Ilaahayow naga yeel kuwa wa maalinta qiyaame lala soo saaro Nabi Muxamed salalahu caley wasalam iyo saxaabadii wan wangasana ee Abuubakar Cumar Cusmaan caliyi khaliid iyo dhaman ba asxaabtii wangasana❤
ala ustaad kujecliyaa allah haku barakeeyo sidaan utaageero oon ujeclahay khaalid buni walidd rabana in laga soo sameeyo maqaalo iyo sidaad ugu soo sameesay mnshslh ustad
Khalid bin waliid Waxuu ku guuleystay 90 dagaal taarikhda nin intaas dagaal ku guuleystay majiro mana laga guuleysan waligiis Lkn gaalada Napoleon Bonaparte bey dhahaan waa hogaamiyihii ugu adkaa abid asoo kaliya 56 dagaal ku guuleystay xitaa Khalid oo wax badan ka sareeyo Napoleon ma xusaan.. Lkn waxba kama badaleyso in Khalid bin waliid yhy hogaamiyihii ugu adkaa abid.....🤩💪
Saa taariikhaha islaamka u garanysid ama baro ama ha baran haadana magaacaaga gaal magiciis ku saaran Waxa lagu moodaa nin cadaana hadda islaamka soo galay oo hadda diinta bartay waxyaabaha ku saabsan Magaca ehelkaaga iyo waalidkaa kuu bixiyeen labaxsho oo ku dhimo waa sharaf dhac
@@xasaninhodestevano820 xaladaydj iyo kubadydu wey deganyihiin marmar bay kacaan ana kuugu maxanaaqin ee waxana kayaabay TH-camkana kamasax ha inoo dhexgelin
Nabigena maxamed scw wuxuu yiri"ruuxii ku dadaala inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo una fududeeyo amuurtisa"fadlan walalhy muslimka isoo booqda kuna soo biir, I caawiya ilhay amuurtena dhan hani rumeeyo
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ
Scw scw scw
Scw scw❤❤❤
❤200l@@munamohamed470
Scw scw scw
Insha allah janada inaa ku arkaa rajayn isaga saxabada nabigeyaga scw iyo nabiyado idil iyo boqorkayga allah qof walbo muslim ah waa riyadooda allow norumee😢
Qoraalkaagu wuu iga ilmaysiiyaya1sano kadib 😢❤
Kusali xabiibka nabi muxamed scw ❤
Scw scw scw
Noosoo badi walaal ugu yaraan jimco walbo nosoo gali saxaabada riwaanullahi calyhim
Mahadsanid walal c/raxman cumar
Naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato Khaalid iyo asxaabihi sharfta badnaa Allow kuwii janoda kula kulma naga yeel🤲❤
Aamiin😢❤❤
Kusali xabiibkena muxamed scw
My favorite khaalid love
Ilaahayow naga yeel kuwa wa maalinta qiyaame lala soo saaro Nabi Muxamed salalahu caley wasalam iyo saxaabadii wan wangasana ee Abuubakar Cumar Cusmaan caliyi khaliid iyo dhaman ba asxaabtii wangasana❤
Aamin wll❤
Dagaalyahankii ugu Fiicna Taariikhda 😻😇
Khaalid ibnu waliid alle haka raali nodo
Asc
Can you help me
خالد ابن الوليد رضي الله عنه وأرضاه
علمنا كيف يعيش الانسان بطلا ويموت بطلا 😔😔❤
Hadee macqul tahay jimco walba noo soo gudbi Sxb 🥰🥰🔥 geeseyaashii islamka
Ayaamaha alle waa isku wada mid
Ee soo gudbi mar walba jimchaana waa sax in islaamka laga sheekeyo
Jamca Mubrk dhamaan ☪️muslimiiinta
allah ha ka raali ahaado khalid ibnu waliid
Waabari media our great channel.
جزاك الله خير الجزاء
Msha allah wll Kuma caajiso muuqaaladaada
ala ustaad kujecliyaa allah haku barakeeyo
sidaan utaageero oon ujeclahay khaalid buni walidd rabana in laga soo sameeyo maqaalo
iyo sidaad ugu soo sameesay
mnshslh ustad
جزاك الله خير استاد عبدالرحمن
Khalid binu walid kudayasho inoogu sugan waa inaa niman adag noqonaa
Walaal Haday Macquul Tahay, CUMAR BINU QADAAB Inaad Nala Wadaagto Ayaan Jeclaan Lahaa incha ALLAH
Khalid bin waliid Waxuu ku guuleystay 90 dagaal taarikhda nin intaas dagaal ku guuleystay majiro mana laga guuleysan waligiis
Lkn gaalada Napoleon Bonaparte bey dhahaan waa hogaamiyihii ugu adkaa abid asoo kaliya 56 dagaal ku guuleystay xitaa Khalid oo wax badan ka sareeyo Napoleon ma xusaan..
Lkn waxba kama badaleyso in Khalid bin waliid yhy hogaamiyihii ugu adkaa abid.....🤩💪
Saa taariikhaha islaamka u garanysid ama baro ama ha baran haadana magaacaaga gaal magiciis ku saaran
Waxa lagu moodaa nin cadaana hadda islaamka soo galay oo hadda diinta bartay waxyaabaha ku saabsan
Magaca ehelkaaga iyo waalidkaa kuu bixiyeen labaxsho oo ku dhimo waa sharaf dhac
@@cabdalaaxmedcabdullahi2303 Magacan TH-cam lee isaga qoranyhy waana iska naanees brotherkey waxaa ahy kama turjumaayo Kubada dhulka dhig....😁
@@xasaninhodestevano820 xaladaydj iyo kubadydu wey deganyihiin marmar bay kacaan ana kuugu maxanaaqin ee waxana kayaabay
TH-camkana kamasax ha inoo dhexgelin
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه وسلم
Hagulaysto Islamku Allah akbar
Allah ku xafido my brother
Thanks!
يا رب العالمين اجمعنا بنبينا مصطفى وعلى اهله وصاحبي اجمعين❤❤
اللهم صل على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين ومن تبع بإحسان الي يوم الدين
Allah akbar
Khalid bin waleed was enough to take on all of them
"Here i am dying in my bed like a camel ... May the eyes of the cowards never sleep"
Mid Ka Mida Geesiyada Xitaa Taatikooyinkiisa ay Hada Ka Faa,iidaystaan ciidamada Iyo dagaalada Hada La Galo سيف الله المسلول❤️
Jamaacadaha Europe ama millitery academic aya lagu dhigaaa maanta tactics khaalid binu walid ee dagaalada .
C/raxman noo soo badi siiroyinkan oo kale
رضي الله عنه وعن صحابة أجمعين
Dagaalyahankii aduunka khaalid ibnu waliid sayfu laah r.c ❤
geesi ayuu ahaa wlhi khaalid🥰🥰
Masha Allah waa barnamish aad uqayma badan iyo tariikh mudan inlabaro muslimenta aan wax ka ogeen diinta dhibta loosomaray
Islaamku geesi buu lahaa akhiru samanka markii lgaaray waa hadda ee dadkan islaamka ah lama moodo inaanu nahay oo siddi gaaladii baa sameena oo annagu wax ka ogeen hadday tahay labis ama cunto ama dhaqan iyo iwm........
Geesiyaal maba lihiin ee waayahore aa dambeysay waxaanu lenahay gesiyaal qabiil ama geesiyaal wadan iyo geesiyaal kle diintii aawe geesyaashi u ahaa ilaahow clamadiihi yaryarka waa dhaceen ee kuwii waaweena intaanay nagu dhicin waaba nagu dhacayaane ilaahow xaqqa nagu sug umadda nabi muxammad scw nahay oo cibaadadeena iyo kheyrka iyo imaankaba noo badbaadi oo nagu dil dhammmanteen
Waaberi media sxp sidaad akhbaarta inoogu soo gudbisid marwaliba Allah hakuu sharfo 💯🙏👏✅
The legend khalid binu walid
أللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤
Nio nowsoobadi wll wllhi alaaaaaaah
Mahadsanid jazakallah__😘
Masha Alaah bro noo soo badi 🙏
Sheekada qaalid aad ayaan u jeclahay noo soo badi 🙏
Dagaal yahankii oogu geesisanaa aduunka khaalid binu waliid
Walahay alle dartii ayaan ujeclahay sida geesinimada leh oo uu diinteena macaan oogu adeegay
Illaahay haku xafido walaal
Sali calaanabinaa muxammed scw
Scw❤
Man shallaah hal faseex wallo mahsanida 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰♥️♥️💯💯
Salalahu caleyhi wasalim Salalahu caleyhi wasalam ❤❤
Sxb runtii Allah dartii kuu jeclahay
Ilaahay ha ku jeclaado wll💙
رضي الله عنه ❤❤
فلا نامت اعين الجبناء🤍سيف الله المسلول🦁
Manshallah ❤❤
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد
The best voice wllhi m.a
Masha allah barakallah wll
ASC waa Masha Allah Masha Allah
masexdan indhaha fulaydu halkisi ugu dambeyay allah hakaraalinoqdee
Guulayso walaalo❤
خالد هو شجاعه 🥰😍
Alle mahadii weeye wll ciraxman cumar kheyr ban kurajey nayaa wll horey usoco wll
Allahu Akbar allahu Akbar
Muxamadu rasuululaah
Alle haka raali noqdo asaga iyo Adiba
Illahey raali haka aahadoh❤
Scw scw scw 🥰
Khalid ibnu walid RC
Intii ninkan jilaaga ah
Khalidkii dhabta ahaa u yaqaanay caruurnimadi 🤣
Like ta isku muuji 🤣🤣
Thanks ustaad
Allah ha unaxariisto ❤❤❤❤
The legend 🏹
Mahadsanid wall
Ramadan.mubaarak❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allah ha unaxariisto ❤❤❤❤ 8:19
Codsi 👇
[ Sxb Faalo iyo Warbixin inoga soo diyari
Saxaraha Suadi Arabia ]
Shukran
اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم
Alle ajar haka siyo sidad inola wadagta tarikhda khalid ibnu walid
Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi Wasalam ❤❤❤❤
Keep going bro waa lo bahan yahay
Masha Allah
Shalay muslimmiinta awood ayay laheed, maantana muslimiinta ayaa kor laga hayste.
Alle Ha kaa raali noQdo wll aan wafa jecelnahaa tahee Abdirahman 👑❤️
Nabigena maxamed scw wuxuu yiri"ruuxii ku dadaala inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo una fududeeyo amuurtisa"fadlan walalhy muslimka isoo booqda kuna soo biir, I caawiya ilhay amuurtena dhan hani rumeeyo
Jasakallah khayre
Allahuma wasalim calaa nabiyinaa muxamad
Zhp no sobadi ado raaliya🥰
رضي اللّه عنه
Jazaka allaah ustaad
رضى الله عنه
Sayfu Laah Khaalit geesi Islam ☪️
أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 😢😢😢😢😢❤❤❤❤
Keep going
Khaalid ivnu waliid alle haku,raali naqado
Masha Allha ❤
M.a walaal horay usoco
Allow khaalidu kale naga dhig
Asc wll ku saliya nabigeena muxamad
Scw scw scw
Keep going bro wan ku taageera
😍😍😍😍😍😍😍Mansha allah
Geesi aanu wadnihiisu galowda aqoon khaalid ibnu waliid RC
Sallahu Caleyhi Wasalam
M.a wll qaali
Nabiga kusali
Walal nosobadi shekonyinga dinta plz❤️