HOBOLLADA QARANKA WAABERI DHEGTA DHIIG HALLOO DARO OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ม.ค. 2024
  • SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Language
    SomaliSwisstv.com #Somali #heeso #somaliculture #somalientertainment #somalimusic
    #SOMALISWISS #HEESO #CUSUB bit.ly/SomaliSwiss
  • เพลง

ความคิดเห็น • 156

  • @fowziamulaha9638
    @fowziamulaha9638 6 หลายเดือนก่อน +25

    Waaw waxaan ilaaheey ku mahadiyey inuu somali iga dhigay qof nasiib leh ayaa somali noqda 💯🕋🌹🌹🌹🇸🇴🎉❤️

    • @user-pi5dr7ep1h
      @user-pi5dr7ep1h 6 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤ 😢😢😢😢

    • @fowziamulaha9638
      @fowziamulaha9638 6 หลายเดือนก่อน

      @@user-pi5dr7ep1h 😎🥰💐🤠💪

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 6 หลายเดือนก่อน +3

      NABADDII MUQDISHO WAA HAGAAGTEY KHAWAARIJTII NABADU DHIBI JIRTEY EE CADOWGA ILAAHEY AHEYD WAA JABTAY. GUUUUUUL SOMAALIYA HA NOOLAATO

    • @Alleyesonrafa10
      @Alleyesonrafa10 6 หลายเดือนก่อน

      Lkn anigu Somali 🇸🇴 waaan ku qasaaray

    • @mohameddayib2894
      @mohameddayib2894 6 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Liilooweilahay muqdisho iyo dhamaan dhulka somalida odhan nabad allaha kadhigo

  • @Somfox1
    @Somfox1 6 หลายเดือนก่อน +22

    TALO Madaxda Dalkeena Somaliya wali uma Jawaabin si run ah Xabashida.. 1) Waa in la Joojiya Jaadka iyo Diyarada Xabashida , Safiirka Xabashida laga saara Muqdisho 2) waa in la soo celiyaa Doodi Dhulka SomaliGalbeed ee Xabashidu Inaga Haysato .. Shacabka Somaliyeed aad buu Arinkan uga Gadoodern walee

    • @MM-hz3eb
      @MM-hz3eb 6 หลายเดือนก่อน +3

      😅 they are the one sign it.

    • @siciidmahamed1010
      @siciidmahamed1010 21 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂sorry 🙏 😂

  • @samirabilan1971
    @samirabilan1971 6 หลายเดือนก่อน +12

    Saylac waa dhuulkena viva awdal state of somaliya 🇬🇹🇸🇴🇬🇹🇸🇴❤

  • @user-ih5ip1xo1b
    @user-ih5ip1xo1b 4 หลายเดือนก่อน +3

    Mashaa allaah soomaaliya soomaali baa leh guul iyo gobanimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @idiristempo6561
    @idiristempo6561 6 หลายเดือนก่อน +14

    Masha alh guuul iyo gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏🙏🥰

  • @faizam523
    @faizam523 6 หลายเดือนก่อน +7

    GUUL SOOMAALI WEYN ❤❤❤CADOWGEENU CAGTA HOOSTIISA. IYAGAA INA DHAAFI WAA RUN.❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @SABATORdoesSTUFF
    @SABATORdoesSTUFF 6 หลายเดือนก่อน +6

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴Long live our beautiful nation of Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 6 หลายเดือนก่อน +3

    Runty markan maqlo heesaha goobada ee difaaca dhulka ooyin aya iqabata.siday somali geesiyin u ahaayeen iyo sidu maanta cadowgu ugudhiraday in u hubguriyeeyo baddena saylac iyo lughaya.somalia iyo baddeda somalibaale ee amxaro iyo qudhunkedu male

  • @user-er5eu7gk2u
    @user-er5eu7gk2u 6 หลายเดือนก่อน +11

    Mashs allaah somaaliya ha noolaato

    • @user-pi5dr7ep1h
      @user-pi5dr7ep1h 6 หลายเดือนก่อน

      Amiin yaa rabi 🇸🇴❤🇸🇴

  • @user-vl6kp6ck5x
    @user-vl6kp6ck5x 6 หลายเดือนก่อน +5

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴 dhagta dhiiga haloo daro xaaranta 💪💪

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 6 หลายเดือนก่อน +7

    Soomaaliya guuuuuuul guuuuuuul iyo gobanimo inshallaah ❤❤❤❤❤❤

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 26 วันที่ผ่านมา +2

    Iga gadan Heestaan. Hambalyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 หลายเดือนก่อน +5

    MASHA ALLAH GUUL GUUL GUUL WAXA NALA JIRA ILAHEY ADUNKA GUSHA WA XAGEENA

  • @OsmanOmar-zv7xg
    @OsmanOmar-zv7xg 6 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah Somalia guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 6 หลายเดือนก่อน +5

    Hobalada waabari.what a beautiful song 💕💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍👍👍

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 6 หลายเดือนก่อน +3

    insha Allah guul ❤❤❤❤❤❤❤💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Somfox1
    @Somfox1 6 หลายเดือนก่อน +4

    ❤❤Somalinimo ❤❤❤

  • @user-nd6pk1fm6g
    @user-nd6pk1fm6g หลายเดือนก่อน +1

    Guul guul soomaliya Hajirto 26 jun🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @duumaxamibnudemxa5002
    @duumaxamibnudemxa5002 หลายเดือนก่อน

    الحمد لله haddiii aan ahay muwaadin soomaliyeed muqdisho 😭 dhibkaad soo martay waan ognhy balse hadda ayey kuu bilaabatay neeftaadii i.a

  • @abwaanabshir2023
    @abwaanabshir2023 6 หลายเดือนก่อน +4

    Somali gull insha Allah

  • @hasssanomar5619
    @hasssanomar5619 6 หลายเดือนก่อน +14

    Masha Allah hore usocoda dadkan ka dhashay Somaliweyn power from baydhabo jaanay

    • @ailover5719
      @ailover5719 6 หลายเดือนก่อน

      Adaba bahdilan wuu hawiye ku garacan somali weyn kulaha😂

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 5 หลายเดือนก่อน +1

      @@ailover5719 stupid dadka isku diraa tahay. Shicib is dila oo is neceb ma jiro ee siyAsi xume iyo mid sidaada oo Kle ah oo dhibaatada un ku raaxeeysta. Shib iska dheh.

    • @ailover5719
      @ailover5719 5 หลายเดือนก่อน

      @@niyaaladem cuqdad ba idin haysa ilmo amisom idin ma jeclnahay idinka ba nama jeceshyn Ee meshin farista hoyadin cuni

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 5 หลายเดือนก่อน

      @@ailover5719 Oromo qoti, afkayaga noo daa. Quranka iska soo maydh.

    • @ailover5719
      @ailover5719 5 หลายเดือนก่อน

      @@niyaaladem afka ma hooyada ba leh af soomaaliga saxda isaaq ba ku hadala jarero orod Amisom siilka hooyda ka xori ilen xalne bae ku wasa. Hooyada ba somalinimo kaga bahan😂😂 ilmo amisom

  • @fartun9503
    @fartun9503 6 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎈🎈🎈🎈❤❤❤💯🙏👍👍👍👍👍

  • @istareexjellebare2645
    @istareexjellebare2645 6 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪 dhagta dhiig haa loo daro 😭😭💪

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 6 หลายเดือนก่อน +3

    Guul Somaliya insha Allah

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 หลายเดือนก่อน +6

    MUUSE JUDAAN DHAGAX HA LAGU DILO WA ARGAGIXISO

  • @user-pi5dr7ep1h
    @user-pi5dr7ep1h 6 หลายเดือนก่อน +5

    Ethiopian ka dhulka halaga saaro specially Beydhabo Airport , aad ayeey u joogaan
    Oo isqabsada, border ka hala adkeeyo,

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 6 หลายเดือนก่อน +3

    Somaliya Somali aya leh Guul insha Allah

  • @faizam523
    @faizam523 6 หลายเดือนก่อน +3

    Far waaweyn waa lowgu dhigayaa oromka wata oromka iyo axmaarka. Badeenu beec maaha❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MouktarHassan-sh2gh
    @MouktarHassan-sh2gh 2 วันที่ผ่านมา

    Somalinimo 🇸🇴❤️🇩🇯🤟😊

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 25 วันที่ผ่านมา

    OK fine talada axmed gurey waye meshan km4 ❤❤❤congratulations

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay arrintan somali hakumideeyo.waxan jeeclahay somali oo mid ah iyo midnimo

  • @maxamedabkow9461
    @maxamedabkow9461 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ustada maxmed maxamud xebow ayan ujedaa m.a fanan abwan iyo laxamiste somalia somali aya leh❤❤❤❤

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 6 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliya hanolato cadowgeda ha jawo dad iyo dowlad is raacday baa nahay

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 6 หลายเดือนก่อน +19

    ❤LONG LIVE. ❤ UNITED STATES OF SOMALIA. ❤ ..

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 6 หลายเดือนก่อน +2

    Casimada nuurkeda ha baxo apid il cadow allow naga haay

  • @malyunshirwa1407
    @malyunshirwa1407 6 หลายเดือนก่อน +7

    Masha allaah so beautiful 🤲🌹♨️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴love it

  • @Somfox1
    @Somfox1 4 หลายเดือนก่อน

    Umada Somaliyeed waa dad qalbi nadiif leh , Kaliya waxa ay u baahan yihiin Madax ku dhiiri galisa Wadaniyada Somaliyeed , in badan baan wax aan wax inoo tareyn qudhun iyo Qabyaalad ku mashquulnee .. waa in aan ku dadaalnaa Somalinimada iyo wadaniyada Umadeena!

  • @AbdulrezakSayid-hh1br
    @AbdulrezakSayid-hh1br 4 หลายเดือนก่อน +1

    From Borame news Maasha Allah Guul
    We need Madax dacada oo xolaha dadka boobin

  • @mulkimahamed-ht4gu
    @mulkimahamed-ht4gu 6 หลายเดือนก่อน +2

    mıdnımo dhamaan somalı wayn guuuuul guıııul

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 6 หลายเดือนก่อน +1

    guul somaliya inshaa allaah ❤❤❤❤

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 หลายเดือนก่อน +4

    DHEGTA DHIIGA HALO DARO KUWA GATEY BADA SOMALIA IYO DHULKA

  • @user-ps2dw1pb7c
    @user-ps2dw1pb7c 6 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia 🇸🇴 guul

  • @user-eo3fz6fo4w
    @user-eo3fz6fo4w 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤GUUL IYO GOBONIMO ❤❤❤ SOOMAALIYA HANOOLAATO

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 7 วันที่ผ่านมา

    Xasan sh badala ana soqabnay abi axmed xayiwanka xamar keena somali nahay tanki wata

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 วันที่ผ่านมา +1

    Madaxweyni hore amerika wax yiri ali ma ada dhagta xabad i dhuftay

  • @cabduqaadirahmed4592
    @cabduqaadirahmed4592 15 วันที่ผ่านมา

    Waan jeclahay heestaan

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 6 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaaliya haa nolaato dabadhilif haa dhinta

  • @bario1091
    @bario1091 5 หลายเดือนก่อน +1

    Walee waan midowney

  • @warsame2977
    @warsame2977 4 หลายเดือนก่อน

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪❤❤❤

  • @LibanMohamed-ej8ct
    @LibanMohamed-ej8ct 5 หลายเดือนก่อน

    Somalia 🇸🇴 King 🤴 ♥ 🙌 ❤ 💙

  • @hisaliartan1047
    @hisaliartan1047 2 หลายเดือนก่อน +2

    Unità x popolo somalo unità x popolo somalo unità in shallah

    • @morrissamatar3315
      @morrissamatar3315 2 หลายเดือนก่อน

      L’unità somala è un obiettivo nobile, ma la realtà attuale del paese mostra che è un traguardo complesso e distante. Le divisioni politiche, sociali ed economiche hanno creato un tessuto nazionale frammentato, rendendo l’unità un processo lungo e difficile da realizzare nel breve termine.

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waberi ila kacanka ila iminka isku firi Hal si u istagan sida laso baray si aheyn qof iska dhigi karo ma jiro

  • @foosnoor7368
    @foosnoor7368 4 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AhmedYusufmoumin
    @AhmedYusufmoumin 25 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 6 หลายเดือนก่อน

    YES insha Allah

  • @user-kq4xe3kt1g
    @user-kq4xe3kt1g หลายเดือนก่อน

    🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 6 หลายเดือนก่อน

    Somali heshiisa dunidana la heshiisa iyo is waafaji heestaan.

  • @jamiilojamiilomaxamed3054
    @jamiilojamiilomaxamed3054 28 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @user-wn9rk1qm2l
    @user-wn9rk1qm2l 27 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 วันที่ผ่านมา

    Ciidamada saacado badan ye shaqeyn

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 6 หลายเดือนก่อน +2

    Xasan Shiikh Wadani-bui rabaa inuu ku laayo, Dagaal aan Si Doowlad-nimo ah, Loogu hoowl-galin. Iyo Maxkamado aan leeysla aadin.
    Wax buu Qarinayaa. Dagaal na rabaa 8nuu ku ganbado.
    Soo in Maxkamad Caalam iyo Dood la Furo, Mudo 4 iyo 6Bilood na eey Socoto. Maxkamad Kadib Uu Xaduudiisa Xirto.
    Lakiin Si Jamhad-nimo ah buu Doowladii u wadaa.

  • @user-eu5km2yf2c
    @user-eu5km2yf2c 6 หลายเดือนก่อน

    Guul somalia

  • @BilanissaAbdilahi
    @BilanissaAbdilahi 6 หลายเดือนก่อน

    Guleyssda somali

  • @CabdifataaxChannel
    @CabdifataaxChannel 6 หลายเดือนก่อน

    Guul soomalia

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 7 วันที่ผ่านมา

    Muse biixi kudara argagaxisda wa nuucas qalalaso dalka kawada

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 7 วันที่ผ่านมา

    Hoyadey iga badbaadiay alshabaab wa madax markan xamar imid iyo ayeyo abo ma caqnin

  • @Wardhere77
    @Wardhere77 6 หลายเดือนก่อน

    Viva xasan iyo xamse❤❤

  • @user-fh6jf3rj2x
    @user-fh6jf3rj2x 6 หลายเดือนก่อน +1

    Faqash waashaaa walle
    SNM WAY IDIN SUGAYSAAA

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 6 หลายเดือนก่อน

      Idoor dhagata dhiig ha loodaro😂 iyo muuse juudaan Oromo Ethobia 😂

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 6 หลายเดือนก่อน

      Faysal bootan dhiiga halo daro futo jeclo iyo somalidiika😂 ilmo qawma luudh 😂😂😂😂😂

    • @user-fh6jf3rj2x
      @user-fh6jf3rj2x 6 หลายเดือนก่อน

      Walle waashaaa
      Wax aan ahayn ooyin mooye wax kale maafi

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 6 หลายเดือนก่อน

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️

  • @user-zs6tx1mb1v
    @user-zs6tx1mb1v 6 หลายเดือนก่อน

    👍👍👍yes

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 6 หลายเดือนก่อน

    Koxda damjadid hobolada qaran ka somaliyed ma wacdan waberi lafyaha isla siman Hal si laso baray u istagan gacmaha halmar is leh isla dhaqajiyan nagaha mid kasto sey rabto isu dhaqajin ma aha waberi hobolada qaran ka somaliyed wa la yaqan

  • @hishamnur
    @hishamnur 6 หลายเดือนก่อน +3

    dadka shisheeye waxayna ogeyn taariikhda ethopia iyo mareykan somali ka raacday alla yaa dadkan wax u sheega addis iyo ethopia russba baadbaadshe walahi marka danbe ethopia la waayi hahhaha

  • @user-if6rr7yw7e
    @user-if6rr7yw7e 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @sm.5191
    @sm.5191 6 หลายเดือนก่อน

    ❤🇸🇴♥️Hanoolato❤

  • @yasmiinhaji2119
    @yasmiinhaji2119 6 หลายเดือนก่อน

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 วันที่ผ่านมา

    Madaxweynaha us ma adaa dhagta xabad uga dhuftay dhagta dhiig ha lo daro kkkkk

  • @ahmeddini9519
    @ahmeddini9519 6 หลายเดือนก่อน

    Muse hooley iyo inta kufikirka waa loo digay

  • @Qaasimqani4
    @Qaasimqani4 6 หลายเดือนก่อน

    Dhagta dhig halodaro

  • @LavolavoMasafdiif
    @LavolavoMasafdiif 18 วันที่ผ่านมา

    Abwaanadii xita ma ila fiicno😅dhulka dhiqlaa galay.

  • @user-ps2dw1pb7c
    @user-ps2dw1pb7c 6 หลายเดือนก่อน

    Data dhiig halodaro

  • @morrissamatar3315
    @morrissamatar3315 หลายเดือนก่อน

    Gesiyada dhulkeeno -ku dhirada jihadko -Kuwa nolosha nagu dhibay - Far waweyn wax ugu dhiga.Wa cajiib Somalida murti laguma dhamo.

  • @Uus998
    @Uus998 6 หลายเดือนก่อน

    Hah allaho nawada usiyaadi umadeyd

  • @arazakmohomed9777
    @arazakmohomed9777 6 หลายเดือนก่อน

    Dhagta dhiig haloo daro.
    Walle waa ku duceystaa in dagaal noo bilawdo aan soo laayo xabasha badan

  • @yaasmunmo4079
    @yaasmunmo4079 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waarutaa hadaalabarayaa tariqda soomaliya

  • @user-zs6tx1mb1v
    @user-zs6tx1mb1v 6 หลายเดือนก่อน

    3:35 3:36

  • @mustafehussein288
    @mustafehussein288 6 หลายเดือนก่อน

    Walee idinkaa dhagta dhiig la idiin Dari faqasheey

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 6 หลายเดือนก่อน

    Nag garbasarka heysto socota tosin waberi ma aha waberi wa loso libisa maro ka dhici karto ma leh

  • @SakakgKg
    @SakakgKg 6 หลายเดือนก่อน

    Dhankasta xuduudaha dalka yaa masuul ka ah??yaa seexan karo albaabada iyo dariishadaha gurigoo balaqan?😭😭

  • @user-nd6pk1fm6g
    @user-nd6pk1fm6g 13 วันที่ผ่านมา

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴gool

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 หลายเดือนก่อน +2

    SEYLAC WA DHUTA BADA CAS WA MESHA RABTO INEY KUFARADA MADOOW QABSADAAN O RABAN INEY UGA DULAAN KABCADA WA IN QOF KASTO O SOMALI AH DIFACO O HUBKA LA QATO

  • @user-zs6tx1mb1v
    @user-zs6tx1mb1v 6 หลายเดือนก่อน

    2:41 2:43

  • @khadiijacarab3434
    @khadiijacarab3434 6 หลายเดือนก่อน

    Viva Somaliland ❤ car waasha deeee ❤💭💚 muuse wxba lagama qaban karo hore usoco muuseeee❤❤❤❤

    • @Alleyesonrafa10
      @Alleyesonrafa10 6 หลายเดือนก่อน +1

      Caawa ayuu dhimanayaaa baskooladayda waaaa wataaa kaaadi najuuska

    • @ailover5719
      @ailover5719 6 หลายเดือนก่อน

      @@Alleyesonrafa109 malimod ba soo waegtay maad ku dhacda😂 qadadweyno adoo lagu kufsaday baad arkysa😂

    • @Alleyesonrafa10
      @Alleyesonrafa10 6 หลายเดือนก่อน +1

      @@ailover5719 qol candho u eg ayuu galay car wakaase ha soo baxo iga gaarsiii soo Bax dheh🇸🇴💪🇸🇴

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 6 หลายเดือนก่อน

    Nagataga hees dhul ma xoreysee

  • @user-dk7hk3ph1b
    @user-dk7hk3ph1b 25 วันที่ผ่านมา

    Itoobiyo.waynabardoontaa.wayhil
    Maameen77.waa.taariikh.midkala.dhiman.madaxwene.nafasax.mal.iyo
    Naf.waa.diyaar

  • @HshhHehdhr
    @HshhHehdhr 23 วันที่ผ่านมา

    Zs😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 6 หลายเดือนก่อน

    Dhul aad leedihiin ka taliya alshaab baa galmudug half haysta hawiyaw somaliland madaxwayne iyo shacab bay haysta marka ha ku soo dagdagina ee alshaab inaga bahan inaad dadku ku dhirisan inay la dagalaman lkn hadii Somalia cadaw aad uga dhigtan somaliland wale 1988 wixi somali nagu samaysay wali maanu ilaawina hadanu arsanayna somaliland yada dhulkaga u talisa ee dhulkiina iyo wadankiinu ha ina qado

    • @ahmeddini9519
      @ahmeddini9519 6 หลายเดือนก่อน +1

      Shabab waxa so diary wa adinka hawiye waxba idinma dhimin aariga aad Ka hadasheyna intaynaan kusoo gaarin qaatumo ayaba Ku cuntay waxba islama heysane dalka qaska kadaya hadii kale Dee adiguba garo caqlaad leedahaye

  • @user-cn4ko4ui1t
    @user-cn4ko4ui1t 6 หลายเดือนก่อน

    Reer xamarkii waayhn way kacsanyihiin❤❤❤ reer waqooyi waxbaa ka raacy Irirssmale ilma adeertiin la midooba isaaqow😂😂😂Oromos nookaalay dhulka majeerteen anaga naga kiraysta dekada,Puntland inaanu isaga darsano ethopia way inagu fiicanthy dad iyo dhulba xagas naga jiraan haday madaxweyne kuxigeen nasiiyaan federal government of ethopia xamar maxaa inaga yaal horta,kursi uusan wiil hartiya hawaysan karin somalinimadu maaha balaayo halaidin soomaliyoowdo waaba nacay magacaase

  • @user-on6uq3wj8y
    @user-on6uq3wj8y 6 หลายเดือนก่อน

    Geesiyadee ??? Ma kuwa xaraashaya??

  • @farahkoreye6134
    @farahkoreye6134 6 หลายเดือนก่อน +1

    When illegal sea port agreement go to next step signing by Ethiopia and Somaliland then somali federal government action will be kicking out Ethiopian ambassador from Mogadishu.
    Somali government is acting cowardly the real diplomatic confrontation must be taken place by now .

    • @user-mt4dq6se3t
      @user-mt4dq6se3t 6 หลายเดือนก่อน

      U right , we have to fight for our country💪👊🙏👍❤️🇸🇴

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 6 หลายเดือนก่อน

    1:44 Yaa Na taagay? Halkaan?.
    Xasan Shiikh baa, Wax Saxiixay, uusan Cilmi u laheen.
    Maxaa Itobiya oo aan Badd laheen? Maanta eey U sheegatay?.