CABDI DIINI HEESTII DUMAR 2016 HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 189

  • @mustafmaanka4031
    @mustafmaanka4031 7 ปีที่แล้ว +11

    maxaan dabin kusoo dhacay
    dibin daabyo soomaray
    dookhayga dookhayga eersaday....
    AXSAN MIRO LAXAN SOWT
    HOBOLKII WAYNAA CABDI DIINI 👏👏👏

  • @ragnarxharma288
    @ragnarxharma288 ปีที่แล้ว +4

    Al Ustaad Abd Dini❤ National treasure🙏✊️ #Pure_talent

    • @YonissMahmoud-ny7bn
      @YonissMahmoud-ny7bn ปีที่แล้ว

      Walee waa waano cabdow mhdsnid...
      Runtii anay dhawr diraacod maankayga doorshen dhibna IGA durduursheen

  • @caweeyskacaweyska2309
    @caweeyskacaweyska2309 6 ปีที่แล้ว +15

    Walee wan digtoonahay
    Haatan ima dagayaan
    Dibnaha waxay ka sheegaan
    Dhegna uma daloolshoo
    Uma qaato daacad😍

  • @somaliyagoljono3179
    @somaliyagoljono3179 7 ปีที่แล้ว +3

    Kkkk war amuu sxp xuureyn ciin ban heleyna insha alah kuwa an wax ba na weydinry

  • @richtheboyvevo6345
    @richtheboyvevo6345 7 ปีที่แล้ว +5

    Abdi honey sxp you right waayo dumarku waa lugooyo badanyihiin

  • @qalanjoabdi5386
    @qalanjoabdi5386 8 ปีที่แล้ว +14

    kuligeena maaha cabdow waa sidee lakiin still waan ku tageraa

  • @tiriigahmed5791
    @tiriigahmed5791 8 ปีที่แล้ว +5

    ad ban ugaa xumahay my fav fanan galka seefta kalso baxyay.we still 💖fanan

  • @Ciidle1
    @Ciidle1 5 หลายเดือนก่อน +1

    Legend Cabdi Diini dulka runta inoga sheegtey 😂😂 inta 2024 dawaneysa salamaya ee horey uso dawan jirtey.
    Dumarkeena la aantood abaar weeyi.

  • @salebanyoutubechannel
    @salebanyoutubechannel ปีที่แล้ว

    Aleykahi barteedu dhigay axyaa fanaan support you

  • @genyohussein5862
    @genyohussein5862 6 ปีที่แล้ว +2

    I like it thiz nice one really go ahead Libax Libax dhalaye 😍😘😚😚😙👌👏🏿

  • @James-fz5vt
    @James-fz5vt 8 ปีที่แล้ว +1

    Abdi diini hdl giisa ama heestan wax badan ayaa iiga baxay really erayada qaar waxaadba moodaa iney aniga I qabsatay waan ku taakeer sanahay Diini

  • @MullaMadar
    @MullaMadar 3 ปีที่แล้ว +1

    Xeeladoodu ima disho
    Darsigoodu ii qoran
    Ustaad Diini💯🙏

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 5 ปีที่แล้ว +5

    Dumarka inbadan baa ifka igu duleeyow
    2019 October inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂😂inaba caadi ma aha heesta

  • @QAYSSTUDIO
    @QAYSSTUDIO 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Alllah Axyaa Codka Mcn Wan Ku Ogaa Cabdi Diini

  • @nimcoabdirhaman1954
    @nimcoabdirhaman1954 6 ปีที่แล้ว +1

    Anay dhawr diraacood maankayga doorsheen kulahaaa

  • @mt-pithault2399
    @mt-pithault2399 8 ปีที่แล้ว +4

    Très belle voix et talent énorme.Meilleur titre 2016. Bravo Abdi Diini.
    Pour nos sœurs : horaa loyiri, shanta gacmod rabi masimin.

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab160 8 ปีที่แล้ว +5

    fannaan waa kan inta kale beeeeerta.

  • @tufaxbeauty9842
    @tufaxbeauty9842 8 ปีที่แล้ว +3

    Mid miya cashar u qortay

  • @ZamzamAlpiiofficial
    @ZamzamAlpiiofficial 5 ปีที่แล้ว +13

    Cabdi dini nagamaad xiishon wa nugu jiday inta ila dawanaysa 2019 August 26 like iyo subscribe ta igu cawiiya walalayal hagayga bakhaylina

  • @seidalihussein1000
    @seidalihussein1000 7 ปีที่แล้ว +1

    saaaaaas waaye fanaan fanaan dhalay cabdi diini jeceel wa sidaas oo heestan cml aya laso guxee sida cabdi diini
    Forza

  • @a.k6519
    @a.k6519 8 หลายเดือนก่อน

    Legend cabdi diini 🎉gar iyo gardaro waa ku wataa taladaana wakaa qaatay🙏🏿

  • @daljiradaljecel1471
    @daljiradaljecel1471 8 ปีที่แล้ว +4

    ninka waa fanan ka ugu codka macaan fananinta lakin dorkan dumarku ku forariyey.

  • @8yearsago649
    @8yearsago649 5 ปีที่แล้ว +5

    Waxaan. Rabaa Inaan TH-cam ka. Fura dhaqatar dadka. Ka. Daaweya dhawaca Jeceelka iyo Qiyanada so maray 😂😂

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 3 ปีที่แล้ว

    HADAA YAAD DAGEYSAAN RAGOOW ?

  • @farid-fx3359
    @farid-fx3359 6 ปีที่แล้ว

    Lagend abihiis alla maxaan ku taageeraa afanaankeygoow

  • @letishdahir6382
    @letishdahir6382 7 ปีที่แล้ว +7

    I love you 4ever Abdi diini stay blessed evytime and evyday

  • @superka930
    @superka930 7 ปีที่แล้ว +3

    caadi maahan wali waan digtoonahay hada ima duraayaan dibnaha waxay ka sheekan dhagta uma dalooshoo uma qaato daacade kaligaa maaahan wankula qabaaaaaa

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia ปีที่แล้ว +1

    Wiil jicib kuso koray unba saas uheeso kama daala aniga dhageysiga

  • @fataxaale
    @fataxaale 5 ปีที่แล้ว

    Fanan buuxa abdi diini waa legend aadban ku taaaagera bro

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 6 ปีที่แล้ว +4

    Darsigiinu noo qoran iminkaba!!!!

  • @tufaxbeauty9842
    @tufaxbeauty9842 8 ปีที่แล้ว +15

    Hhh odayga wa cabaaday wlhi san dhan may noogu dhaarsan yihin nimanka 😂😂

    • @richtheboyvevo6345
      @richtheboyvevo6345 7 ปีที่แล้ว

      Tûfāax Beauty songa

    • @nimcoyare2542
      @nimcoyare2542 7 ปีที่แล้ว

      Tûfāax Beauty 😃

    • @saacidhalane5045
      @saacidhalane5045 7 ปีที่แล้ว

      rag waa jabey,xiisab xil maleh waaye sheekadu

    • @abdirizackmohamed4426
      @abdirizackmohamed4426 4 ปีที่แล้ว

      imisa ayuu idin amaanayey

    • @theheartsees8752
      @theheartsees8752 3 ปีที่แล้ว

      Markii heestan igu horaysay husband baa idaaray anago faraxsan oo waligen isdagalin ka dib waxan daremay inuu dhawac horay qabay markan mudo wada jognay 😂 gabdho iska ilaliya kuwa laso dhawacay

  • @daahirabdiageey6738
    @daahirabdiageey6738 8 ปีที่แล้ว +1

    #Diini sxb waad laheshay xaqiqdii

  • @indhataajir9932
    @indhataajir9932 8 ปีที่แล้ว +4

    Alfanaan Diini ❤💖👍👌✊✌👏👏👏👏👏

  • @galadomar2121
    @galadomar2121 7 ปีที่แล้ว +1

    walee waan digtoonahay
    hadana ima dagaayaan
    dibnaha wexey ka sheegaan
    dhagna uma dalooshee
    uma qaato daacadee

  • @yosifawad3930
    @yosifawad3930 8 ปีที่แล้ว +4

    kkkkkkkkk walee waa runtaa

  • @badriyaalijama7511
    @badriyaalijama7511 8 ปีที่แล้ว +2

    kkkkkkkkk caadi mahan abwaanku

  • @harambeharambe4570
    @harambeharambe4570 8 ปีที่แล้ว +6

    wwwwwww Cabdi diini noolow

  • @yasaalemedia8651
    @yasaalemedia8651 6 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhh axyaah fanaaan cabdi diini waxas ayaa larabaaa

  • @queenanuu
    @queenanuu 8 ปีที่แล้ว +8

    hhhhhhhhhhhh war saaaa maha xalada daji yaqeee

  • @xuska2015
    @xuska2015 5 ปีที่แล้ว

    Nin weeyn cabdi diini noloow

  • @HM-eh2on
    @HM-eh2on 3 ปีที่แล้ว

    Anigoo dumara I agree with you MashaAllah

  • @سوسوعثمان-غ4ه
    @سوسوعثمان-غ4ه 8 ปีที่แล้ว

    kkkkk maba fahminee mxuu leyahay fanaanku

  • @yasaalemedia8651
    @yasaalemedia8651 6 ปีที่แล้ว +1

    bbbbb inaga jilci fanan kan moohe wixii kale waa beerta

    • @yasaalemedia8651
      @yasaalemedia8651 2 ปีที่แล้ว

      Afar sano kahorbaan caawa 13/10/2022

  • @xuska2015
    @xuska2015 5 ปีที่แล้ว

    Wale waan digtonahay

  • @abdirizackmohamed4426
    @abdirizackmohamed4426 4 ปีที่แล้ว +1

    Boqorka codka kama daalo heesahaaga 💯

  • @abdirahmanahmed7357
    @abdirahmanahmed7357 8 ปีที่แล้ว +1

    ina adeer runta ayaa tabaty ee si fiican ugu dhameystir gacanteena maqabatee

  • @Abdifatah_abdi
    @Abdifatah_abdi 3 ปีที่แล้ว

    2021☝️☝️☝️☝️

  • @karbashboy6461
    @karbashboy6461 3 ปีที่แล้ว

    Dumar inbadan baay ifka igu duliyen😂😂 aniga maa ehi kaas

  • @somalilandsocotay3257
    @somalilandsocotay3257 8 ปีที่แล้ว +1

    Adeer anagaa u qiraynee dumarka oo dhami isku mid maaha.

  • @waryawarya2012
    @waryawarya2012 7 ปีที่แล้ว +1

    Legend legend. dhaley

  • @aayniabdi1649
    @aayniabdi1649 8 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkk wow cadi maha cabdi dini wa nagalay

  • @mohameddeeq3224
    @mohameddeeq3224 8 ปีที่แล้ว

    maxaan dabin kuso dhacay ku lahaa raag iga dhex .diiini.

  • @abdisalamhussein5302
    @abdisalamhussein5302 7 ปีที่แล้ว +1

    shanta faroodba mawada sino waxaan leenahay gabdho aad u wanaagsan dhan walba mid xun weey jiri karta ragaba mawada fiicna

  • @yusufahmad7210
    @yusufahmad7210 6 ปีที่แล้ว +1

    30/04/2018
    🙋farta taaag

  • @sahruujaalibarre8259
    @sahruujaalibarre8259 8 ปีที่แล้ว +13

    hhhhhhhh alla beerka dhulka ayuu nala galay fananka caadi maahan dibnaha waxey ka shegaan dhagaha uma dolelsho uma qaado dacad kulahaa hhhhhhhh

  • @fardowsamacalin7414
    @fardowsamacalin7414 8 ปีที่แล้ว +3

    kkkkk wlhi dhulku nalagalay fananka war naga qabata

  • @shuqulaxmed4983
    @shuqulaxmed4983 8 ปีที่แล้ว +1

    wlhi waa inooga artay nabee waa cajiib tan cabdi diini
    ]dahab la aslay aad thy

  • @billebuksia115
    @billebuksia115 5 ปีที่แล้ว

    Walee waxbaa kala qabsadi Fanaan Diini iyo hablaheena somaaliyeed

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 ปีที่แล้ว

    Walee Waan diktoonahay 👋🦁

  • @nasradaganofficial9142
    @nasradaganofficial9142 5 ปีที่แล้ว

    Fanankaaa hado dumarka soomaaliyed diidaaa miyu ajanib radsaan rabaaa

  • @maslaxnajiib3593
    @maslaxnajiib3593 8 ปีที่แล้ว +1

    raga dunida joogaan waxaan uga digaaya dumar hadimadoodee ruuxii iga danbeeyoo kalgacal la doontoow waa iga dardaaranee dabacsani yeeysan kaa helin naagaha

  • @shiineyare4563
    @shiineyare4563 8 ปีที่แล้ว

    that is right abdi diini thanks

  • @abdisalamhussein5302
    @abdisalamhussein5302 8 ปีที่แล้ว

    waligeeyd ku oradaa shanta farood ma sineeyn

  • @abshiracaddey1243
    @abshiracaddey1243 8 ปีที่แล้ว

    cajiiiiiiib waxbaa kadhacay

  • @zalazala2195
    @zalazala2195 2 ปีที่แล้ว

    Alfanan Abdi diini heestan meel ayey iga taabatay

  • @abdullahinayruus9989
    @abdullahinayruus9989 8 ปีที่แล้ว

    Wow Inaba caaadi mahan

  • @somalipirate8577
    @somalipirate8577 6 ปีที่แล้ว

    4 Real
    Anay dhawr diraacod
    maankayga Doorshen
    Dhibna iga durduuurshen

  • @m.hassenamin701
    @m.hassenamin701 3 ปีที่แล้ว

    my cousin DIINI LONGLIFE

  • @genyohussein5862
    @genyohussein5862 6 ปีที่แล้ว +2

    😍😍😍👏🏿👌👍

  • @garaadquruxbuub8728
    @garaadquruxbuub8728 ปีที่แล้ว

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 3 ปีที่แล้ว +1

    DARSIGA RAGUBA WAA NOO QORAN YAHEY TIIDOQONAA MOOYEE AAMINTANA WAA YEELKEED

  • @mariajamac1392
    @mariajamac1392 7 ปีที่แล้ว +6

    markan oo kale wadada ku qul qul ayaan dhagaystaa sxb 😂😁😁😁 inkaston heesta ka helay maxay kugu taal dhinaca kalaan u badali 😜😛😜

    • @qalanjoqalanjo4811
      @qalanjoqalanjo4811 7 ปีที่แล้ว +1

      Maria Jamac 😂😂😂

    • @abdulljama4591
      @abdulljama4591 7 ปีที่แล้ว

      Maria Jamac waxaagu iska barejeey waaye
      wixi khalad aad ledihiin qaata

    • @mariajamac1392
      @mariajamac1392 7 ปีที่แล้ว

      Wiil bari yaan qalad lahayn waa lagu wada jiraa mesha sxb

    • @abdulljama4591
      @abdulljama4591 7 ปีที่แล้ว

      Maria Jamac rag iyo dumar laysma dhaamo beerta lagu wada jiraaa dheh 😂😂😋😂😋

    • @mariajamac1392
      @mariajamac1392 7 ปีที่แล้ว

      Wiil bari intaan kacarayay baad sheegtay talhi inaad asal reer bari ama tolka way ka muqataa nolow 😁😁😛😜

  • @abdifanin362
    @abdifanin362 4 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi diiini 07.09.2020 🥚✌

  • @noorabdiaden2168
    @noorabdiaden2168 ปีที่แล้ว

    The best

  • @richtheboyvevo6345
    @richtheboyvevo6345 7 ปีที่แล้ว

    sax suldaan

  • @daadir2175
    @daadir2175 8 ปีที่แล้ว

    Ahsante Fanaan cabdi Diini

  • @jibriilkaelias9901
    @jibriilkaelias9901 8 ปีที่แล้ว

    dumarkaba in badan baa ifka igu duleyen udul qadanayay

  • @mariajama3019
    @mariajama3019 6 ปีที่แล้ว +22

    Adeer adiga wixi kugu dhici lahaa kugu dhicin ceene xagaad u dardaran tay na kuwa danbe hanagu dirin dhibta iyo dheefba allaa nagu beree waku side 😂 😂

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @abujacadde3839
      @abujacadde3839 4 ปีที่แล้ว

      Sax qaali taada iyo tan guud ahaan ayaa ka hadashay lama huraan waa ru nta

    • @mariajama3019
      @mariajama3019 4 ปีที่แล้ว

      @@abujacadde3839 🥰👑

  • @farhiyokhalif3433
    @farhiyokhalif3433 8 ปีที่แล้ว

    Cadi mahan hesta

  • @abdiali4371
    @abdiali4371 8 ปีที่แล้ว

    hees aan cadi eheen waad kabaxsatay afkada canabeta lagu qabay

  • @farahhassan7861
    @farahhassan7861 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkk inder kadaa dumarku waa daacada aamin cabdi diini walaahay waa halisba

  • @sareeyegaas4710
    @sareeyegaas4710 8 ปีที่แล้ว +4

    ha juqleyso kkkkkkkkkkk jecliyaaaa raga dunida jogaa waxan ugu digayaa dumar haddimadooda ruuxii iga dambeeyo waxa iga dar daaran ah kal gaceyl la doontaa waa iga dar daaranee dabaacsani yeysan kaa helin kkkkkkk wada ku qul qul ayay barteen waataa la idin kadaba keenay aduunyo walee wuu asiibay wlaibo beerka ayuu ugu dhacay acuudu bilaaah wale iga dagtaan dumar aniga yaa huuu kkkkkkk

  • @MohamedAhmed-uq4nn
    @MohamedAhmed-uq4nn 7 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhh wale heestu waa run Lkn calcaalka ayaan ka naxay takale hadad nin rag ah tahay waa inaad sida kubada ugu ciyaarta hablaha midi jogsan wayda

  • @nimcoabdirhaman1954
    @nimcoabdirhaman1954 6 ปีที่แล้ว

    Aar kani ragiibuu nagu dirayaa kkkk

  • @xuska2015
    @xuska2015 5 ปีที่แล้ว

    Legend

  • @liibaanxasan2809
    @liibaanxasan2809 4 ปีที่แล้ว +1

    ninkaan waa lafoole walalkiis ka weyn abdi diini

  • @burhanfarah19
    @burhanfarah19 8 ปีที่แล้ว +1

    gbdhaha fanan yr marku ku dadiyo way cayan
    lkn cabdi diini wax aflgado ah Midin oran tas waxy cadyn inaad jcshihin fananintina wa wayn ee kuwa hda jiraa aydin dad u aqoon
    cabdi dini
    xasan adan
    lafoole
    waa sadexda fanan aan kaa tusale qato

    • @galadomar2121
      @galadomar2121 8 ปีที่แล้ว +1

      wlhi beenta ma ahan kuwa kale wey ku mashquulayan lkn fanaaniinta waa weyn waxas horay ee uso mareen

  • @naziimaabdi3753
    @naziimaabdi3753 8 ปีที่แล้ว +2

    kkkkk heestaan tii fartuun cumar ayee jwbteda tahay filaa wayo dumarka waa maskiin lkn ragii beentooda la helay maa naga jarayaa

  • @waryawarya2012
    @waryawarya2012 7 ปีที่แล้ว +3

    liibaax

  • @farisaabdi7885
    @farisaabdi7885 8 ปีที่แล้ว +2

    kkkkkkk iskumid ma ahan dumarka huuno horaa loyiri shanta gacmod rabi masamin

    • @sareeyegaas4710
      @sareeyegaas4710 8 ปีที่แล้ว +1

      +Farisa Abdi adaa lagu yiraahdaa dumar iiga dhamatay aniga never naxariis again by

    • @kaahofaarax395
      @kaahofaarax395 8 ปีที่แล้ว +1

      waw

  • @naimabarre2035
    @naimabarre2035 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkkk dumar waa masaakiin daacad ah inta badan wlhi

  • @malikaaadam2279
    @malikaaadam2279 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkk maxaaaa saan dhan xanaaqa aduunka hoos noga dhig runta ka hadashay

  • @genyohussein5862
    @genyohussein5862 6 ปีที่แล้ว +1

    ASWRWB Dhamantiba 🇸🇴🌏 nin Culus Srysry sry 😣🤔🤔🤔🤔🤔 kun iyo JEERY IYO KABDN

  • @farhiyajamaboqoradapuntlan5331
    @farhiyajamaboqoradapuntlan5331 8 ปีที่แล้ว

    kkkk cabdi dini dabka hasi shidin hada lalayabana raga iyo dumarka somaliyed waxa kala hayste😁😁

  • @sharmafarah8204
    @sharmafarah8204 8 ปีที่แล้ว

    cadi mahan heestan wanba kahelay

  • @axmadamiira2555
    @axmadamiira2555 5 ปีที่แล้ว

    fanankan waa jacla laackin haada waa naacaye kkk

  • @queenanuu
    @queenanuu 8 ปีที่แล้ว

    war saaa maha noo daji xalada yaqeeeeee waanba naxay anigeee hhhhhhhhhhhh

  • @ahmednoorfarah3232
    @ahmednoorfarah3232 5 ปีที่แล้ว

    Good

  • @harambeharambe4570
    @harambeharambe4570 8 ปีที่แล้ว

    dumarow u adkaysta markiina

  • @sshigsshigow
    @sshigsshigow 5 ปีที่แล้ว

    HEES CAJIIB AH DIINI NIN CULUS