Q 2 JUNUUDU IBLIIS (Kufriyadka Abdiqadir Kishki & Sifaadka Ilaahay uu Diiday || Sh Maxamud Shibli

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 186

  • @abdihuha2070
    @abdihuha2070 7 ปีที่แล้ว +11

    الله يحفظك ويبارك عمرك يا شيخ شبلي. يا أسد السنة كن في رعاية الله.

  • @mohamedhaji8432
    @mohamedhaji8432 7 ปีที่แล้ว +2

    Ma sha ALLAH Sh. SHIBLI! Si wanagsan aya loga so saray godadki u ku dhumanayay KISHKI. Waxan u bahanahay culumo SH. SHIBLI oo kale wax kasta marjic iyo meshay ku qorantahay shegayo. ALLAH ha ku siyadiyo si cilmiyeysan ayad u cadeysay.

  • @husseingeudi6550
    @husseingeudi6550 7 ปีที่แล้ว +5

    Wlahi Sheeekh Shibli Sidaaa xaqa dadka ugu cadeeenayso Alle Maalinta qiyaamo Wajigaaaga ha uNuuriyo Baaarakallaaah
    Allah aa ku xifdiiyo adi iyo Culumada Xaaga dhamantood. ameen.

  • @huseinabdirahman5747
    @huseinabdirahman5747 7 ปีที่แล้ว +2

    laailaha ilaa allah shukran sh shibli shukran salafmedia abdi rashiid

  • @mahaddaahir7466
    @mahaddaahir7466 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakallaahu sheekh maxamuud sidaa noogu caddaysay diinta oo u difaacday sunnada nabiga scw.

  • @kheyriyowanaag7295
    @kheyriyowanaag7295 7 ปีที่แล้ว +34

    Wlahi Sheeekh Shibli Sidaaa xaqa dadka ugu cadeeenayso Alle Maalinta qiyaamo Wajigaaaga ha uNuuriyo Baaarakallaaah

  • @aadanabdilahi7935
    @aadanabdilahi7935 7 ปีที่แล้ว +5

    sh shibili ilaahay ha xifdiyo waa raga ilahay diintan ku ilaalinayo ale habaraleeyo hana xifdiyo

  • @farhiatakar2713
    @farhiatakar2713 7 ปีที่แล้ว +21

    shekhuna ilhay saad xaqa udifacdo oodan cidna ooga hibaysan malinta qiyamo ilahay cadabka hakaka difaaco aamiin

  • @pjm9100
    @pjm9100 7 ปีที่แล้ว +3

    jazaaka Allaahu kheyr Sheek Shibli. Cabdil qaadir kishki hadal badan uma baahna waxaa nooga filan aflagaadada saxaabada, sawirka uu shiicada la fadhiyo iyo is burinta hadalladiisa. Allaah ha soo hanuuniyo

  • @sooyaalmedia7731
    @sooyaalmedia7731 7 ปีที่แล้ว +14

    Ayaad quraan ah nin inkirsan ninkii difaacow ALLE haku soo hanuuniyo

  • @kingfaysal9664
    @kingfaysal9664 7 ปีที่แล้ว +5

    Sh Shibli adiga iyo kuwa kula midka ah Alle ha badiyo hana ku xifdiyo

  • @ismailhussein9348
    @ismailhussein9348 7 ปีที่แล้ว +6

    MashaAllah JazakalAllah qeyr shaikh walahi ilahey dartiis ayan kuu jeclahay lkn waxan Ka qabta umada Somaliyed ayuu diintooda shaki ku ridayaa subxanallah ilahey haidin barakeeyo 💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝👑

  • @ahmedbilal7100
    @ahmedbilal7100 7 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah Sh shibli Illahay swt misaan ka xasanaadka ha kuu saaro cadowgaaga iyo kan Diintana Alle ha jebsho

  • @hafsanuur2554
    @hafsanuur2554 7 ปีที่แล้ว +6

    jazakallah khayr shekh Barakallah

  • @farmajoelectionwinIacarafey
    @farmajoelectionwinIacarafey 7 ปีที่แล้ว +2

    manshlh alla ilahay dartis ban ujeclahay sheikh shibili

  • @mahaddaahir7466
    @mahaddaahir7466 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaah ha ku xifdiyo meel kastood joogto.

  • @huseinabdirahman5747
    @huseinabdirahman5747 7 ปีที่แล้ว +1

    mashallah tabarakallah allah ku xiifdiyo sh shibli allah kugu bishaareeyo janatul aclaa amiin yarabi ❤❤❤❤❤❤💕❤💙💙💙💙💙💖💖💕👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍sh shibli horay uu saco allah ku xiifdiyo amin

  • @searchrightthings.947
    @searchrightthings.947 7 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا sheekh shible
    الله يحفظكم

  • @شعيبآلهارونالبرعي
    @شعيبآلهارونالبرعي 7 ปีที่แล้ว +2

    masha aah sheekhu siwacan ayuu ubalbalaadhigay qaldaadkii iyo baadilkii uu la ordayay kashiki waanu cadeyaya waxan inanay qabin ashaaciro ee waaa madhabkii jacad iyo jahmi
    ee ayaan umada laqaldin

  • @bukharihassan5987
    @bukharihassan5987 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh shekh shibli allaah hanoo kaa xafido AJIR IYO XASANAADNA ALLE HAKAA SIIIYO

  • @tufahhassan2825
    @tufahhassan2825 7 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaah ilaahay haku cizeeyo sheekh shibli sifiican baad u cadaysay khaladka diinta laga galo sheekhanaa ilaahay haku xafido mansha alaah

  • @acaliibraahin3876
    @acaliibraahin3876 7 ปีที่แล้ว +2

    مشاء الله تبارك الله اللهم عز اسلام والمسلمين

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ku Xafido sheekhunaa🖤🖤🤲🏻

  • @muhammadahmed5037
    @muhammadahmed5037 7 ปีที่แล้ว +6

    jazakallah qeyr wll salafmedia

    • @dualeibrahim9954
      @dualeibrahim9954 7 ปีที่แล้ว +5

      Mashaa Allaah barajalahu fija Ya shykhanaa

  • @XamseKujoog.
    @XamseKujoog. 7 ปีที่แล้ว +11

    Maasha Allah. Rabbi hakaa abaaliyo Sheekhanaa
    Runtii hadalku inuu iska noqdo iska dheh waa laga qurux badan yahay, in sidan oo kale loo baadho oo wax maangal ah la keeno waa salka qurxiyaha doodaha iyo hadalka. Kishki iyo kooxdiisa Maanku ka lumay ee Maandoon iyadoo aan wali kow la joogin ayaabay qayladii kasii dhammaatay.
    @salafmedia Rabbi ha idinka abaaliyo wanaagga aad soo gudbinaysaan.

  • @yoonisjeele3528
    @yoonisjeele3528 7 ปีที่แล้ว +1

    Jazakaalhu kheyraa sh shible

  • @naajaxofficialchannel125
    @naajaxofficialchannel125 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah jasaaka laahu khayr yaa sheekhanaa sheekh shibli

  • @abdihuha2070
    @abdihuha2070 7 ปีที่แล้ว +3

    feyd oo kashif wajiyada kuwa duraya saxaabada jeer ay fadeexoobaan. Rabi ha ku guuleeyo Sheekh Shibli goor iyo ayaanba.

  • @qadar160
    @qadar160 7 ปีที่แล้ว +3

    Sh Shible Allaah haku xafidu fi duunya wal Aaqira. Anigoo Alshabaab ahaa oo masaladu takfiir xadgudub igaga jirey ayaa dhageestey Muxaadarooyinkaada ku saabsan Iimaanka iyo gaaleesiinta iyo ku xukunka shareeca. Alle waa igu shaafiyey. Ilaahey janada hanagu kulmiyo.

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 2 ปีที่แล้ว

      Dhiig Shacab hadii uu kugu maqan yahay intaanad dhiman maxkamada isgee cadaalada halagaa oofiyee

  • @الطالبعبدالسلامعثمانحسن
    @الطالبعبدالسلامعثمانحسن 5 ปีที่แล้ว +1

    حفظ ألله الإمام الفقيه الصومال وحمدثها العلامة الدكتور محمود محمد شيلي

  • @carabmuxumed4008
    @carabmuxumed4008 7 ปีที่แล้ว +4

    sheekh shibilli afkaaga caano lagu qabay Allahna ha ku xifdiyo

  • @ibraahimibro8458
    @ibraahimibro8458 4 ปีที่แล้ว

    Sheekh shibile ALAAH ha ku barakeeyo

  • @mhmdshuwali446
    @mhmdshuwali446 7 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا ، حفظك الله و رعاك

  • @abdikhaliqabdillaahi6164
    @abdikhaliqabdillaahi6164 7 ปีที่แล้ว +3

    sheekh illaahay cilmiga hakuu siyaadiyo.

  • @mahaddaahir7466
    @mahaddaahir7466 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaah ha kaa abaalmariyo.

  • @sakariyesakariyee7193
    @sakariyesakariyee7193 7 ปีที่แล้ว +1

    jazakallah sh shible ilahay haku xafido.

  • @umu.xamza.binta.dulal.488
    @umu.xamza.binta.dulal.488 7 ปีที่แล้ว +1

    masha Alah sheeq shibile Alaha ku xifdiyo si fican baad inoogu bayanise Ale janidisa fardows aclaa hakugu marti qaado denbigaga Alha dhaafo adigoo kalena Alaha inoo badiyo Amiin.

  • @ZakariaSunni
    @ZakariaSunni 7 ปีที่แล้ว +5

    حفظ الله شيخنا وعلامتنا الفقيه محمود شبلى

  • @abubinabdullah2810
    @abubinabdullah2810 6 ปีที่แล้ว

    Sii an ugu hortagno kufriyaadka iyo baadhilka ay fidhinayan sufahadho sida kishki iyo maraage.... Raadkodha Allah reepo

  • @Shaafie
    @Shaafie 7 ปีที่แล้ว +10

    wale kishki godkiisay biyo ugu galeen, meel kasta laga soo xidh.
    Alla ha ka soo hanuuniyo wadada lunsan hadduu hanuun u hadhay.

  • @waamotoday
    @waamotoday 7 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Allaah Sheekh Allaah ha kula jiro,

    • @yaxyemaxamuddiiriye9194
      @yaxyemaxamuddiiriye9194 6 ปีที่แล้ว

      Alle hakuxadido shiiq shibli waxaad no ifisay dhagarta kashkey iyo junuudo ibliis

  • @drjamaildab7868
    @drjamaildab7868 7 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallahu khayr

  • @princessmaria1166
    @princessmaria1166 7 ปีที่แล้ว +1

    mashaa alaah sh shibil alah kufidiyo

  • @badriaosman9955
    @badriaosman9955 7 ปีที่แล้ว +7

    Alle ayaa kashifay Kishki & dhagartiisi. Sheekh Shibli Allaha ku xafido waxaa tahay u adeegaha Diintena xaqa ah ee Islamka!

  • @abdullhaafidabdulsalan467
    @abdullhaafidabdulsalan467 7 ปีที่แล้ว +4

    walaahi ilaahay hana bad baadiyo

  • @sabriina444
    @sabriina444 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jazakalah khayr sheekh

  • @caliminhaaj1268
    @caliminhaaj1268 7 ปีที่แล้ว +1

    alle xifdiyo sheekh shibili

  • @yahyayusuf5479
    @yahyayusuf5479 7 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah Shekhena Shibli Illah haku xifdiyo wax badan aya kala cadeesay, Dadka kula Midkaga ahna illah hano Badsho

  • @fadumoabdi2694
    @fadumoabdi2694 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Jazakallah shehk 😍

  • @acazaam
    @acazaam 6 ปีที่แล้ว

    Sheikh shible wow cadeyay xaqqa mashallah allaha kor geeyo caqligiisa iyo maankiisa mashallah

  • @nimohussein5418
    @nimohussein5418 3 ปีที่แล้ว

    حفظك الله شيخ

  • @hiilculumomediachanel7078
    @hiilculumomediachanel7078 7 ปีที่แล้ว +1

    takfirka iyo shicadaba wa is qariyan melkuma qoran madhabkoda

  • @shirwacosman2081
    @shirwacosman2081 7 ปีที่แล้ว +1

    She jasaakalaahu. Kheeyran

  • @rahmadaud6726
    @rahmadaud6726 7 ปีที่แล้ว

    Sheekh shibli allow kudaa jasaakallahu kheyran

  • @Abuumascuud2020
    @Abuumascuud2020 4 ปีที่แล้ว +2

    Kadin walba wuu kasoo xidhay sheekh shibli xafidahullaah

  • @abubinabdullah2810
    @abubinabdullah2810 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa inaan xaqa wada garab istagno baadhilkana kahortagno qofki xaqa wadana aan ugu kalmeyno وتعاونو على البر والتقوى ولاتعاونو على الاثم والعدوان

  • @searchrightthings.947
    @searchrightthings.947 7 ปีที่แล้ว +1

    جزاكم الله خيرا

  • @noorkheire8043
    @noorkheire8043 6 ปีที่แล้ว

    Shekh shibili Alle haxifdiyo

  • @BrotherColombo
    @BrotherColombo 7 ปีที่แล้ว +7

    Ruufiyaannada Diinteenna ku soo duuley waa in culimnada iyo caamadu meel kawada istaagaan

  • @caltumaali1889
    @caltumaali1889 7 ปีที่แล้ว +1

    jazakallahu kheyr Sheikh shibli

  • @yonisabdullahi1055
    @yonisabdullahi1055 7 ปีที่แล้ว +10

    MOHAMED GEDI kkk walahay wad iga qoslisay.
    sh.shibli ragbaa hore ugu dhiciwayey inay so hor fadhistan, kuwan copy pastiga ah iska dhagfe.
    ALLAAH HA NODAYO SH.SHIBLI WA DAYAX ILAAHAY DIFAACA DIINTIISA USOO SARAY

    • @frankorlando3794
      @frankorlando3794 3 ปีที่แล้ว

      A tip : watch movies at flixzone. Been using it for watching all kinds of movies lately.

    • @sorenlandon7165
      @sorenlandon7165 3 ปีที่แล้ว

      @Frank Orlando Definitely, I've been using flixzone for since november myself :)

    • @lyleisrael5691
      @lyleisrael5691 3 ปีที่แล้ว

      @Frank Orlando yea, I have been watching on Flixzone for since december myself =)

  • @nuradinmohamed9608
    @nuradinmohamed9608 5 ปีที่แล้ว

    شيخي احبك في الله

  • @gandigrdi6966
    @gandigrdi6966 7 ปีที่แล้ว +38

    car waakee ninka soo horfadhiisan Kara shekh shibli xafithahu alllaah

  • @caltumaali1889
    @caltumaali1889 7 ปีที่แล้ว +2

    thanks Sheikh shibli now we know who they are

  • @abdisamadosman2437
    @abdisamadosman2437 7 ปีที่แล้ว +1

    Qaado kishki yoow iyado duuduba masha allah sheekh shibli

  • @yasinali6637
    @yasinali6637 6 ปีที่แล้ว

    asc sheikh shibil, xayeesiinta soo galeeso malagasaaro walaal, salaf media please kasaara xayeesiinta

  • @mohamedabdiosman7990
    @mohamedabdiosman7990 7 ปีที่แล้ว +11

    Abdi shaydan junuudu ibils lacnatolahi calika caduwu laha

    • @zaakir2884
      @zaakir2884 7 ปีที่แล้ว +2

      doqon ayaad tahay maxd la caytamaysaa ilaahy in uu ani iga kaa jecelyahaa laga yaabaa.
      adigu kolay fariid ma tihid
      ilaahayna doqon ka ma jecla.

    • @umu.xamza.binta.dulal.488
      @umu.xamza.binta.dulal.488 7 ปีที่แล้ว +3

      Abdikarim Yusuf qofbad safiihnimo ku sheege adigaba safiih ah.

    • @أمحنان-خ9م6ث
      @أمحنان-خ9م6ث 7 ปีที่แล้ว

      Abdikarim Yusuf e dab yeeelo

  • @halimayussuf5981
    @halimayussuf5981 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah allah hakubarakeyo ruux aan diinta aqoonin unbaa fudayd kugu eedayn

  • @aliyareh1244
    @aliyareh1244 ปีที่แล้ว

    Ilaahow noo barakee sheekh

  • @somali3454
    @somali3454 5 ปีที่แล้ว

    الله یحفظک

  • @abdirahmansatik6797
    @abdirahmansatik6797 7 ปีที่แล้ว +2

    qofkii raba cida uuu yahay cadnaan ibraahim ha akhristo maqaalkaa carabiga ah waaa ninka uu kishki ka soo qaato mabaadiada

    • @mohamedomar7115
      @mohamedomar7115 7 ปีที่แล้ว

      Cabdiraxman Saadiq Sheekh shibilina halkuu kasoo qaadaa? mise waxyi baa u yimaada?

    • @abdirahmansatik6797
      @abdirahmansatik6797 7 ปีที่แล้ว +2

      sheekh shibli ahlu suno caqiidadooduu haystaayee ma koobiyeeyo hadaladooda kalmadahoogana ma soo koobiyeeyo sida maangaabkan

  • @issabashir2005
    @issabashir2005 7 ปีที่แล้ว

    Allow korkadik rabiyow

  • @axmedmed1412
    @axmedmed1412 7 หลายเดือนก่อน

    ما شاء الله

  • @hibokayd8235
    @hibokayd8235 7 ปีที่แล้ว

    Sh inan ma leyahay walahi wan la dhacay
    Shekhan cilmi buu ku xoog sheganayaa

  • @hajiadanshiine6099
    @hajiadanshiine6099 7 ปีที่แล้ว +1

    Sida diinta aad u difaacday allah kaa abal mariyo melwalbo ayaa diinta werer looga soo qaday, kishi oo nabi Mohamed iyo nin gaal is bar bardhigayo ayaan dhagestay oo dhshayo nabiga meelo badan ayaa looga fiicnaaa illah haso hanuuniyo

  • @abdiqanikhdar1827
    @abdiqanikhdar1827 7 ปีที่แล้ว

    Xaqa ilahayow nawaafaji

  • @نعيمةالبدري-ظ7ب
    @نعيمةالبدري-ظ7ب 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allg afkaga caano lagu qabay shekh, lkn waxan dalbnayay مناظرة inii lala qaato ninkan si ay arintiisu uso afjarmato wuu naga badbatee

  • @kingfaysal9664
    @kingfaysal9664 7 ปีที่แล้ว +5

    Janadul fardowsul aclaa Alle ha kaga dhigo booska aad ku ledahay Janadul fardowsul aclaa

  • @S..o0264
    @S..o0264 ปีที่แล้ว

    Sheekh abdikadir kishki waa caalim wayn
    Shibili faasiq baa tahay been badan cid ku rumaysan baan jirin aan ka ahayd afar xabo oo ogaadeen reer zubayr ah

  • @cabdicazizcabdi925
    @cabdicazizcabdi925 6 ปีที่แล้ว

    Mash allah

  • @padronedelmare1307
    @padronedelmare1307 3 ปีที่แล้ว +1

    Diinta dhanbo waa dil, qarrax, jirka leyska googooyo, hadda wadaadkaan meeqa mar uu dil iyo in la dilo la fatwooday uu leeyahay, qofka maa loo daayo isaga iyo aakhirada wuxuu kala kulmo?

  • @waamotoday
    @waamotoday 7 ปีที่แล้ว +2

    Waxan la cajabay sida sheekha ugu raaxeystay kalmadiisa,

  • @axmedfaysal761
    @axmedfaysal761 7 ปีที่แล้ว +2

    kishki wuxuu dood ka dalbaday colimada Canada sheekh shibli muxuu uga dalban waayay

    • @misspamba1
      @misspamba1 5 ปีที่แล้ว

      axmed faysal wuu ka dalbaday laakin Shibili wuu ka diiday. Shibli waa ninka hablaha SOMALIYEED cayey oo yidhi kumanan ingiriska ku xidan oo AIDS qaba ayaan ku arkay. Beentiisa ha qirto oo umada msamax haka codsado

  • @saidahmedadam1805
    @saidahmedadam1805 7 ปีที่แล้ว +3

    18 dislike siisay ma ilama jacad baa.
    Masha allah shiikh shibili allah cilmiga iyo cimrigaba hakuu barakeeyo

  • @princessmaria1166
    @princessmaria1166 7 ปีที่แล้ว

    dhalinyarada somaliyeed wain labartaa diinta islaamka siwaxloougado had8kale Wales waldhumi ilahay hana xifdiyo

  • @ahmedhussainahmed2042
    @ahmedhussainahmed2042 7 ปีที่แล้ว

    Anaa soohorfadhiisanaya

  • @mulkiartan8247
    @mulkiartan8247 6 ปีที่แล้ว

    Sheekadaaan wee cadahay kishkina diin kaloo wataaa dadka allaha kaqabto

  • @zeinabbashir8788
    @zeinabbashir8788 7 ปีที่แล้ว +1

    Nin beenaale warkiis ma dhagaysanaayi shiikhaan sow ma ahan ninkii gabdhaha Soomalida ku been abuurtay waqti wuu hayaa car beentiisa ha qirto waan hubnaa in uu been sheegay

    • @misspamba1
      @misspamba1 5 ปีที่แล้ว

      Zeinab Bashir Mansha Allah caqliga Allah hakuu daayo.

  • @maryamruunmaxamud4514
    @maryamruunmaxamud4514 7 ปีที่แล้ว

    intii sidiiso kale ilahay amarkis iyo diintiisa karun shegta un horta ee qaacin wadad xume ma hor fadhiisankaran

  • @abdullhaafidabdulsalan467
    @abdullhaafidabdulsalan467 7 ปีที่แล้ว +2

    wax kale ma dhahaayo

  • @fataxaale
    @fataxaale 5 ปีที่แล้ว

    Anigu waxan ilahay ka baryahaay si xaqu kujiro ib ilahay ina wafajiyo dhamaanteen aniga cidbaa qaldan iyo cidbaa saxantoona odhan maayo ilahay islaamka haka saaro tafaraaruqa

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 11 หลายเดือนก่อน

    Shiikh maxamuud shibili wuxuu na Ka halaa lacag Dan 108 billion us dollars ayuu na Ka halaa California group of schools

  • @jaamacxurbe5728
    @jaamacxurbe5728 5 ปีที่แล้ว +1

    kishki wuxuu galay aflibaax

  • @أمسارة-س9ح
    @أمسارة-س9ح 7 ปีที่แล้ว +1

    قصة ذبح جعد بن درهم ضعيفة ولم تثبت راجع قصص لا تثبت للشيخ مشهور حسن آل سلمان حفظه الله ،وترجمة خالد بن عبد الله القسري مظلمة، وفيها ما يفيد أنه كان ظالماً، ولذا قال الذهبي في "السير" (5/432) عقب القصة: "قلت: هذه من حسناته"‍‍!.
    المهم جزى الله الشيخ خيراً.

  • @lieutenant101
    @lieutenant101 5 ปีที่แล้ว

    War dadow culimada hala dhageysto oo diinta hala barto. Fitnooyin badan baa socda kishki iyo kuwa kale oo badan baa isku dayaaya iney islaamka fasahaadiyaan. Lkn waxey ku dambeyn doonaan dulli islaamkuna waligii waa jiri doonaa insha'allah!

  • @aminelking4138
    @aminelking4138 7 ปีที่แล้ว

    link aawey sheeekh

  • @abdullhaafidabdulsalan467
    @abdullhaafidabdulsalan467 7 ปีที่แล้ว +1

    nuur moha wll qaaali caayda dhaaf ninkan wuxuu ahaadaba waa nin caalim ah marka haku danbiyoobin

  • @hajiahmed5542
    @hajiahmed5542 7 ปีที่แล้ว

    قاهر جنود إبليس

  • @jaamacxurbe5728
    @jaamacxurbe5728 5 ปีที่แล้ว +1

    INA adeeraw kadaa bes halkaaa kagajooji

  • @bashiirbashka2831
    @bashiirbashka2831 5 ปีที่แล้ว +1

    Kishi Gaalnimadaada Cadayso .
    Hadii kale Jaahilnimo ayaa ku geesat ee umada hafasahaadinin dadka soomaaliyeed.