Sida paypal loo sameysto adigoo jooga Somalia
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
- #sidaaccountlooga $sameystoadigoo $joogasomalia
👉iska diwaan gali paypal paypal link py.pl/9SMZG
casharkan labaad daawada waxyaabo badan ayaad ku ogaan kartaa paypal somalia • sida loo isticmaalo pa...
🤫Haddi aad rabtid affiliate lacag ka sameysid iska diwangali lnkagan👉👉 bit.ly/3JZC0HF
👉👉hostinger cheap hosting bit.ly/3cTUKu7
👉another best hosting bluehosting www.bluehost.c...
iska diwaan gali halkan bit.ly/3yLLsZX
👉👉kasamee lacag maalin walba websiteka star-click oo iska diwaan gali linakaga
bit.ly/3usignu...
kasamee website lacag maalin walba adigoo click gareynayaa xayaysiiska halkan hoose iska diwaan gali www.star-clicks...
barashada video editor
• Barashada video editor...
Barashada accounting
• What is the accounting
Barashada Quickbook
• Barashada Quickbook-In...
Barashada Tally erp9
• tally erp9 Hordhac iyo...
Barashada CVga
• tally erp9 Hordhac iyo...
Fadlan subscribe garee oo sii share garee.
noogu soo gudbi wax walba ood uga baahintahay waxbarashada iyo sualaha aad qabtidna.
contact us.
facebook. bit.ly/2SE7Ql5
Twitter. bit.ly/kafaaid...
telegram bit.ly/2KYrFPU
blogger bit.ly/3bcyFDy
kafaaid aqoon waa channel aqooneed fadlan ka faa, iideyso oo la wadaag asxaabtaadana.
casharkan labaad daawada waxyaabo badan ayaad ku ogaan kartaa paypal somalia th-cam.com/video/x3ToVOBbksA/w-d-xo.html
@@zainabAhmed01701 see wye yakhe walal .
Hargeysa is the second capital city of somalia.
macalinka isaga ayaa kuu sheegay in somaliya ay kamid noqotey wadamada gadaal looga soo daray.
Waxan wali ma fahmin
See lacag ula bixi karaa 3 ayaa iigu jirto wall
Asc wllkee yoo maxa waaye Facebook kaaga waa ku qori ma ii soo baxeeyo lambarkaaga caadiga iisoodir
Masarkaar lacag liikuma sodira karaa misa lacag lee ayaa lagu diraa saxib
adeegiisu wuu xadidayahan markaad eegtid policy hadii aa gasho wadamadan oo dhan service wuu xadidan yahay, jabuuti,ethiopian, erateria, iyo somalia lakiin adeegiisa oo dhan wxuu si fiican uga shaqeeya kenya
Maxamed ali bisle bro keep going proud of you man
Thanks sxb sare aniga sidan samey paypal lcg wan kala so bxay anigo adeegsanayo Visa card IBS Bank Somaloya anigo muqdisho joogo...
Thanks sxb sare 2aad sida bulshada ugi fa'iideysay
visa card seen usamaysataa bro Ardayad iskuul dhigata ahy wan ubaahnhy in Aan isku filnaado icaawibro
Bangiyada somalida laga samaysto ka kuugu dhiw u tag warbixinta dheeraada isagaa ku siinaya
Sideen haraygeyga ku ogan karaa
Ustaad wan sameystay waad ku mahadsan thy balse sideen harayga ku ogan karaa
Somalia kamasgaqeeyo wllo lacag qofka udiri kartaa adi laguumasodirikaro plz Somalia haku samaysanina
ZXP HAYE SIDE LACAGTA TIKTOK UGALA PAXA😢
Qofkii online lacag ku sameeyey sida kaliya uu ugala bixi karaa waa inuu eego websitekaasi online bank kale ee uu isticmaaliyo hadii uu kaliya isticmaalayo paypal waa inuu mid saaxiibkiii ooo dibada jooga kiisa ku xidhaa amaisoo samee yidhahdaa'
Wll Turki aan jogaa mana kasha qeynayo lkn qof kale isoo samey hadan dhaho dhibato ma iga iman kartaa?
Qof aamina oo aad ku aamini kartid lacagtaada
Haa marka ani makala bixi karaa lacagta master card keyga information ma iga sin kartaa?
@@Fxhome11 hadii wadan uu ka shaqeynayo lagaaga so sameeyo waad kala bixi kartaa hadii wadamada bankyadoodu uu heshiish ka dhaxeeyo ama qofkaas wadanka uu ka shaqeeyo kaaga soo sameyey ayaad odhan karta iiga soo saar lacagtaana sida ugu fudud
Muhiim miyaa inaa sii taabto get started ka ? Mastercard aniga maheysto sidee hore ugu sii wadaa ?
Macallin Lkn sidan hadii loo forto patpal ka balance gaaga ma arki kartid hadii lacag lagui soo diro marka seen ku sameeysa karaa mid lacag laiigu soo diri karo?
Mahadsanid
Ha mudane waleahay lacag way jirta side ulabaxa
qof kale u dir paypal leh oo jooga kenya ama aduunka kale ama wax ku iibso
Ustaad PayPal ka lacagta laygu so diro qaabke premier Bank ugala bixi karo? Hadi cardka premier bank igu xiran yahay makula bixi kara lacagta?
Premier bank io sheega dheh paypalkiina ama qofnleh u dir oo wadamada kale jooga isagaa kaaga saari oo din kugu soo dir markaaa taaj
@@kafaaidaqoon ustaad Yacni paypal wan lee yahay, marka account premier ah lacagtayda paypalka kujirta maku shuban kara oo maku xawilan kara
Side ayaa lacag ukala so bixi karaa marka website aan lacag ka sameyo
Waad mahadsantahay ustaad waan kaa faaiday
Taleefoon adigoo is ticmaalaayo noo sharax lbx waan kahelny programka
Mahadsanid macallin inaad wax na barty annagoon aqoon
Waxaan jogah somlilnd hargysah
Ima shaqaynyoh side lo isticmloh
Ishega plz
Thank's Kafaad aqoon
Sxb qaaliya adigoo mahadsan marar badan waxan aragnaa App free ah lacagta aad shaqeyso PayPal kula bax uu leeyahay ee makula bixi karaa lacagtaas jwb
Appka magaciis sxb
Wll suuaal ku weydiiyee acounka biction malaga is ticmalaa somalia hadii lqga is ticmaalo noo faaiidee wll sida loo sameeye adoo mahadsan
Jazakallah wll
Ustaad sidee markaa adiga lacag lagugu soo diri karayaa oo aad gmailkaaga lacagta ugala bixi karaysaana bal taasna ka soo hadal
Thanks wll 🥳🥳🥳🥳
Sideen ugu shuban karaa
Waxan jokaa Somalia waxaan Raba inaa kalabaxo lacagta pay pal iga caawi
Wllo mar hadii aan lacag laggugu diri lahayn muxuu kuugu filanyahay mise wAalaguugu diri karaa bal has kasoo jawab
Walal anigo joga Somalia side lacag ugu diri karaa dal kale sida China sidese kubaara kuna oganaya marka lacag laysoo diro
Mslo hdii aan lacag kashaqeeyo wepsite yo kushaqeynayo payplka sitoosa lacagaha ugala bixi karaa flaa
Wll waan sameystay thnks wl baswerka ayaan ilaway
Ogeysiis dhamaan!!! waad sameysan kartaa paypal adigoo jooga somalia waanad ku xidhan kartaa mastercardkaaga,
waxaad awood u leedahay markaad sameysatey in aad lacag uun ka dirtid.
lakiin laguma ogala waxayaabahan oo dhan markaad joogtid Somaaliya
.in lacag lagugu soo diro paypal
. in aaad aragtid balance gaaga
.lacagna kalama bixi kartid wey ka xidhaan waxaasoo dhan marka loo eego sharcigooga waxaad sameynkarto halkan ka akhriso isagoo english ah linkaga www.paypal.com/ga/webapps/mpp/ua/residence-full
xalku waa inaad dibada kasoo sameysatid si waxyaabahaas oo dhan aad u isticaashid
Intas muqalka dhexdiisa maxad ugu sheegi weyse
Muhiimada waa intaaan
Lafteyda Magaca ku quran ma ku qura name ??
Waxaan fahmi la,ahay lacagta sida loogu shubto paypalka
Thanks my teacher
Wll iiicawi
mastar card malihi marka macquul matahay anigoon laheyn mastar inan sameysto? ya sxb
Macalin aniga oo soomaalia jooga online lacag ma uga shaqaysan kaaraa,ma ii soo dhacee lacag taas ,mana labixi karaa .
Haa waad samayn kartaa lcg
@kafaaid aqoon
Walaal payment ma receive garayn karta online markaad personal account ka dhigtiid mise waa inaad business account ka dhigto
Waxba laguma soo dirikaro hadii aad kasameysatey somaliya dhexdeeda waa lagugu diri karaa uun
@@kafaaidaqoon waxaan u fahmey inaadan payment Aadan ku heli karin. Lkn adiga aad wax ku bixin karto. Sidaan miyaa. For example hadii company uu rabo inuu lacag kusoo diro taas oo aad shaqeystey like TH-cam iyo wixii la mida
Asc wllkee yoo maxa waaye Facebook kaaga waa ku qori ma ii soo baxeeyo lambarkaaga caadiga iisoodir
Shukrn teacher
Teacher wxa raby ina Mastercard kuxero security code mxa galiya meshaas aya dhaafin la ahy adigo mahadsn 🙏
Sadexda number ee kaadhka xagiisa danbe kaga qoran weeyan
@@kafaaidaqoon Wu iga diidy ustaad your card has been declined ayu ileyahy ma cillad kle ba jirta mise IBS bank Mastercard-koda aya laga ogolyn kol hadli somalia lo fasaxy
Haa cardkaaga hadii aanay lacag ku jirin ama uu gaadhey limit aanad kala bixi karin ayuu ku oranayaa cardkaagu waa decline ee ku shubo lacag, sababtoo ag markaad ku xidhidh mastercardka wuxuu goosanayaa 1$ markaa hadii aanad lcag kugu jirin wuxuu ku odhanayaa your card is decline mahadsanid
@@kafaaidaqoon abowe cida qabta master card keliya miyaa sameysan kara waba yaabayee
Maya cid walba markaad rabtid inaad online wax kaga iibsatid een lacag kugu jirin ayaad ki xidhanaysaa
Zxb waxd iisheegtaa sida loogala baxaayo lacgta adigoo jooga somali
War waxan somalida waa lagu wareriyay wlhi wax ka jira malahan
Views raadis
Fiiri link a card to shop ayuu idhahooya what I have to do bro?
mastercard soo furo ku xidho
@@kafaaidaqoon sidee master card loogu xidhaa peypal ka
Sideen ku ogaan karaa in uu iisamay san yahy macalin
Thank you 🙏🏼
Abowe basawarka wu iga dadaya iso jawab pls wll 🥺🥺🥺🥺
Thanks waasameestay
Hello isheg sidee usamesate
Basabor LA an Mala samesan kraa wll?
Aboowe ma shaqeynayo wax aan jirin buu ka dhigaya Google'sKa
Moobelkaaga makuisticmaali kartaa
Macalin waan samaystay waxyaalo online ah baan uga shaqaystay master cardna waan ku xirtay balse waxaan arki waayay balanciga maxaa talo ah
SOAMLIA MIA JOGTAAA
Anaa ku zhegayo
Side igu furumay wanu ku warany anagu inada iso jawbato
Thanks bro
Welcome
Code ii ma soodhacaya maxa plees
💢 Ustadii, master card hdii uusan ruuxa lahayn
Mxaa kle oo u banaan inuu sameeyo pls 🙏👋👋👋
Visa card is ticmaal walaalo
@@NooradinHurdaye1 visa card waxay sxb ma card kala mise
Macalin iskuday inad ciyow ii so jawabto swbto ah card maheysto marka Mobile ayana isticmalaya marka maxaan sameeya macalin wn ku baryaa ciyow ii so kawab plzzzz
Soo samayso premium bank ama account dibadaa iga soo sameeya dheh asxbt ama familygaaga ku jooga ugu yaraaan kenya iyo dibadaboo dhan markaa waad isticmaali kartaa mastercard la aan
Sxp waxaan rabaa apkaan inaan sameysto ayaan rabaaa marka qaabkee aan kula soo xariiri karaaa
Bro waa sax waa lagu sameysan karaa somali gudaheeda balse lacagna laguma Soo diri karo palnce maba Soo qoraayo si fiican miyaadan ula socon mise anagaa aqoon u laheen bro
kuwa dalka lagu sameyo balance ma soo qoranba ,qof dibada joga hadad u dirsato wuu leyahay
@@saedqozta5386 sideen ugu diraa qof dibeda joogta isheeg
@@shukriciise6475 wll adoo dalka joga waa ku samaysmaya xalkisa waa la helay
Ibs bank malagu xiri karaa iyo premiyar bank lawadaba midkaan rawo maku xiran karaa
Haa
Asc wll waxaa ubahana inaad paypal account inad iga cawisa
Thanks pro
Sxb lacag waxaan heestaa lacag gaareesa 1000 $ sidee usoobaxsadaa
Maclin waa ii diiday in aan sameye sideen ku sameyna paypal xata aan soo dajiiyo wuu diiday
wll ma i samaysmaayo maxaa sameeyaa
Wll paypalkaan dhib ayaan ku qabnaa tusaale horta upka soomaalia uma shaqeeyo google markaad ka.sameysatana ma heki kartatid
Zxb hada mashaqeya
Mahdsanid
Sida loo sameeyo lacag labixid
Sxb waxan.qabaalaba
Su aalood adoojoga
Somaaliya ma.arkikar
Taa.haraagaaga ta 2bad.wabsed.yada
Laga Sameyo.lacagta
iyo paypal.sideela
Isugu.xiraa
Jawaab.bankasugaa
Emailka aad paypal ku sameysay ayaad galineysaaa adigoo ka codsanayaa inaad paypal kugu soo diraaan qaarbaa ogala qaarna ma ogala waxay ku xidhan tahay kolba website aad lacagta ka sameysay ma ogal yihiin paypal
@@kafaaidaqoon wll somaliland may ka shaqaysaa
Thanks aad kugu mahas celina brk
Hadab beeso ka semenynaa 1xbet pro iyo online money dhan
Aad baad umahadsantahy wall
Bilaa master caed lama isticmali karo miyaa
Sxb side lacag lagu shubaa paypalka mide kale lacag ku jirta prefacti mone malagu shubi karaa paypalka jwb sxb
lacag lagu soo direy amaa online aad ka shaqeysatey sidaa lagu helaa lacagta ., ta perfect kuugu jirta wad u diri kartaa lakiin shirkadaha isku badel sarifka ayay mareysaa oo lacagta isku badel ayay goosanayaan tusaa 1.12$, waxay ku sarifayaan markay kuugu shubaayan paypal 1$. markaa halkii doolarba 0.12 ayay goosanayaan, waan ogahay lakiin ma tijaabin oo ma sameyn sidaa, hadii aad samayso waad nala soo socodsiin si aad dadka ugu sheegno insha alla
websiteyada kuwaa la mida waad isticmaali kartaa, lakiin ogow maanu tijaabin anagu marka ku darso khatarteeda internetka waxaa ka buuxa tuugo
www.okchanger.com/PAYPAL-USD-to-PERFECTMONEY-USD
Asc wllo halkee laga xidhiidhayaa
Wall icawi Ani error isosaraya maxaweye
Thanks pro...100%
شكرا الله يغفر لك ولوالديك ولأمة محمد الحمد لله بفضل الله عز وجل الذي ارسلك صار عندي باي بل 😊 شكرا walalo
Sidee nio lacagta loogala baxaya
Master kaadhka waa maxay wll hadii aana laheen kawaran
master card card aqoonsi waaye
hadii aanan haysanin masameesan karti
40$ lee waaye baqiiltinamada iska daay gado
@@androidgames6730 $10 waaye in mogdisho
Adi ma luguugu soo diri kara PayPal account
Anigao qar hesanin misticaimali kara
Tanks my pro
Pro aniga eror ayuu iso qoraya icawi wl
Qof mareekanka joogo hduu isoo sameeeyo ustaad premeir acount Mastercard ma iku xerikaaan
haa
Waxan donaya inan saad kula warego
Sxb waa su.aale computer miyaa lugu isticmaalaa mise mobile
labadaba
Ustado markuu qof lacag ii so dirayo sidee ayuu igu soo diraa
gmailka aad ku sameysatey ayaad u sheegaysaa kaas aya kuugu soodirayaa
Wll ani hada 300mara se ula so baxa
Mster card la aan lama samysn kro
Wll Sideen qof dibada jooga aan ugu shegaa PayPal keyga
Thanks sir
Tnkz laakin poswerka waa i diidayaaye xaa ku sameeyaa
Hadiu code uu guusoo dirry ku weydiinayo gali
Ama reset garee passwordka
Qof Ethiopia joogo naisticmaali karaa ? Haduse isticmaali karo adeeg walbo maloo ogolyahay ?
waxaad weydiisaa inuu la shaqeeyo banka la yidhaahdo dashen bank ee itoobiya ku yaala kaas ayaa internationalka ka shaqeeya. inkastoo adeegiisu xadidayahan oo uu kuu sheegaya policy hadii aa gasho wadamadan oo dhan service wuu xadidan yahay, jabuuti,ethiopian, erateria, iyo somalia lakiin adeegiisa oo dhan wxuu si fiican uga shaqeeya kenya
Asc allaha kajasai siyo want ubahana
Asc wll application PayPal Somalia ma shaqaynaayo
Sideh losameyah paypal
Pro in aan kulazo xiriiro ayaan donayaa inte kalazo xiriira
Aad iyo aad bad umahdsan tahay kaliya waxaa iishegtaa sahal ka ma kula bixi karaa mise master card ba la iga rabaa
maya
@@kafaaidaqoon macalimuu galkacyo jooga see master card ku heli karaaa
@@mohahosh-primalvedio7204 dibada lagaga soo sameyn ama premier bank ka sameyso
lakiin master card wadanka waxba kalama bixi kartid
oo adeeegyo badan aya ka xidhan ka dibada lagaga sameeyo sax ah
Zxb master card maxaa waye
Pro master kar la aan maa lasamen karaa
haa
@@kafaaidaqoon oo sidee suuragal u noqonaysaa master card la'aan inaa wax diraaba u baahanahaye wall
@@kafaaidaqoon oo sidee suuragal u noqonaysaa master card la'aan inaa wax diraaba u baahanahaye wall
Lacagta paypal bank kugu jortaad direysaa ama wax ku iibsanaysaa
Paypal balance hadio lacag kugu jirto kaas ayaad ka direysaa hadii kale mastercard ayaad ku xidhanaysaa halkaas ayaa ka direysaa labadaba waad isticmaali kartaa
Lacag ayaa igu jirto ma ii sarfi kartaaa
Sxb kenya anigoo jooga ayn sameysty paypal marka hda wxn jogaa somaliya lacag dibada ma la iiga soo diri karaa
hadii markii hore ku shaqeynayay
lakiin lama bixi kartid
Kenya waa la iigu soo diri jiray hada hadaan Visa card ku xirto ma la bixi karaa lacagta