WAA LA QAYAAMI ISHEEDA KASOO BAXDAY 6 GABDHO QOFTA UGU DAMBAYSO AYAA GUULEYSANAYSA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 2.1K

  • @fardowsafilsan1565
    @fardowsafilsan1565 3 วันที่ผ่านมา +310

    Asadow hana aday ku gu xushmeenesay dood iyo waxa diidaneed wlhi respect girl waaye wlhi m.a inya ayada wadatay 😢❤❤❤

  • @anisahussein2257
    @anisahussein2257 3 วันที่ผ่านมา +625

    Asad suduz iyo kiki wey isku baqen adigba wa argday waliba sunduza u baqdau marka😢 gabdha maskinta wa qiyamen one love walikey ma ka xaqan lkn kan wa ka xanaqay

    • @BarwaqoMuhumed-d4t
      @BarwaqoMuhumed-d4t 3 วันที่ผ่านมา +10

      Ma arkayo lkn markuu hagaajinayay ayuu atkay😮

    • @ahmedkeerow8821
      @ahmedkeerow8821 3 วันที่ผ่านมา +18

      Haa taasi aya been ahen sunduz io kiki wey isku baqeen wax walpo sudunz ka dmabeyso kiki xita ma ogen wey ubaaqday mahine

    • @Fahadabukar97
      @Fahadabukar97 3 วันที่ผ่านมา +3

      Sundus qiyaam leey 😅

    • @NjNj-q4l
      @NjNj-q4l 3 วันที่ผ่านมา

      Really

    • @htfalcon3979
      @htfalcon3979 3 วันที่ผ่านมา +3

      Waa khalad sundus waa dabeecadeeda cadi umba ciyari taqano

  • @CusmaanSayid-r5q
    @CusmaanSayid-r5q 3 วันที่ผ่านมา +492

    Gacamahaan quruxda badan uma malen maayo inay dhafayaan saliga nabiga scw❤

  • @inaabdu-j3w
    @inaabdu-j3w 3 วันที่ผ่านมา +188

    sundus marka laga guuleysto iyo marka gameka laga saarobaa way xanaaqdaa lakiin samia iyo ladan cidi waa dabeecad qof ah wllhi 🥺👸🏻❤️

    • @ZUZU-wp6jv
      @ZUZU-wp6jv 2 วันที่ผ่านมา +5

      Way qalbi jilicsantahay lkn maqalbi xuma

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​​@@ZUZU-wp6jvsundus wey buuq badan thy

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 3 วันที่ผ่านมา +130

    Ciyaarta ku celis waaye hana waala qiyaamay sundus way u baaqday kiki teeda kale qayladan iyo qosolka ma fiicna markay gabdhaha cusub idinla ciyaarayn ixtiraama gabdho waliba sundus waaye qofka dadka kala xigsata gabdhaha hala soo dhaweeyo ❤

    • @fam3573
      @fam3573 วันที่ผ่านมา +2

      Siiba sundus

  • @aminamohamed9010
    @aminamohamed9010 3 วันที่ผ่านมา +189

    Sundus caawa maxaa khaldan gamekasta inad ku jirto waa jecelnahay qofka naga qosliyaa tahay lkn khaladyo ayaa kaa dhacay tiroba 3 ah dhamaan hablaha kula ciyaaraya waa inay kuu sinaadaan 1. samiya markay baxaysay waxad muujisay inad ka xuntahay inay ka baxdo 2. Caaga ladan ayaa gacanteedu kaa horaysay wad ka qaaday iyada inay joogto ayay ahayd adna baxdid 3. Baaq bad u samaysay Kiki markaa dhex ahow xbbti sida kale best baa tahay ❤❤❤❤

    • @simaaasaid598
      @simaaasaid598 3 วันที่ผ่านมา +8

      Ladan iyada kaga horay say wyna ka qaadaty

    • @DrsbilyanDhan
      @DrsbilyanDhan 3 วันที่ผ่านมา +4

      E iydaba meqa la qiyani jiray😂

    • @IqraSiciid-w9t
      @IqraSiciid-w9t 3 วันที่ผ่านมา +4

      Caga sundusba hor qabatay

    • @IlhaanAbuukar-d2l
      @IlhaanAbuukar-d2l 3 วันที่ผ่านมา +5

      Koobka sundus ku horeysay

    • @FartuunCabdi-p9n
      @FartuunCabdi-p9n 3 วันที่ผ่านมา +3

      ma awalbaa saxipta guul daraded ku farxi lahed teeda kle caaga ayada horqadate baaqa ma ahee qalad kle majiro

  • @JACK_CADNAAN42
    @JACK_CADNAAN42 3 วันที่ผ่านมา +342

    Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad Like ii Saarto😢❤

  • @alihassanisack
    @alihassanisack 3 วันที่ผ่านมา +238

    HANA WAA IXTIRAAMKII OO QOF AH
    Xaqiiqdii waa inta aay kawaaya aragsantahay oo aay kaween tahay qadarinta aay ku qadarisay qaladkooda
    WE RESPECT HANA CAKE
    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @Ashka-o7n
      @Ashka-o7n 3 วันที่ผ่านมา +13

      Xushmadu waxaa lagala yimaada guriga waalidka ee kuma xirna da' iyo waxkale

    • @alihassanisack
      @alihassanisack 2 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@Ashka-o7n SXB NEGATIVE HAKA FIIRIN QALADKA DHACAY
      Xusuusnoow kiki iyo sundus waa gabdho wanaagsan ixtiraamna leh lkn halmar iyo labo mar Qalad wuu kadhici karaa oo waa aadanne haddanna xusuusnoow gameka xamaasad ayuu wataa oo heer inaa is xakameen weeyso kugaarsiin karaa koleey waxaa fahmi kara kuwa balwadooda aay tahay madadaalo any game ah.
      Waxee ahaataba Hana Cake waa aay ixtiraamtay hablaha, iyagana qaladkooda waxaa ka awoodbatay xamaasadda markaa heeysay.
      Dhibna malahan gabdho mistake yar,kadhacay walaashood kaweenna farxaddooda darteed utanaasushay uqaado sxb.

  • @umayusuf3185
    @umayusuf3185 3 วันที่ผ่านมา +44

    Team ki hore sida koko amerah cayda iyo cumar xataa hday wada ciyarayaan qofkasta kaligibu ciyari jiray lkn kuwan hadu qofka cusub e kuso biira dhinac bay ka maraa n sundus iyo kiki gabadha way u heshiyeen

  • @asmaabdirahman338
    @asmaabdirahman338 3 วันที่ผ่านมา +154

    Asad sundus markale hakusodarin gamekan cml wlhi ciyal caadhi eh waaye o qiyaano badan gawada maskinta weyqiyante 😢😢😢 gameka aye iqaqaste ufffff😢😢

    • @DrsbilyanDhan
      @DrsbilyanDhan 3 วันที่ผ่านมา +9

      Arey iydaba meqa laga sari jiray wara nacda nogala taga mesha😂

    • @Norah_bb
      @Norah_bb 3 วันที่ผ่านมา +3

      Nuh cadi iska dhig wax weyn may sameynin

    • @almasosmanmohamoud8939
      @almasosmanmohamoud8939 3 วันที่ผ่านมา

      ​@@DrsbilyanDhanqiyaano maa lgu saaraye

    • @Sundusabdi-bf1cv
      @Sundusabdi-bf1cv 3 วันที่ผ่านมา +3

      Firi waxa waa gem qof kasta qofo fahansayhy wuu la hishinanso ruxa kala usaaro ee cuqdada iska da

    • @DrsbilyanDhan
      @DrsbilyanDhan 3 วันที่ผ่านมา

      @@almasosmanmohamoud8939 so dawo hadan la socon team ka markas War wye lkn hda la socoto wa arke teda kle hadesan qayano jirin game 🎮 su xararad ku yelana😂I dhafa leh

  • @Shacni724
    @Shacni724 3 วันที่ผ่านมา +79

    Sunduzeey taageero badan ayaa social media yaha ku dhex leedahay ee ha lumin hana isku dirin shacabka ku taageero koleey caawo waxaa samaysay waa wax laga xishoodo ee dib iskuuku noqo,Sunduz gabdhaha hakala xigsan oo hakuu sinaadaan,markuu qof guulaysto ku farax oo haka nixin, adigana fudeedka badan io indho cadayska jooji waa iga talo😊

  • @Maqdis-fy2he
    @Maqdis-fy2he 3 วันที่ผ่านมา +227

    Waxas waqalad Asad ey sameysee Sundus maxayelee marki laciyarayo wax ladaxo saxib majirto qofka xadu sicadhi eh u uciyari kariin xaiskajogoo wlhi wan ka xanaqee waxas wax fcn maoxo maxayeele anaka waxan rabna inan aragno qofka u nasibka u sacidee
    Xadee wakas Sundus ayada kudira galise kiki ayadhanee ku guldareysatee markee xadha kadhambee naga ilali waxas🙏

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 3 วันที่ผ่านมา +125

    Asadaw usheeg sundus game markay dheelayso gabdhaha teamka yay kala xigsan qiyanadana hajoojiso 😢😢

    • @fatxiali4849
      @fatxiali4849 3 วันที่ผ่านมา

      Wa caaadi qofka is fahmi karno wa ubaqaa wlhi😂😂😂

    • @fam3573
      @fam3573 วันที่ผ่านมา

      No ciyartan wa khiyamo wa ku celis

  • @axlaamabdullah7837
    @axlaamabdullah7837 3 วันที่ผ่านมา +13

    Sundus wlh apayo sidaas waa qalad iska dhaaaf waxan waa cayaar mar wlba hal qof guuleysanayo Hana big respect🙏🏻🥺♥️

  • @salmaanluude3461
    @salmaanluude3461 3 วันที่ผ่านมา +30

    Gabadhaan Sundus La,Leeyahay Afka Dheer Game Dambe Yaa Lagu Soo Darin Qurunka
    Gabdhaha Ayey Kala Xigsataa Weliba Kuwa Cusub Ayey Buustaa Oo Ay Ficishaa

    • @Amuunmoha8
      @Amuunmoha8 2 วันที่ผ่านมา +1

      Wll gabadha xagad umagaysa tankle qishka iyadu maba bixe walobaqay bes kikiba qishka dhibaysa marka samiana bahashu way isgadinaysa sasey utiri ee bal sug

    • @rahaafhusein705
      @rahaafhusein705 2 วันที่ผ่านมา +1

      Naa gbdha ka fuq

    • @salmaanluude3461
      @salmaanluude3461 2 วันที่ผ่านมา

      @@rahaafhusein705 Waa iska Dhaafaayee Halmar Guska iidhuuq

  • @nimoahmed4052
    @nimoahmed4052 3 วันที่ผ่านมา +383

    Wllhi Sundus waa qiyanooley mataqaano sidaaa game loo ciyaaro. Way ubaaqday Kiki. Asad waa ku tagernaaa wa kundawanaa lkn hablaha cusub hala ixtiraamo hana la soo dhaweeyo. I don’t understand why gabadhan yar ee sundus soo emotional Subxanallh. This is not the first time nayaa hablaha ka xishooo adigaba shalay ban ku baraneee. Asad adigana cadaaalad usamee hablaha cusub. Ladan and Samia I love you sisters ❤

    • @nujuummahmoud8585
      @nujuummahmoud8585 3 วันที่ผ่านมา +17

      True walhi hablha cusub gabadh sundus khiyanta baga laga badiyey

    • @faadumomohamed-kx5bb
      @faadumomohamed-kx5bb 3 วันที่ผ่านมา +16

      Sax wlhi wax ixtiraam la yirahdo mataqano sundus

    • @Kikiafcad.2
      @Kikiafcad.2 3 วันที่ผ่านมา +7

      9:33 - 9:34 fiiriya gays caadibay ugu baaqday marka fiiri khayaamada

    • @libandiraneh827
      @libandiraneh827 3 วันที่ผ่านมา +2

      Asaad hago sxb sudush way uu baqday kiki way tabatay

    • @naimamohamed6345
      @naimamohamed6345 3 วันที่ผ่านมา +9

      Aniga xitaa cilaa iga qabtay gabadha way ka xishowtay maskin waye walhi wayna af gaban tahy gabadha

  • @KadiraHassan-di2zx
    @KadiraHassan-di2zx 3 วันที่ผ่านมา +164

    Sundus waxay uu guleysan wayday khaladad keeda darteed waayo waxay khayintay hana waxayna shahayday ladan

  • @ardoardo742
    @ardoardo742 3 วันที่ผ่านมา +550

    Hana way qiyaameen way la doodi kartay lakin asad way ku ixtiraamtay gabadhaas hana

    • @salah.19
      @salah.19 3 วันที่ผ่านมา +25

      Tan sundus la yiraahdo ayadoo dad hoos aanbwax ula wadaagin ma socon karto ciyaartana kuma guuleysan karto

    • @deeqacali_23
      @deeqacali_23 3 วันที่ผ่านมา

      Maragta horta qiyaanadi bay la guul dareysata ​@@salah.19

    • @Jabshir
      @Jabshir 3 วันที่ผ่านมา +23

      Sundus waa qof aan dhaqan fiicneen, markii horena Fatima ku dhegtey.gabdho cusub oo masaakiinta ku xadgudubtaa,dacwo ka nahay

    • @hudaapdirazhidofficial7225
      @hudaapdirazhidofficial7225 3 วันที่ผ่านมา +1

      Gabadhu ma iyada wxba tiri dhegah😏😂

    • @salah.19
      @salah.19 3 วันที่ผ่านมา

      @@hudaapdirazhidofficial7225 waxa la difaaca ayaad maqashey qaabka loo difaacana ma garaneysid naa soco canjeerada iska dubo😂

  • @Qezah-b7t
    @Qezah-b7t 3 วันที่ผ่านมา +34

    Dhocilaha team 27 mxy isku ximan horta uff war gbr ksta o cusub midba midee kadnbeyso bay kaxigsata wxs iskadaya asadow adigana dawadaysha qoraladoda aqri anaga wax nagu tahee

  • @Deeqa-Mahbuub
    @Deeqa-Mahbuub 2 วันที่ผ่านมา +5

    Ayadaa qiyaano sameesay ayadaana hartay oo ma waxee rabtay ayadoo wax qiyaantay inee guuleeysato taas haka yaabin dheh Sundus waa xasidad dadka kale wax u quurin. Aniga waxaan nacay markee afka kala jiido ayadoo qosleyso uf mataqaano xataa tartiib u qosol. Waa qof eber keeda ah.

  • @faraxcabdi2167
    @faraxcabdi2167 3 วันที่ผ่านมา +147

    Sundus iyo Kiki way isla hishiiyeen 😮😮markaa waa ku celis gamekan cadaalad marwalba waa in ay helaan hablaha cusub
    Asad markaa inanta way saxsan tahay way isku baaqeen waa miskiin gabadhaasi wllhi😢😢

  • @DjWageone
    @DjWageone 3 วันที่ผ่านมา +182

    Sundus waa narcissistic
    Waa qof isla jecel ayada kaliya In wax walba hesho ayada uun noqoto Kan 1aad , qiyaamo badan qofka hoos wax uga sheega walalaheeda kale aan guusha la jeclayn inay guulaystaan waana xaasid qofka aan walalkiis la jeclayn hormar , waxaan waa game nasiibkaaga ciyaar , dadka kula tartanka kugula jira hakala xigsan midna ha soo dhaweesan midna ha iska fogayn dulmiga ma wanagsana Hanna waa ka hiilisay waana qiyaantay walashaa waana wax laga xumaado waxaa sameesay
    Marar badan waa ku arkay dhaqankaas waa dhaqan xun ee iska dhaaf walalo

    • @DeganMuse
      @DeganMuse 3 วันที่ผ่านมา +13

      Waba dabecadeda wlhi mar. Kasta dadka wey kala xigsata gbdhaha

    • @sabahrashid3174
      @sabahrashid3174 3 วันที่ผ่านมา +13

      Haa marky ciyartu game tahy inad markasta khiyamo samayso maha mida kale waxaso dada ku dawanaya mala ismaba tidha

    • @shukrisharaf8775
      @shukrisharaf8775 3 วันที่ผ่านมา +1

      Haaa wlhi

    • @shukrisharaf8775
      @shukrisharaf8775 3 วันที่ผ่านมา +3

      Waxkasto iyada isla jecel

    • @zundusmoha7976
      @zundusmoha7976 3 วันที่ผ่านมา +6

      Xitaa ladan koobka xoog beey uga qadatay😊

  • @AbduwahabAadan
    @AbduwahabAadan 3 วันที่ผ่านมา +116

    Wallhiy Sundus wa qiyaanooleey Been Badana Qoftu munaafaqad waaye Guusha Hala siiyo Hana Asad wa ku taageerna sxp lkin qiyaanadas ma u dul qaadan karno Hana wad Guulaystay huno❤❤❤❤❤❤

    • @canabcismaanhappy5328
      @canabcismaanhappy5328 3 วันที่ผ่านมา +5

      Cadi wax ugu sheeg mxaaa ucayeysa ader ma cayba taal meshaaa

    • @Faadumo238
      @Faadumo238 3 วันที่ผ่านมา +1

      Waa dhaqan xunthy ado caayin wax uma sheegi kartid miyaa aqas

    • @MunaAbdullahiAbdirizak
      @MunaAbdullahiAbdirizak 3 วันที่ผ่านมา

      Qofkan maxa ka qaldan😂😂

    • @AbduwahabAadan
      @AbduwahabAadan 3 วันที่ผ่านมา

      ​@@Faadumo238Adi hada ma i waaninaysa mise wa i caaysa wall😂

    • @AbduwahabAadan
      @AbduwahabAadan 3 วันที่ผ่านมา

      Tnkis wall Baaqida ay isku baqeen ay hadana dafirtay aya dhiga igu kiciyay 😅
      ​@@canabcismaanhappy5328

  • @apdimalikahmed293
    @apdimalikahmed293 2 วันที่ผ่านมา +5

    Madama aan Nahay Dawadayasha waxaa Marqaati Ka Nahay inay Baaq Samaysay sundus una Baaqday kiki vedio qofka Dawaday waa arki Katah ❤ Gabdha Waa la khiyaamay

  • @Joohara-k2x
    @Joohara-k2x 3 วันที่ผ่านมา +12

    M.a asad wiil wax garad ah oo ixtiraam fiican uu dareemay in ay hana xanaaqday❤😢sundus sidan iska daa hablahana si fiucan ula dhaqan way ku ixtiraamtay gabadhu raali gali😭

  • @Adnush-jamac123
    @Adnush-jamac123 3 วันที่ผ่านมา +58

    Sundusey waaba kusii indho adagtahay walaley maxay dhibee baaba sii leedahay Kwrn wax respect la dhaha jirta waxaa naftada la jeceshahay wllka la jeclow gabdhahana hakala xigsan waxan waa game marka Kala Saar sxptinimo iyo gameka bisinke😌

  • @ruqiyaxasanbarre2921
    @ruqiyaxasanbarre2921 3 วันที่ผ่านมา +195

    qiyaano waaye ciyartaan kucelis waaye kiki iyo sundus wey isku baqeen😢😢😢

    • @anisahussein2257
      @anisahussein2257 3 วันที่ผ่านมา +1

      Haaa anigaba wa daremay wa qiyamo

    • @Ahmedkhadira
      @Ahmedkhadira 3 วันที่ผ่านมา +3

      Haa walhi run asado

    • @zeynuuahmed4368
      @zeynuuahmed4368 3 วันที่ผ่านมา

      @@ruqiyaxasanbarre2921 wlhi Ani qacda Hora daremay😂😂

    • @sukhradegan6031
      @sukhradegan6031 3 วันที่ผ่านมา

      Haa wan arkey ani xta

    • @edabsansidihoyadeed704
      @edabsansidihoyadeed704 3 วันที่ผ่านมา +1

      Kiiki waxba ma baaqin sundus ayaa baaqday Kiiki maxaa laga rabaa

  • @DugsiyaAbdi
    @DugsiyaAbdi 3 วันที่ผ่านมา +324

    waa qalad in qof gaym ku jira aad qofka kle ka xigsato waan ku xumaday walhi hana caake inau sida ula dhaqman

    • @ZulekhaAhmed-l2h
      @ZulekhaAhmed-l2h 3 วันที่ผ่านมา +19

      Siiday u qoslayan ayaan nacay waayo gabadhu waxay dareentay ciidlo

    • @Kikiafcad.2
      @Kikiafcad.2 3 วันที่ผ่านมา +1

      Jaa Walhi

    • @OskaIbrahim
      @OskaIbrahim 3 วันที่ผ่านมา +1

      Haa wlhi

    • @Zeytunosman-hu1mq
      @Zeytunosman-hu1mq 3 วันที่ผ่านมา

      Haa wlxi sixun ula daqmen​@@ZulekhaAhmed-l2h

    • @xamdicabdulahi3802
      @xamdicabdulahi3802 3 วันที่ผ่านมา +2

      Isagu hana waxbakama haleen oo ayadoo aan waxba sheegan buu uyeeray xornima eyku hadasho ayuuna siiyey lkn ayadaa katanasushay camerada malaguu shidaa maku qanacdaa budhahay may dhahday

  • @Nejib-BaqLawe
    @Nejib-BaqLawe 3 วันที่ผ่านมา +15

    Sundus naagta ugu malayacnisan team 27 she always non respect full

  • @princessmacaani4145
    @princessmacaani4145 3 วันที่ผ่านมา +17

    Sundus 3qld gashay 1 ladan caaga ka xoogty 2 spinka samia ku aady faatma wyeh aa dhahdy mxa kukala jeceshahy ileen qofkuu ku aady adi matihidee 3 sunuds io kiikii Waa isku baaqeen sundus waji aan 27 laku baran ku dhaqmosaa mida kle hda maku bdalaa oo been ah dhahee even kiikiida aad is cawiseen gusheeda kumad farxin qof naftiisa wx la rabo bes tahy midkle faatma oo guleeseeso asad gameyashiisa maku arko Mxaa kugu dhacay fatma

  • @IfrahAbdisamad-t3g
    @IfrahAbdisamad-t3g 3 วันที่ผ่านมา +51

    Sundus qiyanadii ay samaysay iney guulaysati rabtay lkn waa laga guulaystay😂😂❤

    • @AbdirzakHussein
      @AbdirzakHussein 3 วันที่ผ่านมา

      Ma sheegee marke😂😂

  • @MaxamedAmiir143
    @MaxamedAmiir143 4 วันที่ผ่านมา +115

    Just saliya nawigena Mohammed scw

  • @Hersi-sq4dj
    @Hersi-sq4dj 3 วันที่ผ่านมา +58

    Sundus dhowr ciyaar haka ganaaxo si public ah waa markii u horeysay qof saas loogu qiyaamo gam ka.

    • @ifrahfaisal8197
      @ifrahfaisal8197 3 วันที่ผ่านมา +4

      Hhhhhh mxaa mesha ma game football ah baa la cayaari wah

    • @MaxamedabdirixmaanUgaas
      @MaxamedabdirixmaanUgaas 3 วันที่ผ่านมา +2

      Wali bil ha ujaro😂

  • @SalmaXassan-uv9pu
    @SalmaXassan-uv9pu วันที่ผ่านมา +2

    wllhi gabadha hanna waa gabar maskin oo qalbi wanagsan oo xushmad badan xoga baaqa sundus io kiki wa arkeynay😢😢walo tashty maskinta

  • @MiskiinAlleinadhegaweyne
    @MiskiinAlleinadhegaweyne 3 วันที่ผ่านมา +9

    Hana cake gabadh dagan oo ixtiraam badan abaayo hore usoco waligaa wax ku dhibi ilaaahy kuma tuso🎉❤

  • @NalkaCabdi-d2i
    @NalkaCabdi-d2i 3 วันที่ผ่านมา +157

    Asadow sundus wey ubaqday kiki wlhi safican udawo hana weysaxned

  • @Amalmaxamad-mu4rx
    @Amalmaxamad-mu4rx 3 วันที่ผ่านมา +173

    Sundus qiyaano lay kiki ubaaqday yaa ila arkay 😂ufiirsada guys vedio😮hana miskiin

    • @hajiihassan4803
      @hajiihassan4803 3 วันที่ผ่านมา +5

      Waa runtaa aniga waan arkaa

    • @nafisaabdulle150
      @nafisaabdulle150 3 วันที่ผ่านมา

      Anigaa is 😂😂

    • @FatxiCalisalaad
      @FatxiCalisalaad 3 วันที่ผ่านมา

      Haa waa sax anaa kula arkay waa isu baqeen😂

    • @ahmedkeerow8821
      @ahmedkeerow8821 3 วันที่ผ่านมา +2

      @@Amalmaxamad-mu4rx waa loo jeda in ay ubaaqde balzd videoga marka uu Edit gareynayr in uu arke laga yabaa game gaan oo dhn aaya ah ku celis

    • @NimaJama-t6e
      @NimaJama-t6e 3 วันที่ผ่านมา

      Waan arky

  • @Hälimä-c8n3f
    @Hälimä-c8n3f 3 วันที่ผ่านมา +79

    Ciyaarta wey qaseen 😞 Hana waa loo tashtay ku celis waaye ❤️‍🩹 Kiki guusha qiyaano ee ku heshay 💔

    • @Deka-daahir25
      @Deka-daahir25 3 วันที่ผ่านมา +3

      Lkn qiyanada sundus waday wna laga badiyey

    • @naima745-k7h
      @naima745-k7h 2 วันที่ผ่านมา

      Beenta iska dhaaf naa Hadalka kiki aaba dhahde qiyanada sundus waxay​@@Deka-daahir25

  • @NafisaHassan-x9x
    @NafisaHassan-x9x 3 วันที่ผ่านมา +17

    Way isku baaqeeen wlhi way ka khaldanyihiiin gabadha miskiiintaaaa❤😢

  • @kiinhassan278
    @kiinhassan278 3 วันที่ผ่านมา +18

    qoftan sundus ah nafteda kuma kalsoono 90ka qayano le ku jirtaa iyo baaq waa qof aan xishoon hadana🤨 hadee gusha ku qorantahay wa helee lkn ina hartay waa wax lagu farxo qayanole ma gulesto horaa lo yiri. ciyar kasta kaliged uunba sidaas ah gabdhaha kale dacad u cayaaraan lkn ayada kalsoni daro heyso

    • @MunaMahamed9857
      @MunaMahamed9857 3 วันที่ผ่านมา +1

      Lakin baaaqa kiki bixisay u fiirso sundus haye ba tiiri sundus qosolka ku khaldaneed

    • @anisaisse
      @anisaisse 3 วันที่ผ่านมา

      @@MunaMahamed9857sifiican zoom usoo dheh huno sunudus bilaawde baaqa

  • @rahmanather8962
    @rahmanather8962 3 วันที่ผ่านมา +44

    Waxs wa qald sppto ah sundus kiki ayey ubaqdey hana neh dacad weyn allaha kusharfo queen 👑🤍

  • @ibrahimjr1636
    @ibrahimjr1636 3 วันที่ผ่านมา +34

    Malaha dhawr sano wan ku xidhna asad wlhi wana marki igu horaysay comments u qora gabadha wa la qiyamay wayna iska wacen, fiidyowga hadu lagu ceshto wa la arkaya wayna fahantay inanta laga badiyey ✍️

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 4 วันที่ผ่านมา +90

    Wax ugu wanaagsan la qoro waa saliga nebigena Muhammad scw ❤😢

  • @SowdomaxamedIbraahim-d4g
    @SowdomaxamedIbraahim-d4g 3 วันที่ผ่านมา +5

    Qiyaanole weligiis heer magaaro maqli jiray sunduseyy abyo hanna waad qiyaantay isla adigiiba lagaa guuleystay

  • @UbaxabuukarUbax
    @UbaxabuukarUbax 2 วันที่ผ่านมา +4

    Asad sundus wlhi ixtiraam mataqano sida samia iyo ladan oo kle ma ahan lkn waxa waa geem qiyaano ma fiicna

  • @4DhaaaN
    @4DhaaaN 3 วันที่ผ่านมา +34

    Asad wll wlhi qof imanle aya logu dharta marwalba oon tukado wn ku so duceya inu ale laxad kagi ale ku so caliyo wllky qof qlpi wgsn aya thy runti Wyo wanagag ano ku hor ilaman ayan hadana sii ficn ubarty tasina wa wanag adiga ka muqda wllky gulyso Melkasta ood adunka ku jogto wllky mcn wxn rajyNaya iney fariin tayda sii ku so gadho rajynaya wll mcn🤲🏻😍👑💯

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 3 วันที่ผ่านมา +22

    Sundus wa qiyanooley wey u baqdey weyna gujisey Kiki lakin Hana Cake wa gabar ixtiram badan ❤❤❤

  • @رئيزه
    @رئيزه 3 วันที่ผ่านมา +25

    Huno asad wlhi wa qiyano way isku baqen lawada inimo sundus eeg way ubaqdey kiki ku celis weyn geamkn inanta hani way ku dodi karti lkn ixtrm adiga ku ixtrameso awged u amustey una qadatey gul darda wayo atak an lawada inamo atagtenayo maiga ahn wlhi lkn marwlbo waxa wngsn waxad naftdi lajeceshhy la jeclow walalka ama walasha marka sidan qalad weyn cadi lo jeda de huno qiyano sameyen inamdan sidan ma wngsna qof wlbo nasibkisa haku kalsonado Insha Allah 😊

  • @QamarNuur-om1fj
    @QamarNuur-om1fj 3 วันที่ผ่านมา +28

    Sundus waa dhagar socoto horeyna Wan u arkaye caawa cunsurinimadeeda way so bixisay 3 dhagar ey sameysay
    1:ladan Ayeey xoog caaga ugu qadatay
    2: samiya ayeee udananineysay waliba si xaq an eheyn oo wey kla xigsaneysay fatima iyo samiya
    3: gabadha cusub ee Hanna Ayeey qiyaano ugu saartay ciyarta marka qof sas udhagran ma fiicna subiscrub iima saarnayeso unsubiscrub Ayan siiye imaan laay waaye qoftan iska qabta waa mas inta ugu raacsan like✔️

    • @nasroxuseen2549
      @nasroxuseen2549 3 วันที่ผ่านมา +1

      Kumasha quulka kheyr qor shadhaamaha keen🙄

    • @naima745-k7h
      @naima745-k7h 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@nasroxuseen2549dadkan qaylinaya run kama ahan ee waa cadowgeeda

    • @sabariinalas736
      @sabariinalas736 วันที่ผ่านมา +1

      İman laay wye qofka walkedna guul uma ogala dadkena iska dhadhicisa badow wye

    • @Wllhuudow
      @Wllhuudow วันที่ผ่านมา

      Tliye anigoo saas u og ayaan jaanis siiyey adna hkanoqon wax un waa utreesayee😂

  • @Naxariislowga
    @Naxariislowga 3 วันที่ผ่านมา +14

    09:58 Hanna sida ay ku baxday caloosha ihurisay wlhi🥺 anigo ka xun aya asad daremay legend wye wlhi iney is xumeyneyso ayu daremay o kursiga hore ka taktay o iska fadhisaty asad aya kaly hadal wixi caloshada ku jiro sheeg dhahy gabdhaha kle ne idinka ma isku baqdeen😡 ayu dhahy what a legend👑

    • @CabduqadirMaxamed-d2d
      @CabduqadirMaxamed-d2d 3 วันที่ผ่านมา

      Lkn ogoow gabadha in xaqdaro lagu bixiye wuuu ogaaday wuxuuna dhahay Waan Ka soconeynaa ma ahyn in sidaas uu dhaho

    • @MILYAAN_DHAAN
      @MILYAAN_DHAAN 3 วันที่ผ่านมา

      @@CabduqadirMaxamed-d2dhaa wlha cadalad daro anuu hadn waxas arki lahaa ama Waa cancel geren lahaa ama karto kale la iman lahaa sidas qof bad cuqdad ugali kartaa💔

    • @Naxariislowga
      @Naxariislowga 3 วันที่ผ่านมา

      @@CabduqadirMaxamed-d2d Haa lkn shucaac yar aya ugu jiray si waadix ah uma ogeen wxa dhacay inkasto arimaheena qeybti udambeysay ku qabtay shux shuxdoda asad ne mrku edit gareynayo ayu arkayaa wa wxan ka xumanay dhamantena wn rajena iney cuqdad is gelinin wlsheen

  • @Aamusan-q6u
    @Aamusan-q6u 3 วันที่ผ่านมา +89

    Sundus 3 shey aan caawo ku arkay wa qalad 1 ladan aye caaga kula qabsatay ladana gacan horesay
    2 samia marke bexesay eega
    3 baaq aye samesay

    • @Samsam-hi8is
      @Samsam-hi8is 3 วันที่ผ่านมา +6

      Sundus caaga hor qabsatay sifiican ufiiri ladan ayadaa kula dhagtay😂

    • @khadracabdulahi6574
      @khadracabdulahi6574 3 วันที่ผ่านมา

      ​@@Samsam-hi8iskulma dhigin ayda kula dhagty

    • @Queennouran336
      @Queennouran336 3 วันที่ผ่านมา +2

      @@Samsam-hi8isisku qabiil ma tihiin sundus 😂

    • @NajmaMohamedSalaad
      @NajmaMohamedSalaad 3 วันที่ผ่านมา

      Lawada qad kale Haa lkn midka caaga ayada ku horeesay sifiican ufiiri

  • @KadiraHassan-di2zx
    @KadiraHassan-di2zx 3 วันที่ผ่านมา +58

    Sundus waa yaab marki hore ladan ayeey kaga dhegtay marki danbe kiki ayeey uu baqdey

    • @hipomohamed096
      @hipomohamed096 3 วันที่ผ่านมา +9

      Lkn khiyanadi watas ku weydey gushii waliga waxba lma qiyano

  • @kingahmeza1408
    @kingahmeza1408 3 วันที่ผ่านมา +44

    Sundus khiyaanaley waye wanadaremy in ay isku baaqen Hana way saxnayd lkn ixtiraam ayey mujisay oo way iska amustay

  • @FatumaAhmed-d9f
    @FatumaAhmed-d9f 2 วันที่ผ่านมา +3

    Asad gawadha wey qayante sundus wey isku baqen lkn xale maxa waxba madan sogalinine asad❤

  • @adirre-s4i
    @adirre-s4i 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahay gacantan aa saxarada iskaga dhaqdid kaama gooyo hada soo qortid scw scw scw💕

  • @abdifatah-c8t
    @abdifatah-c8t 4 วันที่ผ่านมา +98

    illahow asad cimri dheer iyo caafimaat sii🤲

  • @baaritaan3882
    @baaritaan3882 3 วันที่ผ่านมา +40

    Gabar baa xaqdarro ku baxday iyo khayaano. Waxaas jooji ninyohow caddaaladda ilaali

  • @amalhassan1493
    @amalhassan1493 4 วันที่ผ่านมา +37

    Kusali xabiibkena Scw ❤

  • @FatuushAbdullahi
    @FatuushAbdullahi 3 วันที่ผ่านมา +4

    Guusha dad kle waa lagu farxa sida u rabto taadana in lagula farxo fiir hada hana sidii ula farxaday waliba wey u istagtay❤

  • @hawaabdi8027
    @hawaabdi8027 3 วันที่ผ่านมา +5

    Sundus iyo kiki waa isku baaqeen Sundus 3 qiyaano sameysay Game dhexdiisa finally waa laga guleystay macsokor ladan kobka ayadaa kula dhegaty xoog uga qadaty ladan wa iska samirty tan labaad samiya markey so baxdey fadumo wye dhahday ay ku dharaneysay samiya ayana baxday ayado ku qanacsan tan sadaxaan kiki way u baaqday. Sundus doqonimada iska dhaaf maalinba qof ha iska gadgadine hush 😂😂😂

  • @RoukiaYonisHassanGB
    @RoukiaYonisHassanGB 3 วันที่ผ่านมา +18

    illahaw asad cimri cheers iyo caafimaat siii Amin Amin ❤❤ nolow intey nol jirto walalkey ❤

  • @Kiineyy.mahamedaz9071
    @Kiineyy.mahamedaz9071 4 วันที่ผ่านมา +29

    Wlhi blhi tlhi like ku sara isaar hee 😂❤

  • @NALEEYCali-ve8ty
    @NALEEYCali-ve8ty 4 วันที่ผ่านมา +25

    Dunida maso marin ruux kasharaf badan kana qeer badan kana ruun badan nabi muxamad scw scw❤❤😢

  • @RaqiaAdan
    @RaqiaAdan 3 วันที่ผ่านมา +2

    Asad sundus teamka ka saar respects malaha gabdhahan wa masakin inay kala gayso rabtaa iyada uun ila wadwado jeceshay

  • @Aqlisheygcl
    @Aqlisheygcl 3 วันที่ผ่านมา +14

    Sundus saan unacay lee ufff gamekey kuciyari xararadisa plz nagadaaf sundus💯💯💯

    • @FartuunCabdi-p9n
      @FartuunCabdi-p9n 3 วันที่ผ่านมา +1

      ma qalad yar baad ku radineyseen sundus kusasten kiki wey baqde halmarna lama sheegin

    • @Ka-sheke
      @Ka-sheke วันที่ผ่านมา

      @@FartuunCabdi-p9nwaa naago sundus arki la’a shuboyin dheh😂

    • @FartuunCabdi-p9n
      @FartuunCabdi-p9n วันที่ผ่านมา

      @@Ka-sheke waa kayabe ishoda allah kaqabte

  • @faadumomohamed-kx5bb
    @faadumomohamed-kx5bb 3 วันที่ผ่านมา +47

    Wlhi gemkan wan jecelahay lkn manta wan xanaqay sundus qayanoley hana miskiin wey isku baqen sundusey qayanadada ka xaxabi walaga guleystay 😢❤🎉

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 3 วันที่ผ่านมา +14

    Kiki iyo Sundus, khiyaano ayey ku sameeyen Hana, way isku baaqeen🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Ina_cabdulaahi
    @Ina_cabdulaahi 3 วันที่ผ่านมา +35

    Asad koko iyo amaal gabadha xaly koko wareysaneyse geamka waa benta ciyarsii vedio kool kuciyarsii mahadsanid ☺️❤👋❤

  • @Maariyacaliyaasiin
    @Maariyacaliyaasiin 3 วันที่ผ่านมา +7

    Asad geemkan celis waaye kiki guusha qiyaano bey kuqaatay gabadha miskiinta wey qiyaaneen geemkan waxa kajeclaa malahan lkn sundus baa qiyaantay wlhi 😢😢

  • @NimcaOmer-ut7bh
    @NimcaOmer-ut7bh 2 วันที่ผ่านมา +2

    Hana WAA ixtiram oo qoof ah machallah 🎉

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 3 วันที่ผ่านมา +34

    9:39 kiki dhabarke katabane sundus wlhi baqas wan laderemay anigaba 9:45 sundus gacanteda firiya😮Hanka waa runted wee isku baqen my kulahaa😂 marke samia soo baxdana Fatme korka kasarty arimahena shegay😂😂 sundus caaw gusha wana kula rabny dhamanten sorry qayandada kurebty🏃‍♀️😂😂😂😂

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 3 วันที่ผ่านมา +13

    The best person ever 💕 the most knowledgeable ever 💝 Ankusalino Xabibkena Mohamed Salalahu Caleyhi Wasalam ❤❤❤

  • @ROZAM-p9e
    @ROZAM-p9e 3 วันที่ผ่านมา +34

    Attt Hayeelin waala qiyaamay gabdhaha 😂😂😂

  • @SucaadAxmad2022
    @SucaadAxmad2022 3 วันที่ผ่านมา +5

    Inta zuum so dhahde oo araktay iney sundus dhahde hoos hana waa respectfully gril 🧕🏻👏🏻

  • @RUMAANMOHAMMED-n2u
    @RUMAANMOHAMMED-n2u 3 วันที่ผ่านมา +4

    Markii hore samiyo ku soo aaday faatma ku nabde dadka kale weee ba aamus naayeen hadane hanaa qiyante
    Maanta ciil igudishay guusha markasto iyada lajeclaa lakin waa qald لامشكله hana waa gabar maskiin wlhi dad kale hadee ahaan lhyeen weeba dood lhaayeen safilaayo

  • @muhdabdikadir4297
    @muhdabdikadir4297 3 วันที่ผ่านมา +10

    It's not the first time sundus doing this, hana knew everything but she just accept. Asad please gametan cadalaad kuwaaad ama iskadaaf. Wanagacodsii please 🙏

  • @football4k598
    @football4k598 3 วันที่ผ่านมา +32

    Gabdhan Sundus Ladhaho Samia Maaha Ayay Ledahy Gabdha Kle Inay Baxdo Me Rabta

    • @deeqacali_23
      @deeqacali_23 3 วันที่ผ่านมา +11

      Haaa marwalba gabdhaha cusub inay baxaan Bay jeceshaha

    • @hawaabdi8027
      @hawaabdi8027 3 วันที่ผ่านมา +2

      Haa doqomad wye samia isku dhadhajine gabadha cusub riixe

    • @Jabshir
      @Jabshir 3 วันที่ผ่านมา +5

      Amiiro soo ceyrisay, hada teamkan isku dhedhejin,waa naag respect xumo iyo shaqsi xumo haysato

  • @Ambitious_10
    @Ambitious_10 3 วันที่ผ่านมา +127

    Sundus horta qiyaano badana markasta baaq ey sameysaa waxaas iska daay abaayo nasiib kaada ku qanac

    • @kaltuunibraahim9781
      @kaltuunibraahim9781 3 วันที่ผ่านมา +5

      qiyano ma fiicna mabay guulaysan

    • @AyaanleMaxamuud-n8x
      @AyaanleMaxamuud-n8x 3 วันที่ผ่านมา +1

      Haa wlh waa sax

    • @MaymounaMaxamednuur
      @MaymounaMaxamednuur 3 วันที่ผ่านมา

      Haa

    • @deeqacali_23
      @deeqacali_23 3 วันที่ผ่านมา +1

      Kuwa ay kaso horeysay sas Bay mar walba u qiyanta qof cana marki lasaaro way qiirota marki qof cusub lasarana qosol waa waji lay

    • @khadracabdulahi6574
      @khadracabdulahi6574 3 วันที่ผ่านมา

      Haa ladan xata caaga caadi bay uga xoogty

  • @hooyomaamo1697
    @hooyomaamo1697 2 วันที่ผ่านมา +1

    Sundus ciyaaraha game ka ganaax asad khiyaamad cad oo la jeedo ayay samaysay waaa inaad ganaaxda haada nahay team 27 khiyaanada ilaahay ma jeclo dulmigu iyo dad so Kala dhawaysigu waa dhaqan ayanan lahaan jirin hadaanu nahay team 27 inantaas Hana waa inad raali galisa
    Team 27

  • @LeyloQaasim-s4l
    @LeyloQaasim-s4l 2 วันที่ผ่านมา +1

    Asadow dadkii hore ee team ka lagu dhisay aawey dadkaan cusub miyaa idin kala jaray amiira iyo asxaapta kale aaway si aad xiriir cusub usameyso xiriir looma burburiyo❤

  • @maqbulysf8066
    @maqbulysf8066 3 วันที่ผ่านมา +20

    An Ku Salino ❤️Nabi Maxamed ❤️
    Salalahu calayhi wasalim
    Salalahu calayhi wasalim
    ❤️❤️❤️👍👍👍

  • @manoabdullahi440
    @manoabdullahi440 3 วันที่ผ่านมา +35

    Kiki iyo sundus way isla fahmen😂

  • @galadyare620
    @galadyare620 3 วันที่ผ่านมา +26

    Ceeb badana asadow qld wye Şaş gabdha maskiinta u tashaden waxan isku xishoda dheh Wah wllkey wax badan ku sawanaa ciyarta cadalad ka dhiga

  • @yazicisalvio1642
    @yazicisalvio1642 3 วันที่ผ่านมา +1

    Wee yartahy asad inaa comment ka bixiyo video yashisa balse manta waxan arkay manta qiyaano cad oo lugu sameye gabadha hana waana respect girl 👍

  • @umuakram5275
    @umuakram5275 2 วันที่ผ่านมา +1

    Weliga qiyaamo ha sameynin hana isku dayin qish si dacad ah u cayaar wlhi Sundus way kaso baxdey guul daro ayy heshy kumana farxin guusha kiiki waaay sundusey iska badal dabecadaan anaga wan jecelnhy guushada lkn marwalpo adiga ma lihid guusha

  • @Janno66
    @Janno66 3 วันที่ผ่านมา +23

    9:34 lapo tuuug😂😂😂Ar sundusaaa😂😂😂

  • @abdullahihussein7029
    @abdullahihussein7029 3 วันที่ผ่านมา +28

    Weligeey Sundus waan arki jirey marabto qofkale guushisa waa xaasid wlh

    • @AshrafCde
      @AshrafCde 3 วันที่ผ่านมา +2

      War aamus adibo saas wa smyn laheede😂

    • @canabcismaanhappy5328
      @canabcismaanhappy5328 3 วันที่ผ่านมา +4

      Dadka kaso horjedaa thy jnis gbadha haku radin ka amu yahu

    • @abdullahihussein7029
      @abdullahihussein7029 3 วันที่ผ่านมา

      Abayo xasidnimo igumajirtoo

    • @abdullahihussein7029
      @abdullahihussein7029 3 วันที่ผ่านมา

      @@canabcismaanhappy5328 xaasid waa uun xaasid adne lagayabaa dhanka qabiilka inaad utagereyso yahuuuu

    • @mahadabdirashid7783
      @mahadabdirashid7783 3 วันที่ผ่านมา

      Maxa chance ah qaladkeda waba lo jeda Kaalay indhaha Ciid noga shub😂😂

  • @Legend33661
    @Legend33661 3 วันที่ผ่านมา +22

    Kusali xabibkeena Muhammad S.C.W 🎉😢❤

  • @miskifoodey3523
    @miskifoodey3523 วันที่ผ่านมา +1

    Hambalyo kiiki ❤❤❤

  • @mumtaazfarax7229
    @mumtaazfarax7229 3 วันที่ผ่านมา +2

    Qayanoole ma guuleesto sundus intaas qaayano bay ku timid uf mar dabe ha ku soo darin

  • @amiinabdikariim7568
    @amiinabdikariim7568 3 วันที่ผ่านมา +7

    Warde ciyaarta waa qalad kiki iyo sundus way tashteen

  • @ZaamMaxamed
    @ZaamMaxamed 3 วันที่ผ่านมา +17

    Ku sali xabiibkena Scw❤

  • @NiciimaMohamed-i1t
    @NiciimaMohamed-i1t 3 วันที่ผ่านมา +39

    asadooow ilaahay gabar qurux badan ha kusiiyo

    • @FahmaMohamed-yb4ch
      @FahmaMohamed-yb4ch 3 วันที่ผ่านมา

      Wuuba heystaaye 😂❤poqorada ma ilowdey 😂

  • @ibrahimabshir1466
    @ibrahimabshir1466 2 วันที่ผ่านมา +1

    Khiyaanoole ma guulaysto sundus khiyaano ay markasta ku ciyaartaa

  • @ilwad4400
    @ilwad4400 2 วันที่ผ่านมา

    Hana machallah qu'Allah te préserve t'es d'une beauté et respect incommensurable ❤
    Vraiment très épaté de ta personnalité.

  • @HasancabdiHiraabe
    @HasancabdiHiraabe 3 วันที่ผ่านมา +13

    Asd wee isku baqen walahi dhaar umara hada tahy dacad gem kaam kuso celi sundus nah baqa Danbo yena samen ena aqbali donto rajena Thnkis ❤

  • @boqoradakaftanka35
    @boqoradakaftanka35 3 วันที่ผ่านมา +30

    Kiki wllhi say koko u tagtay guulo badan soo xaraysey booski koko noo gashay

  • @abdiwarsame1833
    @abdiwarsame1833 2 วันที่ผ่านมา +1

    Asc wllo Asad waa kusalamay waxan kugu salamaya salanta islamka Asalamo calaykum waraxmatulah wabarakato wllo waxan.Rahaynaya inaad Cafimad qabto waliba Wakhtigan Aad Faraxsantay waxan jeclan laha Maalin malmaha ka mida Uun Fugayn inaan Ku Arki Duuno sido kale waxan jeclaan lah inaan.mar uun imado wadanka malisiya i.a wllo waxan ka Rabaa Cawimo Taas uun ku han waynahy inaan.ka heli dono maalin tad Aragtid Farintayda waliba ila so xidhiidhi doontid i.a waxan ku Rajaynayaa Cafimad ,Cimri dheer iyo Cibaado soban Maca salama dhamaan Team 27 😊

  • @sharmaakeyare6533
    @sharmaakeyare6533 3 วันที่ผ่านมา +4

    Asad Hagio Inantaa Hana Iyadoo La Khiyaamay Ayay Ku Ixtiraamtay Miskiista Waa Layskugu Tagay.

  • @Thuwaiba_as
    @Thuwaiba_as 3 วันที่ผ่านมา +18

    Stop✋
    Blessings be upon the Prophet Muhammad ﷺ ❤