ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Wey is qaateen lamane qurux badan calafdoon

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ต.ค. 2023

ความคิดเห็น • 51

  • @nadifodhalow5781
    @nadifodhalow5781 10 หลายเดือนก่อน +6

    His very lucky guy she is honest girl which is good.

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c 17 วันที่ผ่านมา

      𝓲𝓯 𝔂𝓸𝓾 𝓪𝓻𝓮 𝓱𝓸𝓷𝓮𝓼𝓽 𝓲 𝔀𝓲𝓵𝓵 𝓽𝓪𝓴𝓮 𝓾 𝓲𝓷 𝓪 𝓼𝓮𝓬𝓸𝓷𝓭 𝓷𝓪𝓭𝓲𝓯𝓸 𝓵𝓮𝓽 𝓶𝓮 𝓴𝓷𝓸𝔀 🤩

  • @abdul63963
    @abdul63963 10 หลายเดือนก่อน +6

    Huda humble she’s cute 🥰 s

  • @user-jf8bp1mu5q
    @user-jf8bp1mu5q 10 หลายเดือนก่อน +8

    Na Isaaq iska ilaaliya ⚠️ marka hore waxaad moodeysaa dad wanaagsan 😢😢😢 Naa is ilaaliya iska ilaaliya Nin iyo Naag ba isaaqa guurkooda ,ka fogaada. naagaha aan isaaqa ahayn wey ku dan gaaraan kadib xumeeyaab weyna silciyaan. ⚠️🏴‍☠️🏴‍☠️🏴‍☠️🏴‍☠️

    • @user-qk5hd9su6d
      @user-qk5hd9su6d 10 หลายเดือนก่อน

      Calankii shabaab ayaad sidaa markaa Reer Sheikh Isxaaq iyo Al-Shabaab waa col 😂😂😂😂😂

    • @fadumoosman5365
      @fadumoosman5365 10 หลายเดือนก่อน

      REER SHEEQ ISXAAQ BAA SHABAAB AH IYO KHAATUMO WAA ISKU COL SAXAN SAXAN KU GUD🌺🌺🌺

    • @fadumoosman5365
      @fadumoosman5365 10 หลายเดือนก่อน

      ISAAQOW HADII LAGU NACAY MIYAAD QARAARI OO SHABAAB DHIHI IDINKAY ISAAQ BAY SHABAAB KA YIMAADAAN MARKA XAMAR LA QARXIYO NINKA LA QABTO WUXUU DHIHI JIRAY ISAAQ BAAN AHAY KKKKKK

    • @sleepingbeauty.8359
      @sleepingbeauty.8359 9 หลายเดือนก่อน

      User fbp aqaas dogon bila aqli waxaad kuhadleysiit dumarka somali oo lasofuraay maa issaq ba furay faruuq batahay

    • @spyfunhouse7988
      @spyfunhouse7988 9 หลายเดือนก่อน

      Been maha waa sidas dhaqan xun ayey leyihin

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 10 หลายเดือนก่อน +3

    NIMCO IMAKA WAAN BARTAY HADALKII REER WAQOOYIGA WAA QOSOL WAX JACBUR AH MARKII UGU HOREEYSAY NINKA REER BURCO IS GUURSANAY WAAN ISKU WAREERI JIRNAY LAAKIIN HADA WAAN IS FAHANAA ANIGANA REER XAMAR BAAN AHAA🌺🌺🌺

    • @AbdirshidMahamedhagi
      @AbdirshidMahamedhagi 10 หลายเดือนก่อน

      Ur funny. Reer somalind lagumodaa Afsomaligaga waa prfect abaayo ❤

  • @MohamedRiyo
    @MohamedRiyo 4 หลายเดือนก่อน

    Mama you are the best 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @salmaosmanahmed5023
    @salmaosmanahmed5023 8 หลายเดือนก่อน

    Huda buuran waxa iigu dambaysay 2021

  • @user-vi7gu4dy8t
    @user-vi7gu4dy8t 10 หลายเดือนก่อน +3

    Nicimo waxaan rabaa in aan kuu sheego Arin fican Ayaad wadaa Laakin waa in aad laab taada qarisaa si aad ajar fican uheshaa oo aadan udabbaabin

    • @Nawalaragsansalah-uk4yv
      @Nawalaragsansalah-uk4yv 10 หลายเดือนก่อน

      Mnsha alllh wa run wa talo fiicin kolay dadkan ay la dhaqantay bay yar raaacday

  • @shaj5029
    @shaj5029 10 หลายเดือนก่อน +2

    He told first girl he was married before and he said to Huda he never married before why the lies 🤔

  • @hussenmohamedwarsame8444
    @hussenmohamedwarsame8444 10 หลายเดือนก่อน

    Wlle gabar iiso raadi

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 17 วันที่ผ่านมา

    Nimca Dhiib Badanaa Debka Saar Ee Dhahday Raashin Miyaa Gabadha Mala Karinaa 🤣🤣🤣🤣

  • @Dacad-wb1nk
    @Dacad-wb1nk 2 หลายเดือนก่อน

    Nafta wajiga maxad sidan u galay ma duqbaa

  • @Mboqole
    @Mboqole 10 หลายเดือนก่อน

    Nin ayay rabta waji kab uu eegna way la soo galaysa

  • @nadifodhalow5781
    @nadifodhalow5781 10 หลายเดือนก่อน +3

    You are funny prank.

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waa yaab Naag sidi Ari Suuq la ke nay oo ku baryotameyso Nin Baan Rabaa waa wax dhimatay😂

  • @user-pc2cn5cv1j
    @user-pc2cn5cv1j 6 หลายเดือนก่อน

    0:18 ❤❤

  • @user-bz3jy1vt1y
    @user-bz3jy1vt1y 6 หลายเดือนก่อน

    Lejen reer burco

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 10 หลายเดือนก่อน +2

    USER ISKU XISHOOW DADKII RABO WAY IS GUURSAN KARAAN ISAAQNA DAAROOD WAA GUURSAN KARAA IYADOO LAYS DAGAALAAYO ANIGA OGAADEEN BAAN AHAY NINKAYGANA HABARJECLO DAGAALKA GOOJACADE WAXBA NAGAMA GALIN🌺🌺🌺🌺🌺🌺

  • @abdiabdullahi4846
    @abdiabdullahi4846 9 หลายเดือนก่อน

    Naa xishood

  • @HabibaAhmedOmar
    @HabibaAhmedOmar 4 หลายเดือนก่อน

    Gawadhas fanxa ayey lahed

  • @bushra445
    @bushra445 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ala tayare huda ban aqano wey iska ciyareysa

  • @Ayaanosman-mk5rc
    @Ayaanosman-mk5rc 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahayow dhulka igu aas dhar miya

    • @qaybdiid
      @qaybdiid 10 หลายเดือนก่อน

      Hhh maxaad isku aasaysa wllo

  • @yasmiinanas6303
    @yasmiinanas6303 10 หลายเดือนก่อน

    Free 25

    • @HajiiAwal
      @HajiiAwal 9 หลายเดือนก่อน

      Asc

  • @user-yj2ik5wd1c
    @user-yj2ik5wd1c 10 หลายเดือนก่อน

    Inamada somaliyed maxa murayadaha u wada xidhay

  • @user-dd3yq6hs2w
    @user-dd3yq6hs2w 10 หลายเดือนก่อน

    Huda kaas Maxay ku fashay bisinkow

  • @mf6071
    @mf6071 10 หลายเดือนก่อน

    Reer Nairobi wax taag Ba kaoco

  • @namelos2963
    @namelos2963 10 หลายเดือนก่อน +1

    Huda hanbal maaha miyaaa😂😂😂wa Visa dooon😮

    • @sucaadsalam
      @sucaadsalam 10 หลายเดือนก่อน

      Ishaada ka tuurtay😂😂😂

    • @namelos2963
      @namelos2963 10 หลายเดือนก่อน

      @@sucaadsalam
      Dadkaas caanka ah waa viows raadiis

  • @user-jf8bp1mu5q
    @user-jf8bp1mu5q 10 หลายเดือนก่อน +3

    Waa iidoor raba iney Guska ku dagaalamaan Naagaha daaroodow iska ilaaliya hadii kale inta noloshiina ka dhiman ciil baad ku noolaaneysaan . War ma haysaan walle 😢😢Waxa ay soo qaqabataa waa wada Rag isaaq ahoo wada xanuunsan i iyo qaar xoogaa lacaga haystoo doonaya doonaya iney Gabadhaha Daarood duleeyaan iska ilaaliya waxay raadinayaan waa Gabdhaha daarood ⚠️

    • @user-qk5hd9su6d
      @user-qk5hd9su6d 10 หลายเดือนก่อน

      Anigu walaahi Reer Sheikh Isxaaq dad kale guursada waan la yaabaa.

    • @fadumoosman5365
      @fadumoosman5365 10 หลายเดือนก่อน

      ANIGA GABAR OGAADEEN BAAN AHAY NINKAYGANA HABARJECLO WAX DHIB AAN KU QABO MA JIRTO MANA I CIILI KARO WAXAAN DAGANAHAY EAST LONDON MEESHA DADKA REER WAQOOYIGA UGU BADAN WAY I WANAAJIYAAN ANIGUNA WAAN WANAAJIYAA MARMAR XOOGAA XAN WAY KU YARA TUURTAAN WAAN U JAWAABAA AMA WAAN KA AAMISAA🌺🌺🌺

    • @fadumoosman5365
      @fadumoosman5365 10 หลายเดือนก่อน

      WAAN OGNAHAY IN DALKII DAGAAL KA SOCDO OO WEERAR IYO CAAY AY KU HAYAAN DHULBAHANTE ISAGUNA WUU ISKA CELIYAA OO CAAYTAMAA MARKAA ISAAQ MA WADA XUMO EE MADAXDAA KA XUMAATAY🌺🌺🌺🌺

    • @fadumoosman5365
      @fadumoosman5365 10 หลายเดือนก่อน

      ISAAQ IYO DAAROOD WIXII IS RABO WAY IS GUURSANAYAAN DAD IS JECEL ISMA DAAYNAYAAN MARKAA ILAAHAY COLAADA HA NAGA JOOJIYO OO NABAD HA KA DHALIYO WAQOOYIGA SOOMAALIA AMIIN🌺🌺🌺

    • @samsammaxamed2279
      @samsammaxamed2279 10 หลายเดือนก่อน +2

      Kkkkk maciilbaa kaakeenay caydaa

  • @nadifodhalow5781
    @nadifodhalow5781 10 หลายเดือนก่อน

    Lol

    • @qaybdiid
      @qaybdiid 10 หลายเดือนก่อน

      Asc