Maxaad ka taqaanaa taariikhda Banaadiriga oo buug cusub laga qoray.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 29

  • @abdirizakosmanawali8907
    @abdirizakosmanawali8907 3 หลายเดือนก่อน +2

    Banaadirigu waa qaxooti u soo qaxay soomaaliya

  • @hananchannel1928
    @hananchannel1928 3 หลายเดือนก่อน +7

    All the respect but this is fake history 😂😂

    • @ghst4487
      @ghst4487 3 หลายเดือนก่อน +3

      Ikr waa dad adoon soomaalida uahaay baa doonaya taariiq fake inee sameestaan

  • @rashidnoor3970
    @rashidnoor3970 4 หลายเดือนก่อน +7

    Yaab nin walba taariikh ayuu samaysanaya banadiri aya jiray somali on jirin kkkkkk

  • @SONCARTE
    @SONCARTE 4 หลายเดือนก่อน +2

    Qof banadiriya wali asxap manu noqon lakin waxan xisayn jirayn inaan barto waxyabaha ay garka ku ahayen and I love banadiri songs as well.🎵
    Book professorka (bdf)kisa halkee laga helya?

  • @SouhaibAbdirizack
    @SouhaibAbdirizack 3 หลายเดือนก่อน

    Banadir are with us like Somalian community 🎉

  • @SalmaKhalid-pd7ei
    @SalmaKhalid-pd7ei 3 หลายเดือนก่อน +2

    Haay anagu so tagaan miya rabta tarikhdiina iyo dhuulkiina ina sheegatiid adu carab ah 😂😂😂😂😂😂😂

  • @MahdiAli-k1j
    @MahdiAli-k1j 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mogadascio always spoke somali we assimilated immigrant , mogadascio was built by ajuraan empire immigrants were somalized

  • @MahdiAli-k1j
    @MahdiAli-k1j 4 หลายเดือนก่อน +1

    Babadir coast like jabuti coast is totalysomali ..

  • @xamdamaxamed9530
    @xamdamaxamed9530 4 หลายเดือนก่อน

    HORAA LOO YIDHI SOOMALIDU WAA SUNTA HARGAHA WALIGOOD QABYALAD IYO KALA QAYBSANAN DAYN MAYAN

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 4 หลายเดือนก่อน +2

    Hereri❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Amaal905
    @Amaal905 3 หลายเดือนก่อน +4

    Somaliya majirin muu dhahay😂ayaga dhan awoowgay intuu dhala kabadan why aad u badan waysen somali dhahan qof walba waad soo dhawwsatay watas adigi dhan lagu inkiray 😂tariikh feke la iska samesana

    • @SalmaKhalid-pd7ei
      @SalmaKhalid-pd7ei 3 หลายเดือนก่อน +1

      Waxas uu dhaan awoowyaashiin aya uu sabab a markii doonta ku imabayeen in la boriiyo ahid maanta Nala ma inkiiriin kulaha wax somali ladhaho ma jiirin 19:04

  • @bukhaari12
    @bukhaari12 4 หลายเดือนก่อน +1

    Banadiriga waan taageeraa from Hargeisa

  • @ibnhassaan5674
    @ibnhassaan5674 4 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂 Cabasho badanaa odayga.
    War Legenow dadku way wada dagaalameen cid walbana dhibaataa gaadhay cid la gooni loo beegsadayna ma jirto ee cabashada yaree.

    • @SalmaKhalid-pd7ei
      @SalmaKhalid-pd7ei 3 หลายเดือนก่อน +1

      Daantuu liiyahay aya ka weyn odeygan asoo carab ah oo wadanka ku iomadey qaxootiinimo ayuu raba ino sheegto dhuul somaliyed also carab ah saxaraha ka iimadeey waa laa yaab 19:04

    • @SalmaKhalid-pd7ei
      @SalmaKhalid-pd7ei 3 หลายเดือนก่อน +1

      Daantuu liiyahay aya ka weyn odeygan asoo carab ah oo wadanka ku iomadey qaxootiinimo ayuu raba ino sheegto dhuul somaliyed also carab ah saxaraha ka iimadeey waa laa yaab 19:04

  • @ghst4487
    @ghst4487 3 หลายเดือนก่อน +2

    Taariiq fake oo meeshaan la fadhiyaa odaygaan daalan 😂

  • @MahdiAli-k1j
    @MahdiAli-k1j 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ajuraan sultanas ruled banadir... bina Dir .. ajuraan oo dir ah baa xukumi jirey 500 sano..
    From qandala ex majirtinya..
    Xamar unugaa leh, banadiriga af somali ku hadlaan..
    Nacala shydaan ku yaal

  • @MahdiAli-k1j
    @MahdiAli-k1j 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mr hereeri if this book don't acknowledge The ajuuraan Empire than it is fake history... even ibn batuta said the berbers live from saylac to merka. . He said the spoke berber and arab.. medeivial arabs refered somalis as berbers.
    Gulf of aden used to be gulf of berbers..hence berbera port

  • @asmasmoments9083
    @asmasmoments9083 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂no way 🤣🤣🤣alx 2024 cidba lkn ben looma aqrin karo

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 4 หลายเดือนก่อน +1

    @SOMALIWEYN2030: Haye sheekadas ma kenteen dad doon ku imid miyaa asalka somali ah👀meeshan mashruuc aya ka socdo dhul boob iyo fitna cusub ayaa dalka kaso socdo taarikh la qaldaayo cid yeleso malahan

  • @yaxyehusseinosman5876
    @yaxyehusseinosman5876 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂 the first dream truth

  • @saabiriinaxmadmaxamad7947
    @saabiriinaxmadmaxamad7947 4 หลายเดือนก่อน +4

    war waxu been badana xamara unuka leh Abgaal cismaam leh

  • @MaryamSacid
    @MaryamSacid 3 หลายเดือนก่อน

    Adeer banadiri qabil maaha qof walba oo gobolka banadir daga aya banadiri la dha lakin adiinka qanil malihi deen halk magaca baa dadka banadir daga qabil liyihin marka magaca banadir na w ma takad ba ku dhashey ama adeer banadiri qabil maaha qof walba oo goboolka banadir daga aya banadiri ladha lakin iidiinku qabil ma lihi deen madama kala wadan kala tihin halka somalida banadir dagta qabil liyihin

  • @ArtanRays
    @ArtanRays 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaan sooyaal ka fog runta ayuu sheeganayaa, soomaalidii dhulkaan waligeed ku deganaa ayuu ogaaday in ay marhore saaqidiin noqdeen.
    Shalay ayaad timid maantana dadkii kusoo dhoweeyay ayaad dafirtay.

  • @muhanadfficial
    @muhanadfficial 4 หลายเดือนก่อน +1

    Somalida waxaa lagu imtixaanay kalaqeybsanaan xiligaan meshaan mareena iyo adunka meshuu maraya