Saxaabigii Geeridiisa Uu Lagilgishtay Carshiga Allle 70kun oo Malak aana Timid || Sacad ibnu Mucaad
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
- Sacad binu mucaad
Hadii muhaajiriinta uu ku jiray abuu bakar ansaartane waxa ku jiray sacad binu mucaad waa na saxaabigii uu la gilgishtay carshiga alle dhimashadiisa 700 oo kun oo malag ayaana kazoo qeyb gashay janaasadiisa wuxuuna mansiladaas ku gaaray 6 sano uu kunoo laaday sadiiqul asaari muslinimo intuu san helin shahaadada
Aan dulmarno nonol laga yaabo wax naga qarsan ey ka weyntahay waxa noomuqdo kadib baayacaadii 1aad wuxuu nabiga scw usoo diray muscab ibnu cumeyr madiinah si uu ugu faafiyo diinta islaamka wuxuuna ku dagtay guriga ascad ibnu suraarah waana wiilkii ey dhahay sacad binu mucaad habaryartiis kaaso ahay madaxa ows iyo farad fuulahoodi iyo wiilkii ey adeeci jiren waxaa lagaaray maalinkii lasugayay waana maalinkii asoo lasocdo sacad wiilka adeerkiisa useyd ibnu xudeyr uu arkay wiilki habaryartiisa dhashay oo la fadhiyo muscab ibnu cumeyr beeyr u dhaweyd xaafadahooda waxaana ku hareereysna koox muslimiin cusub ah wuu xanaaqay sacad wuxuuna ku dhahay useyd utag soona fiiri ninkas u yimid inu ceybeyo diintena una shegne mardanbo inusan u soo dhawanin guryahena hadii uusan ibnu suraarah ahan laheyn wiilka habaryarteyda ani aya meel sari lahay useyd wuu soo baxay asagoo wato waran kiisa wuxuuna dhahay maxa idin keenay magaaladena waxaana sirsiraneysan miya dadkena danta yar muscab wuxuu ahay qof hadal macan sijilicsan ayuu ula hadlay wuxuuna ku dhahay fiicnan laheyda ina oo maqashid hadii aad ka heshid quran ka waa aqbaleysa hadii aad nacdidne wan kafogeyneyna waxa aadhib saneysid useydne waran kiisa ayuu dhulka kuturay wuuna fariistay muscabne wuxuu biloway inuu aqriyo quraan ka ma eeysan aheyn ila wax yar wuu islaamay useyd alle haka raali noqde wuxuu ku dhahay waxa gadaashey ahaaday nin hadii uu idin raaco uusan kahareyn qof qooomkiisa kamid ah hada ayaana idiin soodiraya useyd wuxuu ku laabtay qoomkiisa asoo qarinayo isl;aanimadiisa markii uu arkay sacad asoo soo socdo wuxuu ku dhahay dadkii lajoogay alle ayan ku dhaaranaya useyd wuxuu idiinkugu imaaday wajigii uu kubaxay mid aan aheyn kadibna wuu u milicsaday wuxuuna ku dhahay maxa sameysay useyd wuxuu dhahay waa la hadlay labada nin ilaahay ayaana ku dhaarte dhibaato maku arkin wuxuu istaagay sacad binu mucaad asagoo xanaaqsan wuxuuna ka qaatay waranka gacanta useyd asaga naftirkiisa ayaana aaday xagooda markii uu arkay sacad ibnu suraarah sacad binu mucaad oo soosocdo wuxuu ku dhahay muscab waxaa kuu imaaday madaxa qoomka hadii uuku raacane qof ka hareyso maleh markiii uu u imaday wuxuu ku jeystay wiilka habaryartiisa wuxuuna dhahay (( wiilka habaryarteydow hadii eysan naga dhaxeyn laheyn qaraabanimo ma igu soo gan ten midan ma waxaa ku faafineysa magaaladena waxa dhib saneyno, ma fadhiisan karta oo ma maqli karta hadii aad kaheshid oo jeclaatid waad aqbaleysa hadii aa dhibsatidne waa kaa fogeyneyna waxa dhib saneysid)))))))) sacadne hadalki muscab ayuu ku qancay wuxuuna dhahay soo da waxaa heysid wuxuu ugu bandhigay muscab islaanimada sacad ibnu mucaad sida ugu fiican ee qof wax loogu soo bandhigo wuxuuna ku dul aqriyay quraan ka heer uu ka qushuucay eeyna ka xasishay ruuxdiisa wuxuuna dhahay muxuu sameynaya qofkii rabo inuu soo galo diintan walahi waligey ma maqlin hadal ka cad kana mac hadalkan oo kale sidaas ayuuna kusoo islaamay mid kamid ah kuwii ugu barakada badnay islaamka iyo muslimiinta asagoo ah 1iyo 30don jir ah asagoo wada da kusii jiro oo usocdo qoomkiisa waxey dhaheyn alle ayan ku dhaarane wuxuu idin kugu soolaabtay wajigii uukubaxay wiji aan aheyn markii uu u imaaday qoomkiisa wuxuu ku dhahay asoo qeylinayo yaa banii cabdil ashhar sidii igu taqaanen waxey dhaheyn waxa aheyd sayidkeena dhabta oona noogu ra yiga fcn oona noogu dhameystiran caqli ahan wuxuu dhahay inaa lahadlo ragiina iyo hawenkiina waa iga xaaran ilaa aaka rumeysiin alle iyo rasuulkiisa muxamad wey islaameyn qoomkiisa oo dhan sey u dhamaayen rag iyo dumar kadibna wuxuu u waregsaday muscab binu cumeyr guriga sacad wuxuuna ka dhigtay safaaradiisa uu diinta ka faafinayo ilaa laga waayay guri kamid ah ansaar ilaa waxaa galay islamka markii ey maalmaha socden nabiga scw uu usoo hijrooday ne madiinah sacad wuxuu nabiga usoo dhaweyy si fiican nabigeena wuu jeclay sxaabigan muslimiinta waxey dhihi jiren nabiga scw raacina afcarabigane waxey ku aheyd qofka arinkena la raacshay oo ka fikirayo xalkena lkn eraygaas macno kale ayuu kulahay luuqada yahuuda waxeyna aheyd caay wey ka faa iideysten waxeyna dhaheyn ewelkii hore si sir ah ayaan u caayi jirnay hada kadibna sitoos ah ayan u caayneyna raacina aye ku dhihi jiren weyna qosli jiren waxaa maqlay sacad binu mucad wuuna yaqaanay luuqadooda wuxuu ku dhahay yuhuuda caleykum lacnatul allah hadii aan mardan bo kamaqlo qof idinka idin kamid ah oo ku dhahaayo nabiga qoortan ku dhufan doona waxey dhaheheyn idinka ne soo ma dhehdiin midas waxaa soo dagtay ya ayu hal alladdiin aamanu laataquulu raacina waquulu undurna wasmacuu walil kaafiruuna cadaabul aliim ......
muqal Kan 3malin uu Nagu Qaatay Sas u Maqnaay Like 👍 Ha ilobina 👉❤️🥰
Oky Anuga Waan Ku Aaminsanahay Lipaaxoow...!!!😂😂😂😂😂
Ok wllka😍😍😍
Nagu halee lxpxayga
mahadsanid sxb sameentiisa maa 3 maalin niiku qaadatay💯💯💯👈👈👈
Jazakallah wll
Qofki ugu fiicna abid uguna kheyrka badna ugu aqoonta badna uguna xishoodka badna Eebe inta uu abuurey wa Nabi mohamed ﷺ SCW ❤❣👏🏽
Scwscw
Salalaahu caleyhi wasalm
Sallalaahu caleyhi wasalam
Scw Scw ❤ ❤
Scw❤❤
Ramadaan wanaagsan ku Raaxeysta diintena kuna deysada wa dad istahilo ina ku deysano
Ilahay ha idin fudadeeyo shaqada aanoo haysiin
Aad iyo aad walal abdihaliim
Ku deyda waana dad istaahila in lagu deydo.
Dr Cabdixaliim. Waxaan kugu dhiirigalinayaa inaad afka inoo saxdo.
Ka lagu hadlo iyo midka la qoro waa laba Kala duwan
Agajn
😢😢😢 Allow jacaylkaaga iyo midka Rasuulkena Muhammad N.N.K.H ❤ Nagu Dil🥲yaa Allah 🤲
Amiin allow
Aamiin yaa rabbi
Ki is a great place
@@asmamaxamed3804 love you 😍 ❤
Amiin ya rabi ya raxman ❤
Waan ka xumahy inaad codsigaygii ahaa inad soo dhigto saxbigii khalid binu walid aanad wali aqbalin 😥😥😥
Allh hanu kulan siiyo nabiyada iyo azxaabta janada Aaamiin yarabi
أنا انزل فيه ليلة القدر ❤
كلام الله ❤
Sacad binu mucad radiyallahu canhu
يامقلب قلوب ثبت قلوبنا على دينك ☺
Amen ya RABBI ❤🤲
Scw.scw.scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ءامين يارب❤😢
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊
Amin
Abuubakar alle raali haka noqdo 😢 😭 ilaahay ina la kulan sii yo nabiga iyo asxab tiisa 😢 😭 😿 😢
Aamiin
Nebi muxamed salallaahu caleyhi wasalam
ALLAAH SUBXANAHU WATACAALA
قصص الصحابه تهتز القلوب
Thanks 😊 captain 👨✈️ ALLAHA KU XAFIDO ANAGA ALLAHA NA XAFIDO ✊✅
Khaaalid ibnu wallid sadiyallahu c. Allah karaalinoqdee shisadiisa noo soo fasir😍
Mn sha allah, alow akhiro iyo aduunkanba noo naxariiso 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
عليه افضل الصلاة والسلام عليك يا رسول الله صلى الله عليه وسلم احبك يا رسول الله
At the end of story we all get teary eyes🥺
🥺😢erayadaada io captan maajid qisada uu inoo soo gudbiyay waa mid ilinta iga keenty pil niyyaah runti
Ramadan mubarak alle kheyrkeda kuwi ka faideysta alle ha inaga dhigo
Mahadsanid captan wa markii iguhoreysay ee an qoral kuso qoro fadlan inoso badi xata hadii ramadanka dhamado
الحمد الله على كل حال وفي كل مكان في العالم العربي والإسلامي ❤🕋👑
❤❤😢
Asc
Wllka 10 ugu danpeyo waye ee hawen walba no so gali Allah Ku barakeyo😍😍😍📌
ربي يسعدك ويحفظك من كل شر
💫💫💫❣❣❣❣
Masha Allah Alle haku xfdo @Captain Majid
اللهم صلي على محمد وآل محمد 😭🤲🤲🌐🌐🌐🌐🕋🌍
M.a
Allaha idin xafido m.a tabrakalah 😍😍🤲🤲🤲❣❤🕋🕌
Alaah haka raali noqdo ❤️🦋🥰
الهم.صلى.وسلم.علا.النبينا.محمد.صلا.الله.عليه.وسلم🥰🥰😇😇
Scw
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
Sxb waxd kasoo hadasha asxbada kuwoodii ugu caansanaa sida khaalid binu waliid cusmaan binu cafwaan Abubakar sidiiq iyo asxbadii kale ee janada loogu bishaareeyay iyagoo aduunka jooga mhdsnd 🙏
muradkaga allaha ku sahlo waxn ka codsnaa inad alle dartiis igu so booqato
Kan xigga Khalid bin Waleed noga dhig fadlan🥰🥰🥰
Imaan iyo ikhlas ayu kugaray heerkaa sacad Ilaahey haka rali noqdo ❤
Qofka ugu horeeYo ahy captain 😎❣️Full respect
JasakaLaHu kHeyraN🖤🖤
يامثبتل قلوب ثبت قلوبنا بنا علي دينك❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤labadayda wll captain majid iyo abdihaliim Ali 🥰🤍wa idin salamaya ♥️Ramadan Mubarak bowayaal🙏🥰❤
اللهم صلي على محمد وآل محمد ❤
اللهم صلي على محمد وآل محمد
كما صليت على ابراهيم ❤
اللهم تقبل منا ومنكم صالح الأعمال وكل عام وانتم بخير وصحه وسلامه يارب ❤
Zcluy
Masha Allah❤❤❤❤❤
Allahu ma inii axibu Ansari rasuuli laah scw
صلى الله عليه وسلم
Qisoo yinka waa jeclahay ❤❤
صلي الله عليه وسلم
Wll micaad bini jabal kasoohadal allah ku barakeeye wiilkeyga ban ubaxsan rabaa magacaas allah iiga dhigo mid saalix ah
Noo soo dhig Qisadii Khaalid binu waliid
صلى الله عليه وسلم
اللهم صلي على محمد وآل محمد ❤
Masha Allah
Waa qiso cajiib ah
Allah hakaraalinoqdo dhamaan asaxaabadii Rasuulka Sallallaahu calayhi wasalam
wlhi bilahi cabdi xaliim cali wan u xisnayi TH-cam kisi😂😘
Captain qofka ugu hooreeyay aanoqday
Alla maxaa diintena dhibaato iyo dhiig badan usoo daatay allow na hanuuni🥲😔
Aamiin🥺🤲🏻
Mashallah wacalaykum wa salam bro go for ahead good information. ❤❤💞💕 alhamdullahi allsh
Salallaahu calayhi wa salaam❤💕
Allah Ka raali noqdo ❤️
Masha allah ❤️❤️
Fiicnaydaa hadii muslimiintu guulaysan lahaayeen dagaalkii uxud🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Waa dhibkee leedahay khilafka
Sxp captain majid Mar waliba video yada a so dhigto like lama dawo mari adina lovta iyo reply ha iga hilmaamin
👉❤️🥰
Allow kuwa agtada laga jeclado nga dhig ya Allah oo naxariistada janada ngu gali ya raxman 😢
Zxp thankz allah hagaa jasa id siiyo
Ilaahay hakaa jazaakallah khayr bro❤❤
Asc wr wb wllkey Allaha ka jasa siyoo Asxabdii Rasulka scw naso badi wall qali Anina waxa si gara kaga codsanyaa Abdullah ibnu zubil iyo abjandal oo ah wallki iyo Abahood blz huno iygna kaso diyari Kun marna mahdsanid wll 🕋♥️💯
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰saxaabada daawashadoda waaku raaxaysanaa
Dadka aad arkeyso. Video maaha asxaabadii. Ee waa dad matalaayo. Sidee wax kaa yihiin. Adiga
اللهم صل وسلم على نبينا محمد 😊❤
Allhe ha karaalinoqdo Sacad ibnu macaad
اللهم انصر مسلمين جميعآ ❤
جزاك الله خير
M.a wll🥰ilahey haku brakeeyo
الله يرحمه يا سعد بن معاذ
تلاوة القرآن ❤🕋🤲👑🤲🤲🤲🤲🤲🕋🤲
Anaa noqde qofkii ugu hareeye yes waa faraxsa nahay
Waligay saan u oo yay waligay Uma ooyin ilaahow noonaxa riiso adigaa allah xaqlagu caabudo majiro adiga Moore 🤲🤲
Ramadaan Mubarak
Capatian soo gali kaalid binu waliid ❣❣❣
Inta aan ka horeeyo like saara
hi👋cawa ani ugu horeyo 😊
allahu akbar ❤❤❤❤❤
Alaah
Allah karaalinoqdo
❤❤❤❤
Ilaahay dhimashada saxaabiga hakanoqdo
Mahad sanidiin captain Majid Io abdi halimm Ali 🥇
Istubit
Allow all muslim ☪️ uhiili alxamdullaah alxamdullaah alxamdullaah alxamdullaah alxamdullaah alxamdullaah alxamdullaah alxamdullaah alxamdullaah alxamdullaah alxamdullaah alxamdullaah alxamdullaah alxamdullaah alxamdullaah alxamdullaah alxamdullaah alxamdullaah alxamdullaah
ما شاالله
ilahow jidka toosan nagu hanuuni yaa rabi 🤲🤲🤲🤲😢😢😢😔😔😭😢😩😫😭😢😢🥺😦😧
أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا طيبا مباركا فيه إلى يوم الدين ❤❤❤❤❤❤❤
رضي الله عنه يارب العالمين ☝️
Allow irsaqad badan sii alxamdullaah
ماشاء الله عليك
ALLAH MUXAMED SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa ku salaamy majiid sxb baryahan dhan malagu arkine inte kabaxdaay ee balanti aheyd ina malinti hal video so galiso haka bixiin proh
Ana jirnay wa codeyn wayay ana qorene
Alow jacaylkaaga iyo kanabiga zcw nagu dil aamin😍
Zxp maajid bilaal ayaan sugeeynaa ee la soo dag dag waan ku salaamay zxp py keep others...
كل شي سبب فاتبع سببا ❤
Waa cadaabummu hiim ma’cadaabun aliim
Salalahu alayhi wazalam salalahu alayhi wazalam
Masha Allah wll jazaa kallahu khayr💓❤♥️❣💯❤
Ramadan mubaarkmashalah waafilmancadiahen💖💖💓💓
Allah akbar amiin scw scw jazak allah khaire 🤲
M.a alle ha unaxariisto adoonkii alle ❤🙏
legend
Masha allah ilaahey haka raali noqdo
Captain Majid &abdihalim Wanii wta ✅
الله
Qaalid binu waliid ka soo hadal wll🌷🌷🌷🌷
iLaaHa qalpiyada gadgadiY0w ku sug qalpigaYaga diintaada 😢🤲🏻
Waxaan kaxumahy dhimashdisacad😭😢 alhaunaxaristo Waxman ku leyyahy mashalah💕❤❤😥
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw🥰
Alaahu Akbar firi saxbigan dhimashadiisa cirka iyo dhulka lagilgilaty
70,000 ayaa kaso qebgashay janasadis
Scw scw scw kusali rasulka
Alla haka raali ahaado asxaabtoo dhan