Somali girls acting🥺 I’m so impressed and proud of them❤️❤️

  • @boqoradareerputland967
    @boqoradareerputland967 7 ปีที่แล้ว +37

    edo arxaan lay allow edo haibadin amiin

    • @samraabdi7614
      @samraabdi7614 7 ปีที่แล้ว

      boqorada reer putland aamin

    • @cawojamal9367
      @cawojamal9367 6 ปีที่แล้ว

      boqorada reer putland lll

    • @umulibaanxxx3811
      @umulibaanxxx3811 6 ปีที่แล้ว

      subxanalah ilaheey kama cabsanyaan edayalka qaar

  • @sihaamcadey6826
    @sihaamcadey6826 7 ปีที่แล้ว +33

    Waa film aaad iyo aad u mcn intey iga dambeso like igu qabta 💜💜💜👈👈👈👈

  • @abudi6425
    @abudi6425 7 ปีที่แล้ว +7

    alla habaryartu qaalisanaa... i love my habaryaro....😍😍😍😍😍

  • @farxiyohasan4200
    @farxiyohasan4200 7 ปีที่แล้ว +5

    Inaalilaah wa inaa raajacuu aloow hooyo unaxariiso walaahi waan ooyay

  • @ashaayakub2265
    @ashaayakub2265 7 ปีที่แล้ว +1

    Ilahiyoo noo da hoyo macaan...oyiin iga imaday wlh ilahiyoo ciyal nasii ilahiyo wixi ciyalka silxiyoo silax iyo saxarir mari ciyalkodhaa ameeen ya rabi

  • @aliqadar7461
    @aliqadar7461 7 ปีที่แล้ว +4

    Waad iga ooy sii seen hooyadey oo nool ayaan ilmeeyey YAA RABBI hooyo ii dhaaf

  • @Dr.Wiseman
    @Dr.Wiseman 7 ปีที่แล้ว +10

    ASaxaabta wad mahad santihin dhamaantiin ee. Edoyinka Xun Xun bananka sodhiga Laki Xaaji thanks👏👏👏👍👍👌👌👀👂👂👊👏👏👏👏👏👏👏👏💘❤💔💜💓💛💞💞💞💞💞💕💕💕💕💕💕

  • @naimaabukar77
    @naimaabukar77 7 ปีที่แล้ว +145

    Shenada laki hada kaheshay like saar😁😁😁😁😁😁

  • @shukrishaafto3963
    @shukrishaafto3963 5 ปีที่แล้ว +5

    Wlh xanuun waaa hooyo la aan😭😭 xaax aloow hooyo noodeyso♥️♥️

  • @suhayrqays7523
    @suhayrqays7523 7 ปีที่แล้ว +2

    Ax hooyo ma soo laban karto walahi waa wax laga naxo allow hooyooyinka u naxariiso inta noolna allow dhawar

  • @foosiyaad6622
    @foosiyaad6622 7 ปีที่แล้ว +15

    ilaahay caruurteyda eedo iyo binii aadamaan dhalin uma baahiyo asxaabeey iigu soo duceeya ilmaheyga wlhi filmkaan run aan u maleeyey waa ooyey

    • @owlaadjacayl4290
      @owlaadjacayl4290 7 ปีที่แล้ว +1

      Foos Iyaad amiiin abayo alle haku siyo cimri ad ku bar bariso kulana faraxdo ubadkaga

    • @amatullahibrahim4283
      @amatullahibrahim4283 7 ปีที่แล้ว +1

      Foos Iyaad aamiin wll illah kamabado dhamaanteen yarabi

    • @nimcocadey
      @nimcocadey 7 ปีที่แล้ว

      hadda ayaan baraarugay Eedo ilmahaygi kuma halayn doono

    • @xasancali4780
      @xasancali4780 5 ปีที่แล้ว

      @@owlaadjacayl4290 allaha walaasheey oo riwaayataaan wax ka fiirsa jirday qaraxii soobe ey ku dhimaday ilmaheedii weyka taktay allaaahu akbar

  • @maryamkafiya6055
    @maryamkafiya6055 7 ปีที่แล้ว +2

    Ax ax ax ax eedo arxaan daranaa Ilhan Xaraago wa habar yar qali oo boos ki hooyo u gashay 2 baad wa murugo marximaadi oo kolba soo baxaysa Subhanallah

  • @pdf7552
    @pdf7552 7 ปีที่แล้ว +15

    This was actually an amazing story line! Please keep em coming, everyone can watch these sort of riwaayads, the younger Somalis and older ones! And the little girls were such cuties

  • @bisharabdiaziz1176
    @bisharabdiaziz1176 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilahow hoyo la an hana dhigin aniga iyo inti muslina amin

  • @qoranejigjigaawi2347
    @qoranejigjigaawi2347 7 ปีที่แล้ว +3

    Msha Allah caruurtu waa DaAdax ax jecliyaa IlahAy ha idiin xiftyo

  • @sagalfarah1000
    @sagalfarah1000 7 ปีที่แล้ว +36

    ina laki tagerta like igu qabta plz dadka jeclahay reer aaqirada imana

  • @wanaagjecelaabb1963
    @wanaagjecelaabb1963 7 ปีที่แล้ว +22

    rabiyoow hooyooyinka iyo ubadka kala maqan nabad isugu keen aamiìn yaarabi l love hooyo mcn💞💞💞💋💋❤❤

  • @isseolowahmed5860
    @isseolowahmed5860 3 ปีที่แล้ว +2

    Filinka run run ayaan u maleynayaa walaahi and ilhaan xarago I loved sidey u jileyso really I support ilhaan

  • @sahrasy7102
    @sahrasy7102 7 ปีที่แล้ว +44

    Kkkk kkkkkk wlahi waan qosley LAKI shuucac. Com kkkkkkkk laki waan ku qosley sidey u mataleyso qofki ila qabo like saar 👍😅😅😅😅😅😅

  • @yoongi7668
    @yoongi7668 6 ปีที่แล้ว +4

    Aniga like ii saara 😉😉😉😉😙😙

  • @suhanaswetu5124
    @suhanaswetu5124 7 ปีที่แล้ว +46

    I never shed tears SOMALI drama😓😓 this made me sad i saw tears in ma eyes how heart breaking it's😓😓😓

  • @aishamohamed2464
    @aishamohamed2464 7 ปีที่แล้ว +28

    Sheekada waqti badana sugeyne ee plz hanaga soo daahinina qeybaha xiga noo soo boobsiiye😂thnkz asxaabta galab wngsn

  • @kingdomboy7098
    @kingdomboy7098 7 ปีที่แล้ว +5

    Waar sidaan u sugayay youtubeka waan dhex seexanyay xitaa one of the best

    • @amalabdirahman7882
      @amalabdirahman7882 7 ปีที่แล้ว

      kingdom boy kkkkkkKkkkkk dex sexad iska dafee iska dex dag

    • @zunduzbarre9605
      @zunduzbarre9605 7 ปีที่แล้ว +1

      kingdom boy
      haa wllhi anigaba waa dhaxtaagna hadh iyo hbn

  • @نجمه-ض8ك
    @نجمه-ض8ك 7 ปีที่แล้ว +2

    walaahi waan ooyay iyadoo jiliin ah aya la ilmeeyey walaahi alla laki soobadi sida aabayaasha badan ka fiikjignaadaan arintaan allow uwadkeena eedo habadan

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 7 ปีที่แล้ว +38

    Tan yar way Iga oohisay hooyo cunto macaan bay karin Jirtey Waan u xiisey bay tiri

  • @AdnanAli-xq4ho
    @AdnanAli-xq4ho 7 ปีที่แล้ว +3

    Fantastic labada Cunug Mansh allh Waa ubad Jacayl lagu dhalay

  • @hilaacdahir173
    @hilaacdahir173 7 ปีที่แล้ว +10

    Allow hooyo hanaga qaadin yaaaaa Allaaah
    Alle edo namabado

  • @gargaaraabdikarim7845
    @gargaaraabdikarim7845 7 ปีที่แล้ว +27

    Ax ax ax walahi sheekadan anigay igu dhacday lkn hada waa ka baxay allaha ka saaro kuwa hada ku jira walahi waa dhibaato

    • @haponali9488
      @haponali9488 7 ปีที่แล้ว

      Gargaara Abdikarim Ax walhi walky sorry lkn alx hadaa ka baxdy xumn iyda u tal

    • @honeyabdi9328
      @honeyabdi9328 6 ปีที่แล้ว

      Gargaara Abdikarim

    • @honeyabdi9328
      @honeyabdi9328 6 ปีที่แล้ว

      Gargaara Abdikarim

    • @saamiyamustafe3284
      @saamiyamustafe3284 3 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭😭sorry wll wllhi

  • @asiyadiamond5693
    @asiyadiamond5693 7 ปีที่แล้ว +50

    Ilahyow Hoyoyinka Xafid

  • @farxiyoahmed9339
    @farxiyoahmed9339 7 ปีที่แล้ว +12

    Yaaa ruxiii iman yaresay Love ku ahay love you iman 😘😘😘allow ku xafida masha allah so cute iman 😘😘😘❤️

    • @mariyaww6655
      @mariyaww6655 6 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌷🌷🌷👍👍👍👍👍👍❤

    • @mohamedsurmindi2917
      @mohamedsurmindi2917 6 ปีที่แล้ว

      Farxiyo Ahmed shshshshsh

  • @khadiijoqalanjomaxamed3285
    @khadiijoqalanjomaxamed3285 7 ปีที่แล้ว +2

    ilahow hooyo mcn noda.. Edo ilahow hana hosgen waa bila naxaris allah noxafido hooyo mcn

  • @nimhomusa1540
    @nimhomusa1540 4 ปีที่แล้ว +4

    ya Allah give our mothers long life,this movie made me to cry

  • @queennatashaa44
    @queennatashaa44 7 ปีที่แล้ว +3

    alla rabiyooow laki xaaji cml allow ha iga dhigin inkstooo dumrka ee isku mid aheen qaar naxariis leh iyo qaar naxariista laga qaady ayaa jiro marka dumaroow alle kabaqa caruurta sidaaan yaaaloola dhaqmin

    • @filsanbashir1365
      @filsanbashir1365 7 ปีที่แล้ว

      wwwwww cadi mahan laki maxay oga oohiyen

  • @saciidoladan5294
    @saciidoladan5294 7 ปีที่แล้ว +2

    Maashallah waaba sugeynay part two thanks goobe

  • @cayuush4456
    @cayuush4456 7 ปีที่แล้ว +6

    Hhh qeebta xegto igu soqabta 😍😍 ruwayad lamida wali malasheegin
    Ani Edo hashegin idhahde😂😂

  • @haniibrahim8
    @haniibrahim8 7 ปีที่แล้ว +1

    hooyo Mcn ilahay naga maqaado wan jeclahay hooyo ilahy haku daayo edo ilahay Ayan kamagan galnay anaga waba kor nay waxaan hoyo unoq doona ilahy nooga diib Amin Amin

  • @hodansaciid8706
    @hodansaciid8706 7 ปีที่แล้ว +3

    SubxanAllah kani waa ruwaayad laakin naagaha sidan uu dhaqmo xagee aaqiro adaayan, Allah ha nii caadabo ilmo yar oo raja ah ama hooyadood aabahood ku soo turtey sidan loo galayo walahi waa xanuun

  • @filsankismayo6784
    @filsankismayo6784 7 ปีที่แล้ว +26

    Isku mid maaha edoyinka waan arkay eedo aaabahay qabo wlh saan iyo wax udhawna ma aha waxay iitahay hoyaday idhashay cml naxriis jaceyl iyo wanaagba waan Ka hela ila xiligan hada ah ilahay haka abaal mariyo aduun iyo aaqira my hooyadayna allaha uraxmado iyo dhamaan hooyooyin aduunka😰

    • @halimahasan3162
      @halimahasan3162 7 ปีที่แล้ว

      Aamiin

    • @fathyoo4074
      @fathyoo4074 7 ปีที่แล้ว

      Filsan Kismayo waa runtaa dadku isku miid maa ah edo fican edo xun intaba wy layihin ilhy hysu kindayo adi iyo edo ba

    • @shortsvedio8738
      @shortsvedio8738 6 ปีที่แล้ว

      Filsan Kismayo mcntw Allah kudeysto Eda Mcn hoyana Allah unaxaristo

  • @RiaRashid-uq7cm
    @RiaRashid-uq7cm ปีที่แล้ว

    Inta 2023 dwanysa mr kle like isar

  • @hamdihassan1138
    @hamdihassan1138 7 ปีที่แล้ว +53

    been badanayey alah eedo xumaa saan wey dhacdaa ilmaha yar yar saan malo galaya ani koley saan ma sameyen inkasto anaba wali gursan lkn hadey dhacdo ninkan gursado ilmihisa hadey i mutaan waan wanajin lahaa

    • @mohaofficial7975
      @mohaofficial7975 7 ปีที่แล้ว +1

      Hamdi Hassan Abyo gabdhaha isku mid maho wllhy ano nin eh aya naxarista daremo carurta xaskeyga dhasho wllhy kuweyga ila mid ahan lahayen

    • @مبارك-د2و
      @مبارك-د2و 7 ปีที่แล้ว

      Hamdi Hassan Waad wangsantahaty
      Masha Allah

    • @asiaasli8363
      @asiaasli8363 7 ปีที่แล้ว

      +wadani somaliyed Mnshllh raga sidada may wada ahadan

    • @halimadhaqane1316
      @halimadhaqane1316 7 ปีที่แล้ว

      Waxaan niga codsanaa idikoomahadsan inaa part four inaasoogilisii

    • @yaasmeindhicis5947
      @yaasmeindhicis5947 6 ปีที่แล้ว

      Hamdi Hassan 11 saaas waye xabibti meel lamudana alle aya og marka nabsi lama galo

  • @weedhsametv6423
    @weedhsametv6423 7 ปีที่แล้ว +27

    Waaw meesha calankaygi ban uga jeeda love u my puntlnd intee puntlnd jecel like ii saara

    • @munosaid1411
      @munosaid1411 7 ปีที่แล้ว

      weedhsame Tv my home putaland wn jclhy

    • @munoyusuf7150
      @munoyusuf7150 6 ปีที่แล้ว

      BABY

    • @funnygrl6153
      @funnygrl6153 6 ปีที่แล้ว

      Muno Said me too sis 🇸🇱

  • @yaasmeindhicis5947
    @yaasmeindhicis5947 6 ปีที่แล้ว

    Allaxmdulillah alle aya mahad leh eedo anan ibadin allow ilmaheygana ha badin iyo intii Muslim ah

  • @ilkacasewalaashiis2597
    @ilkacasewalaashiis2597 7 ปีที่แล้ว +1

    Allow Eedo ha i badan hooyo mcn cimri dheer o cfmd leh allah ku siiyo Aamiin yaa rabbi

  • @rumanmohamed18
    @rumanmohamed18 7 ปีที่แล้ว +4

    I really cry coz qofka ay hooyadii kama qantahay Lee dareemi kaaro

  • @ladanladan8967
    @ladanladan8967 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaa how. Hooyo iyo habo. Noodaa amiin amiin👐👐👐 yaa rabi

  • @salmanabdy
    @salmanabdy 7 ปีที่แล้ว +5

    Wllhi wn la murgoodey ilma yar sda iny run u dhaceyso oo kle
    Laki haji waceys BOLLYWOOD IYO HOLLYWOOD AYEY U QALANTAAA IN LAGU DARO.
    HALA HALA

  • @بنتالاحلام-ض7ط
    @بنتالاحلام-ض7ط 7 ปีที่แล้ว +106

    Thnks gobe video productions pls 39 ayaa iga horeysa inta iga danbeysa like isaara

  • @lakixasan5473
    @lakixasan5473 7 ปีที่แล้ว +1

    qaybta saddexd noogu soo dhakhsada wll 😍😍

  • @samiirnuurmataan
    @samiirnuurmataan 7 ปีที่แล้ว +1

    Alxmdulilaah ilaahaygii aan hooyo la aan i badib
    Ilaahay ku cadaab aayadii xuneey wllhi waa qiirooday

  • @safiacumar9649
    @safiacumar9649 7 ปีที่แล้ว +1

    alla eedo nacayeeeey illahow eedo ilmaheyga ha ubaahin

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 7 ปีที่แล้ว +9

    27 perzon iga horayza
    So happy in aa 28 noqdo
    Laki iyo goobe and all asxabta ruwayada jilideda ka qayb qadatay thanks

    • @shukriczhussen2668
      @shukriczhussen2668 7 ปีที่แล้ว

      jfcss🐪🐨🦃🐗🐽🐹🦃🐨🐨🐾🐼🦃🐻🐿🐨🐨🐰🐻🐰🐻🐰🐻🐰🐍🐸🐡🐡🐡🐡🐋🐚🍲🌰🍓🍆🌽🌭🌮🍟🌯🍅🍆🌽🍄🍱🍗🍕🌰🌮🍆🍡🍦🍫🍫🍧🍩🍧🍘🍛🍠🍦🍘🍬🍬🍫🍦🎂🍦🍥🍥🍥🍥🍰🎂cbfdzm

  • @hodmandaad4262
    @hodmandaad4262 7 ปีที่แล้ว +6

    Nice habo masha allh 😍

    • @leylamohamedhassan1646
      @leylamohamedhassan1646 5 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤💜💚💚💚💜🧡💛💜💗💋💘💋💋💋💋💋

  • @جوجوعبدالله-ض3غ
    @جوجوعبدالله-ض3غ 7 ปีที่แล้ว +1

    wallahi hooyo waa nolosha illahay janada hakeyo hooyo mcn hooyo wan kujeclahay runti

  • @amiiraboqorada180
    @amiiraboqorada180 7 ปีที่แล้ว +1

    waar oohinaa way uga jartay caruurtedii
    caadi maha noso dedejiya asxaabta fadlan 👍👍👍👍👍

  • @sahramohed5588
    @sahramohed5588 7 ปีที่แล้ว +78

    aniga eedo aan ahay sidii ilmahayga aan u jeclahay wlhi mar ay ila jogeen 2sano wax aan ilmahayga ka qariyo aan siin jiray waxay dhahaan 2 hooyo aan qabna.

    • @owlaadjacayl4290
      @owlaadjacayl4290 7 ปีที่แล้ว +5

      Sahra Mohed mnsha allah wlashy saas ku wad abaalkoda wa helaysa akhirana alle ba kheyr kugu abaal marin ed

    • @sahramohed5588
      @sahramohed5588 7 ปีที่แล้ว

      +owlaad jacayl shukran walal

    • @filsanbashir1365
      @filsanbashir1365 7 ปีที่แล้ว +2

      Sahra Mohed kkkkkkkk sahra nagadaaa eedo arxan laaay lee waye hadaa run shegeysid wy aaa oga qarinee ilmahaga maa isla siisid kkkkkk ben ben ben

    • @fowsiyoato8737
      @fowsiyoato8737 7 ปีที่แล้ว

      Sahra Mohed mzha allah wll

    • @hanadhusein4333
      @hanadhusein4333 7 ปีที่แล้ว

      Mashallaah xbbti 😍 😘

  • @anuusharaweelo8007
    @anuusharaweelo8007 7 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax waa sheeko xanun badan qapybta sadaxaad noo soo dadaji

  • @qalanjadaburco5410
    @qalanjadaburco5410 7 ปีที่แล้ว

    Aayo arxan daran alx ilaahi aan igu simin Aayo Allah hooyinkeena haynoo dayo inta dhimatayna ha u naxariisto amiiiin

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 7 ปีที่แล้ว +8

    Bal fiiriya gaaladay Ka baqaysaa caruurtii interview Bay nafta Kaga qaaday 2da gabdhood Ta yar Waa fariid Hadalba waxay Ku soo goysey aniga Macalimaddu Wax Badan Imay weydiin

  • @mariyamohamed1199
    @mariyamohamed1199 7 ปีที่แล้ว +12

    Kkkkk laki cadi matihid wlhi cabitanka sayeshay an ka helay 😊

  • @sagalmouna3056
    @sagalmouna3056 7 ปีที่แล้ว +3

    I support laki she is very talent

  • @hanibeautysalon9014
    @hanibeautysalon9014 7 ปีที่แล้ว +12

    Alxmdulilah hooyaday way ii nooshahy
    Lkn mar buu aabahay ii geeyay eedo
    Habeenkii bay igu dhahday waan ku birayn hadii kle hada aabahaa iwad ku dheh Alxmdulilah aabahay ayaa maqlayay wuu iga soo waday waana yaraa 8jir baan ahaa hada xaas baan ahy naagtii barigii saas ii gashay ayaan wiil ay dhashay hayaa waxna baraa

    • @owlaadjacayl4290
      @owlaadjacayl4290 7 ปีที่แล้ว

      Hani Abubakar waa walalka abayo wiilkas marna asaga khalad ma galin alx in ay hoyada noleyd o adan markaz ku hayn daruuf aad islaantas kula sii jogto

    • @naimoshanle1161
      @naimoshanle1161 7 ปีที่แล้ว

      Hani Abubakar isagu waaa walaalkaa lagama yaabo barigii haduu jiro inay saa ku oodhan lahyd wuu kaa celin lahaa

    • @suhenaagabarboqortooyosuhr1851
      @suhenaagabarboqortooyosuhr1851 7 ปีที่แล้ว

      Wa wllka mcn abaya hadi hoyadis ku xumaysa asi wanaji waya abaha mcn ba ku dhalay dadkuna isku wada mid maha edoyin hooya o kle aya jira qarna wa qar xun marka alle naga haya

    • @munoyusufimaam9911
      @munoyusufimaam9911 7 ปีที่แล้ว

      Hani Abubakar adunka sas iska ah Qof yarantada kuxumiyey madka weynato ku hos imanayo

    • @munoyusufimaam9911
      @munoyusufimaam9911 7 ปีที่แล้ว

      Hani Abubakar wilkan walalka ah asaga mabo kuxumin lkn edaday kuxumisey xita hadi ku hos imato wanaji

  • @fartunislaam8494
    @fartunislaam8494 7 ปีที่แล้ว +4

    This is real film I Actually cry 😭😭so bad walllah

  • @marwashowki8328
    @marwashowki8328 6 ปีที่แล้ว +2

    Hada filim kan ka heshen like isara

  • @mohaofficial7975
    @mohaofficial7975 7 ปีที่แล้ว +2

    Wllhy waa murugoodey Allow ilmo an dhalay hoyadood haka qadin

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 7 ปีที่แล้ว +3

    Waad nagu raajisay sxb lakin mahadsanid 3aadna soo dedeji adoo mahadsan

  • @Evensbelle
    @Evensbelle 7 ปีที่แล้ว +14

    Ilhaan Xarago❤😍

    • @yonisxasan1966
      @yonisxasan1966 6 ปีที่แล้ว +1

      💘💘💘💘💘💘💘💘

    • @ifraahmushtaaq
      @ifraahmushtaaq 5 ปีที่แล้ว +1

      wlhi wan ka calol xumadey cilant ayaab isodhaftey edo bal kudhashey

    • @leylamohamedhassan1646
      @leylamohamedhassan1646 5 ปีที่แล้ว

      @@yonisxasan1966 hhhhhhhhhhhh the

  • @amxaar
    @amxaar 7 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw. Waa. Keenen. Jilideeda. Best. Riwaayad. qeytisadaxad laydinka sugaa

  • @aminamaalim5988
    @aminamaalim5988 4 ปีที่แล้ว +3

    I Also shed tears 😭😭😭 that was very painful 😭😭😭

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 7 ปีที่แล้ว +26

    Waaan ooyay wlllhi Laki xaaji waceys holly woodka halagu daro caadimaha

    • @samraabdi7614
      @samraabdi7614 7 ปีที่แล้ว +1

      dalha saleman iku qalbi aanah nay maistiri ilintaa isoo dhafetay wlhi

    • @salmaanmoomin
      @salmaanmoomin 7 ปีที่แล้ว

      Samra Abdi sawmaha thanks wlllo

    • @nizmabeaofficail3304
      @nizmabeaofficail3304 7 ปีที่แล้ว

      Wlhi Aniga xita Wan ilamey ilahow hooyo mcn ha inaga qadin Hoyo la an WA iftin la aan wlhi 😭😭😭

  • @najahxarago7486
    @najahxarago7486 7 ปีที่แล้ว +13

    😭😂❤waxa badan wan sugyey wlh shenadan laki cadi maha

  • @abdiazizadan8623
    @abdiazizadan8623 6 ปีที่แล้ว +1

    alla xanuun badanaa hooyo la aan allow hooyoyinkeena hanaga qaadi

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 7 ปีที่แล้ว +40

    Ninka raga waa larabaa .warshadiisa waxy soo saartana marabo .wax is galaayo maahan caqliga inuu shaqeeya wanaagsan markaste
    Dumarka inta xun rabbe hasoo hadeeyo
    Laki sifiican ayee ujeshay wlhi

    • @Fawziamuuse
      @Fawziamuuse 7 ปีที่แล้ว +3

      Asmo Curada cida waa runta abayo dumarka isku mid mahee alle hano badiyo kuwoda wngsn anagana alle hanagu daro kuwa wngsn ee ninkoda carurto dhalay uronaada insha allah

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 ปีที่แล้ว

      Foos Muuse mahadsanid abaayo quruxeey sharafbdn
      Ayagana rabbe ha soo hadeeyo

    • @shacniabdullahi309
      @shacniabdullahi309 7 ปีที่แล้ว +1

      Asmo Curada cida aaamiin wllo

    • @mohaofficial7975
      @mohaofficial7975 7 ปีที่แล้ว

      Asmo Curada cida qaf aqli leh adi cml Alle hakawada dhigo gabdheheena Abyo

    • @zubayrsheekhcabdulxafiidxa8249
      @zubayrsheekhcabdulxafiidxa8249 7 ปีที่แล้ว

      Asmo Curada cida mash.lh asmo wlh warunta

  • @aaminoaadan5428
    @aaminoaadan5428 7 ปีที่แล้ว

    Xaasid sanaa Edo allow hoyoyinka noo xifdi

  • @NadaNada-wx1jn
    @NadaNada-wx1jn 7 ปีที่แล้ว

    Shukran gobe video production

  • @bintuabdallah6097
    @bintuabdallah6097 7 ปีที่แล้ว +18

    Allihii eedo i badin ayaa mahada iska leh alx intii eedo alle badeyna allow ka bixi dhibka ay ku jiraan

    • @xamdiaxmed9057
      @xamdiaxmed9057 7 ปีที่แล้ว

      Caaadi maahan qebta kale noso dedejiya

    • @munamaxamed4466
      @munamaxamed4466 7 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkkkkkkkk laki yur

  • @ifraaxmohamed7287
    @ifraaxmohamed7287 7 ปีที่แล้ว

    axxxxxxxxxa walahi wan oyay eedo arxan ma laha ruwayadani ad ayay u qiro badan tahay thanks dhamantin

  • @cajaboaragsan6843
    @cajaboaragsan6843 7 ปีที่แล้ว +5

    wax badana sugaye qeybta labaad thanks goobe video production laki ladarad waye ana kacabsanoyo ilmaha inte jogaan kkkkkkk kaftan waye laki fananadena fulxushmo

    • @fomar2137
      @fomar2137 7 ปีที่แล้ว

      Ilahaneey. Nagta. Ka qabo ilmaha

    • @fomar2137
      @fomar2137 7 ปีที่แล้ว

      Heer akhirad. Iyo heer aduunyo. Ha ku dilan

    • @fomar2137
      @fomar2137 7 ปีที่แล้ว

      Ohin. Foolxuma nagta

  • @nasteexoahmed9356
    @nasteexoahmed9356 6 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahayoow HOOYO noodaa

  • @Hanad75
    @Hanad75 6 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah edo xumaa hoyo mcn waxbadali karo maleh dunidan ax

  • @najmaabdullahi4260
    @najmaabdullahi4260 7 ปีที่แล้ว +54

    Wlh murugo waaye tan qofkii somaray Lee daremi karo ani cml ilahay wixi kujiro hausaqiro anaga ilahay aba igabixiyaye

    • @Xanfresh11
      @Xanfresh11 7 ปีที่แล้ว

      😢😢😢

    • @Riri2761
      @Riri2761 7 ปีที่แล้ว

      😢😢

    • @faatimamuuse8731
      @faatimamuuse8731 7 ปีที่แล้ว

      najma abdullahi. 😪😪😪Sorry abaayo ilaahy wixi kujirane hka bixiyo

    • @sammasrooble7604
      @sammasrooble7604 7 ปีที่แล้ว +1

      najma abdullahi
      Sorry xbbt hade ku so marte waxad ogata in kart laga qado mahane bdna dadka wa gulestan

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil 7 ปีที่แล้ว

      😢😢😢😢

  • @summaiyahadamomar3830
    @summaiyahadamomar3830 7 ปีที่แล้ว +1

    Allahayow Hooyo xagaaga hadeey Noqoto hoygeeda Janada kadhig

  • @Eva_gamingRp
    @Eva_gamingRp 7 ปีที่แล้ว +1

    Ruwaayadan qiimaha ledahay waxaa dareemi Karo qof hooyo la.aan soo koray markaa yaraa waxa qaadi jiray eedo i daraney inaadooy indhaha beeel afka ood lagaa saaar mom allaha ku naxariisto 😭😭😭😭😢😭😭😭

    • @owlaadjacayl4290
      @owlaadjacayl4290 7 ปีที่แล้ว

      Burjiko Girl amiiin ubadkaga edo alle ma badoh

  • @farhiyomahamed8015
    @farhiyomahamed8015 7 ปีที่แล้ว +3

    xaax qosol xoog ah edo wo iso martay wlh intan kabadan aya iso martay

  • @mahamedismail1037
    @mahamedismail1037 7 ปีที่แล้ว +2

    Aboo aboo lki caruurta hays kadilin

  • @eymenomer4366
    @eymenomer4366 7 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow anaga iyo intii muslina caruurteena eedo ma bado yaa rabi adaa wax walba awoodaa adinka aaamiinta dhaha samada Mar walba wey furan tahay oo alle wuxuu yiri adoomadayda haday gacmaha kor utagaan oo ay ibaryaan gacantooda oo maran masoo celinaayo ee baryada any badino

  • @haponali9488
    @haponali9488 7 ปีที่แล้ว +1

    inbadan waaan sugyay walhi mansha allh ilhow eeedo xun hana badim aaad ayay u jileen mansh allh dhamantoodba hanblyo hablha yaryar magcyadoda ka hely walhi iyo say u jilyan