Ergada Soo Baxday Waxaan Leeyahay Waad Fashilateen,Garxajiskuna Dagaalka Laascanoo Ha" Garaad Jaamac

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Ergada Soo Baxday Waxaan Leeyahay Waad Fashilateen,Garxajiskuna Dagaalka Laascanoo Ha" Garaad Jaamac
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Live/Toos bulsho tv - bit.ly/3OtZlnj
    Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshotelevision
    / bulsho-tv
    bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

ความคิดเห็น • 29

  • @fadumanhujgggjkk4945
    @fadumanhujgggjkk4945 ปีที่แล้ว +2

    ADEER is ilaalsha YAANA LA IDIIN gaadin muuse iyo KUWA la joogo YAANA LA Aaminin ❤❤

  • @fadumanhujgggjkk4945
    @fadumanhujgggjkk4945 ปีที่แล้ว +2

    SSC guul Khatumo istey ❤❤❤❤❤👌👌👌👌

  • @mubaarigilays9027
    @mubaarigilays9027 ปีที่แล้ว +1

    Garaada ergo diida waa kii ugu horeeyay xaguu u noqdaa sool waa somaliland

  • @dawanmedia1889
    @dawanmedia1889 ปีที่แล้ว +2

    Garaadadu arinkaas waa ku gar leeyihin, Ergooyinku wa inay daacad ka ahaadaan, waxay u socdaan.

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 ปีที่แล้ว +1

    Garaadada Dhulbahante waaba caalami press release after press release kuwa Muuse u sareeyo’na hadalka wey ku margadaan weyna kala hadlayaan

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂 yeah! Yaanan laidin gaadin !

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 ปีที่แล้ว

    Esllaahi adaa fashilmay oo magaaladaafii iska baabiiyey

  • @adandayib2610
    @adandayib2610 ปีที่แล้ว +3

    War cad weeyi...raganimo

  • @abdilahidheeg5971
    @abdilahidheeg5971 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhh Hall,diidaysaa Geed ayku,xoqoto,mawaydo.

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 ปีที่แล้ว

    odayaashan argagixisada CIIDANKA QARANKU BAADKA IYO BIYAHABA UGAYNAYAAN WAAMAXAY???waa in KURKA LAGA WADA GURAA MAXAA LOO BARYAYAA.

  • @juma6506
    @juma6506 ปีที่แล้ว

    No 😂🤣😳 WA bilahi tawfiq thumps up.

  • @fahmyyacin
    @fahmyyacin ปีที่แล้ว

    Miyitki mise waalidi keena shaqsynaya

  • @Pretty_hani
    @Pretty_hani ปีที่แล้ว

    Ilahy umada idinka qabay garaad lawayaalow umada ad kicisen eed qixiseen ilahy aya idinka abal marin 😡

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 ปีที่แล้ว +4

    War haderan kuleeney hadaad ergadiina diidaan dee argixasad tihin dhaqan ergo diida manan arag

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 ปีที่แล้ว +3

      Ergadu dee argagixisada ha aado oo ha la heshiiso
      Dadkani Waa madax dhaqameedkii dhulbahante

    • @CmonNowTellme
      @CmonNowTellme ปีที่แล้ว +2

      Ergo iyo nabad toona ma rabnee noo wada sheekada--dagaalka

  • @adanmohamoudibrahimmohamou5579
    @adanmohamoudibrahimmohamou5579 ปีที่แล้ว

    Warkinu wuu cad yahay ee laya saladinta kibir baa idin haye

  • @jamuriyadabarakaysan1858
    @jamuriyadabarakaysan1858 ปีที่แล้ว

    Waar raagan baxba na ogaleen ya dadka ka qabta garaad jamaac aya mesha walaya

  • @Glydh
    @Glydh ปีที่แล้ว

    Aniga oo ah c/hi yusuf galayr dhamaan garaadada Ilaahey raali ha idiinka noqdo waxaan jecelahay in aan ka hadlo waxa taagan reerkan soo duulay arinku ma aha two face ma aha laba waji waan soo duuleen isla markaana nabad baan raadinayaa waa arin muuqda iyo mid aanba meesha oolin oo biixi iyo ehlkiisa ay is garab wadaan wax walbana runta ma aha sidaa ee. Waa in ay biixi la baxaa ciidankiisa kuna noqdaan meelihii. Ay ka soo duuleen joojiyaana dagaalka lana helaa cid labada dhinac ay ku kalsoonaan karaan oo isla cabiri kara jawi nabad ku wada noolaasha waa tan ugu muhiim san intaas wixii dhaafsiisan waa ila meereyso Ilaahey keyr ha ina waafajiyo w towfiq

  • @mubaarigilays9027
    @mubaarigilays9027 ปีที่แล้ว

    Garxajis wa kuwii igu horeeyee dagaalka ay ku laayeen ssc iyo puntland

  • @juma6506
    @juma6506 ปีที่แล้ว

    Nab deed Soo maaha my way or the high way Iwm.

  • @juma6506
    @juma6506 ปีที่แล้ว

    Sheekoy ku nacay.

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 ปีที่แล้ว +1

    Islaanbaatidhi cali anaa dhalay dadka maxadoodii sidaa u hadlayso koodii yaraana maxaad umalayn