ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Sirada intee sano soconeysa macaana😍😎
M.a 🖤
Markaa khadiija waxay habo uuu ahaayd nabigeena scw hooyadii sidaas ayaan uu fahmaay
Wll Hadaan isku dayo waa khadiija bintu khuweylid iyo zeynab bintu khuseymah
Bismillaah. Hdan isku dayo su ashas waxn u mlaynaya inan tii horena ka jwabaye wxay kala ahaayeen 2 xaas ee nebiga oo nool dhintay waa1=khadiija bintu khuwaylid2=saynab bintu khusaymah binu xaarisIlaahy zhp ha kaa abaal mariyo anagu wax an like share ahyn kuma siin karnee sidaana noogu sii wad.
Muhimada mahan inad uso horeysid ee waxa lobahanyahay inad fikrad ama sual soo ban dhigtaa hadii uu horeysid iyo hadii udanbeysid wax dhib ah malahan hadii sual ama fikrad la imaa did
somalida waxay tiraahda sheikh waa nin 😁
Subeer ibnu cawaam khadiiji eday unoqonaysaa dheh wll halmaan hadal kuma jiro
ASC hadaan isku dayo suaashaas!) waa khadiija bintu khuwaylad 2) waa saynab bintu khusayma ( saynab waxa ay ahayd xaaskii shanaad ee rasuulku guursaday, waana xaaskii ugu horeysay ee rasuulku guursaday ee aan quraysh ahayn, muddo sanad ka yar ayay rasuulka isqabeen waxayna caan ku ahayd caawinta masaakiinta ilaa loo bixiyay magaca Hooyadii Fuqarada)
Bro Habeenkii ina videogaaga kuseexda jeclahay waxa tahay fariid allaha kudayo m.a kolay waad naga horaysa Ana ku qiray
Aniga xita markan ciyalka kalasexiyo aan daartaa hurdaaba ilatagi anigana ilaa dhowr inaan kuceliyo oonan waxba kafahmin ayaa laga yaaba
Ilma abti ayay noqonyan bara iyo khadiija hady eedaded dhashy oo somaliga wixi dhanka rag ka imada oo ah abtiga iyo aderka caruurtoda ayuunba noqonysan ilmader wixi dhanka eedo ka imadana waa ilma apti oo micnahedu yhy abtiga wadagtan oo iyga abtigod ayaa abaha ah wixii dhanka habaryar ka imadana waa habar wadaag oo waxd wadagtan habaryar tood oo adiga hooyda ah caruurta abtigana waxa tihiin ilmader oo waxd wadagtan adeerkod oo adiga abtiga ah
Sirada intee sano soconeysa macaana😍😎
M.a 🖤
Markaa khadiija waxay habo uuu ahaayd nabigeena scw hooyadii sidaas ayaan uu fahmaay
Wll Hadaan isku dayo waa khadiija bintu khuweylid iyo zeynab bintu khuseymah
Bismillaah. Hdan isku dayo su ashas waxn u mlaynaya inan tii horena ka jwabaye wxay kala ahaayeen 2 xaas ee nebiga oo nool dhintay waa
1=khadiija bintu khuwaylid
2=saynab bintu khusaymah binu xaaris
Ilaahy zhp ha kaa abaal mariyo anagu wax an like share ahyn kuma siin karnee sidaana noogu sii wad.
Muhimada mahan inad uso horeysid ee waxa lobahanyahay inad fikrad ama sual soo ban dhigtaa hadii uu horeysid iyo hadii udanbeysid wax dhib ah malahan hadii sual ama fikrad la imaa did
somalida waxay tiraahda sheikh waa nin 😁
Subeer ibnu cawaam khadiiji eday unoqonaysaa dheh wll halmaan hadal kuma jiro
ASC hadaan isku dayo suaashaas
!) waa khadiija bintu khuwaylad
2) waa saynab bintu khusayma ( saynab waxa ay ahayd xaaskii shanaad ee rasuulku guursaday, waana xaaskii ugu horeysay ee rasuulku guursaday ee aan quraysh ahayn, muddo sanad ka yar ayay rasuulka isqabeen waxayna caan ku ahayd caawinta masaakiinta ilaa loo bixiyay magaca Hooyadii Fuqarada)