Gabadhii ugu horeyseyee soomaali ah oo booliska Minneapolis ku biirtey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 80

  • @bellazio7410
    @bellazio7410 11 วันที่ผ่านมา +10

    ❤❤❤Well done 👏 mashalaah my Alah protect somalia 🇸🇴 inshalaah

    • @abdulkadirsheikh7671
      @abdulkadirsheikh7671 11 วันที่ผ่านมา +1

      This lady has nothing to do with Somalia she is serving America get that right

  • @getto10
    @getto10 11 วันที่ผ่านมา +23

    Xoogii somalida oo dawlado kle ka faaideysteen ayaan arkaa

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 11 วันที่ผ่านมา +8

      Lacallahu khayr. Hanoo soo bartaan dhamaan xirfadaha aqooneed ee ciidamada kala duwan ee dalalka shisheeye si ay berri dalkooda ugu anfacaan illeen Soomaaliya ayay nimcadoo dhan jirtaa oo loo shaqo tagi doonaa. Dunidu way is badashaa.
      Allaha ku hanuuniyo dalkoodana inay difaacaan

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem 11 วันที่ผ่านมา +2

      Hawa san hday rabaan ileen gaaladu diin malahan

    • @MAQSUUDMaxamad
      @MAQSUUDMaxamad 8 วันที่ผ่านมา

      Sax wlhi ❤❤❤​@@fouzifouzi3393

    • @Obaxbila
      @Obaxbila 7 วันที่ผ่านมา

      Iyaduba soomali bey ushaeyneysa wall

  • @LeyloAhmedAbdi-t1e
    @LeyloAhmedAbdi-t1e 4 วันที่ผ่านมา +2

    Qof ajnabi ka ah ayey gacanta ku salaamtay diinteena ma qabto sidaas

  • @qajo9403
    @qajo9403 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ masha'allah Masha'allah waan so dhawaanana gabadheena Allaha ku xafido walalo 1🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤️❤️🥰

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 11 วันที่ผ่านมา +11

    Surwaal xijaab maha wariye isa sax balse dheh gabar Soomaaliyeed oo Muslimad aha ayaa ku biirtay Minneapolis police.
    Waa geesiyad Soomaaliyeed Maashaa'Allaah walaa quwwata illaa billaah. Allaha noo xifdiyo.

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 9 วันที่ผ่านมา +2

    Hambalyo bn leenahy gabadhaan yar❤... Halkan Norway wali polis mey gelin gabdhaheenu intaan ogyahy, lakin dhinacyo bdan bey galeen ooy ka shaqeeyaan, dhanka baarlamaanka iyo siyaasadaha, caafimaadka, daweynta ilkaha, indhaha, wadida Trainada dhulka hoose mara.. Metro iwm. Wey ku jiraan.

  • @mandeeqhussen2021
    @mandeeqhussen2021 วันที่ผ่านมา

    Uma banana Gabar muslimad aha iyo wiil Muslim ah ineey isa salaaman gabadhu ineysalaanto Nin ka ajnabi ah ragana sidoo kale Aya Gane Uma banana iny salaaman gabadh ama(dumarka)
    Tankale Sur Waal ma ahan xijaab😢
    Allow sohanuni
    Xaqa Allah tuso
    Aduunka Allow hanagu fidneyn anaga iyo carurteen iyo dhamman muslimiinta Aamiin yaarbi 🤲🏼😢🥺🥺

  • @NasroIsak-ml9ej
    @NasroIsak-ml9ej 2 วันที่ผ่านมา

    Mash allah hambalyo sister ❤

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 8 วันที่ผ่านมา

    Diinteedda ha dhowratto insha'Allahu guulayso

  • @hannnahdek
    @hannnahdek 8 วันที่ผ่านมา

    Congratulations EKRAM POLICEWOMAN. Good luck

    • @maxamedsamow474
      @maxamedsamow474 8 วันที่ผ่านมา

      Suwar iyo qamar maa xijab eh😢Nimanka so ajanib ma,aha maxey usalamaysa🤝🥺🤒

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 10 วันที่ผ่านมา +4

    Waxaan aaminsanahay qof kasta oo Muslim ah oo jago kaqabta wadan gaalo xukunto inuu qasaaray hadii illaahay kabadbaadin danbiga kaimaanaya shaqada kusaabsan waxan sharciga ilaamka raali ka ahayn illaahow awlaadayda hausahlin jago aadan raali ka ahyn hada gabadhu surweel ayay wadataa nin ajanabi ahna way u gacan qaaday intan ayaaba dhib ugu filan haday nolol kadhigato lkn illahay asaga unbaa ug qaatumada san Kay kudambaynayso allaahu aclam

    • @mandeeqhussen2021
      @mandeeqhussen2021 วันที่ผ่านมา

      Sax ✅😥🥺
      Uma banana Gabar muslimad aha iyo wiil Muslim ah ineey isa salaaman gabadhu ineysalaanto Nin ka ajnabi ah ragana sidoo kale Aya Gane Uma banana iny salaaman gabadh ama(dumarka)
      Tankale Sur Waal ma ahan xijaab😢
      Allow sohanuni
      Xaqa Allah tuso
      Aduunka Allow hanagu fidneyn anaga iyo carurteen iyo dhamman muslimiinta Aamiin yaarbi 🤲🏼

  • @haldhaa2420
    @haldhaa2420 11 วันที่ผ่านมา

    Mashallah Ikran we're so proud of you well done ❤❤

  • @LeyloAhmedAbdi-t1e
    @LeyloAhmedAbdi-t1e 4 วันที่ผ่านมา

    Lkn ninka maxay u salaamtey

  • @SamsanIsmail
    @SamsanIsmail 7 วันที่ผ่านมา

    Www mashalaah waku was gabdhalaah garood❤❤❤❤

  • @AbdirahamanWajeer
    @AbdirahamanWajeer 11 วันที่ผ่านมา +5

    away xijaabka
    إنالله وإنا إليه راجعون

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 11 วันที่ผ่านมา +1

      Dadka iska daa xijabkeda waxba kaama galine iyadu hadey saa dooratey amaan sii walasha un ka adkow

    • @Asiacllaahicl
      @Asiacllaahicl 8 วันที่ผ่านมา +1

      ?@@ABUKE8👍🏻😅

    • @Suuban11
      @Suuban11 8 วันที่ผ่านมา

      Maxa ku haayo adi ya ku dirsade xijabkeda

    • @mandeeqhussen2021
      @mandeeqhussen2021 วันที่ผ่านมา

      ​@@ABUKE8waxa xun ma uusan dhihin runta ayuu Sheegy
      Runta aan isku sheegno Kani ma ahan xijaab ka saxda ah ee gabadha muslimad ah magac xijaab uun buu wataa
      Qofa Muslim ka ah waxa Laga rabaa qofka walkiis ahi haduu xumaan Ku arko Inuu kareebo wanaagana uu faro
      Allah xaqa ha Ina tuso
      Allow aduunka hanagu fidneyn Aamiin yaarbi 🤲🏼

  • @mohamedissack5974
    @mohamedissack5974 6 วันที่ผ่านมา

    Somalia 🇸🇴 people breaking all world 🌎 record

  • @jigjiga9304
    @jigjiga9304 11 วันที่ผ่านมา

    Maansha Allah i am proud of her. I hope she is better than other somali polices in MN. I see lot somali youths on the streets committing crimes and none of those somali polices doing anything about it or Jamal & ilhan. So i hope she does make a big difference.

  • @xamdicalimaxamuud9865
    @xamdicalimaxamuud9865 3 วันที่ผ่านมา

    Well done ❤

  • @Fatmachannel-kf8
    @Fatmachannel-kf8 4 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah ❤❤❤🎉🎉👏👏👏

  • @raxmaumuzakariya
    @raxmaumuzakariya 5 วันที่ผ่านมา

    Hambalyo ikraan qurux

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 9 วันที่ผ่านมา +1

    Gabadhu. Haaday. Mj. Tahay. Haaday. Soomaaliidu. Been. Oo. Good. Biyo. U. Gaaleen. Haaday. Waada. Xiidhiidhatasa. Jaas. Jooji in. Waa. Kaafaatan. Mash’s. Allh. Guul.

  • @HawaHassan-mk1zs
    @HawaHassan-mk1zs 9 วันที่ผ่านมา +1

    Mashalah❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 4 วันที่ผ่านมา

    Hanbalyo MashaAlaah

  • @HamdiXarago-hr7sw
    @HamdiXarago-hr7sw 8 วันที่ผ่านมา

    MAASHA ALLAHA ❤

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 9 วันที่ผ่านมา

    Woow congratulations 🥳 my sister

  • @abdulqadirwarsama1828
    @abdulqadirwarsama1828 2 วันที่ผ่านมา

    Soomaali lama odhan karo American/SOMALI- Lady.

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 5 วันที่ผ่านมา

    Mashallah

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 5 วันที่ผ่านมา

    Fariid ❤❤❤

  • @KhalidHaynuf
    @KhalidHaynuf 11 วันที่ผ่านมา

    Hanbalyo abayo wan ku faraxsnhy happlyo🎉

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p 8 วันที่ผ่านมา

    Absolutely

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 10 วันที่ผ่านมา

    GOOD JOOB USA 👍

  • @KhadarMacalin-y4o
    @KhadarMacalin-y4o 11 วันที่ผ่านมา

    Maan shaa Allah

  • @AbdulkadirhashiYusuf-gp8bb
    @AbdulkadirhashiYusuf-gp8bb 11 วันที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉🎉. ......well done........

  • @Chafiaabdoulrachid
    @Chafiaabdoulrachid 7 วันที่ผ่านมา

    Machallah

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan280 10 วันที่ผ่านมา

    Hambalyo hambalyo ❤❤❤❤❤

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y 11 วันที่ผ่านมา

    Congratulations somalia grill

  • @A3v-w7q
    @A3v-w7q 11 วันที่ผ่านมา +1

    WA MAJEERTEEN HADHOW U HAWIYE=HAITI MOORYAAN MASEER INTA U WAXBARAN LAHA U DADKA XASDA WA MJ WA MJ U LA IMANA

  • @Asiacllaahicl
    @Asiacllaahicl 8 วันที่ผ่านมา

    Congratulations sister keep going 😊❤👸🏻🫵🏻😊

  • @Professor4555
    @Professor4555 11 วันที่ผ่านมา +1

    Gabar kale o dharka madow wadata police ma ahan miya? Badge ba u xiran xata

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 11 วันที่ผ่านมา +1

      Dharkee wadato waxee u egtahay dharka ciidamada booliiska magaalada Minneapolis ku dhagan ee St Paul la dhaho.

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 8 วันที่ผ่านมา

    Inantaasi sow isaaqqii Maaha

  • @xamsecawiil966
    @xamsecawiil966 7 วันที่ผ่านมา

    Xijaab surwaal maha ha yidhaahdo gabadh muslimada,

  • @XamdaCabdilaahi-b3y
    @XamdaCabdilaahi-b3y 11 วันที่ผ่านมา

    Mashal

  • @ToppTenz
    @ToppTenz 6 วันที่ผ่านมา

    Farahyaal masaqaysta yaal ah aa xaflada kasoo qaybgalay

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 11 วันที่ผ่านมา

    Lakin Nimnka Ajanibta Xay ugu Salamaysa Diintaena iilali io dhqanka islamka

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 6 วันที่ผ่านมา

    Walee waq qasartay tani wax lagu farxo maaha

  • @xamsecawiil966
    @xamsecawiil966 7 วันที่ผ่านมา

    Waar diinteena hala ilaaliyo

  • @sureyaali1743
    @sureyaali1743 11 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤

  • @hawaomar8374
    @hawaomar8374 11 วันที่ผ่านมา

    Kkkk xijabki miya garan ladihin aw xjab

  • @Allah_is_Alone
    @Allah_is_Alone 10 วันที่ผ่านมา

    Faarax waa gacan galay 😂

  • @mohsen6878
    @mohsen6878 6 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    San hada waa guul miyaa

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 9 วันที่ผ่านมา

    🌺🌹❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌺🌺🙏🏻👏

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 8 วันที่ผ่านมา

    WADAN SOMALI KA FCN AYAA CIIDAN U NOQOTAY😂

  • @shamisdahir10
    @shamisdahir10 11 วันที่ผ่านมา

    3:38

  • @maxameddheemanMahdi119-f5l
    @maxameddheemanMahdi119-f5l 11 วันที่ผ่านมา

    Runtii waa guul😂

  • @subeermohamed3051
    @subeermohamed3051 11 วันที่ผ่านมา +2

    Markay Somalia weerar la dhoho ama duqee kawarama😂😂

    • @shugriibrahim7628
      @shugriibrahim7628 11 วันที่ผ่านมา +2

      Police ka ma aha army oo bananka looma diro

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 11 วันที่ผ่านมา

      @@shugriibrahim7628waa dad wada xanuusan dagal baa laga raacey😂

  • @abdikarisyoutube2037
    @abdikarisyoutube2037 8 วันที่ผ่านมา

    Maxaad kafaaideysaan wadankiina ayaad qawiil ilaa iyo hada kubaabiseene markaad aragtaan qof soomali ah oo wax yar laga dhigay waad buunbuunineysan waraa naga taga adinka heshiiya horta

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 11 วันที่ผ่านมา

    Timahan la qarinayo waxa ku yaal ayaa yaab leh.

    • @AliAbdirahman-gl4nf
      @AliAbdirahman-gl4nf 11 วันที่ผ่านมา

      😂😂

    • @AliAbdirahman-gl4nf
      @AliAbdirahman-gl4nf 11 วันที่ผ่านมา

      Muslim waye

    • @Abdikadir1984
      @Abdikadir1984 11 วันที่ผ่านมา

      Adoo kale oo jaahil aha yaa laga qarin hayaa timaha sharafta leh ee gabdhaha somaliyeed

    • @mustafa5516
      @mustafa5516 11 วันที่ผ่านมา

      ​@@Abdikadir1984 ina caysid qofka waa qalad

    • @Suuban11
      @Suuban11 8 วันที่ผ่านมา

      Warfaa geedi magacada wa magac somaliyed wall wali waaq miya aminsantahe😅

  • @micadnuurhello6216
    @micadnuurhello6216 8 วันที่ผ่านมา +1

    Lkn sida gaalada u socotaa. Socodka 😂😂😂 dhaqan kale horgal u tahay😂😂

  • @mohammedmukhtaar2895
    @mohammedmukhtaar2895 10 วันที่ผ่านมา

    Mashallah