DEG DEG:Beesha Caalamka iyo Xasan Sheekh Ceebobay & Guusha Puntland Gilgishay iyo Jabka Argagixisada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 9

  • @abshiribrahim1212
    @abshiribrahim1212 9 วันที่ผ่านมา

    Waan ku salaamay. Codkaaga fiican loo maqli mayo mahadsanid.

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed 9 วันที่ผ่านมา +1

    ☝🏻🙏♥️✨️✨️✨️✨️🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed 9 วันที่ผ่านมา +1

    ☝🏻🙏♥️✨️✨️✨️🇸🇱🇸🇱

  • @AbdulkadirMalaay
    @AbdulkadirMalaay 9 วันที่ผ่านมา

    Asc Walaal Codkaaga aad buu u Hooseeyaa

  • @AhmedAli-nr2tz
    @AhmedAli-nr2tz 9 วันที่ผ่านมา +1

    Waa laqabtay xasan sheikh too fiqi oo cuntay lacagtii Somali 380 malguuun hala xidho sida uni dhakhtarka badan in red Crosse

  • @AbdulkadirMalaay
    @AbdulkadirMalaay 9 วันที่ผ่านมา

    Sixitaan Idaacada

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 9 วันที่ผ่านมา

    Boosaaso kaliyeh ma Ahine magaalooyinkalo dhsnba ha la basro marba haddii la ogaadey // labaatan kun 20,000 kun oajaa,nib ah oboosaaso kaligeed kunool otusbax iyo gaarigacan ku Adeeganayeh

  • @raqiasaid2031
    @raqiasaid2031 9 วันที่ผ่านมา

    Waa run maxaa laysu indho tiri jiray oo loo dayacay dalka iyo dadka iyadoo shacabkuka qaylinaayo ayaa dowladu iska dhega tiri jirtay oromadu iyagoo lugaynaaya iyay soo geli jireen Dan lagama lahayn ilaa dhibkoodii la arkay oo geeri sababtay

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 9 วันที่ผ่านมา

    Waa kuwii Sharciyeysan ha la daayo--- laskiinse oromo iyo kuwa okaloo argagixisada daacish iyô kuwokaloo dagaal uso galeyn boosaaso ha la baaro-- waa kii danbiiile ah ola qabtey yaaskav