DEG DEG: ILHAN OO WACDARO DHIGTAY MARKII 3-AADNA GUULAYSTAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • #subscribe
    GUUSHA ILHAN OMAR IYO FAL-CELINTA LAYAABKA LEH EEKA DHALATAY | SOMALIDA MARAYKANKA • DEG DEG: ILHAN OO WACD...
    Two killed in Russian strike on Kyiv as Ukraine confirms Kursk incursion
    Ukraine is bracing for more Russian attacks in retaliation for its cross-border incursion into Russia’s Kursk region. At least two people have been killed and three others wounded in an overnight Russian air strike outside of Kyiv, Ukrainian officials have said.
    A four-year-old boy and his 35-year-old father were killed in the attack on Sunday just east of Kyiv, which President Volodymyr Zelenskyy claimed involved a North Korean-made missile.
    More than 370 people have been arrested after the past week of violent disorder in the UK, the National Police Chiefs' Council says
    "We expect that total to rise each day," the NPCC says, adding: "Work is going on around the clock to do this"
    Earlier, Sir Keir Starmer announced a "standing army" of specialist police officers to tackle the disorder ( BBC NEWS)
    Hamas leader Ismail Haniyeh killed in Iran, drawing threats of retaliation against Israel
    Although the attack was widely assumed to have been carried out by Israel, the government made no claim of responsibility. Haniyeh was taking part in talks on reaching a ceasefire in Gaza.
    Major Explosion in Beirut; Israeli Army Says It Targeted Hezbollah Commander Responsible for Killing 12 Children in Majdal Shams. Israeli source: This was the response to the killing of the children Majdal Shams
    Israeli source said that the strike in Beirut was in response to the killing of the children Majdal Shams and that the ball is now in Hezbollah's hands.
    Trump recovering at New Jersey golf club
    Trump has indicated he has every intention of showing up at the Republican National Convention (RNC) later this week and give a speech where he’s expected to name his vice presidential candidate that will be running against him.
    But for now, he’s here in Bedminster at his golf club; this is a place that he likes to spend time in the summer and he’s there recovering presumably until he heads to the RNC.
    Authorities here are taking every precaution.
    We saw it as we were trying around the golf club - it’s a very rural, farmland type area but all of the entrances to the golf club were blocked by police cars. Media was not allowed to stop along the way, we are a good few kilometres away from its entrance.
    Security has been heightened not only here in New Jersey but also in New York, at Trump Tower, where supporters of Donald Trump have been stopping to pay their respects.
    And you can bet when it comes to the RNC this week, everyone will be on high alert, as well. www.aljazeera.... .
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
    Israel says it is studying Hamas response to possible deal
    The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
    “Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
    US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
    www.timesofisr...
    US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
    Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
    The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
    Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

ความคิดเห็น • 384

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 27 วันที่ผ่านมา +5

    Hampalyo ilhaan Omar
    Runtii Barnaamij kaan wan sugaayay #Abdirahman_Hollywood aad ayuu mahad sanyahay Abdixaafid sidokale Abdirisaq Nin culus mahad sanidiin dhamaantiin

    • @abdi-hollywood
      @abdi-hollywood 27 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid walaal, sharaf iyo karaamo korkaaga 🙏

  • @halimaahmed133
    @halimaahmed133 28 วันที่ผ่านมา +21

    Maansho alah ilhaan guul

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 28 วันที่ผ่านมา +9

    Mashallah viva Somalia viva ILHAN ❤SOMALIS IS ALWAYS ONE

  • @shucaybmooha7827
    @shucaybmooha7827 28 วันที่ผ่านมา +8

    Guusha ilhaan waa guul somaali usoo hoyatay

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 28 วันที่ผ่านมา +9

    Ala soomaali jecliyaa xin maa naloo tilmaamaa waa ku midoownaa ilhaan guul

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 28 วันที่ผ่านมา +20

    SHALAY AYAAN SII HORMARSADAY HAMBALYADEYDA ❤❤❤❤❤❤

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 28 วันที่ผ่านมา +1

      ❤❤❤❤Alx lilaahi

    • @gobeyluul1122
      @gobeyluul1122 27 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-is2sz5lb8t
    @user-is2sz5lb8t 28 วันที่ผ่านมา +7

    Alhamdulilah! Ma Jecli iyada shakhsi ahaan ee Somaalinimo ayuun baan ugu hiilinayaa. Odayadii caddaanka ahaa ee cunsiriyiinta ah iyo xulifaddoodii baa isuga tagay. In Ilaahay ka guulaysiiyey waa mahad Ilaah. Magaca Somaalioo dhan bay xambaarsantahay. Gaalo isugu midbaynu nahay.

    • @xaliyamohamed5223
      @xaliyamohamed5223 28 วันที่ผ่านมา

      🎉🎉🎉thanks

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 28 วันที่ผ่านมา

      Ilhaan waxba kuuma dhimin subxaanallaah xaasidnimada ma fiicna aduunka gaalo iyo islaam ayaa lootartamayaa yuhuud illaahay ayaa naga qabtay guushooda

    • @user-is2sz5lb8t
      @user-is2sz5lb8t 27 วันที่ผ่านมา

      @@qaaliyusra7541 Subxaana Allah hubsiino hal baa la siistaa. Qof xasidayaa ma odhan lahaa waan ku farxay inay gaaladii ka guulaysatay. Waa maya. Waxaan qoray adiga oo aan si wacan u akhriyin baad igu soo carartay. Markaas ayaad intii aan idhi uun dib iigu sheegtay. Waad mahadsantahay calaa kuli xaal!

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 28 วันที่ผ่านมา +4

    Mnsha allah ilhan cumar xalay waa u ducaynay ilaahay ha xifdiyo, kuwa ka soo horjeedana ,garab istaaga walaashiin ,iyadaad wax ku tihiinee inaha allah

  • @fartunhussein4836
    @fartunhussein4836 28 วันที่ผ่านมา +9

    Masha alaah ilhaan cumar guul ale mahad leh

  • @AhmedMohamed-uk4jz
    @AhmedMohamed-uk4jz 28 วันที่ผ่านมา +7

    Waa guul wacan ilhaan waliga joog geed sare

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 28 วันที่ผ่านมา +12

    HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-uc5mn5oh1w
    @user-uc5mn5oh1w 28 วันที่ผ่านมา +13

    Asc soomaali Wayn haku quusto soomaali did waan u hambalyaynayaa ilhaan iyo soomaalida dooratay iyo kuwa aan dooranbamagaca soomaaliway ha guulaysto

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 28 วันที่ผ่านมา +1

      M.a allaah alx lilaah
      Somalidiidku ma badna waadad yar ou allendulmigoodi lajaray
      Guul somali weyn guul ILHAAN CADOWGU HOOS
      Soo daawo qolalka cadowga maanta wabaaaaaaa dooda jkkkk

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr 28 วันที่ผ่านมา

      ​​@@user-sn5yz7vg8vHadi guleystey maxa lgu faaida qanisn tayerta 😂?

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 28 วันที่ผ่านมา +2

      Waa ay guulstey kuwa cuqdada qaba ha u dhintaan qof alaah la jira waa guuleysto

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr 28 วันที่ผ่านมา

      @@nasriina12345 Ilaahey lama jiro naag qanisinta tagyeerta been ha shegin kuwa xun alle aduunka wxa kga dhgan jano aqiro wxb kuma lhan😁😁

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 28 วันที่ผ่านมา

      Qaniisku america leeyhy 😂 oohinta yaree​@@AliHusseinMohamed-ig3qr

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 28 วันที่ผ่านมา +11

    Masha Allah ilhan guul ❤

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 28 วันที่ผ่านมา +7

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo Ilhaan Cumar Guuleyso Waligaa Aduun iyo Aakhiraba Guuuuuuuuul Insha Allaah aamiin Yaa Rabi

  • @ahmedsharmake3825
    @ahmedsharmake3825 28 วันที่ผ่านมา +10

    Naag adag ilhan guuleeyso

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 28 วันที่ผ่านมา +10

    WCS Suxufiyiinta, Qadarinta Mudan, Dhamaantiin, & Bahda BSTV, HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO, , Rep. ILHAN OMAR, US . Congress Woman, GUUL

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 28 วันที่ผ่านมา +8

    She win 56 ❤🎉💪👏

  • @abdurahmanhersi8357
    @abdurahmanhersi8357 28 วันที่ผ่านมา +5

    ASC Akhyaarta Maashaa Allaah waa guul usoo hoyatay Soomaali Wayne,dhammaan ummadda Muslimiinta iyo dadka dolman dhammaan

  • @CumarDheere-hz1xd
    @CumarDheere-hz1xd 28 วันที่ผ่านมา +13

    Waa guul guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @XuseenDheere-mx4ei
      @XuseenDheere-mx4ei 28 วันที่ผ่านมา

      @@CumarDheere-hz1xd HANBALYOILHA.oMAR.inanta.somaliyed

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 28 วันที่ผ่านมา +8

    Waa guul iyo gobanimo 🎉🎉🎉❤❤

  • @user-fr9sl9vd9y
    @user-fr9sl9vd9y 28 วันที่ผ่านมา +2

    Qof Somali ah oo guul gaaray waa aniga oo guul gaaray waa adiga oo guul gaaray waa kuwa inaga beermi doono oo guul gaari doonta Inshallaah Allaha u barakeeyo walaashen iyo inta noolasha hadaf ka leh ee doonaayo iney guuleystaan guuleysta dhamaantiin Somaliyey aamiin yaa Rabbi

  • @nadiifo2234
    @nadiifo2234 28 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ilhaan ducadeena illaahey waa siiyeye ilaahey ha u fududeeyo gaaladana dhibtana ha ka qabto walaasheey

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 28 วันที่ผ่านมา +5

    Guushaweyne ee ilhaan gaartay waan u hambalyaynayaa si weyn maashaa allaah,

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 28 วันที่ผ่านมา +6

    Maashallah GUUUUUL Ilhan Omar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumohasan3897
    @fadumohasan3897 28 วันที่ผ่านมา +4

    Wow wow guul guul ka nazoeken nafta waaa ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 hBlyo Ilhaan maanshaahaa guul guul❤❤❤❤❤❤kkkkk

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 28 วันที่ผ่านมา +16

    ILHAAN HAMBALYO❤❤❤❤❤ADIGA IYO DHAMAAN SOOMAALIDA.
    From PUNTLAND 🫶🫶🫶

  • @user-mt4dq6se3t
    @user-mt4dq6se3t 28 วันที่ผ่านมา +1

    I’m happy to hear that Masha allaah guul 🇸🇴weyn ,illaahay 🙏🤲✌️👍❤️🇪🇭🇸🇴

  • @seed3966
    @seed3966 27 วันที่ผ่านมา +1

    Asc hambalyo soomaali kusheegii maanta waa suuxayaan maa shaa llaah guul ilhn omer 🌎✅✅✅

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 28 วันที่ผ่านมา +7

    Waaw maasha Allah caawa maxaa dad inay Sakiin laqqaan hayso Illaahay ha guuleeyo waligeedba Illahay isagaa cidwalba guul ama guldarro u hayyo Illahow adaa mahadleh oo aan cidna cid wax ugu dhiibin🎉🎉🎉🎉🎉😂

    • @KhaderXasan-os7zh
      @KhaderXasan-os7zh 27 วันที่ผ่านมา

      Ilhaan somalilan cadaw Bay utahay lkn waxba kamaqaadikarto waayo itoobiya kamahadlikarto arimahedaa waayo waxawata isra iil iyo maraykan shaqadeeda ayuunbay kuwaayi😂😂

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 27 วันที่ผ่านมา +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉 guul Ms Ilhaan iyo Islaam ka

  • @AbdirashidMohamud-qs6jk
    @AbdirashidMohamud-qs6jk 28 วันที่ผ่านมา +6

    Maashaa Allah Tabaark Allah. Guul Somalida .✌️

  • @Qorox
    @Qorox 28 วันที่ผ่านมา +7

    MASHA ALLAH GUUL GUUL ❤❤❤
    ILHAN OMAR ❤❤❤❤❤❤❤

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 28 วันที่ผ่านมา +7

    Welcome, Ilhan Omar she win❤🎉✅

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 28 วันที่ผ่านมา +6

    CONGRATULATIONS ILHAN OMAR❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 28 วันที่ผ่านมา +1

    guul guul guul farxad badan ha guulaysato ilhaan cumar boqorada somaliyed somalinimo ha isracdo somalidu alaah ayaa mahad leh subxanahu wa tacaala. Ilhaan ha iska celiso kufarka gaalka wayn ee neceb musliminta taram dhaw dhaw taram insha alaah somalidu ha israacdo

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 28 วันที่ผ่านมา +8

    SUBAX WANAAGSAN A.HAFID

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 28 วันที่ผ่านมา +7

    WAA BISHAARO WANAAGSAN. MAHADSANIDIN❤❤❤

  • @maryansheikh4128
    @maryansheikh4128 28 วันที่ผ่านมา +4

    MAASHA ALLAH ILHAAN GUULGUUL ILLAHEY HAKU XIFDIYO ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @khadarfarah1562
    @khadarfarah1562 28 วันที่ผ่านมา +4

    Ilhan waa naag laba xiniyooda, Minneapolis ku xoog badan, ilhaan oo guuleysatey waa somali oo guulaysatey, manshalah guul guul inshalah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @SaydMoha
      @SaydMoha 28 วันที่ผ่านมา +1

      Labo xaniyod aaa Subaxnllh abow mcnka miya mcnha qofta isku jir cml😂 🤔cadi ugu gafty lkn adi meqo sano jirta 😂😂
      illahan Omar waa naag dumar ah💪🔥 Lkn ma ahan sida ka dhigeso abowe mcnka cml👊

    • @khada917
      @khada917 28 วันที่ผ่านมา

      @SaydMoha xiniyuhu waa karti dadnimo iyo xirrib dheeraan dhikiluhuse laba labuufkaagas sidii habar la furay masayrka la doconaya inay iskaga yaalaan baa dhici karta loz

    • @SaydMoha
      @SaydMoha 27 วันที่ผ่านมา +1

      @@khada917 hada habar maxa Ku hesata! qofka kan iska hadlayo waba tan Ku dhashe? 😂💔
      Tan kle xaniyo ama dhalfo waku ka lalado adi karti hakusiyan ama qabka lo hadlo haku baran😂si khaldan wx laguso fhnsiyy erags nin Ku dheh cadi wye.
      blse naagtas waa naag dumar ah wasaqds hakuso rixin hana u GaFin cuqdadane iska sar❤
      mise wxa maqshay mj niman abow mcnka qaban mrka naagtan abaa mcnka ma mowda, xaniyo hos Ku ledahy mia yab😂😂😂

    • @khada917
      @khada917 27 วันที่ผ่านมา

      @@SaydMoha xamar 60% inay makhaaniid isugu dhuratay cid walba way ogtahay adna xiniyo markaad maqashaa sidii lax khalkhashay saynta wareejisay afsoomaaliga Baro jiiryahow haanta weynaaday

    • @SaydMoha
      @SaydMoha 27 วันที่ผ่านมา +1

      @@khada917 hadaa Ku dhahay qabka lo hadlo baro adne ma waxa iledahy
      AF somaliga baro 😂😂hada English maku hadloya yaab 💔😂
      Tan kle ani gorme Ku dahahy xamar aa jooga maxana mesha u kentay xmr!?
      Mara dhehdo illah Omar wa nucas adoo u gafyo😭😂
      MaRa habar ceydo iyo MaRa xamar ceydo😂adi dhan cuqdada iska ka heyso Allah ka saro🙌mise cuqdad kama ahen SAS aa wx laguso bary mia!?😂

  • @HiboMohamed-u4w
    @HiboMohamed-u4w 28 วันที่ผ่านมา +3

    Masha ALLAH GUULGUULGUUL ilhaan keep going

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 27 วันที่ผ่านมา +1

    Ilhan guul dadkeedaa jecel qofdadkeeda jecel yaa waxkaqaadi karo @@

  • @hyatyusuf9068
    @hyatyusuf9068 28 วันที่ผ่านมา +5

    Mashaa Allah tabaraka Allaah Ilhaan Omar guulayso waligaa illahay garabkaga noqoyo guuleheen ha kula jiro illahay wlale xilkaa haku gu kalmeyo gull inshaa Allaah

  • @abdihassan6570
    @abdihassan6570 28 วันที่ผ่านมา +3

    Ilhaan guuleyso waligaa, waana Ilaahay mahaddii.

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 28 วันที่ผ่านมา +4

    GUUL ILhaan and good luck

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 28 วันที่ผ่านมา +1

    Mashaallah Ilhan Go for it

  • @KhadroAli-fz1jt
    @KhadroAli-fz1jt 27 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah hanbalyo ilhaan inkasto an Somali udhamayn kobadanba juruq juruqlah

  • @halimesultan4376
    @halimesultan4376 27 วันที่ผ่านมา +1

    They plan Allah SWT , glad my sister come always strong may God protect her,we are proud of her, may the humah benefit her,InshaAllAh .🤲

  • @deeqotahliil940
    @deeqotahliil940 28 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah congratulations to Ilahan. 🎉👏👏👏👏👏

  • @Official-gt4we
    @Official-gt4we 28 วันที่ผ่านมา

    Masha. Alaa ilahaan cumar guul guul

  • @saammu8231
    @saammu8231 28 วันที่ผ่านมา +1

    Ilhan dumarka Somaliyed hada nahay rajo weyn aye na galisey inan guulo badan soo hown karno dalka iyo dibadaba❤️💪🏽

  • @fahima6186
    @fahima6186 28 วันที่ผ่านมา

    ماشاء الله تبارك الله
    HAMBALYO Ilhan Cumar❤👏🏼👏🏼👏🏼🎉🎉🎉

  • @ayanabdi3249
    @ayanabdi3249 28 วันที่ผ่านมา +4

    Mashaa Allah tabaaraka llah guul lagu farxo

  • @adowmohamed2144
    @adowmohamed2144 28 วันที่ผ่านมา +3

    Guul guul my sister love you from wajir Kenya

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 28 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 hambalyo ilhaan cumar❤❤❤❤❤

  • @aliabdule1043
    @aliabdule1043 27 วันที่ผ่านมา

    ❤ guul somalia waanku faraxsanahay guusha ilhaan cumar

  • @fadumamaxamed2535
    @fadumamaxamed2535 28 วันที่ผ่านมา +4

    Maa shaa Allaah, alxamdullillaah, Allaah baa mahadi u sugnaatay ❤❤❤

  • @sahrahussein3756
    @sahrahussein3756 27 วันที่ผ่านมา

    Mashaa Allah aad baan ugu faraxsanahey iney kaguuleysatey Ilham Cumar Biixi adna guuleyso you are a good campaigner

  • @jamalraggie4364
    @jamalraggie4364 28 วันที่ผ่านมา +1

    Viva Somalian from Las Vegas

  • @warsamegasgas-wv9gt
    @warsamegasgas-wv9gt 28 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah Guuleyso weliga horey u soco Ilhan Cumar jir oo joog .

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 28 วันที่ผ่านมา +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ caawa waanu dabaal degaynaa Mashaa allaah waanu guulaysanay

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 28 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah ilhaan omar erey eye tiri markii ugu horayesaye eraga waan guntaye waan laqaye ilhaan waa qof caqli badan qalbi wanaagsan Allah ku xafido guusheedu waa farahadayeda Allah ku asturo kursiga❤❤❤

  • @sahrahussein3756
    @sahrahussein3756 27 วันที่ผ่านมา

    Aad baan ugu faraxsanahey guusha ilhaam.Xubin weyn baad Somali utahey.
    Alhamdulilahi

  • @user-fw2er9jo5p
    @user-fw2er9jo5p 28 วันที่ผ่านมา +1

    Mashaa alaah america iskama war qabto cawa o dhan waxaa ka seexan waayey war la’aan kln hada ayaa seexanayaa anigoo faraxsan ilhaan guul marwalba insha alaah

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 28 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allaha ilaahow noo xifdiyo walashen ilhaan hanbalyo ❤
    Guushan waa guul shacbka somaliyed usoo hoyatay ❤
    🎉🎉🎉🎉🎈🎈🎈🎈👏👏👏

  • @SaedoMoha
    @SaedoMoha 28 วันที่ผ่านมา

    Maan sha allaah guusha ilhaan alaha badbaadiyo

  • @issemohamed8701
    @issemohamed8701 28 วันที่ผ่านมา +1

    Soo Dhawaaw Inanta Soomaaliyeed, Hambalyo Hambalyo Wll Waxaa Lagaa Rabaa in Aan u istaagto Midnimafa Soomaaliyeed

  • @ayanmohamed8285
    @ayanmohamed8285 28 วันที่ผ่านมา

    👏👏👏👏 guul guul ILHAAN🌹🌹🌹

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 28 วันที่ผ่านมา

    Walaasheen Ilhan waxay mataleysaa midnimadeena , iyo wada jirkeena vivo Somalia 🇸🇴 ♥️

  • @user-gc9pg4dh4w
    @user-gc9pg4dh4w 28 วันที่ผ่านมา

    Guul guul guul weyn,waxa aan si mugleh ugu hambalyaynayaa ilhan guusha weyn ay ka gaartey doorashadii,hambalyo

  • @NawalOsman-gp4xh
    @NawalOsman-gp4xh 28 วันที่ผ่านมา

    MaashaaAllaah walaashey Ilhan cumar guusha ay gaartay

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 28 วันที่ผ่านมา

    Aad baan ugu far xay runtii guul u soo hoyatey somalia good news wad mahad san tihiin

  • @shamsasaciid
    @shamsasaciid 28 วันที่ผ่านมา

    Masha ALLAH halbayo somali wey guleestey i gabadhoda ilhan omaor ❤

  • @YoussoufMedAliMed
    @YoussoufMedAliMed 28 วันที่ผ่านมา

    Mashaa-Allah guul wacan ilhan Allah ha xafido❤

  • @user-le9lw3nb2w
    @user-le9lw3nb2w 28 วันที่ผ่านมา

    Guul taarikhi ah guul somali oo dhan u soo hoyatay❤❤❤❤❤❤

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 28 วันที่ผ่านมา

    Allaahuma barik viva Ilhan 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤ guul dhamaan waxgaradka Somali

  • @user-sr9xc5bf8p
    @user-sr9xc5bf8p 27 วันที่ผ่านมา +1

    ❤asc ❤cabdixaafid ❤waxaan joga itoobiya❤ wllo hanbalyo i❤ilhaan ❤cumar❤guulbaan❤marwalba ❤urajaynaya

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 28 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤ ilhaan. Guuul

  • @AbdiazizHassan-uw9qd
    @AbdiazizHassan-uw9qd 28 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah waxaan arkeenaa in Allah adduunkan xukuma

  • @Neima1000
    @Neima1000 28 วันที่ผ่านมา

    MASHAALLAH ILHANE COMAR ❤️❤️❤️FÉLICITATIONS🇩🇯🇩🇯🇩🇯💪💪💪

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 28 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah I am proud for my sister and Somali community. My sister congratulation and keep going, don't give up We love you. I am so happy☝️🤲🇸🇴🦁⭐️🔥🌎💋🇨🇦💋👑🌹💯👍😍

  • @deeqoaden9777
    @deeqoaden9777 28 วันที่ผ่านมา

    Mash Allah waa guulo Somali u sohaya tahya walashan 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉👏👏👏👏👏👏👏

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 28 วันที่ผ่านมา

    Maansha Alaah tabaarkalaah ilaahay guuuuul maansha Alaah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ilaahan Omar guuuuul guuuuuul maansha 💪💪💪💪💪💪🦁

  • @CabdikariinIbrahim-kj9cw
    @CabdikariinIbrahim-kj9cw 28 วันที่ผ่านมา

    Guul ilhaan

  • @jamaalmacow9807
    @jamaalmacow9807 28 วันที่ผ่านมา

    Congratulations Khan cumar

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 28 วันที่ผ่านมา +4

    ASC

  • @ashafarah7145
    @ashafarah7145 27 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allaha guul iyo gobanim

  • @deqa868
    @deqa868 28 วันที่ผ่านมา

    Mashalahaa welldone

  • @user-ht2xf6cr9h
    @user-ht2xf6cr9h 28 วันที่ผ่านมา

    Ilhaan guul

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 28 วันที่ผ่านมา

    Hambalyo Hambalyo Ilhaan Cumar waa tiir aan qof na uusan jabin Karin.

  • @sunari8818
    @sunari8818 27 วันที่ผ่านมา

    Mashaallah Somalida marka ay joogto in kholo kale ay la tartameyso guligood waa mid khura, Ilaahey waxaan ka baryayaa in bogooda burcad laysgu mariyo meel kasta ay jogaan Ilhan Omar guul,guul,guul jogta ah ebidgaa adun iyo akhiro allahuma aamiin.

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 27 วันที่ผ่านมา

    hanbalyo ilhaan ka naxoow nacta waay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasriina12345
    @nasriina12345 28 วันที่ผ่านมา

    Hambalyo ilhaan cumar ❤❤❤❤🎉

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 27 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah ilhaam guul gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 28 วันที่ผ่านมา +1

    Guuuuuuuuuul

  • @user-nw5hg5oy9b
    @user-nw5hg5oy9b 28 วันที่ผ่านมา

    Waaaw masha allaah nuur cala nuur gabadh daarood ama soomaali guul ku waar cala yuhuud io dad qaar kii

  • @user-vs4ph1zm6y
    @user-vs4ph1zm6y 28 วันที่ผ่านมา

    Asc mashaalah kheyr somalida mareykanka guul aya usohoyatey iskudubnada iskadaaya kAlaqaybsananta wabilah towfiiq

  • @Abdicasiis-yq4zk
    @Abdicasiis-yq4zk 28 วันที่ผ่านมา +1

    Masha llaah ilhaan guul guuul guuul waxaa ugajeednaa inay u doodo falastii iyo reer gasa

  • @abdiaden3638
    @abdiaden3638 28 วันที่ผ่านมา +2

    Masha alah waasoo dhaweynaya walaaaheen

  • @hirsijamac9781
    @hirsijamac9781 28 วันที่ผ่านมา +1

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo guul Ilhaan

  • @aliamao3978
    @aliamao3978 28 วันที่ผ่านมา +7

    Maashalaah guuleyso weligaa habaryar macan shar oo idil alaha kaa xijaabo.