Heshiiskaas wuu jabay waxaana jebiyey itobiya waana jaanis ineey nooga hor martay jebinta waayo macaron markuu itobiye tegay ayeeyba jebisay heshiiskii po ay damaceedi xoog ku qaadashada dib usoo nooleysay lkn markii horeba heshiisku ma dhameys tirneyn ee waa loo balansanaa in la dhameys tiro bilaha soo socda
GALA DAGAALKU wuxuu rabaa inuu ka soo guuro hawd oo meel adag ah si uu u soo dago nugaal waayo halkaa nolali ma taalo jaamac siyaadku ma fahmayaan waa lagu guuray bahararsame dhul balaadhsi ayay u socdaan
Waaryaa somaalilaanyeei ceerigaabo guri harti leegyahayi loo ma celinkaro lagamana iibin Karo iyaga oo aan dhulbahante raga laascaanood Ku xidhxidhan aan siideeyin iyagana waxa loo celinaayo iyo waxa loo sii dinayaa ma jirto
Nabad baa naas lanuugo leh dhulbahantana intay waallida iska dhaafaan waddada xamar ha furaan si ay cashuur fiican oo qabow uga helaan kuna darsadaan cashuurta xoolahahooda iyo ta ay ka helaan qurba joogtooda soomaaliyey isku day in aad if iyo aakhiraba faaiidaan dagaal xal maaha bal inta aad boqolle iska cunteen xisaabiya bilaa sabab lagana yaabo in ay aakhirana ku cadaaban yihiin
Keep going brother
Guuuuuul soomaaliilaand
Insha'Allah Somaliland Waa La Aqoonsan Doonna.
Guul s/land2025 insha allaahu guul guul guul
55
Inshallah ameen
Guuuuuuul somaliland somaliland guuuuul somalilnd viiva viiva
Inshallah Guul Somaliland
Horo usoco madal furan guulayso waligaa gadwall hamarin
Mansha Allah ❤❤❤❤
Guuuuuuul somaliland somaliland guuuuul somaliland viiva viiva somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
Somaliland guul guul insha allah markasta thank you wariye ❤❤😂😂
Mnsha allah guul somaliland ❤
2025 isha allah reer somaliland way wada farxi donan cadawgenuna alle haynaga hayo
Aamiin alle ha inoo rumeeyo
inshallaah ameen ameen
Abti guulayso
Usheeg huwantaa xaarmajo ushaqeesa dameeeero xaarmaajo
Guuuuuul insaaallh somaaalilnd
Soomaaliland Alloow Dhoowr ❤🎉❤🎉❤🎉
Reer Somaliland guuuuuuuul insha Allah 💚🤍♥️
Somaliland Guul oyi gobanimo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Inshallah guul
VIVA SOMALILAND ❤😮😅
S.land Republic Allah ha dhawro ❤❤❤❤ aameen
❤❤❤salan sare sxb
Guuuuuuuuuuuuul Somaliland
Viv MOU
Somaliland waa dal madax banaan laakin ethoipia iyo maraykanku waa inay ku aqoonsadaan 26 june 1960
Reerahani riyo ayey ku jiraan soomali xagay xukuma fila soomali waar isku xishooda soomalilaand ma xukuntaan ee isku xishooda soomalilaand way tagtay guul iyo gobanimo soomalilaand salaan sare geesi qaran ❤❤❤❤
😜😜😜😜cudur somaliland ba kugu dhacaaye faqash
Waad mahadsantahy geesi habar gidirnoolaw adeer noolaw caydiidka maanta waad ku mahadsantahy noolaw
Waa habar yoonis isxaaq care , abtiyaal bay u yahin hg
Sxb Waxaan ahay dadka Aad u suga Saxafadaada una Xiiseeya kolay Afkaar inaan kugu soo kordhiyo ayaan rabaa thanks
Thanks Wiil aad iigu Qaliyaad tahay oo xaqiiqada ka warama kolay dalkii ayaad joogta waana ku slmyaa
Waa dârood kan hadlaya weligey ma arkin qof dhulkiisi bilaash ku bixiyey oo hadan faanaya
Guul somaliland wasaarada arimaha dibada hore ha u socoto waa huruda
We free from 26/6/1960 ❤😅
Hurdaaye iska daa doqoniimada waar waa hoosaasin . Caawoba way is urursadeen Ceerigaabo khasab ayey gacanta ugu dhigayaan
Guul Somaliland 2025 our land got 7 beaches we dont need any countries its good strategique i hope somalies understanding each other inchallah 👍💚❤️🤍
ALLAH SUBXANAHU WATACALLA dadka Xaqa ha fahansiiyo ha Waafajiyo Qulubtooda beelayada haka saaro dantooda ha garansiiyo kuwo RABIGOODI RAXMAANKA AH garta haka yeelo Amniga iimmaanka illaahay Raxmanka ahi haw sugo bi,idnillaah Allahu Amiin Amiin Amiin yarabi
hard law jama maha nin wacad😮 leh ibinu furash meèl uu jooguba waa isku mid😢😢
Horta xasid ma aflaxo waligii intu somaliland xaasidayay ayuu dalkisa babiyay 😊😱
Illaahi xaqa iyo cadalada idin tussa mahadleh horeba annaga galbeedka somaliland ilaahay noo garanssiyay oo tolkay iyo siyaasi danleh ka diidnay caadifad iyo dalkaaga iyo dadkaaga qixi .boqol jeer ayaa qori iyo jabhad qabiil lano sameeyay lakin anakaa ka dhignay waxaananu ku qancinay ninka doonaya dhimashadaadu miyu hantidissa ceel biyo ino qodo ama wado inoo dhisso takaleh meeday isaga caruurtisii xagey joogaan hadii aad dhawacanto dhakhtarkee lagu gaynayaa . hadii xanuunkaagu dhoof noqdo waraqadaheed haysataa maxaase kaa galay qabiil ??? Abaarti ugu danbayssay waxaanu kaga badbaadnay biyo xidheen uu qabtay wasir koore ilaahay janada haka warabiyee oo cimriga how dhereeye waa nin dhulbahante ah kolkaassa lagu odhan dhulbahantaa cidi nacayssa waaba lagu saliyaa oo issaqo dhan isagaa nooga waxtar badnaa runtii walaalkayow.Inaankaygu cidamada qaranka wuxu ku shahiiday maaha qabil iyo dhulbahante nacayb ee waa somalia Ethiopia ayaa qaadataye bal somaliland badbaadiya hadii lagagaadhi karo hadii somalia badbaadana wadahadalbaa wax lasku wafaqi karaa.lakin Ethiopia intaanay na qabsanin sida somalia waxaa nalaayay oo aboor nagu noqday jahliga qabaayilka oo cilmi garanayn anigana igu daro suldaan waxaa noo ah Mr gala dagaalka iyo ku aan dhaamin iyo aqonyahan shhegta nin maraykan kasoo hadla oo sadexda wakhti cunto u diyaar tahay oon korontadu ka dhamaan sida batterigayga iyo internetka sacad loo qabanin. Science-ku waa music noloshaa waxaanay ku fadhidaa xisaab. xissaabtuna waa fanka ilbaxnimada iyo xaragada caqliga . hubsimada iyo samirkuna waa midhihii iyo laxankii kolkay isku wada helaana waxaa soo baxa hees macaan wana runtii xaqa ahayd !!!!!!!!! from saylac somaliland republic❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😢 miyuu 5:15 ooyayaa
Heshiiskaas wuu jabay waxaana jebiyey itobiya waana jaanis ineey nooga hor martay jebinta waayo macaron markuu itobiye tegay ayeeyba jebisay heshiiskii po ay damaceedi xoog ku qaadashada dib usoo nooleysay lkn markii horeba heshiisku ma dhameys tirneyn ee waa loo balansanaa in la dhameys tiro bilaha soo socda
Kaani professor maha dunidaba lamasocddo waa tulli foqool tulli weyan Belo inimarteey
Garxajisow ilaahay ku xidhnaada oo daarood dhamaantiisba wuu isasoobaahaystay ee حسبنا الله ونعم الوكيل ☝
Dhulbahante waxba u yaalaan British S.land Protectrate way diiday in daarood marna Isaaq u yimàad koonfur Somalia Italia.
Noocaasi ayaa siyaasi u ah
😂😂😂😂😂
Kaani professor maha waa nacaas akhligisu dameer madaafsisana tulli foqool tulli weyan Belo inimarteey
DHULMAHANTE WA cadowga koowaad ee somaliland leedahaye waxba haka rumaysanin.
Dhulbahante dantoda ma yaqaanaan. Danta ayugu ay ku qabaan sl ayaa ka badan ta somaliland ay ku qabto
Wle Somaliland cadawgeeda waa kagulasnyaa mclaa adunka dawladnimada Somaliand waa garab joogsan do ona wayo stragic Somaliland taalo aduunku ubahanhy
Danaba u runa sheegaye tuugtii garaada dhulbahant ka taajiraya markaya arakeen fadeexa ka raacadaye 😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Waar. Dadkiina. Iyo. Daalkiisa. Yaan. Laadiinku. Diiriin. Waar. Dadka. Iskukiin. Diirin. Maxay. Rabaan. Ku. Guulasta. Coolaadu. Khaar. Maro
GALA DAGAALKU wuxuu rabaa inuu ka soo guuro hawd oo meel adag ah si uu u soo dago nugaal waayo halkaa nolali ma taalo jaamac siyaadku ma fahmayaan waa lagu guuray bahararsame dhul balaadhsi ayay u socdaan
qalbi madooba kan tariikh ka shekayaan 😂😂😂 garaadka reer xamarka 😂😂😂 yaa rabii
Calanka west florida Republic miya qaadii lahayd 😂😂😂😂😂
kirro is zero
Xasidnimo zero
okirro na bakheya,
Siday gooje cade iyo laascaanood uga bexeen gacantiina ayey Ceerigaabo uga baxaysa
Moussa Ismaciil ku manay ahay reer sheikh Issakh ? Maxay tahay babada uga sheekaynata laba sano aya Darood odhan uu heeshiyeen
😂I 😂😂😂 muqdisho waxay nimcadeedii khayraadkeedii ku badalatay la dagaalanka somaliland
Waaryaa somaalilaanyeei ceerigaabo guri harti leegyahayi loo ma celinkaro lagamana iibin Karo iyaga oo aan dhulbahante raga laascaanood Ku xidhxidhan aan siideeyin iyagana waxa loo celinaayo iyo waxa loo sii dinayaa ma jirto
Nabad baa naas lanuugo leh dhulbahantana intay waallida iska dhaafaan waddada xamar ha furaan si ay cashuur fiican oo qabow uga helaan kuna darsadaan cashuurta xoolahahooda iyo ta ay ka helaan qurba joogtooda soomaaliyey isku day in aad if iyo aakhiraba faaiidaan dagaal xal maaha bal inta aad boqolle iska cunteen xisaabiya bilaa sabab lagana yaabo in ay aakhirana ku cadaaban yihiin
CEEEEEEEB CIRO MAXAABIISTEEN OO XIDHAN AYUU SII DAYNAYAA KUWII HUWANTA.CIRO MA KA HADLO AQOONSIGII ITOBIO EE LAGA SHAQEEYEY 90% KALIYA INUU DHAMAYSTIRO!!!!! SIYAASADII ARAMAHA DEBADA DURBA SORRY
Way idin nacaday itopya