DEG DEG DFS oo Kooxda Aaran Jaan Heshiis Culus la gashay & Asad Diyaano oo xil loo magacabayo,Turkig

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 36

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 5 หลายเดือนก่อน

    What a power hungry in Somalia !!!

  • @mahameddacaad1253
    @mahameddacaad1253 5 หลายเดือนก่อน

    Puntland dolwada madax banana weye boqortooyo weye guuleyso ameen hamaplyo welcome back my home

  • @khaalidqeys1653
    @khaalidqeys1653 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤wara been baya ku hayan budalan caidi ma burburin karato ee magacabis ba lani karaba daiyano

  • @jaamacmjaamac814
    @jaamacmjaamac814 5 หลายเดือนก่อน +2

    waa wax lagaa xumaado in la sbssbul dagaal puntland ah

  • @ifraaxqurux9873
    @ifraaxqurux9873 5 หลายเดือนก่อน +1

    Aranjan. Inlar. Alaidinkud

  • @MustafaAli-z5b
    @MustafaAli-z5b 5 หลายเดือนก่อน

    KUWAAD AARANSHAYDAAN PUNTLAND BISADO AYAY KA YIHIIN XITAA MA IMAN KARAAN PUNTLAND

  • @AhmedAden-m6x
    @AhmedAden-m6x 5 หลายเดือนก่อน

    Inaa lilaahi wa inaa lilaahi raajicuun ma sidaanaa u dambeysay Hal doorki Majeerteen ???😮 😮😮 war xishooda oo ILaahay ka baqa oo Ehelkiina ha u soo raacina Cadawga Puntland.
    War idinkoo nool siyaasad ahaan ha is daldalina.
    Lkn Ogaada Xasan Dhiiqo iyo Wacalo kasta oo soo raaca waa laga Adkaan Insha Allah

  • @MustafaAli-z5b
    @MustafaAli-z5b 5 หลายเดือนก่อน

    ADEER XASSAN XOOLO IYO KOOXDIISU PUNTLAND MABA YAQAAN LAAKIIN WAY BARANDOONAAN

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 5 หลายเดือนก่อน +1

    Afartaan doqon maxey qaadi karaan ??

  • @mulimohamud4212
    @mulimohamud4212 5 หลายเดือนก่อน

    Hooshow ma wadadii maza maxruum baad rabtaa in aad marto.
    Waa ceeb aan reerka lagu aqoon jirin waxa aad ku jirtid ma tahay reerka lagugu sheegay.

  • @MustafaAli-z5b
    @MustafaAli-z5b 5 หลายเดือนก่อน

    PUNTLAND DAGAAL HAWIYE OO DHAMI HADAY ISA SOO RAACAAN XITAA KUMA DHUUSI KARAAN

  • @MustafaAli-z5b
    @MustafaAli-z5b 5 หลายเดือนก่อน

    PUNTLAND XASSAN XOOLO VILLA WARDHIIGLAY AYAY UGU TEGIN WAANA TAQAAN SIDA LOO BAHDILL MOORYAANTA XAMAR

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 5 หลายเดือนก่อน

    GENERAL. ASSAD. DIYAANO. KA FOGOOW. AARAN JAAN. && XAMAR ....????????? ...

  • @AbdullahiHashi-i6l
    @AbdullahiHashi-i6l 5 หลายเดือนก่อน

    Adeer wadanka maxaweyne malahan maxaa nola daba taagan thy Tuug Dhulka iibsada jooha

  • @AliSaeed-y2x
    @AliSaeed-y2x 5 หลายเดือนก่อน

    Dagaal maya

  • @hassanabdi5753
    @hassanabdi5753 5 หลายเดือนก่อน

    Dagaal waxba lagama qaadayo cidan weraraayo majirohadu weraro waa qabiil qabiilna waxba lagama qaadayo

  • @AsioMcn
    @AsioMcn 5 หลายเดือนก่อน

    Puntland cidna dagaal waxba kaga qaadimayso

  • @MustafaAli-z5b
    @MustafaAli-z5b 5 หลายเดือนก่อน

    XASSAN GURGUURTE WAA FASHILMAY HADUU U YEERTO KOOXDII FASHILMATAY U YEERTO DEE WAA NIN FASHILMAY TEENDHADII AYAA INOO BALAN AH

  • @MaxamuudSaalax-mv3ij
    @MaxamuudSaalax-mv3ij 5 หลายเดือนก่อน

    Ninka majeerten waa shabeel laga yaabo in yeeriyo waxaas sameeyee lama hiraahdo leef leef lagu khayaano

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 5 หลายเดือนก่อน

    Haddii aadan aqoon iska dhaaf

  • @ab.d2536
    @ab.d2536 5 หลายเดือนก่อน

    MAMOUL. MOUNAFAQ. WABOUN TELAN

  • @ab.d2536
    @ab.d2536 5 หลายเดือนก่อน

    BUNLAN. AFKALAgOUQADAN. MOUNAFAQ Iyo kAEN. MAgOULESANAYAN

  • @halimafarah8218
    @halimafarah8218 5 หลายเดือนก่อน

    Idii rabta dagaal putland waa la soo dhawenayaa ciddii nabad rabtana waa la soo dhaweynayaa

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 5 หลายเดือนก่อน +2

    Kooxda Aaran Jaan Deni markii kasoo adkaaday miyeey bilaabeen in dhabar jibiyaan

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 5 หลายเดือนก่อน +2

    Yaan lagu abuurin cadaawad horleh reer Puntland buurburteeda.
    Wasiir Hoosh, ka waantow inla buurburiyo Puntland.
    Haddii ay taasi dhacdo waa mid aysan qaadi karin Puntland in la idiin soo diro.

    • @MustafaAli-z5b
      @MustafaAli-z5b 5 หลายเดือนก่อน

      CALI KINTIR PUNTLAND MAKU DHUUSAYA BAL CAR HA YIMAADO HADUU NIN RAG AH YAHAY

  • @cabdirisaaqjimcaale4213
    @cabdirisaaqjimcaale4213 5 หลายเดือนก่อน

    Puntland dagaal wax looga qaadi karo

  • @XaawoShamis-vm8mi
    @XaawoShamis-vm8mi 5 หลายเดือนก่อน

    Budlaayn. Dagaal. Wax. Loogama. Qaadi. Karo. Waayo. Budlaan. Waayo. Budlaan. Waa. Dawlad. Dhisan. Oo. Ciidan. Nooc. Walbah. Leh. Marka. Mindi mindi. Ku. Taag. Ma. Fiicna. Ee. Waxaa loo. Baahan yahay. Xal waara

  • @caliaxmad2109
    @caliaxmad2109 5 หลายเดือนก่อน

    Puntland.iyo meel kale midna dagaal wax laguma qaadikaro.xalna ma aha dagaal.faa.iida daagaal sokeeye leeyahay waa laa arkay waana kan somali halkaa dhigay

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 5 หลายเดือนก่อน

    Buntuland wax dagaal looga qaadayo ma jiro somali hadey kala adkaaneyso 33 sano ayeey dagaal ku jireen waxaase nasiib daro ah in ay caada qaatayaal ku qaraabanayaan magaca buntu laand ilahey ha xafido buuntu laand iyo umada ku dhexnool tan kale asagu madaxweynuhu dagaal moyee nabad wax kuma raadin karo miya cajeeb

  • @CabdirshidCumar
    @CabdirshidCumar 5 หลายเดือนก่อน

    butlan dagal waba logaqadimayo

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 5 หลายเดือนก่อน

    Daaroodoow ma Hawiye ayaa maanta Suuqa Bakaaraha Idinku Iibinaya waa maxay wax dhacayaa Daarood Is qabta waa meeshii Cadawga Hawiye iyo Ismaaciil Idinku wadeen yaad ku socotaane Odayadiina u noqda

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 5 หลายเดือนก่อน

    Waxii tanaasul iyo heshiis lagu keeni waayo dagaal ma lagu keeni karo puntalnd Wada hadal mooyee caano looga dhami maayo dagaal