Mashallah beautiful family illah ha idin barakeeyo asha hooyo nugu salaam waxaa tihiin gabadha asturan waligiina saan u asturnaada ha idinku dayda gabadha ha asturan oo yaryar ceebta gabadha ha somali ayaa ku soo batay ayagoo qaawan Mashallah habaryar guul baa idin rajeenaa ❤❤❤❤❤❤
Masha Allah hooyo iyo hablaheeda arkaa wada asturan masha Allah farxad ku cibaadeesta insha Allah in jannah ❤❤❤
Ugu dhamben way na so xasusatay isha😢😢😢
Masha allah family qurux bdn❤
Masha allah tabarakallah family qurux badan allah idiin dhowro isha aziiz sis salaama keep going ❤❤
Masha Allah ❤❤❤❤ beautiful family Isha Aziz 👏 boqortoya tihiin keep going 🎉🎉🎉🎉
Kaligeeed Boqorad izha❤ m.a maamooo❤
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Mashaallah ❤❤
Mashallah walaashey ishaa adiga iyo familygada Allaha idin xafido beautiful vlog waaye kan ❤️
Aisha routine noo soo duub
isha activekaadii hore noo soo celi plz wallaha ku heesana quruxloyshin waa masha allah
Ishadeen mantay naso xasustay wow team sundus walo wy kila socdan ogow ishedeeni
Team Sundus 27❤
Yaa iga soo horeyo😂😂❤
Abayo is astur xuman igama ahaa keep going ❤❤
Xage ka qawan yhn
@maryanabdi5382 qortaa dhaa astur qaari
Mashallah beautfull family❤❤
Oh Great to see you Darling❤ Enjoy with Family
Mashallah beautiful family illah ha idin barakeeyo asha hooyo nugu salaam waxaa tihiin gabadha asturan waligiina saan u asturnaada ha idinku dayda gabadha ha asturan oo yaryar ceebta gabadha ha somali ayaa ku soo batay ayagoo qaawan Mashallah habaryar guul baa idin rajeenaa ❤❤❤❤❤❤
Masha allah famliy qurux badan ❤
Asc masha Allaha tabarakallah family qurux badan Isha Aziiz qorta qarsa sida gabadha kula dhashay
Mashalha
Izhaa qurux I love your vlogs❤
Masha allah abaayo ❤❤❤😊😊
❤happy family
Mansha allah hooyadood waba dhalin yaree ❤🎉
Wow walhi Amiira sa,iid ban ugu xisnaay m,a
Fadlan xanjada iska tuf markaa wax nosoo gudbineysid. Lalabo waaye malagu daawan karo. Sidaada kale waa masha allah. Taladeyda hau qaadan aflagaado waxaan ahay walashaa somaliyed oo kugu xiran lakiin xanjadaan aad video walbo calaalineyso naga cun oo iska dhaaf intaa ku dawaneyno dhajaq dhajaq daada ayaa video dhan la daawan waayay....
Mashaa Allah ❤️❤️❤️
Your daily routine so duub aishay maalin ilaa haben 😊
abayo horay u soco mideeda klena nasoo xasuuso😢❤
Masha allha 7 gbdhood iyo hooyadood miyaa
Aasho hooyo nagu Salaam from puntland ilaa galkio ilove hooyo❤
From cumeer big fan 😊🎉
Allah kuxiisnay ISHAAA AZIIZ❤❤❤❤
From cumeer big fan 😊
Mansha Allah ❤❤
Wow❤
Apaayo. Nosoo padi❤🎉
Wansugaye❤
Caaisha ilaahada ku dawadaa m.a
Hore usoco abayo .... love you ❤
AMIIRO. WAAN KUUXIISAY❤
m.a isha Ani camal waye shey walbo an cunayo ani waxa dhaha bismilah
Sey wllhi 😂😂😂
IsHAAA Asiis.wan ku xiisey
MashaAllah wll imisa habloodbatihiin❤😂
IIZHAA GABDHAHAAN AFSOOMAALI MABA YAQAANAAN EE BALADWEEN GEEY EE KASOODHUUMO😂😂❤
😅😅
my crash celebrity
Mansha allah ❤❤❤
Ishaa qurux❤
❤❤❤
izha qurux badan ❤😊
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Abayo what’s the name of that lashes and where did u get it from ? And the eye color
Isha qureen
gabdhaha kuli wa beautiful dark skinned adi iyo amiraa kisto is dhaqay😂
Aadam bes Maa wiil inii ah
wan sodabanay m a
﴿ إِنَّ اللَّهَ لَا يَظْلِمُ النَّاسَ شَيْئًا وَلَٰكِنَّ النَّاسَ أَنفُسَهُمْ يَظْلِمُونَ﴾
[ يونس: 44]
( ILAAHAY WAXBA KUMA DULMIYO DADKA
EE DADKII IYAGA NAFTOODA DULMIYA )
Beenta iyo fool xumada ay samay nayaan
Suurat Yuunis 44
ADEER XUSEEN
🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺
SAMIDEY HIBA NUURA😂😂
First comment❤😂
Dadaa 2027 daawan doona😢😂❤
Aabe wll doorkii waad kasoo duubi jirtay, ma nool yahay
Cashaay amiiro isii dumashi aan ka dhigte
M.A WAY KOREEN
First ❤
Inader ❤
Boqorad❤
M.a❤
Musibo ooo iskudirta walalaha 😢copy from Amiiraa family😂
cida cajinka joji Caacda
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😮😮😮
oo Aishay sawdinkii islayay amiira😂cashadaa ku sasaban 😅
Mumtas rwaaa
You guys always wear too much makeup, remember Simplicity makes beauty....
Cajirwena