DAAWO Wareysi Kulul General Galaal oo Markale Bahdilay Beesha Daarood

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 171

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv ปีที่แล้ว +1

    Waa run daaaroood iyaaa ugu yar somali

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv ปีที่แล้ว +1

    Somalida isaaaqba ugu badan hawiyahaa ku xigaaa

  • @Cirguje2
    @Cirguje2 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahayow u naxariiso General Maxamed Nuur Galaal SOMALI BUUXA BUU AHAA GOBTA SOMALI BUU AHAA 🤲

  • @abdullahyyussuf1723
    @abdullahyyussuf1723 3 ปีที่แล้ว +7

    odayga sidoo u qoslaayo baan jeclaadey😂😂😂 ilaahoow kuu naxariisa ,jeneraal maxamed nuur galaal allah ha u naxariisto, allahuma aamiin.

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 3 ปีที่แล้ว +9

    GEN GALAAL SOMALIDA XORTA AHBU KA HADLAYA LOMA JEEDO SOMALI OROMO IYO SOMALIKUKUUUYO

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 3 ปีที่แล้ว +5

    Famaajo is the greatest man who can safe Somalia .Good luck Farmaajo. 🌴🌴🌴🌴🇩🇯🇩🇯🇩🇯 . From Djibouti

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 3 ปีที่แล้ว +3

    General galaal waa astaan qaran ilaahey haku barakeeyo

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 ปีที่แล้ว +1

    Daarod Kuma ooga ina caayday ama amaantay Adiga isdaliyay lkn manta waa iga hoseeysa Allah ku naxariisto.

  • @move-on1833
    @move-on1833 3 ปีที่แล้ว +5

    Allaha unaxariisto awoowkey 🤲🏾

    • @garrettluis3960
      @garrettluis3960 3 ปีที่แล้ว

      pro tip: you can watch movies at Flixzone. Been using it for watching lots of of movies during the lockdown.

    • @jacobcamdyn6563
      @jacobcamdyn6563 3 ปีที่แล้ว

      @Garrett Luis Yup, been using Flixzone} for since december myself :)

  • @baakaaycumarbaakay6147
    @baakaaycumarbaakay6147 3 ปีที่แล้ว +3

    Mudane galaaaloow adeer geerida haku ilaawdo noolaaw inta eey joogaan odayaasha qabiilka waalay

    • @abdullahyyussuf1723
      @abdullahyyussuf1723 3 ปีที่แล้ว

      maanta ayuu geeriyooday allah ha u naxariisto jeneraal maxamed nuur galaal.

    • @sakariyecaqil5831
      @sakariyecaqil5831 3 ปีที่แล้ว

      Waa dhintay waliba si xun alle Uma naxariste mad nafta ucelisid wata la gogoye qabyalad Aya ku tagerin mantana qabyalad ayuu la God galay benaluhu

    • @abdullahyyussuf1723
      @abdullahyyussuf1723 3 ปีที่แล้ว

      @@sakariyecaqil5831 walaalo ani ma taageersaneyn , mana lajiri lkn qofka muslimka ah haduu dhinta naxariista allah qof ka xigo ma jirto ,dad asaga ka daran oo dhiiga daadiyay sidi : الحجاج بن يوسف الثقفي ayeey banaantahay in allah ha u naxariisto la yiraahdo , anigana asaaga wax ii galay majira wallahi, saas oo la soco .

  • @fuaadcabdilaahiyuusuf8327
    @fuaadcabdilaahiyuusuf8327 3 ปีที่แล้ว +3

    Runtu dadka waa ka nixiseema disho galaal run sheegnimada loo haysta thank
    You galaal

  • @XamseXashi-ht6wh
    @XamseXashi-ht6wh 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @SaSa-th5on
    @SaSa-th5on ปีที่แล้ว

    M.siyaad bare wadani allaha unaxariisto🤲😭

  • @MohamedCiise-g1p
    @MohamedCiise-g1p 7 หลายเดือนก่อน

  • @dsf9824
    @dsf9824 ปีที่แล้ว

    ilaahay naarta hakugu fogeeyo
    Dhiigya xab

    • @yuusufmahamedcali2742
      @yuusufmahamedcali2742 9 หลายเดือนก่อน

      Adina ilaahy hakaa daba geeyo sinjiyada hoyade was

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad 2 ปีที่แล้ว +2

    Allow Kuu Naxriiso Geesi Hawiye Iyo Somali Oo idil Buu ahaa Qabriga Ku Naso Adeer Faqash Baa Jaanis Kugu Heshay Oo Si Cadawtinimo Ah Kugu Dishay 😢🤲

  • @farhiyamaalin9986
    @farhiyamaalin9986 3 ปีที่แล้ว +2

    Allaha kuu naxariista Adduun waa kan ninkii runsheega ama been sheega ,ama qabiil wax ku difaaca xisaab waa Alla,agtiisa,in nafla waa mood waxan ku hadlayna,aan ka fiirsana malaa,ig baa garbeheena saaran Allaahu yaclam

  • @AhmedMohamed-rq6hr
    @AhmedMohamed-rq6hr ปีที่แล้ว

    Galaal wiilkii siyaad barre ukalakiciyey

  • @passionperfection6520
    @passionperfection6520 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilahy baa qof walba xisaabunayo lakiin waxa loo dilay warkii uu sheegay

    • @royaltygtm9787
      @royaltygtm9787 3 ปีที่แล้ว

      allah ha unaxariisto Gen/ galaal , ogow in allah wax dilo waxna noleeyo , waqtigu hadu buxsamo xaga allah , Allah uun ba baaqi noqon wbt

    • @sahalcali4196
      @sahalcali4196 3 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq weeyaan walahi

  • @SaSa-th5on
    @SaSa-th5on ปีที่แล้ว

    Daarood waa milixda soomaaliyeed

  • @mahmoudnuur4223
    @mahmoudnuur4223 3 ปีที่แล้ว +1

    Much respect to general Galal, Somali people are one and inshAllah soon we will go through this rough time.

    • @mahmoudnuur4223
      @mahmoudnuur4223 3 ปีที่แล้ว

      In yhe same time tge aaid census is for sure wrong spicially for waqooyi as only Harti Darood can equal Issaq and what i belive that forign cenus is not relaiable with all repect to all Somali people

  • @hodanali2995
    @hodanali2995 3 ปีที่แล้ว +6

    dhib majiro ,nin fiican matihid waxbadan oo laga hadli karaa jira hadal caruureed somalia ma anfacayo new generation ka ayay utaal

    • @abdullahyyussuf1723
      @abdullahyyussuf1723 3 ปีที่แล้ว

      exactly new generation ka ayeey u taal , kuwa fikiraayo 😂😂😂😂

    • @makebravo7133
      @makebravo7133 3 ปีที่แล้ว

      KKK AGOONTU DANTEEDAY KA ARKI WAAYEEN TAAS CAMAL UDINMA CAJABINAYSO RUNTA HALDOORKU SHEEGAY

  • @abdullahiahmed2409
    @abdullahiahmed2409 3 ปีที่แล้ว +2

    Galaal afkaada caano lagu qabey Adeer nooloow

    • @سميهاسماعيل-ط7ب
      @سميهاسماعيل-ط7ب 3 ปีที่แล้ว +1

      Maxaa noo low ah maanta wuxuu yiri iyo wuxuu gaystay all’Ohio abuuray buu latagay

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 ปีที่แล้ว

    Maxaa mscna ah oo ku jira reer hebel baa intaas ah waana boqol jir subxaan

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 3 ปีที่แล้ว

    Alle hawnaxariisto janadii fardawasana hageeyo Janaraalka

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 3 ปีที่แล้ว +1

    RIP, the real general,galaal.

  • @fifimoha8103
    @fifimoha8103 3 ปีที่แล้ว +1

    Wariyaha qosol buu isku celinayaa
    80 jirka wuxuu ku sheekenayo buu layaabanyahay 😂🤣😅😄😅😁😆😎

  • @afbile1
    @afbile1 3 ปีที่แล้ว +5

    Daarood waa laangaab indho-adag oo biiq ah... war nimanyahow isgaabiya oo edeb yeeshaa haddii kale 1991

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 3 ปีที่แล้ว +4

      Daarood laangaab ma aha adiguna laangaab kama dhigi kartid 1991 adiga ayaa dadka ugu liitay. Oo iskucunay meeshii lagaaga qaxay intii idinka badbaadayna waxaad kasoo daba qaxdeen dadkii caruurahooda lasooqaxay. Teeda kale hawiye goormuu Daarood xamar kugula dagaalamay? Idinkaa dad caruurahoodii kalabaxay oo aan saanad haysan laynayaye Dawladii meesha joogtayna iyadoon cidna qori kuridin ayay magaalada isaga baxday. Marka 1991 cidna ha ugu hanjabin adeer idinkaaba ugu daraaye oo dhulkii iyo dadba dhibta ugu darani idinka soogaartaye.

    • @baakaaycumarbaakay6147
      @baakaaycumarbaakay6147 3 ปีที่แล้ว

      Mxaa carada wll daarood waa laangaab sbbtoo ah xamar asagoo laga racdeeyy buusoo laabanayaa mark doqoman maaha meel lagu xasuuqay in eey kusoolaabtaan

    • @fifimoha8103
      @fifimoha8103 3 ปีที่แล้ว

      @@baakaaycumarbaakay6147 ,shacab baad leeyseen aan hub wadan
      Bal kawaran maanta

    • @baakaaycumarbaakay6147
      @baakaaycumarbaakay6147 3 ปีที่แล้ว

      @@fifimoha8103 waakuma qabiilka aan dilin dad somaliyed isheeeeg qabiilkaaas sxb

    • @sakariyecaqil5831
      @sakariyecaqil5831 3 ปีที่แล้ว

      Waa dhintay benaluhu wajiga gubay may wax utaran hawiye Waa dhimasho ujog duli ah oo indho adag kkkkkl

  • @hanad6666
    @hanad6666 3 ปีที่แล้ว

    Sual an iniwaydiye side nin sargal somalia so ahan jiray oo an ognahay Besha darood qimaha ay ugu fadhido somalinimada haku dhelina awjaale hawiye darood wuxu yahay iyo wuxu galo tarikhda qorte somalia hanolato 🇸🇴❤️✊

  • @hodanibrahim1193
    @hodanibrahim1193 3 ปีที่แล้ว +1

    Daarood waa dadka soomaali ugu badan uguna dhulwayn soomaalidu runta masheegaan Waxaana ga buuxa cudur daarood , waxay ubaahan yihiin in caalamka daawo loo waydiiyo cidna CID kama adka soomaali daarood hala cuudiyo

  • @abdi6182
    @abdi6182 3 ปีที่แล้ว +2

    Hawiye hadu tiro iyo tayo badan yahay wa sidad sheegtay e maxay adiga 3 wiil oo dacas wato xabad afka kaga toogten walibo muqdisho dhexded iyo har cad😄

  • @abdullahyyussuf1723
    @abdullahyyussuf1723 3 ปีที่แล้ว +2

    sax waaye odayga wuxuu sheegay dhamaadka dowlad goboleedyada hadeey farmaajo tago madaxbanaani ayeey ku dhawaaqayaan cadowga soomaalia na wuu ku taageeri .

  • @kaphone6702
    @kaphone6702 3 ปีที่แล้ว +2

    Aleen duqaan I nuu dhimanaaya ma oga muxuu beenta ku falayaa noo sheeg talyaanigu mee shuu dhigey tira koobkaas anaa weydiinaayee Italian waan u dhawahaye iliin safiirka talyaaniga mee shuudhigey waalahelayaa black live matters oo xamar hareereheeda ku nool iyo isaaq Oo hargeysa iyo burco dago aduun weynaha dadka fooryanka ah iyo maduuwguba waxey dagaan caasimadaha dadka u dhasheyna dalka unabadan waxeydagaan baadiyaha iyo meelaha udhow Tirakoob baa soosocda

    • @akamsharif
      @akamsharif 3 ปีที่แล้ว

      Hadda wuu go'ay. Allah u raxmado.

  • @cabdulahishekhcali7621
    @cabdulahishekhcali7621 3 ปีที่แล้ว +2

    General galaal xiligii kacaanka ayuu ahaa mooryaan weyn oo laynayay ciidamadii xabashida cashirka udhigay 1977 waliba ciidamadii uu laayay waxay ubadnaayen beeshiisa maxaad weydiineysan mooryankasi

  • @hah7064
    @hah7064 3 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay cadawgaaga ha jabiyo Galaal nin sharaf leh baa tahay. Kuwa cuqdada qabaa waxba kaa qaadi maayaan. Laadheere ayaa tahay laangaabku hakaa daba qayliyee ha u joojin.

    • @سميهاسماعيل-ط7ب
      @سميهاسماعيل-ط7ب 3 ปีที่แล้ว

      Illahay hausaxariisto laandheere waa ninkii najada gala waxaan unalaynayaa qabiil baa ku difaacaysaa

    • @sakariyecaqil5831
      @sakariyecaqil5831 3 ปีที่แล้ว

      Mad difacdid watas la wadhe kkkkk

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 ปีที่แล้ว

      Haduu laandhere yahay maxaa barwqo 2 will oo ak47 watada xamar dhixdiisa ugu dileen? Hawiye waa caruurtoo kale
      War 1987 waan joogmay xamar tirakoobkii la sameeyey waxaa sameeyet United nations aduunka dhan banana laga sameeyey somaliya kaliya may ahayn odagu aAUN maanta waa igua hooseeya xisaabta uu shaagay ma jirto

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 3 ปีที่แล้ว +3

    Old was qowmiyada oromo tplf waa qowmiyada tigree onlf waa urur qabiil OO qorshaha gumeysiga OO qaybi OO xukun DDS

    • @fifimoha8103
      @fifimoha8103 3 ปีที่แล้ว +1

      I don't understand

  • @fartuncumar428
    @fartuncumar428 3 ปีที่แล้ว +2

    Qof bahdilan dadma bahdilo darod tariqdisa walayaqan lkn asagu inu tariq leyahay asaga unba shegaya lkn manta waba naga hoseya asagaba alle gasiriyay insha allah waxan urajeynaya suasha ogu horeysa in losotago benta ushegay iney darod yar yihin iyo iney badan yihin

    • @hardcoresalafist4189
      @hardcoresalafist4189 3 ปีที่แล้ว

      Wey kubexen

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 3 ปีที่แล้ว

      Taas maa ben ah waa ey habdilan yihiin

    • @hardcoresalafist4189
      @hardcoresalafist4189 3 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanhaydar9481 nin bahdilan aya xamar ku hesta.. sayid bare sharmake. Sayid cabdule xassan hawo tako.. waa dad bahdilan.. ilow caqli hawiye iga badbadii

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay umada soomaaliyeed ha ka qabto wixii qalaalaaso u wada oo aan xishood iyo caqli midna lahayn oo soo bur buriyey oo soo

  • @sakariyecaqil5831
    @sakariyecaqil5831 3 ปีที่แล้ว

    Sadexdan kaliya firiyay kulaha alle Kuma naxaristo beenale qabyalad la dhintay wajiga gubay

    • @move-on1833
      @move-on1833 3 ปีที่แล้ว

      Kalaay adiga naxariisto u diid yaa faqsh

  • @Somfox1
    @Somfox1 3 ปีที่แล้ว +1

    YAAB wale Galaal waa nacas miyuu ku faano awooda SOMALI iyo siday xabashi u gashay inta uu Somali qabiil u kala qaybinayo .. bal daawo 1977 Somali isku duuban oo CUUBAN HERAR KU QABATAY XOREYNTII SOMALI GALBEED .. NACAS GALAAL XASUUSIYA INTA UU SOMALI ISKU DIRAYO th-cam.com/video/kxqRtmAJcMI/w-d-xo.html

  • @cadeyawees4326
    @cadeyawees4326 3 ปีที่แล้ว

    istaaqfurullah

  • @jakey2424
    @jakey2424 ปีที่แล้ว

    Waxaasaa dalka madax iyo generaalo u ahaa. Subxaan. Bal ninkaa caqliga ku jira eega. Caruurta kuma jiro

  • @hodanali2995
    @hodanali2995 3 ปีที่แล้ว +5

    cid lama tirin oday waxbadan iyo waxyar macne masamaynayso oday xikmad waa kaa dhamaatay

  • @dagandagan1408
    @dagandagan1408 3 ปีที่แล้ว +1

    Cudur aan dawo lahayn ayaa hayo ilahay kaama qaado ey ey dhalay 9o jir dhuusadu dhaafayso oo isku kaadshe us uus

    • @lul5217
      @lul5217 3 ปีที่แล้ว

      Asc iska tirtir wll

    • @dagandagan1408
      @dagandagan1408 3 ปีที่แล้ว

      @@lul5217 alaha unaxariisto naftiisii waaye nabigeena alaha kubasharo aamiin

  • @hodanibrahim1193
    @hodanibrahim1193 3 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah matalyaanibaa soomaali wax ka garanaya waxaasi waa sheeko barley

  • @aishakuus60
    @aishakuus60 3 ปีที่แล้ว +2

    HADUU ADEERKEEY GALAAL ISMAAHINAYAA.
    MAQAAAN GOORLASAMEEYAY MA OGEEYN KU YEH.
    AR ODAYGA BEEN BADANAA.
    NEX TIME ADEER BEEN HASHEEGIN WAA LADHIMANAA.

    • @johnben1031
      @johnben1031 3 ปีที่แล้ว

      1987 kii ayaa la sameeyo

    • @aishakuus60
      @aishakuus60 3 ปีที่แล้ว

      @@johnben1031
      WALLAAHI
      ADANA YAA MARKHAATI GASHANEEYSAA MA
      MINASALAAWIGII BAKHTIYAY.
      KKĶKK WALAHI WAR BAA XAGAA IYO AMXAARADII UREEYSAY KAYIMI.

    • @johnben1031
      @johnben1031 3 ปีที่แล้ว

      @@aishakuus60, kkkkkk Amxaarada sheegty weligay ma arkin Itoobiya wlhy xitaa Somaliya aniga oo baby ah iigu danbaysay lkn, hada bartay, wa maxay reerka darood la dhaho qalad iyo saxba way isugu qabyaaladeyan xitaa qofkoda qaldan wa sax Bay dhahaan taasi waxay sheegysa inaad dad yar tihin, fiiri Dir isuma hiiliyo xitaa Isaaq baan isu hiilin Hawiye isuma hiiliyo xitaa Abgaal baan isu hiilin because way fara bateen,

    • @aishakuus60
      @aishakuus60 3 ปีที่แล้ว

      @@johnben1031
      MR @JOHN BEN
      WHO TOLD YOU INAANAN ISU HIILIN?
      MASKAXDAADU WAAKII CAWAALE MUUSEE.
      MA WAXAAD AAMINTAY BEENTAAD WARQADA KU QORATEEN.
      HAA SOOMAALI ISKUMA HIILISEE SOODOONTA
      WALLAAHI WAAN IDINKU GUUREEYNAA KULIGIINA MASAR IYO SUUDAAN BAA DADKIINA KALA QEEYBSANEEYSA..
      DHULKIINANA GEELA REER ABTIGEEY BAA KU CIYAARI DOONA ( DAAQI DOONA).

    • @aishakuus60
      @aishakuus60 3 ปีที่แล้ว

      @@johnben1031
      MR @JOHN BEN
      WALIGAA ISMAAHI SIDII ADEERKEEY GALAAL.
      WAA WAXAAD ISLA OGTIHIIN

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 3 ปีที่แล้ว

    Tira koobku waa jiray 1987 ayuu ahaa waa Runtii ma oranayo Taraduu sheegay ayaa Saxa laakiin waxaan xasuustaa inuu Tiro koob Dhacay 1987 kii

  • @jamaaliahmed4205
    @jamaaliahmed4205 3 ปีที่แล้ว +1

    80 jir dhiigyacab ah daarood waxkama dhaysto

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 3 ปีที่แล้ว +2

    Onlf waa qaybinta awooda cududa iyo midnimada ummada somaligalbeed

    • @johnben1031
      @johnben1031 3 ปีที่แล้ว

      Darood xor ahi maba jiro reer ba meel baa lagu gumeysta, badh Kenya gumeysto badh Itoobiya gumeysto badh Somaliland gumeysto badh Hawiye gumeysto. 😎

    • @buuxowbuuxow956
      @buuxowbuuxow956 2 ปีที่แล้ว

      @@johnben1031 Wallahi in isaaq iyo haweiy lagu gumaaystow daarood ismaciil wa powerka somalia waye insha allah sool iyo sanag Farmajo aya hada qaabsanayow

  • @naasirosmanali2694
    @naasirosmanali2694 3 ปีที่แล้ว

    Talo WAAYEEL AHUN MARXUUMKA

  • @dagandagan1408
    @dagandagan1408 3 ปีที่แล้ว +1

    Muxuu bahdili karaa odaygaan maskaxdu dhamaatay kaadida aan ceshen karin waa habaaran yahay xaaraantii uucunaa maskaxdu ka dhimatay axmag habaaran uus

  • @abdullahiali2732
    @abdullahiali2732 3 ปีที่แล้ว

    Keen meeshii siyaad barre iyo talyaani kusameeyeen tirakoobka

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 3 ปีที่แล้ว

    cadawga ugu xun waa kii afka kaaliida. yahuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu

  • @edelsom5948
    @edelsom5948 3 ปีที่แล้ว

    هدول الناس يحاولون بكل الطرق ممكن أن يبعون وطنهم
    انت اولهم الذين يحاولون أن لا تقوم شي اسمه دولة سبحان الله لا فكر ولا فهم

  • @abdikadirnoor4077
    @abdikadirnoor4077 3 ปีที่แล้ว +1

    Sharmuuta ku dhashay odaygaan wuu baqtiyey

    • @ClahiCabdiadan-cp2wc
      @ClahiCabdiadan-cp2wc ปีที่แล้ว

      😅😅😅😅😅😅😅😅😅kkk aad iyo aad madhaha

  • @herifmr5430
    @herifmr5430 3 ปีที่แล้ว +1

    1988_89 beenloow tiro koob lamasamayn wadanka dagaalo sokeeye iyo jamhado ayaa kajiray

    • @move-on1833
      @move-on1833 3 ปีที่แล้ว

      Adiga beenloow ah oo ana lagu soo barin ixtiraamka dadka ka waa weeyn. Stupid

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay umada soomaaliyeed ha ka dhex saaro wixii hagar daamo iyo xaq daro iyo khiyaamo uga dhex kalluumeysta ilaahoow wa

  • @adenaydiid145
    @adenaydiid145 3 ปีที่แล้ว +1

    asc odaygu wax Jira ayuu sheehay anba kii Ka naxoou NAFTA waa

  • @cabdirisaqbashejama2945
    @cabdirisaqbashejama2945 3 ปีที่แล้ว +1

    ader waxaa u sabab ah qabyaLada aaku hadalayso adoo 90jir ah

    • @move-on1833
      @move-on1833 3 ปีที่แล้ว

      Yaa idinga qabyaalad badan faqsh

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 3 ปีที่แล้ว

    Olf

  • @cabdulahishekhcali7621
    @cabdulahishekhcali7621 3 ปีที่แล้ว

    Kaasi kheyr kamataliyo shar mooyane balse kalaal wuxuu kafiicanyahay sheydhaan ugu weyn shayaadhiin kudhaxjirta somalida oo ah c,ramaan faroolaha buntiland oo kaliya

  • @luqmaanbarkhad7551
    @luqmaanbarkhad7551 3 ปีที่แล้ว

    SIDAA KU BIYO CABA DAAROOODOW WAXBA MA TIHIDINE

  • @abdirashidyasincarsaanyo5617
    @abdirashidyasincarsaanyo5617 3 ปีที่แล้ว +3

    Odaygu caadi ma yahay?mise waayeelnimaa jirta

    • @sacidyare7896
      @sacidyare7896 3 ปีที่แล้ว

      Taariiq kala har

    • @abdullahyyussuf1723
      @abdullahyyussuf1723 3 ปีที่แล้ว

      wuu geeriyooday walaalo allah ha u naxariisto.

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว

      waxuu ka hadyo waad is dhaafineysaa waa ka miyir qaba amarxunka waa gumeys diid

  • @moeburco309
    @moeburco309 3 ปีที่แล้ว

    Gaala madmadow waa 18% 🤪

  • @thepearlofindianocean
    @thepearlofindianocean 3 ปีที่แล้ว +1

    Odayga been badnaa.

  • @kaphone6702
    @kaphone6702 3 ปีที่แล้ว +2

    Kan wuu is ku dhexyaacey yaan lugu mushquulin

  • @hodanibrahim1193
    @hodanibrahim1193 3 ปีที่แล้ว

    Tirakoobka maxaa loo arkiwaayey oo soomaali u arkiwayday

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 ปีที่แล้ว

    Xudduudda gaalo ayaassmaysay lkn sidulmi ah loosameeyey

  • @johnben1031
    @johnben1031 3 ปีที่แล้ว

    Farmajo dadka and dalka wuu kala qaybiyey ha iska tago waa nin xanuunsnya because 20 years ayuu jamaacad ku jiray taas ayaa markhaati ka ah othisanka maskaxda qabo

    • @baakaaycumarbaakay6147
      @baakaaycumarbaakay6147 3 ปีที่แล้ว +1

      Jhhhhhhh sida uu ugu daahy jamacd buu rabaa in uu daahiyo dalka oo 30 sano buuq iyo dagaal nagusii haayo

  • @fartuncumar428
    @fartuncumar428 3 ปีที่แล้ว

    Talyani wax hawiye ladahoba mayaqanan somali unba taqan ader talyani ayagaba wayaqanan darod wuxuyahay iyo wuxugudo ader odaga manta waba naga hoseya lkn intanku bartay wa xuman asago fafinaya

  • @abdullahiali2732
    @abdullahiali2732 3 ปีที่แล้ว

    Ader document keen ishaan kudhuftay cidna kaayeelimaysee miss kale 89 yaa xisaabinkarey soomaali dagaal bayba kujirtaye 90jir khiyaali loogafiicane

  • @ahmednani1659
    @ahmednani1659 3 ปีที่แล้ว

    Ala ha unaxristo

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 ปีที่แล้ว

    Haddaanlaydooran waandagaalamin kulahaa

  • @eedoomar1878
    @eedoomar1878 3 ปีที่แล้ว

    Waar ninkan arinkan uu ka hadkay ayaaa lagu khaarijiyay

  • @jamaadam3049
    @jamaadam3049 3 ปีที่แล้ว +1

    Eega galaal oo xashiishad ka dhergey

  • @mohamedosman-qz7ln
    @mohamedosman-qz7ln 3 ปีที่แล้ว

    Xaarmaajo waa xaaraami talks burburiyaayo ,una shaqeeya gumeysiga Ethiopia

  • @johnben1031
    @johnben1031 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxay ahayd 1987 kii

  • @riyaakhr3431
    @riyaakhr3431 3 ปีที่แล้ว

    subxaanallah odeyga weyn ma ku qasbay beenta ma qabiil ba la tirin kara aduunka dafahiiso dhan ku nool xubxallah wax ilaahei ku uuntey la qab dembi ha gelin kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @mohamedsheikhdoon9976
    @mohamedsheikhdoon9976 3 ปีที่แล้ว

    Balaayo kugu dhacday been badanaa

  • @abdinasirhusseinmohamed1756
    @abdinasirhusseinmohamed1756 3 ปีที่แล้ว

    Asc warkaas ma cado mana maqal mana suurtagaleeyso waa been

  • @cabaasbxasanbxasancumar7187
    @cabaasbxasanbxasancumar7187 3 ปีที่แล้ว

    Wax jira maahin waa awx been ah waa xilakii talyaaniga ooshekay maaha marka hada maanoo shekey

  • @sakariyecaqil5831
    @sakariyecaqil5831 3 ปีที่แล้ว

    Naarta alle haku fudeyo duli si xun udhintay may wax ku taran

    • @sahalcali4196
      @sahalcali4196 3 ปีที่แล้ว

      Janada ilahay hageeyo maruntaa kudhibaysa

  • @jamaadam3049
    @jamaadam3049 3 ปีที่แล้ว

    Waar galaalow dagaal ha ka sheekayn kii 77 dhacay waa taad ku ceebowdey

  • @maxamudahmed5736
    @maxamudahmed5736 3 ปีที่แล้ว

    adeer ma cabsan tahay

    • @move-on1833
      @move-on1833 3 ปีที่แล้ว

      Aabaha soo weydii

  • @jamajama2401
    @jamajama2401 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh, baamadir chanell..... XOOLO DAROOOD MA WAXAAD MOODEY MINORITY WAA DAD DEGA SEDDEX WADAN GARAYA 6MILLION....GALAL IYO WAX U EG MA BAHDILI KARAAN DAROOD

    • @hassanosman4667
      @hassanosman4667 3 ปีที่แล้ว

      Darood waxaa ugu tira badan waa OGADEEN ayagane 85% waa lagumeestaa