@@sumayamohamed2807 Xaasidnimada waa laga fiican yahay, xisbiga ay ka tirsan tahay ayaa taageera in lagu ceebeysto iyada waa qalad mar hadeynaan afkeeda ka maqal.
Ilhaan cumarey Abayo illahey ha ku xafido Wlhi waa qof Somali ah oo qalbi saafi ah mana ahan qof qabiilayste ah America I geey America iga heysaa in badan waan ku tageraa ilhaney Somalinimadada illahey ha kugu dhowro gabar aan isla weyneyn baa thy Masha allah
@@khadraciise2044all humann being have dark and rich history walalo ...and now Somalia is having dark history but we can't deny rich history of our ancestry and our beautiful country
Wlshey @fowsiya kulama yaabayo waxan filaya in aadan wadankaaga ku dhalan ama aaadan ku korin taariikhda quruxda badan oo aan soo marnayna aan lagaaga sheekayn ama aadan raadin balse waan rajeynaya inaad maalin uun xaqiiqsato mahadsanid
ilhaan cumar waxa aad noo tahay tusaale fiican hablaha somalida afrikaanka muslimka . go forward and keep to advocate our Muslim brothers in philistine thank you our girl .
Mansha Allah Waa gabar Soomaali nimadeeda ku qanacsan Mansha Allah 💯💯 Guuuuuull iyo Gobanimo Alle haku Xafido Aamiin yaarabi pic respect keep going Guuleyso Mar kasta insha Allah 💖♥️🔥❤👍👍👍👍🙏💞💞💯💯
@@jirfe ma Adigaa og in ay ninkeeda khayaamaysay? Gogol dhaafna ma samayn ee beenta jooji mida kale xaraan kulama noola qofna ninka cad waa islaam waaba. I leeds ay guuursatay,? Cadeen keen caydaada looma baahna sxb
Masha Allah IlHan Omar Horay u soco gulayso mar kale insha Aah qof war cad o shaqadeda kaso baxda ayad tahay inta tabar ta ah wad dadashay Cadawga ha jabo insha Allah
Huuno heerkaa somali ma gaadhinee wllhi isku qabiil ma nihin lakiin gabadh ahaan ayan ugu hadley dumarka sideedaba wa la xaqdhowraa Ilaahey bana ku simey iney congress inoo fadhiisato somali daayo africa iyo muslinkoo dhan bayutahey sharaf Waanu tageeraa markastana waanu u vote naynaa
@@zayidmeeaad8660 السخرية The action or crime of making a false spoken statement damaging to a person's reputation Slanderous False and malicious Intended to harm someone. مَّا يَلْفِظُ مِن قَوْلٍ إِلَّا لَدَيْهِ رَقِيبٌ عَتِيدٌ السورة ق الآية ١٨ Wax walba waa qoran yihiin, laakiin laakiin ayaa lagula xisaabtamayaa waxa u ku jira, xumaan iyo wanaagba. Camalka wanaagsan waa la abaal-marin oo ahar iyi xasanaad ayuu ku kasbanayaa, wixii xunna waa dunuub iyo camal xun ayuu ku kasbanayaa. Wixii kale oo labada u dhexeeya waa la tuurayaa. السلام عليكم Walaalaha sharafta leh ee Somaliyeed LANDKA ay doonaanba ha sheegteen waxan idin la wadaagaya arrin khaterteeda leh so if baxday intii Social mediahu so shaac baxay, salkana ku haysa arrimaha Laga dhaxlay Colaadii Sokeye aynu ka dhaxalay hab dhaqankii QABIIL iyo sida Somalidu u wajahday waqtigan casriga ah, aniga oo ku cabiraya Ama ka duulaya aqoontayda gaaban: ة CAYDA MEDIAHA etc laysu marinayo. Ma xalaalba in qof loogu yeedho magac, naanays, u dhibsanayo? Maya Waxan leeyahay in dhamaan sefooyinka sare ku qorani xaraam iyo waxan banaanayn yihiin. Waa arimo aad Allah la hortegeyso ku dhawaaqow. Maadama ay jirto maalin yoomul qiyaame oo eebbe adoomihisa u gar qaadi doono. Allah wuu mamnuucay in lays caayo, si aan nacaybku ugu fidin bulshada dhexdeeda. وَلَا تَلْمِزُوا أَنْفُسَكُمْ وَلَا تَنَابَزُوا بِالْأَلْقَابِ بِئْسَ الِاسْمُ الْفُسُوقُ بَعْدَ الْإِيمَانِ..) ال حجرات 11 Naftina ha caayina ama ceebaynina, hana isugu yeedhinina magacyada xun ama qof magac faasiq ha ugu yeedhina ka dib marki islaamay. Qofka caytamaya wuxu JAAHIL ka yahay Midka uu caayaya inu yahay midka khair badan isaga xagga Eebbe. Macnaha midkan caytamaya ma aha mid u warhaya Qofka u caayayo inu yahay mid Eebbe uga dhow. (يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لا يَسْخَرْ قَوْمٌ مِّن قَوْمٍ عَسَى أَن يَكُونُوا خَيْرًا مِّنْهُمْ وَلا نِسَاء مِّن نِّسَاء عَسَى أَن يَكُنَّ خَيْرًا مِّنْهُنَّ..) الحجرات 11. Qofka mu'minka ahi wuxu dadka ugu yeedha MAGACYADA FIICAN oo khairku ku jiro. Allah Subxanu wa tacaal wuxu inaga mamnuucay inaynu dadka cayno. Wuxuna Ku magcaabay التنابز بالألقاب Oo ah ihaanaynta dadka kale adiga oo u adeegsanaysid kelmedo iyo afcaal ay ku jirto xaqiraad. Eebbe quraankisa kariimka ah waxa u inoogu sheegay: وَكُلَّ إِنسَانٍ أَلْزَمْنَاهُ طَائِرَهُ فِي عُنُقِهِ ۖ وَنُخْرِجُ لَهُ يَوْمَ الْقِيَامَةِ كِتَابًا يَلْقَاهُ مَنشُورًا. سورة الإسراء:(13) Qof kasta oo buniadam ah waxa qoorta loo sudhay camalkisii, shar iyo khairba. Macnaha waagu marku beryo iyo gabalku marku dhaco warqad cad ayaa lagu qorayaa camalkisii, midaas oo kitaab noqonaysa ay ku sajilanyihiin mudadii u noola oo ka horaysa marka naftu dhaafto wixii uu falayey shar iyo khair bookaas ayey ugu qoran yihiin. بموجب المقدر عليه بإذن الله Waa erayo cay iyo afxomo bulshadu isu dirayso. الشتم Cay: waa in qof caayo qof kale oo hor jooga ama meel la jooga. Ama uu ku hor caayo dad kale isaga oo midkii uu caayey meesha ka maqan yahayba. ويل﴾ كلمة عذاب أو وادٍ في جهنم ﴿لكل هُمزة لُمزة﴾ أي كثير الهمز واللمز Kelmed Cadaab ah, ama waadi ku yaal Jahannama(Weylun) Si aynu waaduxino inta ay le'eg tahay khaterta hadalkas xummi waxa u waydiyey Saxaabigii Mecaad Rasuulkii Allah csws " Rasuulkii Allow MA NALOO QAADAYA WAXA AANU KU HADLAYNU?" Wuxu ugu jawaabay csws" فقال عليه الصلاة والسلام: وهل يكب الناس على وجوههم في النار إلا حصائد ألسنتهم؟ Oo ma wax kale ayaa dadka wejiga naarta Loogu geliya ama quusiya aan ahayn wixi ay carabkooda kaga hadleen, ama natijadii Ay ka goosteen carabkooda wixi ay ku gudbiyeen oo xumaan ahayd?. Ogow shar iyo halaak ayaa u sugnaaday kuwa dadka carabkooda ku dhibba. Insaan kasti maalinta yoomul qiyaamaha Wuu akhriyayaa kitaabkisa. Waxa lagu oranaya akhri kitaabkaaga aad buuxisay adigu markaad noolayd oo ka buuxisay shar ama khair. اقْرَأْ كِتَابَكَ كَفَىٰ بِنَفْسِكَ الْيَوْمَ عَلَيْكَ حَسِيبًا (14) Akhri kitaabkaaga, maanta adiga ayaa isugu filan inaad is xisaabisid. Allah wax ma dulmiyo, adigana ku dulmiyi maayo. Adiga ayaa naftaada camalakan u horaysiisay oo ama u so shaqaysatay Ikhtiyaarkaaga, rabistaada, mutadawacnimadaada iyo awoodaadaba. Hadaba haddii uu camalkani yahay mid aadan istaahilin oo meel xun sida cadaab ku dhaxalsiinaya ama ku xumaynaya, naftaada oo keliya ku canaano.
I am completely impressed by this beautiful program Hereri iyo America. I like the museum and the efforts done by those gentlemen and ladies. I hope Ilham will come back in the upcoming elections. Abdisalan Keep it up doing such great work bro. 😊👏🏾🙏🏾
❤machaallah84, c'est moi al hadj AMIRAL Houssein Ahmed, vraiment du beau travail de l un des meilleurs journaliste de l Afrique son excellence monsieur abdousalam herreri, bravo encore une fois❤🎉
Masha’Allah! I couldn’t agree with you more. She has accomplished more in the American dream than most of HATERS who are Islamophobes and bigots. This is Somalia : th-cam.com/video/dI_lNFMpgzQ/w-d-xo.html
@@dekabela9815 It’s talking about the rich history of Somalia 🇸🇴 where Ilhan Omar is from. I’m not surprised she’s strong because at the end of the day, she’s Muslim and Somali ;)
Cayda gabadha ka dhaaf wiilka cayda usoo qorey waad la dhalatey way ku dhashey waad dhashey waad dhali ceeb Carabtu gabdhahooda way ixtiramaan hablahoodana Macaayaan
Hadal ka fican waa sadaqo wllayal an is ixtiramnoh gefka an daynoh somali maaqan waxa qaldan allh soo wada hanuniyo qofka shaqsitadis u daah tadaha allh ayaa og marka hadalka wanagsan ku dadalnoh 🥰✌👍
Wlshey ilhaan cumar sida aan jeclaan lahaaa inay wX u maamusho uma maamulin wxa qurux badnayd in somalida badan oo sida arxan darada ah loogu ilhanaeysanayo maraykanka ay wax ka qabato😎🙄
Run ahan ilhan wa gawar mucjiso ah ilahay u ka digay qof cod kar ah hadana ad ogu weyn muslinnimada Ana ka gabanin runta hadana ad ogu weyn somali nimada walah kuwa qar manta waxey ka xishon lahayen kuwahadalka afsomali ilhan my sis ilahay haku dowro amin amin amin
Ilhan is amazing, continue to advocate for Palestine, Somalia, Pakistan and Kashmir. May Allah protect you. And what's wrong with the roads in the us,😂 the keeps on shaking.
@@highflyer215 Than why support of someone who disregard the deen for her political views and desire. Who voted against her own country Somalia for debt relief bill.
Masha’Allah! I couldn’t agree with you more. She has accomplished more in the American dream than most of HATERS who are Islamophobes and bigots. This is Somalia : th-cam.com/video/dI_lNFMpgzQ/w-d-xo.html
Man sha allah waa gabadh isku kalsoon oo ku qanacsan Somali nimadeeda guulayso hore u soco
🙄😆qaniisinta be tagerta sidaas wxe rbtaa ine wji kadiyrsato gaalda diintaaada katg waa xnun 🤔
@@sumayamohamed2807 Xaasidnimada waa laga fiican yahay, xisbiga ay ka tirsan tahay ayaa taageera in lagu ceebeysto iyada waa qalad mar hadeynaan afkeeda ka maqal.
@@faizam523 🥺iyaa mxe utaageri weysy instgramka eeba so dhigty
@@sumayamohamed2807 wax ay muslim uqabato hada 0.1% isku day inad uqabato
Absolutely! Somalia 🇸🇴 has a rich and powerful history…
This is Somalia :
th-cam.com/video/dI_lNFMpgzQ/w-d-xo.html
Maasha. Aallaah. GABADHA. Soomaaliyeey. Xildhibaan. AQaalka. Share maareykanka. ILOVE. ILHaan. Cumar. Soomaali. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ilhaan cumarey Abayo illahey ha ku xafido Wlhi waa qof Somali ah oo qalbi saafi ah mana ahan qof qabiilayste ah America I geey America iga heysaa in badan waan ku tageraa ilhaney Somalinimadada illahey ha kugu dhowro gabar aan isla weyneyn baa thy Masha allah
Somalia have a rich history that nobody can deny. 🇸🇴
Dark history where is rich
@@khadraciise2044all humann being have dark and rich history walalo ...and now Somalia is having dark history but we can't deny rich history of our ancestry and our beautiful country
Wlshey @fowsiya kulama yaabayo waxan filaya in aadan wadankaaga ku dhalan ama aaadan ku korin taariikhda quruxda badan oo aan soo marnayna aan lagaaga sheekayn ama aadan raadin balse waan rajeynaya inaad maalin uun xaqiiqsato mahadsanid
@@nourdennk1599 was maqlnay uun anaa ku dhashay ilaa hada ku cool sad history ma ahee wax kal Yuma arag
before 1990 yes after 1990 no
sharaf bay noo tahay ilhaaney inaad gabadheeni tahay, we proud of you
That is true wlhi fariiddaan indhaha cad wn ku faanaa
@@fatimaabdirizak2117 🙄😆maxaa udiidy wxe diinteda kareebty inee diido Sida in qaniisnimo ddka ku taagerto wxe kbaqe miyaa in laso buriyo🤔
Harari waa dhul mareen MashaAllah Meel walba oo dhul somaaliyeed iyo diba wuu soo marey waa lagu xusuusan doonaa Ilhaan Omarna MashaAllah waa gabadh adag.
Nawal Farah
Harari waa nin wanaagsan oo gob ah. Wuxu i xusuusiya aun Ahmed Hassan Cawke, Saeed Ali Muse etc
Masha Allah ugu horen waxaan salaama xildhibaan ilhaan omar iyo wariya Abdisalaan hareeri salaan kadiib waxan walashey ilhaan omar waxan leyahay walal ilhaan omar waxad kudadaasha markasta inad umada Muslim ka khaasatan umada somaliyed inad u adegta inta karaankada ah Allana haku fududeeya xiilka wen ad haysa👍
Masha Allah iyo guuuuuuul gabadh qanacsan Soomaaii nimadeeedaa guulayso hooreau
ilhaan cumar waxa aad noo tahay tusaale fiican hablaha somalida afrikaanka muslimka . go forward and keep to advocate our Muslim brothers in philistine thank you our girl .
🙄😆qaniisnime ddka kudhiiri galisa diinteda wxe ka doorbiday mida gaalda ku dhqmaan🤔
Ilahyoow noodaaa ilhaan Omar iyo hareeri been ma AHN ilhaan waa fariid qurux badan mashallah
Waraysigani wuu i farax geliyay, waxaan dareemay kalgacal, qawmi ah, oo soomaalinimo.
Maashaa allaah, ilhaan weli kamay bixin daai'radii islaamka, laakiin Tii soomaalinimada inay ka baxday, ayaa ii muuqata.
Maasha Allah wariye Cabdisalan & Hon ilhaan
Alle hadin xiftiyo
Naag guulaysatay iga dheh mansha allah tabaraka Rahman 🥰
There’s no Somali more courageous than Ilhan in recent history
Asc
Marwo Ihaan Cumar Allaha xafido.Aamiin.
Waa gabadh yar oo u kacday ummadda Soomaaliyeed Allaha garab galo. Cadowgeeda Allaha jabiyo. Aamiin.
Somaalida Maraykanka waxan kula dardaarayaa inay garab galaan, oo garab siiyaan gabadhaasi sharafta leh ee u kacday ummadda.
Hooyadeedana muslimo abgaal.quruxleey.
Sen. Alhan, waa ruux dadnimo leh. Waxaan jeclaystay sida darandooriga ah ee afkeeda hooyo ugu hadli karto.
Waan kugu faraxsanahay ee hore u soco. Guul iyo gobonimo.
@Ilhan-Omer she amazing ❤️ She women 💪🏾❤️ Muslim ❤️ black ❤️Somali
Masha allah two legend in somali salaaan sare
Mansha Allah Waa gabar Soomaali nimadeeda ku qanacsan Mansha Allah 💯💯 Guuuuuull iyo Gobanimo Alle haku Xafido Aamiin yaarabi pic respect keep going Guuleyso Mar kasta insha Allah 💖♥️🔥❤👍👍👍👍🙏💞💞💯💯
Ma naagta ninka Somaliyed bahdishay oo cadan ka raacday, Somali hadayba tan lana tahay uhuru kenyata na somali waaya
Hello dabcan
Masha allah wlashey ilhan wan ku jaclahay hore u soco ad ayad uku mahadsantahay warisiga❤️❤️❤️
Maansha Allah Waa wax lagu Farxo In Somali Qof Ilhaan ookale ahi kasoo Baxo. Muslim ka oo Dhan ayay Muhiim utahay Joogideedu. Sida ay Mawqifkeeda ucadaynayso ee ay Hadalka ugu Dhiiranayso waa wax Cajiiba. Mawjadaha Badda ayay Xagooda Udabaalanaysaa Khatar badana way ku Xeerantahay Balse Khayr Badan ayaan Urajaynayaa iyo Guul Iinsha Allah.
Meesha Madxafka Somalida lagu sheegayo intii Maqaaxiyaha iyo Fadhi ku dirirka lagaga Sheekayn jiray ayay Taariikh ku sheegayaan. Malaha Micnaha Museum ayaanay Siwacan ufahmin. Lkn isku daygooda ayaan ugu Hambalyaynayaa.
Masha allh gabadha somaliyed ee ilhan omar magacaga hasareyo abaayo illahyne haku xafido sharaf bey no tahay Muslim nimo kasokow hablaha somaliyed ina magac weyn uso hoyday io dhaman umada somaliyed.. guleyso abid
Waalidiinta ayaay wax ka sheegtay iyadu miyaanay ahaayn tii ninkeedii khiyaamaaysay ee gogol dhaafka samaaysay hadana xaaraan kula nool nin gaala diin iyo dhaqan toona maleh
@@jirfe ma Adigaa og in ay ninkeeda khayaamaysay? Gogol dhaafna ma samayn ee beenta jooji mida kale xaraan kulama noola qofna ninka cad waa islaam waaba. I leeds ay guuursatay,? Cadeen keen caydaada looma baahna sxb
@@jirfe subaxnallaah waxaa jirta malin waxaa ku hdalyso lgu qorayo tan waa duni iyda ku cafiso moyane waxaa ka sheegayso ilahay kuma cafin mayo qof sharaftisa meel oga dhcdy wlibna aqoon u laheen
@@jirfe ilahay ka baq miyaad la joogtay ma bahalkeedada ilaalisaa
@@jirfe maalin aan.maanta ahayn ku noqo.lagu.dhihi.aaaalllaah
Keep up the GREAT work Ilhan Omar. You understand foreign policy better than most politicians in congress.
Masha Allah IlHan Omar Horay u soco gulayso mar kale insha Aah qof war cad o shaqadeda kaso baxda ayad tahay inta tabar ta ah wad dadashay Cadawga ha jabo insha Allah
NO ONE CAN DENY OUR RICH HISTORY VIVA SOMALIA🇸🇴🙏
Yes I strongly agreed.
We have rich History....
Maxaa kuu Geeyey Donald J.TRUMP.
MY SON ....
M.a habaryar ilaahan omar guulayso habo xilibaan ilhaan omar madax sare❤
Asc dhamaan walaalaha Maasha alaah guul guul Somalia 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🌹❤️🌹❤️💕🌺💪💪💪💪💪💪👍👍👍💕
Viva IlHan Omar gulayso wa qof dacad ah o taqan shaqadeda markale so Noqo insha Allah
Subxanallh So naagti khoomluudka udoodaysay ma ahan doraad tan hareeriyo xata inad waraysato ma ahan way khiimo beeshay
Sida dirirka cawl baa lagu daawaadaa! Maasha Alaah aleylee waa lagu daawada Ilhaaney!
Yaa qaaday dhaantada
Mansha Allah ilhaan si wacan ayaan ula dhacsanahay, ""big fariid""
Maasha allaah hereri ilhaan cumar alle ha xafido
Gobsanaa Hablaha Soomaaliyeed
Somaliyeey wanaaga ku dadaala. Dhaliil aan dhamaaneyn waa laga fiican yahey.
Cabdisalan Herari waad ku mahadsan tahey barnaamijkan aad noo soo gudbisey. Ilhana waxaan leeyahey hormar wacan.
Masha allah hareei iyo ilhan hore usocda we ❤ U
Ilhaan Cumar waan ku jeclnahay aniga iyo caruurtayduba from London Illaahay Ha ku daayo Aamiin Aamiin Aamiin
Masha allah adeer heriri maanta waxuu waraysanayaa gabadh nagu qaali ah gaar ahaan hablahayaga soomaliyeed meelay joogaanba noolow ilhaan ❤
Naagta LGBK+ taagerta miya qaali kgu ah subxanak cadiim‼️
@@hamsehalane5919 sorry LGB ga haday taageertay waana wax kaga xumaado laakiin markii hore gabar fiican bay ahayd
Masha allah my queen ❤️💕 guul ku rajeena ilham omar
Mncha allah A Salaan Hereri ileyn Sem Flyd baabad Wad kusii dhex wareysatey. Exelance journalisem Wit Hight Professionalisem Arinkaasi Iga wlee Libaax Courage brother
Wariye abdisalan hereri sharafi korkaga ha ahaato adeero.
Masha allaah ilhaan waan kudiir sanay anagoo joogna somaliya
Dadka raba iney ilhaan dhaliil uraadiyan ader ininka naftiina wax uqabsada ilhaan wxa madax iskushega wdnkii ka ah ee fiiqfiiqanaya io ininkaba farteeda magartaane qolka madow wxaa kasoqorten ilhan uma istagaso 🦁👊💙
Huuno heerkaa somali ma gaadhinee wllhi isku qabiil ma nihin lakiin gabadh ahaan ayan ugu hadley dumarka sideedaba wa la xaqdhowraa
Ilaahey bana ku simey iney congress inoo fadhiisato somali daayo africa iyo muslinkoo dhan bayutahey sharaf
Waanu tageeraa markastana waanu u vote naynaa
waa khaniisade maxaa ka hoodeeya waxad malagu faanaa waxas na qajil waxyay
@@zayidmeeaad8660
السخرية
The action or crime of making a false spoken statement damaging to a person's reputation
Slanderous
False and malicious
Intended to harm someone.
مَّا يَلْفِظُ مِن قَوْلٍ إِلَّا لَدَيْهِ رَقِيبٌ عَتِيدٌ
السورة ق الآية ١٨
Wax walba waa qoran yihiin, laakiin laakiin ayaa lagula xisaabtamayaa waxa u ku jira, xumaan iyo wanaagba. Camalka wanaagsan waa la abaal-marin oo ahar iyi xasanaad ayuu ku kasbanayaa, wixii xunna waa dunuub iyo camal xun ayuu ku kasbanayaa. Wixii kale oo labada u dhexeeya waa la tuurayaa.
السلام عليكم
Walaalaha sharafta leh ee Somaliyeed LANDKA ay doonaanba ha sheegteen waxan idin la wadaagaya arrin khaterteeda leh so if baxday intii Social mediahu so shaac baxay, salkana ku haysa arrimaha Laga dhaxlay Colaadii Sokeye aynu ka dhaxalay hab dhaqankii QABIIL iyo sida Somalidu u wajahday waqtigan casriga ah, aniga oo ku cabiraya
Ama ka duulaya aqoontayda gaaban:
ة
CAYDA MEDIAHA etc laysu marinayo.
Ma xalaalba in qof loogu yeedho magac, naanays, u dhibsanayo?
Maya
Waxan leeyahay in dhamaan sefooyinka sare ku qorani xaraam iyo waxan banaanayn yihiin. Waa arimo aad Allah la hortegeyso ku dhawaaqow. Maadama ay jirto maalin yoomul qiyaame oo eebbe adoomihisa u gar qaadi doono.
Allah wuu mamnuucay in lays caayo, si aan nacaybku ugu fidin bulshada dhexdeeda.
وَلَا تَلْمِزُوا أَنْفُسَكُمْ وَلَا تَنَابَزُوا بِالْأَلْقَابِ بِئْسَ الِاسْمُ الْفُسُوقُ بَعْدَ الْإِيمَانِ..) ال حجرات 11
Naftina ha caayina ama ceebaynina, hana isugu yeedhinina magacyada xun ama qof magac faasiq ha ugu yeedhina ka dib marki islaamay.
Qofka caytamaya wuxu JAAHIL ka yahay
Midka uu caayaya inu yahay midka khair badan isaga xagga Eebbe. Macnaha midkan caytamaya ma aha mid u warhaya
Qofka u caayayo inu yahay mid Eebbe uga dhow.
(يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لا يَسْخَرْ قَوْمٌ مِّن قَوْمٍ عَسَى أَن يَكُونُوا خَيْرًا مِّنْهُمْ وَلا نِسَاء مِّن نِّسَاء عَسَى أَن يَكُنَّ خَيْرًا مِّنْهُنَّ..) الحجرات 11.
Qofka mu'minka ahi wuxu dadka ugu yeedha MAGACYADA FIICAN oo khairku ku jiro.
Allah Subxanu wa tacaal wuxu inaga mamnuucay inaynu dadka cayno. Wuxuna
Ku magcaabay التنابز بالألقاب
Oo ah ihaanaynta dadka kale adiga oo u adeegsanaysid kelmedo iyo afcaal ay ku jirto xaqiraad.
Eebbe quraankisa kariimka ah waxa u inoogu sheegay:
وَكُلَّ إِنسَانٍ أَلْزَمْنَاهُ طَائِرَهُ فِي عُنُقِهِ ۖ وَنُخْرِجُ لَهُ يَوْمَ الْقِيَامَةِ كِتَابًا يَلْقَاهُ مَنشُورًا.
سورة الإسراء:(13)
Qof kasta oo buniadam ah waxa qoorta loo sudhay camalkisii, shar iyo khairba. Macnaha waagu marku beryo iyo gabalku marku dhaco warqad cad ayaa lagu qorayaa camalkisii, midaas oo kitaab noqonaysa ay ku sajilanyihiin mudadii u noola oo ka horaysa marka naftu dhaafto wixii uu falayey shar iyo khair bookaas ayey ugu qoran yihiin.
بموجب المقدر عليه بإذن الله
Waa erayo cay iyo afxomo bulshadu isu dirayso.
الشتم
Cay: waa in qof caayo qof kale oo hor jooga ama meel la jooga. Ama uu ku hor caayo dad kale isaga oo midkii uu caayey meesha ka maqan yahayba.
ويل﴾ كلمة عذاب أو وادٍ في جهنم
﴿لكل هُمزة لُمزة﴾ أي كثير الهمز واللمز
Kelmed Cadaab ah, ama waadi ku yaal Jahannama(Weylun)
Si aynu waaduxino inta ay le'eg tahay khaterta hadalkas xummi waxa u waydiyey
Saxaabigii Mecaad Rasuulkii Allah csws
" Rasuulkii Allow MA NALOO QAADAYA WAXA AANU KU HADLAYNU?"
Wuxu ugu jawaabay csws" فقال عليه الصلاة والسلام: وهل يكب الناس على وجوههم في النار إلا حصائد ألسنتهم؟
Oo ma wax kale ayaa dadka wejiga naarta
Loogu geliya ama quusiya aan ahayn wixi ay carabkooda kaga hadleen, ama natijadii
Ay ka goosteen carabkooda wixi ay ku gudbiyeen oo xumaan ahayd?.
Ogow shar iyo halaak ayaa u sugnaaday kuwa dadka carabkooda ku dhibba.
Insaan kasti maalinta yoomul qiyaamaha
Wuu akhriyayaa kitaabkisa. Waxa lagu oranaya akhri kitaabkaaga aad buuxisay adigu markaad noolayd oo ka buuxisay shar ama khair.
اقْرَأْ كِتَابَكَ كَفَىٰ بِنَفْسِكَ الْيَوْمَ عَلَيْكَ حَسِيبًا (14)
Akhri kitaabkaaga, maanta adiga ayaa isugu filan inaad is xisaabisid. Allah wax ma dulmiyo, adigana ku dulmiyi maayo.
Adiga ayaa naftaada camalakan u horaysiisay oo ama u so shaqaysatay
Ikhtiyaarkaaga, rabistaada, mutadawacnimadaada iyo awoodaadaba.
Hadaba haddii uu camalkani yahay mid aadan istaahilin oo meel xun sida cadaab ku dhaxalsiinaya ama ku xumaynaya, naftaada oo keliya ku canaano.
@@zayidmeeaad8660 adaa khaniis qofku wuxu yahay bu dadka dhan moodaa somalina waxba uma haysid naftaadana waxba uma hayside
@@zayidmeeaad8660 ilahy Ayaan kaa hadal siinaya labo malagna garbahaaga waa saran yihiin 😢
@@zayidmeeaad8660 waa khaniisade hoosta kgal iney kudubysaa ukuklushahy wllhi neefkaa thy cune wixii Somalia saa kadhigay waa adi io nocaagoo kle wt**k
Mansha Allah
Ilhaan cumar horay usoco❤❤❤❤❤❤❤❤
maan shaa alaah ilhan and hareri
masha alh hor wacan ilhan abyo👏🏽👏🏽💜
Hagegffeyeue8 🤭🤭😇😇🦸♀️🦸♀️🦸♀️🦸♀️🦸♀️🦸♀️
Hwhehyeyeyey 3jnsbshjd🧘♀️🧘♀️🧘♀️🧘♀️🧘♀️👩🦱👩🦱👨👩👧👦👨👩👧👦 feieoeiieyeyeyey
gabadhan runtii waan taageera hormar iyo hankeda iyo waxay rajey neyso o alle u rumeyo ilhan omar bye
Waan...ku..farax.sanahay..xildhiban...ilhan.cumar....guulayso...waaligaba
Effective and Efficient program wow.✋🧡
I am completely impressed by this beautiful program Hereri iyo America. I like the museum and the efforts done by those gentlemen and ladies. I hope Ilham will come back in the upcoming elections. Abdisalan Keep it up doing such great work bro. 😊👏🏾🙏🏾
Gabadhryda ayay waxay ka tahayy kansla.igu salaama innantayda.waa ina giije.
Mansh Allah beautiful gul Somalia insh Allah 🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴hareeri wariya qaali ah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👋👋👋👋
Ilhan is an example for everyperson who wants to be politician in the foreign countries.
I proud off my sister ilhaan Omar keep going.
ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WLSHY AMA WLLKY EE SOMAALYEED 🥰
Maansha ahllah ilhaan iyo wariye ♥️♥️♥️♥️♥️♥️💜💜c,ssalaan wad💗 salaaman tihiin💙💗♥️♥️
❤machaallah84, c'est moi al hadj AMIRAL Houssein Ahmed, vraiment du beau travail de l un des meilleurs journaliste de l Afrique son excellence monsieur abdousalam herreri, bravo encore une fois❤🎉
Masha allah naag nool weeye 💚
Mansha allah ano barnamijkaan kadawanoya south africa manshavallah somanino xareri nollow
Mahadsanid walal Cabdisalaan hereri iyo xildhibaan ilhaan Cumarba
Wariye Buuxa Mahadsanid 💙🤍💙
Mnshallah ilhaan cumar waan tageera waa fariid muslim ah
Kkkkk muslim ilahay danbi haka galin
@@muna619 maxad ku cadaynaysa inay gal tahay
@@muna619 miyaad arkaysay halkay kaga baxday diinta
Dinta i iyio qabyalada kala daaya
Ilhaan Illahay haku Xifdiyo walaal
M.a ilhan cumar guul ayan u rajeyn iyo horey u socod
She is strong girl 💪 really I love her 😍
She supports gays
Masha’Allah! I couldn’t agree with you more. She has accomplished more in the American dream than most of HATERS who are Islamophobes and bigots.
This is Somalia :
th-cam.com/video/dI_lNFMpgzQ/w-d-xo.html
@@thinkbeforeyoutype7106 I watched this video but I don’t understood what is he talking about 😩lol 😂
@@dekabela9815 It’s talking about the rich history of Somalia 🇸🇴 where Ilhan Omar is from. I’m not surprised she’s strong because at the end of the day, she’s Muslim and Somali ;)
@@thinkbeforeyoutype7106 I need you how I learn English if possible lol 😂
Ilhaan labo jeer Ayaan u codeeyey hadana waa u codeynayaa insha Allah gabar sharaf leh waaye
Aniga ba laba jeer 😂
ALLAHUMA Ahfaad huuuuuum Ameeeen 🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️ 🌧️
Wale Ilhaan Waa Fariid Wlhy
Cayda gabadha ka dhaaf wiilka cayda usoo qorey waad la dhalatey way ku dhashey waad dhashey waad dhali ceeb Carabtu gabdhahooda way ixtiramaan hablahoodana
Macaayaan
Adna ma waxad u bahan tahay gaal yuhudiya
Hadal ka fican waa sadaqo wllayal an is ixtiramnoh gefka an daynoh somali maaqan waxa qaldan allh soo wada hanuniyo qofka shaqsitadis u daah tadaha allh ayaa og marka hadalka wanagsan ku dadalnoh 🥰✌👍
Ff faysal malaha qabiil baa ku wada ooy naagtan gaadhi mayside
arab baad amaanaysaa ninaastuba iyagay ka timaada
Waa inan karti badan oo qiimo badan
C salan hereri iyo xildhibaan ilhaan cumar aad ayaan idii bogaadinayaa waraysigaa iyo socdaalkaa fiican
Masha allh wlll ilhaan omar gabar qiimo iyo qaayo badan gulayso
Xildhibaan naa xaliimo
Ama xaali xabiiba
Xubi waad uun jeclayd
Xayaadey xiisahaagu
Xukun dawlo yaraantayo
Xiligaad aad qaan gaadhey
Xeerbeegtiyaashiyo
Xaakimiinta aduunyo
Sidii dee xeer ilaashe
Xuruufsiisaa waaweyn
Waadigaa xukun dawlo
Xildhibaanka ah maanta
Xuquuqul insaanka udooda
Xiligu dee dadku liicsho
Waxba yaan se xuruuftay
Hadba raacin xaraf bal
Xarakeeya xildhibaane
Weligaaba xuquuqda
Xaqa aadmaha udoodo
Xumaan dee ka fogowba
Xidhay naayee xaniiba
Xigmad waa uun tixdaye.
Somalia. Guuuul.guuuul. Somalia 🇸🇴 🇸🇴. Guuuul. Guuuul.guuuul
Thank you ilhan Omar iam suport
Guul ilhan ilahey ha xafido wa somali dhalad ah oo somali nimada ku faanto guul
Wan jeclahey daawashada barnaamijyada Hareeri iyo caalamka
Ilhaaney. Iiwan balxaallada iiga sheekee.waxaan maqlay waa cunsuriyaal.saan sheeko ku maqlay.
Allaah subxaanahu watacaalaa
sharkeeda haku cesho ilhaan cumar waa faasiqad xumaha caadaysatay odhaqanka gaalada qaadatay muslim inaytahay xittaa mahubo , rabbigayaw adaa awood lehe dib dambe haugu saamixin ohawgu ogolaan inay xumo sii wado , allow haddaad hanuun ugu tala gashay soo hanuuni .
Hadaad Harti tahay, Allah ajar ha kaa siiyo ducadaadana ha aqbalo, hADAAD QABIIL KALE TAHYNA , QABYAALAD BAA KAA HADALSIINAYSA, IYADAANA KAA FIICAN.
@@am.b5688 halkan waxasd ja muujisey inaad Xanuun qabiil nacayb aha ku hayo Haku taaknaado mana dawoobeysid
@@abdimagan3482 " kuwa wax ka sheega Ilhaan waa qabiil daraadeed" Dadkay ka dhalatay wax haka sheegaan, waaka dhegaysaneynaa!
ma muslim baa tahay mise wax kale? Teda kale ayeeyo maxaad samaysay noloshaada? xagaad ka gaadhay nolosha? Weligaa ma samaysay wax faa'iido leh?
🤦♂
الحمد لله
Alxamdulillaahi muslim baan ahay
wax fiican baa soo kordhiyay inaan dhoho waxaa igala fiican , inta soo kordhiyo inaanan sheeg sheegin ,
Waayo allaah baa yiri
( واصبر فإنّ الله لايضيع أجر المحسنين ) سورة هود عليه السلام ، الآية 115
Viva IlHan Omar insha Allah gulayso cadawga ha jabo insha Allah
Haaa
Asiya kudue
African women ❤
Guuuleyso wllo waadku laydoontey somali
Mashaallah hareeri iyo america
horey usoco iyo guul labada daroodba❤
Ma naagta cadanka u dhigatay oo qaniisyasha tagerta
@@beerdilaacshe658 waxaas maa wax weyn ah ebow
Waa ceeb
Ilhaan guuleyso walaal ok
Mashallah sis ❤️❤️❤️❤️💝
Masha Allah tawarakallah ilhan umar always wala socota xaalada shacabka Minnesota waad ogtahy keep up the great work 👏 ilhan umar and her team 👏
Wlshey ilhaan cumar sida aan jeclaan lahaaa inay wX u maamusho uma maamulin wxa qurux badnayd in somalida badan oo sida arxan darada ah loogu ilhanaeysanayo maraykanka ay wax ka qabato😎🙄
Happy good month for all goo walaaley from Africa Somalia have goodday
Somalia Guul guul bithmillaah
Ilhaan waa gabadh fiican Soomaalinimo leh , Herari waa nin Qalbi fiican Soomaalinimo leh
Mashallah keep going 🎉
Somali majabto insha allah waynu gaadhi doonaa Halka u sareysa wxn leeyahay somaliyey gacmaha aynu is qabsano
Dadka dhan sidaado kale allaha ka dhigo wll masha allah ❤
Thanks Ms ilhan good job Mr Harare
ilhan wlhi waa gabr cqli badn m.a oo dhiiran wxay u doodaysa muslimka dulman sido kle dalkeda dhibataysan somalida waa dad xumnta faafiya mrkay ledahy beented ma ahn sidoo kle waa dad aan qadiyad lahyn oo qadiyadoda qabilka dhaafsada sorry lkin wxan filayna in sida ugu dhqasa badan uga gudbi doono insha allah ilhan cumar guul baan kuu rajeynayna insha allah
Hareere haaye haaye hori u soco saaxib
Run ahan ilhan wa gawar mucjiso ah ilahay u ka digay qof cod kar ah hadana ad ogu weyn muslinnimada Ana ka gabanin runta hadana ad ogu weyn somali nimada walah kuwa qar manta waxey ka xishon lahayen kuwahadalka afsomali ilhan my sis ilahay haku dowro amin amin amin
Ninkeedii ayay iskafurtay bal aynu aragno waxa lagusiiyo waa intaasoo malaayiin doolar lasiiyaa maadaamoo kii faqriga ee qaxuuntiga ahaa ay iskafurtay ilhaan aynu aragno guurkaagaasi iyo faaidaduu dhalaa 👍 kiip goowin
noolow wariye warka America waan ubaahnayn
Ilhan is amazing, continue to advocate for Palestine, Somalia, Pakistan and Kashmir. May Allah protect you.
And what's wrong with the roads in the us,😂 the keeps on shaking.
And the gays and LBGQt community you support that too I guess
@@worksource3409 I don't, and I can't support sodomy
@@highflyer215 Than why support of someone who disregard the deen for her political views and desire. Who voted against her own country Somalia for debt relief bill.
@@worksource3409 That is her choice non of your business!
Masha’Allah! I couldn’t agree with you more. She has accomplished more in the American dream than most of HATERS who are Islamophobes and bigots.
This is Somalia :
th-cam.com/video/dI_lNFMpgzQ/w-d-xo.html
Manshallah walashey allaha ku dhooro😍😍😍😍iyo warye Herar