SIIRO 66 | Xaasaskii Rasuulka ﷺ Q.5aad | Caa'isha Bintu Abii Bokor Q-1 | Da'dii Caa'isha 9 mise 18

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Siirada Ninkii Aduunka ugu Waynaa oo ah Nabi Muxammad ﷺ oo Taxane & Taariikh Cajiib ah, Link gan hoose ka daawo 👇👇👇
    • SIIRO 01 | Sidee Siira...
    Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu soo tabiyaa
    1: Doodaha caalamiga ah ee udhexeeya muslimiinta, kiristanka, Mulxidiinta, hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta.
    2: khudbadaha academic ga ah ee jaamacadaha laga jeediyo
    3: khudbadaha fagaarayaasha Dr zakir ka jeediyo
    4: muuqaalo documentary ah
    5: khudbadaha waxbarashda kusaabsan
    6: Siirada Nabi Muxammad (scw) bilaw ilaa dhamaad qaab xoogan u faahfaahsan
    7: Falanqaynta Taariikhda Islaamka
    My Gmail: Khadarjowhar@gmail.com

ความคิดเห็น • 17

  • @ahmedtiger3809
    @ahmedtiger3809 3 ปีที่แล้ว +5

    Sayd waxuu asal ahaan kasoo jeeday yemen halkaas oo marki danbo xitaa aabahiis iyo wllahiis inta u yimaadeen nabiga scw ku dhaheen nasii wiilkeen nabigase uu ku yiri said meesha uu jeclaado uu joogi oo asiga ayuu go'aanka siiyay saidna uu nabiga scw doortay ✅❤

  • @awcahil4432
    @awcahil4432 3 ปีที่แล้ว +6

    Aroor hore from grmny

    • @mhshow841
      @mhshow841 3 ปีที่แล้ว

      Habeenimo aus Deutschland NRW 😂

  • @abdirahimahmethashi924
    @abdirahimahmethashi924 3 ปีที่แล้ว +5

    Bismillah
    hdan si kooban u sheego sayid binu xaris wxa ùu kso jeday YEMEN .

  • @asmaabdiraxman3131
    @asmaabdiraxman3131 3 ปีที่แล้ว +2

    Wll hadaan isku dayo suaasha waxa uu kasoojeeday yaman oomarkiidanbe abihii iyo wal aalihii ayuimaadeen rasuulka scw ooyku yidhaah Deen nasii wllka oouu nabigu kuyidhi sayd meeshuudoonuku noolaan ooisa GA ayaan khiyaarka siiyay oosidaa ayuu nabiga ugu hadhay ookula siinoolaan jiray

  • @iqroahmad1988
    @iqroahmad1988 3 ปีที่แล้ว +4

    Bismilaah suaasha hadaan isku dayo horata hore waxuu ka soo jeedaa yaman waxaa is dagaalay labadii qabiil ee hooyadii iyo aabihii kasoo kala jeedeen qabiilkii aabihii ayaa laga adkaaday markaa waxuu gacanta ugalay abtiyaashii ayaa khadiija adeerkeed kasoo iibasaday kadib khadiija ayuu siiyay sidaas ayuunu ku yimaaday guriga nabiga scw

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wallal

  • @najiib9486
    @najiib9486 3 ปีที่แล้ว +2

    Wan sugayay mahad sanid walal

  • @caarifmoha7456
    @caarifmoha7456 3 ปีที่แล้ว +1

    Asal ahaan qahdaani yamani ah ayuu ahaa

  • @نور.القمر
    @نور.القمر 5 วันที่ผ่านมา

    Caasho rc goorma ayey dhalatay?

  • @awcahil4432
    @awcahil4432 3 ปีที่แล้ว

    Anaga Somali ahaan waxpa dada deeda waxpa kuma jabno we horey ugasoco boy

  • @fardsodeck7323
    @fardsodeck7323 3 ปีที่แล้ว +1

    Markan dhageystay kitabka suwar saxaba usama bin zeyd ooyar intu kufay aya dhig kayimid caisha nabiga scw uyiri ka hagaaji waxa shaki igaliyay usama marku nabiga scw dhimanayay cidan ayu hogaminayay 20 ayu jiray waxa kale onlayaabay xasan onabiga scw awowe u ahaa iyo usama wa isku da

  • @mhshow841
    @mhshow841 3 ปีที่แล้ว

    Wuxu kaso jeeda qabiilka Bani Kalab ee Ree Yemen waala soo afduubtay isagoo Yar suuqa cukaada ayay kasoo iibsatay Khadiija bintu khuwayla RC waxayna siisatay 400 Dirham