Marreexaan oo gacanta ku dhigay hub lagu xasuuqi rabay Beelweynta Daarood iyo cidda hubkaas lahayd.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 156

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 หลายเดือนก่อน +23

    Daroodka dacadnimadoda Allah ayaa og Waxii soo dontana weyku dhamaan insha Allah

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 หลายเดือนก่อน +6

      Meeshii la’iigu tashanayey sow ilaahay ma’joogin?

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 หลายเดือนก่อน +10

    Sirmaqabe alaa usahana walee dulmiilayaashii waxbaa kudhacay ayaantaan meelay joogaanba jab iyo ceeb baa karaacday. Ilaah baa mahadle umadiisana ilaashanaya ha idinku taagnaato. Mahadsanid walaal Kabayare❤

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq หลายเดือนก่อน +11

    Masha'Allaah Marexaan Markay yabaanba Mawlle ayaa ujoogo😊

  • @zaytum
    @zaytum หลายเดือนก่อน +4

    Guul guuleysta vivo ❤❤❤mareexan .Xasan dhiiqo ayaa leh hubkaas uu rabo in lagu gumado beelwrynta leelkase

  • @user-ku1bh8xs7p
    @user-ku1bh8xs7p หลายเดือนก่อน +8

    Xaq ayaa dilacey irisamaale wax kasta ay maleegaan oo darod ey u tashadan ilaheybaa fashaliyo isaaq hubkii jabuuti gacantan ku dhignay kii hawiye gacantan ku dhigney xamdulilah

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 หลายเดือนก่อน +17

    Cabdirisaaq Kabayare waa halgamaa weyn sanadkaan ku soco warkooda iska dhaafe.

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud หลายเดือนก่อน +6

    Good job Beesha Mareexaan Guul iyo Gobannimo.

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z หลายเดือนก่อน +2

    Mareexan al daroodiya Qaniimo labaad besha darood gacanta U soo galay 😅❤💪💪💪💪

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 หลายเดือนก่อน +5

    Xassan allaha na dhaafiyo.

  • @saynabaadam6882
    @saynabaadam6882 หลายเดือนก่อน +10

    Umada alaha ka qabto xasan munaafaq masiibo alaha ku rido

    • @maryamadam6932
      @maryamadam6932 หลายเดือนก่อน

      Aaamiiin yaa rabb.

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 หลายเดือนก่อน +7

    Ma Xasan Sheikh baa weli Ethiopia xiriir la leh oo hub kala soo degaya

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 หลายเดือนก่อน +4

    Caabudwaaq ❤❤❤isku difaaca hubkaas adinku ha isku adeegsanina please😢cadawgiina ku xasuuqa😢from rp ex caabudwaaq❤

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc หลายเดือนก่อน +11

    Illaahay ayaa kashifay xasan iyo kooxdiisa

  • @SM-qx5he
    @SM-qx5he หลายเดือนก่อน +4

    Habaryar Macaan Mahadsanid Soomali baad uhiilisay. Soomali waa isdhextalaa kashacab ahaan Xasan dhiiqo qabiil mamatalo waa ninkii Soomaliwayn god kuriday Soomali halatashato walaa abgaal hakatashadan

  • @abdisalanmohamed4678
    @abdisalanmohamed4678 หลายเดือนก่อน +4

    Hadii taasi jirto Marriixaan Guuleysta dheh.

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n หลายเดือนก่อน +4

    Subxaanallaah allow xasan dhiiqo umada ka qabo

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi หลายเดือนก่อน +4

    Subxaanallaah Allow Hassan umada ka qabo ‼️⁉️🛑

  • @bby6
    @bby6 หลายเดือนก่อน +8

    Wa runta abwan somaliyed bad tahay brother

    • @Nadifo-gm4dr
      @Nadifo-gm4dr หลายเดือนก่อน +1

      Habo alha ku xafido

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 หลายเดือนก่อน +1

    asc habo sharwade xasan madharge allow naga qabo sharkiisa iyo shar kalaba aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 mareexan gobgob dhashay xajista hubkaas

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน +6

    Xawaadlow Hubkaas yuusan idin dhaafin.

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 หลายเดือนก่อน +4

    Habo nooloow❤❤❤❤❤

  • @user-gw9jy1gl2q
    @user-gw9jy1gl2q หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂. Abwaan mahadsanid warkaadu waa hufanyahay.hala dhaco 100&100. Allah Tabarakallah Allah SWT waa lagu sugay xassan gurgurte waa munaafuq. Mareexaan Sade oyo dhamaan Soomali weyn guul iyo gobonimo Mashaa Allah.
    Mahadsanid abwaan kabayare for telling the truth.

  • @DalabMaxamed-nc7pm
    @DalabMaxamed-nc7pm หลายเดือนก่อน +5

    Tani guul kaweeyna maxaan ku sheegnaa waa wax laguyiqiin beesha sade ilfunaanta iyo geesinimo guul

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE หลายเดือนก่อน +2

    Mareexan niman sahlan ma aha waa geesiyaal igu soo orod ma aha

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 หลายเดือนก่อน +1

    ILLAAHOW XASAN NAGA SOO GAAR . ILLAAHOW XASAN NAGA SOO GAAR. ILLAAHOW XASAN NAGA SOO GAAR. ILLAAHOW XASAN NAGASOO GAAR. ILLAAHOW XASAN NAGA SOOGAAR. ILLAAHAYOW XASAN NAGA SOO GAAR. ILLAAHAYOW XASAN NAGA SOO GAAR. UMAD KHAYER QABTA OO AAD ADIGU ILLAAHAYOW RAALI KA TAHAYNA NOOGU BADAL AAAAMIN

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน +3

    Dowlad la isku haleeyn karo
    oo amniga Damaanad qaadi karo maleh
    Waa inuu qof walba asagu is difaaco

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan kabayare inta badan waa run sheeg

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 หลายเดือนก่อน

    Xasan Sheekh waa cadowga. Shacabka Somaliyeed.

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy หลายเดือนก่อน +1

    Hassan dhiiqo hubku DAROOD uu soo aruursayey ayaan gacanta ku dhiignay
    Hawiyow itobiya iyo kenya anaga xuduudleh meelna waxbo kama keeni kartan.

    • @Maria28832
      @Maria28832 หลายเดือนก่อน

      Warya nacas hawiyeh somalia dhan buu xukuma ma hub buu daarood ka baryaya maca diyarado heysta dakada moqdisho heysta nacas faqash

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 หลายเดือนก่อน +1

    Allaah ayaa fashilay sirtii xasan beenaale kamana waantoobayo isku hubeynta beelaha wada degan.

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 หลายเดือนก่อน

    (ALHAMDULILAH )🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲(RABBI) ayaa MAREEXAAN💞💖💖💖u HIILIYEY!! SIR MAQABE ALLAH) u SAHANA!!!!!

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 หลายเดือนก่อน

    Xasan gurguurte Ilaahey umada haka qabto intuu xukunka joogo dhib wuu joogaaye

  • @xaawo1
    @xaawo1 หลายเดือนก่อน +8

    Daarood dulmi ma jecla hadii la dulmin rabane allaa u hiiliyo oo cadawga waa hoogay hassan buntlandi buu rabaa inuu qaso laakiin ma shaqeeyneeyso fashil Lee u dambeeyo

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu หลายเดือนก่อน +1

      Xaqiiq....

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc หลายเดือนก่อน

    Kabayarow. Itoobiyaan. Weligiina dawlad soomaaliyeed. Caawimo siinmaayo. Hub iska daaye xoogaa digirana siinmaayi hubkaxoolihii dalka lagu soo iibsaday. Allena. Waa. Kashifag

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 หลายเดือนก่อน +5

    sir maqabe saab baa biyo u celiyo xawaadle dhinaciisa waa sugayaan

  • @kayddaahr815
    @kayddaahr815 หลายเดือนก่อน

    That is true

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 หลายเดือนก่อน +2

    Mareexaan dagaalna waa yaqaan nabadna waa yaqaan.

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m หลายเดือนก่อน +1

    illaahaybaz daarood garabtaagan sirmaqabe allaa usahan ah

  • @MohamadAli-c1h
    @MohamadAli-c1h หลายเดือนก่อน

    Xasan.waa ethopiyan

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc หลายเดือนก่อน

    Allaahu akbar, wallee sir maqabe saab ayaa biyo u celiya!! Xasan sheekh iyo tiimkiisu waa cadawga somaliyeed, ilaahay sharkooda ha KUCELIYO aamiin aamiin yaarabi

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 หลายเดือนก่อน +1

    Haddii Xasan lahaa hubka intaa tirada le’eg si’uu isugu dhufto umaddii uu udhaartay hadhowna uu inoogu sheekeeyo wuxuu rabo markaasna dadka qaarkood run moodaan waa iska nasiib daro.

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 หลายเดือนก่อน

    ASC wll. Weleen MR isn’t easy ❤mashaa Allah. HSM tomorrow International community will visit your office. Masakiinta aya rabtaa ina isku diirtid 😂😂😂😂😂😂😂Waa fashiilmey HSM.

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Abdirisaaq kabayare mahadsanid

  • @maxamedcabdisalaan7496
    @maxamedcabdisalaan7496 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan kabayare nasab nasab dhalay wad mahadsan tahy

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 หลายเดือนก่อน

    Hubka waxaa sheegtay Liibaan Shuluq laakiin qorshaha waxaa watay Xasan Sheekh.

  • @SomiSomi-sm7iy
    @SomiSomi-sm7iy หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan kaba yare cadowgagu kuma arko oo
    Cadow kale hala ha ku salido

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 หลายเดือนก่อน

    Geesiyaal noolaada from Laascaanood ❤️❤️❤️❤️🔥🔥🔥🔥

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 หลายเดือนก่อน +1

    Diin diin yaa la yiri wa lahu tashadeye markasu yiri meeshi laygu tashadeye soo Alaah ma joogin qiyanadi Xasan munafaqa ilaaheye umada ha Ka qabato umada soomaliyed daba buu dhex dhigaye waa ayn daro🥵🥵🥵🥵🥵

  • @siman111
    @siman111 หลายเดือนก่อน +1

    Hubka ma dirta lo waday daarood daacad nimo Allah u kashifay habo

    • @kamalgiftin1448
      @kamalgiftin1448 หลายเดือนก่อน

      Kkk kk
      May may wlshey xaashaa annagu mareexan wa wlaldeen aanu wlaahi waliba jecelnahy aadban'na uga xumeyn in dhibaatada intaa la'eg, dad walaal kala gaarto ee rabbi ummadda somaliyed dhammaan quluubtod burcad haysu mariyo ha mideeyo
      (ALLAH HUMMA AAMIIN)

  • @user-qv3kr4bw3u
    @user-qv3kr4bw3u หลายเดือนก่อน

    Viva mareexan hubkaan aad qabateen waa kuwi lagugu xasuuqi lahaa yaana qooto qooto lagaga qaadin soomalia amaan kama jiro nin walba xoogisa weye isku difaaca ilmo adeer yeel

  • @farhiyamahamad5492
    @farhiyamahamad5492 หลายเดือนก่อน

    AllahucAkbar misia sano ba ladulminayey besha marexan ilaahay bacu hiliyey❤❤❤

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud หลายเดือนก่อน +1

    Ethiopia waa cadawgeena iyo hub aan ka soo gadanaa bal is qabadsii waa caqliga Mooryaan Culusoow nacalatullah.

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Habo scw xaaladu waa khatar

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 หลายเดือนก่อน

    Sirma ma qabe Saab yaa biyo u celiya dhagarta xassan iyo kooxdiisa iyo waliba qabiilkiisa ilaa iyo hada cadaawadii qabiilku ma dayn ilaa 34 sano wali dhiig yey u ciilqabaan markii wixii hub ahaa uu reetkiisa siiyey oo leelkase iyo mariixaan lagu weeraray waxna laga qaadiwaayey yaa midkale itoopia looga doontay markaas yaa iyagii loo watey iyaga gacanta ilaahay u galiyey diin yaa yiri meeshii laygu tashanayey saw ilaahay majoogi tolow xassan iyo kooxdiisa iyo reerkiisa onta aan ilaahay aqoon ee cadawada qabiilka kila socota goormey waano qaadan doonaan ciilka qabiilku ka bi idopnaa mise waa la dhimandopnaan

  • @user-ew5xq4cx8j
    @user-ew5xq4cx8j หลายเดือนก่อน

    HUBKA KALENA XAWAADLE GACANTA HAKU DHIGO HUBKU HAFUU HUB DAWLADEEDYAHAY WAXAA LAGA SOO DEJIN LAHAA AADAN CADE AYRI BOOR AMA DEKEDA MUQDISHO EE WAA HUB BEELAAD ITOOBIYANA IN SOMALIYI ISKU DHAMAATO AYEY RABTAA EE TAAS HALA OGAADO

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 หลายเดือนก่อน +1

    waar ileen xasan dhiiqo riwaayad buu u dhigayay shacabka soomaliyeed waar ma anaan garan body language kiisa markuu masaajidka ka hadlayay inuu been sheegayo bishimihiisa ayaa laga garanayay iyo indhihiisa

  • @xaliimoxasan3302
    @xaliimoxasan3302 หลายเดือนก่อน

    Hub itoobiyo lagakeeno xasan ,sh, umabaahna waxaad illoowday dawlada inloofasaxay hubka aduunka oo dhan itoobiya hub masameeyso doowladaha hubka sameeya ayoow umadaxbanaanyahay xasan sheekh saas u ogoow

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi หลายเดือนก่อน

    Subxaana allaah sidey ku ogaadeen

    • @ahmedmedwaismed2086
      @ahmedmedwaismed2086 หลายเดือนก่อน

      21 sanadod ayay dawlad iyo sirdonkeedaba xukumayeen AB-GAAL kana gumaysan jireen sida xoolaha, caydiid ayaa kasoo gaadhaye way raranjireen sida dameraha

  • @osmanyusuf1696
    @osmanyusuf1696 หลายเดือนก่อน

    Guul reer cabudwaq

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน +1

    Nacladih kugu dhacday xasan moryan iyo shuluq ilahay bah kah shifay Argagixisadah u wadoh xasan moryan waxan u shegayah marexan inay isku difacan xawadlow iskah ilaliyah Argagixisadah u wadoh xasan moryan iyo shuluq

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Qoor qoor baryahaan waa la raadinaye

  • @user-pp3se9re2o
    @user-pp3se9re2o หลายเดือนก่อน +2

    Alle ayaa ku mahadsan oo fashiliyey dulmigi la aloosayey.

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaah baa kashifay xasan dhiiqo aaway baarlamaankii la khiyaanay.

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 หลายเดือนก่อน

    Mr guul

  • @Mariahassanisack
    @Mariahassanisack หลายเดือนก่อน

    Daaroodka iyo adiga maxaan idinka dhaxeeye mise sida kale ayaan tahay baridd dheer kadib waxaan helay inusan kabayare kudhalin

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 หลายเดือนก่อน +2

    Xaqii baa dilaacay waxaa kashifmay khiyaamadii xasan dhiiqo ilaahay cadaaladsanaa beesha mareexaana waa in ay hubkaas isku difaacaan oo aanad aamnin xasan dhiiqo.

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    W❤aa runtaa hasan waa beenlow

  • @mudiali719
    @mudiali719 หลายเดือนก่อน +1

    Ethiopia iyo Hassan sheekh Maya was dad kale

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh หลายเดือนก่อน +3

    Mareexaanow hubkaas keydsada ha isku leynina

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 หลายเดือนก่อน

    Dadka habaaramaayo alaha idinka ha idinku celiyo

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d หลายเดือนก่อน

    hubkaas waa hub daaroodka degan gobolada dhexe lagula dagaalamayo yaan sinaba lagu sii deeyn idinku qaybsada oo isku difaaca.

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg หลายเดือนก่อน

    Ethiopia hub in taa leg ma bixiso dha shiika ha iyo isneebar ma bixin karto ee iska hub iya

  • @abdiabdi8887
    @abdiabdi8887 หลายเดือนก่อน

    Salan sare abti

  • @malabeeyy6568
    @malabeeyy6568 หลายเดือนก่อน

    Xaqii a feraha ka dilaacay moryantii xasan sheekh o alshabab ahaa way ku ficantahay dulmigii a ku soo noqday

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 หลายเดือนก่อน

    Dadkaan hubka waa in aan ka dignaah waa dad qeer masuul ahhh wax lagu amini karooo majirtooo waa dad walan daqtarka walida iyo xabsiga in la digooh ka jeclaan lahaa

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 29 วันที่ผ่านมา

    Murusadoo meeyd ku raran oo wacdaan u diiday in dhulkoodalagu duugo mareele dajiyay oo kaaba qabiil reer mataana aa dhulsiiyay dad abaal ma laha aseey xamar sheeganayaan waxaana ka yimideen ceel buur intakale ayee la mid yihiin oo timid waxaan mudulood aheeyn dagaan ma ahin 33sano cidaan mudulood aheeyn duqmagaalo ma naqan mana noqon doonaan wadanka waa fadaraal ninkasta dagaan kiisa auu duqmagaalo ka noqanayaa caasimad waaye ayee dhaheen markasta caasimad ayee aheeyd iimaanka alaha idin galiyo

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 หลายเดือนก่อน +1

    XASAN BEENLOOW YAAN HAL HADAL YAANAN LAGA AAMININ WAA TUUG LA JIRA CADAWGA SOOMAALIYEED

  • @suleekho232
    @suleekho232 หลายเดือนก่อน

    Horta Galmudug illahay waxan uga baryaya inuu ilahay nabad ka dhigoh oo dadka dagaa ay caqlistaan.
    Anoo naag MJ aha ayaa jecel inay Habargidir ay caqlisatoh oo ay garato waxa aan dantodu ku jirin maha inay dagaal u tagan yihin malinkasta.

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 หลายเดือนก่อน

    Lkn beesha jareer weyne yaa usheegay in xasan loo waday mise xariga sheegow ayad kula dirirsanthy😂

  • @ubax3018
    @ubax3018 หลายเดือนก่อน

    Waad qosleysaan yaan
    La ooyin mareexaan caawaba
    Wey heesataa ama hubkii ama
    Caabudwaaq weey gubandad iyo duunyo

    • @ifrahomar9614
      @ifrahomar9614 หลายเดือนก่อน +1

      Yaan adiga nolosha lagugu gubin moryan yahay

  • @Farhiya-yj4ir
    @Farhiya-yj4ir หลายเดือนก่อน

    Kow kow after 35 years miya Ethiopia Hob ka Doontay 😳

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc หลายเดือนก่อน +1

    Sir maqabe. Alla u sahana

  • @CabdikariinIbrahim-kj9cw
    @CabdikariinIbrahim-kj9cw หลายเดือนก่อน +2

    Nin ba malintesa wala lotuma kkkkkkkk

  • @goonitv
    @goonitv หลายเดือนก่อน +1

    Sxb HUBKA hasan SHIIQ malahan waxa LEH liibaan shuluq o ah musharax madaxweyne galmudug marka iska hubso anaga war baahinta kujirno kagana somalia

    • @OMARAhmed-cd6ch
      @OMARAhmed-cd6ch หลายเดือนก่อน +3

      Sababta Liibaan shuluq uu Ethiopia hubka intaa la'eg uga keensaday maxeey tahay?

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj หลายเดือนก่อน +2

      Liiban yuuu hubka u watey so darood maahan waridkiin wasa

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 หลายเดือนก่อน

      ​@@dilara-jj5yj war ilaah kabaq ninkaas danihiisa buu hubka uwatey ilaahbaa fashiley dulliga kuley qoor qoor baa larabey in lagu carqaladeeyo oo lagu furo Wax loogu yeero gurmad qaran maleeshiyaad weliba sacad ubadan lagu hubeeyo markaa messha wax daarood loola Dan lahaa mahine hg vs hg uubey eheyd sheekada lkn ciyaarta idinkaaba sii qurxiyey hadaadbab kala dhex baxdeyn waad kala bad baadiseyn 😂😂😂

  • @imaansh1590
    @imaansh1590 หลายเดือนก่อน

    xaq aaa shaqeyn m ayagaa la rabay in lagu laayo

  • @abdiqadirsalad3124
    @abdiqadirsalad3124 หลายเดือนก่อน

    Hubka walagarabaa mariixaan

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 หลายเดือนก่อน

    Waxa xaqiiqo ah hubka meeshii uu ku bato dadkiisu in ay yaraanayan mana ahan wax lagu farxo

  • @ONKODTV
    @ONKODTV หลายเดือนก่อน

    Rag rag dhalay

  • @hooyosomaliyed4029
    @hooyosomaliyed4029 หลายเดือนก่อน

    Xawaadloow adna jedka ugal kan xega waa fursada xasan munaafaq waa fashelmay

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 หลายเดือนก่อน

    Koow maalintii uu xasan dhuusamareeb degay oo usha uu ku tukubay baan iri galmudug iyo puntland buu hasan dab ka shidayaa ee al shabaab lama dagaalamayo

  • @abdullahidugsi8818
    @abdullahidugsi8818 หลายเดือนก่อน

    Beesha Mareexan waxay xogta ku heshay in DFS iyo Ethiopia aan xidhiidh ganacsi ka dhaxay hubkaasna rag HAWIYE ahi shaatiga Dowlada kusoo gateen la rabayna in lagula dagaalamo LEELKASE iyo Mareexan waana sababta la kid gooyey

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 หลายเดือนก่อน

      Beentii iyo propogandadii daarood maa noola timid , hubkaas dowlad shaqo kuma leheyn nin hogamiye kooxeed liiban shuluq ladhahaa watey oo sacad eh rer galkacyo anaga waxba ha inagu soo xoq xoqine beentaa nalaga tag , hubkaasna qoor qoor baa loo soo gatey in lagu muquuniyo haduu doorasho qaban waayo sidi waagii xaarmaajo fillada looga saarey cml 😂😂

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 หลายเดือนก่อน

      Beentii iyo propogandadii daarood maa noola timid , hubkaas dowlad shaqo kuma leheyn nin hogamiye kooxeed liiban shuluq ladhahaa watey oo sacad eh rer galkacyo anaga waxba ha inagu soo xoq xoqine beentaa nalaga tag , hubkaasna qoor qoor baa loo soo gatey in lagu muquuniyo haduu doorasho qaban waayo sidi waagii xaarmaajo fillada looga saarey cml 😂😂

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 หลายเดือนก่อน

    Hubku waa mid Sharci darro ah, su'aashu waxaay tahay Xasan Sheikh inuu yiraahdo waxaan ahay Madaxweyne Soomaaliyeed iyo inuu hub Controbaan ah Ka shaqeeyo ma ahan wax isqaadan Kara .
    Xasan Sheikh waxaa cad inuusan qaadi Karin Masuuliyad ummadeed,waa in meesha laga saaraa si degdeg ah.

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t หลายเดือนก่อน

    Waa dad lilaahi ah in ayaga lagu laayo baa larabay qabiilo kale loso dhiibo lkn alle baa uhiliyy ayaga gacantoda galiyay hhh

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 หลายเดือนก่อน +1

    SANBALOOSHE IYO ITOOBIYA SOW LAYSKUMA OGEYN. XASAN SHIIKH WUXUU YIDHI ITOOBIYA WAA CADOWGA AYNU LEENAHAY IYO SANBALOOSHOW HUB INOOKAKEEN SI AAN REERAHEENNA UGU QAYBINO BAL ADIGU ISQABADSII ISDIIDOOYINKAAS. WALLEE DAMUL QUSHAASH WAA LAGU WAREERSANYAHAY

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 หลายเดือนก่อน

    Maqaar murursade xaaskii xarmaajo

    • @Mooiokk
      @Mooiokk หลายเดือนก่อน +1

      Waad ciilnathay xalay madan jifan umaleyna

  • @barnishire6870
    @barnishire6870 หลายเดือนก่อน

    Calasow waa oromo ma aha. somali

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 หลายเดือนก่อน

    Ina kabaye hub kaliya la’iskama qabsan dagaal baa dhexmaray kuwii hubka watay macal Nisa waxa loogu yeero oo dhimasho jirto 2da dhinacba iyo shacabkii deegaanka taas miyaadan maqal?

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Ethiopië so tii la yiri .colbaan nahay

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkķknnkkkkkkkkkkkkk
    Waad naga taqaanaa duqa dhaqankiisa hoose iyo sareba.
    Qoor Qoor waa geesi sirtiisu u aasantahay, H Gidirtii runta ahayd weeyi Qoor Qoor maasha-allaah,
    Mahad nacas ayuu rabaa xasan inuu ku istaadho nacasna kaama baydhee isagoo maqiiqan ayuu soogalaa, Qoorqoor fiirodheer yeelo

  • @bby6
    @bby6 หลายเดือนก่อน +1

    Hassan munaafaq wa mujrim an ilahay aqoon