Deg deg gabar si xun loo galay calafdoon ragi oo isku hiiliyay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 258

  • @salmaosmanahmed5023
    @salmaosmanahmed5023 9 หลายเดือนก่อน +10

    Naagtan daacad maaha walhi nimanka wan la jiraaa siday ugaleen way sax weeye

  • @ruqiyocmaan-wf8zd
    @ruqiyocmaan-wf8zd 5 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo mcn naciimo waan kujeclahay hool fiican baad heesaa yee qeer allaha kusiiyo mcn xijaab xiro allaha kusharfo walaashay qaali janada alaha kugeeyo aamiin yaarabi

  • @SaidBirre
    @SaidBirre 9 หลายเดือนก่อน +5

    Wlhi waay cagaratay qofta way foor jowday way isbadashay

    • @KhadarMuuse-ry6we
      @KhadarMuuse-ry6we 6 หลายเดือนก่อน

      waxay intano axmaq dumarku Han Lola hadlay leyohiine horta waxan odhan laha kala garta vodka raga logu jawniyo kadumarka lagula hasawo

  • @hodanabdifarah1916
    @hodanabdifarah1916 9 หลายเดือนก่อน +4

    Wallahi abaalkeeday ugu dhakhsadeen - akhlaaqda wanaagsan ayaa ku yar qoftan - Mida kale islawayne ma guulaysto!!! She’s too arrogant!!

  • @Nurhiba21
    @Nurhiba21 9 หลายเดือนก่อน +4

    Wallahi dadka waa cajiib. Runta mey iska sheegan Gabar ama Wiil USA 🇺🇸 ku nool ayan rabaa mey dhahan 😎

    • @DalmerFarah
      @DalmerFarah 9 หลายเดือนก่อน

      kii Germany joogay ma rabto, Kii Turkey joogayna wuu iga fog yahay bay tidhi . Naciima naagta ma waydiiso meeshay rabto

    • @Nala-ciyaar
      @Nala-ciyaar 8 หลายเดือนก่อน

      Naa waa lagu nacay

    • @Nala-ciyaar
      @Nala-ciyaar 8 หลายเดือนก่อน

      Naag xun weeye

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 8 หลายเดือนก่อน +2

    Qof wadaad diiday maxay rabtaa

  • @aisha_abdih
    @aisha_abdih 8 หลายเดือนก่อน +3

    Ala qac weynaa tii yareyd waxbaa hor cararay 😂😂

  • @adenfoos1899
    @adenfoos1899 9 หลายเดือนก่อน +3

    Walaahi Aad Baan Caawa Uqoslay Naciimo Caawa Mudaharaad Baa Socda Cajiib kkkkkkkkkkk

  • @wardaabdirahman818
    @wardaabdirahman818 5 หลายเดือนก่อน +1

    subxanalaah wixii helay baan la yaabay naagtan waxba lagu arkay qoftu caadi mahan ayaan filayaa tuura Tuura Go ahead and tell this person😂😂😂

  • @hassanabdibashar2169
    @hassanabdibashar2169 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wad waxad uu d'Italie raka jarmarka joka

  • @unitednationonecreator
    @unitednationonecreator 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilashaan waa daacad ee gabar daacad Ah keen ragaan waa inamo wacan ee usoo qabo Inan uqalanto

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 หลายเดือนก่อน

    Waa Gabadh adag wanaagsan Gabadha ma dookheedaa lagu haystaa haka bedelin

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 9 หลายเดือนก่อน +5

    qolkii waloga cararay😂😂😂

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 9 หลายเดือนก่อน +3

    Qoftan meesha daadihinaysa maqalbigayladay 😳 naagtan waxaytidhi qof germane joga marabo hadana waxayleday qof Turky joga marabo wuigadheeryay maysuasho taas my goodness 😮

  • @MohamedHassan-jq8gu
    @MohamedHassan-jq8gu 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waa naag garoob ah ciyaalkeedii baa ka dhex buuqaya..weliba aflagaado ayay wadaa..

  • @unitednationonecreator
    @unitednationonecreator 7 หลายเดือนก่อน +1

    Shariifka ayeey nabsi gashay waxay ku tiri afsomaaligiisa ma fahmn ayada Ragii oo dhan baa u jaamiray
    Shariifka ka Cafis dalab 😂😂

  • @AhmedJofle-xv6sj
    @AhmedJofle-xv6sj 9 หลายเดือนก่อน +4

    ASC Deji Gabadhaan

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 9 หลายเดือนก่อน +7

    waqti lumis daji qoftan😂😂😂😂

  • @abdikarimhashi2607
    @abdikarimhashi2607 9 หลายเดือนก่อน +4

    Wadaad diid miyaa lagu kacay yarta kkkkkk

  • @unitednationonecreator
    @unitednationonecreator 7 หลายเดือนก่อน +1

    Naag dhaheeyso magaaladeeyda wax joogo Marabo maxeey qarineeysaa ????
    Waa yaab

  • @bahja2964
    @bahja2964 9 หลายเดือนก่อน +3

    Inta calafdoonka ahyd wa garmey qac wle 😂😂

  • @saleebanmuxumedcawale9021
    @saleebanmuxumedcawale9021 9 หลายเดือนก่อน +3

    qof diin leh maxay ku diiday

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 9 หลายเดือนก่อน +5

    sax badala gsbadhan😂😂😂

  • @sahafiyare4434
    @sahafiyare4434 9 หลายเดือนก่อน +2

    Tuur kkkk mana wiifta waaye wlhi tan

  • @Yusro557
    @Yusro557 9 หลายเดือนก่อน +2

    Naeema reer garmny eyagaaba kala dhumanayee maxaa kudhacay🤣🤣🤣baariyow bal mexey kudiiday🤓

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wa wiil yar oo wanaagsan ee gabadha cunsuyirada jooji.wbt

  • @Ahmedali78458
    @Ahmedali78458 3 หลายเดือนก่อน

    Rufiyanad wasqada waaye

  • @NaturesBestOne
    @NaturesBestOne 9 หลายเดือนก่อน +1

    WIIL KII AY DIIDAY ILMA ADERO YIHIIN UFF HIILO WA RAG IS QARINAYA UFF QURUN😎

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 9 หลายเดือนก่อน +7

    tuur nagtan😂😂😂

  • @XasanIsmail-o4b
    @XasanIsmail-o4b 7 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan wil kom

  • @mohamedabib4117
    @mohamedabib4117 9 หลายเดือนก่อน +2

    Way afsomali xuntahay gabadhi ee bedel

  • @hodanabdifarah1916
    @hodanabdifarah1916 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wuxu isla waynaa oo akhlaaq xumaa….Iga ilaali wadaad kuteh … waraabe ku cun

  • @CabdiMaalik-l5e
    @CabdiMaalik-l5e 9 หลายเดือนก่อน +2

    😅😅😂😂😂 saas ayaan inkarabaa israaca ragow

  • @fooscali5130
    @fooscali5130 4 หลายเดือนก่อน

    Gabdhahena w damiir laawayaal iskuma hiiliyaan nimankenana sidanbey udhaqmayan lkn inta badan wey is ceshtan w layaab.

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 4 หลายเดือนก่อน

    Tan si fiican ayaa loo galay waa doqon bal may iska degto raggii mudaharaad ayay ku dhigeen

  • @Ahmedali78458
    @Ahmedali78458 3 หลายเดือนก่อน

    Naagaha ku nool germany kuli nadiif maha inti fahantay ba fahantahay

  • @MaxamuudCabdiraxmaan-w2v
    @MaxamuudCabdiraxmaan-w2v 5 หลายเดือนก่อน

    Waa culumada ay wax ka sheegtay ilaahay dadkii uu nacsiisy way u qalntaa kkkkk

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 9 หลายเดือนก่อน +3

    tanokale nasiib maleh😂😂😂

  • @asadmahamednurmahamednurci9039
    @asadmahamednurmahamednurci9039 8 หลายเดือนก่อน +1

    I so qawo magaceyga wa Asad wx jkga canada ontario

  • @burcohasan6146
    @burcohasan6146 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waa Cajab

  • @wilwaal545
    @wilwaal545 5 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 yaaa Nimankaa balwadaa leh maa usoqabani xasaa nacimo

  • @haawoabdulla3828
    @haawoabdulla3828 7 หลายเดือนก่อน

    Naagtan daacad maaha JARMAL JOOGE MARABO,AFRIKA MA RABO,TURKIGA MA RABO WADAAD MA RABO MAXAY RABTAA?

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 5 หลายเดือนก่อน

    SIRTEEDUU SOO HELAAYAA GERMENI SAAS BEY U DIIDRYSAA

  • @Ahmedali78458
    @Ahmedali78458 4 หลายเดือนก่อน

    10 nin ba cararay naagtan wax weyn ba khaldan ,naag soo tahribtay nadiif maha

  • @abdijabir4333
    @abdijabir4333 9 หลายเดือนก่อน +3

    Tan mafiyowo 😂😂😂 meesha ka bixi

  • @hassanabdibashar2169
    @hassanabdibashar2169 7 หลายเดือนก่อน

    Hagaag gabadhan d'académie mahaa maxay ku diiday kuwaa wadan lajoka

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 8 หลายเดือนก่อน

    Sharci ma haysato haday 3 saac meel ujirta way fogtahay dhahday 😅😅😅

  • @ruqiyocmaan-wf8zd
    @ruqiyocmaan-wf8zd 5 หลายเดือนก่อน

    Aabaayo mcn gabdhaheen muslimiinta waxeeyleyihiin cadaw badan saadarteed waain naan isastur naa

  • @FadumoCabdulahi-w4g
    @FadumoCabdulahi-w4g 7 หลายเดือนก่อน

    Qofkaan Daacad maaha waxay diiday Culumadii diinta wiil jarmal joga afrika jooga marka Waa Jaanisdoon Baasaboor doon ka SAARA MEESHA

  • @MohamedabdullahiDahir
    @MohamedabdullahiDahir 8 หลายเดือนก่อน

    America ayey rabataa guur ma rabto

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim 5 หลายเดือนก่อน

    Quraxley waaye wlhi m .a

  • @AhmedqashtiAhmedqashti
    @AhmedqashtiAhmedqashti 4 หลายเดือนก่อน

    Gabadhi ciyaal suuq waay wadaad marabto

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel2396 9 หลายเดือนก่อน +1

    Qofkii bahdilan waa la Bahdilaaa

  • @sayidaxmed7790
    @sayidaxmed7790 4 หลายเดือนก่อน

    Niciimo dumar ahaan bay ugu hilisay oo waydajin wYday se ragii way ka mudahradee ee tuur tuur tuur

  • @abdiweli3099
    @abdiweli3099 9 หลายเดือนก่อน +1

    alla qoftaan may ka dhacdo maxay isku ceebayneysaa
    boqol qofbaa diiday?
    wali way soo taagantahay?
    wuxu indho adkaa?
    may iska dhacdo?
    nin walba wuxuu leeyahay kaama helin??
    kkkkkk
    toloow maxay ku arkeen? qoftaan??

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaasi way ka badisay ragaa

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 หลายเดือนก่อน

    Gabadha niman aan isku.kalsoonayn baad usoo xushay

  • @DalmerFarah
    @DalmerFarah 9 หลายเดือนก่อน

    Xaggay doonaysaa inay cid ka hesho ma America ayay rabtay. May iska dagto inantu

  • @HabibaAhmedOmar
    @HabibaAhmedOmar 5 หลายเดือนก่อน

    Tukulish timir Garibaldi wayi qarar

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 9 หลายเดือนก่อน +2

    tuur gabadhan isla wayn😂😂😂

  • @kadigaisman478
    @kadigaisman478 5 หลายเดือนก่อน

    Nagatan way kaftamaysa habo

  • @hassanabdimohamedabdi9735
    @hassanabdimohamedabdi9735 8 หลายเดือนก่อน

    Wan jeclahay b/namijyadada wanagsaney

  • @MourtarAli
    @MourtarAli 7 หลายเดือนก่อน

    Warada iskaday aa gabarta sodira Afrique gawaran

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 หลายเดือนก่อน

    Saara queen salaan saare

  • @KhadarMuuse-ry6we
    @KhadarMuuse-ry6we 6 หลายเดือนก่อน

    waxay ragan isku racay maga habada ragagow yan lamagin dumarka

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 9 หลายเดือนก่อน +1

    ada laguarkaye soco naya😂😂😂

  • @AsmayuufYuusuf
    @AsmayuufYuusuf 8 หลายเดือนก่อน

    Dhibka waxa ukeenay gabadha markay dhahday qof jgemeny jooga marabi

  • @fuadnor3723
    @fuadnor3723 7 หลายเดือนก่อน

    nacima nagaha. jarmal jooga waa soo tahriben

  • @fartuunfamily1401
    @fartuunfamily1401 8 หลายเดือนก่อน

    Nag wadad diday cid marabto

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy 4 หลายเดือนก่อน

    Qolkaan live xagee laga helaa. TH-cam la duubay unbaa la kulmaa. Dee maxaa qaldan? Dadka Africa joogaa naga badiya; war habloow xageed joogtaan. USA yaa Ila jooga?😂😂😂😂😂😂

  • @AhmedJofle-xv6sj
    @AhmedJofle-xv6sj 9 หลายเดือนก่อน +1

    Tuur Wiilashaan wey Diideen

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 หลายเดือนก่อน

    inantu.kii oromka ahaa ayay diiday

  • @hassanmoud-uv1jz
    @hassanmoud-uv1jz 8 หลายเดือนก่อน

    Passeport malihid

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 9 หลายเดือนก่อน

    NICIIMA GABADHA ISKA DEJI HADDAAN RAGGU RABIN?

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 9 หลายเดือนก่อน +2

    gabadhan waa ilfuur😂😂😂

  • @HabibaAhmedOmar
    @HabibaAhmedOmar 6 หลายเดือนก่อน

    Burjigada aya dhiwayo

  • @MeymunDahir-cc7gt
    @MeymunDahir-cc7gt 9 หลายเดือนก่อน +1

    Qoftan bahdil aya cawa lagu dilay

  • @AbdirahmanMahad-hh3yf
    @AbdirahmanMahad-hh3yf 9 หลายเดือนก่อน

    Aniga qof 25-28 ah isoo raadi oo aan afrika joogen😂😂😂

  • @MaxamuudCabdiraxmaan-w2v
    @MaxamuudCabdiraxmaan-w2v 5 หลายเดือนก่อน

    Wadaadaha wax ka sheegtay way u qalantaaa

  • @Abdala-vz3xx
    @Abdala-vz3xx 4 หลายเดือนก่อน

    Please tuur ash ma aha waa laysku raacey.

  • @hassanmoud-uv1jz
    @hassanmoud-uv1jz 8 หลายเดือนก่อน

    Iso wac hadad rabtid

  • @Qahira44
    @Qahira44 7 หลายเดือนก่อน

    Wa la baxay dee tani mid maha

  • @MaxamuudCabdiraxmaan-w2v
    @MaxamuudCabdiraxmaan-w2v 5 หลายเดือนก่อน

    Waa dhaqaala dayday

  • @fs292
    @fs292 9 หลายเดือนก่อน +1

    queen baa la isku sheegaya , hadana maqori karaan.

  • @abuabdulrahman1951
    @abuabdulrahman1951 9 หลายเดือนก่อน

    Qofka Germany joga wexey ogacarareysa film qatar ah kayala marka in laogadhey dideysa

  • @Abwaanafloow-fo5pm
    @Abwaanafloow-fo5pm 9 หลายเดือนก่อน +2

    Asc ayada balwad leh

  • @AbdilahiMohamed-l1y
    @AbdilahiMohamed-l1y 8 หลายเดือนก่อน

    Waxan bixi fosha xun weyscadeyse

  • @sahroabdi8913
    @sahroabdi8913 9 หลายเดือนก่อน

    Waa gabdha gabadha uguqalisan weye dookh beey ledhay idhf

  • @CawilJr
    @CawilJr 8 หลายเดือนก่อน

    Qoftaan waxeey rabtaa ciyaal manaad

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 9 หลายเดือนก่อน

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍dhulka hoostiisah ayeey jootaah 🤣🤣🤣🤣👑🦁🦁🇬🇧👍🌿💐🌿💐💕

  • @KhadarMuuse-ry6we
    @KhadarMuuse-ry6we 6 หลายเดือนก่อน

    horta gabadhu joyska iyadale yan lamagin

  • @Sadiyaduniya
    @Sadiyaduniya 8 หลายเดือนก่อน

    Iyada mexey udiidey qof germany joogo hadeey daacad tahy.
    Qofkafog mexeey karabtaa

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 9 หลายเดือนก่อน

    OMG war gabdha sida kadaay😂😂😂😂😂

  • @XiyoHassan-oz5xy
    @XiyoHassan-oz5xy 8 หลายเดือนก่อน

    Qoftan way isla wayntay nh iydo calaf doon jogta ayy is xayasinaysa xay isla xayadine cirka mraysa

  • @mamxamudAdan
    @mamxamudAdan 12 วันที่ผ่านมา

  • @xasancabdisanduuq4834
    @xasancabdisanduuq4834 9 หลายเดือนก่อน +2

    Shuubo miyaaaa

  • @AbdirahmanMahad-hh3yf
    @AbdirahmanMahad-hh3yf 9 หลายเดือนก่อน

    Gabarta kulay inta aan arkay waxa ay ragu u arkaan islaan buufis raadis ah

  • @gittiru9486
    @gittiru9486 9 หลายเดือนก่อน

    Raaaaga gabaaabd ficaaan oooo ruuunta sheygeysaaa maaraabaaan

  • @elyasbishar1476
    @elyasbishar1476 8 หลายเดือนก่อน

    Adkatay oo fogatay

  • @KhadarMuuse-ry6we
    @KhadarMuuse-ry6we 6 หลายเดือนก่อน

    waxay intano axmaq