Firdhiye wa wadani dacada wana. Qof aha bila aadan wana khaladami karaa e halodulaqato wixi kakhaldaman sidagan halolatosiyo dhulabahantow manata malinaad kawacantihin majirate
firdhiye ceeb aan xamar ahayn looma hayo ee sidisa kale wa geesi dhiiran oo warka cadeysta laakin dowlada soomaliya aqoon umaleh oo wuxu muuda inay daacad tahay
@abdihafiidahmed8950 Waa runta nin garxajisanay. Indr lakin nin Somaali ah o kula degaanana waan ahay aakhiro mooyee aduunka waynu xumaanay Isaaq Musa waalayo wu tagaya idinka Muse idin ma hayste fikirka raaciya kolay ba waxuun baynu ku heshiine intaynaan isku madhanin maynu Iska heshiino aad ban kuu salaamay wll waxan jeclahay xaqiiqada guul ku muuqata ma jirto hadad Isaaqo dhan madhiso isaqna guul U muqata Ma jirto hadu ku dhameeyo lakin waxa danta Ilaah ha fahansiiyo Dhulbahante. Aad ban U qaldanay marki hore iyo imikaba idinkuna nagamaydin ronan wanaga sii foolxumateen .
Xasan baa kuu waalaya oo ku yidhi gobol iyo badh keen .. waar dhiigan islaamka ee aad ku cararaysaan iska daaya .. Magaalo dhisan ayaad doonaysaan inaad gubtaan Allah Akbar
cerigaabo goor ay ahaatoma ssc khaatumo way lawareegeysa laakin waxa deg dega wa xasuuqa idoor kabilaabay cerigaabo saas darte lasii sugi karo ee wain dhexda loo xidho
Maanshaa alaah guulayso MD firdhiye cadow fidhiye waa rag rag dhalay guulayso alle idankii
Masha Allaah guuleyso Madaxaweyne
Maashallah maashallah allaha ha barakeeyo dawlada
Masha Allah guul ssck alhamdullilallah ❤❤❤❤❤
MAASHALLAH GUUUUUL SSC VIVA KHAATUMO STATE OF SOMALIA 🇸🇴 ❤
Guul iyo gobanimo ciidanka daraawiishta ssc khaatumo state of soomaaliya. ❤❤❤❤❤❤
Maan sha allaah baaraka guulaysta allaah subxaanahu watacaalaa fadligiisa cadawgiina ha ku jebiyo ciilna ha u dhintaan aamiin yaa rabi
anigu waxan ahay dadka aaminsan in firdhiye iyo kuxigeenkisa lasoo doorto mar labaad waayo iyaga garanaya meeshay wax ka khaldamen iyo derbiga ubaahan in lajebiyo
Maasha allah kugumaalay madaxwayne
Insha Allah Guul 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Thanks madaxwayne❤
Ilaahayow khaatumada ha na seejin. Khaatumoo seeg na Hanaga dhigin.sida dhulbahante
Firdhiye wa wadani dacada wana. Qof aha bila aadan wana khaladami karaa e halodulaqato wixi kakhaldaman sidagan halolatosiyo dhulabahantow manata malinaad kawacantihin majirate
Guuuul guuul
firdhiye ceeb aan xamar ahayn looma hayo ee sidisa kale wa geesi dhiiran oo warka cadeysta laakin dowlada soomaliya aqoon umaleh oo wuxu muuda inay daacad tahay
Kan daa qudhun baa ku dhacay maxaa ka galay somaliland iyo maakhirland adigu sanaag maxaad ku leedahay
❤❤❤
ASAL CEERIGAABO waa DEEGAAN Naaleeye Axmed(Siciid HARTI) cid aan HARTI ahaayn oo sheegan kartaa ma jirto haddii cidi sheeganayso👍🇸🇴
Ma kaa dhabaa, mise waad riyooneeysaa?
@umalkhayrcali9280 maxaa RIYO keenay waa TAARIIKHE!!
ADONSII. IDOOR. WAANU KA XOROWNEY
Waligay markin reer 33 aaminsan in reerkale gumaysan jiray oo 23 xoroobay 🤭
Aad iyo aad madaxwene. Tariiqda ninka xusaa mustaqbalka ubax qurxoon buu noqdaa
Guul khaatumo
Adkaayay
xawaaladle firdhiye
Lacg laguu soodirey miyuu kuu diiday😂😂😂.
WAA HADAL WANAAGSAN LKN MUDANE MADAXWEYNE KELIYA KATANAASUL XAMAR JACAYLKAGA WAAYO XASAN DHIIQO WAA KII SNM KUTAAGEERSANAA XASUUQII LAASCAANOOD KADHACAYEY SIDAA U FAHAM MUDANE MADAXWEYNE
Ragna sidaas ayuu difaac u samaysanaya,ragna SSB ayay baabi’inayaan.
Oohhyin Ceerigabo bala soo hadley. Adkaatey
Helekobter unba hada idinka dhiman reer ssc
Ala siyaasigu xaasidsanaa haday shuhado yihiin orod gal wiilkaagana udir dad masaakiina ayay wiolashooda dabka saaraan oo dhiigooda kaxoolaystaan dhamaan siyaasi soomaaliyeed shacabkuna waa ari daasad kama ilbaxo
TikTok ayaa laga xukumaa kan waa xoolo ciyaalka TikTok ayaa dhahay ka hadal Ceerigaabo. Waxan waa neef.
Faanwaynaa ceeri
Maadaa kudhaca cerigaabo car kaalay car
CEERGABO. CERGABO. KKKKK
Maxuu yahay dhibkan weli jiraa ?
Sow garaadkii guud ma odhan reerkoonfur baynu la xorownay oo woqooyi shaqo kuma lihin,xasan dheekh inoo geeya dhulkaa koonfur ee barwaaqada ah meel ha inaga dejiyo ee !!!!!!
Ceerigaabo waa magaalo SSC ah? Xoriyo nin geyaa ha guursado. Ceerigaabo somaliland baa maamusha, puntland baa sheegata, maakhir baa sheegata, SSC khaatumo ayaa imika sheeganeeyso.
gaadhigii cusbaa ee cerigaabo odayga ma loo geeyeyey
Dhulbahante yuhud qarfaladina ayaad ku nooshi dekada ma lihid magalo isaaq ubucdi isaaq ayaad sheeganeysa macaaac
Hhhhh 2 sano la sheeganayaa ceerigaabo iyo sanaag iyagoin hal degmo ku lahayn iska daa sanaage Sool bay laba degmo ku leeyihiin, tuulada Buuhodlena Gobol aan jirin oo Cayn ula baxdeen hhhhhhhhhh walee Maamul baydaan noqon dhakhsona waa la idinku so celinayaa gacanta dawlada insha Allah.
😂😂😂😂😂 ceerigaabo ceerigaabo ceerigaabo shacabka sida loomaaweeliyo iidoor ayay kakoobiyeen
Riyo wad iskaga jogikarta cergabo
BACAAAAC DE SOGALA 90km AYA QAAQDA KASO HAYSAANE
Kkkkk sakhraan WAA sakhraan af NOOLI WUU HADLAA. MAYDKA BADSADA.
Isaaq Power
Gobolka cayn?,??? Wax can la yidhaa ma jiraane ha daalina. Meeashu waa together beenta aad isugu sheekeynasaan dhaafa
Iska huso hadalkaaga kala firdhiyo laascano adigaa lahaa. Laakiin wixi kale iska hubso.
Dhulbahante halgan baa dhameeyay taniyo portuqiis😂😂😂
Waa shan qarni iyo halgan 2025 waxan ka yaabaya Inay dabar go'aan 😂😂
Waar caqliga kudifaaca iyo qalin waaxay naftan kaaso horayse bilaashkii😂
Caqli ma jiro wllhi ilmaderayal is dhaama❤
Idoor baa thy malaha. Dagaalku hadu xaq yhy waa jihaad.
Inusan xaq ahen baa daran
@abdihafiidahmed8950
Waa runta nin garxajisanay. Indr lakin nin Somaali ah o kula degaanana waan ahay aakhiro mooyee aduunka waynu xumaanay Isaaq Musa waalayo wu tagaya idinka Muse idin ma hayste fikirka raaciya kolay ba waxuun baynu ku heshiine intaynaan isku madhanin maynu Iska heshiino aad ban kuu salaamay wll waxan jeclahay xaqiiqada guul ku muuqata ma jirto hadad Isaaqo dhan madhiso isaqna guul U muqata Ma jirto hadu ku dhameeyo lakin waxa danta Ilaah ha fahansiiyo Dhulbahante.
Aad ban U qaldanay marki hore iyo imikaba idinkuna nagamaydin ronan wanaga sii foolxumateen .
@@dhebidhanan walalo aad ba umahadsantahy. Dhulbahante marna duullan musan ahen. Siyaasiyiin is hesta ama heshiis ah cidna waxyeeli mayso.
15 sano gobolka sool waxaa mamulaysay Somaliland, 120 qof bay kor udhaafayeen haldoorka bulshada Dhulbahante lagu dilay, cidina loo soo qaban. Halkaa waxa inoga sobaxday in dhulka xoog lagu hesto, uusan kamid ahen mamulka Hargesa.
Waxa dhibta ugu cusleyd keenay in shacab dareenkooda muujinayo, dibadbaxyo isugu soobaxay Rasaas laladhacay.
Shacabkii markay hubkoodii qaateena, madaafiic laladhacayey 9 bilood.
Masaajid, Isbital, schools waxay dhaafeen malahen.
Hadaba 1000 dhimaty, 2000curyaan, 10,000 agoon ah waa taariikh diwaangashy 2023.
Ugu dambayn inta dhimaty Rabbi ha uraxmado, inta dhaawaca ah Alle hacafiyo.
Anigu waxa ay ilatahy, Inta nool waxay kuheshiin karaan aayahooda dambe, inay cashir kabartaan waxii dhacay, ay noqdaan 2 mamul walalo ah.
Mamulkii nabadda diido midkuu doona hanoqdee daalim weye.
Garaadka aadan axmed waa halkaad ka gasha 🐧🐧🐧
Are you pregnant caloosha xumaan baa kaga buuxda
Waar dhulbahantow libinbaad haysataane ha iska daadinina
Waa nabad been ah oo social media.
Xasan baa kuu waalaya oo ku yidhi gobol iyo badh keen .. waar dhiigan islaamka ee aad ku cararaysaan iska daaya .. Magaalo dhisan ayaad doonaysaan inaad gubtaan Allah Akbar
Waa run iyagay se udarantahay
Sc only kkkkkkk
0:25
cerigaabo goor ay ahaatoma ssc khaatumo way lawareegeysa laakin waxa deg dega wa xasuuqa idoor kabilaabay cerigaabo saas darte lasii sugi karo ee wain dhexda loo xidho
Ceergaabo ma hooyadaaba leh daaca quudhun baa ku hayee
@XiinfiniinXawaareye hooyadi ba leeh oo weliged lahayd oo Allaah kubeeray ee idoor ba marti ku ah ee walaga saari inshaa allaah
Beenaale
𝑤𝑙𝑙ℎ𝑖 𝑤𝑎𝑡𝑎 𝑎𝑎𝑑 𝑘𝑢 𝑚𝑎𝑑ℎ𝑎𝑛 𝑙𝑎ℎ𝑎𝑦𝑑𝑒𝑛
𝑤𝑎𝑟 𝑏𝑎𝑙 𝑒𝑒𝑔𝑎 𝑥𝑎𝑑𝑔𝑢𝑑𝑢𝑏𝑘𝑎 𝑖𝑛𝑡𝑎 𝑙𝑒𝑒𝑔 𝑤𝑙𝑙ℎ𝑖 𝑤𝑎𝑡𝑖 𝑙𝑎𝑎𝑠𝑜𝑐𝑎𝑎𝑛𝑜𝑑 𝑙𝑎𝑔𝑢 𝑞𝑎𝑏𝑠𝑎𝑛 𝑙𝑎ℎ𝑎 𝑏𝑎𝑑 𝑓𝑢𝑟𝑡𝑎𝑦 𝑠𝑜𝑜 𝑑𝑎 𝑤𝑎𝑥𝑎 ℎ𝑎𝑦𝑠𝑜